QORI CAARADI BAD SOMALILN KU TIHIN GUDABIIRSIYOW XABAD AMA KA TAHRIBA DALKA ANAGA ISAAQ BA NALADHAHA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 191

  • @samirabilan1971
    @samirabilan1971 3 місяці тому +7

    Viva awdal state of somaliya 🇬🇹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @warfaaskar7548
    @warfaaskar7548 3 місяці тому +17

    Legend Boodhariga Caashaqa, Guul Aqoonta soomaaliyeed ee Adal empire, Guul SSC-Khaaatumo. Soomaaliya ha Noolaato

  • @jamasaid6787
    @jamasaid6787 3 місяці тому +7

    Salaan qaaliya A, boodhari darwiish darwiish dhalay halkaa kahaay Geesiga sanadka ilaahay Haku xafido Aamin Aamin maasha Allaah 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @hiradbahwal4488
    @hiradbahwal4488 3 місяці тому +15

    Duuflahan suldaanka sheeganaya,waxaan sugeynaa Before/After.
    Insha Allah

    • @MMJWCAQ
      @MMJWCAQ 3 місяці тому +1

      Incha Allah

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 3 місяці тому +4

      Inshaa Allaahu waxaan arki doono
      Asagoo haydaarsan oo la soo qabtay asaga iyo inta la midka

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 3 місяці тому +2

      Inshaa allaah

    • @mohamadjamaboodle-qu1cn
      @mohamadjamaboodle-qu1cn 3 місяці тому +1

      INSHA ALLAAHU TACALLAA AMEEN 🤲

  • @ENG.BASBAS
    @ENG.BASBAS 3 місяці тому +19

    besha samaroon wa lahaysteyaal xabsi dusha kafuran ugu jira SNM

    • @shukrishukri801
      @shukrishukri801 3 місяці тому +3

      Wan ka bixi doona in sha Allah

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 3 місяці тому +2

      War Boodhariyow odaygan Awdal ma dhihine Somaliland buu yiri hadalkana macal Harti buu u dhacayaa! From Gedo

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 3 місяці тому

      REERKAN BOOTO IYO FAAN BEENA AYAY YAQANAN WA KUWI KABAHA QATAY QORIGANA TUURAY ​@@Madaxey-r2f

    • @Sharafiina123
      @Sharafiina123 3 місяці тому

      @@Madaxey-r2fharti ayagaa waxka adkaaday lagama adkaan taliyihii dagaalka hogaaminaayay watan maxbuuska ah ilaa maanta

    • @adamjumale4871
      @adamjumale4871 3 місяці тому

      ​@@Madaxey-r2fharti dhul koodu waa XOR and they know that.

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 3 місяці тому +6

    ASC Masha Allah Allhamdulilah 🙏💯
    VIVA SSC Khatumo waa lamtabtan💯❤👍💯🦁🐎
    Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah🙏💯❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @HoussienBorama
      @HoussienBorama 3 місяці тому +1

      No more somalind awdal state is coming

    • @saynebboersma6635
      @saynebboersma6635 2 місяці тому

      @@HoussienBorama Salute Awdal staas of somaliya insha Allah🙏💯❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @moktarabdi7646
    @moktarabdi7646 3 місяці тому +2

    Inaalilaah waa inaa ilayhii raajicuun, duulkanii rag iyo rabii yaqaan maaha

  • @dekajama8188
    @dekajama8188 3 місяці тому +6

    Subxaana allaah war wuxu cawaansanaa cimriguu kujiro dey war qabiil qabiil ma gumeeysan karo isaaqow caqliygu ha shaqeeyo

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 3 місяці тому +6

    😂😂😂😂😂
    Engriis soo kaxeysta
    Dheh reer awdal boorama
    Wey iskacelinyaan tuugada oroomada

    • @abdidegan8452
      @abdidegan8452 3 місяці тому

      War xiniya maleh reer awdal lkn guuleyta inchallah awdal state of Somalia

  • @djamamoumin23
    @djamamoumin23 2 місяці тому

    Boodhari sxb waan kutaageeree guul iyo gubanimo.

  • @naimahassan4795
    @naimahassan4795 2 місяці тому

    Sh Xassan Deheeye Farxan Xidig Nimcaan Hilaac iyo M Abiib ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 3 місяці тому +3

    daalim xaaraami dabadhilif itoobiya itoobiya iyo somali diid allah baabiyo aamiin

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 3 місяці тому +3

    Dabacayuun rabbi iyo ragba mayaqaaniin kabayn iyo ul kumaal ayeey wax ku fahmaan ee sinaan iyo is ixtiraam nasabadeedi malaha af lagaado iyo qaylo ayeey geesinimo iyo fariidnimo uyaqaanaan reer kuqabso kuqadi meyside horey ugu antalaqeen oo ay ugu meel martay oohin iyo been abuurad aaney wax kajirin Alloow yaa dhulbahante kufasaxa edab ha uyeelaane waar wuxu dhaqan xumaa oo akhlaaq daranaa suldaan ayuu sheeganayaa sidanna waa uhadlayaa koofka faaruqa ahi ee aaney wax ku dhex jirin

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 3 місяці тому +2

    Waa cajib ma qof walalalaka ah baad qasabi karata subaxanalah 😂😂😂😂😂😂

  • @SadiqM-rd9hw
    @SadiqM-rd9hw 3 місяці тому +2

    Waa Oday asaasaqay layaabmaha sxb

  • @Amina-o4y
    @Amina-o4y 3 місяці тому

    Bro you’re amazing Mashalah illahay haku hifdiyo
    You are hilarious 😂 😂😂

  • @Kingceydaa
    @Kingceydaa 2 місяці тому +1

    AFKAAD KA HADASHY INGIRISKA DOONTA ADOONYOHOW OROMO😂😢

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 3 місяці тому +3

    Waxaan sugnaba pefore iyo after😊😊😊samaroonoow😊😊😊😊ama gun noqda ama xaqa ku dagalama😊❤

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 3 місяці тому +1

    Samaroon needs help from Hawiye and Daarood. 🎉🎉💙🎉🎉

  • @ismahanbarkad9173
    @ismahanbarkad9173 3 місяці тому

    Wa sahransan wahey bodhariyo ❤habaryare

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 3 місяці тому +1

    REER SHIIQ ISAXAAQ CADHO AYAY BES LAYIHIIN
    LAKIN WAXAAN ODHAN LAHAA
    QABIIL DOWLAD NOQON WAAYE QYRKIIN SO RAACA

  • @bby6
    @bby6 3 місяці тому +2

    Wa oday saaqid ah o sarkhansan brother way iska hadlan cabadweynta

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 3 місяці тому +1

    SCW SCW Nabigeyni Asxabti kuwa Mujahidiinta ah,Allaha wada xafido.

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 3 місяці тому +1

    A.Bodhari odaygan Dorogo cabka ah,Somali laand(waa dhulki Somaliyeeyd,)Micna Ingriska Kuwa Khanisadda xalay kasoo hadlayeen Odaygas Dad waqoyi waa in Dhiigyacabka ehlu Naarka ah war iska Dulqaada.

  • @shukrishukri801
    @shukrishukri801 3 місяці тому

    Abdifitah Boodhari wan ku salaamey.
    REER AWDALSTATE hawl ba uu taala.
    Odeygan idoor run bu sheegey.
    Somaliland isaaq ba iska leh, waxa la gadhey xiligi reer waliba gobolkiisa uu taliin lahaa.

  • @ummnora4665
    @ummnora4665 3 місяці тому

    Ilaahoow kuwii liidaya samaroon si xun u dil oo aduunka ku caar caari, aakhiro qabiilku geyn mayo jano, madaxna ilaahey baa loo foorariyaa subxaanallaah khatumo xumi waa tanoo kele , ilaahoow xaqa dadkaa la dulmayo ee samaroon soo hilaaci🤲🤲🤲

  • @yonismahamoud5245
    @yonismahamoud5245 3 місяці тому +2

    Odaygan wa Cirro inaderki wadani iyu musharax kayahay rer Awdalow indhaha fura

  • @shukrishukri801
    @shukrishukri801 3 місяці тому +2

    Amiin ya Rabi🤲🤲🤲

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 2 місяці тому

    NAMIIM DAAROOD NAARTA ILLAAHAY KUGUFOGEE ILLAAHOW AAMIIN

  • @hiradbahwal4488
    @hiradbahwal4488 3 місяці тому +1

    LEGAND ✅🇸🇴💪 BOODHERIGA CAASHAQA QALAS 🔥
    KULIS, KAHABEE,KORKASII,,HOOS KASII, WAAD CIBAADEYSATAY,

  • @shamlandhaqane9836
    @shamlandhaqane9836 3 місяці тому +1

    اللهم صلي على رسول الله صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 3 місяці тому +2

    Naag naasaha sooqaawisey ayaa Samatar u andacooneysa hada !
    Belo! Ayaa meeshaas kasoo fool leh!
    History repeats itself!

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 3 місяці тому

    WCS SAREEYE GUUTO CABDI FATAAX BOODHARI WERIYE AND FALANQEEYE CULUS 🦁

  • @khaalidyare4252
    @khaalidyare4252 2 місяці тому

    Waligood bay rag dhulkooda jooga u hanjabaan hadhawna kabaha ku qatan gacmha habjabaad kama koraan

  • @dahirjama8359
    @dahirjama8359 3 місяці тому +2

    Darwiish

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 3 місяці тому

    Odeygan oo kale ayaa Soomaali oo dhan rogay koofur ilaa waqooyi dhalinyaradii in ay dab ku guraan maahane aan waxba wadanka u hayn war yaa muslim ah war is daba qabta odey waalan maahane mid fiyow ma leh yaa rabi gargaar soomaali ☝🏻☝🏻🤲🤲

  • @djamamoumin23
    @djamamoumin23 2 місяці тому

    Amiiiin ilahaw gadabuursi midee .

  • @NajiibAhmed-n1e
    @NajiibAhmed-n1e 2 місяці тому

    Mnshlha ❤

  • @AbdullahiShino
    @AbdullahiShino 3 місяці тому

    Gudabiirsay keliya maaha miyeey ciise yaa halkaa dhigay waxa bahdilay djibouti lkn haddey arkeen xaqiiqdii. Waa xabashi somali maahan.

  • @Sharafiina123
    @Sharafiina123 3 місяці тому

    Ayagaba cidi meey qasbin ma waxeey rabaan in eey ku qasbaan reerkooda waxa eey aminsan yuhiin wllhi in eeysan qori caradii fikirkooda cidi ku qadaneeyn xaq iyo badilna meel mawada galaan

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 3 місяці тому

    Waxii uu Aaminsanaayeen uun buu sheegay
    MA ISAAQNIMO UGU YEERAGAA
    ISAAQ LAAN
    IYO AWDAL ITEEYD BAADKALATIHIIN

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 місяці тому +2

    isaaq waxba maaha waa adoomo gumeyste xamraarijiray oo qalbi jaban oo diin iyo dhaqan ba kasiibtay

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 3 місяці тому

    SSC KHAATUMO AND PUNTLAND AND AWDAL STAT OF SOMALIA 🐯🇲🇵🐯 GUUL IYO GOBONIMO.I.A.

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 3 місяці тому

    Shalaya saa waxay ugu hajabayeen reere sool maantana waa Awadala iidooro faan badana reere Awadala waa idiin diyaara😉

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 3 місяці тому

    Somali way kalla adkan way say suldaan waxaan joognaa 2024 iyo waan ku dilaa ama iraac odayg suldaan ka ii hadii uu saan u hadlaayo

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 3 місяці тому +1

    Kan Suldaan ma aha Ee Mai Hooleyland baa?

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 3 місяці тому

    Walaale Odaygan iyo xulufada Muuse Biixi baa wadanka kabixi. Gudibeesi, Samaroon, iyo Daaroodna wayjoogi dhulkooda, wayna difaaci Qaranimada Somalia, Somaali oo dhana way difaaci Awadal State!!!! Isaaqow ama cagaha dhulka dhig ee soo toobadkeen hadii aad doonaysan nabad.Somalia waa mid qola qola ka adkaaneyso majirto ee nabad aan kuwada noolaano!!!

  • @بدلعامر
    @بدلعامر 3 місяці тому

    Ader uuday waashay waa

  • @safiyofarah-gs9qx
    @safiyofarah-gs9qx 3 місяці тому

    SUBXANLAAH TANI KIBIR WEY DHAAFTEY KUMA AYSAN CIMRI QAADAN MIYA. TII SHALAY WAXA JABIYEY OO EY KABAHA GACANTA UGU QAADEEN KIBIR BEY EHEED WAR ISAAQOOW KIBIRKA ISKA ILAALIYA BISINKEE

  • @mrjamac
    @mrjamac 2 місяці тому +1

    odaygan botanaya gojacade haso boqdo waxbaa balahisi ka yaaci donee isagaa qawan ayuu laban donaaoo afka kabaha ku sita pday biiqaay weeye nacaska af ku xoogle weeye

  • @AbdiasisAbdi-d5m
    @AbdiasisAbdi-d5m 3 місяці тому

    Waax naago daarood ah baa guursanaya maanta caruurna dhalaya😂😂😂

  • @saramohamud314
    @saramohamud314 3 місяці тому

    War ma hadaad baraatugtey dhowr beri kahor buu hadlay jawbtiisiina waa lasiiyey waana la sugayaaye iska daaya waxa uu ku dhaartay hadii fulin waayo gabdhaadu gurmaleh baa lagu yiri 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 місяці тому

    Wcs walalkey bodhariga casha ku jecliya libax allxmduliilh

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan 3 місяці тому

    Bismilah bal kibirka day muuse iyo saaxibadii sidii uhadlayo Guuleeysta reer owdal allaha idinguuleeyo muuse iyo viidsnkiisana allaha jebiyo Haddey xooga ey ku Wanda Ayaan reer Awdal dagaal iyo xoog la Aadan guuleysta reer Awdal allaha jebiyo muuse dalxaraashe iyo ciidankiisa u Guul goodinayo😮😢 Guul reer awdal❤

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 3 місяці тому

    KAN BOOTABADANAA WAA NIN MARQAANSAN OO ISKA HADLAAYO😂😂😂😂😂

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 3 місяці тому

    WAA SHEEKADII MUUSOWW CIIDANKA FASAX OO NO 2 AH😂😂

  • @Abib-i9b
    @Abib-i9b 3 місяці тому

    BROTHER ODAYGANI ASALKIISU WAA JAARSO. WAA QAXOOTIGII 1977 SOO GALAY EE ISAAQ SHEEGTA

  • @AbdiwaasacHassan
    @AbdiwaasacHassan 3 місяці тому

    Aamin

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 3 місяці тому

    Reer abtigay way waasheen

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 3 місяці тому

    OGAYGANI HADUU SOO HANBABEREY WAXII SNM KU DHACAY MABA LASOCDO 😂😂😂😂

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 3 місяці тому

    KKKK ISAQ BAANA LAYIRAH KULAHA WAR WAALABATEY BOOTADIINA WALEE AMAA HARGEYSO KA DHACDAZ TII GOOJACADE

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 місяці тому

    SAMAROON YAY WAXKA SUGIN HORGALADA KA TIRSAN SOMALILAND. BEESHA CIISE IYAA FARIIDO AH OO WAX ISKA CESHA😂

  • @safiyofarah-gs9qx
    @safiyofarah-gs9qx 3 місяці тому

    ODEY HADHOOW AFKA IYO SANKA DHIIG KULEH BAANU SUGEYNAA IYO 600 OO MAXAABIISA IYO GUDA BIIRSI OO XORA

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 3 місяці тому

    ALA REERWAQOYI BOOTO BADANAA WAA LEYDIN BARTEY

  • @AbdirahmanJama-z3j
    @AbdirahmanJama-z3j 3 місяці тому

    adeer Gaalxambaarada isaaqland ma xishoodaan laakiin wey baqaan. Odaygan xumi waa laangaabyada habaryoons waxaan la dhahaa GUNBUUR. waxayna degaan dowlad deegaanka Somalida D.D,S. gaalxambaar.

  • @بدلعامر
    @بدلعامر 3 місяці тому

    Ader afmoolana waa hadla ayna waa caya isaaqaw uudakan axmadrka ah

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 місяці тому

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 3 місяці тому

    Isaaqo waa dad walan😂😂😂

  • @Muna-qalbisan
    @Muna-qalbisan 3 місяці тому

    Garashada lagaa qaaad gadabursiyow Damir yeeshs

  • @ibrahimabdi3480
    @ibrahimabdi3480 3 місяці тому

    Duqan miina fahmin soomaaliland ayuu rabaa in uu baabiiyo marka dab ayuu kushidi hayaa

  • @SahraQalinle-j3w
    @SahraQalinle-j3w 3 місяці тому

    Snm gun ayaad tihiin sammaroon welligood ayay boqortooyo lahaayeen Isaac on taariikh lahayn

  • @dahirabdi2276
    @dahirabdi2276 3 місяці тому +1

    Boodhari waanu ku garab tanahay gobta

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg 3 місяці тому

    Gadbuursi waa somaliland laakin kuwa xabada somaliland ku nowondoona waa hartiga somaliland dhawaan filo

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 3 місяці тому

    Isaaq maad qixisaan oo Ethiopia u dirtan maxaa jira 😂😂

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 3 місяці тому

    Abdifatah walaalow waxaan kaa rabaa Jamac Galad inaad kareebto Puntland, please

    • @adamjumale4871
      @adamjumale4871 3 місяці тому

      MJ is daji caadi iska dhig 😂😂😂

  • @lionofthehornofafrica3631
    @lionofthehornofafrica3631 3 місяці тому

    Isagow SAMAROON iyo Cisse kiligi madalan.Waxa ladashte Gurre,Akisho,Gurgurre,Surre,Bimal,Garre iyo iyo..Ninka hadlaya waa Habr awal ma aha HabarYunis..Heego iyo Jeegan.Somalididka sara

  • @cabdallejabir4459
    @cabdallejabir4459 3 місяці тому

    VIVA ABDIFATAH BODHARI IS NOT EASY ❤❤❤❤❤

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 3 місяці тому

    Waligoodba weey faanaan reer eey dhameeyeen oon aduuka maanta joogina makeh iidoor waa kuwii lahaa muusoow ciidanka fasax ooyaya😂😂😂😂

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot 3 місяці тому

    war dhulbahantuu sheegayaa miskiinyohow

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 3 місяці тому

    Subxnallah

  • @QaaliMacalin-s3s
    @QaaliMacalin-s3s 3 місяці тому

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴❣️❤

  • @abdikadirOmar-i7o
    @abdikadirOmar-i7o 3 місяці тому

    Saxiib what's up kaga iisoodir

  • @Fadumogele1533
    @Fadumogele1533 2 місяці тому

    Waxaa say wada amin sanyahiin dhantood tahiirb kulahaa😂😂😂ceebbadanaa

  • @akramozman4939
    @akramozman4939 2 місяці тому

    Hhhhhhh gadabuursi iyo reer sadaqanaabuus way isyaqanan wuxuu hayo hakuu soodaayo shalay waxaa u gacangaliyay c/raxman tolwaa waxay qori ku qateen ma jirto1991 xasuusta xataa kaba ka ayay ka yaacen

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 місяці тому

    ISAAQ CIDAY KA ADAGTAHAY HA XUKUMAAN😂. REER SSC BAA UMADAAN MIRQAANSAN 24 KA SAAC FAXMAY SIDA LOO KARBAASHO😂

  • @aminamohamed1570
    @aminamohamed1570 3 місяці тому

    Kkkkkk wali laysma gaarin

  • @abdidegan8452
    @abdidegan8452 3 місяці тому

    Waleh reeer awdal xiniyo dagal maleh boodhari yooooo lkn guuleyta inchallah awdal state of Somalia

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 місяці тому

    ODAYGAN ISAAQ EE ASAASAQAY, CAAQIL SANYARE IYAA QAAWIYEY OO JAWAABTIISA SIIYEY😂. WIR WAAKAASE DHULBAHANTE HA U BAKH BAKHLEEYO😂.

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 3 місяці тому

    Kadaaa ismaacil ah magina waa siyaasayda

  • @amineroyal7118
    @amineroyal7118 3 місяці тому

    Nimcaan hilaac iyo farxaan xidig passport ka Djibouti bay ku dhoofan 😂😂😂 sida muuse biixi markaa iskama soo horjeesan karaan

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 3 місяці тому

    Maanta faankii ma gudabiiriseye buu ku socoda 😟

  • @cabddibarkhad7645
    @cabddibarkhad7645 3 місяці тому

    Yuu ka adkaa shalay😅😅😅😅😅

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂hadii dee Isaaq land lagu yudhaahdo dee intaada iimaanso hadii kale Kabahaad sudaadii gacmaha ku qaadi 😂😂😂😂

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 3 місяці тому

    Shalay saw maaha kuwii lahaa dhulku ma guuree guuraha dhulbahantow

  • @Miimisom
    @Miimisom 3 місяці тому

    Gudabiirsigu waxay ubaahan yohiin in😂ciidamo loodiro dowladaa

  • @cadare3889
    @cadare3889 3 місяці тому

    Laakiin hadal kan waa hadal la jarjaray saan u arko

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 3 місяці тому

    War heedhe boodhari walale Reerakan horaya ayana U naqnaya ee inatanaqon hada haogaato ☝🏼☝🏼

  • @QaaliMacalin-s3s
    @QaaliMacalin-s3s 3 місяці тому

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭🇹🇲❣️❣️🇸🇴🇸🇴❣️🇸🇴

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot 3 місяці тому

    niyow buudhari halkaa haka nacnaclayne kaalay wadanka waxka difaac

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 3 місяці тому

    Ninkan suldan inuusan ahayn hadalkiisa ka garo,ma dadkiibuu sii kala fogaynayaa,mise maslaxad buu wadaa, cajiib