"Waxaan Sheegi Karinaa Arkey Waa Idambaajisey" Macallinka & Maalintiisa | Kamerada Wareegta

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 бер 2024
  • #arimaheena #team27 #kameradawareegta
    Halkaan ka iibso dharka tinyurl.com/pxtredc4
    / arimaheena​​​​
    ​​ / arimaheena1
    ​ / arimaheena​​​​
    ​snapchat: arimaheena
    ​snapchat: arimaheena
    Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
    1,164,017 subscribers
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 486

  • @user-hv1bf9rt8w
    @user-hv1bf9rt8w 3 місяці тому +127

    Manta abdullhi hagio inta u xiisty like❤😢😂

  • @najmaabdulkadir6957
    @najmaabdulkadir6957 3 місяці тому +142

    Arimaheena waa qof xushmad io ixtiraaam bdn m.a waa ku mahadsan thy sida mcalinka malintisa ugu qurxisay 🥰

    • @mohamedabuu7804
      @mohamedabuu7804 3 місяці тому +1

      ua-cam.com/users/shortsZp0a_OTKxS4?si=HjQyJf_kuW6Drh_T

  • @Amiira96
    @Amiira96 3 місяці тому +51

    Macalinka miskiin waaye m.a
    Arimaheena sidee isku fahmeen allow adunka waa isku aragteenee janada dhamaanteen aan isku aragnaa amin

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar 3 місяці тому +114

    Bes anagu camerada wareegta waa Nacney away gabagabeynti Abdullahi😂😂😂

    • @ridwanmohamud5134
      @ridwanmohamud5134 3 місяці тому +7

      Dhibka cabdilaahi hajio waad ku hystaaa saw maaha😂😂😂

    • @user-fv2oj6id8u
      @user-fv2oj6id8u 3 місяці тому

      ​@@ridwanmohamud5134😅 4:12 r8rkt

  • @ozhkanbegam
    @ozhkanbegam 3 місяці тому +27

    Aan ku wada salino nebiga Muhammad s.c.w ❤❤❤

  • @Faadumofilsan1991
    @Faadumofilsan1991 3 місяці тому +36

    Arimaheena big legend waanu ku xiisnay wadadadi iyo la afurkii walaalahaa

  • @naxwamohamed3928
    @naxwamohamed3928 3 місяці тому +16

    Mashaa Allah Arimaheena waku wata ani qof qalbi wngsan baa tahy sida mucalinka maalintiisa ugu qurxisay adigana alle hakugu qurxiyo

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 3 місяці тому +19

    Arimahena big legend waaye shaqsi qalbi wngsn waaye bulshada jecel so dhaweynta jecel wlh wilkan wiil ka qalbi wngsn ma arkin runtii farxad warta ku rajeyaa walalkey qiima ad ku ledahay bulshada dhaxdeda Allah ku sharfo

  • @Tatayinow004
    @Tatayinow004 3 місяці тому

    Alhamdulilah the real arimahena is back

  • @queenruun9709
    @queenruun9709 3 місяці тому +4

    Arimaheena mcalainka sow ula dhaqmo teamka ma arkin qof ula dhaqmo dadka waaweyn si duwan logu dhaqmaan arimaheen respect man

  • @M4RSHEEL0
    @M4RSHEEL0 3 місяці тому +37

    Arimheen intee ku qimeen leheeD intan 』?
    1: nin bulshada wax weyn ka ah
    2: nin Dadka soo dhaweysta
    3: nin qiimo baden ku Leh daDka somlida ah

    • @naxwamohamed3928
      @naxwamohamed3928 3 місяці тому +5

      3daba wuku sifeysanyahy arimaheena wa qof wanagsn wilkan waba jeclahy kuqaladiisa

    • @ameyra1
      @ameyra1 3 місяці тому +2

      Kulli😭❤️

    • @user-bd7iq8pw6z
      @user-bd7iq8pw6z 3 місяці тому +1

      3

    • @hudafuture1330
      @hudafuture1330 3 місяці тому

      Nin iska caadiya oo shaqadiisa wata

  • @MohamedSilentkiller-sy1mg
    @MohamedSilentkiller-sy1mg 3 місяці тому +11

    Arimahena nio wxan karabnaa inaa nosobadhisid kamirada warekto oo badan ayaa larabaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AliissackMaalim
    @AliissackMaalim 3 місяці тому +1

    Arimahena has a good heart MashaAllah

  • @AbdullahiFantastikc-sg2ey
    @AbdullahiFantastikc-sg2ey 3 місяці тому +6

    M.a arimaheena ruux qalbi wangsan mcalintiisa ayuu qurxiye ❤

  • @user-mo5ip6vj1u
    @user-mo5ip6vj1u 3 місяці тому +8

    Arimahena ruux qalbi wngsan ilheyow hakudayo❤

  • @maajidtommy5348
    @maajidtommy5348 3 місяці тому +22

    Weeso daahde maanta😂😂

  • @99.shorts.s
    @99.shorts.s 3 місяці тому +2

    Yaaa so dawanaya muqalkan so galiyay asxpta

  • @user-fe1vp1qs7l
    @user-fe1vp1qs7l 3 місяці тому +1

    Asc wllkay Arimaheena Hajio Ramadan Mubarak adiga qof fiican tahay alle haku xiftiyo wllkay waayo macalinka ka farxisay adigan alle ha farxiyo adiga iyo kamarada wareegta wan idi salamayaa

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 3 місяці тому

    MAASHA ALAAH. MACALINKA. WA LADALXIISOYAY. SAS LOBAAHAN. YAHEY
    RIMAHEENA IYO CUMEER ZAKI. SOOMAALI❤❤❤

  • @foozia426
    @foozia426 3 місяці тому +1

    Maasha allaah Barbara ❤

  • @mahamedali8406
    @mahamedali8406 3 місяці тому +1

    Arimaheena Ninka kaliya aan video yadiisa aan ku caajisin keep going my brather❤❤❤🥰

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale 3 місяці тому +1

    ArimaHeena Alle hakusharfo wll

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 3 місяці тому

    Wsc waa Arimaheena hhh legend hore usoco legend

  • @najiimosman2963
    @najiimosman2963 3 місяці тому +1

    Arimaheena Walaal qiimo badan baad tahay guulayso mar kasta wll

  • @Korneylka143
    @Korneylka143 3 місяці тому +31

    camirada wareegto naga so daahdey afurka kusugi jirney😩🤣

  • @user-mg4qp4qh1x
    @user-mg4qp4qh1x 3 місяці тому

    Masha allha farxda ilhay ha siiyadiyo 🎉

  • @99.shorts.s
    @99.shorts.s 3 місяці тому +2

    Yaa so dawanaya muqal yaap ah so galiyay

  • @user-ck4il2iw8n
    @user-ck4il2iw8n 3 місяці тому

    M.a arimahena keep going wllkei mcn ❤

  • @NajiibApdi
    @NajiibApdi 3 місяці тому +1

    Arimahena Big legend

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 3 місяці тому +3

    Mashallah waxaty qalbi fican yasir malinkiisa❤🎉

  • @Douhalaribii12
    @Douhalaribii12 3 місяці тому

    ❤❤❤❤ first one

  • @farhanahmed3021
    @farhanahmed3021 3 місяці тому

    Ramadan Mubarak❤

  • @amiirahusseinali141
    @amiirahusseinali141 3 місяці тому +4

    Maanta ano soo afuray baan dawanayaa camerada wareegta from🇸🇴🇸🇴❤

  • @Qu681
    @Qu681 3 місяці тому +2

    Anaga xata wana kaxeysay kamirada waregta safarka wan kula socona arimahena 😂😂😂😂😂 lakin awey gabgabenti cabdulahi hagio wan tabnay❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedcabdi6742
    @mohamedcabdi6742 3 місяці тому

    Arimaheena big fun🎉

  • @ahmedadam7809
    @ahmedadam7809 3 місяці тому +2

    😂😂😂 arimahena biti AA Babur miya adaba funny ah 😂😂😂😂 real legend man

  • @saalaxmaxamed7648
    @saalaxmaxamed7648 3 місяці тому

    Big fan armahena ❤😂

  • @QeirowAhmed-zt7no
    @QeirowAhmed-zt7no 3 місяці тому

    Yesss first comment ❤❤❤

  • @mulkihaji5679
    @mulkihaji5679 3 місяці тому +2

    masha allah Arimaheena macalinka waad ka farxisay Allah kaa farxiyo cumer mx waye bodbodka maanta lee masontay😂😂

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 3 місяці тому +1

    Xitaa sxp dalxiska kaamirada wareegta waan usoo raacnay sooo badi taliye

  • @sumeyaharun2142
    @sumeyaharun2142 3 місяці тому +1

    Macalinka maskin waye allah ha xifdiye❤

  • @muxibojaamac3574
    @muxibojaamac3574 3 місяці тому

    Arimahrrna waan ku wadana waxaad tahay qof dadnimaleh ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbuukarIbraahim-qb1lo
    @AbuukarIbraahim-qb1lo 3 місяці тому +2

    Arimaheena❤😊

  • @NimcoAxmed-rj7zw
    @NimcoAxmed-rj7zw 3 місяці тому

    Arimahena ruux qalbi wangasan ilaahayow hakudayo❤

  • @ismahanmohamed6720
    @ismahanmohamed6720 3 місяці тому

    Mansha Allah

  • @machdaysandskills5861
    @machdaysandskills5861 3 місяці тому +2

    Arimahena weligey wax kuma wey dii sanin dhar ciid iii gad pro😢❤

  • @RaaqiyoAbshir-fe9dc
    @RaaqiyoAbshir-fe9dc 3 місяці тому

    Arimahena wll ilhy Haku xifdiyo❤❤❤

  • @keeyowjr9933
    @keeyowjr9933 3 місяці тому +3

    Wlhi waa ku sogaaye teri maan ta waa sodahday 😢😢❤

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef 3 місяці тому

    Team27❤

  • @kingMaame5
    @kingMaame5 3 місяці тому +11

    F.G😮
    Ber Bera waa RED SEA
    BOSAASO wa RED SEA
    kismaayo waa Indian Ocean waye
    ARIMEHENA SAAS ULAHAYSO PRO

    • @yaxyeqaasim4851
      @yaxyeqaasim4851 3 місяці тому +1

      Waa gacanka cadmeed, bada cas waxaa la yidhaadaa baabu mandam wixii ka shisheeya ilaa kanaalka laga gaadhayo

  • @Waayoiyowacaal1636
    @Waayoiyowacaal1636 3 місяці тому

    Waa red sea sxp arimaheena

  • @user-bg6cj5zt4z
    @user-bg6cj5zt4z 3 місяці тому

    ماشاءالله تبارك الله 🤍😊

  • @Kingmoha2749
    @Kingmoha2749 3 місяці тому +2

    kamerada wareegto wan uxiisay❤

  • @ciiltirasaed9947
    @ciiltirasaed9947 3 місяці тому +2

    😂 arimaheena markad is canaananaysid aad ayan u jclhy funny

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 3 місяці тому +1

    Macalinka dharka dabaasha inuu soo qaato bay ahayd 😊si uu waqtiga ugusi qurux badnaado

  • @MuscabMuuuse0
    @MuscabMuuuse0 3 місяці тому +2

    KU SALI NABIGA S.C.W ❤

  • @nimcoalimohamud-sz4ds
    @nimcoalimohamud-sz4ds 3 місяці тому

    Arimaheena ❤

  • @NajmuAbdulahi
    @NajmuAbdulahi 3 місяці тому

    😂😂😂arimaheena la soo dhaqso videoka😂🎉

  • @gabileygabiley3218
    @gabileygabiley3218 3 місяці тому +18

    Berbera waa Red Sea, ta Somaliyana waa Indian Ocean

    • @AhmedAbdullahiFarahh
      @AhmedAbdullahiFarahh 3 місяці тому +3

      Berbera Somali maaha miyaa ?

    • @ridwaanhaashi3174
      @ridwaanhaashi3174 3 місяці тому +2

      The port city of Berbera in Somalia is located along the Gulf of Aden, which is part of the Indian Ocean. So, the sea that goes through Berbera is the Indian Ocean, not the Red Sea.

    • @Kaltuuney1222
      @Kaltuuney1222 3 місяці тому +1

      @@AhmedAbdullahiFarahhmaya maaha

    • @Abdullahi__nasir
      @Abdullahi__nasir 3 місяці тому

      Somali Way Tahay Lkn Laba Dal Kala Yihiin Somaliland Iyo Somalia Berberana Somaliland Ka Tirsan Tahay ​@@AhmedAbdullahiFarahh

    • @user-dj1wc9gd1p
      @user-dj1wc9gd1p 3 місяці тому

      ​@@ridwaanhaashi3174 riyada ka kac nio

  • @kafiyocali61
    @kafiyocali61 3 місяці тому

    Man sha allaaah arimaheena will fcnhey sameysey

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 3 місяці тому

    Waligaa qof hadaa ixsaan u samayso lama duubo lamana sheego arimehena ❤any way farxada qof hadaa abuurto taada ayu Alle abuuraya

  • @QadiijoCabdi-cz1xf
    @QadiijoCabdi-cz1xf 3 місяці тому

    Mashaaalaha🎉🎉🎉

  • @user-ne9uz4cy4r
    @user-ne9uz4cy4r 3 місяці тому

    Masha allha ❤❤❤❤❤

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 3 місяці тому

    Bada cas weeye berbera arimaheenow

  • @abdiaden682
    @abdiaden682 3 місяці тому

    Mashaallh

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 3 місяці тому +1

    Berbera ❤❤ Badda Cas weeye ❤

  • @farhanahmed3021
    @farhanahmed3021 3 місяці тому

    Berbera waa bada cas arimaheena❤❤

  • @cabdishakurmahamed8404
    @cabdishakurmahamed8404 3 місяці тому +1

    Macalinka wan shakiyey keligipu meesha so marey hhh😂😂LIKE 👍

  • @dheereye4040
    @dheereye4040 3 місяці тому

    Waa bada cas

  • @SaadaqDuraan7
    @SaadaqDuraan7 3 місяці тому +1

    Sonka iyo SalaDa illahy Ha inaga aqbalo DhaManTeen Ba🤲❤

  • @LuliAbdi-iq8jo
    @LuliAbdi-iq8jo 3 місяці тому

    Big fan legend

  • @Faadumofilsan1991
    @Faadumofilsan1991 3 місяці тому

    Ilahay wadan keena sidaas ha inuugu quruxbadneesiyo iyo amli amiin

  • @user-io6yi5dx1j
    @user-io6yi5dx1j 3 місяці тому

    Masha Allah macalinka miskin waye thanks sidaa malintisa ogu qurxisay Allaha malmahada hagugu qurxiyo

  • @xuseeabdulaahi6383
    @xuseeabdulaahi6383 3 місяці тому +2

    Bada cas

  • @SOMLILAND418
    @SOMLILAND418 3 місяці тому

    Waa bada cas wllo

  • @huthaabdirahman1366
    @huthaabdirahman1366 3 місяці тому

    Waada soo daahaye mnta😮

  • @MR-BIDIXO
    @MR-BIDIXO 3 місяці тому +1

    Waa bada cas bada barbarbara❤

  • @AbdisamedAhmedAbdalla-ov9ey
    @AbdisamedAhmedAbdalla-ov9ey 3 місяці тому +2

    Arimaheena hal waano iga qaado marwalbo iska ilaali qaladka aadanka iska fiiri mahrez waa arke wuxuu sameeye maficno

  • @jamacabdullahiibrahim
    @jamacabdullahiibrahim 3 місяці тому

    Badda cas waaye

  • @user-ve4xj2yd8y
    @user-ve4xj2yd8y 3 місяці тому +1

    Abdullahi awey sxb Arimaheena

  • @hananXasan
    @hananXasan 3 місяці тому

    Msha allh❤❤

  • @anisoyaxyemaxamad7998
    @anisoyaxyemaxamad7998 3 місяці тому

    Arimaheenaa 🎉

  • @IdirisTaajir
    @IdirisTaajir 3 місяці тому

    Maanta waa soo daahisay sxp

  • @saafi8998
    @saafi8998 3 місяці тому +2

    Barbara waa bada cas wllka

  • @HappyBoy-zc7ro
    @HappyBoy-zc7ro 3 місяці тому +2

    Team Arimahana one like

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali27 3 місяці тому +2

    One like 👍 team arimehena ❤

  • @xamseibnusaleban4267
    @xamseibnusaleban4267 3 місяці тому

    Waa badda cas

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 3 місяці тому

    Arimaheena Meelaha Quruxda Badan Nasoo Tusi yaah

  • @user-ge4ot2mz2e
    @user-ge4ot2mz2e 3 місяці тому +1

    First one 😅😅

  • @MaxamadAxmad-vb1nh
    @MaxamadAxmad-vb1nh 3 місяці тому

    Fans arimahena ❤❤

  • @Muhanadka2752
    @Muhanadka2752 3 місяці тому +2

    Only like team arimaheena❤

  • @taaba-qaad
    @taaba-qaad 3 місяці тому +2

    macalinku waa iga qosliyey wllhi

  • @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
    @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er 3 місяці тому

    Haa Waa bada cas gacanka carabta mara sxb from Hargeisa cumar Maxamed xaaji

  • @hafsamohamudhassan2602
    @hafsamohamudhassan2602 3 місяці тому +5

    Aan kuwada salino xabiibkena SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-bf2xx2mx9t
    @user-bf2xx2mx9t 3 місяці тому

    Masha Allah 😂😂❤❤

  • @user-hk9no9uv4w
    @user-hk9no9uv4w 3 місяці тому

    Wa bada cas

  • @ansalaxmed8653
    @ansalaxmed8653 3 місяці тому

    Meeshaa dagteen magaceed arimaheena

  • @amiinyamaal12
    @amiinyamaal12 3 місяці тому +4

    Arimaheena waa Barbara wax kutalaa hargeeisa Ama soomaliland bada barbara ee somaliland ❤❤

  • @daakirawletahliil5466
    @daakirawletahliil5466 3 місяці тому

    Bada cas waaye

  • @SahraFinin
    @SahraFinin 3 місяці тому

    Kaamirada wareegta wa uxiisay❤