2003 Switzerland 🇨🇭 Luzerne My exa Wife Layla Mohamed Cali gaaabay aaan ku soo xasuustaaa ❤️ Wax la sheegi karo maaaha waxii iga Qaatay Layla Mohamed Cali Gaaabey 👋. Lkn ilaaa wali music 🎵 taaa tumay It's the sweetest music I've heard in my life
Waa heesti ay fanaantu ugu xareysnaayeen Indian ocean hotel ee muqdisho 3 bilood waxaa loo sameeyey xaaska cabdi xoosh kibray oo magaceeda la yoraahdo xayaad waa gabar warsan geli ah oo uu jeclaa markaas wuuna guursaday heesaha kale ee loo sameeyey waxaa ka mid ahaa kaa deyran ceeboo
Waxaas baa fanaan lagaa dhahaa hg waa dadka somali ugu codka mcn wlhi frm burco
😂😂❤ mahadsanid saxib
indr xasan wa iilay ,wuxu kaso jeeda Mam lka kunfur galbeed, waqtigi siyaad bu si ay rer kunfurko ubartaan. Af somaliga (siba lahjada ay kuhadlaan samaroonka iyo isaaqa iyo daroodko,am inta lahjada iso dhow,oo okuqorey siyaad qoraalka somaliga) ayo osorarey fananinta konfireed waqooygina ,fananintenana konfur geyey, sidasey fanka kunfurto kubaratey
2003 Switzerland 🇨🇭 Luzerne My exa Wife Layla Mohamed Cali gaaabay aaan ku soo xasuustaaa ❤️ Wax la sheegi karo maaaha waxii iga Qaatay Layla Mohamed Cali Gaaabey 👋.
Lkn ilaaa wali music 🎵 taaa tumay
It's the sweetest music I've heard in my life
Markii ugu horeysay waxaan heestan ka dhegeysatey cajalad rikoodgeed 2004 tii anoo jooga tuulo hoos timaada gobolka together legend xasan
2001 2002 raadiye kadhegensa jiray tuulo kutaal Shebelladda Dhexe oo layira celbaraf kama xiiso dhigo 16:20 6 12 2022 waxaa kudhegsana wadanka sudan 🇸🇩 ♥
celbaraf tulo mise degmo
Ceel baraf👀 xiligaas aad sheegeysid Heesaha samatar iyo cabduqaadir sanka ayaa ugu shidnaay wey iskaso Daba dhacaayeen
Ani heestan hada igu horeso maqlo 22jir 😂waxpa Kala ogeen ahay malmahan ku hestan
Tani hees way dhaaftay. Waa heeso. Fanaanka fanaaniinta
Murti ayaa kabuuxda oo cilmi badan ayaa laga fahmi karaa. Watching 2024 from Galkacyo galmudug
Xasan Adan Samatar 🔥 🥵 🥞 ♨️ Best musician ever
Xasuus 2024ka ah baa ka haystaa qof aankala hadhnay baa ii qaadi jiray 😢
Weli 2024 waa lagu jiraaa inaad isku soo noqotaan idin rajeynaaa
❤
Waxa aan dhegaysan jiraya 2001
Hinkoodho.iyo canjlda man aqoono waxa mobil la.yidhaaho iyo youtba toona wllhay
YAA salaam Heesta xayaad waxay ka mid tahay heesaha ugu mcn Heesaha Hassan.
Uma dhiganin caashaqa inaa sowdhaweyee xayaat dhibatada adiga igu dhaliyee 🥰
Maba leh Samatar hees liidata. The best artist of all time 🎧🙏💙
@@diirieabdullahi5702
Has thanks saaxiib sare🙏
Samatar heesihiisu waaba top level
Aad iyo Aad.@@nuurhubane
Heestn 2004 arky abtigy aroskisa london
19/8/2024
Haben slasa 9:56 xasuus mudan😊
Quruxdiisa geel dhaly
Waxa sidaaa loogu calaacalayo ma sahlana, liis is not easy
Wow😊❤
Anig oo yar bn maqali jiry wlhi 2004 kii
A legend and a nice lovely dong ❤❤❤❤
Dhuntan ku mari lahaaa😢
I remember this song in Toronto 1998 studio sheego band
Runley😂
marki la duubayey wan joogay may 1998 studiogii sheego band iyo cabdisalaam jimmy Toronto Canada bu digna markaas
@@saabiryareyare7277Wardheer 1998 iyo Dejiya 2000 iyo beledweyn 2001
@@mapleleafhitman1796 Allah Cimriga hakuu dheereyo
Millennium 2000 iyo sanadadi 90ki iyo wayahoda 24 Sanofi 2024🎉
Abaar qabatey jiilaal miyaa mise abaar dhabatey haleyga jaa hil bixiyo qeybta danbo
Ereyadii cabdi qays ...isaaq isaaq dhalay ...allha cmiriga ha u dheereyo ❤
Waw🔥 2024🎶
Heestan xasuus 2006🥹🇸🇴❤️
«Dhexdu taako iyo labo hadii laysku dhaarsado mala dhaafi karayaa»💯
Hunguri dhubuq 🤝
Listening 🎧 till now! Amazing
Ninka heestaan laxanka saaray wlhi blhi thi caadi ma aheyne tolow isaga miyaa Samatar miyaa mise nin kale ayaa laxameeyay ???
Saciid xarawo saaray
Eryayada waa cabdi qays heestan waxaa laqaaday 1986 kii waxaa loo tiriyay. Xayaad oo I guursaday cabdi xoosh oo maalqabeen ahaaa allaha unaxariistee
Cabdi xoosh wuxuu qabay xaas wayn oo caruur badan udhashay heestan ayay kamasayrtay
Cabdi qays ayay utagtay. Waxaa tidhi xeesta aad minyaradayda uqaaday Ayaan kaseexan waayay ee anigana heeskale iitiri
Wuxuu utiriyay hees tan kadaran oo ladhaho quruxdii afikaaay
Wad ku mahadsnthy sidad noogu faaidysy eryada abwaanka sameyey is waydinyey iyo qisada heesta ood noo shegty @@MOHAMEDOMAR-rl2py
my bolt drivers playlist got me here
Inta hestaan usoo shaqtagtey wan udinsalamay😂
Anoo yar ayaan heestan maqli jiray
Saman Ahmed
Nice song and our legend xasan we love you 💜💜💜💭
Superb, timeless
Cajiib Sawiro heestaan iyo dhool aad jecleed isla markaana meel dhirtu doog tahay xareeduna warantahay timaheeduna tidcanyahiin cajiib lama suureeyn karo
humaaag cajiba weeye❤
Timaha tidcan 😂
@@rahmabashir439 xasuus yaah
Amazing song 2023
Amazing melody!
Waxaan dhagaysan jiray 206dii tikoko iyo WhatsApp yuutuuna m aqoon 😂😂
LGND xsn Adn Şamlar
❤❤❤❤
Hot song🎵
Tobay 19 11 2024
I am in Kenya
Hagag❤
Mashaallah
Jacelkoda dhumiyo
100%❤❤❤❤
Best song wlh
2024🎻🥁🗣
The best song
Dhuuntaan kumarilahaa
Erayadii yuusuf jafaal muusigii goobe
Abwaan xassan gabay Weeyan sis
erayada cabdi qeys waye
Hayat was eedor
Xayaday adiga igu dhaliyay cashaqa 🤣🤣🤣🤣
Moryanta cayr iyo hada tahey hunguri sacad sugban ku marinla 😂
Nagama adan xishon waryaa Ina darood😂
@@l-me335 hhhhhhhhhh
lagend always lagend
Ina caadi maa han
The best song 03/06/2024
Lafoole
Ereyada heesta yaa iska leh qofkii garanaya ila wadaago ???
ereyada xasan genay.
laxanka garanmaayo
music: waa goobe
Cabdi qays
Waa heesti ay fanaantu ugu xareysnaayeen Indian ocean hotel ee muqdisho 3 bilood waxaa loo sameeyey xaaska cabdi xoosh kibray oo magaceeda la yoraahdo xayaad waa gabar warsan geli ah oo uu jeclaa markaas wuuna guursaday heesaha kale ee loo sameeyey waxaa ka mid ahaa kaa deyran ceeboo
erayada cabdi qeys aya leh
balkawaram siduu uqaday
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dunida oo hayaan taybay dib unoqden dalkooda oo bur buray dagaalamaan ax ax waasida aan maanta nahay
Dh
P000000000000000000p
Anoo yar ayaan heestan maqli jiray