CALI ZAKI FT ABDIJIBAR GACALIYE l MANSHALLAH l AROOSKA CABDIQANI ISKUFILAN IYO IKRAAN SHAMAAKH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • EREYADA DAAHA GAAS
    LAXANKA ABDIKARIIN ALI SHAH
    MUSIC AYUUB HAARUUN
    Copyright@Hawraar Music

КОМЕНТАРІ • 283

  • @hassankhadar4794
    @hassankhadar4794 2 роки тому +78

    Hooygii fanka way u Hagar bexeen mansha allah dad qalbi wanagsan hargaysa 💔🌍🙏💯

    • @halimoatteye1368
      @halimoatteye1368 2 роки тому

      They are not hargeisawiin they are from burco

    • @fatima72268
      @fatima72268 Рік тому

      @@halimoatteye1368 who is from burco?!

  • @abdirahmancaddaawe5981
    @abdirahmancaddaawe5981 2 роки тому +89

    Ramadanta idinkoo runrun isku qabo Riwaayado nosoo sameya insha allaah 🙏🏽 Masha allaah Hambalyo 🔥💯

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 роки тому +46

    Masha Allah hambalyo dadkeyga reer somaliland wa nasab fanan iyo jilaaba isku si bey ugu hagar baxan hambalyo kun jeer❤💯💯

  • @inacumar170
    @inacumar170 2 роки тому +28

    Wn Jecelay say dadkyga duriyadu Isu Jcl yihiin Masha ALLAH 💖🤤

  • @theironlady6009
    @theironlady6009 2 роки тому +15

    Wiilasha Fanka Xoreystey xaga Aroosyada
    Iney yihiin Mashaki baa kujira
    A/kariin
    SalaH sanaag
    Ali Zaki
    A/jibaaar Gacaliye
    Walaahi waaa wiilal yar yaroo Dadka Qalpiyadooda Faraxda laqaayiba😍🥰🤒
    Congratulations ikraaN &A/Qani

  • @Abdisomalilander1
    @Abdisomalilander1 2 роки тому +20

    Arooskan Faalo Heer Caalamiya ayaan ka Bixin doona isha allah waxan aroos lama odhan karee waa Shaab Shaab Wlhi 🎉😍❤️💍💪

  • @calixajarofficialchannel6985
    @calixajarofficialchannel6985 2 роки тому +13

    Allaha maxy qosol dartii u dhiman gabadha isku filan u dhaxdy
    Masha Allah hambalyo

  • @Janno190
    @Janno190 2 роки тому +15

    Maasha Allah tabaarakalaah walaahi weligay labadan caruura waan Isla jeclaa markay wax wada meteli jireen illahay haysu kiin barakeeyo habo cabdiqaani iyo my queen ikraan ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💕

  • @noohaliahmed3978
    @noohaliahmed3978 2 роки тому +7

    Labada qof een abid islanjeclaa ayaa is hantay mansha Allah. Alf mabruuk.

  • @Khaalidgamiil
    @Khaalidgamiil 2 роки тому +15

    Wlahi waa ay iskusoobaxayeen mashaallah alle idinbarakee

  • @zackali1241
    @zackali1241 2 роки тому +22

    Congratulations Abdiqani Isku filan & Ilkaraan Sharmark🤴👸❤️ Noqda Ul iyo Diir keed🙏

  • @laylahassandaahir2730
    @laylahassandaahir2730 2 роки тому +7

    Masha allah soomaliland waxay leedahay fanaaniin iyo badh

  • @jamalmeta615
    @jamalmeta615 2 роки тому +2

    Hambalyo... Qisooyin ka nolosha hore waa ay u mataleen laakiin waa midoobeen hada hambalyo ikraan iyo Abdi qani hambalyo Hambalyo 💯💯💯💯💓💓💓💓

  • @halimoatteye1368
    @halimoatteye1368 2 роки тому +8

    Allah isaaqa jaedaayo habarjeclo waba jaceyl socda wow

    • @hamdalaki1787
      @hamdalaki1787 2 роки тому +2

      Waar habar jeclo mahaa wa habar awal labaduba 🤣

    • @marwomarwo2982
      @marwomarwo2982 2 роки тому

      @@hamdalaki1787 inanta uun baa habar awal ah wllo

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 2 роки тому +1

      @@marwomarwo2982 isku filan wa cise muse , ikrana wa sacad muse =
      Habar awal pure weyi

    • @xaqudirir9789
      @xaqudirir9789 Рік тому

      Labada Fanaan Ee Heesayaa Miyaanay Habar Jecelo Ahayn Nuuxiiyadii Miyaanay Ahayn

  • @mohamedahmedyassinhussein6856
    @mohamedahmedyassinhussein6856 2 роки тому +2

    marka hore aroos wacaan Marka labaad waan jeclahay labadan jilaa, waxaana ku faraxsanahay inay guursadeen xaqiiqda, way isku habboon yihiin❤️❤️❤️

  • @nasraomer2819
    @nasraomer2819 2 роки тому +7

    Mashal in badan baanu isla kiin jeclayn ee wada jira abidkiin💑💑💑♥️

  • @halimoatteye1368
    @halimoatteye1368 2 роки тому +10

    Reer burco reer hargeisa wacdarey tuseen gobolka raga aftahanimadii iyo fankii uu maroojistey xassan dhuxul siduu doono uu kayeeley calool wangsanooyinkii reer burca ka qabtey Macha allah hj iyo hy iswata keep going

    • @mushtaqnaasir857
      @mushtaqnaasir857 2 роки тому +1

      Hno quruxey mrkad ree burciyo ree hargeisa kla sarayso yaanu nahay waa yabe maad sacadmusun dhahdid ileyn reerka indho aan lahayn diidene subxanalaaah 🥺😂😂😂

  • @nadiiraquruh2591
    @nadiiraquruh2591 2 роки тому +1

    1:11 vaar

  • @niciimomohamoud2511
    @niciimomohamoud2511 2 роки тому +2

    Kun jeer farxa maalintiin Walalhay aaan jecelhy Mansh Allah Hamplyo Hamplyo walshey 😍😍😍😍😍😍❤❤❤👑👑

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 2 роки тому +6

    ILAAHAY DANBIGIISA hadhaafo ISAGA IYO HOYADIIBA qofka HAL subiskareeb IISAARA EE WLSHY ama wllky EE somaalyeed

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 2 роки тому +2

    Mansh allah markey laba aan isla jeclaa jecelkana wada yaqiin ay qoys wada dhistaan

  • @nasraomer2819
    @nasraomer2819 2 роки тому +7

    Wa aroos duriyadeed♥️allhuma barik 👏💑♥️

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet 2 роки тому +6

    Congratulations abdiqani N ikraan shamaakh wadajira I.a 🤴 👸 👑 🎊

  • @dhiirigaliyechannel4262
    @dhiirigaliyechannel4262 2 роки тому +13

    با رك الله لهما وبارك عليهما وجمع بينكما في خير 💫

  • @ugbaadabdirahman2501
    @ugbaadabdirahman2501 2 роки тому +2

    Ikraan waa xadaariyad taash aan looga horayn bay xidhatay sidaydi
    Toobkaga arooska hadii laga hor xidho nah maleh 💪👏

  • @Mohammedoslo
    @Mohammedoslo 2 роки тому +6

    Masha allah tabarakalah congratulations Abdikani Iyo IkIkraan Barakooba walee hargeisa hadhwanaag ayaan xadaarad iyo shax shax lagu gaadhin hoygii nabada iyo aroosyada hoygii fanka haygii xarada my home love you All❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🥰🥰🥰🥰🥰🥳🥳🥳🥳🥳🥳

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 2 роки тому +3

    Mansha allah waa laba dhalinyaro isku faraxsan guurku sidan hakaa ahaado habeenka farxadaada ama hakaa siqiiro!!!!!

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 2 роки тому +2

    Mansha Allah tabarikalaha allah ha isu barakeyo ubada khara qaba Allah ha idenku arsuqo amiina amiina yaa Hanbalayo hanbalayo isku wara

  • @Janno190
    @Janno190 2 роки тому +5

    Maasha Allah Ku murtaaxa guur maasha Allah macaana jacayl koode kale 💕❤️🎊💞💞💞💞❤️❤️❤️🎈💞🎈💞🎈💞

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 2 роки тому +10

    Maash Allah Hamblayo Somaliland 🤴🔥🔥🔥🔥💍💍💏💏❣💏💏💕💏💕💏💏❣🌹💏💕💕💏💕❣💏💕❣💕💏💕❣🙋‍♀️👏👏👏👏👏👏👏❤💚❤💚

  • @munalizashow5969
    @munalizashow5969 2 роки тому +22

    Wow MashAllaah beautiful song 🎵 and congrats to Abdiqani iyo marwadiisa 🥰🎉💕

  • @ifraaxcismaan8960
    @ifraaxcismaan8960 2 роки тому +3

    Hampalyo cabdi want iyo ikraan 😻 💜 intii iska jellied isoo raaca

  • @rodamuhamed4722
    @rodamuhamed4722 2 роки тому +1

    Mnsha Allah alle haysu kiin barekeeyo jiidhkayga

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 2 роки тому +4

    Masha allah lamanaha Qarniga welcome family Qurux badan wada jira

  • @nihatisse1078
    @nihatisse1078 2 роки тому +1

    Masha allah barakalahu lakuma wabarallahu calaykuma wajamaca baynakuma filkhayr.

  • @xalimocabdi5126
    @xalimocabdi5126 2 роки тому

    hambalyo hambalyo Iskuwara abid ubad qer qaba kala hela amiin amiin

  • @djimos9058
    @djimos9058 2 роки тому +3

    Masha allah cabdi qani iyo igraan hanbalyo iskuwaara ubad khayr qabana allah haydinkala siiyo🥰🥰❤❤❤👏👏👏👍👍👍💓💗💜⚘⚘💐💐💚🌷

  • @rahmahussein4964
    @rahmahussein4964 2 роки тому +3

    Ayeeyo raday ayaan so xasuustay wlhi calafku waa cajiib

  • @afnaan7605
    @afnaan7605 2 роки тому

    Masha allah alle guurkiina mid khayr qaba ha ka dhigo laakiin lamaane is qaba ayaan waligay idiin haystay. Ugu dambayn hambalyo

  • @ayaanmohamed6687
    @ayaanmohamed6687 2 роки тому +5

    Masha allah. Good job my nephews Cali Zaki and Abdijabaar Gacaliye . amazing song.🥰🥰🥰🥰

  • @ubahindho3414
    @ubahindho3414 2 роки тому +2

    Manshaa Allah Tabarakalaa Alle haydin barakeyo lamanaha quruxda badan 💑👍👏👏

  • @wayoflifewayoflife1135
    @wayoflifewayoflife1135 2 роки тому +6

    Waa la yaabay❤😍💯👑

  • @anissaabdi8261
    @anissaabdi8261 2 роки тому +2

    Mashallah wa madal aroos oo leysgu arkey 👑👑👑👍👍👍🥳🥳🥳wa hees iyo badh👍

  • @maariya1851
    @maariya1851 2 роки тому

    Kali iyo mid qudha manta waa kabaxa watanooba qoys ❤️ jacylku ha waadho ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @lovemamahooyomcn1735
    @lovemamahooyomcn1735 2 роки тому +5

    ❤️❤️❤️❤️Masha Allah ❤️❤️ Masha Allah ❤️ Hambalyo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @saharaaden8164
    @saharaaden8164 2 роки тому +2

    Inkarti dacdhay ragii wey asturan yihiin blse dumarki wax Lee cawradhodhi bananka yalaaa,,,,,,war dumarow Allah hacabsadhaaa ee cawradhaa asturtaaaa

  • @idylmohamed2367
    @idylmohamed2367 2 роки тому +1

    Waaaw masha Allah tabarakallah hambalyo arossada stylkeeda iyo qaabka tomahawk iga gadan

  • @nasraapikadir849
    @nasraapikadir849 2 роки тому +1

    Ugu danbeyntii Yusuf ceegaag iyo hibaaq gobad way isku ogalateen❤ Hambalyo A🔗 I

  • @cadoduul7132
    @cadoduul7132 2 роки тому +3

    Luuqadi cusbeyd ee somaliland inta sugaysa heesteeda, like saara.🤣

  • @hafsajama8084
    @hafsajama8084 2 роки тому +6

    ألف مبروك الله يحفظكم ويسعدكم دوم المحبه الله يرزقكم الذريه الصالحه يدوم الحب اتمنى لكم حيات جميله وفرحه دائمه واتمنى لكم سعاده ❤🌹🥰

  • @khadarmaxmuud8152
    @khadarmaxmuud8152 2 роки тому +3

    Mashaa allaah wllo alle ha iskukiin barakeeyo amiiin ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @qalbitoqalbihwd1405
    @qalbitoqalbihwd1405 2 роки тому

    Labadaan waan islaaa walahaya yaa allah isu xifti famailksan cusub. Horee uu soocadaa

  • @faatimamarish5067
    @faatimamarish5067 2 роки тому +2

    M.a wll c/ qani iyo marwadiisa ikraan shamaakh noqda kuwii isku waaraa ee ubad khyr qaba kala hela isha nacam idiinka leexan dhisma oo dhaqma isku waara abid💯💖💯💖

  • @kaabahamud1168
    @kaabahamud1168 2 роки тому +1

    Mansha Allah 💯Mansha Allah
    Mansha 💯Allah Mansha Allah
    Dhismoo dhaqma 👏 ♥

  • @mrd4205
    @mrd4205 2 роки тому +7

    Mash allah Alif mabruuk to the best couple’s 😍💞

  • @cabdiqanimaxamed7542
    @cabdiqanimaxamed7542 2 роки тому +1

    M.allh Rug san io Reer San beautiful wedding

  • @nacnacsidechannel6817
    @nacnacsidechannel6817 2 роки тому +1

    Hawraar 1m inshaa allh

  • @faatimahassnshire897
    @faatimahassnshire897 2 роки тому +1

    Abwaan daaha gaas wuu u hagar baxay arooskam laxanka ini cali shaah caadi maaha
    Anyway hamblyi hamblyo kal iyo laab♥️♥️🥀

  • @fauziamohamed7185
    @fauziamohamed7185 2 роки тому +5

    Mansha Allaaha congratulations congratulations brother sister ❤️❤️🙏🙏❤️❤️

  • @afnaanchannel7594
    @afnaanchannel7594 2 роки тому +1

    Hanbalyo Mash allllh tabarkalalh ilhay ha barkeyo lamanha

  • @asmadjibril3948
    @asmadjibril3948 2 роки тому

    abdijabar gacaliyeh waan ku wata wll

  • @ridwaannuur3287
    @ridwaannuur3287 2 роки тому +1

    Mnsha allah hambalyo hambalyo

  • @indhodeeqhajji5078
    @indhodeeqhajji5078 2 роки тому

    Maashallh Hambalyo Hambalyo laba isu qalma wada jiroo wada jooga avid💗💓💜

  • @farxiyofiska7809
    @farxiyofiska7809 2 роки тому

    Masha allah masha allah hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo isku waara oo kalahel ubad qerqabo wllky iyo walashey

  • @Bashaashqamaam10
    @Bashaashqamaam10 2 роки тому +1

    Waaaaw Ayayayayayaya♥️🌹What A Song Beutiful Wedding💍💟💌

  • @Sh-kj3qf
    @Sh-kj3qf 2 роки тому

    Laga yaab sida midka guursada kuwa kle uga tuman dadkgiii hanpalyo ikran io clqani❤❤❤👸🤴

  • @mursalcabdi5059
    @mursalcabdi5059 2 роки тому +2

    Woow masha allh

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 2 роки тому +2

    Waxan samyn yaa samy kara ala duriyda 💚⚪⚪⚪⚪🔴🔴🔴⚫💋⚪⚪🔴🦁kun jeer hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo hamblyo 💍💍💍💍🌹🌹🌹🌹🌹🌹🔥🔥🔥

  • @MuruqsayPodcast5223
    @MuruqsayPodcast5223 2 роки тому

    Jilayaal taageerayaashooda ka farxiyay isku waara abid🥰

  • @maxamedbaashe215
    @maxamedbaashe215 2 роки тому +1

    Waaw walaalkay Horay usoc

  • @Auroraabdi36
    @Auroraabdi36 2 роки тому

    Intaas ay leeyihin ayayayah wa Ka helay❤️❤️❤️

  • @nimcoelmi886
    @nimcoelmi886 2 роки тому

    Mnsha allah

  • @xayaatkaha7552
    @xayaatkaha7552 2 роки тому

    MashaAllah Allah yaxfadkum ya rabi

  • @yaasinyaska7282
    @yaasinyaska7282 2 роки тому +2

    Wooow hamplyo Cabdiqani isku filaN dumo ikraN

  • @munna_wacan
    @munna_wacan 2 роки тому +1

    Congratulations kun jeer duriydiii dire dire ka nabda gala ❤❤

  • @kawkawe4112
    @kawkawe4112 2 роки тому +1

    Manshallah allah ha isku barakeeyo

  • @user-gd9uh1ne3m
    @user-gd9uh1ne3m 5 днів тому +1

    Masha

  • @fatmacookingbeuty
    @fatmacookingbeuty 2 роки тому +1

    Waaw Masha Allah hambaliyo hambaliyo walalkey isku filan

  • @Carfoon
    @Carfoon 2 роки тому +1

    Mashallh alfa mbruk❤️‍🔥❤️

  • @kokeee_athe2907
    @kokeee_athe2907 2 роки тому

    Mzha alH IkraaN shamakh iyo abdiqani isU wara 🥰

  • @Lander02
    @Lander02 2 роки тому +1

    Ma sha allah.

  • @hanajama2102
    @hanajama2102 2 роки тому +1

    Masha allah best wooow wedding love

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction3537 2 роки тому +1

    Masha allah waa madal aroos 👑❤💯👏💑

  • @rahmacadey1107
    @rahmacadey1107 2 роки тому +1

    Masha allh ku murtaaxa guurkiina🥰🥰♥️♥️

  • @user-zr9mi5uu2s
    @user-zr9mi5uu2s Рік тому

    Mash llh

  • @faizabeautysalon605
    @faizabeautysalon605 2 роки тому +1

    Waa iga gadan thy hesta👌👌👌👌👌👌👌

  • @ruweidaahmed6820
    @ruweidaahmed6820 2 роки тому +1

    M.a congratulations congratulations iskwar abid🥰

  • @nimcaanhaajicaddo4346
    @nimcaanhaajicaddo4346 2 роки тому

    Alle ha izku kiin barakeeyo boqorka io boqorada is hantiyey

  • @fadumamacalinnurow9092
    @fadumamacalinnurow9092 2 роки тому

    Masha allah hmblyo isku waara ubad khyr qaba kla hela I.a

  • @nuramahamud7472
    @nuramahamud7472 2 роки тому +2

    M.a isku filanow waad tashatay 🥰hnbalyo

  • @haniali4142
    @haniali4142 2 роки тому

    ماشاءاللہ 😍😍

  • @zihamhirzi2676
    @zihamhirzi2676 2 роки тому

    Mnazh Allh wada jooga inbadan

  • @siciithhariir9778
    @siciithhariir9778 2 роки тому

    Laxankii cikariin cali shaah 💜💜

  • @poqorsame_official
    @poqorsame_official 2 роки тому

    Hambalyo abdiqani iskufilan iyo ikraan 🥰🥰

  • @burco7626
    @burco7626 2 роки тому +2

    Masha Allah, congratulations 🎊 👏

  • @muznahamoud1351
    @muznahamoud1351 2 роки тому

    Ayyyyy msha alh ❤️❤️

  • @canabquen380
    @canabquen380 2 роки тому

    Horro arooskii saalax sanaag yaa arky mba arkine

  • @zusaninapashiirzusaninapas2357
    @zusaninapashiirzusaninapas2357 2 роки тому

    Guurkiina guri lagu nagaado alaha ka dhigo for ever 🔗💉🔐💔💏🤲🤲🤲🤲🤲

  • @najaxapdirahman3434
    @najaxapdirahman3434 2 роки тому

    daaha gaas abwaan wayn💯💯

  • @qsf2029
    @qsf2029 4 місяці тому

    Burco guys ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️