Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

SICIID QALINLE - MALABEEYA - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 гру 2022
  • Siciid Qalinle
    Malabeeya
    Erayadii: Ali Haybe
    Laxankii: Siciid Qalinle
    Music: Ayuub Haruun
    Camera: Yonez Crown & Nuux Dayiib
    Editing: Khadar Waqal
    Vocal Rec: Maxamed Shidane
    Afro Waqal Furinle Pro

КОМЕНТАРІ • 494

  • @quutahatechnology
    @quutahatechnology Рік тому +570

    Inta heesaha neceb ee qur'aanka jecel lika iisaara🖤😥

    • @najiibilyaas5206
      @najiibilyaas5206 Рік тому +14

      Baajuun baajuuntu dhashay heesaha haddaad necebtahey halkaan maad joogteen

    • @Rosemary256-3
      @Rosemary256-3 Рік тому +3

      @@najiibilyaas5206 🤣😂😂😂😂😂😂😂 I'm dead

    • @Hayat_14e
      @Hayat_14e Рік тому +1

      @@najiibilyaas5206 😂😂😂wuxu cawaansana haaaye 😂😂

    • @abdifatahsalan
      @abdifatahsalan Рік тому +5

      Hadaad heesaha necebtahay maxaad waqal studio kasoo doontay😂

    • @loveumom2523
      @loveumom2523 Рік тому +1

      Saa mxd halkn ka so dontahy hadad hes necebthy🤣🤣

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +181

    Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️😭
    isoo dhehHaddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
    الله ❤💙💙

  • @Amiina_Mohammed
    @Amiina_Mohammed Рік тому +32

    U maleeyey mataanta naftayda (2x)
    U macmiilay dareen igu meersan (2x)
    U macneeyey jacaylka mucdiisa (2x)
    Una muujay inaanan ka maarmin (2x)
    Ku mabsuuday u qaaday midayda (2x)
    Ku macsuumay wadnah iyo maamul (2x)
    Ku milgeeyey midaa hibadayda (2x)
    Kuna miisay ku miisay ammaanta
    Kuna miisay ammaan macageeda
    La midoobay macaan badantayda (2x)
    Intaan mida kalgacayl tiri muudso (2x)
    Marxabaysay naftii milgo siisay (2x)
    Malabeeya dareenka macsuuntay (2x)
    I muquuni jacaylku i maamul (2x)
    I marsiisay jidkii mahuraanka(2x)
    Igu maaxay intuu i muquurshay (2x)
    Iga muuqay habeen iyo maalin (2x)
    Ka dhex miidhay makhluuqa ka doortay (2x)
    Ka mamnuucay inay murugooto (2x)
    Kaga maarmay marley idilkooda (2x)
    Kana maagay ka maagay ka maagay
    Kana maagay inaan ka maqnaado
    La midoobay macaan badantayda
    Intaan mida kalgacayl tiri muudso
    Marxabaysay naftii milgo siisay
    Malabeeya dareenka macsuuntay
    La midoobay macaan badantayda
    Intaan mida kalgacayl tiri muudso
    Marxabaysay naftii milgo siisay
    Malabeeya dareenka macsuuntay
    La midoobay❤️

  • @abdilahiyusuf5779
    @abdilahiyusuf5779 Рік тому +37

    Heestan Markay 1 Million Gaadho Liketa Yaan Layla Dhaafin Hhhh

  • @dabshide3878
    @dabshide3878 Рік тому +28

    Umaleeyay mataanta naftayda♥️
    U macmiilay dareen igu meersan♥️
    U macneeyay jacaylka mucdiiza♥️
    Una muujay inanan ka maarmin♥️
    Siciid qalinle go forward 💯💪

  • @nimcohodanmohamed247
    @nimcohodanmohamed247 Рік тому +31

    Waar khyrka kashaqeeya ilaahiina kabaqa marwalba xasuusnaada aakhiro teedakle kan soogalinaya kan daawanaya kan Like 👍 tasaaraya dhamaantiin danbibaa kusigantihiin cwa inaad dhimanysaa ma ogidiiin qaarbaa orandoona horumarkoogaa kaxunathye qofka horumaray waakan aakhiro liibaanay nabiga halagu saliyo ❤scw

  • @ayuubalfa6263
    @ayuubalfa6263 Рік тому +20

    Nabi maxamed scw ku sali wll🥰🥰🥰🥰

  • @cusmancadbi
    @cusmancadbi Рік тому +6

    Heesaha waxaa kamacan qur aanka kariim

  • @Saara765.
    @Saara765. Рік тому +11

    Jacayl wuxuu qiima leeyahay markaad haysato qof kula sida balse hadaad ku kaliyowdo waa xanuun iyo murugiyo ciil🥺🥺 allow qalbiga ii qabooji yaa allah🤲🥺

    • @mahamedhamari
      @mahamedhamari Рік тому +1

      Aaamiiin wllo

    • @sshigsshigow
      @sshigsshigow Рік тому

      KALINIMADU CADAAB WEEY KA DARAN TAHAY /// NOLOSHU MILIX MALEH IYO DHADHAN HADAADAN HELIN RUUX NOLOSHA MICNAHEEDA YAQAANA OO NIDIR KUU GALA // WALAASHEEY KIIN AAD BAAN UGA XUMAHAY ILAAHEEY HAKUSIIYO LAQAN JACEYL YAHAN AH OO DHIIGA KUU SHUBA

    • @nimco5032
      @nimco5032 Рік тому

      Ameen wll

  • @Van.diaz_2020
    @Van.diaz_2020 Рік тому +8

    1:04AM at Garissa town 🇬🇲
    This song won our hearts ❤️
    Hestsaan dareen qaas ah aye igudalise 📌

  • @abdullahimohameddahir2501
    @abdullahimohameddahir2501 Рік тому +5

    Cabsi cabsi wye Codka Saciid qalinle The lgend 🙏 waad iga waasheen Waqal studio 🎙 ♥️ 🎶

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 Рік тому +51

    Ayyyyyyy 🙈❤siciid qalinle in the building woow it's so amazing song🔥🔥 ninkaliye codkiisa iyo muuqiisu islahayn keep going pro 🥰🤗👏👏👏

  • @truevideos8832
    @truevideos8832 Рік тому +4

    Saciid qalinle codka ragga ninka raggaa codkiisu waa inuu saas kaa ahaada waxaaan hees lama orankaro ,,,CODKA RAGGA SAID QALINLE HOR DHIG DEEE ...MAN TALENTEN ....BRO PIC UP ...AS REAL ONE LV ALL SOMALIA

  • @davidjohn1285
    @davidjohn1285 Рік тому +10

    Waxa aan rajaynayaa in aan iyadoo 2m gaadhay soo booqdo marka xigta.
    Yarkani waa real talented iga walla!
    like-ta

  • @mohamedipro3449
    @mohamedipro3449 Рік тому +10

    Woooow best hees ❤️💯
    Waqalka maxad samynaysa waa laga yaabee guulayso libaax 💯💯❤️

  • @princessdrama7017
    @princessdrama7017 Рік тому +2

    Umalyey mataanka naftayda
    Umacmiilay dareen igu meersan
    Inankazta oo somaliyed waa wllky 🤴❤

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle Рік тому +4

    Hees Aduun wow🔥🔥🔥🥰❤❤
    Song of the year #Qalinle libaax fanka🦁❤❤❤

  • @shacaybsaacid2390
    @shacaybsaacid2390 Рік тому +7

    Waqal and siciid qalinle another level 🥰🥰

  • @zamzamdahir826
    @zamzamdahir826 Рік тому +4

    Intii xalay Morocco ilatageresay like dha kus🇲🇦🇲🇦🇲🇦

  • @mohamed_deeq14
    @mohamed_deeq14 Рік тому +4

    Buurtii sayidkaan saaranahay dusheeda ku dhagaysanayaa Galab axad ah 11-12-2022 Galab jawi mcn❤️😩

  • @zuldaanmubaarig9939
    @zuldaanmubaarig9939 Рік тому +3

    Siciid qalinle rug cadaa nagala joogah dadkii hore .
    Malabeeyah pest song 🎵 ♥

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 Рік тому +4

    Malabeeya way iga xanaaqsantahay.
    Markay soo laabato ayaan ana dhagaysiga heesta usoo laabanaya💔💔💔💔

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Рік тому +5

    Malabeeya iyo waqal Studio another level❤

  • @abdimohamed7425
    @abdimohamed7425 Рік тому +2

    One week 1m reply iisoo gala 🤙🔥❤️💯

  • @fathihaipesaid
    @fathihaipesaid Рік тому +4

    Bigg laggen sicith qalinleh

  • @justtt.4nx_p7
    @justtt.4nx_p7 Рік тому +3

    LG Saeed QalinLe🖤

  • @Xareyd
    @Xareyd Рік тому +2

    Aan ku salino nabigeena Mohamed Caleyhi Salaam

  • @aziyaizmail4256
    @aziyaizmail4256 Рік тому +84

    Maleebaya best song 🎵 ofthe year and waqal studio best UA-camr ♥️

  • @maxameddalmar1495
    @maxameddalmar1495 Рік тому +4

    Siciid qalinle legend waxba lagama qaban karo

  • @kaafi_ahmed6934
    @kaafi_ahmed6934 Рік тому +6

    Lamidoobay macaan badanteyda oo
    Inta mida galgaceel tiri muudso
    Marxabeeysay naftii milgo siisay
    Malabeeya dareen ka macsuuntay...
    Ereyadas wey iga gadanyihin 💯🔥❤

  • @casiisacabdi5024
    @casiisacabdi5024 Рік тому +2

    Siciid Abdirisaaq Qalin fankii waad u awood sheegatay pro✌️❤️

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 Рік тому +5

    Welcome back legend qalinle
    Melody 💯 🔥 Lyrics fantastic fire 💯 🔥
    Duubista fantastic waqalka duula iyo Editing the best camera 🤳 ever seen waqalstudio waxbo lagaama qabo karo
    Music 🎶 ayub haruun 🎻 🎼 🎹 🔥 faro dahab
    Hit song 🎵 .maleebaya fire 🔥💯💯

  • @TuBeEc_Yare
    @TuBeEc_Yare Рік тому +6

    TEAM WAQAL HaLa is Muujiyo🤗🔥🔥🔥🔥🔥

  • @alayuubi3456
    @alayuubi3456 Рік тому +7

    500K markay gaadho Love❤️🤞
    1M marky gaadhana Reply↩️🤞
    2M marky gadhana iso duceya in Alle hesaha iga madobeyo🤲🥰

  • @ayuopupdyweli1122
    @ayuopupdyweli1122 Рік тому +2

    Erayada 100%
    Codka 100%
    Music 100%
    Duubista 500%
    Khadar waqal soo saaraha fanaanta

  • @ismail.mo77
    @ismail.mo77 Рік тому +9

    absoloutely legend , siciid qalinle , what a song - keep it up pro 🤩🤩🤩😍😍

  • @cabdiqaniyaremaxamedsaleban
    @cabdiqaniyaremaxamedsaleban Рік тому +2

    Waaw siciid qalinle Alfanaan axyaa fanaan

  • @abdifatahsalah8364
    @abdifatahsalah8364 Рік тому +19

    Siciid qalin best singer ❤

  • @munaismaacil276
    @munaismaacil276 Рік тому +6

    Heesaha waxaa ka macan cuntada yaa igu raacsan

  • @SAKARIYE_OFFICIAL
    @SAKARIYE_OFFICIAL Рік тому +2

    Inta quraanka jecel isoo booqda 1m waxaba inogama hadhine

  • @maslaxxaamud6715
    @maslaxxaamud6715 Рік тому +2

    Leganka siciid qalinle keep going bro
    Abidkaa jiroo joog brother

  • @anisahaji56
    @anisahaji56 Рік тому +2

    Handsome qalinle ☺️ malebaya hees io badh❤️🥰

  • @kaletupdi438
    @kaletupdi438 Рік тому +2

    Keeping going
    Waqal wstudio🤞
    Legend siciid qalinle💯

  • @naimamohamedmohamud6644
    @naimamohamedmohamud6644 Рік тому +14

    🔥🔥 I’m in love this song ❤️❤️❤️❤️

  • @abdikaniali9216
    @abdikaniali9216 Рік тому +27

    Song of the year
    Legend Siciid qalinle
    Keep going brother ❤🖐

  • @hamzahoussein1513
    @hamzahoussein1513 Рік тому +2

    Waaaw Hit Song and Best singer sicid qalinle 🥰

  • @muxudinkahiye4496
    @muxudinkahiye4496 Рік тому +2

    Siciid waan ku tagara runtaa codka manshallah love you bro

  • @user-ui4xz7rv3u
    @user-ui4xz7rv3u Рік тому +1

    M.n wuxu cod macana Waa ka helay waa heesti igu horeysa uu sacid qaado aan dhageysto

  • @mahaddhinbil6103
    @mahaddhinbil6103 9 місяців тому +1

    SAXIIB ALAHA KU XIFDIYO❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sayidabdiarro3352
    @sayidabdiarro3352 Рік тому +5

    Heestan waa iga gadan tahay inte jeer eeb dhagaystay ilaa maalinkii lasoo saaray lama sookoobi karo, Alfanaan qalinle waa midka kaliya ee qarnigaan danka ka nool!!❤

  • @mursalkhaliif6932
    @mursalkhaliif6932 Рік тому +2

    Best abwaan cali haybe iyo siciid qalinle hees cajiiba

  • @xabiibcawil3601
    @xabiibcawil3601 10 місяців тому +1

    Ka dhex miidhay makhluuqa ka doortay
    Ka mamnuucay inay murugooto
    Kaga maarmay marlay idilkooda
    Kana maagay inaan ka maqnaado
    ❤another levep

  • @FAAD21
    @FAAD21 Рік тому +3

    Nice song 2023
    Waqal Studio another level👏

  • @3izx415
    @3izx415 Рік тому +14

    One of the best newcomer, i don't usually like this somali music but he is a wonder

  • @Mohamedamiim
    @Mohamedamiim Місяць тому +2

    Anyone listening yet

  • @zusaninapashiirzusaninapas2357

    Ayyyy welcome zaciid ish calaa heees♥️♥️♥️

  • @aflaamhindiCusub
    @aflaamhindiCusub Рік тому

    Waqal studio Le sameyn kara 👑👑👀👀❤ saed qalinle keep it up 😘

  • @multishankaroon
    @multishankaroon Рік тому +4

    Ninkaan codkiisa ka weyn muuqisa 😂 next xassan adan samatar 🥰

  • @AaminaCumar-xn2cm
    @AaminaCumar-xn2cm 10 місяців тому

    siicid qalinale nice very good siicid qalinale

  • @UbahUbah-hp7nl
    @UbahUbah-hp7nl Рік тому +3

    Kadhexmidhay makhluqa kadortay kamamnucay inay murugoto kagamarmay marlay idilkoda 💯❤️

    • @asmaadhubad872
      @asmaadhubad872 Рік тому

      KANA MAAGAY INAAN KAMAQNAADO🤣❤️👌

  • @mohamedjeenbar7301
    @mohamedjeenbar7301 Рік тому +1

    U maleeeyay mataanta naftayda
    U macmiilay dareen igu meersan
    U macneeyey jacaylka mucdiisa
    Una muujay inaanan ka maaarmin
    Eshcalaa eraydo❤❤❤❤

  • @Muuna_MuhuYodiin_15
    @Muuna_MuhuYodiin_15 Рік тому +1

    Heestan maxan sugayey another level weye hore usoco siciid apdirisaaq qalinle❤🥰

  • @dalmarmohamed5100
    @dalmarmohamed5100 Рік тому +1

    Saciid qalinle Malabeeyaa dareenka macsuuntay hees aan mudo sugaynay Legend

  • @JOHNJOHN-hl6jg
    @JOHNJOHN-hl6jg Рік тому +1

    Wooooww 🌹 ✨️ waqal studio 💯 🎙 ♥️ 👌 🎶 💞💕💐💯

  • @Mohamed_Vlogs7
    @Mohamed_Vlogs7 Рік тому +2

    mshallah hit song qalinle jr soo badi

  • @raaqiyamohamedgeele3321
    @raaqiyamohamedgeele3321 Рік тому +1

    Waaa Qalinle 😍

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +11

    Legendary always legendary keeps goings qalinle best voice 💯💪

  • @rodrig2928
    @rodrig2928 Рік тому

    kar kar waye ala inte sugayay❤❤waqal🔥

  • @qaalimire3740
    @qaalimire3740 Рік тому +2

    Axssn cod ilah haku dhowro bowe

  • @abdirahinabdi3355
    @abdirahinabdi3355 Рік тому +4

    Lyrics..
    Umaleyaay mantaanta nafteda
    U macmiilay dareen igu miirsan
    U macneeye jaceylka mucdiisa
    Una muuje inaana ka maarmin
    Ku mabsuudey u qaaday qudheda
    Ku macsuumay wadnaha idhi maamul
    Ku milgeeyay midhaa hibadeyda
    Kuna miisay ku miisay amaanta
    Kuna miisay amaan magaceda
    La midoobay macaan badan teyda
    Inta mira kalgaceyl tiri muudso
    Mar xabeysay naftii milgo siisay
    Malabeeya dareenkan macsuuntay
    #2
    Imaquuni jaceylku imaamul
    Imarsiiyay jidkii mahuraanka
    Igu maaxay intuu ima quurshay
    Iiga muuqay habeen iyo maalin
    Ka dhex miiray maqluuqa ka doortay
    Ka mam nuucay in ay murugooto
    Kaga maarmay marley idilkooda
    Kana maagay ka maagay ka maagay
    Kana maagay inaan ka maqnaado
    La midoobay macaan badan teyda
    Inta mira kalgaceyl tiri muudso
    Mar xabeysay naftii milgo siisay
    Malabeeya dareenkan macsuuntay

  • @najmoabdirahman4133
    @najmoabdirahman4133 Рік тому +2

    Another level keep going ❤️👏

  • @lilzack2594
    @lilzack2594 Рік тому

    Waqal Onth3 Fire 🔥🔥🐐🚨

  • @sulekha521
    @sulekha521 Рік тому +1

    Another level 💯 👌 ziciiD

  • @najiipkaape
    @najiipkaape Рік тому +1

    malabeeyaa dareenka macsuunteyyy❤

  • @zaacid1
    @zaacid1 Рік тому +2

    Sicid qalinle iyo waqal ka duula
    What beuty song

  • @saarabintumustafaa3415
    @saarabintumustafaa3415 Місяць тому

    Umaleeyay mataanka naftayda
    Umacbiilay jacayl igu kaysañ❤❤❤

  • @ugbaadqalanjo1329
    @ugbaadqalanjo1329 Рік тому

    Best song in the year magical ugbaad hees usooqaad plz

  • @moohacaademoohacade7119
    @moohacaademoohacade7119 Рік тому +2

    Wax kale

  • @eeshcalaainan1521
    @eeshcalaainan1521 Рік тому +2

    I love raga codka deep voice ka leeh😚

  • @lsenwye8350
    @lsenwye8350 Рік тому +1

    Lamidobay mcn badanteyda mash allah fanaan saciid qalinle 🥰🥰🥰

  • @abdirahmaniid8299
    @abdirahmaniid8299 Рік тому

    Best fanaan and yutubar waqal keep going brother ❤

  • @loveumom2523
    @loveumom2523 Рік тому +1

    Ka dhex miidhay
    Makhluqa ka dortay❤
    11/12/2022 iyo nairobi🥰

  • @hafzamohamed8220
    @hafzamohamed8220 Рік тому

    Weee Liibaaxi fanka sanadkan siciid qalinle🦁♥️🙏

  • @ibraahimdhicir8100
    @ibraahimdhicir8100 Рік тому +1

    Best song 👌💯
    In mudo ah baan sugayay 💖

  • @Casaanyo1
    @Casaanyo1 Рік тому +1

    Jah. Best song mothe December siciid qalilin le legend

  • @caqli_same8270
    @caqli_same8270 Рік тому +1

    Laxanka siciid qalinle 🥰 wax kale

  • @cnasircaarka5889
    @cnasircaarka5889 Рік тому +1

    LEGEND SICIID QALINLE HORE USOCO BRO

  • @maxamedxamuud811
    @maxamedxamuud811 Рік тому

    Waqal hesta, keep lasoragten, good luck

  • @susanbashir6184
    @susanbashir6184 9 місяців тому

    iga muuqay habeen io maaLin🥺❤️

  • @jamaabdulahi318
    @jamaabdulahi318 Рік тому +1

    Waqal studio ♥ salan sare from kismayo

  • @rahmaahmed8779
    @rahmaahmed8779 Рік тому +1

    Abwaan cali haybe
    Siciid qalinle
    ❤🙏🙏🙏

  • @muxubaaxmed4562
    @muxubaaxmed4562 Рік тому +1

    Said qalinle ❤❤ best song

  • @kingapdalla3941
    @kingapdalla3941 Рік тому +2

    Maleebaya another level music best

  • @sammy43227
    @sammy43227 Рік тому +11

    Can't get enough of this song!

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 10 місяців тому +2

      😮😮😂😂😅🎉🎉🎉😅🎉🎉😅🎉😢😢😮

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 10 місяців тому +2

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @cdirixmaankhaalid5595
    @cdirixmaankhaalid5595 Рік тому

    Malabeey Qalinle uyo waqal wa mucjisa🙏

  • @yasminhassan5651
    @yasminhassan5651 Рік тому

    Waqal studio ninka fanka nugu hayo 💪❤️❤️

  • @ubaxcumar6585
    @ubaxcumar6585 Рік тому

    Siciid qalinle keep going 🥰❤

  • @hanushnuur6504
    @hanushnuur6504 Рік тому

    Ayyy saan u sugayay❤️🥺

  • @sharmaarkemuxumed8829
    @sharmaarkemuxumed8829 Рік тому

    Woow sicid qalinle fanaan kan tageero

  • @saddamhussein9347
    @saddamhussein9347 Рік тому

    Layaab Layaab 🔥🔥🔥