Ramadan Routine | Jadwalkeyga Maalinlaha Bisha Ramadan.
Вставка
- Опубліковано 10 лют 2025
- #arimaheena #team27
Halkaan ka iibso dharka tinyurl.com/px...
/ arimaheena
/ arimaheena1
/ arimaheena
snapchat: arimaheena
snapchat: arimaheena
Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
1,144,989 subscribers
Hadad routine ka arimaheena kaheshay ood rabtid in qeyb kle lasoo sameyo ismuuji 🤗🌙😂
Waan kahelay arimaheena waa qof farxaana ilahay cimriga ha udheereyo amiin qalbigeenu dagay aad ayaan ujeclahay
Are you the real apera
Wn ku haysanaaa m.a
Hadad routine ka #arimaheena kaheshay oo jeceshahay in part 2 laso sameyo like 👍 Sara Comment gan pls 😅😅
Kusali nabiga the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🌙🤗🕋
❤❤❤❤❤❤ nolosh jacey liove❤❤❤
scw😊
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw scw
liove nolosh jaceyl 📞📞📞📞
Arimaheena funy tahy wlhi nooso badii😂😅
2 video cawa bis jah waba aamini waaye😳 sas ma markasto update noku noqotit 😩😂
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍
Scw scw scw scw scw scw
Hadal Afkaaga kasoo Baxa Waxaa Ugu Wangsan Saliga Xabiibkeena Mohammadﷺ:📿❤️
Arimaheena video yadiisa wa ka helaa wllhi sida kuwa ramadaanka so duubo keep going legend❤❤
Arimaheena waa ii qarsaneeed hda laga bilaabo wan kugu daqranahy yaah❤❤❤😂
Arimeheena iyo asxab team 27 waa nisalamey🙌 waxaa nileyahay Ramadan kariim mel walba aad jogtan iyo cafimad qab❤🌙👏
Ramadan mubarak to all Muslims ☪️
اللهم رحمة لكل مؤمن، وشفاء لكل مريض، وتفريج لكل هم، وغفران لكل ذنب، ورزق لكل محتاج، واستجابة لكل دعاء🤍
وكل عام وانتم بخير 🤍
اللهم آمين يارب ولك بالمثل 😊
Arimaheena guulayso wll❤
First routine arimahena wax kle waye 😂❤
Arimaheena waan ka helnay routineka noo soo badi 😂❤❤❤
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏❤❤❤
Nice video waa video top oo dad badan wax u taraayo allah nabad ha inoogu dhameeyo ramadaanka📿🕋🌙
Ramadaan mubaarak 🌙✨️❤️
Arimahena team 27 ugu qurxon hadu gym kudaro wlh dad badan ayuu busaa gym gal bis 😢❤❤❤
Waji malihid😂😂😂
@@butterfly1954 runta shega mxa😂🙌
Adkaarti mad soo duubin
Waxa dhicikartz in taageerahaaga yaryar ay kugu daydan ee wakhti dhaafis iyo caajis ka ilaali
Sii palangaree ruutin buuxda
Hore u soco
Ramadan kariim arimaheena🌙🥰
Wixii dhan xayey siin kudhameysay arimaheena😂😂
Arimaaheena Funny Wlhi 😂😂😂❤
Arimaheena,sxb maalinwalba noosooduub routing sxb soobadi❤❤❤❤
Jah arimaheena routnkaga qosol Miran waaye noo soobadi😂😂❤❤
Arimaheena noo soo badi plz siquruxbadan usameysay❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤
Simple and Amazing video ❤
Ayy routine kii abid ugu shidnaa team 27 wa kan arimahena😂 ila afurka wakula socone armanow gacanta alle hakuu barakeeyo
Legend arimahena RAMADAN KARIIM
Noosoobadi waA qosol miiran aamiun❤❤❤❤
Waa routine kii igu qosolka padna arimeheen fanny tahay wallhi😂😂🎉🎉🎉
Arimaheena wlhi wllo xayraanbatahay igadhaaf deee sheekada shomeeryahaw😂 Big legend keep going
Ramadan mubarak❤
😂arimahena best youtube 🎉
Inta routine dawnayyy wa midkii igu qosolka badanaa😭😂😂😂😂part2 wa ka sugeynaa😂
WALAL QURAANKII AYAAD ILAWDAY LAAKIIN
Arimaheena dhiblow funny 😆 😄 hadalkaga qusul weli ah waye 😅😅
Scw scw scw scw scw scw
Ramadan Mubarak 🌙
Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my bro
Dhamaan asxaabta Ramadan mubaarik ❤
Wan ka qaday Arimaheena ❤❤❤❤
Arimeheena taageeraa kuu ahay like Ma ii saartidoo 😂
Hhh😂😂😂😂Alla Arimahena qosul badna noo so badi routinen ka jinima soo cuni kulaha😂😂
Masha allah nosobadi ROTIINKA RAMADAN KA ARiMaHeeNa👍🙏😍🥰✊🤗GOOD JOB 👍
Arimaheena Routin Afur Soo Samey🎉
Ala same Tom and Jerry my fv cartoon 😂❤
heheh Masha'Allah waa iga qoslisay aRIMAHEENA,Ramadan Kaereem
Waa ❤ arimhena iinba caadiy maahan 😊
Ramadan kareem❤ May Allah swt Allah except our good deeds ameen
Ramadan Kariim arimaheena🌙🎉❤
Warkanaaa wllhay qosl iguma harin alla arimahena ❤wan iska kclhay wllhay
ArimaHeena afsomali uu Noga baxay 😂😂
Armiheena anuu mute iga qaldan yahay iga qoslisaay hore usoco brother ❤
Arimaheena qatar aa tahay afur kariska masha Allah
Arimahena manta qeylo la aan odey inaba cadi mhn 😂Rotinka 😂😂😂😂😂❤❤
Arimaheena please routine ka noosoo badi please
Waaa naga qoslisay kistoona waa noo wacdisay ❤
Ramadan Mubarak ❤
The best UA-cam channel 🫡🫡
Big legend Arimaheena 😊
Arimahena the one and only legend
Arimaheena walalka quraan aqriska badso WAQTIGA KAFAA IDEEYSO UGU YARAAN MALINI 3 JUZ XITAA ISKA AQRI RAMADAANKA waa Marti kaa tageyso ee martiqaadkana waad ku fctahay 😂 ee Dada al walaka 🫡
Wow kana vlog laga dhaha mba ku caajisin ❤😂
Please brother nala wadaag rooting kaaga noloshaada beddelay si aan wax kaaga faaiidno Somalia ahaan
You're funny arimehena tedakale qosalkaga kuheystaba😂😂❤
Arimaheena noosoo badi abti mcnto 😊
Legend arimaheena ramadaan mubarak mida kale hada waxey ii tahay glb 3:45 🕓 ramadaanka barnamij yada Sidan oo kle ama kuwa kle noo sobadi ❤ kan oo kle waa macquul 🎉 waqti qurux badan
Inta arimaheena wadato one like❤
waa routine kii igu qosolka badna waa ka hley pro soo badi😂😂😂
Arimaheena ruutiinka ku haysanaa noo soo bade day1 upto day 3o😂😂😂😂 Arimaheena qofka ugu hunnmblesm team 27 ❤❤❤
Heestiimeeday❤❤❤❤❤❤❤❤
Routine kii cumeer cayda kanaa been dhahay wow wanka helay ❤😂
Arimahena wakugu heesana iso badi😂
Ramadan karim
Arimaheena iyaahan fani baad noqotay😂😂😂😂😂
😂😂😂😂ninkii ugu horeeyay ee aan youtuberska kabartay aniga waxan mobil qatay 2018ki🥹markas saan ubartay qof kale daawo ma aqoonba 😁
Allah haynaga aaqbalo acmaasheena axbaabi🤲🤲🤲🤲
Mashalhhh ❤
Masha allh arimaheena wlhi routine kaaga waa kuhysana noso badi please 🙏 abowe
Armaheena qosoloow wan kuu tageeraa😂😂😂😂😂😂
Ramadan mubarak arimaheena
Arimaheena funny waaye so badi routine ka niort 😂😂😂
Arimaheena waa ka haynaa daily routine kada 🫶😂
Arimaheena funny tahay 😊wlhi noosoobadi pleas🎉🎉❤❤
Update noqote arimheena saan lee Nogu joog😂😂😂
Arimhena Sopadi 😮😮yailamida routine ka ilajecel😂
Arimaheena is funny wllhi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
SXBYAAL IISOO DUCEEYA WLHY QANDHO DARAN AYAA ILAA XALAY I HAYSA ALX ALLE HA NA CAAFIYO ANIGA IYO WUXUU MUSLIM AH EE XANUUSAN BA
Alle haku caafiyo wll insha Allh 🤲
MachaallaH taparakallaH noso badi 😂 midalabaad somalidu waxaY modayaan routen in HaplaHa kaliya sameyaan qofkasta sameya xata UA-camrada adunka wana daily lifestyle ❤
Waxa soxasuuste mid dhahow hay guys Ashraf waye 😂😂😂igu sodhacey😂😂😂😊
Caawa labo video shidan ayaad soo galisay wlhi xataa camerada sidaad uduubtay kaalay iska arag 😂❤
Arimaheena funny baa tahy nosoo badi
Awal qaylaa nagu waali jirtay arimahena hada jawi dagan saan ku wad 😂😂
Mashaa Allah
Routine kaan mid kloo xiga noogu so samey 😊
Soo badii muqaladan camal arimahena
Keep going bro nosobadi 🥰🥰
Ramadan Mubarak arimahena
Nosooo badi wll arimaheena waka helay routine kada❤❤❤❤❤❤❤❤
xayeesin buu e bar noga dhigay😂 like❤