DAGAAL AN WAXBA LA ISU REEBIN, MASIIBADA MAANTA NAHAYSTA SABABTEEDA IDINKA AYA LEH, WAATAN CADDAYNTI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 220

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 8 місяців тому +9

    Aadbaan kuugu taageersanahay Habaryar ❤❤❤❤

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 8 місяців тому +3

    Allahu akibar KUSALIYA RASULKENA SUBAN ❤ salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim

  • @hanayusuf2262
    @hanayusuf2262 8 місяців тому +5

    ❤❤❤❤❤❤ Runbadana Dhulbiob iyo Hanti uruursadey ukalabaxeen inta badankoodu wada hantilayaal oo Aduunka Lcgahoodi aya Accountiyadoodi Buuxiyey meesheey Diintu buxin lahay waawareey iyaga halka nadhigay Raxmanoow Nagaso gaadh

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 8 місяців тому +7

    Manasha Alaah boodhari walale waa xaiiqo hadalkaga ☝️☝️☝️☝️

  • @hooyosomaliyed4029
    @hooyosomaliyed4029 8 місяців тому

    Waa Runtaa habaryar guulayso mustafa celme ibwaankee baa marhora ka hadlay ibwaan mustafa cemregaa haraago ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 8 місяців тому +1

    Sheekh umal iyo kuwa kale may la hadlaan madaxda soomaalida iyo xasan dhiiqo iyo xitaa inaadeerkii axmed madoobe

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 8 місяців тому +1

    Culimadu Alle ha xidiyo itoobiyaanka wadanka ku so qulqulayaal wax ha ka qabtaan wabilaahi towfiiq

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 8 місяців тому +1

    Maashaa allaah- Allow ka qabo shacabka somaaliyeed odhanba. Cidkasto kuso maqan oduulaanka qaawan oy kusoo Shacabka somaaliyeed odhanba. Allow Noo fududee oo noo gargaar deg deg ah oshacabko odhanba. Aamiiiiin Aamiiin

  • @cabdallejabir4459
    @cabdallejabir4459 8 місяців тому +3

    MASHA ALLAH WA RUNTA ABDIFATAH BODHARI ❤❤

  • @HsS-wv6we
    @HsS-wv6we 8 місяців тому

    Run AYAAD sheegtay bro runta Ilaah AYAA jecel HORAY u soco CULIMADA may na hogaamiyaan OO FUSUQA iyo DULMIGA qabataan ALAAHU AKBAR Subxaanalaah

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 8 місяців тому +2

    Sheekh umul waa kuu sheegayaa. Diintu waa naxariis haduu qalyahay waa in aad wax usheegtid inaad qof beetiis banaanka keento maaha. CSW gaalo hanuunin jiray. Adiguna maalin walba. Qof baad ceebtiisa masaajidada ka sheegaysaa. Xaqna maaha. Illaahay ka cabso umadana iskadaa.

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 8 місяців тому +5

    😂😂😂😂😂fariiiiiiid fariiid dhaley afkaaga kuciilbax geesi aan lakhaldikari Cadowga Allaah hakaa xifdiyo culimadu waa gabeen
    Doorkoodii ddka masaakiinta iney
    Kuqeyliyaa waa tamardao
    Halkii udanbeysy Subxaan allaah

  • @AbdiZebra
    @AbdiZebra 8 місяців тому +1

    Absolutely correct inaadheer from Holland dulbantee ur brother kulaanka Belgium Brussels together last time. Qoooob baahtaye Sami( abdifatah Holland. Waankusalame. Inaadheer ❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @CMG0607
    @CMG0607 8 місяців тому +1

    Abtifataax waa run sheege sidaas ku wad runta haka leexan ilaah baa kugu jecel culumada runtaad u sheegtey wayna garaawsadeen thank you 👍❤❤❤❤❤

  • @Ahmedisse77
    @Ahmedisse77 8 місяців тому +1

    😂😂😂 Waxan so xasusty hadalkii sh maxamed Rashiid ee aha culimada Soomaaliyeed doorkodii ayey gabayn Cabdifataax sax waaye

  • @foowsidirir
    @foowsidirir 8 місяців тому +1

    ma sha allah bodhari oo culima noqda somaali maa hagaagi lahayd illahow bodhari diinta noo bar aamiin aamiin aamiin

  • @suldancabdalle8284
    @suldancabdalle8284 8 місяців тому

    Abdifatah bodharay laandheere laandheere dhalay caqli iyo diinba leh alle haku dayo sxb qli wallee nin bila cilmi ah ma tihid sidaa uma hadasho camadu
    Sheekhyadana runtad usheegtay wallee

  • @ummuaxmedcuntokarinta7656
    @ummuaxmedcuntokarinta7656 8 місяців тому

    aamiin aamiin yarabi

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 8 місяців тому +2

    culimadu dadka makala qabtan ee utuubleyda kala celisa war youtubleydu wa kuwa xoreyay ssc oo idoor dhirbaaxo kudhuftay ilaa aysomiyirsaden oo soomaali ogoladen

  • @Ahmedisse77
    @Ahmedisse77 8 місяців тому

    Allah ha u naxariistee sh Maxamed Rashiid

  • @bby6
    @bby6 8 місяців тому +1

    Boodhari you are legend keep going brother

  • @aadgaad57
    @aadgaad57 8 місяців тому +1

    Waa run walaahi sh

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 8 місяців тому

    Culimada waligooda umada ayagaa hagi jiray oo bad baadin jiray oo diidnoota ilaalin jiray marka baraha bulshada ayaa fursad qof walba siiyey sharci xakameeyana ma lahan marka culimada dhib ma qabto❤culimo

  • @aminamohamed3971
    @aminamohamed3971 8 місяців тому +2

    Masha Allah waaruntaa habo geesi👍💓💓

  • @abdikadermohamed.1966
    @abdikadermohamed.1966 8 місяців тому

    Shay Dhaanba U Durbaana tumay
    Dulmi iyo Duudsibuuna baday
    Iyo Gaalo......Culimada kaligood
    Sababta Malaha...

  • @xanfaresh2024
    @xanfaresh2024 8 місяців тому +2

    Masha allah 🥰🥰🥰🥰

  • @hajiramohamed8791
    @hajiramohamed8791 8 місяців тому

    Ha ujawaabin sheekha ka qaleeta

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 8 місяців тому

    Waa runtaa culamada soomaaliyeed arimaha arimaha soomaaliyeed martibaay kayihiin

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 8 місяців тому

    Sheikh Umul waa Nimanka ka taajiray oo ka dhistay built danada aan Kenya ku soo arkay. Wadaadadan Soomaalida waa tuugada ugu waa wayn ee Soomaalia dhacay meelkaysto ay joogaan

  • @bilkheyrmohamed6304
    @bilkheyrmohamed6304 8 місяців тому +2

    ❤❤❤masha Allah ❤❤❤❤ waa qald inuu sida uhdlo dadka lamayaso

  • @user-eg9mo6vi4d
    @user-eg9mo6vi4d 8 місяців тому

    Great point

  • @user-qk8cp5yw8k
    @user-qk8cp5yw8k 8 місяців тому +1

    Mansha Allah ❤❤❤❤

  • @user-yl5kp9ot3v
    @user-yl5kp9ot3v 8 місяців тому

    masha allaha waaleeh waad asibtay shiqah hadlkisa jawabtad kasisay ee insha allaha umadena soomaliyed illahey hasoo hanuniyo

  • @bisharo8936
    @bisharo8936 7 місяців тому

    ❤❤❤❤❤ well said

  • @farhiyamahamud35
    @farhiyamahamud35 8 місяців тому

    Scw Scw Scw ❤

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 8 місяців тому +1

    WAN KUGU RACSANAHAY IN CULUMADU KA GABISAY IN SHACBAK HOGAMIYAN OO DAWLDNIMADA QAYB KA NOQDAN LKN .
    KAMA SARAYSO IN AAD FIDNO KICISO OO QABILADA ISKU DIRTO CULIMAN WAYAY.

  • @kaireoma6206
    @kaireoma6206 8 місяців тому

    Asc waa run dhibaatada haysata umada somaliyeed waa culumada oo kuxidhan wadamo shisheeye qabyaaladna hoosta kuwada kuhaystaan oo sheikhba sheikha kale naceebyahay oo dabka makala qaataan waxaan dhihilahaa culumada somaliyeed dib muraayada ha iskugu fiiriyaan warkale maleh

  • @user-sp5qt1jk1v
    @user-sp5qt1jk1v 8 місяців тому +1

    Gaasii sheik maha waa duunii raay yiakaa xilkoki gathakey

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b 8 місяців тому +3

    Adeer maxaad ayub ugu hadleysaa maad kuli ka hadshid

  • @venti9407
    @venti9407 8 місяців тому +1

    Culumadu iyagaa ku faa'iiday qarankii burburay laakiin dadka ugama faa'iidayn oo iyagii ayaa boqol laamood kala noqday.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 8 місяців тому +1

    culimada soomaaliyed wa kagaabiyen inay soomaali kalaceliyan

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 8 місяців тому +1

    Fikirkaaga ma xuma xoogaa xeeri waa run sh.xasaani iyo iyaga maxaa dhexmaray SUBXAANA ALLAH 😢

  • @shamlandhaqane9836
    @shamlandhaqane9836 8 місяців тому

    صلى الله عليه وسلم

  • @nuuriyahirsiducaale3694
    @nuuriyahirsiducaale3694 8 місяців тому +1

    Asc bismilaah mashaallaah alah ku xifidiyo aamiin jazkaallaah kheyran mamo kkkk

  • @shabellg5903
    @shabellg5903 8 місяців тому

    Munaafiqin shacabka somalia dhiiga ka miiraday

  • @AhmedGeele-bd8hx
    @AhmedGeele-bd8hx 8 місяців тому +1

    Sheekhu aflagaado iyo wax aan wacnyn bu ka hadly waa bashar wuuna qaldami karaa sheekha ha loogu dul qaato😅😅😅😅😅😅

  • @abdi258sh
    @abdi258sh 8 місяців тому +1

    Sheikh umal UA-cam-ka aas kahadla waa kuwa xunxun oo dahir Alasow kamityah waye
    Isn't all of them only like dahir Alasow

  • @user-xg6dk6is1t
    @user-xg6dk6is1t 8 місяців тому +2

    Kkkkkkkkkkkkkkk waa run boodhari

  • @mohamedmohamed-qk6si
    @mohamedmohamed-qk6si 7 місяців тому

    Jaale Cabdifataax Boodhari Gar baad leedahay walaal, Wadaadana jid bay leeyihiin mindhaa.

  • @sahrawarsame725
    @sahrawarsame725 8 місяців тому

    Masha Allah waa runtaa habaryar

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 8 місяців тому +1

    Mihiimadu waa diinta islaamka

  • @zuuzanmohamed5408
    @zuuzanmohamed5408 8 місяців тому

    Culimadu waxaa jira bay shegeen dhalinta UA-camriska wax caqli iyo akhaaq ma leh inyaro alle u naxariistay moyee allaha so hanuuniyo Somalidu diin iyo dhaqanba way ka tageen

  • @souheibsam1580
    @souheibsam1580 8 місяців тому

    ❤😂 Choukrane wallo

  • @mimihawthorne
    @mimihawthorne 8 місяців тому

    Waa run Xassan buldaananaa munaafuq ayaa ka masuula umada somaliyeed asagana waa tuug khaain ah wiilkiisana dhiig islam Buu galay wuuna baxsaday qiyaamana qofwalba wuxuu masuulka ka ahaa waa la weydiin.TikTok ayaana ugu daran.

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 8 місяців тому

    ا ستغفر الله آلعظيم

  • @aminaabdilllahi7396
    @aminaabdilllahi7396 8 місяців тому

    Kusoco Inather. Usheg ❤❤

  • @abdullaahicumarhusein5556
    @abdullaahicumarhusein5556 8 місяців тому

    Wlhi runta Ayaad u sheegtay wadaadkaan dhalinyaro badan Ayaa ku dhintay fadwadiisa al shabaabka Ayaa Keenay Somaliya

  • @Amina_CJ
    @Amina_CJ 8 місяців тому

    Allahumabarik runtad ushegtay illhey hano sogargaro hadan nahay Somali 😞

  • @foziasaid477
    @foziasaid477 8 місяців тому

    Waa adorable oo kale

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 8 місяців тому +1

    Markhaati waxaan ka ahay Dadka inta xuni inay hogaamiso Dalkeena iyo Dadkeena jaaniskaa waxaa bixiyey wax garadkii mid Diin taqaaney mid Dhaqan yaqaaney iyo mid Caqli lahaaba
    Eeda cidii lihi hadaanay qaadan oo meel kale u leexiso saxmi mayso

  • @cabdiqadirxaabsade2213
    @cabdiqadirxaabsade2213 8 місяців тому

    Waaqalad wa,xa uu shiikhu kahadlayo

  • @user-xs5bb4ek5i
    @user-xs5bb4ek5i 7 місяців тому

    Masha.laah.boodberi

  • @KISTATV
    @KISTATV 8 місяців тому

    Waa wareey . Waa laysu Soo dhigtay. Tolow UA-cam maiska deeynaa?

  • @hassanaliaisha5756
    @hassanaliaisha5756 8 місяців тому

    Hoorta culumata somaliyeed farba kugodan oo isagan hadlaya sheikh ow noo daayo dhaliyarada Illahay hanoso hadayo

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 8 місяців тому

    Wcs walalkey bodhariga casha ku jecliya libax u2 ciimri dhaer cafiimd allh ha ku siyo Amin ❤❤ allxmduliilh allxmduliilh Amin amiin amiin

  • @AbdullahiFarah-hm2ut
    @AbdullahiFarah-hm2ut 8 місяців тому

    كفانا ثرثرت رجال الدين👍💯🌹🙏

  • @TawaneJama-ne3hu
    @TawaneJama-ne3hu 8 місяців тому

    Amiin

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 8 місяців тому

    Ayuuboow Raali ahaw Ilaahay ayaa dadka Quluubtooda ku raaciyay Ilaahay Xagiisana qof Wakiil kaaga Ihi ma jiro.

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 8 місяців тому +5

    Maansha Allah boodhari, that's true 👍 ❤❤❤❤❤❤

  • @user-wi3kr6rj1f
    @user-wi3kr6rj1f 8 місяців тому

    Asaga tiktoka kahadla sheikh umal

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 8 місяців тому +1

    CABDIFATAXOW EEDO ALLAH KU BARKEYOW EE FADLAN SIDII AAN KUGU OGAABA WAXAAN KAA CODSANAYAH MADAXWEYNE DANI INOO DAAH WAA HOGAANSHE SAX AH EE WAX INOOGU RAAB HADAYNU GARABKIISA KA BAXNO WAXAANU KHATAR UGU JIRAAH IN ILMA HOOLAY IWM AAN U GACAN GALNOH, MARKA ILAA IYO AYNU DOORASHO QOF IYO COD AH GAARNO YEEYNAN KA HARIN ADIGUNA EEDO KHAYIR ALLAH KU SIIYO

  • @buhodledolal8885
    @buhodledolal8885 8 місяців тому

    Soomaaliya kaalaya oo dadkiina dhex jooga dheh intay wadama kale ka soo hadlayaan

  • @maryansalabaan6773
    @maryansalabaan6773 8 місяців тому

    Manshallah

  • @user-sp5qt1jk1v
    @user-sp5qt1jk1v 8 місяців тому +1

    Xaamar ragba laguu guubsadey muu kahadlo tasuu ilahey weydinia

  • @dh-lm3pq
    @dh-lm3pq 8 місяців тому

    Sax usheeg kuwaan shiiq isku shegayo qalad wa ayaga nadhaafa kudheq ciyaalkood isqarxiya hakudhahaan

  • @farhiyahassan3648
    @farhiyahassan3648 8 місяців тому

    ⭐️🇸🇴🇸🇴🇸🇴⭐️

  • @safiyofarah-gs9qx
    @safiyofarah-gs9qx 8 місяців тому

    MEESHAAN DIIN BAA TAALEE SH. HA LAGA XISHOODO HABO HA JAWAABIN PLEASE

  • @AbdirahmanMuscab-ps6ie
    @AbdirahmanMuscab-ps6ie 8 місяців тому +1

    Wlh waa runta gesiyow ❤❤

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 8 місяців тому

    Amiiiiiiiiiiin 🤲❤scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ 😊

  • @marianhussein1545
    @marianhussein1545 8 місяців тому

    Markhaati nool Waa run

  • @Timir104
    @Timir104 8 місяців тому

    Shiikha xogtiisa anaa kuhaya
    Nimankii ictisaamka waxaa laga badiyay siyaasadii somaliya oo dhan, sida xamar, hargaysa, garowe iyo laascaanood.waxaana kabadiyay wiilashas iyo gabdhaha soshal mediyaha
    Kahadla, oo dadka waxwalba
    Kadaba geeya.

  • @ahmedabubakar4174
    @ahmedabubakar4174 8 місяців тому +1

    Boodhari weligaa dariiqaas hada aad ku socoto ku dadaal taas baa aakhiro iyo aduunba ku amfacaysa adeero

  • @fahima6186
    @fahima6186 8 місяців тому

    WAA KHALDANYAHAY UMAL INUU DADKA ISLAMKA AH CAMBAAREEYO AYAGOO AAN DAMBI LAHEEYN😢😢😢 DADKII UMADA FASAHAADINAAYEY NA EEY INDHAHA KAQARSADAAN😢😢😢

  • @gorodgorod9150
    @gorodgorod9150 8 місяців тому +1

    Yaad culimada Soomaaliyeed adigu wariye u taqaan?,anigu hororro baan u aqaan somalina gumeeyey

  • @abdullagull2943
    @abdullagull2943 8 місяців тому +1

    Si ixtiraam leh ayaad ugu jawaabtay. Hadal nin weyn GALA waa kaa.

  • @timowayne6993
    @timowayne6993 8 місяців тому +1

    Laakin waxani waa dhaqan maaha diin. Somalida waa lagu aqaana dhaqan xumada oo qabiil ku jiro. Maanta xitaa jaarkeena dalka Kenya ayaa naga fiican. Dadkeeno dhamaantood tahriib bay diyaar uu yihiin. Ma been baan sheegay?

  • @ummuaxmedcuntokarinta7656
    @ummuaxmedcuntokarinta7656 8 місяців тому

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 8 місяців тому

    Sheikh umal waa ugafe general Ayuub marka aad diin usaxibtahay waxaa larabah inaad qofkii khaldan waa inuu unastexeyo laakin aflagaadhada iyo caydu mabanaana sheikhow

  • @Bashir1119
    @Bashir1119 8 місяців тому +2

    Culumada wax kasta oo qaldan inay kahadlaan waa sax waa waajib saaran culumada every one respect culumada insha alah walaahi qofkii caaya culumada inuu eedi doono ilaahay baaqabanaya

    • @abdulkaderjama1494
      @abdulkaderjama1494 8 місяців тому

      Odaygan afka dheer leh ee maseer la haray Farah’s ha kaaqdo caruurteena asaga ka fiican waa sharmuud u soo shaqo tagay isku dirka ummada soomaaliyeed naga aamusi wacyigiisa dooninayno inkaari haku dhacdo.

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 8 місяців тому

    ✔✔✔✔✔

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 8 місяців тому

    Dagaal maaha waa wacdi qaado waanada

  • @maryanfarah9678
    @maryanfarah9678 8 місяців тому

    Culimada halaga xishodo hadalkaas magayan ee ilahay kabaqa

  • @shankaroon56
    @shankaroon56 8 місяців тому

    Bothering afkaaga caano iyo Malabar lagu qabay, masha Allaah waa runtaa haka gaban runta Rabbi baa jecel, hadday soo baraarugeen oo ay noqdeen gadaal ka gaar good dumis show off looma baahna.
    I miss baad laheeyd always culumadii mey ka hadlaan waxa dhibaato dadka ku dhaceeysay .
    Diintu ma inla la caayo dadka bey fareysaa waa kuwa hadda soo guurguuranaye.
    Culumo cabaad weeyneey ciyaarta joojiya

  • @inamolid5019
    @inamolid5019 8 місяців тому

    Hadalka ha qaloocinin wuxuu dhahay wiiil dhalinyaro ah ee mxd isugu mataleysaa wr ninyohow daarood wuuu afgaabanyahaye ha afdheeeraaan hanagu sooo jeedin anaga sxb

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 8 місяців тому

    IYAKAA IDOOR RUNTA U SHEEGA DADKII DIINTA WADOOW MAAD DACWADA FIDISAANOO DHIIGA DADANAYO XAQA KA SHEEGTAAN

  • @user-fp6zl5ni3p
    @user-fp6zl5ni3p 8 місяців тому

    Kabtan ayuub ayuu ka wadaa

    • @farhiamursal7256
      @farhiamursal7256 8 місяців тому

      Hooyadaa ayuu ka wadaa edeb maqabtid dahir calasaw afbiijo ka wadaa wacelka 😂😂😂😂😂😂

  • @user-lu2ou2em5m
    @user-lu2ou2em5m 8 місяців тому

    Waaruntaa mashalah

  • @mohamedabdullahi6445
    @mohamedabdullahi6445 8 місяців тому

    Assallamu Calayum Boodhari arinkakan shiikha waad ka aamusi lahayd waayo shiikhu xaq buu ka hadlay run buu sheegay walaal dhiiqada iska ilaali ha galin...

  • @samira-141
    @samira-141 8 місяців тому

    👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 8 місяців тому

    Wali ma,aragteen wadaado Masaakiinta wax uqaba naayo.
    Guryo udhisaaya agoonta. Wadaad waa kan Soomaalia ka naaxay. Waxaan burbur ahayn kuma noola.