Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

ZAKI BIN XAAJI WUXUU KA FAL-CELIYAY GAFKII SOMALIDA LOO GEESTAY, HANI YEE U HIILINEEYSAA??

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 січ 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

КОМЕНТАРІ • 249

  • @cayushmohamed
    @cayushmohamed 7 місяців тому +24

    Masha allah xbbti runta kugu jeclahy ❤wllhi adiga cml yaa noo badiyo ✅️

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  7 місяців тому +7

      Mahadsanid walaal soo dhawoow!

    • @fartuunsiidcali-ks2qh
      @fartuunsiidcali-ks2qh 7 місяців тому +3

      Masha aalh abaay naciimo

    • @hamdixiischannel1482
      @hamdixiischannel1482 7 місяців тому +3

      Zaki waan dhageestay somalida ayuuna difaacay lkn Hani wali ma dhageesan .

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 7 місяців тому

      Diiniyanba waa Gef waana Xan in qof aad kusheegto waxuu yahay oo xun. Hani Allaha swt hasoo hanuuniyo.

    • @hudaabdullah3447
      @hudaabdullah3447 7 місяців тому

      Niciimooy Waa runtaa Naag Ilma dhashay xataa 9 jir ha ahaatee Waa hooyo lkn reer waqooyiga Kuba dhuqeeyda ah xataa Waa inan Waa dhaqanlooda walaleheen wax yaabo Yar Yar Ayaan kukala duwanahay ​@@dhaqaaqaaddhaxashidee

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf 7 місяців тому +11

    Subxaana allaah waligeey dharkaaga maba ufiirsan mana ku mashquulin xitaa ma aqaano muhiimada hadalkaaga ayaan dhageystaa qalaas mida kale baati maxuu qabaa qof gurigiisa joogo asturan mashaa allaah ayaad tahay war mashquulka iska daaya

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 7 місяців тому +4

    Zaki madaxuu noo saaranyahay waana ku taageeraa wixii sharafkeena dhibaayo inuu guubaabiyo viva zaki ban xaji

  • @umucadnaanbintucrizaaq2363
    @umucadnaanbintucrizaaq2363 7 місяців тому +4

    sax waaye abayo hani si sax ah bey uhdasha marka iska dhaf dadka wlle

  • @user-hf3zx7nt8l
    @user-hf3zx7nt8l 7 місяців тому +5

    Hhhhhhhhhhhh biska dheh naciimo waataabatay nin wayn aan aqoon leheen qofkaste jawaab kufilan waa udhiibtaa Masha alaaah❤

  • @user-ib6es2xr1l
    @user-ib6es2xr1l 7 місяців тому +5

    عزيزتي ،اختي ،ام مريم اتمنى من الله ان ينصرك ويحميك ويزيدك علما في الدنيا ويحميك من كل شر وانت على ظهراني الكفر

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  7 місяців тому +1

      JazaakaAllaah qeer aad ayaad u mahadsan-tahay Allaha kuxifdiyo!

  • @ilovemyf
    @ilovemyf 7 місяців тому +8

    Alxd ilaahaw adaa calaf iigu daray wiil soomali rabiyaw caruurtay aan qurbaha ku dhalayna dad soomali calaf oo gu daray oo fiic fiican. Nicima masha allah sis always wax fiican oo diin ku sal leh aa ka hadasha

  • @sadiaibrahim8179
    @sadiaibrahim8179 7 місяців тому +5

    Masha allaha tabarka allaaha waad madsantahy allaaha ku xifadiyo ❤❤❤

  • @fatimamohamed2724
    @fatimamohamed2724 7 місяців тому +3

    Amiin yaa allah❤❤❤

  • @saadanoor9331
    @saadanoor9331 7 місяців тому +3

    Naciima iyo zaki bin xaaji Soomaalinimada ha waarto, Allaha idin xafido.

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel6650 7 місяців тому +4

    Mashallah nimco waa gabadh xaqa iyo runta ka hadasha diinta iyo dhaqankaba way ilaalisa waana geesiyad aan runta ka gaban somaliyey nimco waa in aynu mar walba garab istaagno waayo doqonta iyo fuleyso ma jecla qofka xaqa ka hadla Mashallah wlaal nimco guuleyso

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  7 місяців тому +2

      Walaal waad mahadsan-tahay inshaaAllaah waan wada guuleeysaneeynaa, imtixaanka Allaha nagu baasiyo!

  • @ladanmohamed4515
    @ladanmohamed4515 7 місяців тому +3

    Walaahay waan yaab hadana baatigeedii mey ku mashquuleen abaayo illaahay haku xafido❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yasminesalmo7772
    @yasminesalmo7772 7 місяців тому +2

    Masha Allah tabarak laandheere turki urduqaan hortiisa many aheyd

  • @user-eb7op3gr7c
    @user-eb7op3gr7c 7 місяців тому +2

    ماشا ءالله جزاك الله خيرا ❤

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 7 місяців тому +2

    Asc masha Allah ❤❤

  • @shukrimohamud5596
    @shukrimohamud5596 7 місяців тому +4

    Masha allaah Nacimo ❤

  • @mali-dy4yj
    @mali-dy4yj 7 місяців тому +3

    Abaayo Allah ha idin xafido kuligiin jazakalaah khayran .Allah ha ku jeclaado ❤

  • @umusafa9915
    @umusafa9915 7 місяців тому +6

    Mansha allah naciimo dhiiga kugu jeclahay walashey hani baako gabar aan tageero ayee ahayd waaka xumaaday qabke uga hadashe inaa iska amuusta u dhante

  • @saidoadanmohamed3499
    @saidoadanmohamed3499 7 місяців тому +4

    Naciimo runsheeg horay usoco

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 6 місяців тому

    صل الله عليه وسلم
    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    Masha Allah tabarakallah macanto farxad ku nolada dhamantiin Yaa Rabi Allaha idin barakeyo dhamantin Yaa Rabi Allaha idin xafido dhamantin illahey idankiisa macanto

  • @ZeynabNoor-md3uz
    @ZeynabNoor-md3uz 7 місяців тому +4

    Masha Allah naima walaal guulayso hala yaabin gabadhan weelkey wax ku cuntay ayey u hillisay Lkn uma hiillinin sharafteeda iyo waddankey ka soo Jeedo

  • @shankaron4094
    @shankaron4094 7 місяців тому +4

    Mashaa Allaah walashey nimco jano horey u soco Anaganah waan kugu garab taganahnay hoosha waan kula heynaa كلمة العليا 🤍🤍🤍💐💐

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  7 місяців тому +2

      Mahadsanid walaal qaali Allaha ku xifdiyo, hooshana Allaha noo fududeeyo!

  • @muniira114
    @muniira114 7 місяців тому +6

    😂😂😂😂 naciimo dhig aya leedahay hore usoco ❤

  • @fatumobarkadle9098
    @fatumobarkadle9098 7 місяців тому +7

    Manshaalah illaahay ha ku xafido ❤

  • @fartun9503
    @fartun9503 7 місяців тому +3

    Masha Allah ❤

  • @fartun9503
    @fartun9503 7 місяців тому +2

    Masha Allah 👍

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 7 місяців тому +1

    Masha Allaha waa saax Abayo Thanks ❤❤❤

  • @user-he5ws7uv2h
    @user-he5ws7uv2h 7 місяців тому +2

    Masha allha abayo allha kuxifdiyo

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 Місяць тому

    Jazkumalaah kheyr abaayo Mcn ❤❤❤❤❤❤wa wax wangsan wan xaqa inaan ciridigeen ilaashano ❤❤❤❤❤❤❤

  • @kadijomaallin2433
    @kadijomaallin2433 7 місяців тому +2

    Masha allaah

  • @zinabnoor1748
    @zinabnoor1748 7 місяців тому +1

    وا حقيقة كلامكً

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 7 місяців тому +3

    naciima hore u soco guul ayaan guurajeeyey

  • @safiaelmi3532
    @safiaelmi3532 7 місяців тому +2

    Asc naciimo maashaalaah abaayo Soo day xalqado diini ah

  • @fartun9503
    @fartun9503 7 місяців тому +3

    Amiiiin Ya Allah

  • @user-bh1kl4dc9b
    @user-bh1kl4dc9b 7 місяців тому +3

    Afkaaga caano lagu qabay meesheedii ayaad dhigtay waa run somali way wayku dayse hadaynu ahayn dad iyagu isla wayn maanta hablehenii haad iyo waraabaa cunay balaayo walba way galeen waa cheap and clean huno waxaad kasoo hadasha fadxia cabsiiye raga somalida cayda imikana odayga cadaanka ah baby haysa ogow waxay haysataa waa hablo❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 7 місяців тому

    Thanks abyo dhiiga biyo maha somaliya guul

  • @user-tj7wn1yw8b
    @user-tj7wn1yw8b 3 місяці тому

    Nacimo waa afthmed maasha allh wll gueyso

  • @abdulahi1483
    @abdulahi1483 7 місяців тому +2

    Adiguna mahadsanid Naima☺️

  • @fardowsa55
    @fardowsa55 2 місяці тому

    Intelligence is very important. Nacimo keep going ❤

  • @nafisammm5834
    @nafisammm5834 7 місяців тому +4

    Mashaa allaah wlle allaha haku jiftiyo runsheeg baa tahay ilahay ishooda hakaa hayo ka xirsi xidho ❤

  • @Qadroali231
    @Qadroali231 7 місяців тому

    Thank you

  • @fartun9503
    @fartun9503 7 місяців тому +3

    Wcs welcome Abaayo ❤❤❤🙏👍👍👍👍

  • @SuadAskar-cj7ig
    @SuadAskar-cj7ig 7 місяців тому +1

    Walaashay waan. Kujeclahy ❤ allaha. Kuxafido

  • @user-rr4vz9hq2w
    @user-rr4vz9hq2w 7 місяців тому +2

    Gaba dhaaan runtay toosh ka kuqabataaa. Waarun 😍😍😍😍👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽😍😍😍💞👈🏼

  • @umuRowda-ec3qj
    @umuRowda-ec3qj 7 місяців тому +2

    Habo alle ku xifdiyo Love you habo❤mcn

  • @sumayajibreel3813
    @sumayajibreel3813 7 місяців тому

    Masha allah Naciimo ilaahay ha ku barakeeyo aduun iyo akhiro guulayso

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 7 місяців тому

    Mashaa Allah walaashey macaan Allah ku barakeeyo aduun iyo aakhiro horay u soco hadhageysan maangaabalayaash.❤️💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 7 місяців тому +6

    Halku dhegaaga ah ku nooloow nolosha aad dooneyso waa iga gadan yahay Ma Sha Allah. Guuleyso naciimo nuuraay.

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  7 місяців тому +3

      Mahadsanid walaal Tasniim! Allaha aduunka markuu nakeenay nolol nabad iyo nicmo ayuu isugu keen daray, waxaa qalad ah qofka inuu doorto midda ugu xun inuu kunoolaado, marka waa doorashada qofka nolosha uu rabo inuu ku noolaado! Qof Janno shaqaysan kara haduu naar doorto soow qasaara maahan??

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 7 місяців тому

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee jini iyo insi looma abuurin ilaa inay ilaahay caabudaan maahane . Nolosha dhabta ahina waa taas . Qofku intuu aduunka joogo Rabigiis caabudo. Aduunkana sharaf ugu noolaado. Sidaa daraadeed qofku isaga ayaa kala dooranaya wadada khayrka iyo wada halaaga. Ilaahay Subxaana qaadirka ah ha’inagu toosiyo wadada toosan ee xaqa ah.

    • @asmaamohamedomar1227
      @asmaamohamedomar1227 7 місяців тому

      Aad&aad 🎉❤

  • @nasroogle2664
    @nasroogle2664 7 місяців тому +3

    Asc
    masha Allah
    nacima
    rabi hakuxiftiyo
    masha Allah
    tabarakalah
    hore
    usoco
    nacima
    ha
    ujojin
    qofna
    masha Allah 🌷💐🌺🥀🌹🌸❤️🎋🪷💕🌾🌸🌹

  • @s_h4807
    @s_h4807 6 місяців тому

    Waa runta abaayo gabarkasto gabar soomaali ah markey nin ajnebi guursato ayey xumeeysa ragga soomaaliyeed aqligooda ayaa gaabban wexey illoowdey sharaftii Aabaheed macaane kii garabkeedaa ahaa walaalkeedii la dhashay abti adeer ina adeer kulli cagta ayey mariyeen gabadhaha soomaaliyeedow isla yaaba abaayo illaahay ha ku sharfo maansha Allaahu tabaraka ❤❤❤

  • @RB-up7dt
    @RB-up7dt 7 місяців тому +2

    Mashaaĺah nacìmo Alaha ku xafido
    Adiga iyo caruurtaada ha ujoojinij ❤❤❤❤❤❤❤guul nacimo

  • @amalo8798
    @amalo8798 7 місяців тому +4

    Manshallah tabarikala ❤❤❤

  • @Qadroali231
    @Qadroali231 7 місяців тому

    Wallaahi waan u aragnaa

  • @saidoali1679
    @saidoali1679 7 місяців тому +4

    Mashaa allaah waa xaq waxaad kuhadashay xabiibtii nooloow

  • @s_h4807
    @s_h4807 6 місяців тому

    Maansha Allaahu tabaraka

  • @vibewithsaida
    @vibewithsaida 7 місяців тому +2

    Mashallah abaayo runtaada waye somali inlacaayo ma ahan qalad waye

  • @diinamuminahmed3067
    @diinamuminahmed3067 7 місяців тому +1

    wa qalad inu na aflagaadeeyo

  • @nasroamiin5557
    @nasroamiin5557 7 місяців тому +2

    Naima buskutka abuu walad lagusasaba yaah iyo dolsha wlhi waa iga qoslisay.😂😂😂😂😂😂❤

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool2729 7 місяців тому +5

    Nagaha nimanka Ajanibiga qabaan maxa bah diilay ninka qaba reerkoday diifacaysa meeqa wadan oo dhiibaato somaray baa jiira iyo kuwo ilaa hada ku jiira dagalo sokeeye America ban jooga dagaal sokeeye oo xun baa ka dhacay oo aay isku madhiiyeen hadana waa aragteen su yahay oo wuu kaso kabtay Somalia dhiibta lama dhalaan mar uun bay ka baxaysa🇸🇴

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  7 місяців тому +1

      Waa sax hadalkaada! Imtaxaan ayaan ku jirnaa Allaha nagu baasiyo!

  • @runsheegofficial-zq5gh
    @runsheegofficial-zq5gh 7 місяців тому +1

    Mnsha allah. Waa runtaah

  • @user-yf5hz6tg1m
    @user-yf5hz6tg1m 7 місяців тому

    Asc abaayo adigookale alahabadiyo alahaku xifdiyo

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 7 місяців тому +4

    Wartan hani la dhahaayo washamsi ha lagu qaado iida edab yelaneyse ninka beri wu so furi kara ma ogo miya dhaqankeda u leyahaye mahine dhiigeda ma laha ish dheh naga tag dheh

  • @dayiboahmed7511
    @dayiboahmed7511 7 місяців тому +2

    mansha allah niciimo khayr allah ha kusiiyo gabdha heena soomaaliyeed marka nin xun oodubcad ay kursado ayaywaxkale ismoodan aniga waban kawiswisaa waxan iladiir ahayn

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 7 місяців тому +2

    Sax waaye wiilkaas naagta ma ahaa I ka ay u hiilinee😂 ayada ma aha intee ku soo xanuuntay turkey 🇹🇷 maa is mooday hala hala noqdo daawashada uf dheh❤🇸🇴

  • @mariaabdi6544
    @mariaabdi6544 7 місяців тому

    Maasha alaah ilaahey ha ku barakeeyo walaashey

  • @user-ur5sl9uy4r
    @user-ur5sl9uy4r 7 місяців тому +1

    Mansha ❤❤❤❤❤allh❤❤❤❤

  • @saeedjama-mj2jx
    @saeedjama-mj2jx 7 місяців тому +2

    Mansha allah waa sax naima waakugu raacsanahey ❤

  • @Naj-143
    @Naj-143 7 місяців тому +2

    Wooow Mansha alah tabaraka Alah u look gorgeous gorgeous I was waiting ina kaso hadasho Wlahi 😂❤ run badan nimo always runta kugu jeclahay

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  7 місяців тому +2

      Walaal anigana Allaha dartiis ayaan kugu jeclahay! Guuleeyso!

    • @Naj-143
      @Naj-143 7 місяців тому

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee أحبك الذي أحببتني له

  • @haweyofarah753
    @haweyofarah753 7 місяців тому +3

    Naagtu maxay lasoo shirtagtay somali halacayo ee aamusa balaayo urbadan bay noo xayeesiinee naciimo karbaash naagta

  • @amarmohamed8638
    @amarmohamed8638 7 місяців тому +2

    Hanoolato somåliya ❤❤❤❤❤❤❤❤guuuuul masha allah washamsi

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 7 місяців тому +2

    Turkida sey cunsuri uyhiin subxanallah madowga weyba neceb yihiin 😮

  • @ahmedshire6434
    @ahmedshire6434 7 місяців тому +1

    NiCEMO_MANSHAAL

  • @lulaa1113
    @lulaa1113 7 місяців тому +3

    Gabadha waxay dhahdey dadkaan waxaas ma qabtaan micneheedu waa idinka sareeyaan waa yaab qof asagu dadkiisa dahdilaayo tan ka hor ma arkin

  • @aminaabdulle7444
    @aminaabdulle7444 7 місяців тому +1

    MashaAllah ❤

  • @aminoali9911
    @aminoali9911 7 місяців тому +1

    Cajiib! Saan may u hadashay gabadhu subxanallah! Ka jaf nocasi jafowgay ku macanyihin

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 7 місяців тому +7

    Manshaallah😍run sheeg balaaya sheeg waaye lama jecla runta adna ma hereysid nacimo 😂😅

  • @starspeaker809
    @starspeaker809 7 місяців тому +1

    Walaahi waa runteed waa kurdi ninka turkey asal ah waa cunsuriyiin diintana kuma fiicna

  • @user-kd8ro4zj6j
    @user-kd8ro4zj6j 7 місяців тому +1

    Turkey waa dolad cunsuriya ha soomaliy waa caayan markasta

  • @hanefa283
    @hanefa283 7 місяців тому +1

    TURKIDA DAD ISKA FIICAN AYAA KUJIRA😊

  • @user-rr4vz9hq2w
    @user-rr4vz9hq2w 7 місяців тому +3

    Anooo kudaawanaaayo ayaaa su aal ku waydiinaaa abaayo quraanka ax kaaamta itee kabaratay maashaa alaaah ani xoogaaa horaaa ubartay laakiin makamilin ❤

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  7 місяців тому +2

      walaal anigoo yaraan soo bartay dad badana waan sii baray Alxamdullilaah!

    • @user-rr4vz9hq2w
      @user-rr4vz9hq2w 7 місяців тому

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee maashaa alaaah rabi yibaaarik 💞

  • @habibaali3312
    @habibaali3312 7 місяців тому

    Mashallah afka ilaah kamagooyo walasheey qaali ❤❤❤

  • @fadumokheire742
    @fadumokheire742 7 місяців тому +2

    Naciimo gabadhan
    Hani wa fakarkeda garasdkeda ayaa meesha dhigay
    Somali Ayadana qayr kama
    Shaqeeyn anoo hospital wiil yar la jooga ayaa TV la soo daaysy
    Badii soomaaliya oo lagu
    Qafaashay markab gobolka aan joogo laga leeyahay
    Aniga waxaan tasganahay
    Badeena muxuu ka doonay

  • @sulakahussein7962
    @sulakahussein7962 7 місяців тому +1

    Mashallah runta kugu 👍

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 7 місяців тому +3

    Naagtii oday nololasha ka dhacay oo Diircad heshaba waxay u malaysaa iney dadkeedo dhan ka fiicantahy 😂

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 7 місяців тому +2

    Maskiintaan hani ah qof meel kale ka raran waayee clipkeeda Abateet aan ku dhageesto walh ma lihi .

  • @Mona-ej3df
    @Mona-ej3df 7 місяців тому

    masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 7 місяців тому +1

    Wa qalad musalsalka Turkey

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc 7 місяців тому

    Turkaayda aayaadaa uraysa qoxootina ayagana wayjoogaan mahadsanid naima ❤🎉🎉

  • @user-xr6hj2dd7w
    @user-xr6hj2dd7w 3 місяці тому +1

    👍👍👍👍👍👍🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤👌👌👌👌💯💯

  • @mankiiqaali8205
    @mankiiqaali8205 7 місяців тому +1

    Wadku saxan tahay jawabta ,igu taagned bad siisay

  • @rowda318
    @rowda318 7 місяців тому

    Subxaanllaah

  • @amiiraarush8561
    @amiiraarush8561 7 місяців тому

    Asc naciima❤❤❤

  • @user-uz8pr5yi1x
    @user-uz8pr5yi1x 7 місяців тому

    Iney nacaayan xaq umalaheen turkiye

  • @sumayazuzu5486
    @sumayazuzu5486 7 місяців тому

    Wa runta xaqiqdi hani video kama helin sidey u hadlesay wlhi anigaba la yabay shalay markan firsaday turkida aad isku xijinesay 🤔😳

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r 7 місяців тому +3

    Naciima dadka holland dagan way ku jecelyihiin awaal iku hayaan waan ku fiir sanaa aqoontaada nooga faaideey

  • @faizojamac7961
    @faizojamac7961 7 місяців тому

    Shisheeye kalkaal waaye

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 7 місяців тому

    Masha Allah Naciimo Allaha kuxifdiyo wan arkay Hani sidey uhadashay mana ahen in ey la dubato dadki nacayay sikastaba ha ahate koleyba waxey aktoda katahay Gabani Somaliyed lama hurana wa Dalkaga iyo dadkaga mase laga yaba in ey Daraktiga Filimka hesis lagashay ey siyen lacag madama ey hos udhacen

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 7 місяців тому +1

    Asc abayo naciimo allha haku barkeyo

  • @umucadnaanbintucrizaaq2363
    @umucadnaanbintucrizaaq2363 7 місяців тому

    caqli hadii uu jiro badeena lamgateen badadaada xoreyso wlle irsaqada melkale karadso gabadhana ha uqonsan tagerehda

  • @aminaahmed8028
    @aminaahmed8028 7 місяців тому +1

    waxaad ka hadashay oodhan waa runtaa xabiibti dumarka soomaliyed markey ajaanibta guursadan waxay caayan raga soomaliyed iyagoo ku xumeeynayo nimankii furey furiin waligeed ayuu dhici jirey waa suno rabaani oo 2qof ee calaf kooda dhamaada weey kala tagaayan marka maaha gabdhaha soomaliyed ineey caayan ragooda soomaliyed liana hadaad caayso raga soomaliyed oo dhan waxaad caaysay aabihi ku dhalay walaalki kula dhashay adeekadi abtigaagi awoowgaadi marka waa ceeb gabdhaha soomaliyed ineey ku doorsato ninman ajaanib ah ama muslim ha ahaado ama gaal ha ahaado war gabdhaha soomaliyed ilaahey halaga xishooda ha u hadlina ineeydan dhimaneeyn