RAYAAN BAJAAJ XANUUN AY QARINEEYSA AYAA HAYA, NAAQISNIMANA WEEY DAREEMEEYSAA!!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 тра 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

КОМЕНТАРІ • 206

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +13

    ua-cam.com/video/cNkKcjR6ROc/v-deo.html
    Asxaabteeyda CHANNELKEEYGA KALLE WAA KANAA, XASUUSTA INAAD SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TA AADAN IGALA NOQONIN! MAHADSANID!

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 Місяць тому +15

    لَقَدْ خَلَقْنَا الإِنسَانَ فِي أَحْسَنِ تَقْوِيمٍ

  • @deeqadahir8919
    @deeqadahir8919 Місяць тому +18

    Allaha ku Xifdiyo Walasheey umada Somaliyeed wax weeyn Ayaad u haysaa

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому +29

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

    • @aishacadeey9928
      @aishacadeey9928 Місяць тому +3

      Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam

    • @sabiriinmaxamud2684
      @sabiriinmaxamud2684 Місяць тому +2

      صلى الله عليه وسلم

  • @Malyuncabdixashi
    @Malyuncabdixashi Місяць тому +7

    Subxanllah markey cadeeyan oo ay iscayiliyan ayey jirkooda iyo timahooda so qaawiyaan ,hadana waxaa kadarin alle kacabsigi waa yaradey iyo xijaabka uu alle nawaajibyeeley 😭 Yaa allah naga badbadi wixi fidno wado 🤲
    Abaayo naciimo waxa kaso hadashaa arinta ah iney gbadheheeni somaliyed ay xijaabki ay tuureen, Jazakallahu qeyran abaayo

  • @muniramandekh2006
    @muniramandekh2006 Місяць тому +34

    Allla nacimoy aniga tan igu dhacday malimihi gurkayga so dhawa aya layga walay marka boqol kimiko lasku qasay intan is mariyay ayan bararay wajiga kansar aya iga ga dhici karay barar wajiga mar kasan diday inan aroski galo wayo aniga dhan aya fulxumo dhaqtar ayan tagay waxa lay dhahay lawada kilyod yaaha ku bararay her waxa garay garabka lay qabto an dhaqaqi wayo lugaha waxas waxa iga daran wajiga gudod barar fulxumo oyin markasa ninki wan diday an jecla gurki wan diday wayo markas mala lahen waji nin la la ado iyo cafimad ba marki danbe isaga niyada idhisay dhaqtar China aya lay kenay wana cafimaday xajigayga aya na i daweyay o dhaqtar I geyay 😢😢😢

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 Місяць тому +6

      Nasiib ayaad lahayd ilaahay baa kaa qabtay waa la ogyahay dawooyinkaas kansar mid maqaar iyo mid uurku jirba in laga qaadaayo

    • @umulqeyrburaale
      @umulqeyrburaale Місяць тому +3

      Bal kawarn dumarkaa dhibka weyn ey kuu grysteen wlhi wn kanaxy qisadaada inaad kayeesho ma ahyn

    • @dearmushtaaq
      @dearmushtaaq Місяць тому +2

      Alhamdulillah hada ka badbaady inta lunsan ilaahy ha fahansiiyo

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 Місяць тому +2

      @@dearmushtaaq aamiin

    • @mariamabdi7041
      @mariamabdi7041 Місяць тому +1

      Asc wrb abaayo Naciima ManshaAllah Allah ha ku xifdiyo caqliga iyo fahanka quruxda badan . Wallahi waa runtaa baarbi ayey u egtahay ,aniga waxay igala qurubadantahay marka ay xijaabka cagaarka qabto.waxaan jeclaan lahaa inay jiraan ama kusooraacaan dumar sidaadookale u hor istaagaayo .JazakaAllahu khayran xabiibti ❤❤

  • @nimcoosman5410
    @nimcoosman5410 Місяць тому +17

    Rayaan bajaaj ALLAHA KU SOO HANUUNIYO, bulshadiine weey halaagotsaa

  • @user-kv9qs3xv1w
    @user-kv9qs3xv1w Місяць тому +7

    الامر بل المعروف والنهي عن المنكر جزاك الله خير حبيبتي قلبي❤

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 Місяць тому +1

    جزاك الله خير يا اختي نعيمه❤❤

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed Місяць тому +6

    Subxanalhi allha haso hadeyo dhamantoda inta imanka kakacaye 😢😢😢 walhi waa iman lan

  • @Malyuncabdixashi
    @Malyuncabdixashi Місяць тому +2

    Jazaakallahu qeyran xabiibti waxan raadinayey qof ka hadlayo arintaan 🥹
    ❤aad iyo aad aa umahadsantahay ,siiwad wacyi galinta aad wado marwalbo waan daawadaa video yawyadaada jazaakallahu qeyran ❤

  • @WardaOsman-xs3tv
    @WardaOsman-xs3tv Місяць тому +3

    Asa abayo naciima Qayr allaha ku siiyo wa arin bulshada soomaaliyed soo wajahdey gabdhaha soomaliyed midab iyo qurux ayu ilaahey siiyey allaha xaqa fahansiiyo bulshada halaaga ay ku wadan allaha ka qabto aamiin

  • @safiyanuura2954
    @safiyanuura2954 Місяць тому +8

    Asc wrwb aqoon yahanad naciima nuurka iyo dhamaan akhyaarta❤🌹❤️. Naciima shaydaanba dadka qaar ku diray abuurka alle subxanallah 😢ma waxan illahay qofka ugu talagelinu bu samaysan kara? Ma sida alle swt ino abuuray si ka qurux badan ba jirta? Yaa dumarka qaar ku dhahay midabka madow wa foolxumo? Subxanallah ,illahow na cafi inta jidhkooda shaydanku ku diray so hanuuni ee gacantooda cudur ku raadsanaayo.😭😭allahuma amiin allahuma amiin.

  • @ishmaelmohamed1115
    @ishmaelmohamed1115 Місяць тому +2

    Xafiduhullah my sister don't stop wayi gelinta dadkaaga musliminta ❤❤❤

  • @whome4851
    @whome4851 Місяць тому +8

    Naastaas waa mamo malyuun ookale , illahay haka qabto umada ee. Akhlaaqdeeda ayaaba kadaran waxay ismariso.

  • @gamer5Real
    @gamer5Real Місяць тому +7

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

  • @fatumaabdi6898
    @fatumaabdi6898 Місяць тому +6

    Waa runtaa👍👌good good good ❤❤❤ absolutely keep going 👍

  • @Ramla22
    @Ramla22 Місяць тому +1

    You are right sister this is a very important to talk about May Allah guide them and all of us ❤❤

  • @maryanmohamed4930
    @maryanmohamed4930 Місяць тому +3

    Waa ku Salamay sister waa mahadsan tahay in ka hadsho Dadka noocanha waa loo baanayahay❤❤❤

  • @khadijaadenabdi2462
    @khadijaadenabdi2462 Місяць тому +2

    MANSHAALAAH RUN AYAAD SHEGTEY QURUX WAA UDHALASHO EE IS CADEYS MAHA. WEY ISKU CIYAREEN.

  • @oz-cf4fi
    @oz-cf4fi Місяць тому +5

    Rayaan kalsooni daro iyo caqliyaraan baa isugu darsantay. Xanuun depression ahna waa jiraa.sababtoo ah marba nin bay jidka kasoo qabsato ayeey caruurteeda usoo xaraynaysaa.

  • @nadiakamal1181
    @nadiakamal1181 Місяць тому

    Subhanallah my sister you are saying the truth may ALLAH bless you 🙏

  • @RahmoAdam-pf9ye
    @RahmoAdam-pf9ye Місяць тому +3

    You are right and MashaAllah ❤️

  • @sucdimoha2157
    @sucdimoha2157 Місяць тому +3

    Scw horta jazaakuma allahu khyran.. ta dumarka ee ayado yar intaso nin islasomareysa carur yarna sidata maxa couse garen kara waxay ilatahay kaalinti aaboyinka amma masuliyadi nimnka ee qoysaska ka masul aha aya meesha kabaxde walal hanoqoto aabo iyo ader intaba oo gabdhihi waxba ay ka ogeen .. taa ina kasohadashid ba fiican walal naciima..❤❤❤

  • @MunawaraMaxmood
    @MunawaraMaxmood Місяць тому +2

    Kalsonida waa shey aad uu weyn wana qalad aaad Uu weyn ale subxana watacalaa wuxuu Quranka wuxuu inugu yire wan karameyne bi'na aadimka ale ween asagoo inoo sheegaayo inuu ina karameyye malaga yaabo inaan in dhaqo❤

  • @aaminomaxamed5374
    @aaminomaxamed5374 Місяць тому +5

    Mash Allah walashay qali Eebe Haku xifdiyo Runtan kugu jeclahay runtana Rabiya kugu jecal❤❤🎉🎉😊😊

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 Місяць тому +11

    Gabadhaan marna waxey dhihi jirtay kaniinka mataanaha ayaan haayaa markaasey dadki ku daldashay clomid marka gabadhaan qatar waaye hala.iska qabto wax ma bartaan xataa daawooyinka ay gadaa. Qaarkood maba aqrin karaan.

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому +13

    Dadka is cadeyo korkod wuu uraaya waalhi umadan isma ogan cuudur ayay u yeeranyan subxanllh nooooo kalsoni

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 Місяць тому +2

    Salamad minkuli afad ilhwo xaq nawafji amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Місяць тому +4

    Subxaanalaah Allah 😢😢

  • @HalimaYusuf-kv5dl
    @HalimaYusuf-kv5dl Місяць тому +3

    Subhanallah

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 Місяць тому

    MashAllah nacimo Allah haa ku xifdiyo Aarimo muhiim ah baa kaa hadlesa bulshada somali❤❤❤

  • @umuabdirahman961
    @umuabdirahman961 Місяць тому +12

    Dadka iska cadeyo weyso uraan wlhi saluun aan suniyaha ku sameysanayay gabadhi ii sameyneysay urka waa ka yabesa gacmahoda xita wey so urayan qarmuun

  • @omermhd985
    @omermhd985 Місяць тому +1

    ان شاء الله الله يهديها الي صراط المستقيم

  • @sicidowarsame3552
    @sicidowarsame3552 Місяць тому +3

    Sideedi hore aya u fiicnayd subxaanallah

  • @Malyuncabdixashi
    @Malyuncabdixashi Місяць тому +2

    Abaayo nacino waxa klo kamida kabdhaha arintan wado, Simayo qurux xaaski hore liicaato oo mareykanka joogto ,Aya. Bilan barwaqo,Happy axmed , Fartuun balbalaarka oo hada bilawdey ayadana,Quen xafso ,Queen canab , Xayaat prrety , Nadiira nayruus, Maslaxo ,iyo kuwo kaloo badan see isku cadeeyan ee isku cayiliyaan oo ay isku qawiyan waayabeysaa , Jazaakallahu qeyran abaayo kasoo hadal dadka fidnada bulshada kudhax wado

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 Місяць тому +4

    Habiibti ina runta loo sheego wayee hadi lo sheegin way kasi darayan💯💯💯

  • @shukriahmed4632
    @shukriahmed4632 Місяць тому +3

    Subha Allah

  • @myfowsy8079
    @myfowsy8079 Місяць тому +7

    Karbaash xalaal ah waye

  • @faizthabet2171
    @faizthabet2171 Місяць тому +3

    Walahi waxani waa qatar jirooyin ayey keenikartaa wajiga cadi maha

  • @user-ss1do2cd8z
    @user-ss1do2cd8z Місяць тому +4

    Anigon waligay ahayn rero is cadays hana marka is dhoho scrub iyo syrub marso xajigayga iga turo mahadsanid ❤

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 Місяць тому +2

    Waa dad aan kalsooni lahayn oo iimaankii beelay subxanallah naagtan umada Alle hakaqabto naagihii juhalada ahaa bayfuufsatay

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 Місяць тому +4

    Allah so hadeyo dhamantod

  • @falisa576
    @falisa576 Місяць тому +4

    Farsamadii Alle qof ladagaalamaya
    Cuduro iyo imtixaan wu qaba sida
    Rayaan bajaaj way dilaaci rabtaa
    Subxaanallaah.
    Wa runtaa wallhi karaamo
    La' aan ba hayso si fiican baa
    Ugu nasteexaysay ilaahay ha so
    Hanuunsho

  • @umacabdirasakfarax-si5id
    @umacabdirasakfarax-si5id Місяць тому +1

    markedi hore aye quruxbadneyd alle haso hadeyo cafimad ima muqdo waa ruunta .walashay xaqa ka hadashay alle haku xifdiyo❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Місяць тому +6

    Subxanalah habaray qaban midabkada ka carar ilahay ku soyau waca gadayo dhan inla xir xiro ku fican dafka dhameyen ilmaha is cafaynayo

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Місяць тому +1

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadrajama6756
    @khadrajama6756 Місяць тому +2

    ilahay hanaga qabto🤲🤲

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 Місяць тому +3

    Qofku illahay hanuniyaa hanunaya illahay jidka saxda hakuso duwo

  • @hodanabdi1328
    @hodanabdi1328 Місяць тому

    masha allh wajibkaaga waad Gudatay Abyo Jazaka allh ❤

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b Місяць тому +5

    🎉🎉🎉🎉 wax larabay kahadashay mid kenya jogto oo wax laysku cayiliyo iyo wax laysku cadeeyo xitaa caruurta sharoobo lagu cayilo siisaa shanta qaaradood ay udhiibtaailaa america ilaa soomaaliya BAhjo life styl kusoo gashaa tiktok gabdhihi i dubkii ayay kadhigtay

    • @user-ss1do2cd8z
      @user-ss1do2cd8z Місяць тому +2

      Waxa ka daran ayan bilan

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +1

      IIsoo qora walaalayaal garan maayo kuligood, Ayaan Bilan waan ogahay horaan ula hadlay kamana daalayo inshaaAllaah!

  • @SaafiAli-wd5oq
    @SaafiAli-wd5oq Місяць тому +2

    Sax waaye wllhi halaga hadlo dad badan waaye illahay ayey ku casiyen

  • @gamer5Real
    @gamer5Real Місяць тому +2

    Ilaheey ha caafiyo hooyo yar waayey

  • @kadraabdillahi9336
    @kadraabdillahi9336 Місяць тому +2

    Wa sax ha la iska qabto afo qaran weeyan awlada soo koreysa waxay ha laga qabto.

  • @fatumaabdi6898
    @fatumaabdi6898 Місяць тому +8

    Waligay comment kuuma soo qorin lakiin manta waa ku taagersanahsy absolutely ❤👌waa runtaa ❤

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +2

      Fatuma hadda kohor waad iisoo qortay, markaan kasoo hadli jiray Naeema Brink!

    • @fatumaabdi6898
      @fatumaabdi6898 Місяць тому

      MashaALLAAH haaa waa runtaa waan helmamaye good

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b Місяць тому +4

    Before ay quruxsantahay

  • @ummkhubayb2290
    @ummkhubayb2290 Місяць тому

    Waxaan horta la ismariyo ilaahaybaa iga madoobeeyey..Abyo Alle Ayaa kubadbaDiyey.sawjkaagana wuu kugarab istaagay. ALLE HABARAKEEYEE❤❤❤❤

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 Місяць тому +3

    Asc subxaana Allaah

  • @monagoth
    @monagoth Місяць тому +2

    لا فض فوك اخت العزيزة

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 Місяць тому

    Subxanallah allow umada somaliyed ugargar adigaboqor ah Amiin yarabi

  • @hayatali4756
    @hayatali4756 Місяць тому +1

    MaashALLAH waa ruuntaa abaayo

  • @aslahusein5148
    @aslahusein5148 Місяць тому +2

    Warunta hbo illahey qeyr haku siiyo xaqana illahey hanagu duwo nagahan hadan lagaso horjedsanin baswaye cuduro ayey gabdhihi yaryara ukenayan cafimadka gabdhaha yaryar ayey dulan kuyihin ayagana mafahmayan

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 Місяць тому +2

    سبحان الله 😮😮

  • @BlueSky-ki6kt
    @BlueSky-ki6kt Місяць тому +1

    Subxaana Laah Allaha na soo hadeeyo

  • @user-lw4ry2sj3j
    @user-lw4ry2sj3j Місяць тому +4

    Asc abaayo waa runtaa

  • @katiac8085
    @katiac8085 Місяць тому +2

    Ayadaaas ad ku furto muqaladada ad ban u jeclahay Wana rajo weyn aduun iyo akhiro

  • @Yerrpop
    @Yerrpop Місяць тому +1

    Minnesota waxaa ka jirtay naag Somali ah oo qasqas ay marsatay ku indho beeshay. Chemicals iyo toxins baa ka buuxay qasqaska

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 Місяць тому +2

    Allaha ajir hakasiyo shaqo fican ayad haysa. Cayil laradihayo wa yab hilbka ama misanka lacaga aya lagu rida

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Місяць тому +1

    ASC ABAYO NACIIMO
    NAAGTAN RAYAAN LA DHAHO UMADII SOMALIYED E ISLAAMKA AHAA E CAAWIYAY AYAY CARUURAHODA KA SUNAY NAYSAA ALAHA NAGAA SOOQABTEE
    WAA NAAG DHAQAN XUN XATAA QAAWANAN IYO GAALO KU DHAG DHAGIS KU TAY

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj Місяць тому +2

    Aniga waxn la yabay waji weeyn iyo daaman waawen gormey qurux noqdeen uf waxan filaa dadki fiyooba inay aduunka ka dhmadeen wax walan haray ilaahow na astur

  • @user-ku5qk9fi6n
    @user-ku5qk9fi6n Місяць тому +1

    Walhi buurindan ani qurux uma arko waan layaabay 😂

  • @layaansamiix6592
    @layaansamiix6592 Місяць тому +2

    Waa foolxumo. Uf. Anigu. Wadankii baan joognaa mana marsano. Waana foolxumo. Markuu horeey qurxaneeyd

  • @zahrahassan3621
    @zahrahassan3621 Місяць тому +1

    Rayaan waa fasahaad waxay wado ilaahay haka qabto ayada iyo kuwa lamidka ah umada

  • @magoolomar1424
    @magoolomar1424 Місяць тому

    Walaahi hadaanan ka hortagin wey noo dhamaatay, naagahan aad umaleysid digag lafiiqay ee uraayo in aysan illahay aqoon

  • @haweyacaymad3264
    @haweyacaymad3264 Місяць тому +1

    Asc naciima howl adag ayaa noo taal safarkaaga allaha kugu guuleeyo inshalah anagana waan ku garab taaganahay

  • @saharaismail4315
    @saharaismail4315 Місяць тому

    Mudaharaad an ku qaadno umada kansar ku rideysaa subxaannallaah abayo pointi fiican aad ka hadashay umada islaamka badbaadi abaayo arintan ka hadalkeeda so badi abaayo please ajar ka helee abayo qeer alla hakusiiyo

  • @amirahabdi
    @amirahabdi Місяць тому

    50k yay 🎉

  • @Fardowso8830
    @Fardowso8830 Місяць тому

    Adiga 90 ka maba lihid miyaa taalanti aan aheyn qabqabsiga dadka arsaaqada Alle laga helaa ee xishoo sixun wax Haku raadin 😏 dadka hadaa wx usheegeyso si wngsn wx ugusheeg subhanallah

  • @KhadramohammedAhmed
    @KhadramohammedAhmed Місяць тому

    Jasaakalaah kheer wllo waxaad ka hadashay wax Runa walaahi wllo ilaahay umada haka qabto adna waxaad haysaa hawl ubaahan in lugula qabto wllo faaidada aad dadka uga digayso dhibaatada ay ku hayaan naagahan waashay

  • @khadroali7142
    @khadroali7142 Місяць тому +1

    Sax. Absolutely 💯

  • @sahramohammed4868
    @sahramohammed4868 Місяць тому +2

    Asc walashey waa baraarujin laakin gabadhaan kaliya ma ibisoo ee maxaa iyada kaliya u soo qaadatay gabdho badan ayaa gado soo qaado qarka kaloo badan

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +1

      IIsoo sheeg magacyadooda waan kasoo hadli!

    • @Malyuncabdixashi
      @Malyuncabdixashi Місяць тому

      ​​​@@dhaqaaqaaddhaxashidee
      Wxa kamida gabadhahan kudhayey xayat prertty, Maslaxo, Fartuun balbalaarka ,Queen xasfo , nadiiro nayruus, Happy axmed , Ayan bilan barwaqo, Sumayo qurux Waxa ladhahaa Liicaato xaskiisi hore oo jogto america ayadana ,iyo kuwo Kalo badan sey iskadhigeen suxanalalh😢 Allow naga qabo

  • @fofoomer7557
    @fofoomer7557 Місяць тому

    Ilaahay hasohadeyo

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому +2

    Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh masha allh Masha allhhh ❤ insha allhhh hol baadan aytali waligay wax ma marsan subxanllh subxanllh yaab acdubilh

  • @najla436
    @najla436 Місяць тому

    😢😢

  • @sucdikhalif9117
    @sucdikhalif9117 Місяць тому

    ❤❤❤

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 Місяць тому +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 Місяць тому +2

    Drs naciima

  • @fariidofikar1467
    @fariidofikar1467 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 Місяць тому +18

    dagaal halagu qaado kuwaas waa wax khatara

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +4

      Weey mudan yihiin in lala dagaalamo suuqana laga xiro, BUUFINADA DILAACOODA FUDUDYAHAY! Hodan waan ku salaamayaa, kawaranba 12jir raadinaya inuu iscadeeyo ee midabkiisa uu ka cararo!

  • @UmuAbdalla1
    @UmuAbdalla1 Місяць тому +2

    Sax ilahay hasoo hadeeyo

  • @aminaahmed4271
    @aminaahmed4271 Місяць тому

    Sis No Good Thank you

  • @Zusan15
    @Zusan15 Місяць тому

    Waxan uu digaya gabdhah yar yare ka gadanay naagaha waxa isku dardaraya plz iska joojiya waxan dhakhtar so mariin 😢

  • @ifrahhersi4559
    @ifrahhersi4559 Місяць тому

    sad😢😢 😮😮

  • @swetymohamed4909
    @swetymohamed4909 Місяць тому

    Nin malaha ay dhalayaan ayago jiran ayey dhalayaan😢

  • @user-hj5co4tl3m
    @user-hj5co4tl3m Місяць тому

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️💕💕💕🌹🌹

  • @ayaanmohamed3010
    @ayaanmohamed3010 27 днів тому

    Walaley warka soo gaabi muuqaalka lama dhameysan karoo nuxur dhan male

  • @hanefa283
    @hanefa283 Місяць тому +1

    Qof ALLAH ku kalsoon ma iscadeeyo

  • @FarmerLadyz
    @FarmerLadyz Місяць тому

    SUBXAANALLAH KUWA SANKU KU LIBDHAY OO SAN KINTIR LAGU YEERAYO WAJIGU QARXAAYO

  • @nadiakamal1181
    @nadiakamal1181 Місяць тому

    You can use herbal things at home black is beautiful always

  • @qurieshamaalim7935
    @qurieshamaalim7935 Місяць тому +1

    Amiro