Ka Dhig Qofka Mid Ku Qabatima Sida Balwada | Hab Awood Badan Oo Aad Qof Jaceyl Ugu Abuuri Karto

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024
  • Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel:
    Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha: bit.ly/3z699O8
    Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay: bit.ly/3OFr9EO
    Sida Loogu Qofka Ku Jecel Saacad Gudaheed: bit.ly/3cPsb3W
    Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay: bit.ly/3oyDYGi
    Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789
    MUSIC
    ----------
    / @rossbugden

КОМЕНТАРІ • 259

  • @aliikohuzni1517
    @aliikohuzni1517 3 роки тому +87

    Maclin waa lagu waayey, dheerigelintadi waan u xiisnay runtee. First one to night. Inta dheerigelinta waxkabaro u xiistey ❤❤❤❤ dhac ku siyaa

  • @abdijabarhassanabdulahi6365
    @abdijabarhassanabdulahi6365 3 роки тому +41

    2 things my dady told me
    Never take adventage of someones kind
    Never let others take adventage of u

  • @ahmedqumbe3644
    @ahmedqumbe3644 3 роки тому +23

    Waxaas jacayl maaha waa khiyaamo iyo xeelad aan waqti dheer sii socon jacaylka dhabta ah wuxuu ku dhisan yahay 3 wax kalsooni, qadarin iyo daryeel.

  • @mohamuudabdimohamed452
    @mohamuudabdimohamed452 3 роки тому +9

    Tababaraha nolosheyda thanks 🙏 inkastoo baryahaan vidioyaashii naka yareesay noo soo badi runti waa wax inteena badan nolosheena anfacaya🙏❤

  • @safiyomaxamedofficial9818
    @safiyomaxamedofficial9818 3 роки тому +27

    Cajiib wlhi mashaa allah macalinka nolosha Thnks

  • @awilisse7870
    @awilisse7870 3 роки тому +13

    Legend hana cidlayn insha allah 😘

  • @shabcanmuse9012
    @shabcanmuse9012 3 роки тому +12

    Dhiiri GeliYe🌼 mahdznid 👏

  • @Jalaal89
    @Jalaal89 3 роки тому +7

    Thankz teacher long life🙏

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 3 роки тому +4

    Hadda cashar anoo samayeynYey ayaamHan ayuu iga daba yimi ka waran inan so wacan i qabtmitay ❤❤❤❤

  • @Najmaabdi09
    @Najmaabdi09 3 роки тому +11

    Welcome back legend 💪

  • @Keyowbulle
    @Keyowbulle 3 роки тому +5

    Mahadsanid ustaadi

  • @updirizakozman693
    @updirizakozman693 3 роки тому +28

    Macalinka Nafta🤩😊🥰Updirizak Farah Keep Going❤️

  • @ibnushaafie7419
    @ibnushaafie7419 3 роки тому +5

    Macalin in baden aan ka faaiday channel ka waanu ku tabney noo so bada muuqalada
    Mahadsanid 💙

  • @yaasirkaize9160
    @yaasirkaize9160 3 роки тому +6

    Welcome back shp halagu helo Macalin❤️✅

  • @nmcflims7421
    @nmcflims7421 3 роки тому +8

    War ma jaceel ayaa idin wada haya anu comment ayaan usoo galo,🤣✋

  • @mowlidmohamedahmed6537
    @mowlidmohamedahmed6537 3 роки тому +3

    Masha allah macalin shukran wax badan ban kaa faaidnay

  • @maxamedcali5011
    @maxamedcali5011 3 роки тому +38

    Welcome back and keep going

  • @zakariaabdullahi5166
    @zakariaabdullahi5166 3 роки тому +8

    Soolaabasho wacan legend wlhi wan kuu xiisnay 🤗

  • @motivationchannel1082
    @motivationchannel1082 3 роки тому +5

    Wll mahadsanid

  • @princezakiofficial5524
    @princezakiofficial5524 3 роки тому +8

    Macalin wan ku xisna Masha Allah keepgoing

  • @muxammadcabdirraxmaan2868
    @muxammadcabdirraxmaan2868 3 роки тому +7

    ماشاء لله تبارك الله

  • @um.sumeya1377
    @um.sumeya1377 3 роки тому +5

    Aduunkan ugu jeclahay kanaalkan wllo Blz alleh haku xafide noso badi ❤👈🖐

  • @farxadbadan1433
    @farxadbadan1433 3 роки тому +7

    Hormarkaaga waa hormarkeena wllky hormar wacan

  • @abdullahisuudi4303
    @abdullahisuudi4303 3 роки тому +4

    Waw welcome back again brother I like that

  • @raadfilmshd1036
    @raadfilmshd1036 2 роки тому +5

    Ustd wlhi wan tijaabiye wana ku guuleysty alx plze iyada waxay i aragty daneyste

  • @mudanyusuf4091
    @mudanyusuf4091 3 роки тому +5

    Fadlan wxad so gelisa marka qofku sidan sameyo qifka klena wxa ku hapoon inu sameyo adigo qifka u baahan hdana isagu iskaka indho tiro😥🥰

  • @shamsomaxamed429
    @shamsomaxamed429 3 роки тому +4

    Wax ka baro is back keeb going abowe

  • @p4joker847
    @p4joker847 3 роки тому +15

    Waan kusugeenay sxb 😍

  • @aaishaalo8008
    @aaishaalo8008 3 роки тому +4

    Zxp hore u soco

  • @mohamedjamaa3601
    @mohamedjamaa3601 3 роки тому +7

    Masha Allah wish you all the best 👍

  • @kingsavid1163
    @kingsavid1163 3 роки тому +9

    wan ku salaamey maclin sln kadib tn ilaa 3dexdi sano laso dhafey kugu xinahay alxamdu wxbadan ka faidey adbanu kuguxisey hada video ka sodawanayaa inoso badi i.a

  • @abdikariimali8791
    @abdikariimali8791 3 роки тому +11

    Nolasha dhabta ah ayu ka hadlay mansha allah wan kugu xiranahay sxb sare hura oo soco nolaw sxb cid Mubarak wll cida aya so dhaw

  • @cibaaduraxmaan9652
    @cibaaduraxmaan9652 3 роки тому +8

    M.a isku soo noqod wangsan keep going

  • @faraxcabdi9228
    @faraxcabdi9228 2 місяці тому

    Masha allh aad ayaad umahadasanthy sida quruxda badan eed wax nobarto❤❤❤❤❤❤

  • @meembz8765
    @meembz8765 2 роки тому +5

    Waxbadan Ka faaidey thank you 💕

  • @suldanaadan4772
    @suldanaadan4772 3 роки тому +4

    Pro keep on I liked this vedio very nice 👍

  • @m.k.lmohamed6259
    @m.k.lmohamed6259 3 роки тому +3

    Thank you

  • @inahuseen2409
    @inahuseen2409 3 роки тому +4

    M.aahallah wall mahadaanid

  • @baladyfarxanharoole3522
    @baladyfarxanharoole3522 3 роки тому +5

    Keep going

  • @somapp4773
    @somapp4773 3 роки тому +11

    Qofkii ugu horeeyay ee daawada vdiyowgaan score

  • @Abdirahman-111
    @Abdirahman-111 3 роки тому +5

    Soo laabasho wcn shiiq🥰

  • @badriilkacase3642
    @badriilkacase3642 2 роки тому +2

    Mansha allaah
    Wallaal horay usoco
    Ramadaan kariim
    Ayaan kuleeyahay

  • @ahmedhaykal2079
    @ahmedhaykal2079 3 роки тому +16

    جزاك الله خيرا اخي عبد الزاق 🥰

  • @shafeeadenabdi1342
    @shafeeadenabdi1342 3 роки тому +4

    Mashallah aad ayan kutabay mwalimu endelea mbele 👍👍

  • @nadiiramaxamed1259
    @nadiiramaxamed1259 2 місяці тому

    Wooow very nice our dear teacher keep giong thankyou🙏❤

  • @muzamil2891
    @muzamil2891 2 роки тому +3

    Masha Allah ❤❤

  • @meembz8765
    @meembz8765 2 роки тому +3

    Asc macalin. Inaa suaal Ku weydiiyo rabaa inte kaala soo xariira adoo raaliya please 🙏

  • @jackplayer6240
    @jackplayer6240 3 роки тому +6

    I'm very happy to see waxkabro chanel oo markale Aan arkayo Asagoo soo laabtay Good job

    • @cabaascade1389
      @cabaascade1389 2 роки тому

      Hal dhibaa ihaysto macalinka gabadha aan jeclahay ima qiimayso anoo waxwalba usmeyo wiil aan danaynin lee xiisaysaa ii xali

    • @gabrielagrest9739
      @gabrielagrest9739 2 роки тому

      @@cabaascade1389 oh man skin,kaaga hagaaji nio

  • @ahmetqadi2054
    @ahmetqadi2054 3 роки тому +2

    Zxp horta xgd ku maqnayd wll walahay aad baan anigu ugu xiisay barnaamijyadaadii.

  • @cawocali3575
    @cawocali3575 3 роки тому +2

    Wllo noso badi videoyada dhirigalinta aha wllhi adban Ku dawada malaha maba jiro video anan dawan jasakallahu khayr

  • @wllyamanka7812
    @wllyamanka7812 2 роки тому +9

    Macalinkaygii waxaa tahay shaqsi aqoon rabi siiyay keep goin👑✌️

  • @cabdisalaan8663
    @cabdisalaan8663 3 роки тому +5

    M.a ustad nolw❤

  • @user-ru4tp2ty7x
    @user-ru4tp2ty7x Рік тому +1

    Keep going my pro waan kuu tageero hore u soco wlll

  • @salwaofficial118
    @salwaofficial118 2 роки тому +4

    Amazing 👏

  • @bileyassein
    @bileyassein 3 роки тому +3

    Abdirisak Farah macalinkayga ❤

  • @hunter-of-football1220
    @hunter-of-football1220 3 роки тому +6

    Welcome back
    6mounth leter

  • @daauudcabdi6768
    @daauudcabdi6768 3 роки тому +2

    Walal noo soo badi dhirigenta mhsnd

  • @madaromar9660
    @madaromar9660 3 роки тому +4

    200ka Hambalyo Legend👍

  • @xamseaalaa2021
    @xamseaalaa2021 3 роки тому +3

    Sxb baryahan waad maqnayde saw alxamdulilah maaha

  • @amiinahaji6140
    @amiinahaji6140 3 роки тому +6

    Wlhi ani bay tan ii hystaa midba sida u qabatimaa isgana wuu iska Kay indha tiraa dhowr bilood baa sidan Ku Jira iima shego sbbta oo iga amusnyahy mar mar ayaa waxa go'ansada Inan Ka aamuso blse hal isbuuc ilma dhaafo go'ankaas oo anigo u xiisay uun baan arkaa waan Ku dawqy oo ma aqaan wax aan sameyo wax walbo wan sameyay dhowr jeerban Ka istaqrysty alle baryy bal inu niydyda iga saaro kaa yar blse wax is badel ah mahelin. Wll bal vedio kaso sameyay Kan dawqmay laftisa wuxu samyn lahaa🤔

    • @marishmohamet9122
      @marishmohamet9122 3 роки тому +1

      Aniga ayaa kula mid ahy walaal🤦

    • @amiinahaji6140
      @amiinahaji6140 3 роки тому +1

      @@marishmohamet9122 illahy Hanaga qaado dhibka wll🤲

    • @ahlaamey3392
      @ahlaamey3392 3 роки тому +4

      Hppt kaaas kuuma soo jeedeey ka daneeso hays bahdiline🙄💔be strong

    • @amiinahaji6140
      @amiinahaji6140 3 роки тому +1

      @@ahlaamey3392 igu halee xpptii 🥰

    • @xafsahani5226
      @xafsahani5226 3 роки тому +6

      @@amiinahaji6140
      Qali aniga sidan way igu dhacday se dadku way kala calool adagyihiin
      Run ahaantii aniga markii layga aamusay ayaan ana goaan ku gaadhay in aan xidhiidhka u jaro kana aamusay wanay ii hir gashay illahy fadligiisa alxamdulillaah
      Ha u joojin goaan qaado barhayaha hore cidla cidla iyo in qof kaa maqan yahay aad dareemi marka danbe waad iloobi
      Markasta oo uu niyadaa ku soo oo naftu ku tiraahdo firiin u dir
      Usheeg naftaada oo la hadal dheh maya maya ha u dirin fariin sidee nafyahay qof kaa maarmay u doonaysaa
      Naag iska dhig xbbti nina ha ujoojon
      Hubaal ninka ku raba marnaba kaama tagayo

  • @khadiirrichman2812
    @khadiirrichman2812 3 роки тому +4

    Clrisaaq farah iyo mar lapad waxan filayaa haded inay isdapa joog yihiin lecturs ku

  • @xamdixilkaz5800
    @xamdixilkaz5800 3 роки тому +4

    Www chanalkan waku cusbahay wana ka helay❣️

  • @WarsanMedia12
    @WarsanMedia12 3 роки тому +9

    Masha Allah Soo Gudbin Wacan Macallin C/risaaq

  • @maxamedyuusufmaxamed9794
    @maxamedyuusufmaxamed9794 3 роки тому +2

    Very good

  • @drroble.gurhan3594
    @drroble.gurhan3594 3 роки тому +4

    Sigarka selodeykara, how to quit cigarettes brother.

    • @samir-rn9oc
      @samir-rn9oc 3 роки тому +1

      Nio iska yareey markahore majiraan wax Isla markii lajoojinkaro hdii 5 c xabo cwijiray can kaliya 3

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 3 роки тому +2

      1: kow yaree waqtiga aad cabto oo wax kale qabo
      2: sidoo kale yaree tirada aad cabto daily
      3: yeelo caadooyin ( customs) kale
      4: iska fogee asxaabta cabta ee kula jooga hadiipa ay jiraan
      5: ugu danbayn ku daddal jidh dhiska iyo gym iyo ciyaarista kubadaha kala duwan
      6: ka ducayso una cibaadayso hap wadaadnimao

    • @drroble.gurhan3594
      @drroble.gurhan3594 3 роки тому

      @@promahamedaxmed1274 Special thanks brother wankufahmay

  • @dalxeaadan9084
    @dalxeaadan9084 3 роки тому +4

    Soo labasho wacan pro

  • @cilmidonmedia4885
    @cilmidonmedia4885 3 роки тому +5

    Saxiib Abdirisaq faraaah aad baan kutabay meel aaan kalaaa soo xariroo isodir

  • @noradensmeal.
    @noradensmeal. 3 роки тому +5

    First🏅

  • @omarbuuxabass2438
    @omarbuuxabass2438 2 роки тому +3

    Thanks teacher lkn ka hadal dadka lagu adegsado ee dadka ksle amarkuda qata

  • @iqraabdirashid4597
    @iqraabdirashid4597 3 роки тому +3

    Soo laabasho wacan macallin

  • @sacadsacadaxmedxuseen2215
    @sacadsacadaxmedxuseen2215 2 роки тому +1

    Tnx

  • @cadnaancadnan261
    @cadnaancadnan261 Рік тому +1

    Keep up teacher

  • @yacquupisinka6715
    @yacquupisinka6715 2 роки тому +1

    Ustaad sln sre👌

  • @omaribrahin5210
    @omaribrahin5210 2 роки тому +2

    Masha ala hore usoco sxb

  • @abdinafacmahad964
    @abdinafacmahad964 3 роки тому +11

    mucalimow waa lagu waaye ma aroostay 😂

  • @user-im3yb7vp3m
    @user-im3yb7vp3m 2 місяці тому +1

    macalin maalin kaste ima so jawaptid pliz icaawi😢😢😢

  • @indhojaceyl2564
    @indhojaceyl2564 3 роки тому +4

    The legend is back 🔙

  • @guledmahamuodomer2023
    @guledmahamuodomer2023 3 роки тому +4

    Wan ku xiisnay macalin

  • @hudaifimouse7523
    @hudaifimouse7523 3 роки тому +5

    Macalin soo laabo🤗

  • @witwit5659
    @witwit5659 2 роки тому

    Mahadsanid

  • @sacdiyoxassan1274
    @sacdiyoxassan1274 3 роки тому +4

    Ugu danbeen waad so laabatay waan ku faraxsanahay

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 роки тому +1

    Thanks

  • @mohamedhaldoor544
    @mohamedhaldoor544 3 роки тому +2

    Aadbad umahadsantahy ustaad

  • @zamiirdaacad...3474
    @zamiirdaacad...3474 3 роки тому +2

    ABDIRISAQ FAARAX
    runtii waa shaqsi noloahayda wax badan ka badalay....

  • @abdirisakibrahim6019
    @abdirisakibrahim6019 3 роки тому +5

    First

  • @maahirapdalle9367
    @maahirapdalle9367 2 роки тому +2

    Wow keep going

  • @cabdiraxmaanbile5652
    @cabdiraxmaanbile5652 3 роки тому

    Thnks bro

  • @mawliidmohamed698
    @mawliidmohamed698 3 роки тому +2

    Maashaa allaah

  • @zamzamali9527
    @zamzamali9527 3 роки тому +8

    Vidiogan marhore I anfaci lha lkn hada kadib ku dhaqma I.a❤🙏

  • @RaxmasiyaadMuuse
    @RaxmasiyaadMuuse 2 місяці тому

    Aniga ila taliya qof Ayaan jeclahy macalin ii soo ducee

  • @khalidismaaciil3284
    @khalidismaaciil3284 2 роки тому +1

    Markan murugaysanay waxan dhagaystaa erayadaada dhiri galinta leh

  • @abdillahiabdi2484
    @abdillahiabdi2484 3 роки тому +5

    Maître de amour 👑

  • @Maryamomahamed2
    @Maryamomahamed2 Рік тому +2

    Wllkeyga aan jeclahy 🥰❤️

  • @bintuosmanmusse3561
    @bintuosmanmusse3561 3 роки тому +3

    Macalin wadmahadsanthy anigu wamarkilabad anmuqal adledahy dawaday waxbadan banka faidy thanks

  • @wllashraf5734
    @wllashraf5734 2 роки тому +2

    Macalinka kal soonida kep going❤

  • @sahrahassan3186
    @sahrahassan3186 3 роки тому +3

    Masha Allah mahadsanid 🙂

  • @maxamedyuusufmaxamed9794
    @maxamedyuusufmaxamed9794 3 роки тому +1

    Good work

  • @salmaaxmed7420
    @salmaaxmed7420 3 роки тому +3

    Iam first

  • @hackingtechnologycenter736
    @hackingtechnologycenter736 2 роки тому +1

    Ok

  • @sagalhealthcare5607
    @sagalhealthcare5607 3 роки тому +1

    M.a Ustd