XASAN AADAN SAMATAR HEESTII SIDIRIGAM LYRICS

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 210

  • @jabiibocali7336
    @jabiibocali7336 2 роки тому +10

    alle naxariisti janno haka waraabiyo abwaankeeni
    wayna jacayl yahanki hobolada waaberi iyo soomali o dhan maxamed cali kaariye

  • @jabaqsheegmedia9948
    @jabaqsheegmedia9948 Рік тому +6

    Xasan greet oo laxanka saaray maanta ayuu ku geeriyooday magalada muqdisho allah u naxaristo
    Xasan aadan cimri iyo caafimaad

  • @hamseibrahim4302
    @hamseibrahim4302 3 роки тому +108

    Heesaha xasan Aaden waa number one heestani inata iguraacsan farta taag sxbayaal mahadsanidin

  • @cubeydmacalinfardax5526
    @cubeydmacalinfardax5526 3 роки тому +79

    Erayadii dhaqtarkii jacaylka Maxamed Cali kaariye laxanku waa Siciid Harawo codka shimbiraha istaajinaayana waa Xasan Baashi, keydka SUUGAANTII Soomaliyeed waxay soogashay 1975 bishii Augusto 23deedii! Fan waakii hore.

  • @deeqayurup5495
    @deeqayurup5495 3 роки тому +66

    Cidii ila daawanaysa 2021like saar

  • @muhanadahmed7341
    @muhanadahmed7341 2 місяці тому +2

    2007 ba aniga burcaad badeed ah markab canada ah haysta ba Heesta dhagaysan jiray Waaqtigu wa hilaac orodaayaa

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 6 місяців тому +1

    Cashaqa ma idin galay laba gacal ahayow ❤

  • @ridwaann3762
    @ridwaann3762 2 роки тому +11

    Heestan iyo cajalad heeso wada Xasan Aadan ah, waxaa gurigeena la keenay Hargeysa 1983. Mar kasta oo guriga kaligay la iiga tago intaan shido ayaan kaligay daarada ka qaadi jiray heesta sidaan ahay Xasan Aadan laftiisa. Beri samaad waa badnaa!

    • @blueetoile5518
      @blueetoile5518 Рік тому +1

      Cimriga & caafimadka allah ku barakeeyo.

    • @aawad1260
      @aawad1260 8 днів тому

      Waa heesihii aan waqtiga isku dhaafin jirrey Sebenkii Ololaha Barashada Qorista Af-Somaliga aan ku jirrey ee 1974kii

  • @apdirazakalta7090
    @apdirazakalta7090 2 роки тому +17

    Cashaq ma idin galay labo gacal ahayo 🥲 kala goyay wayuhu gar gar ma u taraysa ma isku gen kareysaa 🥺walhi inta ba i sameysay oo i xasusisy xusustaydi hore

  • @ayaaniitappemuxidiin9565
    @ayaaniitappemuxidiin9565 11 місяців тому +1

    Abwaankiii weenaaa alaha unaxariisto maxamed cali kaariye ayaaa curiyay heeskaan

  • @cabdulaahifarxaan3618
    @cabdulaahifarxaan3618 2 роки тому +26

    Cidii ila dawaneyso 2022😅😅

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Рік тому +11

    Qoraalka ✍️ Heesta (Lyrics)
    Goodkiyo Abeeskoow 🐉🐍
    Gucumaale Aaroow🦁
    Wiyishaa Gadooddee🦏
    Geeska Rayska Galisaay
    Gerigiyo Haldhaagoow
    Galowgiyo Shinbirahoow
    Garasho Seed U Leedihiin
    Caashaq Ma idin Galay Wali
    Labo Gacal Ahaayoo
    Kala Gooyeen Waayuhu
    Gargaar Ma U Taraysaan?
    Ma isu Geyn Karaysaan?
    Galaan-Goolleey
    Gef Bay Baratee Siddiri Gam
    Hadday Gabadh Tahay
    Anaa geeyee Siddirigam
    Haddii Aan go'doomoo
    Gaari Waayay Taan Rabay
    Gar Bay Noqotay Caashaqa
    Inaan Dabo Gurguurtee
    Xagga Gebi Xagguna Gebi
    Gudcur Daaha Soo Rogay
    Gaashaan-Qaad Habaabiyo
    Gulufoow Dhul Kuu Siman
    Gurmadkaygu Weeyee
    Geedahaan Ka Baqayaa
    Goormaan Socdaa
    Xaggeen Gaari Karayaa?
    Galaan-goolleey
    Gef bay baratee siddiri gam
    Hadday gabadh tahay
    Anaa gaya ee siddiri gam
    Erayada: AUN Maxamed Cali kaariye
    Laxanka: AUN Xasan Sabriye Afrax
    Kabanka: AUN Daa’uud Cali Masxaf
    Luuqda: Hassan Aadan Samatar

  • @ahmedabshirsaid5708
    @ahmedabshirsaid5708 Рік тому +2

    Galaan Gooleey
    Gaf Bay Baratee Sidirigam
    Hadry Gabar tahay
    Anaa Geeyee Sidirigam 👏

  • @mofarah2420
    @mofarah2420 3 роки тому +10

    Gami maayo ruuxii
    Goob aboodi seexdee

  • @suleimanahmed5366
    @suleimanahmed5366 10 місяців тому +3

    Hadii aan go'moodoo , gaari waayay taan rabay .
    Gar bey noqotay caashaqa Inaa daba gur-guurtee .!!!

  • @abdiazizaydarus1641
    @abdiazizaydarus1641 8 місяців тому +2

    yaa ila dhagysanaya 2024

  • @Cawil.Gaashaan
    @Cawil.Gaashaan 11 місяців тому

    Ereyadii awoowe Maxammad Cali Kaariye Alle u naxariisteee❤

  • @ayaaniitappemuxidiin9565
    @ayaaniitappemuxidiin9565 10 місяців тому

    ❤❤❤❤❤Mirihiii abwaankiiweyna rabi ha unaxariisto aamin maxamed cali kaariye❤❤❤❤❤❤😂

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 2 роки тому +5

    Ninba waa halkiiseee caawa ma anigay heestu iga hadlaysaa

  • @cabdirisaaqmaxumed3838
    @cabdirisaaqmaxumed3838 2 роки тому +4

    Waa fanaan fanaan aaan agaarin

  • @j.m0handaj.m0handa89
    @j.m0handaj.m0handa89 2 роки тому +5

    Hasahan Wlahi Kuweena Hada jiro Wey ka micno bdan yihiin.balse Ani Ereyo Bdan oo nan Fahmeenin aa ka buuxan

    • @ridwaann3762
      @ridwaann3762 2 роки тому

      Adigu ma af soomaaoi baad ku hadashaa? Ani , ani waadigan lahe.

  • @zak_Ninweyn
    @zak_Ninweyn 2 роки тому +6

    Sidirgam hees cajiib ah weeye
    safar Dhan bay keligeed noo daarnayd 2017 subaxkasto ayado shidan bn indhaha kala qaadi jiray🥰

  • @wizmoha1391
    @wizmoha1391 2 роки тому +8

    Galaan gooley gafee baratee sidiri gam hadee gabar tahay ana geeye sidiri gam halaas ugu jeclahay heesta 💔💔💔👈

  • @abdirahmanmo12
    @abdirahmanmo12 4 місяці тому +2

    legendi xasan aadin samatar

  • @muhammadhassan-vp1hl
    @muhammadhassan-vp1hl 4 роки тому +8

    Wallee Somali sax ma aqaano anoo ku dhashay oo kusoo bar baaray somalia hadane ereyo badanoo heestaan ku jiro magaranaayo

    • @barkhadhusseinmohamed8677
      @barkhadhusseinmohamed8677 3 роки тому +1

      Dadkii afka lahaabaa heesahan oo kala fahmaya wllky

    • @muhammadhassan-vp1hl
      @muhammadhassan-vp1hl 3 роки тому

      @@barkhadhusseinmohamed8677 macaanil kalimaat aan u baahanahay wallee hhhhh

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 3 роки тому

      @@barkhadhusseinmohamed8677 afka dadka lihi waa kuwee?

    • @ridwaann3762
      @ridwaann3762 2 роки тому

      Af soomaliga waan ku hadlaa macnaheeda maaha waan aqaanaa..

  • @AhmedIbrahim-lk6mb
    @AhmedIbrahim-lk6mb 3 роки тому +11

    Legend,waxba laga maqabankara odigaan

  • @aishamohamed3708
    @aishamohamed3708 2 місяці тому

    Hees wa dhfty lxnka inaba cdi mha❤

  • @zakriammd
    @zakriammd 2 місяці тому

    Keep going

  • @abdirazaqsaid6332
    @abdirazaqsaid6332 2 роки тому +6

    Cashaq ma‘iidin galay wali laba gacal ahaayo …… 🎵🎵. Legendary songs 15/09/22

  • @abdimahfudgelle968
    @abdimahfudgelle968 2 роки тому +3

    Wan jecley heesta anigu ❤️❤️❤️

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan Рік тому +4

    زمن الاساطير مستحيل يتكرر ،،،، حفظك الله الاسطوره حسن اذم سمتر

  • @mohamudmohamedkaaffikaffic1184
    @mohamudmohamedkaaffikaffic1184 3 роки тому +5

    Waa ereyadii AUN Abwaan maxamad cali kaariye laxanka waxaa saaray hobalka xasan sabriye (great) codka dananaya waa Xasan aadan samatar (Xasan Baashi)!!

  • @SalmanOmar931
    @SalmanOmar931 7 днів тому

    Erayga sidirigam mxaa laga wadaa ?

  • @mustaphaabdimohamed909
    @mustaphaabdimohamed909 5 років тому +9

    abwaankii sameeyey heestan isheeg hadad garanayso qofki iga danbeeyoow

  • @AbdiQani6
    @AbdiQani6 Рік тому

    Maxad aheed lacagta ladhuda wadigadhamese deeidaa saxiib❤

  • @maxamedmahdi
    @maxamedmahdi 9 місяців тому +1

    Goodkiyo abeeskaw
    Gocomaale aarow
    Weyishaa gadoodee
    Geeska rayska galisaay,
    Garigiyo haldhaagaw.
    Galawgiyo shimbirahaw
    Garasho seed u leedihiin
    Caashaq ma idin galay wali
    Laba gacal ahaayow!
    Kala gooyay waayuhu gargaar maw taraysaan ma isku gayn karaysaan ?
    Galan goolay gafbay baratee sidirigam
    Haday gabadh tahay anaa geeye sidirigam

  • @abiissa4710
    @abiissa4710 Рік тому +1

    Heeskan waxa erayada lahaa M.C.kaariye (AUN) laxankana sidan maqlay Xasan Great, riwaayadii Guur ama Guurso.

    • @nuurhubane
      @nuurhubane 4 місяці тому

      Laxanku waa siciid xaraeo

  • @ahmeddheere-hx6tu
    @ahmeddheere-hx6tu Рік тому +3

    ERAYADA HEESTAN KUJITA GULUF
    GABADANO
    GAASHAN QAAD
    GAAFAHA
    ABOODI
    GAARI
    GAYAAN
    WAXA LAGA YABA IN ANY DAYARTU GARAN ERAYADA WAYO AFSOMALIGENII SUUGANTA KUDHISNAA WAA SII DABARGOAYAA XQIQDII

    • @Qallaaf
      @Qallaaf 7 місяців тому

      Waa runtaa ee inaad nuxurka ereyda raaciso ayaa qurux badnayd😊

  • @Santos-jr361
    @Santos-jr361 4 місяці тому +1

    25/6/2024 Tuesday ❤😊

  • @qasimabukar7488
    @qasimabukar7488 2 роки тому +4

    Ereyadii Maxamed Cali Kaariye. Laxankii Saciid Xarawo 1973 Muqdisho

  • @shuuriyecade1027
    @shuuriyecade1027 2 роки тому

    hadii an go,doomoo gaariwaaye taan rabay garbey noqotay caashaqa inan daba gurguurtee gaashaan qaad haabaabiyo gulufoow dhulkuu siman gurmadkeygu weeyee geedahaan ka baqayaaa goormaan socdaa hagee gaarikarayaa galangooley gefbey baratee sidiri gam hadey gabartahay anaa geeyee sidiri gam wlh abwaanka abwaanada
    AUN maxamad ali kaariye✍🎻💔❤🎧😎

  • @zakariyecollow6478
    @zakariyecollow6478 2 роки тому +6

    Still listening 2022/8/19
    Alle hawnaxristo hadraawi oo maanta lagu aasay hrgysa

  • @HuseinMahmoud
    @HuseinMahmoud Місяць тому

    Ereyadii maxamed cali kariye

  • @apdalleJama
    @apdalleJama 11 днів тому

    16th Octoper 2024
    Habeen khamiis 18:10
    Waxaan Xasuusta sanadii 2021 In aan aad u xiisaeynayey Heesta dhageysigeeda waxaan Jogay Bacaadweyn Anoo Dhiganayey Heerka 2aad ee Waxbarashad somaliyA
    Balse manta waxa Joga galkio wayaha adduun hadba waa Nooc waxan dhigta dugsiga sare Form 3
    Habeen Wacan haddaa 2024 Daawanasid

  • @Anasbdal
    @Anasbdal 5 місяців тому +1

    Legendry

  • @garaadyousuf4921
    @garaadyousuf4921 Рік тому +1

    31/5/2023 09:33Pm Hargeisa.
    Hapeen arbaca sii galbanayso khamiisna dhalanayso dhibico dhulka biyo dhigay iyo walipa dhugashada hees aad u qalli ah oo xasan adan leeyahay
    Waxaan aan ka xusi kara
    Inkastoo la gaado
    Laga gacan sareeyo
    Geesigu maliicee
    Gam’i maayo ruuxii
    Goob aboodi seexdee

  • @cabdiraxmanfarxan7031
    @cabdiraxmanfarxan7031 Рік тому

    Heestan 2011 anoo Geel lajooga baan Gabadh ladhaysan jiray xasuus🤔🤔

  • @mascuudyusuf410
    @mascuudyusuf410 Рік тому

    Alaha unaxristo kaariye heesihiisa oo dhan ayaa iska macaan

  • @hdhdgdgs374
    @hdhdgdgs374 Рік тому +1

    2223 Yaa ila daawanaya

  • @dktabbaimran2002
    @dktabbaimran2002 2 роки тому +5

    Very nice but funny enough I can't understand it's meaning just following it's beat and rhyme .Can someone explain for me.
    Mob love my Somalian brothers and sisters

  • @YarkacadYarkacad
    @YarkacadYarkacad Рік тому

    Wali waxn dawanaya 2023

  • @ahmeddheere-hx6tu
    @ahmeddheere-hx6tu Рік тому

    AABIHII JCAYLKA MAXAMED CALI KAARIYE LAXANKII SICIID IYO CODKI XASAN ADAN SAMATER WAA FANAANKA AN CODKIISA CIDNA LAGU KHALDI KARIN IYO WALIBA QAAB MASRAXEEDKA UU ILAY SIIYAY WAA FANAAN KOLY SOMALI ISKU RAACDY

  • @EXART-ux6vl
    @EXART-ux6vl Рік тому +2

    20/January /2023 / inta soo boqo doonto like saar mahadsanid ❤️😅🎧🎵🥁🎻✌️

  • @MaxamedQayr
    @MaxamedQayr 2 місяці тому

    In kasto la gaado laga gacan sareeyo💔

  • @jabaabiirtaofficial7884
    @jabaabiirtaofficial7884 2 місяці тому

    Caja’ib Hadii aan go’doomo
    Gaadhiwayay taan rabay
    Garbaynoqoy caashaqa
    Inaan daba gurguurtee
    Xagga gabi xagguna gabi
    Gudcur daaha soorogay

  • @XASANINDHACASE
    @XASANINDHACASE 5 днів тому

    xasan adan libaaxii codka

  • @SuhaybMustafe-jl9mw
    @SuhaybMustafe-jl9mw День тому

    Warka qad meesh 2:19

  • @AbdikarinCaato-murti5cc
    @AbdikarinCaato-murti5cc Рік тому

    Wonder if she still hear this song. May be the live after this we are debt to her Love. Who knows She would of been Hooyadii Kheyrka.

    • @ismailomar2004
      @ismailomar2004 Рік тому

      Heestu sida la moodo waxay ku socotaa Shankaron Axmed Sagal

  • @jannoomer7263
    @jannoomer7263 2 роки тому +1

    Garbay noqotay caashaqa inaan daba gurguurte🥺

  • @yaxyeabdirihiim3426
    @yaxyeabdirihiim3426 5 місяців тому +1

    may 4 2024

  • @sumayasaeed6885
    @sumayasaeed6885 Рік тому

    2023 ya ila dhageysanayo

  • @AxmedCade-r9u
    @AxmedCade-r9u 7 місяців тому

    inksto lagaado laga gacan sareeyo ma liico geesigi ma liice

  • @usamearwax2999
    @usamearwax2999 Рік тому

    Eryada maxamed cali kariye (Dhamac)
    A.U.N laxanka xasan sabriye gareat

  • @xareed1
    @xareed1 3 роки тому +4

    waa heestii uu qadaday xasan adan ee abwaanadu ku tuseen inaanu meesha is ka gaadhine la gaadhsiyay

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 4 місяці тому

    2024 yaaa ila daawanaaya 🎵🙏🫡

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 4 роки тому +4

    Hees xusuus mudan

  • @عشوايعشواي-ع4خ
    @عشوايعشواي-ع4خ 2 роки тому +1

    Heeestan beri ban ka xanaqi jiray Ana geeye sitirgam kkkk

  • @diinimohamedali4794
    @diinimohamedali4794 Рік тому

    Markaa rabo marqaankabinaa dhaqsi qabto heestaa ku naqnaqsado

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 2 роки тому

    ERYADII ABWAANKII WAYNAAA CABQARIGA AHAA MAXAMUUD CLLHI CIISE SINGUB

  • @ciiltire693
    @ciiltire693 5 років тому +9

    Heees iyo badh hassan baashi

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 2 роки тому +2

    Best song xasan Bashi

  • @muhsindarwiish2521
    @muhsindarwiish2521 3 роки тому +4

    top

  • @MohamedAhmed-ps2gd
    @MohamedAhmed-ps2gd 3 роки тому +2

    Heeestni xuusuuus by igu leedy

  • @sleepchannel5180
    @sleepchannel5180 3 роки тому +8

    Still listing 2021

  • @alnaimi4035
    @alnaimi4035 4 роки тому +2

    Aboodigu muxuu ahaa yaa igu dhaama ereygaa

    • @shuceybcabdigaaciye8150
      @shuceybcabdigaaciye8150 4 роки тому

      Aboodi waa shimbir ka ka mida ah Shimbiraha

    • @sayidahmedabdullahi5499
      @sayidahmedabdullahi5499 3 роки тому +2

      Al naimi Aboodi Waxa laga wadaa waa mas aad u halis badan ee maahan Shimbir sida shuceyb yiri

    • @xareed1
      @xareed1 3 роки тому +1

      Good waaa mas
      aboodi isna waa mas
      abeeso iyana wanooc kamida mas ka
      waana kuwa ugu daran masaska

    • @soomaaliwayn9356
      @soomaaliwayn9356 3 роки тому +2

      @@xareed1 aboodigu Haaduu ku jiraa walal, waa isagii Raage Ugaas lahaa Gabaygii Allayl Dumay
      (Aboodigu malalo garab haduu iin ku leeyahaye)

    • @bwkeenadiid6346
      @bwkeenadiid6346 3 роки тому +1

      Aboodi wa goob ka mid ah dhulka hadano ka duwan dhulka intisa kale wa meelo badana ciyalka iyo xolahaba wa laga ceshaa oo waxey la dhaha meshaa wa goob aboodi
      Taasaa afka somaliga lagu dhaha aboodi

  • @ahmedyare7393
    @ahmedyare7393 2 роки тому

    Balese markuu wadanka kusoo laabtat 2016kii ayey ahyd

  • @LiidaanCabdi
    @LiidaanCabdi 3 місяці тому

    ✍️👌

  • @abukarhassan2176
    @abukarhassan2176 2 роки тому +5

    Legendary 👏

  • @nour-yacinmoussaawaleh6049
    @nour-yacinmoussaawaleh6049 Рік тому

    Une excellente chanson ❤❤ xasan adan samatar

  • @KeyseAbdiqadir
    @KeyseAbdiqadir Рік тому

    ᴀʟ ғᴀɴᴀᴀɴ xᴀsᴀɴ ᴀᴅᴀɴ sᴀᴍᴀᴛᴀʀ ᴀʙᴀʜᴀ ғᴀɴᴋᴀ❤

  • @faadumaaadan7522
    @faadumaaadan7522 10 місяців тому

    15/12/2023 xusuus😔❤

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 3 роки тому +2

    Mirihii m.c.kaariye laxankii x.gareyd cadka x.a.samatar

  • @abdirahmansalaad5234
    @abdirahmansalaad5234 7 місяців тому

    2024🔥

  • @dhaynememorialofficial
    @dhaynememorialofficial Місяць тому

    ❤❤🥰

  • @cabdiwahaab6242
    @cabdiwahaab6242 Рік тому +1

    I like this song

  • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
    @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 2 роки тому +2

    2022😘🥰

  • @ahmedyare7393
    @ahmedyare7393 2 роки тому

    Walhy nin cumar wacay s adeerkay ayaa dameeyay waeydii qof walba iska daa cidkake

  • @maryamadayb6622
    @maryamadayb6622 2 роки тому

    Qadiro

  • @wiilsomali5933
    @wiilsomali5933 7 місяців тому

    Cashaq ma'idin galey weli laba gacal ahaayo

  • @hamdiaboukar6238
    @hamdiaboukar6238 Рік тому

    Galangooleey

  • @solohajiibrahim8496
    @solohajiibrahim8496 5 років тому +26

    I can only classify it as a masterpiece

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 4 роки тому +1

      @Solo Haji Ibrahim I agree with you.

    • @rovil____32official49
      @rovil____32official49 2 роки тому

      GIRIGIYO HALDHAAGOW
      GALAWGIYO SHIMBIRAHOW
      Garasho seed u leedihiin
      Caadhaqo ma'idin galay wali
      Laba Gacal Ahaayow

    • @AhmedAhmed-du3qr
      @AhmedAhmed-du3qr 2 роки тому +1

      Awowe afsomali inad hesto aad ku amaanto masameyni weysay oo English ayadbo u aragtay inad ku amaanto, doqon aya tahay waliba with extremely with low mind who doesn’t think carefully , you a slow witted.

    • @HUSSEINABUKAR-
      @HUSSEINABUKAR- 2 роки тому

      @@AhmedAhmed-du3qr ma isla qumantahy adiga madama sidaas uhadashay 🤔.

    • @AhmedAhmed-du3qr
      @AhmedAhmed-du3qr 2 роки тому

      @@HUSSEINABUKAR- Adiga sidey kula tahay?

  • @cabdibacfe6306
    @cabdibacfe6306 Рік тому

    Geesigu malice

  • @hafzaahmed3442
    @hafzaahmed3442 3 роки тому

    Galaan gooye maxaa laga wadaa e?

  • @XalkaCade-w1k
    @XalkaCade-w1k 7 місяців тому

    We is my team

  • @majidgalayr2363
    @majidgalayr2363 Рік тому

    Aabo somaliyed

  • @maxamedmahdi
    @maxamedmahdi 9 місяців тому

    2024

  • @HassanAli-ok4zo
    @HassanAli-ok4zo Рік тому

    1974 ninkii garanaya garanaya

  • @solohajiibrahim8496
    @solohajiibrahim8496 4 роки тому +4

    Yaa salaam

  • @Ayaancadaawe
    @Ayaancadaawe Рік тому

    ❤❤❤🥰🥰🤯

  • @MuxudinYare-jt1vo
    @MuxudinYare-jt1vo 5 місяців тому

    😊😊😊😊