SIDA XASAN & KOOXDISU BADDA U IIBSATAY AMPASATOR BADAL O CADEEYAY KASHIFAY, MA DIIN CUSUBA H/GIDIREY

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 102

  • @safihasan9987
    @safihasan9987 Місяць тому +15

    barakallah fiik Mr boodharie

  • @aaa1211
    @aaa1211 Місяць тому +4

    Aduunka diintii laaluush
    Ma laaluush bey noqotey
    Subxaan allaah ilaaheyoo w
    Mooryaanta mooryaanta
    Dalka iyo ddka kaqabo
    Belaayo markaa lasoodaayo
    Dadkuu gubi waa qof Alshababka ah 😢 Allaah cadaalad ilaahey bey taqaana. Soomaaliya shabab baa heysta cadowga soomaaliya

  • @user-kd6nr4hz7n
    @user-kd6nr4hz7n Місяць тому +2

    Alaha jabiyo wixii soomaali wayn dhib iyo dhagar ku wado ilaahey soomaali ha siiyo maamul cadaalad ku dhisan allahuma aamiin

  • @cabdallejabir4459
    @cabdallejabir4459 Місяць тому +10

    VIVA ABDIFATAH BODHARI IS NOT EASY ❤❤❤❤❤

    • @AncientPharaoh
      @AncientPharaoh Місяць тому

      H.G waa laandheere waayo Shiikhaal iyo inan gumeedyo kama ag hadli karaan. 1991 Shiikhaal Xamar waxaa ay ka baxday Aakhiro moog oo waxa ay Aakhiro u moogeen Waxay aheyd dilkka iyo leyynta Daarood Ismaaciil. Xooolo yahooow maxaa kaa galay hadii Alle isku saliday?

    • @SakarieQayda1234Sakar
      @SakarieQayda1234Sakar Місяць тому

      ​@@AncientPharaoh 😂😂😂😂

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8n Місяць тому +2

    Anbash toor ciid waa wadani geesi soomaaliyeed illaahay haku xafido

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 Місяць тому +2

    MW Baddi, Dhulki, Qabuuradi wax walba waa iibsaday waana Hanti Soomaaliyeed Aakhirada ka sokow Aduunka halagu Maxkamadeeyo taas wax la Dhayalsan karo ma ahan Caalamka iyagaa ka Jawaabaya ha loo soo sheego..

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому +4

    Noooooo maa badbadin Karan wasr fiiqi tuug fiiqi tuug fiiqi tuug ayka damneyo diilaga waala toganya inshallah

  • @SalmaAbdulrahman-em3qz
    @SalmaAbdulrahman-em3qz Місяць тому +2

    Keep going bro darood gob

  • @warfaaskar7548
    @warfaaskar7548 Місяць тому +2

    Legend Boodhariga Caashaqa. Damjadiid waa xaraash qaran. Badda Soomaaliya iib maaha.

  • @AnimaSaida
    @AnimaSaida Місяць тому +6

    Ninku gabada daqashadeda buu leyahay ee dhigeda malaha abehed ba leh magteda iyo diigeeda

    • @abdullahihassan6840
      @abdullahihassan6840 Місяць тому

      Ilmaha ninkeeda leh 4/3 abbaha haldhiga leeyayah culumada waydii

    • @AnimaSaida
      @AnimaSaida Місяць тому

      @@abdullahihassan6840 kaas daxal waye brother eee lagamawado diyada

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 Місяць тому +6

    Wcs wrx wbk boodhariyow marhore wala wadaoga badda xassan sheeq iyo Ismail horar inay ibsaden

  • @mademoisellesoso6375
    @mademoisellesoso6375 Місяць тому +2

    Nacalad baa ku taal hassan iyo teamkisa hg na calaamad ban alle uga baryaya inu ka dheix ifiyo aamin

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому +3

    Wcs walalkey bodhariga casha ku jecliya libax ❤ kkkkk indho adeeg ninkas diilaga ah kor iyo hoss waala toganya inshallah tiirka diilaga togasho tiirka tiirka tiirka diilaga togasho

  • @daudhussein4811
    @daudhussein4811 Місяць тому

    Outstanding sir

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb Місяць тому +6

    AAKHIRO WARKAAS MEEL HA SAAREEN AY SIDAY RABAAN GARTA EEXO IYO DULMIGA LUUL AABAHEED IYO DIINTA ALLE AY SIDAY RABAAN MAANTA WAA XOR LAAKIIN AAKHIRO XOR LAMA AHAANDOONO HABARGIDIRNA AAKHIRO KAMA SHAQAYSO.

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624 Місяць тому +5

    Walee waxaan ka baqayaa madax waynuhu inuu makta luul qaato waayo lack jacayl meel walba wuu u gelayaa 😂😂.
    Yaarabi adaanu kaa magan galay xartooyo xoola dad wayne .

  • @jamalyusuf9857
    @jamalyusuf9857 Місяць тому

    Allah is one

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 Місяць тому

    Thank you Boondary

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr Місяць тому

    Keep up brother

  • @user-yn1kt6uh9v
    @user-yn1kt6uh9v Місяць тому +1

    Xassan kurasiga hadii aan ka tuurano tuugadiisuna way raaci laakiin bad soomaliy leedahay wale inayasan etobiyaan Ku dabaalaneyanin gar iyo garadaro.
    Haday bad rabato etobiya ha Ku qabasato kuwaas ayay is af yaqaanaan xoolo soomaliyeed waa ka xaaran

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr Місяць тому

    Suxbaan Allah

  • @FuraatZamzam
    @FuraatZamzam Місяць тому +1

    Asc Boodhari
    Waa sidaa sheegtay Diin cusub bey la soo bexeen. Diyadda ama Makta Luul eaxaa leh Aabaheed Cabdi Aziiz. Abdirahman Sheikh Muhamuud (Faroole) markii Wiilkiisa dilay Hooyadiis, Makteedii wuxuu siiyey Reerkii Isaaq. Arrintaan gaarsii habargidir

    • @abdullahihassan6840
      @abdullahihassan6840 Місяць тому

      Culamada waydii 4/3 caruurteda iyo ninkeeda leh abbaha hal dhig leeyayah sheikh aad ku kalsootanhay waydii ee diinta ra'yi maha walal

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 Місяць тому

    Laaxoowla walaaquwat ilaabilaah Amaano Alaaah
    Dalka
    Uyo Dadkasoomaaliyeed

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 Місяць тому

    Safiirkaa Sucuudiga shaqada was innu Xassan shekh ka saaraa.

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 Місяць тому

    Subaxanalah ilahow qatumada nohagaji reerku dinata mabaran miyah 😢😢😢😢😢😢

  • @JiniBaxay
    @JiniBaxay Місяць тому

    ❤❤😊

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 Місяць тому

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 Місяць тому

    Waa wax wada haamani ah oo aan xishoon uf aqliga alla yaraa wuxu war bax gabadha aabaheed aya nool hunguriga laydin ku dhufay dil toogasho ah hala suqaariyo ninka uh dheh

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd Місяць тому

    Waduqu. Indhadaga

  • @abdisiad4403
    @abdisiad4403 Місяць тому

    Xaaji boowdhari sax weeye sax weeye

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 Місяць тому +1

    ASC LUUL marxuumada dhiigeda waxaa leh abaheed

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr Місяць тому

    Sax mashallah

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 Місяць тому

    Subxaana llaah war waxan habar jidir wado waa diin kabax war waa lagu rogmanayaa koonfur hayoooy waa waawareeey iyadoo luul aabeheed xaadir yahay subxaana llaah

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Місяць тому +1

    Waa dal ba'ay oo qof nool Dilaa gubay Caruurtii oo qaarkood hadli karin maxkamadd lahor keenay Aaway wazir kusheega Cadaladda madama labadii maxkamadood eey xukun wakhti dheer kuwa Aakhiro moog oo qareno kusheeg ah eey malinbo jilaafo hor leh soo bandhigayen,Wajibki xukummadda oo Dila Cali kuwa kale ee Cidamadi wada shirqoleyn dhacay zaadkoodi ee kuwi dulmanayasha ahaa ee cidamada gajo dayac laso lugeyay loo ciqaabay in iyaga dambiyal geysteyn musuqii iyaga lasaray. HSM Gudomiyasha laba Aqal oo gudi u magacabay intuba waa kuwa laalush qaateyn.

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Місяць тому +1

    Xasan dhiiqo inaanu waxabo kategeye waa la ogo yahaya maanta qabayadii buu dhamayaseyese tiraya waxabo ka tegi maayo😳

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder Місяць тому +1

    Warbixin qiimabadan hada waxaa la sugayaa waxa baarlamaanku sameeyo mise dalka hal qof iyo labo miyaa sayrabaan ka yeelin?

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z Місяць тому +6

    Habar digir caqli xumada ay wadaan iyo tuugii xassan gurgurte munafaqa inu bada gatay shaki kuma jiro

    • @AncientPharaoh
      @AncientPharaoh Місяць тому

      H.G waa laandheere waayo Shiikhaal iyo inan gumeedyo kama ag hadli karaan. 1991 Shiikhaal Xamar waxaa ay ka baxday Aakhiro moog oo waxa ay Aakhiro u moogeen Waxay aheyd dilkka iyo leyynta Daarood Ismaaciil. Xooolo yahooow maxaa kaa galay hadii Alle isku saliday?

    • @user-db5ts6je7z
      @user-db5ts6je7z Місяць тому +1

      @@AncientPharaoh dameero digir Ka soo dhargay Yaad laandhere U yahay dumarka iyo saqiirada inad dishan miyad laandhere Ku sheeganaysa ceebtiina Iska aamusa Nacala idin dhalaye

    • @AncientPharaoh
      @AncientPharaoh Місяць тому

      @@user-db5ts6je7z
      Xooolo xooolo dhalay oo waaalan ee aan caqli laheyn soo akhri waxa aan kuu soo qoray. Waaali ayaaa indhaha ku tireysa.

  • @fadumoselemennjjhkkkkjh7339
    @fadumoselemennjjhkkkkjh7339 Місяць тому

    Subxanalaha hg wax walbo wa laga maqla

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 Місяць тому +2

    Adigu bad baala iibiyay baad leedahaye Allow maa somalia oodhan laiibiyo meesha dulmi iyo xaqdaro mooyee maxaa kaloo yaala

  • @MohammedEssa-um4ee
    @MohammedEssa-um4ee Місяць тому

    Weliyo demka ayaa leh go'anka dilka iyo cafiska.

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 Місяць тому

    Xassan Ha is Casilo marka hore Marka 2aad Maxkamad waa in loo diraa ma iibin karo Shaqsi Badda isagaa afkiisa ka yiri oo Muuse ku Heystay.......................

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 Місяць тому

    Waliyu Dam Dhiiga waxa Weli u ah oo iska leh Cidda Gabadha Dhashay Nin Qabay Aabihiis meesha kama Shaqeyneyso Alle haka Xishoodeen Dadku Waa Dhuuni Raac ka Joog ayaan leenahay Sodoga war hee ka Joog Xaqqa lama Aasee ka Joog.......................

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 Місяць тому

    Sax turkigu mar haduu arkay in itoobiya mw. Saxiixay badii dee warun waa inay bad helaan hadii saxiix cad yaalo xasan dhiiqo waa la ogaa inuu bad iyo beeiba gadanayo shaki la aan waataas

  • @abobasement346
    @abobasement346 Місяць тому

    Xasan moryan iyo villa family iyo irir samaleh kuwih jabutih ku shiray bah somaliyah bad iyo dhulbah kah ibsaday xabashi waxan lah yabanay kuwah Ay u dawlad yihin tugadah irir samaleh

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn Місяць тому

    ADER X.SHEKH BADA S.LND KAMA TALIYO E MXA IDINKA BADA BIIXI KATALIYO IDIN DABA DHIGAY ADER DHAKO KALE KÈNA

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 Місяць тому

    Xassan dhiiqo oo Ayax ah iyo kuba Qabyaalada ku daba yaacaya Waa In dalka Somaliya laga badbaadiyaa hadaanu diiratadan dalkeena hooyo ku deyno Anagoo dhan baa halaagsameyna

  • @hoobalkiicaankaahaa8636
    @hoobalkiicaankaahaa8636 Місяць тому

    Aniga koleey wax ku saabsan bad la iibsaday ma maqal hadaan illaahi ka baqo

  • @enginiamohamedabdow9534
    @enginiamohamedabdow9534 Місяць тому

    Sodaac

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 Місяць тому

    Ethiopia maxaa ka khuseeya bada cas waayo Ethiopia waxba kuma leh badda Cas

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 Місяць тому

    HSN isaga Bada kadanbeye maxuu safiirka loogu diiday mesha waxba laqarinaye sidas ayuu qof ay isku Reer yahiin uu diray

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 Місяць тому

    Maalin walba nin hawiye ah oo madax unoqday dalka baa iibsada bada soomaaliya car nin daarooda oo dhulka soomaaliyed gata hala helo hawiyoow iimaanka beela

  • @kaynaanofficialchannel8777
    @kaynaanofficialchannel8777 Місяць тому

    Odiga igaamada ka dhacsan daraadey lasoo deeyey

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9y Місяць тому

    kkkkk waa daalimiin yaahuu alle magan mooryaan ma nokhonkaro safiir

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 Місяць тому

    Xasan Munaafaq & Kooxdiisa Maxaa Cunaa Ilaahow Wadanka Ka Qabo War Waxaan Madaxweyne Ma Ahanee Waa Iimaan Laawe Soo Shaqo Tagay War Kan Inta Uusan Somalia 🇸🇴 Oo Dhan Gabigeedaba Uusan Gadan War Kan Kursiga Halaga Tuuro Khaasaaro Ma Ahanee Wax Faaido Ah Uma Soo Hoynin Somalia 🇸🇴 Hala Iska Qabto Xasan Ma Dharge Waa Madaxweynihii Abid Ugu Diyaarad Raaca Badnaa Aduunka !! Ayuu Noqday!! Parliament ku Sheegii Qaban Lahaa na Waxa Ay Noqdeen Asaga Oo Kale !! Waa Shufto Soo Wada Shaqo Tagay Kuwaan Dhinac Allah Noo Dhaafsho Somalia 🇸🇴 Oo Wali Is Haysata Ee aan Badaheeda & Xuduudaheeda Uusan Xasan Dhiiqo Uusan U Sixiixin uuna Ka Gadanin Badaheena Dawladaha Shisheeye Ee Dariska Somalia 🇸🇴 La Ah Xasan Traitor Impeachment halaga Keeno !! Inta Uusan Somalia 🇸🇴 Oo Dhan ba Gadanin Hala Iska Qabto Oo Kursiga Halaga Tuuro!!! Ma Istaahilo in Uu Noqdo Madaxweyne Soomaliyeed!!!

  • @user-pc4tc7sv5w
    @user-pc4tc7sv5w Місяць тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 Місяць тому

    Danjire na maaha waa tuug Habargidir ah oo mooryaan ah.

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 Місяць тому

    Habar Gidir markii horey ba diin Islam maeylaheen.Waa wada tuugo oo jugular ah oo abujahal ah oo mooryaan wada ah.

    • @AncientPharaoh
      @AncientPharaoh Місяць тому

      H.G waa laandheere waayo Shiikhaal iyo inan gumeedyo kama ag hadli karaan. 1991 Shiikhaal Xamar waxaa ay ka baxday Aakhiro moog oo waxa ay Aakhiro u moogeen Waxay aheyd dilkka iyo leyynta Daarood Ismaaciil. Xooolo yahooow maxaa kaa galay hadii Alle isku saliday?

    • @AncientPharaoh
      @AncientPharaoh Місяць тому

      Maskaxdu ha shaqeyso.

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624 Місяць тому

    Angaa naqaana safarada somalidu 150 dolar ayaa la bixiyaa hadaad tidhaahado warqad ii qora 3.qabiilo anaa dhalay waa ok 150 doolar baa kaa xiga .

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Місяць тому

    war hawiye waa mooryaan mardanbe yaan madaxwaayne loodooran shalay shiikh shiriif baa iibiyay badii buu kiiniya ka iibiyay maantana xasan baa iibiyay badii itoibiya ka iibiyay war soomaliyeey caasi.adan halaga raro xamarhawiyana halaga ilaaliyo xika madaxwaayne waa mooryaan wuxuye dal iyo dadna marabaane

    • @AncientPharaoh
      @AncientPharaoh Місяць тому

      H.G waa laandheere waayo Shiikhaal iyo inan gumeedyo kama ag hadli karaan. 1991 Shiikhaal Xamar waxaa ay ka baxday Aakhiro moog oo waxa ay Aakhiro u moogeen Waxay aheyd dilkka iyo leyynta Daarood Ismaaciil. Xooolo yahooow maxaa kaa galay hadii Alle isku saliday?

  • @AbdiRashid-fj3tz
    @AbdiRashid-fj3tz Місяць тому

    Dee abdi fatex bodhariyo dadkani imaan maleh darood miyad umaleysay xaraanta iyo xalaasha garanayo dadkani bilalaqo ayeey ubarteene badnana darood ismaciil inta ujoogo hapaar iyo duco midna Ku qadan mayaane

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 Місяць тому

    😂😂😂😂😂😂😂daarood stop drama and crying 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 Місяць тому

    Gabadhii gaalkacayo waatay maxamaud saleeban loo toogan maayo waana la toogtay
    Wilashiii
    2 midna 100kiisa laqaatau😊😅

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 Місяць тому

    Maxkamad hala Soo Saaro Ciddii Badda iibsatay ileyn Badda Soomaali Baa leh............

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Місяць тому

    Mar hore muxuu u sheegi waa yeÿ doifaarka doofaarku dhalay?

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 Місяць тому

    HSN wey cadahay inuu Bada gatay

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 Місяць тому

    Soomaali Weyn Maxkamad ayey ku Qanacdaa ha iska Celiyo Lacagtuu Qaatay Badda Soomaali baa leh........

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd Місяць тому

    Xasan horror. Imaalawe. Waka

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 Місяць тому

    Yaa yiraahda reerka habar gidir ee sayid cali dhalay aduunkan waa laga qulqulayaa ee sayid cali naarta uu kujiro ha iskula gurina isagoo naf illaahay ifka ku cadaabay

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t Місяць тому

    Magta caruurtaa le aabaheed malaha halayaabin ha iskaqaylin e Adaa diinta been kasheegaya Sharciga islaamku waxa uu siinayaa caruurta masiinayo odayga dhalay gabadha sharcibay keenest ee sharci keen Adigu habar gidir baad ujeedaa nacasow

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 Місяць тому

    Sodoga ha Shaqeysto Haddu sidaa lacag u Jecel yahay Masuuliyada Gabadha Aabaheed ayaa iska leh...

  • @xafunabdi4540
    @xafunabdi4540 Місяць тому +2

    Nin Damer Dhaqan jiiray Maxad ka Filaysa somalia Mohamed 🦓🦓🦓

  • @fardusa411
    @fardusa411 Місяць тому

    Sodog magraba hhh😂 yaab badanaa

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu Місяць тому

    Hassan dhiiqo waa nin aabihii futada ku socon jiray oo curyaan dhalay...haduusan dad nool iibin ayaad nasiib leedihiin.....

  • @muhammadseyid6400
    @muhammadseyid6400 Місяць тому

    Magta iyo dhaxalka waxaan iska leh aabaheed caruurteeda iyo haday hooyadeed nooshahay iyo ninkeedii ka dhintay hadduu noolaan lahaa laakiin adaygaan wiilkii.gabadha ka dhintay aabihii meelna kama Soo Galo dhaxal iyo mag laakiin haddii caruurta uu awoowga uyahay haddii mid dhinto labada awoowe iyo walaalihii ataa dhaxlaya

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Місяць тому

    Habar kintir tuugo tuugo dhashay,futada hoiyadood ayeey iibsanayaan.,waa nacalad nacalidi dhashay.

  • @mahamudfarahali2280
    @mahamudfarahali2280 Місяць тому +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Місяць тому

    Doofaarka doofaarku dhalay,wax wslkba wuu xaraashay,waxba maa reebin.

  • @ayeshaali-ke8iu
    @ayeshaali-ke8iu Місяць тому +1

    Cudur hiraab maxaa lagu daweeyaa ninkan Daarood cudur hiraab ayuu qabaaye.bad baa lagaday ayuu leeyahay sow isaga taageersan Deni oo Biixi kulatartamaya xabashi u adeegida makaas baa wadaniyad nooga sheekeynaya (yaahuu)

    • @nasreenwhatdowedohavali1425
      @nasreenwhatdowedohavali1425 Місяць тому +1

      Dani iyo biixi wadankey madaxweyne ka yihiin hiraabka aad sheegeyso yaaba yaqqaan

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu Місяць тому

      ​@@nasreenwhatdowedohavali1425hiraab caasimadii talyaaniga ee umada somaliyeed Lagu qiyaanay 1960 ayay rabaan inay maamul ka sameesantaan....lakiin Dani dhulkiisa ayuu rabaa inuu maamul ka sameesto lakiin muuse kufaar wuxuu ahaa xamaaliyaashii ingriska wuxuu rabaa dhul rag leeyihiin oo uu xiligii ingriska uu xamaali ka ahaa inuu maamul ka sameesto....yaa marka run sheegayo yaase wixuusan laheen raba inuu maamul ka sameesto? Indho sarcaadka iyo beentu ma shaqaynayso....it's 2024 ....maha 1960kii...

  • @AncientPharaoh
    @AncientPharaoh Місяць тому

    Xooolo xooolo dhalay. Maxaa kaa galay Hawiye is cunaaaya? Shiikhaal sow kuwii 1991 Aakhiro moog ula baxay leynta dadka yaga maaheyn? Alle ayaa iska adeejinaaya dan kale yeelo.

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 Місяць тому

    war aamu dameeryohow madaxa weyn. Xasan iyo kooxdiisa bada iyo dhalka somaiyeed badbaadiyeen. bac. teg uff darood dabo jileec

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu Місяць тому

      Ma qaxootiga killinka iyo kenyatiga degmada kismaayo shirkada ku ah iyo mooryaantii gobolada dhexe kasoo haajirtay 1991 kii ayaa bada somaliya badbaadinaya? Baahane sow aheen kii Uhuru Kenyatta kastuumada u xiraayay markii Kenya dacwadeedu socotay? Hassan dhiiqo kan qaadwalaha Kenya ka ah sow maha?

    • @Ahmed-gx9zy
      @Ahmed-gx9zy Місяць тому

      #Garxajis Lives Matter
      Jeelasha Hargeysa Garxajis Xinin-yaa lagasaara😭😭😭

    • @AFDiini1722
      @AFDiini1722 Місяць тому

      @@AbddiUhu horta dameerkaan muxuu yahay, MJ mase Dhulbahante? anigu dadkaan waan kala garan waayey, kuligood 62 IQ waxmagarado meelaha social media ku qayliya. kenyaati iyo itoobiaanku wax ma matalaan waxna ma badbaadiyaan, iney meeshaa iska fadhiyaan sabaabtu ay lacag ka qaataan gaalada cad cad mooyee, mar dhowna meesha waa kabaxaayaan. Dowlada ayaa bada iyo cirka badbaadisay qawaarijtana ciidaanka dowlada ayaa baabi'yay, beenta aad isku maaweeleyso iska yareey.
      dameerkaan abaalka la' ee malin kasto meesha eegi eegi eegi eeegi ku foolxun dowlada ayaa lacagta reerkiisu cunaan, hub ku gataan ineey somalidiidka iska celiyaan iyo dhaqaalaha siisay. Muhiim ma aha inu maalin kasto been uu ku taageero jaajuuska garoowe fadhiya wareejiyo.

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 Місяць тому

    Waar iska aamu neefyahaw qaylada badan ee beenta badan ee cunsuriga ah ee iimaanka la bulaacada beenta