DEG__mw muse bixi o lahadlay cadawga gudaha &midka dibadaba &maxmed abib yaa sodiray &somali afdub l

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024
  • ku xidhnow SO24TV si aad ula socoto xaaladaha ugu danbeeya dunida iyo deeganada kugu xeeran ...mahadsanid.....isha kuhay halkan......

КОМЕНТАРІ • 24

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 18 днів тому +5

    Somaliland is not easy guul insha Allaah allaahu akbar 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 17 днів тому +1

    xildhibaanka Ina Abiib ha la ogaado cidda uu u shaqeeyo!!

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 17 днів тому

    SO24TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Madaxweynaha qaranka geesi aan gaban

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 17 днів тому

    Guuuùl sland Guulayso madax wayne ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zainabyassin4993
    @zainabyassin4993 18 днів тому +2

    Guuuullayso Muuuse Aabo muuuse

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 18 днів тому +5

    Ooyaaye dalkan dhuunibuu u dhex joogaa halgankii aabihii daaye awoowgii kamuu qayb gelin tuug dhuuni raaca weeye sharciga hala hor geeyo fuleyga xaarka weynleh

  • @user-dt3ou4qw3q
    @user-dt3ou4qw3q 17 днів тому +1

    Ale ayaa sharaf siiyy somalilan manshllh ale barakeyo

  • @Cumarfure
    @Cumarfure 18 днів тому +2

    XILDHIBAAN HOOYAAYE INUHALKII INAKHALIIF GUDOOMIYIHIIGOLAHABAARLAMAANKA AHAA. INULAHADAFYAYAHAYUUCADAYSTAY QARANKANA INAANUAAMISANAYNAYUUSHEEGAY

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 17 днів тому

    SNM waa geesiyaashi dalkoda Soomalilnd uso Halgamay kuwi dhintayna Alle naxariistii janno Fardowsa Alle Haka warabiyo kuwa nolna Alle Ha sharfo

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 17 днів тому

    Reer somaalind oo lahadley cadowga diinta ee xisbiga kulmiye ee ka ganacsada qoomuludka

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 18 днів тому +1

    Waxa ka gacansaydhay dhamaan safaaradihii xalane fadhiyay iyo Kenya ,waraaqihii ay malmaluuqeen kooxda hasan sheekh ,iyaga uu ku tilmaamay qoraal aan laga fiirsan ,
    Anagoo aad xuxun waxa aanu u sheegaynaa cida waraaqdan soo qortay in aanaan halkan u joogin in aanu somalida badhna cuno qabatayno badhana u cuna qabatayno, somalida oo ah somaliland iyo somalia waxaanu u nahay dhex ,marka ay gudahooda tahay waa howl u taal ,
    Laakiin anaga cid gaara naguma Amri karto in ay noo adeegsato waxa ka dhexeeya labada qaybood waxaanu so jeedinaynaa in laga fogaado waxii sii kordhinayaa khataraha ku xeeran mandaqada lagana mashquulin la dagaalanka argagixisada oo mudnaanta kowaad le ,dhulka nabdoona laga aan qalalaase loola tagin,

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 17 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r 17 днів тому

    MAHAMED ABIIBA OOYA WAA NACASA AAN AQOONA CADOWAGUU AFAHAYEEN UU UYAHAYE WAA NINA GURIGIISA GUBAAYAN

  • @user-lb8gk7qc9c
    @user-lb8gk7qc9c 17 днів тому

    Snm waa argaga xiso hadan nahay
    Ree awdal

  • @user-yi1nu9ne8t
    @user-yi1nu9ne8t 17 днів тому

    Ninkan reer ayu isku halaynaya,mark wainay qabtan.Nin walan tolki aya umirqaba.

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 17 днів тому

    Kani waa nin dibjira ahna la adeegsade marka horaba cadawga jamhuriyada somali land ee somaaliya sisiyaasiyan ah ugusodarsaden golaha shacabka rer somali land hadii aanu nahayna gacan baanu kaga shaqayndonaa maanta lagabilaabo isaga iyo hoyadiiba 😂😂😂

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 18 днів тому

    Ninkan waa nacas ay waali u dheertahay halka caalamku ka hadlayo mafahansana war caalamku waxaa uu kuleeyahay midnnimada soomaalidu waa muqadas midnadeeda dhuleed gobolada waqooyi waxay kamid tahay soomaaliya

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 18 днів тому

    Wariye bukaan socoda waa,ayo ama waa maxay Isaaqland Odaga buka ee mental illness la daala adhacay orda oo soo daweeya.
    Hargaysa Dawlad noqon mayso gabdho iibgayse,khaniise keente, Gaalnimo dadkii ku horseede besa Isaaq waa dad jira na dhaha

  • @aminafgh2127
    @aminafgh2127 18 днів тому

    nacas kasta oo midhihii snm dhiigeeda ku baxa bilaash kaga dhergay ma ogolin inuu ku daacdaaco somaliland dhexdeeda ee talaabo ha laga qaado doqon oo dhan