Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

AMIRA WAXAY TIRI QOOQ AYAAN TACBAAN LA'AHAA AADAN MARKUU IQABAY, 2NAAG AYAAN EHEEN!!! YAAB BADANAA!!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 кві 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

КОМЕНТАРІ • 102

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 3 місяці тому +3

    Subaxanalah ilahow cebetena asatuur waa waqatigi nabigu scw ♥️ noshegay waa calamadihi qiyamaha 😢😢😢

  • @Nadiirabakery
    @Nadiirabakery 3 місяці тому +4

    Assalamu alaikum habo naimaaa ❤ welcome back it’s good to see you back. 🎉 barakallahu feekum

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  3 місяці тому +1

      Anab habo mahadsanid, silamid ayaan kugu faraxsanahay inaan qoraalkaada arkay!

  • @user-zg1ri2le3o
    @user-zg1ri2le3o 3 місяці тому +1

    Waxaan kuu biirinaaya aqli ha dhihin ma jirto naag la joogayso nin aysan ku farax sanayne waxaa jiro gabdho akhlaalaaq iyo edab iyo xishood iyo Allah kacabsi dartiis u sabro oo aduunyadu agtooda aysan waxba kahayn markaas waxan ku odhan lahaa dadkaan xishood daradu ku dhacday uun soo qaado videoyoyadoodii hore iyo kuwooga danbee intaas ayaba jawaab ku filan iska dhaaf inaad tidhaahdo sidaas ma jirto 😢waxaan rajaynayaa inaad i fahantay wll naciimo❤❤❤❤

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 3 місяці тому +5

    Maasha alaah ilaahey haku barakeeyo walaashey Naciima
    Hadalkaagu waa run❤

  • @user-ll8gb8nx6r
    @user-ll8gb8nx6r 3 місяці тому +5

    Naa yaanay jareernimo ku qaadin.Aadan isagaa ku horeeyey inuu caayo

    • @ZahraHassan-xm2dh
      @ZahraHassan-xm2dh 3 місяці тому +2

      Qabyaalad laguma baran waligeed run leeywaaye no fahan Marka hore

    • @ahmdadn9165
      @ahmdadn9165 3 місяці тому

      Dhiladaa aad taageraysid maad jaariyad u noqotiid

    • @ZahraHassan-xm2dh
      @ZahraHassan-xm2dh 3 місяці тому

      ​@@ahmdadn9165jaahilnimo in aad caaytantid jaariyad uma baahno wey isku fillantehe meelaa ka shaqeeysato raadso

  • @Helenebakers
    @Helenebakers 3 місяці тому +1

    Soubhallah Quran wad akhrineysa xaaran fresh ah dha xalkan bala fadhida

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 3 місяці тому +3

    Wcs walshey naima Masha allhhh allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤❤❤❤❤ umadan Allah haso hanuniyo acdubilh subxanllh yaab

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 3 місяці тому +9

    Subxaana allaah ilaahay naagahan waashay soomaali ha qabto xasbi allaah wanicmal wakiil fiikum goormaa nin iyo naag isqabaa iska warami jireen

  • @UmuSalmaan2020
    @UmuSalmaan2020 3 місяці тому +2

    Allah baa noo sheegay الْخَبِيثَاتُ لِلْخَبِيثِينَ وَالْخَبِيثُونَ لِلْخَبِيثَاتِ
    Dadkaan waa dad aduun iyo aakhiroba khasaaray Allah na dhaafiyo haduu hanuun uqorneen

  • @user-zg1ri2le3o
    @user-zg1ri2le3o 3 місяці тому +1

    Wllhi Illaahay dzrtiis ayaan kuu jecelay

  • @user-zg1ri2le3o
    @user-zg1ri2le3o 3 місяці тому +1

    Naima ilaahay dartiis waxaa tahay gabdhaha midabkooda badalin oo Allah ka cabsi leh oo qur'aan ku furto

  • @saciidabdiali3080
    @saciidabdiali3080 3 місяці тому +3

    Asc sual maku waydin kara walalshey ado rali

  • @ashalul565
    @ashalul565 3 місяці тому +2

    Ilaahow na astur, waali cas Ilaahow xayada iyo xishoodka hanaga qaadin.😂😂😂😂 Edeb daro kaabadatay ayaa kaaqaylin. Allaha iimaanka ha nagu sugo.

  • @taqwaabdalla444
    @taqwaabdalla444 3 місяці тому +2

    Aamiin yaa allaah ❤

  • @Rose_83k
    @Rose_83k Місяць тому

    Subhanallah

  • @user-jj1gg5yn2c
    @user-jj1gg5yn2c 3 місяці тому

    Asc subxaana laah ilaahay ajar hakaasiiyo abaayo

  • @gamer5Real
    @gamer5Real 3 місяці тому

    Ilaheey ha soo hanoosho walsheey

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 3 місяці тому +2

    Wa dad walaan markoodi hore ayeey fadaaro ahayeen

  • @haweyacaymad3264
    @haweyacaymad3264 3 місяці тому +2

    Waa sax naag nin somaliyeed weyday oo sumcadii ka gubatay ayaa ajnabi guursado aniga fikradaas waligey ayaan aaminsanaa oo aan ogaa

    • @fatimayassin7419
      @fatimayassin7419 3 місяці тому +1

      Guurka waa calaf boqol sharef leh ajanabi guursato muhiima wainey muslim yihiin

  • @raha8485
    @raha8485 3 місяці тому +1

    wallaahi waa runtaa naag nin aysan rabin ma sheeg sheegto haday xataa 50 sano wada joogeen.

  • @user-vl6ig6hf8z
    @user-vl6ig6hf8z 3 місяці тому +3

    Walaahii wakuxiiseye abaayo

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  3 місяці тому +1

      Mahadsanid walaal, anigana waan idiin soo xiisay waa ikanaa hadda!

  • @UmuAnas-xj9fh
    @UmuAnas-xj9fh 3 місяці тому

    Wlh mana daawan kaliya qoraalkan kanaxay alle hana asturo

  • @minanoor229
    @minanoor229 3 місяці тому

    Asc abaayo waan la soconay qeer alaha ku siiyo ka soo hadal wixii xun waxaa laga yabaa in ilaah hadalkada ku soo hadeyo qofka xun

  • @saynabsaafi3942
    @saynabsaafi3942 3 місяці тому +1

    Aadan iyo nadiiro waa isku mida lakiin adiga ma waxaa ku haya qabiil horay ayan kuu arakay andan waa nin aqlaa xun waxa yaabo faaxisha ah ayaan arkay waaliba wuxuu laaha qiniisi baa noqoduuna

  • @birtukana8296
    @birtukana8296 3 місяці тому +3

    Welcome back huuno
    Ma sha Allah

  • @user-hr4km9jp4m
    @user-hr4km9jp4m 2 місяці тому

    Naagta reer jabuutiyaanka'ah marka hore ma'muslinaa mise waa gaal.
    Wasaq'sanaa oo ansha'xumaa waxeey ku'hadleeyso.
    Kaaley wacel miyey aheyd qofka xalaasha'ah siyaa'bahaas uma'hadlo afkeeda waxaa ka'soo baxaayo wax wasaq'ah.
    Qabri iyo naar in eey jirto ma'oga miyaa subxaana'llaah waan yaabey aniga.

  • @sahrahuseen5307
    @sahrahuseen5307 3 місяці тому +2

    Way jeshahay adan walojeda abyo😂😂

  • @user-mc4jz8sd4k
    @user-mc4jz8sd4k 3 місяці тому

    Khyr allh ku siiyo sida aad munkarka ula dagalamayso

  • @farxaanahmed7530
    @farxaanahmed7530 3 місяці тому +1

    Mashallaah abaayo macan

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dp 3 місяці тому +1

    Ilahow danbigena dhaaf waxan shego ma aqaani

  • @user-vl6ig6hf8z
    @user-vl6ig6hf8z 3 місяці тому +2

    Asc guuleeso abaayo❤❤

  • @user-uk2ou9py8n
    @user-uk2ou9py8n 3 місяці тому

    Subxaanallaah allow umadaada soo hadee dumrka somaaliyeed alle xaqa ha tuso allow xashooda iyo xayda ha naga qaadin Subxaanallaah

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 3 місяці тому

    Subxanalaah ilaahayoow canteens astur😂😂😂😂

  • @falastiinahmed7313
    @falastiinahmed7313 3 місяці тому +1

    Weey uu xisay ileen adaan wa nin reer shabeelee 😊

  • @AmaZom-ey8yf
    @AmaZom-ey8yf 3 місяці тому

    Really seriously it’s almost the end of the world wow wow

  • @mali-dy4yj
    @mali-dy4yj 3 місяці тому

    Mansha Allah quruxay Allah ha idin xafido kuligiin

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b 3 місяці тому

    Walaalay naciimo waxaan camal hanoo soo galin dhagaha hanaga wasaqaayn

  • @SadiyaNuh-zt3ct
    @SadiyaNuh-zt3ct 2 місяці тому

    Abaayo haddan arkay hadaladaadan
    marka
    kalana saar waano iyo cayda.
    Quraanka iyo xantana kasaar.
    Haddalkaadana kudarso xigmado badan si aad unaqoto waari mayside war hakaaharo

  • @hamdiegal889
    @hamdiegal889 3 місяці тому +2

    Buufi Cayayaanka edebta daran!!!!

  • @fartunabdi7548
    @fartunabdi7548 3 місяці тому

    Ilaahey kabaq qof weeyn baatahay xumaanta hasii faafinin

  • @faadumomacalin324
    @faadumomacalin324 3 місяці тому

    Masha allah 🥰 ❤❤👍👍👍👍👍

  • @shankaron6966
    @shankaron6966 3 місяці тому +1

    I love you ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-hr4km9jp4m
    @user-hr4km9jp4m 2 місяці тому

    Naagaha cadaanka wareersan oo waliba qaarkood weey cadyihiin waa nin cad laakiin ma'aha cadaan gabdhah qaarkood ayaa markii ninmankooda markeey niman somaliyeed la'sheekeeysteen ninmankii cadaanka 'ahaa waxeey noqdeen jibsi kkk qaarne waxeey noqdeen kurdi qaarne carab ayey noqdeen, xaalka waa sidaas gabdhahaas wXeey ka'dhigaayaan in eey la'socdaan cadaanka rasmiga'ah.
    Cadaanka rasmiga'ah waxeey u kala'baxaan labo qaar haleeysan oo noloshii ka'dhaceen oo wax barashadii ka'saaqidey oo kuf iyo dhac ku'nool oo u raayo jirkooda iyo afkooda saa'id ayuu u soo uraa sida musqusha ka'daran uf, iyo kuwo aan ajnabi oo dhan Rabin naag ajnabi'ah aan rabin oo mutacalimiin'ah oo nolol'fiican ku'nool.
    Marka gabdhaha somalida iyo naagaha somalida waxaan aan ka'soo sheekeeyey markeey social media'yaha keenaayaan ayagaa dhar iyo kabo u soo gado kuligood waxeey haaystaan waa wax noloshii ka'dhacey oo u raayo.
    Naagaha somaliyeed iyo gabdha dantooda ma'yaqAniin wax uraayo oo meelwalba ka'uraayo maxeey oogu'labisee kkkkkkk waa yaab.
    Heestii doqoneey dabkaa ba, heestaas gabdhahaan iyo naagaheena ma'dhageeysan miyaa.
    Guriga ninka somaaliyeed martida iyo socotada iyo xaaska familkeeda iyo ninka familkiisa dhamaan waa la'isla noolyahey cid bax'dhaheeysane ma'laha ilaa uu qofka iskiisa u baxaayo kadib qofkaasne waala'sii sagootiyaa lacag iyo tigidhba waa lasiiyaa, waliba dhalinyaro jaamacado dhigta oo waxlooyahay ayaa guriga jooga oo aan lala'hadleeynin xataa qaarbaan waligood baxeeynin qof walba ikhtiyaarkiisa kii raboow bax kii raboow joog, ninka somaliyeed gurigiisa waa sidaas maashaa'allaah.
    Ninka ajnabiga'ah noocuu rabo ha'noqdee sidaan miyaa gurigiisa lagu'ahaan karaa kkkkkkk hal saac ama kayir kadib guriga laguuma'ogola qof kasta waa ogyahey xataa ciyaalka yar yar weey ogyihiin haye haye haye ninka somaaliyeed qiimahiisa, wanaagiisa, boqornimadiisa wax gaarAyo malaha, nimanka aduunka nama'soo gaari'karaan maashaa'allaah.
    Hadalkaan qofwalba waa ogyahay in uu yahay hadal run'ah.
    🎉🎉🎉🎉🎉🎉.

  • @UmuAnas-xj9fh
    @UmuAnas-xj9fh 3 місяці тому

    Lkn sikale udabar qoraalka maba kaafileyn wlh naciima subxaanalaah

  • @user-ll6ft7vl6p
    @user-ll6ft7vl6p 3 місяці тому +1

    Amiro haloshego weyfashilantay nin kafican Adam mey kenin waxey ahed ninka in ay qarsato ma ahan nin macqul ah

  • @barlinyusuf3461
    @barlinyusuf3461 3 місяці тому +1

    Marka dambe wey dilidoonan, nimanka cadaanka ah ay wataan kuli waa dad xanunsan, fudedkooda.

  • @ilovemyf
    @ilovemyf 3 місяці тому

    Mahada waxay naleedahay aadan oo nin dhalin yara ah oo GYM aada ayaa waxba ka waayey duqon daalan ee offline ahna wax buu garacaa kaama qaadan. Waxaad la aamus tay dadkan cadaanka ah ma jecla qaylada. Lkn aadan wuxuu ahaa nin Soomaali oo kalsooni ayaa ku qabtay

  • @hodanmomar9900
    @hodanmomar9900 3 місяці тому +1

    Hhhhhh

  • @nuuraabdi8090
    @nuuraabdi8090 3 місяці тому

    Maasha Allaha

  • @muslimaali3279
    @muslimaali3279 3 місяці тому

    Maasha alaah good nimca ❤

  • @ZahraHassan-xm2dh
    @ZahraHassan-xm2dh 3 місяці тому

    Yaa Rabi wey na ceebeeysay tan soomaalinimo wey toogatey😢

  • @user-jm9bd5dm8f
    @user-jm9bd5dm8f 3 місяці тому

    Adigu sidiga quraanku bilabaya marka aya ku baneeyay inaag cebaha fafiso orod meelkale ka raadi arsaqada hadi aad muslimad tahay adoon qof ceebtiisa shegayn uu xadiis dadka maxa kagalay adi hadaad wax ushegayso qolkeeda uugal ada ka bila edebsan dadkan aad shegayso

  • @Marymaabdi4444
    @Marymaabdi4444 3 місяці тому

    Acuudu billaahi wayaab naagihii soomaaliyeed farahayka beexeen lama tirinkaro sharkooda Alle ha inaga qabto

  • @user-kq9fb9iy8d
    @user-kq9fb9iy8d 3 місяці тому +1

    Waa shubo naag niin qabey gogashisa kawarameysa saqajamad weye jareyr iyo jileyc waa hiskumid Somaliye nagtasi ciiseweyney mamatisho waa shubo sharafti ciisaha bey dulka lagashey ee hogada she is not part of us ee Aden hahiskaceysho.naga Somalidu raga hajanabiga hey gursadan waa homeless, waa drug dealers or waa disabled raaga professional kaha ee hajanabigaha maba gursadan naga somalidaha

  • @mmohamed9094
    @mmohamed9094 3 місяці тому +2

    Qofkaan dhahaayo quraan aad ku bilowday hadane xan caafimaad ma jira adiga caafimaad ma jira ruta la sheega

    • @Helenebakers
      @Helenebakers 3 місяці тому

      Anikuba waan yabanahey xoogaha qabiyalad ba kujirta 😢

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 3 місяці тому

    Subxanlha subxanlha uf uf tan o dinleh maha wax qawan uf

  • @deqa868
    @deqa868 3 місяці тому

    Mashalahaa abaayo.i like u

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 3 місяці тому

    Lugo leef group kkkkk ayey ka mid ahaayeen

  • @user-rk3fb6eo9n
    @user-rk3fb6eo9n 3 місяці тому

    Ascw naciima manshallah ❤

  • @Tutu-hg7wl
    @Tutu-hg7wl 3 місяці тому

    Kkk nimanka cagaran hooyo nacima funny ayaa tahay

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 3 місяці тому

    Kkk niciimoow anaa iri boonbalay wadataa

  • @aminaabukar8488
    @aminaabukar8488 3 місяці тому

    Asc Naciimo Allaahuma AaiinDucadaada

  • @haweyacaymad3264
    @haweyacaymad3264 3 місяці тому +1

    Aaway ninka ku qaba ma reer aakhiraadka yaahuu

  • @user-oo3gt6ut8r
    @user-oo3gt6ut8r Місяць тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂mafayowboy PlayStation aaaaaaaaahhhhhhhhh walahi waaaan kaaaaahelaaaaaaa walashey nolow 😂😂😂😂😂😂😂

  • @minanoor229
    @minanoor229 3 місяці тому

    Hada miyey amusantahay walaxowla walaquwata ilbilahilcadim sumxana lahaa 6 sanadod ma haduu rag aheen ma niman kale ayey aadi jiryay rabiyasir alahow naxaristada na sii adiga na umatay 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Gmaaad
    @Gmaaad 3 місяці тому

    Malmahan waan mashqulay naciimo mxaa idhaafay😅😅😅😅😅

  • @Helenebakers
    @Helenebakers 3 місяці тому

    Labaduba wax xuun bey sameyen lakin maxey tahaye inad gabadh ad ceydid

  • @simanmaxamed1434
    @simanmaxamed1434 3 місяці тому

    Isaba wasoo caaye si xun labada simi kaar an dalooli ayuu dhahay iyo waxan afka so qaban karin

  • @eveibrahim7705
    @eveibrahim7705 3 місяці тому +1

    Oo Amiira lugihiii ee dhaqaayse… ????🤭🤔naag nimo un muu ku helay aadam??!!!!😂 😰bal haduu rag nimo ku darsan lahaa kawarama … wallahi wa cajaaib, aduunkaan… 😂Intaas na wa kaftan.. aniga ma aminsani in ee jirto naag .. nin wax ma tare ah la joogi laheed… الله اعلم.
    Naciimo 💯 Naag nin ee rabin ma sheegsheegto…. 😂timir lafaa ku jirta

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  3 місяці тому +2

      Haa timir laf ayaa ku jirta!

    • @eveibrahim7705
      @eveibrahim7705 3 місяці тому

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee Allah hana asturu اللهم امين 🤲🏾

  • @user-bq9hk2pm4t
    @user-bq9hk2pm4t 3 місяці тому

    Falaa tamutuna waaye ayada

  • @shankaron6966
    @shankaron6966 3 місяці тому +1

    Asc❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 3 місяці тому

    Naciimo robot 😂😂😂 walee runtaa u sheegtay !!

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 3 місяці тому

    Walee ninka hada ay lajoogto iyo aadan isku muuq maaha yaab bay haday cadaan guursanayaan wax nool may guursadaan jokoraa iyo cali baystaan bay ugalaan markaasay wiilashii sharafta lahaa wax kasoo sheegayaan war waxaa waa wax bakhtiyey naciimooy anigu naag taa madaawado subxaanalah

  • @anabbile386
    @anabbile386 3 місяці тому

    Hhhhhhh

  • @hamdijimale6333
    @hamdijimale6333 3 місяці тому

    😂😂😂😂😂

  • @user-cq4ek6ki5s
    @user-cq4ek6ki5s 3 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂 nin cagaran😂😂😂

  • @user-bq9hk2pm4t
    @user-bq9hk2pm4t 3 місяці тому

    Asc

  • @Gmaaad
    @Gmaaad 3 місяці тому

    Kkkkkkkkkkk

  • @luulaliabdullahi1492
    @luulaliabdullahi1492 3 місяці тому

    ❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏🙏👍👍👍

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka7697 3 місяці тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @malabey197
      @malabey197 3 місяці тому

      😂😂😂😂😂😂😂

  • @shukriyallaxowjimcale5444
    @shukriyallaxowjimcale5444 3 місяці тому

    Jarertan waa alliance yar waxa maqasgey wax b loo daa Iya waa labolabo

  • @muriidimohamed1522
    @muriidimohamed1522 3 місяці тому

    Nin cagaaran😂😂😂😂😂

  • @ftshmh4761
    @ftshmh4761 3 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂Lol

  • @sahrailtrihe9389
    @sahrailtrihe9389 3 місяці тому

    😂

  • @user-cq4ek6ki5s
    @user-cq4ek6ki5s 3 місяці тому

    Sax