Caashaqa ha baayicin

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Hees caashaq ah uu ku heesayo fannaanka caanka ah ee Xasan Adan Samatar

КОМЕНТАРІ • 349

  • @suadsaid-of5mq
    @suadsaid-of5mq 7 місяців тому +20

    Still watching from Copenhagen 2024❤he is one of Somali singer legend

  • @sakariyeabdinasir1798
    @sakariyeabdinasir1798 2 роки тому +17

    Ragbaa is helay daa uud cali maslax iyo fanan xasan aadan 6/62022 hddii aad iga dambayso like👍

  • @maxamedaadam3354
    @maxamedaadam3354 4 роки тому +22

    ALLAHA u NAXARIISTO heestaan waxaa marwalba qaadi jirey WLLKY EEDADAY dhashay oo ku dhintay south Africa
    😰😰😰

    • @mumtaasjamaal3581
      @mumtaasjamaal3581 4 роки тому +3

      Ale ha unaxariisto idam ale

    • @AyaanCadey-it6px
      @AyaanCadey-it6px 6 місяців тому

      Allaha unaxariiso

    • @dayax11
      @dayax11 5 місяців тому

      allah ya raxma bro...south africa iskaga soo taga please.....dadkaas waa cawaan cawaan dhashay

  • @abdirizakuk6033
    @abdirizakuk6033 4 роки тому +23

    Cimaamadaada Lamaheysan karo Xasan adan samatar legend see the way he is directing.

  • @MrMaanka
    @MrMaanka 14 років тому +26

    Oday Xassan Oo hawada sare Duulaayo Ahaa Kabax Saasaan Kaa rabaa Eeboow ..Waligaa ii Nooloow Afkaada Caano Geel oo Dhaay ah Lagu qabay..Living Legend Of the Somali Music.. H. A. Samatar

    • @omarabdilahi9571
      @omarabdilahi9571 2 роки тому +1

      11 years ago damn

    • @joocaarjucfe5675
      @joocaarjucfe5675 2 роки тому

      @@omarabdilahi9571 comment horre

    • @abshirdagel5135
      @abshirdagel5135 Рік тому

      12 years ago hadaa dhimatay Allah kuu naxariisto haddaa nooshayne Allah cimriga ha ku siyaadso From🇺🇿🎖

  • @mohamedadan4914
    @mohamedadan4914 4 роки тому +27

    Imagine he is singing live music not PLAYBACK😯 Legend SAMATAR

  • @kafiaoubah9112
    @kafiaoubah9112 2 роки тому +2

    adna calafka kuu qoron ku na seeqimaye caashaqa ha baayicin 🤩🥰😍 best song for ever

  • @SareyFarah
    @SareyFarah Рік тому +9

    Sixteen years later 😮I'm listening this 14-6-2023 ❤14:20 pm😊Qaaraamiga inta dhageysata waa fara kutiris ❤ heeso waa heesihii hore❤

  • @MohamedMohamed-di6un
    @MohamedMohamed-di6un 2 роки тому +5

    17 Dec, 2021 habeen Jimce ah Sabti soo galayso 09:47 ... khadkana waxa iigu jirta noloshayda ❤️ ... xasuus aan mar dambe oo inshaa' Allaah wax badani is badaleen aan dib u dheehdo ayaan ka dhigtay khaasatan intan:
    Xalaytaba caweyskii
    Canabeey daruuruhu
    Cimidh bay ahaayeen
    Caawana laguma oga
    Wakhtigii ku ciiliyo
    Cisigiyo wanaagguna
    Ways daba carraabaan ... aad iyo aad

  • @shucaybmohamed4117
    @shucaybmohamed4117 4 роки тому +48

    Tolow yaa dhagaysanaya 2020?aduun waa aduun

  • @zaakirali8493
    @zaakirali8493 Місяць тому +1

    2024 ayan so laabatay ano guulu badan so xaqiijiyey waxan rajayanya 2030 inan guulo kale oo kasi badan xaqiijiyo incha allah
    Please like ❤👏

  • @abdifitaaxcadaawe3801
    @abdifitaaxcadaawe3801 Рік тому +7

    2023! One my Somali great songs, samatar the legend you are the greatest Somali singers ever and now.

  • @qisasduniya1053
    @qisasduniya1053 3 роки тому +5

    Goobtu waa magaladi xadarada iyo nabada djibouti 😘😘🇩🇯

  • @sayidalisomali8432
    @sayidalisomali8432 4 роки тому +9

    Samatar 2020 still on top wlh maba ka daalo ani ahaan like ❤❤❤

    • @muniirahcumar2646
      @muniirahcumar2646 4 роки тому

      ar sayidka cawa meshan man ka dhaq arkayaa Facebook kugu ogaa

    • @nakazhaziz7567
      @nakazhaziz7567 3 роки тому

      nin weyn cawa Comments ayaa hyaaa 😅😅

    • @fuaaddaahir
      @fuaaddaahir Рік тому

      Best regards from Ethiopia my world is the only one who has the most followers

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 3 роки тому +17

    Somali legend Xasan Adan Samatar 🔥
    Aun. Daud Ali Masxaf Best Somali Musician😣🙏

    • @Hudahaybe
      @Hudahaybe 2 роки тому

      Bal halkana eeg inader kkkkk.

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 4 роки тому +7

    Walal waqtigu waa Xal wax saxa intaa sabar badan u baahan sabirku ma dhinto Allah raali ka noqon maayo

  • @sacdiyoclaahi6040
    @sacdiyoclaahi6040 4 роки тому +12

    Xili waxan jogna sharma poy io fartuun balbalrka aan hestoda dhaheysano😂😂 2020 intii ila dawaneysoh liketa dhac dhac ku siiyah

  • @abdibillow2845
    @abdibillow2845 8 місяців тому +2

    We will still remember this legend
    God bless his Family and entire Somali people.

  • @cabdiburco1066
    @cabdiburco1066 Рік тому +2

    heestani waxay ka mid thy heesahii iigu horeeyay ee aan ku barto legend xasan aadan🤷‍♂️

  • @Cawil.Gaashaan
    @Cawil.Gaashaan 4 роки тому +5

    Cimrigeed adduunyada,
    Waxaa jira Col iyo Nabad,
    Cayr iyo Nin Xoolo leh.
    Viva Legeng Samatar

  • @saayha
    @saayha 16 років тому +4

    yaa salaam waax saa hees ah xasan adan samar haanoollodo fanaaninta somalia kuway ujecyhin ayu kamid yahaay ha noolow xasan adan samatar cimirigeso harago waxan jecelahay heesati iduceyasanen wiilkewo

  • @mohamedabdinoor4257
    @mohamedabdinoor4257 6 місяців тому

    Just love the guy his songs are full of body action....even if you are not a somali you'll like it

  • @psIronman
    @psIronman 16 років тому +12

    Ereyadii Abwaankii Waynaa XASAN XAAJI CABDILLAAHI (XASAN GANEY).

  • @maxlopez4798
    @maxlopez4798 Рік тому +2

    Greatest of all times mid ka cod Mac ma jiro mana jiri doono 😢

  • @Ahmey1449
    @Ahmey1449 Місяць тому

    01-08-2024
    Still watching From Germany, Berlin

  • @GalgalloGuyo
    @GalgalloGuyo 4 роки тому +20

    Someone introduced me to his songs and I am still hooked. I thought this particular song was done by someone else because I heard a different version. Hassan is a great artist

  • @Seniorfolley
    @Seniorfolley 8 місяців тому

    Somali Legend Best Artist ever Hassan Adan Samatar May Allah blessed him he living now Djibouti...❤❤

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 2 роки тому +1

    Siyaad cali Shire/ in Soomaaliye Kismayo 1976 Soomaaliye Hanoolado Always Alxamdulillah ♥.

  • @Indhoyare.
    @Indhoyare. 9 місяців тому +3

    Heestan markii lasoo dhigay UA-cam 2 jir baan ahaa,caawana waanigaa daawanaya inkastoon hore dhagaystay.

  • @abdirahmanmursal235
    @abdirahmanmursal235 4 роки тому +52

    Still watching 2020💎

  • @Thesadat
    @Thesadat 4 роки тому +3

    Da'ud Cali ilaahay hakuu naxariisto

  • @xaajikaash4574
    @xaajikaash4574 2 роки тому

    Xasanka fankii somalida oo qof ah weeye ilhy cimriga ha ubarakeeyo

  • @hassanyare1287
    @hassanyare1287 5 місяців тому

    2008kii anoo south Africa joogo ayaa ka daawan jiray cajalad Cd ah oo dhalada tvgs la geliyo alla muxu waqtiga ordaa

  • @NiikoDhillo
    @NiikoDhillo 7 місяців тому +2

    Yaa daawanaya 2024. 😂😂

  • @psIronman
    @psIronman 14 років тому +6

    Ereyadii Abwaankii waynaa ee XASAN XAAJI CABDILAAHI (xasan ganey)

  • @ibraahimcabdirashiid9016
    @ibraahimcabdirashiid9016 4 роки тому +1

    jeketooraha ka Hadalsiinaya kabanka Da'uud cali masxaf ilhy ha'unaxariisto

  • @diidiahmed6667
    @diidiahmed6667 4 роки тому +2

    Heestan wlhi cawa wan ku hesta my old best LEGEND h'A'S

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 5 місяців тому

    IN AN TAGII. DOONO. Isracii cadii r . ....Man waa kabaxay Maxamuud yatin

  • @osmanbezani5669
    @osmanbezani5669 3 роки тому +1

    Xasan aadan samatar nin weyn
    Caashaqa Habaayicin ❣❤

  • @yonissayid6073
    @yonissayid6073 9 місяців тому +1

    Gataarkii boongihii baytarigii turubadii migsarkii wixiiba way wada socdaan fan hadaad maqashid waa kanoo kalle

  • @Anzal-comedy
    @Anzal-comedy 4 роки тому +2

    Legend cimriga Allah haku barakeyo xasan adan

  • @maxamedbeyle2661
    @maxamedbeyle2661 Рік тому +2

    Xasan aaden the lagend raxeyso wxan kadha geysanaya wardher doolo 🇸🇱

  • @abdinooorabdulaahi5352
    @abdinooorabdulaahi5352 10 місяців тому

    The goat of somali music hassan adan samatar

  • @Dalwanaage
    @Dalwanaage 14 років тому +22

    He is really one of our somali legend singer.

  • @mahamedaliyi4308
    @mahamedaliyi4308 4 роки тому +2

    2020 ayaan dawanaya hees aduun💓

  • @Hamseshakawi
    @Hamseshakawi Рік тому

    Cimrigeed Aduunyada waxa jira col iyo Nabadee...☝️

  • @akirtulzaturki8119
    @akirtulzaturki8119 4 роки тому +8

    3:20 daqiiqo markeey mareyso bal arag waxa ka dhacaayo meesha

    • @abdirizakfarahahmed178
      @abdirizakfarahahmed178 4 роки тому

      Waad ila araktay 50 jeer kabadan waan ku ceshtay halkaa markeey maree

    • @akirtulzaturki8119
      @akirtulzaturki8119 3 роки тому +1

      @@abdirizakfarahahmed178musikiistayaasha sideey amarka uqaadanayaan oo ay iskula jaan goosanayaan baanla yaabay waliba live waye heesta musika wa fresh

  • @shlmhd7386
    @shlmhd7386 Рік тому +1

    Waaaw the best somali singer hasan adan samatar

  • @halimogurhan1486
    @halimogurhan1486 7 місяців тому +1

    Stiil watching 2024 😊😢😢

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 Рік тому

    Wabiyada cartamaya cidhifyada bad kaga xidhan iyo buuraha culus
    Manta taarikhdu waa 13/03/2023❤at Hargeisa

  • @Jamal-musiala
    @Jamal-musiala 6 місяців тому +1

    Best somali singer ever in history of Somali music

  • @makoibrahim8022
    @makoibrahim8022 2 роки тому +1

    Adana calafka ku qoran kuna seegi maaye cashaqa ha bayacin💟💸🙏

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 4 місяці тому

    17 years ago🤔🙁 inaan dhalanaa iyo in kaluu shaki iga galay
    Adna calafka kuu qoran
    Cuna seegi maayee
    Caashaqa ha baayicin🙇‍♂️

  • @mamadaw
    @mamadaw 17 років тому +12

    uh uh uh uh uh fire hassan fire fire uh uh uh i love all hassan's u would see bad one from begining up to now
    samatar 4 ever

  • @mryaqbadhulbadhaanilbadha2669
    @mryaqbadhulbadhaanilbadha2669 2 роки тому +1

    13,5,2022 waxan u dawanaya sidi inay shalay so baxday

  • @fatimacraxman9777
    @fatimacraxman9777 4 роки тому +1

    2020 bisha 8aad 13keeda maalin qamiis ah daawanaya heestan wan jeclahy

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 2 роки тому +5

    Knowledge people Always the key 🔑. Always Alxamdulillah ♥.

  • @siyaadshire5154
    @siyaadshire5154 2 роки тому +1

    Siyaad Shire c the ONE Alxamdulillah ♥) Siyaad cali Shire ♥.

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 4 роки тому +1

    Waa kuwaa Heesa iyo Daaud Cali Masfax wa Somali ka joog

  • @osmanmohammed2264
    @osmanmohammed2264 4 роки тому +2

    Who's listening in Sep 2020

  • @siyaadshire5154
    @siyaadshire5154 2 роки тому +2

    Somalia total music 🎶/ Always Alxamdulillah ♥.

  • @abdirazak2229
    @abdirazak2229 Рік тому +1

    2023 august 2nd still celebrating this icon🎉🎉🎉

  • @omarabdulle6044
    @omarabdulle6044 4 роки тому +2

    Long life legend Hassan Adan Samatar 🎶 2020

  • @rowdahassan9455
    @rowdahassan9455 4 роки тому +15

    daauud ali masxaf ayaa tumayya musiga cajiiiiiiiiiip xassana wuu heesayaaa

  • @ultimatetelevision723
    @ultimatetelevision723 6 місяців тому +1

    God ALLAH save The King Charles three and his prince and princess and queen and his minister's and great Britain people 🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧
    AMIIN AMIIN AMIIN

  • @mohamedmiidoh5736
    @mohamedmiidoh5736 Рік тому

    the one and only hassan aadan samatar . caashaqa ha baayicin.

  • @Ubax2007
    @Ubax2007 17 років тому +5

    wow this is da song i was looking for it. i love ViVa samater

  • @siyaadshire5154
    @siyaadshire5154 2 роки тому

    In Soomaaliye Mogadishu Always Alxamdulillah.

  • @farhiashireabdiahmed7640
    @farhiashireabdiahmed7640 4 роки тому +1

    2007 aaaaaa saa u yaraa leee ani dhan yutubka inaa wx ka dawado 2017 aaa bilaabay wlh 😳😳😳😳

  • @maxamedxasancalimaxamedxas9329

    2023 😂😂

  • @mohamedamen3902
    @mohamedamen3902 8 місяців тому

    Still watching 2024

  • @siyaadshire5154
    @siyaadshire5154 2 роки тому +3

    Always Alxamdulillah ♥.

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Рік тому

    Waa ijtimaci o0 ka dhacaya Djibouti ugargara diin li ida dinla anta

  • @sahramoalim8345
    @sahramoalim8345 4 роки тому +2

    Hasanow way kisalamey Ariirki Ahyartey Ebahay ki Amangiliyo.
    Ehi ana way kiareey hobo Halimo Qalif Amudi ani way fadey Hesto ini ani inqado sidi Xalimo inqadasi. reed wayko fadee jiwab
    koheloy Ebehey kinabad giloyoy.

  • @argesvevo120
    @argesvevo120 4 роки тому +3

    Long life de only one legend I can't stop listening his lyrics

  • @osmanbazar2429
    @osmanbazar2429 2 дні тому

    Wakhtigii ku ciiliyo
    Cisigiyo wanaaguba ways
    Daba caraabaan
    Harg 10 sep 2024 16:07

  • @MssSilent-182
    @MssSilent-182 9 місяців тому

    Inta dhgesaneyso 2023🎉

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 5 місяців тому

    BIIM ALAAH. RN. RM
    QULILA HOMA MALIKAL MOLLK. TUUTI AL MOLKA

  • @abdirisakisse4277
    @abdirisakisse4277 2 роки тому

    Waxaan fanaan bas lama oran karo xasan aadan fanaan wa ka way. Yahy wa goat 🐐 caadiya

  • @houskankairo6476
    @houskankairo6476 2 роки тому

    I listen in 2022 so very nice🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @baajka10
    @baajka10 17 років тому +1

    Carissimo Hassan sei unico,davvero dobbiamo esportare la tua misica

  • @abdirashidibrahiimabdi9314
    @abdirashidibrahiimabdi9314 4 роки тому +2

    Erayadii :abwaan xasan x. Cabdilaahi (xasan ganey)
    Codka: xasan adan samtar

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 4 роки тому +1

    waa kuwaa Somalia mxaad akhri Somalia bal Kalayoow ii bal iskuday wa kaa Daud Calu Masxaf bal iska dhici waa noocaa,Somalia

  • @ahmedosman2233
    @ahmedosman2233 21 день тому

    Salaama sida music_ga loo dalbanayaaba idishey ah.

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 2 роки тому

    Heskan wa jeclahay good song

  • @qaaqchannelofficial7390
    @qaaqchannelofficial7390 3 роки тому

    The legenda Hassan Inta ila daawaneyso 2021 in raining 🌧 day the Highway 🛣 M11 like ha iga baqiilin nacalaa sheydaan ku yaalee Somaali ha nolaato!!!!!!

  • @user-zu1ur3ym8b
    @user-zu1ur3ym8b 7 місяців тому

    Hees iyo badh❤

  • @Kdj7506
    @Kdj7506 2 дні тому

    Still watching 10/08/2024

    • @gaajo7393
      @gaajo7393 День тому

      Nio dadbaa 17 Sano comenti kadhiibtey

  • @siyaadshire5154
    @siyaadshire5154 2 роки тому

    Soomaaliy today. The ONE 🔑.

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 2 роки тому +2

    "Caadhaqa Ha Baayicin Old is Gold🎧

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Рік тому +1

    Cimrigeed aduunyada..
    waxa jira Col iyo Nabadee....
    Cayriyo Nin xoola lahee...!!!!

  • @alibuku9951
    @alibuku9951 8 місяців тому

    Viva cayr

  • @daadirseed4781
    @daadirseed4781 3 роки тому

    Still watching in sept 16 2021💜

  • @dalalyare
    @dalalyare 17 років тому +3

    viva samatar my hero

    • @ar0w025
      @ar0w025 5 років тому

      Geesi iga dhe

  • @sharmarkecismaan8236
    @sharmarkecismaan8236 8 місяців тому

    cabdi bili🎉 maslax qaJo

  • @Cunaayecabaaye
    @Cunaayecabaaye 13 років тому +5

    Somalia is the one, Waqooyi, Jabuti Celdibir, Galmudug, Buqland and more, He does not care

  • @xamdadheeman
    @xamdadheeman Рік тому

    Still 2023 watching

  • @adamkarama1326
    @adamkarama1326 4 роки тому +2

    Like ta iisaara intii liibiya soomartay ee yurub ku raaxaysanaysa

  • @xuseenfadal
    @xuseenfadal 4 роки тому +1

    Isku filan oo badalay inta ila araktay, like ta saara hooyadiin cunee.

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 2 місяці тому +6

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤