Runtii Heestan xiligee soo baxesay ciyaal school ban ahaa telefan shiineys wadan jirey wan xasuustaa maxa xili la soo wada marey /28/8/ 2022 / baa daawanayaa ❤💯
Wlhi waqti badan wan dagasti lkn markas jacel ima galin 2024 ayuu jacel igalay walibo inaa qaftas marwo kadikto ayaa rabaa insha allha allha ha ee rumiyo
Hestan waxan dhageysanaya ano school sare dhameyey alx waxana uqoraya commentigan si,aan mar labad u eego balse waxan arkaa in noloshu igu adagtahy imikadan I.a mar un waxan dhageysan donaa anoo meshaan rapay tagay one day☝️🤲✌️🏃💙
Waa maalin sabti ah xiligu waa 16:58:pm 3/12/2022/waqti macan ayaan meel ku qaadanayaa Waxaan soo xasuustay gabadh aan aad u jeclaa Baraajii A.D. Runtii heestaan ayadaa ibartay Waana isla dhagaysan jiranay xiliyo qurux badan balse waqtiga iyo waayaha nolasha ayaa na kala.waday Ma Garanayo Halka ay dunida hadda kaga noshahay balse Waxaan leyahay fariintaydan aragto ruuxdaadu nabad Ha hesho macaaney
Tusaale inaan Noqdo tilmaan Dadku iga dhigtaan Talaban u so jiraa Tariikh dherna wan ku Sugy jacyl baa tankii ka wyn Anigu uma taag hayee ku tala gal ku tala gal inaad timaad
Comment gaan Waxa Qorayaaa Ani Oo La Joogo Asxpteyda qaliga 😊❤ Galapnimo Sabti ah 12/23/2024. 03:15 pm Waxa Joga Somalia Gaar ahaan G.mudug.D.Galkcyo Waxa izku diyaarineyna Game Adag Oo Foot ball Ah⚽️ Waxa Soo Booqan Doonaa Commnet gaan Mar Un I.a Hada Iga Danbeyzo Like Wll qali❤
Heestan waxan dheegaysanaynay anniga iyo gabdh walaashay oo iga yar Aamina dhool habeen jawi degen oo cadaha dayuxu wuxu ah 15 cada sacadu 9:35 habeenimo magalada aan joogna Waa garoowe nugaal cafimaad iyo cimri dheer ban ku raynaya my little sister ❤🫀🤍
Ax walnimo❤❤❤❤Allh haku daysto my dear sis❤❤❤
Anoo 7 jir dhageysan jirya⏰️🏃♀️🌴💕😭
Xaaasuus heestan wxaaan maqalay arooskii walaal kay 2013 dumshaydana way dhimatay alllH haw naxriiztee ilaa maaanta waan dhegysanayaa 2024
Allaha unaxariisto wlasheen
Heestan ciyalnimadaydii maqli lkn Hada ku jira marxaladan waayo xajigaygii Labo dal kala joogna illahayaw wixii is jecelba isku Nabad keen ❤❤😭😭😭😭😭😭😭😭
Xaajiga allaha kiin isukeeno
@@ismailwayrah8321 shukran wll Amiin Amiin Amiin
Laba qofoo kastoo kala dheer ALLAH ha isku soo dhaweeyo @Umu Mohamed haji
Walaalo hada ma islla jogtaan❤
I'm also same-situation for you ,i mean i'm living in hargeisa somalia and my partner living in America .
I remember listening to this in Djibouti when I was 9 now I’m 18 in America and j still enjoy it
But your own mean is to say are American citizen🏞
😂😂😂😂😂
Same😂
2019 iigu taageer
2024 😂
Ma noshahy
2023😂 coming soon 2024❤🎉
ramadaan kareem 2024 🎉❤
Tilman dadku Iga dhigtaan tarlban isoo jiraa malin walba wan dhegzta ilin bana iga quabta 😭💔😭
Nimco dareen One of the Iconic singers the 2010 era
Waxan filayaa way kahoreysay sax?🙂
I was eleven years old when you posted this video
Hestan ano yar aya waxan kamaqli jiray wlshey oo dhageysaneyso 😢😢lkn aniga ayey iheysata xajigeyga aan labo wadan kala jogna Allow xajigeyga namideysi amiin yarabi wlhi jacel xun ihayo
Welcome ❤😊
Oow My days 😮 Wlahi this song Is memory when My older sister her marriage I member 2009/2010 And she Has 8 childern Old Is Gold 😢😢
Adigoo ii dow. Ayaa talefon igulaa hadashaa adunkaa waxad ujecelhy hadalkey 😢farxad waxad uaragtaa lajogey lkn waxad xirineysoo aya ah dareenkaa iyo ti ilahy allow ♥️ gur xalal eeeh😢waa malin jumcaa eeeh 😢😢
Runtii Heestan xiligee soo baxesay ciyaal school ban ahaa telefan shiineys wadan jirey wan xasuustaa maxa xili la soo wada marey /28/8/ 2022 / baa daawanayaa ❤💯
waxaan maleyna inaan isku tarikh nahay
Hahah
Wa yelkada
Anigu heestan ciyal nimadaydi wan jecla ano macneheda fahmayn lakin manta manta waxan uu dhagaysanaya ano Xalada. Ku jira ilahay aniga iyo ninkayga haysku kayaso dhaweyo ❤2024 bishi /11/24xasus
Wlhi waqti badan wan dagasti lkn markas jacel ima galin 2024 ayuu jacel igalay walibo inaa qaftas marwo kadikto ayaa rabaa insha allha allha ha ee rumiyo
Yaa 2023 dhageysanyo😂🇸🇴💃💃💖
I had already missed those days
ايوه
2024 dhageysanya 😊
Hestan waxan dhageysanaya ano school sare dhameyey alx waxana uqoraya commentigan si,aan mar labad u eego balse waxan arkaa in noloshu igu adagtahy imikadan I.a mar un waxan dhageysan donaa anoo meshaan rapay tagay one day☝️🤲✌️🏃💙
2 bilood kadib maxa nolosha iska badalay bro👋
Heestan waxan dhagaysan jirey anoo aad uyar walhtigaas waxba kaman darensanayn wloy hada oo ay tariikhdu tahay 9mar/2024 oo goorsheegtu tahay 1:57 habeenimo ay dareen gaaara ii xanbarsanatahay jacylka oo wakhtiga iyo waayuhu nasoo kala fogeyy ayaan halkan kaleeyhy walhtigu wuu ina kulan siin doonaa malin malamaha kamida i.a😢❤ qoralkan waxan uqorayaa wlhie si aan mar labaad usoo booqdo wll like hyga ilaawin pls 😢😢❤❤❤❤
Hadii aad heestaan dib,usoo raadisey 2021 legend baadtahy like kuqabo
2023😢
2024
Best somali song ever
Ma noshahy
iam living in garisa Ilove this song
❤❤❤
Heestan waxaan dhagaystay, 2012 anoo hawd fasax ku tagay. Barqo aan adhi daajinaayey ayaan dhagaysanayey wali waan xasuustaa wlhi
howdkee bay aheyd saaxiib waagaas aniguba hawd ayaan joogaye
Wlhi 2019 baan dhageysan aniga form one dugsiga sare ah imikana jamcad baan dhigtaa semester four aya ahay alx I learn computer science
Xasuus wlhi Allaah noloshii hore qurux badnaa waxaan soo xasuustay Najmo iyo walaasheey yaasmiin saxiibkeed dayax iyo maxamed oo ahaayeen Najmo walaalheed Allaah maxaan idin soo xasuustay nolaada
Heestan anooh yarbaan maqlih jirayh laakiin maantah anaah bayh igasheekaynaysaah waayoh xajigaygiih ayaan kalah fogaaanayh
Hhhhhhh that is on of the signs of maturity
Ana kula Qaba 😪😪😪
Ma noshihin
18/12/2019 dHagayzanaya like
18/2/2024 dhageysanayaa heestaN yarantrydii gaabdh wlshaya dhagaysan jirty heesta waxaan ku xasuustaa ciyaalnimadeydiih😢😊
Teleefon wax ima taro 2011 waxbady ayaan u qadi jiray imika 2023 ciyal ayay haysata m.a anigane wali iskapulo ayaan ahay😂
Heestan waa jcelhyyyyy❤😊
Kula mid 💕🫶🏽
@nasteha_abdinasir wlhi
2021 this song was. A banger way back memories! !!!
Alla maxaan waqti dhageysan jiray old is gold 😭💔
18/07/2020 dalka Russia Aya ku dhageysan haya, waxa aan maqli jiray hestan ayo aad u yar hadana aneyba qisadeyda talefon wax iima taro tahay.
ADUNYADU WAA MADEYS DADKUNA WEEY MATALAYAN.
Taariilh dheerna waan ku sugay ❤ kutala gal inaa timaado
2021/8(2)inCanada 🍁 I remember still 2012........I,m 14,old
Best song ever ❤️ nimco dren
2020/30/2 Germany
bisha labaad ma iyadaa sodonba gaadha kkk
Hestan ano yar maqli jiray ila hadana wan jeclahay 2020 ya ila dhagesanayo
Heestan waan jeclahay lkin jacayl ima hyo
Still Watching 2021 Bishii 8aad 🤣🤣❤
12aad 😹😹
2019 ayaan mar soo booqday
Maantana markale 2024
9/7/2020
Miishaaan yaa jogo
Absolute banger🎧
23/9/2024 ❤
Xaaaas jaceeeylbaa tankii kaweeeyn
hhhhhmmmm sax kutalagal in ad timaad talefan wax imaa tare waa hees qimale waaaaaaaaaaw
Waa maalin sabti ah xiligu waa 16:58:pm 3/12/2022/waqti macan ayaan meel ku qaadanayaa Waxaan soo xasuustay gabadh aan aad u jeclaa Baraajii A.D.
Runtii heestaan ayadaa ibartay
Waana isla dhagaysan jiranay xiliyo qurux badan balse waqtiga iyo waayaha nolasha ayaa na kala.waday
Ma Garanayo Halka ay dunida hadda kaga noshahay balse Waxaan leyahay fariintaydan aragto
ruuxdaadu nabad Ha hesho macaaney
Sxb qli dadku wlhie waa wada xasuus lanool aniga qudhaydu heestan saamayn wayn bey igu leedahay yarantydiih wn qaadi jirey 😢😢
still 2024🥺🥺
Wllhi sxbyal hestan anigo yar ayan qadi jiray lkn hada anay i haysata qalbi mel walbo ad jogto allaha kugu ilaliyo amiin
Qofkii 100 ee comment ka bixiya baan noqonayaa heestan qaaliga, sanaduhu ceebtoodu waa inay xasuuso sameeyaan xasuusuhuna ceebtoodu waa inay sanadada soo celin karin.
3 june 2023 10: 50 fiidnimo jigjiga
From 2007 by then I was 9 yrs old 😂
I was 5😂
2020/5/9 Nairobi
Best somali song
ANOO YAR BAN DHAGESTE LKN XILIGAAS DAKA DHAGESANAAYO LADHAGESAN JIRE BALSE HDA XASUUS BEE IITHY INAN KALI AHAAN UDHAGESTO😂 2024
Hurdo wankatagta😢n❤️😫
Tusaale inaan
Noqdo tilmaan
Dadku iga dhigtaan
Talaban u so jiraa
Tariikh dherna wan ku
Sugy jacyl baa tankii ka wyn
Anigu uma taag hayee ku tala gal ku tala gal inaad timaad
Quruxley nimco dareen
I had already missed old and beautiful days❤
Comment gaan Waxa Qorayaaa Ani Oo La Joogo
Asxpteyda qaliga 😊❤
Galapnimo Sabti ah 12/23/2024. 03:15 pm
Waxa Joga Somalia Gaar ahaan G.mudug.D.Galkcyo
Waxa izku diyaarineyna Game Adag Oo Foot ball Ah⚽️
Waxa Soo Booqan Doonaa Commnet gaan Mar Un I.a
Hada Iga Danbeyzo Like Wll qali❤
best song nimco dareen
Ma noshay
Fav song 2022🙈♥️
2010 Ceelasha Biyaha ‘
Xasuus dheer ban galay 😂 Nokia 3110 Ayan wadan jiray 14 Sano kadib cawa ayan dhagesana
Who’s watching 2018 😂. ❤️❤️❤️💯😭
2019
2022
Heestaa anoo yar baa dhagaysan jiray cawa dib uhelay UA-cam xasuus
1/12/2024❤❤❤ wa ila dawamaya❤❤
Yaa dhageeysanaya 17/11/ 2024 😊
7-8-2023 wayo wayo 😢
Good 👍 ❤
2011 ila hdda 2024 inta dhagysnyso iso raca
Tusaale Inaa noqdo🤎
Xasuus yaranteydii Alla maxay hees tahay kutal gal inaad timaad telefoon wax iima taree
Stiil watching Corona Time 😂😂
Still watching In 2023
Isaaro no taali jirtay mel ladhoho shabelduula o udhaxaysa beledxawo iyo garbaharey ayan ku dhagaysan jirnay 2008/2009 aniga iyo rag waxna dhinten waxana nool
1/12 / 2024 aya ila dhaysanayo❤❤❤
Jaceel baa tunkey ka weyn anigu uma taag haye
Ku Tala Gal ku tala Gal inaad Timaad Telefon waxba iima tare ☎️⚘❤
Watching 👀 1/12/2022
Who is watching 2023
❤🎉
2011 ayaan dhageysan jirey anoo carabaha joogo
Xusuus gaara ayay iiledahay
10 june 2022 🔥✅
Xasus hore 2012
2023 ayaan wali daawanayaa
Tusalo ina noqdo tilamam dadku iga dhigtan taliban uso jiraa 😢
Musica yaa utamay heestaan.
2024 yaa ila raadinaya heestan
2020 like
2014 ayn dhagesa. Jiray ano singal ah ilman tana wali sin gal ahy 2025😂😅
❤❤❤❤❤❤❤
2020
2019 2 22
2024/11/29 baan dhageestay
Haqiqadha aye kahadhashay runti
Aniga oo yar oo fasalka 8aad kuso xasusti waagi an yara
Xasuus baa galay cawa
Jacaylba tankay kawayn 😫😫
2025 ya dhageeysana
Sharmuuto inaa noqdo tilaab ayan usoo jiraa dadku.ne tusaale iga dhig taane igala soo gaar waxaa hayso ar heestana😃😃😃😃
Wkhti waa 4 : 54 subaxnimo tariikhduna 3/2/2024 😢
waware war dadku madawa
2022 🙋♂️
2011 aya kaam sweden ah ku dhagaysan jiray xasuus.
Haa wlhi heestan aneybo iga hadlee