Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Hasan Aadan Samatar Haad ba Haad kici Lyrics YouTube

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 111

  • @aminjamal2758
    @aminjamal2758 3 роки тому +7

    Legend mahadsanid. Markaaseey ku leeyihiin fanku waa danbi. Fanku waa aasaaska bulsho. Hadii la waayo waa isir beel. Samatar waa halyeey.

  • @GorGor2023
    @GorGor2023 3 роки тому +4

    Cabdisalaam Siciid Xasan 《 Jimmy 》ilaa hada qof keenay lama hayo muusiga uu tumay Jimmy wa Another Level
    Jimmy wuxu ahaa mar la arag
    Muusiga uu tumay ilaa hada quluub teena kama pixin ee ninkaas zhucaac puu noo tumay waxaas muusig lama oran karo 🤣🤣🤣🤣🤣
    1997 puu muusiga noocaan ah uu tumaya,
    Muusig noocee ah ayuu tumi lahaa hada 2021 ???
    Jimmy muusiga wan ku ixtiraamaa cimri dheer iyo caafimaad pan ilaahay kaaga paryay aapo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏💖💖💖💖💖💖💖

  • @eng.mohamedabdi7560
    @eng.mohamedabdi7560 4 роки тому +5

    Shucaacaan
    Hiigsanayeey
    Maadaa I hortaagnaa👉

  • @asiaosman8376
    @asiaosman8376 5 років тому +9

    Maxan uxizey heesta
    Haadba haadkici haybadadu noqtaye ,hodanbaadka tahay qurux❤

  • @jamajama7292
    @jamajama7292 4 роки тому +8

    Hassan Adam Samater True Legand

  • @fatuuxmustafehassanhassan3540
    @fatuuxmustafehassanhassan3540 5 років тому +10

    Heestan waxa dhagaysan jiray 2000 anoo 12 jira ilaa hada dhagaysanaya 2019

    • @Mr.xbox1
      @Mr.xbox1 4 роки тому

      Fadxiya Hassan runbaa kashegtay da dada haye

  • @user-nu4zu1kz6p
    @user-nu4zu1kz6p 5 років тому +23

    Hodanbaad ka tahay qurux
    Hamana waa tan igu laran
    Helistana nasiibkay
    Xasan adan fanan fnan dhafy yaila dhagesanyo 19/3/2019

  • @dabiyobiyo9880
    @dabiyobiyo9880 9 місяців тому +1

    Haadba haad kici heybaadu noqotaye hodan baad ka tahay Qurux
    Intaas waxaan 5 Sano ka hor mrkii aan heestan baranayay u hibeyn jiray gabadh aanu isku school iyo fasal aheyn E la Oran jiray Nimco ilaaa hada wali Ma hayo qof ka Qurux badan marki Qurux gabadh igu so dhacdo iyadaan Kow so xusuusta wlhi Quruxdaada allah kugu dhowro Sister ❤Koley 10 Sano is Naqaana wax ka Qurux badan wali ma.arag e 😂 Mashalah Intaano hadal ah heestan baa iga keentay waqtigii aan bartay heestaaN Jawiga sida aan idin sheegay buu ahaa 😅😅😅

  • @shikh-saalax-macalin
    @shikh-saalax-macalin 5 років тому +32

    Yaa ila daawanayo 2019 like isaar hadaa wax jiro tahay

  • @siyaadshire5154
    @siyaadshire5154 2 роки тому +2

    The ONE Always Alxamdulillah ♥!!.

  • @ceydiidxasan9108
    @ceydiidxasan9108 7 років тому +15

    HASSAN ADAN SAMATAR
    TRUE LEGEND

  • @jamajama7292
    @jamajama7292 4 роки тому

    Waaaaw hees macaan Legend Xasan Adan Samater Ilaahay Ha ku xafido

  • @siyaadshire5154
    @siyaadshire5154 2 роки тому +4

    The best to Knowledge people Once Again Always Alxamdulillah 💯 ❤!!

  • @abdirashiidadam9912
    @abdirashiidadam9912 3 роки тому

    Dayaxo kso baxay higiisa wlhi wn ka hely 7/6/2021 wan mirqanaya wxn ahy reer Hargeisa hapen xusus mudan cirka marayaaa waaaa 3 hapenimo

  • @abdiomarjabhad8145
    @abdiomarjabhad8145 4 роки тому +3

    Heestan caadi mahan👌

  • @amiirkaofficial4826
    @amiirkaofficial4826 4 роки тому +1

    2008 qof dhegeysanayay lama hayo war anigu like idinka tugimaye waa wakhtigaa duubanjirey 😘

  • @abdirahmanmaano6165
    @abdirahmanmaano6165 7 років тому +7

    True legend Hassan yare 😂🤣❤️

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 Рік тому +1

    Haadba haad kici 😘🤩

  • @user-tp6fo2cz8u
    @user-tp6fo2cz8u 4 місяці тому

    Hada ba dhaqesanaa kawrn

  • @keynanfan7012
    @keynanfan7012 6 років тому +7

    I love xasan aadan samatar

  • @hassankheir9239
    @hassankheir9239 5 років тому +6

    Rag Waa Ragii Hore Hadalna Waa intuu Yidhi

  • @abadirchanal1932
    @abadirchanal1932 5 років тому +2

    Heestan waxan dhagaysan jirat 2002ano waxan jira14sano oo wiil yaro curdin ah

  • @siyaadshire5154
    @siyaadshire5154 2 роки тому +1

    Always Alxamdulillah ♥.

  • @fardowsofankafarjanno1838
    @fardowsofankafarjanno1838 5 років тому +7

    love you xasan aden samter

  • @cabdirisaaqmaxamed4650
    @cabdirisaaqmaxamed4650 7 років тому +13

    Ereyadii xasan xaaji c.lahi xasan ganey.waabari hargeysa.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 роки тому +2

    29.9.2019.we.love.you.somali.oo.dhan.ayaa.ku.jecel.nolow.

  • @mohamedfarah7325
    @mohamedfarah7325 5 років тому +1

    Musigaan qiimaha leh haddi Abdisalam Jimmy Ii timi lahaa fanka waan geli lahaa

  • @abiqayte4806
    @abiqayte4806 4 роки тому +1

    Anigu xaga codka xazan aadan zinLaHa ax Yaa FaNaaN xassaN aadaN

  • @shiineahmed8441
    @shiineahmed8441 Рік тому

    Had iyo jeer alxamdulilaah

  • @user-tp6fo2cz8u
    @user-tp6fo2cz8u 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤

  • @hamdiabdulkadir6046
    @hamdiabdulkadir6046 7 місяців тому

    Haad ba Haad kici noqotaye Hodan bad ka tahay Qurux

  • @umuanas413
    @umuanas413 4 роки тому

    Wlhi xasuuz macalinkaga iskuulkaa ii qaadi jiray Marko cadey xiiso

  • @axmedmaxamuud3175
    @axmedmaxamuud3175 7 років тому +4

    halaciyo muqay indhuhu waxay u haysteen
    dayaxoo hogiisii
    ka soo baxay
    hal baarkeed
    shucaacoo higsanyey
    ma aday I hortagna
    hiygana udgonkan
    haqalka u la sara kacay
    ay moday himiladu
    gor himse hisme ah
    hawd iyo ka yimid
    bari misna aduu aha

    • @nickal2018
      @nickal2018 3 роки тому

      Goray hiimsa hiimsaha hawd iyo ka yimi bari isna ma adiguu ahaa, yacni quruxda gabadha ayu ku tilmaamayaa goray haldhaa 👍 sidaas ayu macnuhu u dhacayaa sxb, waa rayigayga

    • @ahmedyaredhanaane7383
      @ahmedyaredhanaane7383 2 місяці тому

      Goray maahan ee waa foore hiimse hiimsaa eraygu waa foore nuuc ka mid ah roobka ​@@nickal2018

  • @user-tp6fo2cz8u
    @user-tp6fo2cz8u 4 місяці тому

    😊😊😊😊😊

  • @siyaadshire4069
    @siyaadshire4069 Рік тому

    Have wa kaa Maasha Allah Always Alxamdulillah the ONE Knowledge people!!!!^*)]

  • @siyaadshire4069
    @siyaadshire4069 Рік тому

    Siyaad Shire ^*!!

  • @siyaadshire5154
    @siyaadshire5154 2 роки тому +2

    The best Always Alxamdulillah ♥.

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 3 роки тому

    Yes sir Always Alxamdulillah.

  • @maxamuudcabdiraxmaan75033
    @maxamuudcabdiraxmaan75033 Рік тому +1

    :"HAADBA HAAD KICI ;**
    SAMATAR

  • @abdirsaqnasir7037
    @abdirsaqnasir7037 Рік тому

    Xasan adaan s tar libaax

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 6 місяців тому

    Hessanow eedan

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 3 роки тому

    Siyaad cali Shire/We Always See you Always.

  • @DJ-nx9ok
    @DJ-nx9ok 4 роки тому

    Heesta iyo muuqaalka is ma lahan. Ciyaarta nsga dhaafa..

  • @abshircali7042
    @abshircali7042 10 місяців тому

    Xasn samt

  • @wiilsomalidhaladah9760
    @wiilsomalidhaladah9760 5 років тому +5

    Somalida wadan shisheeye marke joogan nafta ayaa lagu amini karaa markee wadanka imadaan naftaada ayee kugu soo wee raraaayaan maxa dhacay

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 2 роки тому +1

    Haadba haad kici📻

  • @siyaadshire5154
    @siyaadshire5154 2 роки тому

    Knowledge people Always Alxamdulillah 💯 @'.

  • @HIDDAHAOFFICIAL4220
    @HIDDAHAOFFICIAL4220 7 років тому +1

    erayaddi xasan ganey
    iyo codkii halansga xasan aadan

    • @mohayarisow6781
      @mohayarisow6781 7 років тому

      Zakariye Abdilahi waxan ku maqlay abwaan huuryo inuleyahaya

    • @HIDDAHAOFFICIAL4220
      @HIDDAHAOFFICIAL4220 7 років тому +2

      Moha Yarisow walal waxaad ka fiirsan kartaa waraysi uu bixiyay abwaan xasan ganey isaga heesta iska leh

    • @omarahmedhussain5597
      @omarahmedhussain5597 Рік тому

      Cabdi qeys. Ayaa le. Sxb

  • @axmedmawliid2386
    @axmedmawliid2386 Рік тому

    Markii filimad India ah lacagta lagu dawaan jiray ayaa heestan oo cusub la galin jiray ku sii suga filimka ila 2000

  • @fatumoabdi3883
    @fatumoabdi3883 4 роки тому

    Waxaan dawana 7-3-2020

  • @MohamedAli-mx8ci
    @MohamedAli-mx8ci 6 років тому +3

    Heesta waxaa ii maceeyey musiga oo uu tumayo abdirisalaan jimmy.

  • @iiddaroor9426
    @iiddaroor9426 5 років тому +1

    Waala isku dulcodeeyay markan maymaygii ayuu qaadayaa lkn haadba haadkici waala dulsaaray

  • @jiijalove2996
    @jiijalove2996 5 років тому

    Haaadba had kici heybad bad u noqotee hodan baaad ka tahay qurux walee hees io badh

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 3 роки тому

    Legend samatar

  • @ramlamohamed263
    @ramlamohamed263 6 років тому +1

    Afka alle kuma gooyo hassan noolow

  • @mohammedwarsame9530
    @mohammedwarsame9530 8 років тому +2

    wow

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 3 роки тому

    Always ♥ Knowledge Good to go

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 3 роки тому

    We Always the ONE OK

  • @abdiguyoali6972
    @abdiguyoali6972 7 років тому +5

    waxan hes weyba katagtaye

  • @saharamuse1965
    @saharamuse1965 5 років тому +1

    Heestan waxa isks leh cadar axmed kahin fanan qaran nolow waxa u tiriyey xasan qani wilasheda abahod

  • @sakifaax9936
    @sakifaax9936 7 років тому +2

    Samatar nin adag igadheh

  • @ismahanhassan9889
    @ismahanhassan9889 4 роки тому

    Fanan kan ha ka ahdo ama ha ka dhinto

  • @mambuuqzoria29
    @mambuuqzoria29 Рік тому

    Meeshaan waa halkeeh sxbyaal?

  • @ismaanindhacade6278
    @ismaanindhacade6278 5 років тому

    Masha allah erayada waxa leh hadraawi

  • @abdikafimohamed8710
    @abdikafimohamed8710 6 років тому

    HADKA HAD KICI
    HAYBADADU NOQOTAYE
    MA HODAN BAD KATAHAY
    QURUX

  • @mofarah5689
    @mofarah5689 6 років тому

    CIYAALKA MACHINTA CODKA KUQURXIYO.MEESHAAN ARKA LIVE AYAA LOO QADA NO MACHINE. ADEER SAMATAR NOOLOW.

  • @siyaadshire5154
    @siyaadshire5154 2 роки тому

    .the best 👌 💓 💖 the ONE 🔑 ❤.

  • @siyaadshire5154
    @siyaadshire5154 2 роки тому

    Yes sir Always Alxamdulillah My Nigga/*+^!!.

  • @sharifadan5683
    @sharifadan5683 5 років тому +1

    Boqorki music

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 роки тому

    Magnifico

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 3 роки тому

    We Always Work Hard.

  • @khalitabdi4443
    @khalitabdi4443 4 роки тому

    2020 👆

  • @hassankheir9239
    @hassankheir9239 5 років тому

    Hadba had kici heybadaada noqotay hodan baad ka tahay qurux hamana waa tan kugu raraan

  • @calibabacali3441
    @calibabacali3441 7 років тому +1

    24.8.2017

  • @abshirabokor1277
    @abshirabokor1277 4 роки тому

    abshir

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 5 років тому +1

    Heesta noocan ah nin aan reer waqooyi ahi ma allifi karo run weeye

    • @nuurhubane
      @nuurhubane 7 місяців тому

      Lkn nin aan re konfur aheen ma qaadi karo😂

  • @anwaarawmuxumed2077
    @anwaarawmuxumed2077 5 років тому

    Odaylaftii

  • @waayajoog4092
    @waayajoog4092 4 роки тому

    Update 27/9/2019

  • @mohamedaliaflaw1446
    @mohamedaliaflaw1446 7 років тому +1

    halalacdiyo muuqii indhu way u

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 9 днів тому

    viking*❤£(wcb)2 bullring-3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.