Codsigiinni waan nasoo gaaray Bilkhayr way isa soo kala kicisay .. Wasakaarbta ha lagu boobo..Mahadsanidiin.. ua-cam.com/channels/_b75lk3gCJk9IPWNxJIGkA.html
Nabad iyo nolal Intad tagereysid Wan kuwataa Gar iyo gardarabo Hamdi Bilan Wad u sidhataa Habalaho idhil Dacad kuu tagera ...... Khatumadha Allah ku suubiyo
Marhadii aad soo fadhiisisay bilkhayr maanta shaah baan u karsanaya. Lkn xamda markaad waraysanayso su'ala KU dar qaar KU saabsan nolosheeda si aan wax uga ogaano in la een een een ....
Masha Allah xamdi bilan heesahaga waan ku haysta ruun ahanti qasatan heesaha aad meshan ku qadhi haysa xabiba xasan toxow heesahida aad ayad uguso baxday love you macaney
Xamdi bilan maasha allah tabaaraka Allah waxaan ku leeyahay keep going horey u usoco ilaahay haku barakiiyo insha allah malaha waa xuural cayn ifka soo yara gaadhay ilaahay nicmad ayoo kugo galaday ilaahay haku siyaadiyo adaa ka Wayne baan filaya AMA mataana ayaad tihiin xamda bilan waan ku jecelahay bye
Asc Mashaa Allah Gabdho Wlo ah is Jecel oo Wadaniyiin Meel Qurxoon Ilaahay ha idin Daayo lkn Ani Fanaaniinta ma Jecli Dhalinta Waan ka Naxaa Waayo dadka ku jiraa dad Fiican maahan Dad khariban Balwad leh marka Wlo Waan idin jeclahee iska Daaya.
Codsigiinni waan nasoo gaaray
Bilkhayr way isa soo kala kicisay ..
Wasakaarbta ha lagu boobo..Mahadsanidiin..
ua-cam.com/channels/_b75lk3gCJk9IPWNxJIGkA.html
Masha allah Allah xafidu
Masha allah Allah xafidu wadnuursaa
masha allah ubax soobaxay ayaad tihiin
hadaan qiyaaso xamda
Nice
Wallaahi Waan Qiirooday Caadi Ma'aha..
Walaalo is jecel Keliya Ma'aha'ee Ee Waa ''Hal Cad Iyo
Hilba wada dhashay''..5k OO Like igu Qabta..
Bro dislike igama mudnid keep going
🙏
Cabdi askari waan kuaaminsanahay bro hormarwacan
Abdi askari tube wadani dhab ah isku keenaha bulshada soomaliyed Rabi cimri dher io cibaada saalix ki siiyo. Dunidaan baraalan sama kugu nolow. wll jecel mid nimada somaliyed sharaf io cizi ku nolow. wll qaaliya ❤❤❤❤❤
Mashallh
Hda bilkheyr io xmda inta so dhawaynysa like isaara🥰😘
quruxda meelsha ley isku keen gabdho io calankii umada somaliyeed ❤❤🇸🇴🇸🇴❤❤🇸🇴
Xamdi aya yar
Hooyo qatarbaa idin dhashay magacyo qatar bey idiin bixisayXAMDI BILAN IYO BILKHEYR maasha Allah
3:10 what a voice masha allah 👌❤ noosoo duub heestaas iyadoo bilaa musica waa codsi bilkheyr
bilan iyo bilkheer waxa weyn bilan
Xamda Bilan waan ku salaamay Quruxey tagera Buuxa ayaan ku ahay From Canada
Ifkalaguyhy😍😚wll inta inee iskucodyihin inta ila araktay dhackusiya like
Ma ila aragtay
Haa
Smrt i cptur❤ cntinu rkng
Xamdi bilan samidy waan Ku taageraa wn idin jeckhy adi iyo bilkhyr
Wwwww walee dhal boqorto iyo dhal faned baa tihiin waxaa lagu garan karaa codka macaan bil kheer codkaagu waxuu aad u sii qurux badan yahay bilaa. Mucks horey u soo socda yaaah ❤❤❤❤❤❤
Waan ku taageeraa xamdi bilan
Io wallshed bilkheyr kal io laap
Saa usugu nuureysiin leee wallahi ❤💫💥🇸🇴🇸🇴💯💯
Nabad iyo nolal
Intad tagereysid
Wan kuwataa
Gar iyo gardarabo
Hamdi Bilan
Wad u sidhataa
Habalaho idhil
Dacad kuu tagera
......
Khatumadha Allah ku suubiyo
10k like ha laigarsiyo iyo 20k subscribe fadlan
Aad iyo aad cajiib waayo hestii ugu horeysay Bila qeyr axmed
Masha allah xamdi Bilan Alle haku Xafido runtii xidigta Muqdisho ayaa tahay
Xamdi bilan adigaa wayn gabadha ha gaadin xiligii dugsiga idin argi jiray anigaa marqaaati eh 🤣🤣 Nolosha ha idiin wacnaato sisters
Hooyadi dhashe mey qasaarin xamda iyo bilkheyr Ahmed Ali ❤️
Garabka lixaato garoor aa ladhahaa JAAh xamdi Bilan iyo Bilqeer salaan walal tinimo Boon Dheere libaax ❤️
Waraa xamdi bilan waa hadlee wlh
Wajigeed maskiin maskiin
Warkeed iyo wajigeed isma laha xaqiiq
bilkhyr waxaad isku dhererinaysaa boqorada codka ee xamdi bilan wayna kaawayntahay xamdi qurux iyo cod ayuu ilaahay kugu galaday xamdi waan kuwataa waxaan kuleeyahay keeb going❤❤❤
Marhadii aad soo fadhiisisay bilkhayr maanta shaah baan u karsanaya. Lkn xamda markaad waraysanayso su'ala KU dar qaar KU saabsan nolosheeda si aan wax uga ogaano in la een een een ....
Bilan & Bilkheyr ku qorta channel ka saasuu ku nuuraa ilmadeeryaal guuleysta HGnimo🤩
Maanshaa Allaah walaalo isjecel qaaya badnayaal Goba Gabdhaheenna Galmudug waa ka muuqataa quruxda iyo dadnimada galmudug gaar ka u leeyihiin ❤️❤️
xamdi bilan io sxbteed ilhy ha idiin sharfo cod mcn io hes mcn oo qiiro leh io meel mcn wxoo dhan mrka isla wada macaanaa mansha allh
Allah keep u Hamdi❤🤲
Mash allah xamdi bilan boqoradeena haddaa ku soo biiray UA-cam-kaaga 💕💕💯
Waad uqalantiin wasakarabta
Quruxda dalkeena noo soo muujiya
Allah haydin sharfo walalahey
Maanshaaa Allaah xamdi bilan taageero wayn ayaan kuutaageeraaa. Adiga abwaan geesi waa idintagaaraa
Masha allah guulayso xamda bilan bil khayr calanku hawaro
M,a walalaha isjecel 💓 cotkinaa macankaaa markad wax islaqadeysin💓💓💓
Gaashankina nahy xamdi iyo walashed Allaha idin daayo
Walaalo is jecrl kaftanka caadi maahan xamdi bilan iyo walashed ani mantano inaad tihiin Ayaan malryna
masha allh walalo isjecl oo hdana qurux badan oo hadana cod mcn oo handana wadankii oo qurux badan kasoo muuuqda oo hadana ku bashalya ciidooda hoooyo alla wcnaaa allow idin siyaaadi cafimadka nabada iyo farxada bilqeyer wellcom abyo 🙏
Asc wr walaalaheey horey usocda mataqaanaan cadar Ibrahim xuseen
Mshllh wlhy lawo walalo isjecel bilqer iyo xamdi bilan God bless you
Aaaaad utageraaa xamdi bilan boqorada Mugadisho tahy taaasna qof diiidi kara majirto 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏💋💋💋💋💋💋
Maasha Allah gabadha aan habaryar u ahay noolaada labadooda waa walaalo waxaana weyn bilqeyr axmad cali taagane hiba ayaa kuxigta kadbna xamdi axmad cali taagane
Walalo isjecel Alaha idin xafido Qurux iyo qaayo allaa idin siiyay
xamdi bilan waaa fanaanada aan aduunka ugu taageero
Hamdi bilan baa yar
dhanka kle walee dhulkena barwaaqo wye qurux bdnaa maasha allah
Asc tiin xamdi bilan
Asc tiin bilkhar axmed hambalyo walaalahay qaaliga ah iyo gobanimo
Wlhi weli man arak wllo sidan sxbo u ah alle idin ma kala fogeeyo❤🇸🇴
Masha Allah,
Xamdi billan gabadha waa kawentah eee sharaf, mwaaaaaaah! Wan injeclah inbadan walalyashey
Masha.allah axsan cod mcn
ilaahey haydin xafido fanaaniinta qarniga
Maansha allaah walaalo is jecel wadani ah 💗💗👑👑😘😘hore u socda calanka😍🥰wadanka quruxdiisa allow nagu soo nabad celi Waa idinka maseersanahay maansha allaah idin leeyahay wadanka u xiisay 😭
Ilaaahay amarkii fanaanada xamdi bilan waa tageera
Msh allh xmdi iyo bilkher wllhi qaastn Ani waan idinka wrhayaa bilkhr baa ween lkn mcnto hibo iyo muno inteey kudn beeyeen
Asc bilkhyr Ahmed xamdi bolan queens zxiibyal allah indaayo waa intaagera aad ayan in jaceylahy❤❤❤❤❤💋💋💋💘💉
Mansha allaah walaalahey guuleysta waxan soo xasuustay heestii adigoo hamiloo higsanayaa meel dheer dadbaa ku habaabiyee waliba ku haleynayoo horay u soco
Hamdi bilan hadey xaskeygi noqoni laheed
Wwww amazing song wlhi keep going Hamdi bilan🙌👍👏🎁🎆👌🤲🤩🇸🇴😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤩🤩🤩🤩
Wn idin salamay Bilkhar iyo xamdi hore usocda walalahy qaliya
M.a walaalahey ilaahay ha idan dhowro xaqiiq waxaa iqanciyay baran burka m.a
Masha Allah xamdi bilan heesahaga waan ku haysta ruun ahanti qasatan heesaha aad meshan ku qadhi haysa xabiba xasan toxow heesahida aad ayad uguso baxday love you macaney
Walaalaha dhan idinka camal ilaahay haka dhigo xamdi bilan iyo bilkheyr
Xamdi bilan adaa weyn abaaayo bilkheyr guuuuleysta walaalo isjacel🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋💋💋💋
Xamdi bilan channel kaga hadankusoobiiray fanaanada cusub bilkhayr waan soodhawayn
Yaaba idin jafi kara astaanta somaliweyn sidataanee
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Manshaa allaaah illaahey ha idinxifdiyo wllo isjecel alle ha idiin siyaadiyo
Masha Allah ashcalaa qurux amaa ilqaadaan idinka iyo calanka iyo beerta xuriyada beerta nabada doog quruxbadan indhaha uroon iyo masha Allah hablaheena iyo wadankeena iyo calankeena Allah ha idindhowro
Mash allh walalo is jacal nolada labadenab wxn niahaya tagero horaya u socoda
Mash allh xbbti buraaaanburka noosoobadiya plz ish calaaa3cod waaaw viva buraaaanbur
Masha alah gabdho qurux asal ah iyo calanka qaranka soomaaliyeed oo qurux badan taageera buuxda keep going.
M.allh hamda bilan aadban kusalamayaa fananad an jclahy aya tahy hda iga qadey salanta reblley igu so celi❤❤💋💋
Xamdi wan kosalmy waa fanska cosub
Xamdi bilan iyo walashay bilqayr guuleysta waliga abayo macan
Xamdi bilan maasha allah tabaaraka Allah waxaan ku leeyahay keep going horey u usoco ilaahay haku barakiiyo insha allah malaha waa xuural cayn ifka soo yara gaadhay ilaahay nicmad ayoo kugo galaday ilaahay haku siyaadiyo adaa ka Wayne baan filaya AMA mataana ayaad tihiin xamda bilan waan ku jecelahay bye
Wcs walaalaha funka boqortooyada fanka gebedha aan jinkeeda jeclahay hamda bilan bishaaro bilan guuleysta had iyo goor❣❤💋💋🌹🌹🌹💋❤❣❣❣
Xamdi you so beautiful I like you and your song .
Bilqayr wa 18 jir xamdi bilan da'deda laba lagu daray jirta 20 inta igu racsan like saara👆
Xamda bilan abyo walashaa wee shidan tahay ma igu qabatidoo hadad xariifad tahay majirtoo liketa ha ila gees marina xarfaaney
Xamdiyay wllo adbaan kujeclahay mshallh macanto keep gonig fankaga ad ban ujeclahy💋💋💋💋💋
Wow baranburka iii qanciyey wlh horay usocda walalahey hamda &bilkheyr ❤❤❤💯💋
Bilkher ayaan tageraa aniga labdiina aydaan hor bartay mog.got talent an ku bartay sharta iyo sheydan ka alha niga xijaabo hadaad comment gega aragtin
Hamdi adigaa weyn waayo fanaannimada xitaa waad uguhoreeysay
Waa ku salaamey walaalkeey walaasheey mcnt
Asc xamdi bilan waa kusalaamay guul iyo gobonimo ayaa kuu rajeynayaa
Xamda Ahmed Ali wan idiin salamay Wllo qaali
Calanka so uqorxoonyhy uquruxantihin sisters 👯♀️
Nice nurken baxayaaa Queens
Keep going guys one love ❤️♥️😍😍 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Kshsd
BILAAN AMAAN ALLAH BAA KUDAMESTIREE WLSHEY SII ALLAH BAAN FANZ KUGU AHAAY KEEP GOING WLSHEY
Fanaadan caan ah xamdi bilan noolow in bdn
My caln cad babanaya ,Y islaaaaaaaaam soomaali
Wlhy beatulluf cilp gabdhan wan idiin saaray wanan idin taageeray wlhy wadna istaahishaan😍
Buranburka please nagu so celinya I love it walhi
Xamdi bilan waa walaasheey aan adka u jeclahay
Masha allah gabar aan jeclhy xamdi bilan wakuslmy gabar asturan illhy hakusharfo adunka farxad aqirona jatul firdow abyo mcnto nolosha kumaxumeyso xbbti
Msha alah wlll is jecl ilahy ha su kiin dayo
Qurux iyo cod ayeey leeyihiin maasha allah ha waarto farxadu
Wlh xamdi bilan gabar ka qurxon somali kuma arag
Naag landhere habargidir say Mashallah
Bilkheyr iyo bilan waa idin salaamay aniga bilkheyr aan taageero u ahay
Keep Moving Forward Xamdi billan Supporting your Channel Always Sister
Xamdi quruxeey horay usoco aad baan kuu jeclahay
Mash Allah Eedo macan ❤️ xamdi bian iyo Bilkhayr il xun ima arato eedo
Wallalo isjecel saasa lagu yaqana ilahey ha idin xifdiyo ❤❤❤👏
Asc Mashaa Allah Gabdho Wlo ah is Jecel oo Wadaniyiin Meel Qurxoon Ilaahay ha idin Daayo lkn Ani Fanaaniinta ma Jecli Dhalinta Waan ka Naxaa Waayo dadka ku jiraa dad Fiican maahan Dad khariban Balwad leh marka Wlo Waan idin jeclahee iska Daaya.
Walaalo is jcl aatihiin
Alle idin kalamadheereeyo🥰🥰😘😘😘😘🥰🤩
Xamdi ani codkaga wan jclhay wlih wllshey horey usco ilahay hakudyo codkga
masha Allah qurux dumar ba tihiin😍
xamar cadey iyo calankeyga cawaale 👌❤