CALI ZAKI SAALAX SANAG ABDIJIBAR GACALIYE - HARGEISA IYO BURCO 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 186

  • @maxamuudcabdulaahi9567
    @maxamuudcabdulaahi9567 Рік тому +115

    Hees walbo mcn waxa kasii macan qur'aanka wll

  • @farhiamumtaz
    @farhiamumtaz Рік тому +47

    Haduu ficil aroos💍
    Jiro heer sariyo✨
    Kanaa Hiil ku dhacay oo 👏 👏 Hargeysi burca ah 🎉🎉
    Hareraha ka tumay💃🕺
    Jimcaaliyo hibaaq👸🤴
    Guushi hantiyay❤

  • @bilancabdi3035
    @bilancabdi3035 Рік тому +29

    Wllhi reer waqoyga ilabaxnimo looga hadh 🙏😇❤️

  • @farhiafaisal
    @farhiafaisal Рік тому +12

    Maxaa ka wanagsan markay inamadiinu kuu hagar baxaan ❤ heegadii togdheer hidihii burciyo ku hagoogan dhaqan❤ hambalyo inader qali hibaaqey ilaahay hakuu barakeeyo gurigaaga adiga iyo saygaagaba ❤

  • @abdihakimyusuf6567
    @abdihakimyusuf6567 Рік тому +5

    ina cali shaah waa laxamiistaha qarnigan

  • @mahdiahassan907
    @mahdiahassan907 Рік тому +24

    Intii aroos hargaysa qof caani ka dhigtay kanaa number one ah dadku hayska dhumarmaane wada dhalasho dhaba ❤

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 Рік тому +2

    Axyaa song❤ HARGAYSIYO BURCAA HAREERAHA KATUMAY ♥️👏👏👏👏caasimadii iyo kuxigeenkii ♥️👏👏👏🥳🥳🥳🥳woow m,a hanbalyo boqoradeena iyo dumo dhismo dhaqma inshllah jimcale iyo hibaaq💃🌹🔥🔥

  • @user-js3gc6vc7r
    @user-js3gc6vc7r Рік тому +4

    M.a wllshy hibaaq iyo wllkey jimcaale ...is kuwaarah .nacabku cagtah hoosteedah ....
    From jigjiga wllshy❤

  • @mariadahir9178
    @mariadahir9178 Рік тому +7

    Ax heees walalnimo laikama maro inta heesan ilahey haa siiyo inta heesatana allah u daayo ❤

  • @habibabillekhalif3785
    @habibabillekhalif3785 Рік тому +10

    Wlhi Alizaki Hibaq gobaad aad bey agtisa uga weyntahay wuna uu hagar baxay🥺

  • @istaahilcabdi9735
    @istaahilcabdi9735 Рік тому +2

    Wlhi arooskan kanoo kaleh ah waaligay ma arag 10 jeer ban dawaadada qurux mnshallah alleh ha idin barakeeyo ❤❤❤❤❤

  • @AbshiroFarxaan-p3h
    @AbshiroFarxaan-p3h Місяць тому +1

    hambalyo hambalyo wallkyo ioy wallsyo❤❤❤🎉😊😊

  • @haniilkacaz7164
    @haniilkacaz7164 Рік тому +17

    BURCO iyo hargeysa 🎉❤
    Allow barakee qoyska cusup ❤💑🫶🏻

    • @sucaadcalimohamed5269
      @sucaadcalimohamed5269 Рік тому

      😂😂😂wadanko dhan alle hayno barakeeyo wllo

    • @haniilkacaz7164
      @haniilkacaz7164 Рік тому

      @@sucaadcalimohamed5269 🤣🤣 majirtee qoyskas Kaliya weye 🤣

  • @queenzelmizh1016
    @queenzelmizh1016 Рік тому +7

    Markaad dadka wanaag badan aadku berate sidaaba lagugu hagar bixi Hanbalyo gurigina guri nagi 🎉❤

  • @ND-ln1hi
    @ND-ln1hi Рік тому +3

    Gamba yar laga raysay, rag ragaa goobtii hantiyay. Labeentii Hargeysiyo Togdheer❤❤❤

  • @abdimaalig662
    @abdimaalig662 Рік тому +5

    Hj iyo garxajis hambalyo Hambalyo 😂❤

  • @user-fr3ez6pg7o
    @user-fr3ez6pg7o 8 місяців тому +2

    Sowad❤❤❤❤

  • @DALMARCK4914
    @DALMARCK4914 Рік тому +4

    Weee weee hablaha burco way ka qaalisan yohiin kuwa gobolada kale m alah hblyo

  • @zainabahmed4198
    @zainabahmed4198 Рік тому +3

    Wooof hadi ficil aroos jiro heersari kanaa hiil u kudhacay Hargeisa iyo Burco ah. Masha allaah isku waara abid

  • @MohmedAdan
    @MohmedAdan Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤ habar jeclo

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 9 місяців тому +1

    Axyaa hees team walaalaha

  • @hadiamustaphe3561
    @hadiamustaphe3561 Рік тому +4

    Wooooow❤😮the best wedding wllnimadu qurux badanaa ilaahow inta aan sidayda haysan sii inta haysatana isu daa

  • @aayshmohamud8299
    @aayshmohamud8299 Рік тому +16

    Allahey amarki hibaq wan iskajeclahay congratulations to the most beautiful bride🥳🥰

  • @ayaannuur6176
    @ayaannuur6176 Рік тому +2

    Sandaladi iyo hayadi oo guurya mnshs allh waxasa duyrida mxd samysne all duriya mnshs allh isku waara qoys islam ah

  • @kaltunyusuf8319
    @kaltunyusuf8319 Рік тому +3

    Marka sediyadaa ku hesaan geynyo wallshoda kugu daran weliba ku heesan Mashalah barakooba ❤

  • @nimcoabdimohammed536
    @nimcoabdimohammed536 Рік тому +2

    Mansha allh hamblyo hamblyo qoyska cusub barakoba markaad wllo ku jecel haysatid❤❤❤

  • @Rana_barbi
    @Rana_barbi Рік тому +2

    Aroooski qarniga bilash lo oran jiray wale hibaaqbu udhacay👏👏👏

  • @liibanaxmed8661
    @liibanaxmed8661 Рік тому +3

    Laxankii ina cali shaaah

  • @hanadcrown
    @hanadcrown Рік тому +5

    Sadaxda nin ee shiday arooskba❤

  • @user-pt6ep2mn5r
    @user-pt6ep2mn5r Рік тому +2

    Mnsha allaah gurigiina guri negi laha kadhigo nacabku derbiyada hajiiro walaalo aan lawada haysan noolaada intii nolol jirto

  • @abdidhamal8835
    @abdidhamal8835 Рік тому +1

    Msnsho Allah boqortoyo sare wada nolada inta noole Jiro ❤❤❤❤

  • @abwaanadshankaronshidaneof3749

    Msha allah wllky saalax sanaag my duma codkar halyeey ❤❤❤❤

  • @user-qk2ep5vd8x
    @user-qk2ep5vd8x 9 місяців тому +1

    Calizaki

  • @inamaxamuud4339
    @inamaxamuud4339 Рік тому +3

    Hargasiyo burcaa Hareraha ka tumay jimcalaiyo hibaaq hamblyo

  • @samiiradiamond8994
    @samiiradiamond8994 Рік тому +3

    Ayy kani aroos maahe waa boqol aroos 🎉❤❤❤

  • @gopzan_official
    @gopzan_official Рік тому +2

    Inantydii hamplyo WL Alle reer kga hkuu barakeeyo 🎉❤😊

  • @monam7931
    @monam7931 Рік тому +1

    Ay mid kamida hegadii togdher hidihi burciyo ku hagogan hidaha WA Hibaaq gobad omg way u hagar baxyeen lamanhan c/saki. /salax/c/jibaar ❤❤❤❤❤❤

  • @basraadan2321
    @basraadan2321 Рік тому +3

    Way my home burco ❤️❤️❤️❤️ tout mes sincères félicitations one of funny person Ali zaki ❤️❤️ wan ku tageera from Djibouti

  • @sabaadcali2935
    @sabaadcali2935 Рік тому +4

    inankaa darood ee Salax sanaag ba ugu cod macn Heesta from hawiye

    • @nusaybaabdi90
      @nusaybaabdi90 Рік тому

    • @maxamedxuseen4049
      @maxamedxuseen4049 Рік тому +7

      🤪🤪🤪 lkn Somalilander hargeysa shidey hawiyena matihide hartigii Goojacade ayaa tahay!

    • @nasraomer2819
      @nasraomer2819 Рік тому +4

      ​@@maxamedxuseen4049 😂😂😂😂ala mxd ku fahanty

    • @maxamedxuseen4049
      @maxamedxuseen4049 Рік тому +2

      @@nasraomer2819
      Liidkey inoo raacaysa 😀😀

    • @nicemhr1935
      @nicemhr1935 Рік тому +1

      Wa runta lakin Goojacadde dhe Hawiye ha hafrine 😂

  • @suhadheman6644
    @suhadheman6644 Рік тому +1

    Hampalyo Hampalyo isku waara ubad kheyr qaba alle haydin siiyo aamiin❤❤❤❤❤❤❤

  • @zarahhassan4823
    @zarahhassan4823 Рік тому +1

    Reer BURCO ❤❤❤❤❤

  • @XanaanJamac-nr9sf
    @XanaanJamac-nr9sf Рік тому +3

    Hargeisa iyo burco💎

  • @apdalledirie5020
    @apdalledirie5020 Рік тому +3

    Saalax sanaag ninka arooska shitey 🎉❤😮

  • @Kingtaplouz30
    @Kingtaplouz30 Рік тому +2

    Hibaaq yuusuf abdi❤️

  • @hanadikhadar567
    @hanadikhadar567 Рік тому +1

    Jimcaale faysal xiiis cilmi wllkey dhabow

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 Рік тому +4

    Hargeisa io burcaa hareeraha ka tummy jimcaale io hibaaq guushii hantiyeyy Hampalyo ❤🙌

  • @amalfarax4770
    @amalfarax4770 Рік тому +2

    Heesti salax iyo cali saki Soo dadajiya

  • @badragadar7937
    @badragadar7937 Рік тому +1

    Arooski aduunka uu dhacay wlhi alle haw barkeyo

  • @ayanmustafe8747
    @ayanmustafe8747 Рік тому +1

    Allow isku Daa wllshy iyo xaajgeeda amiin

  • @Ahmet_Epdirahman_Fiin
    @Ahmet_Epdirahman_Fiin Рік тому +1

    Gob Baa Gob Heshay
    Gurigiinu Guri Negiii

  • @inaabdi12
    @inaabdi12 Рік тому +2

    ❤❤hambalyo isku wara ubad khayr qaba kala hela

  • @mohamedfarah5077
    @mohamedfarah5077 Рік тому +1

  • @mohamedfarah5077
    @mohamedfarah5077 Рік тому +1

    ❤❤

  • @awohassan
    @awohassan Рік тому

    hampalyo hpipti hibaaqeeey adiyo saygaaguba❤✨️

  • @hodanfarxan
    @hodanfarxan Рік тому +1

    ManshaAllh walaltinimo ka daba bartay❤❤

  • @user-wj4bc8nr4g
    @user-wj4bc8nr4g Рік тому

    Waan ku tagerah ali zaki Iam from Djabuti

  • @FarhiaAbdiasiis
    @FarhiaAbdiasiis 6 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodanisaxaaq-sw9cm
    @hodanisaxaaq-sw9cm Рік тому +2

    Mid kamida hablihii
    Heegadii togdheer
    Hidihii burciyoo ku hagoogan dhaqan waa #hibaak YusuF Abdi jama👸♥️ Hampalyo wllo adiyo saygaaguba🎉

  • @raxma2674
    @raxma2674 Рік тому +1

    Mashalah hambayo walashay hibaq goobad♥️♥️♥️♥️🥰🥰🥰

  • @user-lv7vi6wk1r
    @user-lv7vi6wk1r Рік тому

    Waxan layabay adunyadan hada lacak ledahay wa lagu amana 🫣🫣🫣

  • @mustafaabdiawad7527
    @mustafaabdiawad7527 Рік тому +2

    Hamanlyo inderthy iyo sayigeeda ❤

  • @ND-ln1hi
    @ND-ln1hi Рік тому +2

    MashaAllaah Tabaarakallaah ❤

  • @aizhajama8485
    @aizhajama8485 Рік тому +1

    Jah heegadii togdheer ❤

  • @farahderiye9919
    @farahderiye9919 Рік тому +1

    My favourite channel is walq studio

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre Рік тому +1

    Hambalyo Hambalyo Isku Wara Oo Ubad Khayr Qaba Kala Hela 🎉🎉🎉🎉

  • @Caliya2020
    @Caliya2020 Рік тому

    Hargeisa 💚🤍❤️ Burco lululululu harerha ka tuma

  • @UgpathAli-rd1nv
    @UgpathAli-rd1nv Рік тому +1

    Allow isku Barakee 🥺🤲🏻🩸❤️🤴🏻🦁💍👸🏼labadeyda wll 🩸

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr Рік тому +2

    Hargeiza io burco ❤

  • @user-lh4px4my9k
    @user-lh4px4my9k Рік тому +1

    Maasha allah labadii isku waara ale haka dhigo❤❤❤

  • @amiirkhadr1109
    @amiirkhadr1109 Рік тому

    Team waQaL👌✌️

  • @HinayaAbdi-qo7gn
    @HinayaAbdi-qo7gn Рік тому

    Macha Allah hibak😍😍😍😍

  • @nourahassannouralasouriante
    @nourahassannouralasouriante Рік тому +1

    Machaalah 💖 😍 🥰 ❤️

  • @user-sy3ee3uw7k
    @user-sy3ee3uw7k Рік тому +1

    Heegadii togdheer❤🎉

  • @hanaabdillahiahmed1306
    @hanaabdillahiahmed1306 Рік тому +1

    Machallah alf alf mabrouk hibak qurux dumar ❤❤❤❤

  • @mahdiahassan907
    @mahdiahassan907 Рік тому +1

    Hanbalyo reerka cusub❤

  • @mohamedfarah5077
    @mohamedfarah5077 Рік тому +1

    ❤❤❤

  • @mohamedfarah5077
    @mohamedfarah5077 Рік тому +1

    ❤😊

  • @FadumoXusen-so7xx
    @FadumoXusen-so7xx Рік тому

    Manshavallah wilashan ilahow idin xafid

  • @fadumosahraahmedrashid9223
    @fadumosahraahmedrashid9223 Рік тому

    waaaaaaa goooob tiii mashalh

  • @ismaelmohamed5392
    @ismaelmohamed5392 Рік тому +17

    Waqal studio is the best studio ❤😊

  • @munoosman4713
    @munoosman4713 Рік тому +1

    Hargisa iyo burco wooow❤

  • @mudanibrahim9089
    @mudanibrahim9089 Рік тому +1

    Mashallah congrats ❤🎉

  • @hodanjaamac4504
    @hodanjaamac4504 Рік тому +1

    Barakooba nasab kamila 😘🥰

  • @mohamedfarah5077
    @mohamedfarah5077 Рік тому +1

    🎉❤

  • @saidmuuse8118
    @saidmuuse8118 Рік тому

    The wold of all my girls

  • @user-js3gc6vc7r
    @user-js3gc6vc7r Рік тому +1

    Hayeey arkaaah mid is kudhajisay saalax sanaag 😂😂😂😢

  • @user-vi3hi6vs9y
    @user-vi3hi6vs9y Рік тому

    hanbaliyo halanbiyo❤❤❤❤❤❤❤

  • @badriasidiiq5066
    @badriasidiiq5066 Рік тому +18

    On other level wlhi❤

    • @SahraAbdi-io2vy
      @SahraAbdi-io2vy Рік тому +2

      ❤😊

    • @DaudIbnucabdulahi
      @DaudIbnucabdulahi 8 місяців тому +1

      ❤️❤️❤️❤️

    • @KhaalidKhadar-xe7zw
      @KhaalidKhadar-xe7zw 6 місяців тому

      ​🎉🎉🎉🎉 1:59 2:00 🎉🎉😢🎉😮🎉🎉🎉😮🎉😅🎉😂😢🎉🎉🎉🎉😂 2:02 😂😮🎉😂🎉😅😢 2:04 🎉😮🎉🎉😂🎉🎉🎉🎉

  • @hamseanfac8361
    @hamseanfac8361 Рік тому

    Mocha Allah hmplyo Alle haysu barakeeyo

  • @Muunalajeclay
    @Muunalajeclay 7 місяців тому +1

    Qadan qaran maxay salax sanaag ku dhuraysaaa😂😂

  • @apdihakimck602
    @apdihakimck602 Рік тому +1

    Axyaa Hees❤

  • @monam7931
    @monam7931 Рік тому +1

    Waaaaw

  • @user-en5us1ez8u
    @user-en5us1ez8u Рік тому

    Wooooooooww❤❤❤

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy Рік тому

    Maashallah

  • @MaryanXasanmacow-jq8pm
    @MaryanXasanmacow-jq8pm 10 місяців тому

    Maryan hasan

  • @iam.legendar
    @iam.legendar Рік тому

    Nice

  • @mubaarigcaydiid6393
    @mubaarigcaydiid6393 Рік тому

    Burco haldoor

  • @TiimaCadey-ko7ih
    @TiimaCadey-ko7ih 11 місяців тому

    Wowww ❤❤❤❤❤❤❤😘😘😘😘😘😘❤️❤️❤️

  • @liibaancabdialhi
    @liibaancabdialhi Рік тому

    Tan baa lagaaa dhaaaha here's nio

  • @fatimaismail9620
    @fatimaismail9620 Рік тому

    Waaaw waa loo hagar baxay