DHUGO SIDA LO GO'AY BIRMINGHAM & LONDON DUMARKII O 10 DIGAAGA LAGU IIBSANAYO, CEEBTA RAGA SOMALIYED

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 240

  • @hamdiabdullahi3855
    @hamdiabdullahi3855 Місяць тому +6

    Subxaan Allaah
    Ilaahayow xaqa nagu suug
    Wallaahi waa ruunta Afku kuma go"ooh❤❤❤❤❤

  • @user-cu7hv2kq5t
    @user-cu7hv2kq5t Місяць тому +6

    WAA SAX . CEEBTA GABDHAHA SOOMAALIYEED WAA CEEBTAYNA. INTII SOOMAALI IYADU ISKU MASHQUUSHAY AYAA LAGA FAA’IIDAYSTAY.DUMARKA WAA WAXYAABAHA KALIYA EE WADAN WALIBA LAF DHABARKA U AH. SUBHANALLAH 😮😮😮😮

  • @Amina-o4y
    @Amina-o4y Місяць тому +17

    SOMALIYEEY this guy is incredible the dignity and value that he understands no one else is able to admit it
    Thank you 🙏 so much ❤❤❤❤❤❤❤❤how you want to looking up to your sisters, over all Somalia 🇸🇴 girls 🧒❤️👌👏👏👏👏👏👏💁😍i salute you brother 🎉

  • @abdig6153
    @abdig6153 Місяць тому +8

    MashaAllah your two right keep going

  • @gamilasaeed3847
    @gamilasaeed3847 Місяць тому +11

    SOMAALI CARO EEBAA KU DHACDAY EE ALLAHA HALOO DHOWAADO

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Місяць тому +8

    BOODHARIYOW WLH GABAR AAN DHALEY AYAA MID CADANA KENTAY AABEHED MARKU KAREBI WAAYEY AYUU NINKII INTU UYEREY GEEYEY AROOS SOMALIYED MAHERKI MARKU DHACAY AYAA SORYADII LAQEYBINAYEY WAX LAGA SIIYEY MARKU BADARKINA KADHARGEY AYU YIRI SANA DHAQANKENA EE MAHEYSAA QARASHKAAS CAGAHUU WAXKADAYEY ILLAHEY NOMASOO CESHO AJANIB DAMBE

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому +10

    Wcs walalkey bodhariga casha ku jecliya libax ❤ jimco Mubarak ❤❤

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому +13

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @shamlandhaqane9836
    @shamlandhaqane9836 Місяць тому +4

    اللهم صلي على رسول الله صلى الله عليه وسلم ❤❤

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 Місяць тому +2

    Waa runta rag gabdhaha raga ka mas uul ah gabdhaha soomaalida waa days can yihiin maasha Allah boodhari ❤sax waaye kuli

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Місяць тому +10

    soomalidu maba yaqaanin in dumar la ilaashado oo la edbiyo midakale digaagu wa sixir

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq Місяць тому

      hoostana hal dhirbaaxsho looga dhufto kkkk

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 Місяць тому +6

    Waxaan ku sheegayay waa kas. Adigah hadaad tirahdid waan ku guursanayah. Boqol xujo & xolo waydiis ayeey kuguh wareerinaysa. Ugas Bodhare dumarkii Somaliyeed ragodii ayaah laguh diray

    • @mahmudabdiali7877
      @mahmudabdiali7877 Місяць тому +1

      Wali waxaaaba kuusii dheer ineey xujo kaaga dhigto Qabiilkee tahay laakin Ajnabiga Qabiil uma lahan Ayaga waa u xalaal xaqiiqatan Dumarkeena Aatbeey uliitaan qaasatan waalidiinta Ayaa u wacan waayo kuwa dumarka ku xera nin hebel hadduuku guursanaayo waa inuu Reer Qansax Ahaadaa Reer Qurac naa ha iikeenin waan go'nay

    • @user-kh4ro7oi5l
      @user-kh4ro7oi5l Місяць тому

      ​@@mahmudabdiali7877idinka aqonin sida loshukansado taas waa dholo tus way nogu firinayaan inaad wax uqureso moye hada taqano sida liskaka dhadhacsiyo gabdhaha moyane waxba kama jiraan xole badan nagu xujenayan

  • @RaxmoHuun0
    @RaxmoHuun0 Місяць тому +6

    Maxaad dalkeeni u burburiseen oo dalkii iyo dumarkiba udayacdeen

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 Місяць тому +2

      Pakistani, hindi iyo bangaladheesh ba way joogaan ingiriiska haddana cidi uma tagto, maxaa idinka kii kastaba uu xaggiinna usoo kacayaa. Haddii jooga la idin yidhaana. Waa xor naagtu ayaad iska soo jaraysaan.

  • @faysalagass3336
    @faysalagass3336 Місяць тому +8

    Waa run boodhari

  • @MajorT.V
    @MajorT.V Місяць тому +2

    Wey nooshahay canbaro alle caafimaad iyo cimri dheer ha siiyo

  • @shuceybadam
    @shuceybadam Місяць тому +3

    Cuqubada an ka gelayno walalaheena somaliyed jareerweyne ayaa ina haysaa

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Місяць тому +4

    😭😭😭wee digag subxan alla ❤

  • @user-ex9qq4bs9i
    @user-ex9qq4bs9i Місяць тому +4

    Meeshaas Dumarka ku nool waxaa agtooda qeymo sare ka joogta naagtii Jameeycan la soo xiibta oo aay saf u galaan in aay rag kale barto. Cheap and clean! Wallaahi iyaga ayaa lacag ugu dara.

  • @umashapeel
    @umashapeel Місяць тому +1

    I like how you advocate for Somali women❤❤❤

  • @QaliAbuukar-gd3dn
    @QaliAbuukar-gd3dn Місяць тому +2

    Ala Boodhariyoow ku jecliyaa sharafta aa Nala rabto ilaahey qeyr Allah ku siiyo

  • @abdig6153
    @abdig6153 Місяць тому

    I am among those that were told to bring 90 grams of gold karbash my brother abdifatah booderi shukran shukran

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr Місяць тому +4

    Dhaqankeenii wuxuu bay
    Qaxii markii Responder
    Iyo Refugee loofury ee maqrib iyo.mashriq loo dhoofiyey hideheenii wuu lumey subxaan allaah

  • @jamayusuf7205
    @jamayusuf7205 Місяць тому +2

    Maanta waxan arkay labo gabdhood mid waxa watay kuawa madaxaduumta oo sinkh labo saac kadibnah waxan arky mid yar oo 16 jir oo la socota nin kale oo india ah. Dadka India iyo Pakistan wa dadka ugu cusursan aduunka ...waxa an jogaa magalada birmingham uk...

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 Місяць тому

      hindidu arday nimeey ku soo galaan si ay sharci u helaan gabdhihii raqiiska nodeey guursadaan markeey sharciga helaana waa furaan naag famil kisuu india ka keensadaa

  • @zahraibrahim8637
    @zahraibrahim8637 Місяць тому +1

    Ragii soomaliyeed sow kuwan iyagii islaynaaya ee isku waashay yaa guursanaya

  • @shamlandhaqane9836
    @shamlandhaqane9836 Місяць тому +3

    لا فرق بين عربي و أعجمي إلا بالتقوى

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Місяць тому +3

      taas laga hadli maaye guurku waa isir iyo tixraac

  • @RaxmoHuun0
    @RaxmoHuun0 Місяць тому +2

    Gabdhihii ficnaa yaa heerkas garsiyay oo dalkeedii ayku asturnayid burburiyay somaha raga somaliyeed

  • @MohamedSaid-l6v
    @MohamedSaid-l6v Місяць тому +2

    Dumarkan somalida yanaga qabta

    • @11naa44
      @11naa44 Місяць тому +2

      😂😂😂😂 ada qaban waayey ya ka qabanaya

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 Місяць тому +2

    Wallee waa la ba’ay oo waa la hoogay laxawla wala quwata illaa bilaah Digaag aa 🤦🏻‍♀️🤦🏻‍♀️🤦🏻‍♀️🤦🏻‍♀️🤦🏻‍♀️

  • @AyaanGaylan
    @AyaanGaylan Місяць тому +1

    Haa waa nooshahay ayaan dhawayd ayaa la waraysanayey

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 Місяць тому +6

    Waaa isaaaq nagahaan badankooda reer UK abdi Fatah boodari ogoow nagahaan iyaga baaa afkooda ku doonta wiil Somali marabaan

    • @Bilekhyr
      @Bilekhyr Місяць тому +1

      Soomaali baddan baa joogto
      Cidkasta leh

    • @Givemecandynow
      @Givemecandynow Місяць тому

      Maxaa qabiil kenay somali dhan baa jabtay e

    • @dodo6860
      @dodo6860 Місяць тому +1

      Xisho gabilka dhaf

  • @AbdirashidAhmed-dj9pe
    @AbdirashidAhmed-dj9pe Місяць тому

    Cabdifataha caashag hadaye waxan raligelin ka bixinalaha hadayay jawaabata meeshan aan qoray waas waxan kawaday waa sax soomaaliy aanashaha lehen way 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @NewsFusion24
    @NewsFusion24 Місяць тому +1

    Raggii soomaaliyeed ee ingiriiska dagganaa xabsiyaday kabbuuxaan iyo in xabsi ujooga. Hablihii cid guursata ma jirto, kuwaasay doorbideen.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Місяць тому +5

    digaagu wa sixir

  • @AhmedGeele-bd8hx
    @AhmedGeele-bd8hx Місяць тому +2

    Clean and cheap

  • @hamsahassan280
    @hamsahassan280 Місяць тому +3

    Xasan shiiq baakeenay bro😢

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Місяць тому +1

    Ax Soomaaliyeey kaca ilaahow sahal amuuraha

  • @MohamedSaid-l6v
    @MohamedSaid-l6v Місяць тому +4

    Nin walba gabadhisa ha ilashado iyo gabadha aderka uyahay mida ladhalatayba dumarkiina ilshada

    • @zayaamad3080
      @zayaamad3080 Місяць тому

      Waa intaas. Hablaha ragoodu ha ilaashada . Tay u taag waayanna lugta ha ka jabiyo

  • @ashabadal1374
    @ashabadal1374 Місяць тому +1

    dumarkakale e caalamka ragooda ayay ku qanacsan yihiin lakiin dumarka soomaalida iimanka ayuu ilaahay ka qaaday ninkastoow gabadhaada iyo walashaa ilaasho

  • @hodannur2268
    @hodannur2268 Місяць тому +1

    Way nooshahey habaryar's

  • @SagalquenQueen
    @SagalquenQueen Місяць тому +4

    ragii soomalida ayaan waxba lajoogin boodhariyow

    • @ya3746
      @ya3746 Місяць тому +1

      Wada sheekada
      Meel ku danbeeyso
      Araganee

  • @user-ol4pc4cm5b
    @user-ol4pc4cm5b Місяць тому +2

    Alaylehee Bakistaantu in ay ina kagobaysanyihiin say gobadhii nin Ajanabiya raacdana silicbay intay udilaan nafta dhaafiyaan ninkii naagohooda saa ufiirshana intay baabuur kuritaan oo kaymaahaas latagaan oo kufsadaan bay geed kasoo laaladiyaan markaas baa waxaa la arkaa asagoo fuuray oo geed kasoo laad laada!

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 Місяць тому +2

    DIGAAGA WAA SIXIR NAAGAHA HALA GARAACO OO HALA ILAALIYO ILEEN WAA XOOLO NIN ARKAY

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq Місяць тому +1

      sixir mahee wll hablaheenu ajaanibka aadbay ugu jajaban yihiin somali haduu guursanayo 100 geela iga bixi iyo 200 gram oo dahab ah ama 20,000 oo dollar
      lkn ajanabiga digaag ayaa laga qadayaa kkkkkkkkkkkkkk

  • @hodanali3859
    @hodanali3859 Місяць тому +2

    You look more adoon than him

  • @leylaladane688
    @leylaladane688 Місяць тому +2

    Waa sixirey Hablaheyga

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 Місяць тому +1

    That is disgusting. In maanta jumaykan ka faano gabdhaha soomaaliyeed oo dhoho reer ka yagu iga yeelayaan inaan kuu geeyo.

  • @user-rp7ge9kx1d
    @user-rp7ge9kx1d Місяць тому

    👍👍👍

  • @hamsahassan280
    @hamsahassan280 Місяць тому +2

    10 20$

  • @lifewithnadia2228
    @lifewithnadia2228 Місяць тому +1

    😢😢😢

  • @nasra9836
    @nasra9836 Місяць тому +3

    Boodhari walaalkeeyoow ha daalin, Ragana ha eedeen, Kula fidna cinda geel waa Anaga,Gabdhaha Guursanaayo Ajnabiga waarid baa dhalay, Hooyooyinka qaarna maba kala jecla Madoow iyo Cadaan keey u keenta, waxa aan qabaa hadii Aabe iyo hooyo kastaeey gabadhoda Dhahaan noo ma keentid mana nasoogalo Niman Ajnabiya iyo Jameeykan IWM, Waa kugu kaligaa, Tii aan waarid iyo walaal wax ka galina meesha eey rabto ha Gasho, Gabdhaha Carabta Wiil ajnabiya suuqa lama salaqleeyneeyso, Hadii eey rabta xataa weey ogtahay in eey meel danbe eey ku soonoqota jirin , Waarid iyo Wallaal, Xataa qoomiyada eey ka dhalatay,Caay iyo Ceeb aa qoorta loo suri, Mahadsanidiin.

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 Місяць тому

    Gabdhaha ragga somaliyed baa ciiley. Ha guursadan ajananigs muslimka ah .dida cadaanka .carabta.

  • @najma649
    @najma649 Місяць тому +1

    war somaliyey gabdheheeni waa loo soo dhigtay niman madow ah oo sixir u adeegsaday

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 Місяць тому

    cheep and clean

  • @abdiwahaabnoor5949
    @abdiwahaabnoor5949 Місяць тому +3

    Mida kale waa in aad ogaatid ragan dumarka sidaa ku guursanaya waxa Af-Ingiris lagu idhaahdaa Hobosexual waa qof nolasha ka dhacay oo wejigiisa uun wax ku raba oo waxna la bixi karin waxna ku sameyn karin ee lakiin Cunto iyo meel uu seexdo kaa raba.

    • @11naa44
      @11naa44 Місяць тому

      😂😂😂😂😂😂😂 wlhi wd iga qoslisey sxb lkn sheekada iska sax wx ba khaldan

    • @abdiwahaabnoor5949
      @abdiwahaabnoor5949 Місяць тому

      @@11naa44 Maxaa qaldan?

  • @hamsahassan280
    @hamsahassan280 Місяць тому +1

    Nin bro

  • @Raho339
    @Raho339 Місяць тому

    ♥️❣️👌

  • @zahraibrahim8637
    @zahraibrahim8637 Місяць тому +1

    Hooyo iyo aabo midna raali kama ah ee wey ka sabree

  • @DalmarXaashi
    @DalmarXaashi Місяць тому +3

    Waxii nagu dhacay 1991 baa ilaa manta maalinba meel siigaaraysa alxaqiqa

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu Місяць тому

      Mahad kawaanle ayaa gabdhaha somaliyeed qiimahaas garsiiyay....

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu Місяць тому

      Mahad kawaanle ayaa qiimahaas garsiiyay gabdhaha somaliyeed...

  • @rudwanmahamud8553
    @rudwanmahamud8553 Місяць тому +2

    Dhaxal kayagii bay gabdhaha soomaaliyed adoon ula tagayaan hadhawna way nagu soo cala cali welcome ta ugu soo ridaa ka danbayan

  • @Amina-o4y
    @Amina-o4y Місяць тому +2

    This is a disgusting. I like this guy this is hilarious

  • @husseinguleid7064
    @husseinguleid7064 Місяць тому +1

    Naagaha soomaliyeed ee wadankan ingriiska ku nool waxa la' ogaaday in boqolkii naagood in toban ka mid ah ay cudurka AIDSKA qaadeen.

  • @user-ox6xg5rs8w
    @user-ox6xg5rs8w Місяць тому +2

    Somaliyey somaliyey somaliey?????

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 Місяць тому +1

    Naarta yaahuuuu

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 Місяць тому +2

    Subxaanallah ilaahayow nasatur 😂😂😂

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 Місяць тому +1

    Ragow dalkii ku heahiiya markaasaanu qurbaha isaga tagaynaa dhibku waaragga masuiyaadii dalka iyo dumarkaba idinkaa kamasuul ah idinkaa tala laydinka sugaynaa

  • @a.j2428
    @a.j2428 Місяць тому +2

    ma sixirbaa dee, waa sixir malaa

  • @hindaosman4491
    @hindaosman4491 Місяць тому +1

    Gabdhah waa dayacdeen ga adha aad ku argtaa madax kaxiir lut kaxir lafha kàjabiy

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 Місяць тому

  • @hamsahassan280
    @hamsahassan280 Місяць тому +1

    Allah unaxariisto 😢

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 Місяць тому

    Waa beentiis

  • @AncientPharaoh
    @AncientPharaoh Місяць тому +1

    Waxaa iigu yaabka badan Ninkii wiiilasha saqiirka ah fuuli jiray oo xabsiga ka soo baxay oo Naag Soomaali ahi ogolaatay oo markii ay ilmo u dhaqashay tidhi guri baan dhigan oo isagu aanuu shaqeyn kari oo ilmihii dawladdu tidhi meel ilmo yar joogaan ninkan looma ogola ee kala dooro naayaa ilma miyaan kaa qaadanaa mise Ninka ayaa baxaya. Waxay tidhi ilmaha qaata.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Місяць тому +1

    LAX KASTAA SHILALKA AY IS DHIGTO AYAA LAGU QALAA EE WAXAAN HAWEENKEENU IYAGAA DOORTAY WAAYO DUMARKA KALE EE MUSLIMKA AH KUMA DHACAAN WAXAN OO KALE OO RAGOODA IYO DHAQANKOODA AYEY IXTIRAAMAAN.WELIBA INAAD ISKU HOWSHO AMA AAD RAGGA KU EEDAYSO WAAD KU QALDAN TAHAY.(CHEAP&CLEAN).

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Місяць тому +1

    Qaran jabay waxyaabaha lagu garto

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Місяць тому +1

    🫢🫢🫢🫢🫢🫢 ragii soomaaliyed baa gabno noqodaya 😔

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq Місяць тому +1

      Hindi, pakistan, iyo bangaladeshba waa joogaan dumarkoodii oo quruxda yaabaysid maxaa idinka idin kadhigay mss digaag
      kkkkk hoosta balo idinka dagtay

  • @AncientPharaoh
    @AncientPharaoh Місяць тому +1

    Toronto ayaa ka sii daran. naagahan iyagoo la qabo ayeey xaaaran ku raacaan.

  • @MohamedSaid-l6v
    @MohamedSaid-l6v Місяць тому

    Ragii dhalayay meyay gabdhaha awaya dadkoda wa qalad

  • @nimohussein9781
    @nimohussein9781 Місяць тому

    Mansha Allah ruuuntaa wayee walaal

  • @hamsahassan280
    @hamsahassan280 Місяць тому +1

    Wcs sxb❤

  • @hodanali3859
    @hodanali3859 Місяць тому +1

    You look more adult than him.he is handsome

  • @barni5847
    @barni5847 Місяць тому +2

    Digaag😂😂😂😂

  • @laaska0014
    @laaska0014 Місяць тому +1

    naagta Ajinabi raacda iyada iyo kayraacday dhabiga halooqoro Asxaan waxba kuma laha naagahan

  • @Mohamed_573
    @Mohamed_573 Місяць тому +1

    waa jabnay

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Місяць тому

      adigu ma jabine iyagaa jabay saaxiib

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Місяць тому +1

    Waxey ogyihiin inuusan ajanib sailing dhiibeyn ilaahey namaqeymo rido

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v Місяць тому

    Gaab dhaahaad sookhaaxiiseen khuurbaah soo dhoobteen yaa baarkhaab kaabiixiinaay dhiibka iyo eelkaa kiidhiigaay baa maanta haadlaayaah.

  • @husseinguleid7064
    @husseinguleid7064 Місяць тому +1

    Waa been in la' sixray naagahan khariban ee u dhaqmaya sida xoolaha, intooda badani diinba ma haystaan. Waa xaqiiq.

    • @11naa44
      @11naa44 Місяць тому

      Wxn wa documentary la duubay oo ka hadlaya gabdho wadaado ah oo gursadey ajanib

  • @farahadan3910
    @farahadan3910 Місяць тому

    😢😢

  • @ifrahali5667
    @ifrahali5667 Місяць тому +2

    😂😂😂😂 hadey Boodhari u shidayaan oo u fasirayaan

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd Місяць тому +1

    Wa Baka. Majorcan. Fuyusbalaguradinaya. Sidaumadhimanin

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq Місяць тому

      wllhi way kajiraan london iyo yurub siday nagaha somalidu kuyihiin qofkii jooga ayuunbaa garanaya waxba boodhka haysku qarin
      nin somali ah haduu si sharafle idin soo doono $20,000 oo mehera iga dhiib lkn ajnabiga 2 xaboo digaaga kkkkkkk

  • @Qurxi
    @Qurxi Місяць тому

    War nin yahoow gabdhio meesha kuma heeno, maantay Canada ilmaha rag ajanabi beey lawada goos galaan, xal ku waa in aan Soomaaliya guri kadhisato!
    gabdhaha Soomaaliyeed garoob baa naceeb kuwada koriye, raga aan aqaano badan kood Soomaaliya beey uwada guur tagaan

  • @hamsahassan280
    @hamsahassan280 Місяць тому +1

    Sax❤

  • @husseinguleid7064
    @husseinguleid7064 Місяць тому +2

    Boodari don't waste your time.

  • @nasrahussein9180
    @nasrahussein9180 Місяць тому +1

    Badaaso bakadacday hablaha ingiriska joga sanisudama

  • @fadumofarah279
    @fadumofarah279 Місяць тому +1

    Wallahi been bad sheegten inusan niin somali usan manta naag somali agteda qaymo ka lahayn mata naag kaasto somali wa hoyo kaligeda, niin key donto bay raacii.

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq Місяць тому +1

      Hablahoo dhan miyaad leedahay waa wada garoobo kkkkkkkkkkkkkkkkkk ragoo dhamina waa wada xunyihiin
      single mother cuqdad qabta uma xumid ajaanibka hakugu guursadaan 2 xaboo digaagee u tag hadhowna media hakaa ceebeeyaan kkkkkkkkk

  • @IsmailIsmail-nh5st
    @IsmailIsmail-nh5st Місяць тому +2

    Wlhi ma daawan karo qaracan bn ahay bodhariyow sxb walee jabnay ciil badana ma gabdh somaliyed

  • @bililhamad
    @bililhamad Місяць тому +1

    😔 qilow ba

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 Місяць тому

    Gabardhi hee haye iwad sheekada ana an dhageeste 😮

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Місяць тому +1

    Digaagabablaqaatey iyagaa lacagta bixiya naagaha

  • @nass7073
    @nass7073 Місяць тому +2

    Embarrassing 🥴🥴🥴🥴

  • @abdirahmaanmaxamed5737
    @abdirahmaanmaxamed5737 Місяць тому +2

    Boodhariyaw,kuwa aad ka sheekeynayso waxaan u malaynayaa inay yihiin kuwo nolosha ka dhacsan,aan ku dara e cilado ayaa u dheer aaney uula tagi karin

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay Місяць тому

    Ragaan Somalida Ayaa Kahoolwacan, Waayo Dadka Wax Ma Oga , Somalida Waalatijaabiyay. Kuwaan Maxishoodaan Dumarka Dhaqanka Aan Garaneyna Xishood La aantaas bey Rabaan.

  • @SaeedMahammed
    @SaeedMahammed Місяць тому

    No. Gabdhaha hoyoyinkood aya ku koriya Europe in nin somali ay ka dhunta ila ajaanib ayago ka cabsanaya war uga yimaada banaanka.