Sideed Khabiir Ugu Noqon Shay | Waqti Intee le Eg Ayaad u Baahantahay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 165

  • @shaqufyareofficial3912
    @shaqufyareofficial3912 3 місяці тому +47

    Ustaad ilaah Haku barkeeyo shp ilaah dartiis banku jclhy ilaah Haku abrakeeyo kun jeer wll wlhi nloshyda waxyaabo badan baaka badashy best teacher ever I see ba thy wll kun iyo kow jeer thnk you❤

  • @MAANGARASHO
    @MAANGARASHO 3 місяці тому +11

    Muqaladada Waxa ugu jeclahay Kuwa sidan camal oo muhimada tabanaayo omarow muqaladada dib u raac muuqalada muhiimka sida buugaagta sida muqalad cilmiga bulshada ayaga ugu viwes badan 😊

  • @MaxamuudXuseen-qc2lc
    @MaxamuudXuseen-qc2lc 3 місяці тому +12

    []

  • @AbdimajiidAbdullahiHussien
    @AbdimajiidAbdullahiHussien 3 місяці тому +100

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين والسودان والصومال🤲🤲😭

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade 3 місяці тому +43

    Aaway dadkii jeclaa Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤

  • @Youtubermanka
    @Youtubermanka 3 місяці тому +16

    Kusali nebiga Mohamed scw scw scw 😭❤️

  • @AadamAbdullahi-e9z
    @AadamAbdullahi-e9z 3 місяці тому +9

    اللهم انصر أهل غزة وايدهم بنصرك وبالمؤمنين
    والف بين قلوبنا
    اللهم لا تجعلنا الخادلين لاهل غزة
    🇵🇸 🇵🇸 ❤🇸🇴 ❤🇵🇸 🇸🇴 ❤

  • @Mahameddacar
    @Mahameddacar 3 місяці тому +9

    Hoyada ban u duceeyey legend omar inshar

  • @SaabariinIbrahim-qg4se
    @SaabariinIbrahim-qg4se 3 місяці тому +7

    The best 👌 person of the world is our probhet Mohammed ❤salalahu calayhi wasalam ❤

  • @ShaaficiMaxamed-ub1wx
    @ShaaficiMaxamed-ub1wx 3 місяці тому +4

    Anigu waan xiseeya tariikhda iyo falsafadaa heerkaan aan ka gadhaay dadkii waxay igu yeedheen tariikhyahan🌏🌏

  • @sadameste1723
    @sadameste1723 3 місяці тому +2

    Khabiirkii iigu Qusulka badnaa waxuu ahaa, markuu dhintay Robert Mugabe, Nin la wareesanaye, oo layiri Robert Mugabe Expert 😂😂

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 3 місяці тому +2

    Omarow buuga rich dad poor dad ma akhrin miyaa!
    Qofku nolashisaa haddu hal wax focus gareeyo horumar ma garo yacni waxas kaliya ayuu yaqan
    Lakin qofku haddu meelo badan wax ka barto meelo kala duwan tago qofkaasi 100/80 waxa loo badiyaa inu gulesto ❤

  • @Nuurdiin1234
    @Nuurdiin1234 3 місяці тому +12

    اللهم يامقلب قلوب ثبت قلبي علي دينك❤

  • @User7654suy
    @User7654suy 3 місяці тому +9

    مع التدريب يأتي الإتقان

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 3 місяці тому +16

    Barnaamij kan oo kale waxan kadawaday UA-cam 🎉🎉 abdiwali khalif nin dagan oo wax badan yaqan

  • @YahyeBishar-iq5ko
    @YahyeBishar-iq5ko 3 місяці тому +3

    انا ابغي اصير خبير تعليق صوتي، الحين اتقنت اصوات متعددة من بينها الصوت العميق والنطق السريع وإنشاء الله هجعلها افضل في المستقبل انشاء الرحمن بس مو متوقع ان صوتي هيكون بمستواك بحسب اقل من هاي!! الله يجزيك الخير

  • @fatxicabdi2384
    @fatxicabdi2384 3 місяці тому +3

    Masha Allah Barnaamijyada Ogaansho Soo Gudbiyo Waxay isoo xasuusiyaa Barnaamijyada خواطر احمد الشقيري Omer Inshaar Waa احمد الشقيري Somalida Hore u soco zxp Guul Zxp omer inshaar

  • @sumayamohamed9781
    @sumayamohamed9781 3 місяці тому +7

    سبحان الله وبحمده
    سبحان الله العظيم..💛🌱

  • @abdirahmandilib
    @abdirahmandilib 3 місяці тому +2

    Somalia jar ayaa lagu dhahaa Somalia dadbadan Oo yaqaano baa jiro

  • @cumaraadan4178
    @cumaraadan4178 3 місяці тому +3

    Ustad wax badan wan ka Bartay runta cilmi iyo garaad Ayaan ka faiday illahey Janatul firdowsa Abaalkaga haka dhigo

  • @Samafale121
    @Samafale121 3 місяці тому +6

    Wll ogaaansho sidee mawduuc loo baaraa 2024

  • @XayakallahMedio
    @XayakallahMedio 3 місяці тому +3

    لاهم قد أصبحت اهواننا شيعا. فامنن علينا براع أنت ترضاه
    راع يعيد إلى الإسلام سيرته
    يرعى بنيه وعين الله ترعاه

  • @MUUQAL251
    @MUUQAL251 3 місяці тому +1

    Ogaansho wll waxaad naleedahay social media ah telephone ka iska yareeya xagna maalinkasta wax muqalo ah oo aad sogaliso arkaa yaakuu daawan hayee😂

  • @AadamAbdullahi-e9z
    @AadamAbdullahi-e9z 3 місяці тому +2

    Mahadsanid wllkey cumar ❤❤❤
    Arin fiican ayaas haysaa e hori usoco❤❤❤❤

  • @JaamacSheeko
    @JaamacSheeko 3 місяці тому +2

    Free Palestine 😭😭😭😭🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @ju4965
    @ju4965 3 місяці тому +6

    Thanks you ❤

  • @YusufJowhar49-tk3uu
    @YusufJowhar49-tk3uu 3 місяці тому +7

    فلسطين في قلب ♥ 🇵🇸 🇸🇴😪😪

  • @ShamsudiinHasanabdulahi
    @ShamsudiinHasanabdulahi 3 місяці тому +2

    Ogaansho ❤❤❤

  • @suhaibahmedabdirahnmaan6747
    @suhaibahmedabdirahnmaan6747 3 місяці тому +1

    waa run walal walaahi falastiin suuriya qadiyadahaas ku dhex jiray mudo tobnaan sano ah 2011---2024 suuriya waligay matagin hadna qadiyaas xogteeda waxbadan ka ogahay falstiin dagaalkii furqaan 2008 ilaa hada waan lasocday waqti walba waan uun kumshquulsanahy waxwalba waa saad ula socotid ubaadhid u khrididi akhrinta pdfyada akhrinta maqaalada filimaanta docmantriyda flastiin suuriya ii saamaxday fahankooda from hargeisa

  • @Eng.Saladomar
    @Eng.Saladomar 3 місяці тому +2

    Hambalyo 1m subscribers

  • @FarhaanAbdirahman
    @FarhaanAbdirahman 3 місяці тому +2

    Ustaad halka aan ka yara saxo "10,000" saacdood maalin weliba hadaad "10" saac ku bixiso waa "2.7" sano, hadaad ku bixiso maalin weliba "8" saac na waa "3.4" sano❤

    • @Isaac-m7b8b
      @Isaac-m7b8b 3 місяці тому

      Szp sifcn usoo qor ❤

    • @FarhaanAbdirahman
      @FarhaanAbdirahman 3 місяці тому

      @@Isaac-m7b8b zxp 10,000 oo sacdood ayaad khabiir ku noqon karaysa ka dip maalin welipa hadaad 10 saacdood ku bixiso wxad ku noqonaysa mudo 2 sano io 7 bilood ah🙌

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 3 місяці тому +4

    OGAANSHO CHANNEL ❤👏👏

  • @Yackob_bey
    @Yackob_bey 3 місяці тому +2

    Khabiir muqaal samaynta
    waaberi is the best 👌

  • @abdulaahiyuusuf7831
    @abdulaahiyuusuf7831 3 місяці тому +1

    Qalad !! marnaba macquul maaha inaad 1 sano khabiir ku noqoto tusaale Hadii sanadka oo ah 365 maalmood aad 24ka saac aad wax baraneysay gaari meyso 10,000 saac ileen sanadkii oodhan baa ah 8760 saacadood mida kale qofka macquul maaha inuu 24ka saac hal shey xooga saaro marka aan kasoo qaadno inuu 6 saac hal shey baranayay ama xooga saaray hal sheey 5 sano ayey ku qaadaneysaa inuu ku gaaro 10,000 saac marka sxb khabiir kuma noqon kartid hal sano ee waa 5 sano iyo wixii ka badan

  • @ZiyeshJiin
    @ZiyeshJiin 3 місяці тому +1

    Ustaad noo soo badi waxyaabaha self development. Ka hadlaaya

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 3 місяці тому +4

    Jazakallahu alkhayr ustaad cumar

  • @Ibnbaali
    @Ibnbaali 3 місяці тому +2

    Mahadsanid Macalin Cumar Inshaar.

  • @kaleexo
    @kaleexo 3 місяці тому +1

    Wlh video gii-
    iigu horeeyay
    Ee anku caajiso
    Oo cumar so gudbiyo

  • @mukhtarahmed7055
    @mukhtarahmed7055 3 місяці тому +1

    Too much explanation 😂😂

  • @PinaBinianimals
    @PinaBinianimals 3 місяці тому +1

    War mawduucaan saaka lee google iyo chatgpt kabaaraayay 😂 yaa,usheegey ogaansho inaan xogtaas raadinayay lkn hada salaad soo tukan caawa anoo daawan maseexanayo muuqaalkan

  • @ilyaasxamariofficial5912
    @ilyaasxamariofficial5912 3 місяці тому

    ANOO. KUDAAWANAYA AYUU TWETER KAAHA ISO DHCYBSHARAF KARAMO WLL OMAR MY NUMBER ONE UA-camR
    Ciidanka Sudan waa ikhwaanul muslimiin 😆
    ustaad culuum siyaasad imaaraati ah

  • @abdisheikh8963
    @abdisheikh8963 3 місяці тому +2

    Mahadsanid cumar

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 3 місяці тому +2

    Mahadsanid wll cumar

  • @Sooyalka
    @Sooyalka 3 місяці тому

    Hadii aad rabto inaad khabiir shay ku noqoto
    Samee sidan:-
    1 Ku dhex jir isla shaygan[ku cel celi]
    2:- Waqti ku filan inaad noqoto khabiir (10,000))
    Nabadiino. Nasoo raac anagana

  • @KingMohn21
    @KingMohn21 3 місяці тому +3

    Salaan saRe shaqo wacan 🔥🫡

  • @MuseIsmail-M18S
    @MuseIsmail-M18S 3 місяці тому +2

    Mahadsanid ustaad barakow

  • @sidiiqyuusuf1322
    @sidiiqyuusuf1322 3 місяці тому +1

    omar inshaar keep Going prO 😊

  • @Mohamettdarwiish7
    @Mohamettdarwiish7 3 місяці тому +1

    𝘄𝗮𝗹𝗹 𝗾𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮❤

  • @MohamedDHegjar
    @MohamedDHegjar 3 місяці тому +2

    Thanks Ustaad

  • @IbraAli-rv9kz
    @IbraAli-rv9kz 3 місяці тому +3

    M.a cumar inshaar

  • @yaasirarfatt5979
    @yaasirarfatt5979 3 місяці тому +2

    omer insher thnks alot

  • @AbshirYahye
    @AbshirYahye 3 місяці тому

    Somali hada nahay waxan qabiir ku nahay dilka afaaro qabiilka beenta siyaasiyiinteena tuugsi

  • @MohamedHassanosman-d9p
    @MohamedHassanosman-d9p 3 місяці тому +1

    الحمد لله

  • @Apanduledragoz
    @Apanduledragoz 3 місяці тому +2

    Ustaaad allh haaku xaafiidoo

  • @Enengaming
    @Enengaming 3 місяці тому +2

    Masha allh allaha haku barakeyo

  • @medhassmedia7866
    @medhassmedia7866 3 місяці тому

    GM OGAANSHO 😂😂😂😂😂
    CIYAARTAN WAAN JOOJIYEY LAAKIN ADI DARADAA BAAN DIB UBILAABI

  • @yusufabdihagi7829
    @yusufabdihagi7829 3 місяці тому

    Chess titles
    1. GM grandmaster
    2. IM international master
    3. FM fide Master
    4. CM Candidate Master

  • @abdifatahadem2535
    @abdifatahadem2535 3 місяці тому

    10,000 sacadood waxay u bahantahay 6 sano o malinwalbo 4 saac aad shayga qabato waaa 6 years experience cml hadii aaad sanad dhahdo malinwalba 27 sacdood boqon malin 27 sacadood ah bal adba soo hel intaas ustadka kadaba geyy madamu dagdagayy xisabta ukaso boday

  • @MOHAMETDARWIN
    @MOHAMETDARWIN 3 місяці тому +4

    thank you

  • @abdullahilibanalicllahifah3801
    @abdullahilibanalicllahifah3801 3 місяці тому +2

    المثقف من أخذ من كل علم بطرف.

  • @dhamme0
    @dhamme0 3 місяці тому +1

    Waxa ahay dr suuxdinta bartey i marwalba qof suuxiyo waa iiga korodhta khibrad waayo bukaanada wey kala xaalado culusyihiin

  • @anisaahmed7105
    @anisaahmed7105 3 місяці тому

    Maogi sawabtaa Title ka Khabiib ugu maleyay ilaa intii Video ga dhageestay o maqlay Khabiir 🙈

  • @ahmedcaynsane5418
    @ahmedcaynsane5418 3 місяці тому

    Moduucan waxbadan oo cilmiyaysan maada kasoo diyaarin

  • @JABIRHANGULE-xu7gd
    @JABIRHANGULE-xu7gd 3 місяці тому

    Megaarka yar hoose somalia khabiir ku takhasusay somalia 😂😂😢

  • @IBraaHinABDiAziz
    @IBraaHinABDiAziz 3 місяці тому

    Cumar inshaar wax aan ku wareeray ayaan rabaa inaan wax kaa waydiiyo macquulna ma aha Inan xagan ku soo gudbiyo xageen kaala xidhiihikaraa

  • @ruqiyohasan168
    @ruqiyohasan168 3 місяці тому +2

    Masha allah😊

  • @naimadahir519
    @naimadahir519 3 місяці тому

    Cumarow .muqaladan cml inoosobadi😢 siyasada inga daaa😂

  • @C.kariin
    @C.kariin 3 місяці тому +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @Cabdulaahi-dl6kh
    @Cabdulaahi-dl6kh 3 місяці тому +2

    Ustaad mahadsanid

  • @MohamedAwaale-ps7tm
    @MohamedAwaale-ps7tm 3 місяці тому

    Waqti ama inbadan oo sheyga ku dhex jirtid ayaa keeni karaya uun

  • @inashacayb
    @inashacayb 3 місяці тому

    Cumarow toni kros waa damiinka real😂😂

  • @CabditaajirmaxamedDucaale
    @CabditaajirmaxamedDucaale 3 місяці тому +2

    Mahadsanid walaal

  • @KingMohn21
    @KingMohn21 3 місяці тому +3

    Mahadsanid 😎❤

  • @mohaalucky4483
    @mohaalucky4483 3 місяці тому

    i.a sanadka dambe xiligaano kale ino balana

  • @ShamsudiinHasanabdulahi
    @ShamsudiinHasanabdulahi 3 місяці тому +2

    Ogaansho ❤❤❤

  • @mohamedYousuf0
    @mohamedYousuf0 3 місяці тому

    Qodobadi meeeYe Goormu dhaamaadeY 😮

  • @AbdallaBuurane
    @AbdallaBuurane 3 місяці тому

    sxb mcn waan ku Taageraah sida somalia 🇸🇴 igu Hadashid Talo kaa rahaab

  • @NaniiAlpha
    @NaniiAlpha 3 місяці тому

    :balan iiga qaad inad salada ilaalineysid 🥺😭

  • @Sharlaawe-q2w
    @Sharlaawe-q2w 3 місяці тому

    Mawduucaan ayaantan luuqado kale ku daawanaayaan maanta adaaba ka soo hadlay yaaba ku heli karo❤

  • @AbdiFoden
    @AbdiFoden 2 місяці тому

    Mahadsanid ya ustaad omar😊

  • @zayidaliabdi5736
    @zayidaliabdi5736 3 місяці тому

    waxan ka shaqo bilaabay 6 bil ka hor cisbitaaaL WAXA LOO BAAHANA QOF SHAYBAADH AH aniguna waxan ahaa genenaral medicine 6 bil ka dib walhy si wacan ayaan ugu shaqeeyay waxkasta waa in lagu bixiyo waqti joogto ah

  • @AyubAli-xp6mu
    @AyubAli-xp6mu 3 місяці тому +1

    Scw ❤

  • @yaasiinjaamac-py9le
    @yaasiinjaamac-py9le 3 місяці тому

    ma.helin.halmar.raageero.

  • @CabdiqadirMohamed-nk8ed
    @CabdiqadirMohamed-nk8ed 3 місяці тому

    ZXP WAX WALBO JOGTEN U BAHAN YIHIN ZXP WAX WALBOW JOGTEYSO WA ISKU ARKEY.❤

  • @KingMohn21
    @KingMohn21 3 місяці тому +1

    Walalka 🫡 Weyn 😎✌️

  • @bahjosahalahmed1068
    @bahjosahalahmed1068 3 місяці тому +1

    Thank you so much ustaad 🙏

  • @Mohadeqsi
    @Mohadeqsi 3 місяці тому

    Waa Mahad santahay

  • @Loollan69
    @Loollan69 3 місяці тому

    Muuqaal ka liita maanan arag midkaan saan filaayo waa. Vedio aad horey u diyaarsatey ood hadda soo galiesey lkn aaway dareenkii iyo daneyntii reer qasa ayadoo wixii dhacay ay dhaceen shalay inaad waxan noosoo gudbiso maahayn

  • @BukhariMohamed-sf6uz
    @BukhariMohamed-sf6uz 3 місяці тому

    ustad omar sudaniyintu bariga afrika kamid maaha waqooyiga weeye 🙏

  • @abdi_252
    @abdi_252 3 місяці тому

    Anigoo muuqaalka dhamaysan ayaan sii qiyaasaya jawaabta
    Waxaa filaya inee noqoto "joogtayn" ama daily practice

  • @MohamedAhmed-hk1rv
    @MohamedAhmed-hk1rv 3 місяці тому

    Horta ciyaartaan warbixin nooga soo diyaariyo walahi mar badan ayan isku dayay wan baran wayay

  • @Mrkadiir
    @Mrkadiir 3 місяці тому

    CUMAR INSHAAR.. MY ROLE MODEL..DHANKA SELF DEVELOPMENT 😊

  • @AdaniHuseini
    @AdaniHuseini 3 місяці тому

    Mahadsanid🙏

  • @ahmeddjama3879
    @ahmeddjama3879 3 місяці тому

    Omar wan rajaynayay inaad mawduca so sameysid ✋️✋️✋️✋️🔥

  • @hassenmohamett6483
    @hassenmohamett6483 3 місяці тому

    Cheest wa balwadeda

  • @abdirisakyare-kx1kr
    @abdirisakyare-kx1kr 3 місяці тому

    Xanuuunka social anxiety loo yaqaan muqaal kasoo samee yaa ustaadi ❤

  • @abdinajibisaak2186
    @abdinajibisaak2186 3 місяці тому

    Thanks brother

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 3 місяці тому +1

    Alle ha ii fududeeyo imika luuqadahan bartaa

    • @Sooyalka
      @Sooyalka 3 місяці тому

      Ana sidoo kale waxan wadaa laba luuqadood, luuqadehee baad wadaa di kawsar

    • @queenliza596
      @queenliza596 3 місяці тому +1

      Amin

    • @Sooyalka
      @Sooyalka 3 місяці тому

      @@queenliza596 soo booqo boga sooyalka queen liza

  • @STarzevinho
    @STarzevinho 3 місяці тому +1

    first

  • @Siciid22
    @Siciid22 3 місяці тому

    Burco hafyn ka qada hafa nafara licle 😂😂😂