KAMERADA WAREEGTA SI KEDIS KU IMAADEY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 бер 2024
  • #arimaheena #team27 #kameradawareegta
    Halkaan ka iibso dharka tinyurl.com/pxtredc4
    / arimaheena​​​​
    ​​ / arimaheena1
    ​ / arimaheena​​​​
    ​snapchat: arimaheena
    ​snapchat: arimaheena
    Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
    1,165,729 subscribers

КОМЕНТАРІ • 355

  • @siradm
    @siradm 4 місяці тому +33

    Reer Xaajiyow qofka marka aan arko aan farxo oon xushmad fara badan u haayo runtii ayagoo dhammaantoodba walaalahay ah hadana Cabdullahi Xaajiyow waa ku farxaa, sababtoo ah, inta uu Asad la soo maray, videogii documentary ga ahaa markan daawaday wixi ka dambeeyay madaxa ayuu ii saaran yahay, Ilaahay nolosha aakharo iyo midda adduunyaba ha u wanaajiyo. Waa salaamayaa

  • @Faadumofilsan1991
    @Faadumofilsan1991 4 місяці тому +28

    Arimaheena big legend walaalo fiican ayaa kula dhashay xataa iamk kudar waadad aad u fiican mansha allah ilahay hakuudayo muuqalka dhan asad ayaa qurux badneesiya walal qalbi xaadhan

  • @wiilkawanaagajecel845
    @wiilkawanaagajecel845 4 місяці тому +25

    Maclinka maskiin waaye marka ay heesta soo gashay wuu naxay😂😂😂

  • @user-nc7bg1ex3q
    @user-nc7bg1ex3q 4 місяці тому +188

    Team cabdulaahi haigo 100 like😊

  • @CRQays
    @CRQays 4 місяці тому +18

    Kii cadaanka,ahaa xalay shucaac aa lagu furay team arimeheena isn't easy😂😂

  • @suldaanboy1555
    @suldaanboy1555 4 місяці тому +67

    Run ahaantii Reer Malaysia way naga nasiib badan yahiin Malin walba roobaa idin imanayo anaga Somali jogno kuleyl nahayo Alxamdulillaah ❤❤❤❤

  • @ozhkanbegam
    @ozhkanbegam 4 місяці тому +53

    Aan ku wada salino nebiga Muhammad s.c.w ❤❤❤❤

    • @naimaabdulkadir2581
      @naimaabdulkadir2581 4 місяці тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @SankaXalweste
    @SankaXalweste 4 місяці тому +16

    Arimahena mohammad katoor la kulan kaga musan ku qasaarin😂 13k uuhelay m.a inu ku farxaya rajenaa ❤

  • @sumayomaxamed338
    @sumayomaxamed338 4 місяці тому +46

    Team abdulllahi hajio❤😂 is mujiya❤

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 4 місяці тому +18

    Arimhena nasab weeye is ilaaliya su u dhahy i deeqday❤🙏

  • @NafisoMaxamud-ty8kq
    @NafisoMaxamud-ty8kq 4 місяці тому +73

    Xarifkii UA-cam ka 150 marayay katoor hada waxa uu marayaa 13.1k team arimahena kabtoda iima gasho 👍❤️👌 one like

  • @SaadaqDuraan7
    @SaadaqDuraan7 4 місяці тому +91

    Sonka iyo SalaDa illahy Ha inaga aqbalo DhaManTeen Ba🤲❤

    • @Arliyaismacil
      @Arliyaismacil 4 місяці тому +1

      Amiin amiin amiin yaa rabi

    • @Supr93
      @Supr93 4 місяці тому +1

      I the artist 🎉 and is his the sport of to be nation and sociopath Gwen similar as the you 😅

    • @SabarinSabarin
      @SabarinSabarin 4 місяці тому +1

      Amin

    • @naimaabdulkadir2581
      @naimaabdulkadir2581 4 місяці тому

      Amiiin Amiiin yaa raabi

  • @Faadumofilsan1991
    @Faadumofilsan1991 4 місяці тому +9

    Alxamdulilaa hadaad nabad ku timadeen welcome back wada afura kiini waanu u xiisnay ❤❤❤😊

  • @user-ty8sv9zs7n
    @user-ty8sv9zs7n 4 місяці тому +18

    Qulasada filimada ayad dhagaysanayse jini mad soo cuntay😂 m.a waxa badan baa laga faaida qulasada filimada

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch 4 місяці тому +12

    Team Armaan on like 👍☪️❤️

  • @AYUUB739
    @AYUUB739 4 місяці тому +18

    Starbucks waxay lashaqeesa qumeestaha Israel ee ka dhameerow waxna hakacunin ❤❤❤❤❤

  • @user-lj3sx1ob9l
    @user-lj3sx1ob9l 4 місяці тому +33

    Kusali nabigeena muxamed scw scw 😊❤❤

    • @Juneydiboy123
      @Juneydiboy123 4 місяці тому +1

      صلي الله عليه وسلم ♥️

    • @ifrahmaxmed3936
      @ifrahmaxmed3936 4 місяці тому

      SCW♥️

    • @mohamedabuu7804
      @mohamedabuu7804 4 місяці тому +1

      ua-cam.com/users/shortsbnMKmrG0j_o?si=UzSSyg6YuMQ9FIXH

  • @rajorumeyn6633
    @rajorumeyn6633 4 місяці тому +34

    Anaga rer North America subax ayaa dawanah team North America like 👍 😊😊

  • @user-qv9vd5mr7f
    @user-qv9vd5mr7f 4 місяці тому +3

    Arimaheena sxb wanaagsan baa tahay ixtiraamka
    Allah ku sharfo❤

  • @TUBELESSCheck
    @TUBELESSCheck 4 місяці тому +34

    team Armahena like 😂❤

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 4 місяці тому +4

    M.a Team Arimaheena Shalay wa Nala Dareemey

  • @RuqiyoabduleGedow
    @RuqiyoabduleGedow 4 місяці тому

    Aamiin aamiin yaa Aalh Ramadan Mubarak

  • @fatahdaud2751
    @fatahdaud2751 4 місяці тому +8

    Gabagabada io Gunaanadka Cabdullahi waa u xiisnay io Guduudow oo Goat-ka barnaamijka ahaa😂😂

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 4 місяці тому +2

    Wsc waa Arimaheena hhh legend hore usoco legend

  • @mohamedhassan8244
    @mohamedhassan8244 4 місяці тому

    Kaamirada wareegta hadey soo gaartay kl haduu soo laabanaaa xiisaheeeda insha Allah

  • @ruqiyaxasanbarre2921
    @ruqiyaxasanbarre2921 4 місяці тому +6

    waakusalaamay camerada wareegtaa ramadan kareem❤❤❤

  • @Hassan_Vip.
    @Hassan_Vip. 4 місяці тому +4

    wll ilahy dhamntin cafimadka ha idiin siyadiyo iigu so duceya ehelkyga dad kamida aya iska yar xanuusan dhiikar iyo fiixda cunaha iyo waxyabahas

  • @MANTA1532
    @MANTA1532 4 місяці тому +10

    Legend arimahena ninki mohamed katoor ahaa 150 watay hada wuxu mara 11.4k team27 guul ❤❤❤❤

  • @Faadumofilsan1991
    @Faadumofilsan1991 4 місяці тому +1

    Arimaheena cod sigayga allah dartii ma igu sameene haday 5aha haa luqa ii ga sojawaab haday maytahayna iskadaa waan ku salaamay guul

  • @Suhaybyare631
    @Suhaybyare631 4 місяці тому +2

    Nabiga kusaliya Scw Scw ❤

  • @Hassan-Abdihakim8
    @Hassan-Abdihakim8 4 місяці тому

    Big legend Arimaheena

  • @user-ty3eo7vg7f
    @user-ty3eo7vg7f 4 місяці тому +2

    Arimaheena macalinka wuu jecelyhy somaha

  • @UsaameMnuur
    @UsaameMnuur 4 місяці тому

    Bishani ma bishaadiiba khabiir waayo maskaxda ku saaran anigu wan ka yaabe i know inaad ku tidhi asad naso waan hupa Anaa intaa dadka sii maaweelinayee hore usoco bro waan ku aaminsanahay bar bilow ilaa maanta waan ku daawanayay taageere ilaaa iyo burco ❤❤❤

  • @Ethiopiaandsomaliland
    @Ethiopiaandsomaliland 4 місяці тому +10

    Guul somaliland iyo ethiopia
    Ilaahay ha u danbi dhaafo labadaa dal iyo cida ku nool aamiin❤❤

    • @JonathanCkay
      @JonathanCkay 4 місяці тому +1

      😂😂😂😂😂

    • @Mariakeit
      @Mariakeit 4 місяці тому +1

      Danbi dhaaf noocma marka walaal😂

  • @qoslaay3official297
    @qoslaay3official297 4 місяці тому +99

    Team 27 like 👍

  • @australian7651
    @australian7651 4 місяці тому

    Mohammed katoor yarka chenlka ka soo muuqday adinka hor waxa Uu Hestay 150 qof kaliyah caawa waxa uu hestaaa 19k team arimahena kaliya ayaa sameyn karah team 27 wa idin salaamay dhamn

  • @user-qd3dc1nz7k
    @user-qd3dc1nz7k 4 місяці тому +3

    One team arimaheena😂❤

  • @Fahma-H
    @Fahma-H 3 місяці тому

    Arimahee waxoo fiirsanooya cabdi xaliim cali

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed 4 місяці тому +1

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan

  • @FarxiyaCumar-np4xi
    @FarxiyaCumar-np4xi 4 місяці тому +3

    Macalinku fany waaye wllhi😂😂

  • @Rashy.12_films_sports.
    @Rashy.12_films_sports. 4 місяці тому +2

    I love you Arimaheena forever 😢😢😢🎉🎉🎉🎉❤my bro

  • @roodomuuse782
    @roodomuuse782 4 місяці тому

    waan u xiisnay camerda wareegta ❤❤❤

  • @farduusjaamac8234
    @farduusjaamac8234 4 місяці тому +7

    Finally ❤🎉

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 4 місяці тому +2

    Arimaheena sheekha baloon muhiima ka maqan 😂😂😂😂

  • @Andrjii-vj6xq
    @Andrjii-vj6xq 4 місяці тому +12

    20 like isr

  • @Queennouran336
    @Queennouran336 3 місяці тому

    Team maclimoow ❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 4 місяці тому

    Big legend always arimahena another's levels camera isn't easy street's 💑💯⌛👍❤😊

  • @najipkorea3100
    @najipkorea3100 4 місяці тому +4

    Macalinka wad ka soo farxiseen ee bishii ama sanadkii macalinka mar ka farxiya oo dalxiisyo iyo spari,yo u sameeya waa macalinka ka liya ee ku jira team 27🙏🙌

  • @mulkihaji5679
    @mulkihaji5679 4 місяці тому +1

    20:15 macalinka Abdulahi wano gambiyaa dhahdee hadal marabo oo cad mujiya wlhi kal iyo laab uqoslay Armaan iyo aniga 😂😂😂 halmar isla qosolnay Arimahena xariif tahay masha allah❤

  • @Salmo-kw7kw
    @Salmo-kw7kw 4 місяці тому +2

    Team macalinka❤ismujiya❤

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 4 місяці тому +2

    wllo is jecel msh ha❤❤❤❤❤

  • @SaakeBoy-cs6ds
    @SaakeBoy-cs6ds 4 місяці тому +2

    Arimaheena ninkii @mohammad katoor... waan ukalakiciney🎉🎉🎉

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 4 місяці тому

    All legends 27 team farxad waartaa

  • @hamdaabdirahman1355
    @hamdaabdirahman1355 4 місяці тому +1

    Hadiiba cabdilahi live uso xidhayn Kamara wareegto ma rabno😂❤

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 4 місяці тому +1

    Waaw😂camerda ayntaa waka cjise ani manta jh abdalla❤❤

  • @hasseyyoung7371
    @hasseyyoung7371 4 місяці тому +5

    Gadudoow so qabo nyiow arimaheena ninkas wax kale waye kaas 😂😅

  • @fahmoabdiqadir3749
    @fahmoabdiqadir3749 4 місяці тому

    Keep going ❤

  • @ZEMOZKI
    @ZEMOZKI 4 місяці тому +1

    Team Arrimaheena 4 ever

  • @user-ti3yg1im8v
    @user-ti3yg1im8v 4 місяці тому +2

    Kusaliya nabiga Muhammad salalhu caleyhi wasalam xadad ujodo saliga nabiga leik isar

  • @ZadamMohomed
    @ZadamMohomed 4 місяці тому

    Insha Allah zxp qli

  • @mohamedsiciidnor4096
    @mohamedsiciidnor4096 4 місяці тому +4

    Is back arimaheena kamirada wreeegto

  • @LibanFarole
    @LibanFarole 4 місяці тому +1

    Kamirada warekto welcome back 1000 likes

  • @phartunabdi5289
    @phartunabdi5289 4 місяці тому +2

    Manta 2 qof lee iga horeysa wuuw😂😂

  • @hafsamohamudhassan2602
    @hafsamohamudhassan2602 4 місяці тому +7

    Wlleheen nabad ku imada🤲 insha allah
    Ramadan Mubarag mel walba aad jogtan iyo cafimad qab 🌙❤️👏

  • @JonathanCkay
    @JonathanCkay 4 місяці тому +8

    Xayasiinba soo gashay😂😂😂😂

  • @user-xh8xu3fr8j
    @user-xh8xu3fr8j 4 місяці тому +9

    Arimaheena keep going 😊

  • @saalimzain6522
    @saalimzain6522 4 місяці тому +5

    The legend one of the kind

  • @SundusMuhamutt
    @SundusMuhamutt 4 місяці тому +8

    20:18 ❤Arrimehenoo
    Armaa noo weydii flimka (samiya)😢 bisha 3soo baxaa lasoo sarayaa oo dhahay bish3 na na we dhamanosaa😢

  • @AaminoCabdicali-qh5ru
    @AaminoCabdicali-qh5ru 4 місяці тому +2

    Abwe cudsi wata allha dartis iga qabla dharcid raba bilz wa ig jawntahy 😢😢

  • @HoodoMaxamuud-iq3cf
    @HoodoMaxamuud-iq3cf 4 місяці тому +1

    team abdullah xajiyo❤

  • @MODY-minow
    @MODY-minow 4 місяці тому +6

    Team kamerada waregta is not easy😊mohamed katoor 150-13k

  • @user-ef3vl4ib4c
    @user-ef3vl4ib4c 4 місяці тому

    Arimaheena one only

  • @MaanBaan
    @MaanBaan 4 місяці тому

    UA-camr ka fican ari ma heena majuro 𝙢𝙖𝙨𝙝𝙖 𝙖𝙡𝙡𝙖𝙖𝙝

  • @foozia426
    @foozia426 4 місяці тому

    Jecliyaa cabdilaahi xaaji wa nin xishood badan

  • @KhalitttaadhigoGeesood
    @KhalitttaadhigoGeesood 4 місяці тому

    One love ❤

  • @Sacdiyo937
    @Sacdiyo937 4 місяці тому +2

    Arimaheenaa wa baa ba day malmahaan😢

  • @yahyahajjiqaam6764
    @yahyahajjiqaam6764 4 місяці тому +1

    Reer kenya still they are fasting 😢

  • @ahmedyonis9615
    @ahmedyonis9615 4 місяці тому

    Camerada wareegta waxad so qabatay sxb cabdinasir wilka khamiska xidhan EE cabdilahi aad weydisa wllhi dad lumay ayaad so qabanisa EE keep going

  • @queensuad3301
    @queensuad3301 4 місяці тому

    Arrimaheena wlhi seni seviyorum❤

  • @IboAvs
    @IboAvs 4 місяці тому

    Arimaheena 4 life

  • @Hiirpalbotan
    @Hiirpalbotan 4 місяці тому +1

    3:00😂😂😂300 M - 300 KM ( Zaki ❤😊 )

  • @XzaBrIboy-5
    @XzaBrIboy-5 4 місяці тому

    One love❤😊

  • @Ahmad.shreif.team27
    @Ahmad.shreif.team27 4 місяці тому +2

    Team armaheena one 1⃣ like ❤❤❤❤❤

  • @Ethiopiaandsomaliland
    @Ethiopiaandsomaliland 4 місяці тому +3

    Guul somaliland iyo ethiopia
    Ilaahay ha u danbi dhaafo labadaa dal iyo cida ku nool aamiin❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @m.deekdk7443
    @m.deekdk7443 4 місяці тому

    Ramadan kariim 🎉

  • @abdallehaaji9364
    @abdallehaaji9364 4 місяці тому

    Anaa ugu horeeyo mantay😂

  • @alijama6192
    @alijama6192 4 місяці тому +1

    Mohammed katoor soo qabo wll waa loo kala kiciyaye

  • @mohamedhashi6135
    @mohamedhashi6135 4 місяці тому +2

    Macalinku waa FALADAGANKA sheikhyada 😂😂

  • @user-lo3sv8ol9b
    @user-lo3sv8ol9b 4 місяці тому

    Team 27 one love zxipyal ❤❤😂

  • @user-lb6gr1xl8y
    @user-lb6gr1xl8y 4 місяці тому +9

    Arimaheena keep going

  • @OmarMohamed-jc4ho
    @OmarMohamed-jc4ho 4 місяці тому +1

    Maclinkan qadaka ka sarteen Arimaheena maclinka so celiya wuu socdaa😂😂😂

  • @user-rn2yn4kc9f
    @user-rn2yn4kc9f 4 місяці тому +2

    ArimaHeena waxaan uxiisnay imk asad hagio iyo Cabdullahi ilove you noloshu idinma ciisho ❤❤❤❤❤

  • @KeeyowInamohamed
    @KeeyowInamohamed 4 місяці тому +1

    Arimaheena sxpo idinka meeqaa saac soconaysaan

  • @Mansur-rp7jj
    @Mansur-rp7jj 4 місяці тому +3

    Arimaheen dar ciid ikad

    • @Mansur-rp7jj
      @Mansur-rp7jj 4 місяці тому +1

      Jini masocuntey dar cid ayn rawaa lpx

  • @shukrimaxamed5397
    @shukrimaxamed5397 4 місяці тому

    Wlhi idinka dhan funny tihiin rabi ha idin xafido❤️😢

  • @user-ef4kz6vz4b
    @user-ef4kz6vz4b 4 місяці тому +2

    كلمتان سبحان الله وبحمده 💚 سبحان الله العظيم ❤

  • @ismaciildheere3887
    @ismaciildheere3887 4 місяці тому

    Ugas arimahena wan ku salaamay runti waxaa tahay UA-camr Ayan aad ujeclahay hab dhaqan kiisa macalinka qaabka aad ola dhaqmeyso waa qaab heer Saro ah yacni qaab nin weyn nimo wad ola dhaq meysaa sidokale qaab dhalin yaro nimo marki intas la isku geeyo waa mid aad u sareso marka ugas malinka markasta kawar qab kana farxi markasta xitaa marmar Kash oga nixi si uu ufarxo isaga xitaa aad ayuu kuu jacel yahay San Arko wuuna kugu Kal son yahay in badan marka ugas Salan sare Ayan ku leeyahay

  • @Maarey59
    @Maarey59 4 місяці тому +1

    Waa jaamka Hargeisa oo kale

  • @user-sb1st2le5d
    @user-sb1st2le5d 4 місяці тому

    Macalinka bidaar aya ku tekteyy😍😂😂😂😂

  • @mariyabintuadem2267
    @mariyabintuadem2267 4 місяці тому

    M a keep going wlky arimaheena 😢❤