Ahmed arshe maashaa llah wakhtigaas waxy ahyd markaan dhashay anuu, illaahay cimriga iyo caafimaadkaba ha kuu barakeeyo sxb, hees tan inay nimco copy ku qaaday maan moodi jirinba imikaaban ogaaday, any way Thanks
Ciyaalkan dambe Wllhi heestan iyo nimco dareen waxba kama yaqaanaan aniga iyo inta ila da,da ah uunbeey fanaanad u soo aheyd xili fanaanintu tirsameen xasuus hore oo legend uun fahmaayo . Old is Gold like 💛 👍
Heestan ee Boli wan dhageysani jey 2010 ila manta oo ah 2023 wlhi wa waqti dheer Allaha isiyey ayaa mahad iskale lkn hata inta kadabiso wan iska dhaafay haduu Alla i ii samaxa inshaAllah👍
Imagine back in 2010, when @Nimco Dareen was my celebrity crush n playing the same song on my wedding day! Thanks for making my big day such a unforgettable day. Plus almost named my first born after her only to see me other half looking me eyes n wishing me to dare. ❤
Alla heestan markey soo bexeysay telefon maleh aduunka wuu Ku yaryahay siiba somalia eedadey ninkeeda telkiisa ka dawan jirnay (in kasto nagu gumeysanjiray😂😂) 2021✌️🤟
Old is gold ✨ time is running wlhi 2009 aad baan u dhageesan jiray hestan anigo jogo dagmada Balcad xiligaas shabaabka aad U kacsanaa wlhi beeraha inta aadno anagoo badan heesaha ku dhagesan jirnay aniga heestan ayan aad U jeclaa Mar kle iyo Maanta 4 / 1 / 2022 Iyo magalada Cape Town
@@MaxamedXasan-gm3kh kurtun aad ban kuu salamayaa sxb qaaliya waxaa tahay nin Ahlu balcad ah Dhaman aad baan u salaamayaa reer balcad Waa dad aad U qiimo badan balcadna Waa meesha ugu Fiican uguna quruxda badan somalia 🇸🇴
Xasuus baan galay 🥺❤ 2010 in qardho ban ku dhegeysan jiray anigoo 8 sano jira maanta ayaan nasiib u yeeshay inaan dib ugu soo laabto Sunday/28/02/2021 in gaalkcyo waxaana jiraa 18 years Hadaan comment gayga aragto plz replay iisoo gal wayo wan soo xasuusanayaa qoralkeyga🥺🥺❤ Hadaan dhintana iisoo duceey
I remember this song one of the cars that transport a Qat our village always listen this song and when he stops in the center of village thos song On his car and always loudy and always interest the song to listen becouse at that time there was no avialable mobile phones. Now you can get every thing in the youtube. Old is gold.
Eng. Osman abdillahi aliyow Nimco dareen marka aad qaadayso ninka pooli cunay universal tv runtii aad bay u wanaagsantahay. Waxaad xidhnayd dhar dumar oo diric iyo noocyo kalaba leh. Markaasi si fiican oo mugleh yaad heesta u qaadey. Markaad ka qaadaysay ohio tan hore yaa ka fiicnayd. Waanad salaamantahay.
Waxaan soo xasuustay inan aan ujeclahy aana rajeynayo mardhow inaan guursado I.a aad ujeclahy halkaan ayaan kasalaamaa Amran wan ku salaamay Qalideydaay
2010 mar aan safar ku jirney aya baskan sarna laga darey heestan❤markaas aad ayan u yara balse xasuus ayey igu ledahy hargeisa to Kenya ayaan dhulka kuso maray maanta 11 years kadip ayaan dib udawanaya ano 18jir ah🥺❤
Waxaad mooda dhamaan Comments in ay Nico Dareen heesta leedahay u haystaan. Heestan waxa la qaaday 19883 Erayada : Abwaan Xasan Ganay. Laxanka: Axmed Gacayte Yusuf. Luuqda: Marwo Cabdi Axmed
It take me back to the Golden Days 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤ Nimco Dareen 2010 Hadana waxaaa dib u dawanayaaa Habeen Talaado ah 30/9/2024 Xasuuusta Waaa Cajiiib 😊 😊 😃 😃 😃 😀
xusuus 2010 kii ay I soo xusuusisay magalada Galkacyo aan ku dhagaysan jiray bari samaad ay ahayd waagaas inuu baahanyahay oo baxar ku jiro waa mid an u bixin xusuus
2010 ayaan daawaday markii iigu horaysay heestan maalin ay ahayd ma xaauusto laakin aminta ayaan si aad ah u xasuustaa oo ahyd wakhti galab ah oo kasaoo rawaxnay baraykafkii nuuradiin ee imika loo badalay nuuradiin schools ee ku yaala HARGAYSA, Internet cafe laydhaa GAAS oo u dhawaa dugsiga nuuradiin ayaan ka daawaday, wakhti qaaliya ayuu ahaa, inkastoo maalinkastaa oo ku dhaafta aad hadhow uun dareemayso qiimaheeda, 11 sano kadib caawa ayaan hadana daawadanayaa oo ku taariikhaysan 22-08-2021 habeen isniin ah. Nimco Dareen For Ever. ❤
Abdinasir heestan aniga waxaa iigu horeysey dhageysigeeda 1995 laascaanood waxaa qaadi jirtey oo original heesta fanaanadii Ahu Marwo cabdilahi markii 2 aad waxaan ku daawaday nimco dsreen 2010 bishii 6 aad USA 🇺🇸 magada Kansas city markii 3 aad ee aan dhageysto waa maanta oo taariikhdu tahay 2022 7 21 maalin Khamiisa
Ahmed arshe maashaa llah wakhtigaas waxy ahyd markaan dhashay anuu, illaahay cimriga iyo caafimaadkaba ha kuu barakeeyo sxb, hees tan inay nimco copy ku qaaday maan moodi jirinba imikaaban ogaaday, any way Thanks
@@ahmedarshe1891 aniguna caawan dhagaysanayaa 4/8/2022 magalada laascaanood 😥
@@ahmedarshe1891 aniga xitaa 2012 ayaa dawaday xasuus ayey ahayd
AniGuna 7/1/2022 Ayaan Daawanayaa Replyna kuso Galayaa Mu Wllky
2021 ya ima dawanaya farta taag😍🤣
Ani kula daabanayo 🤣🤣🤣😂
ANIGA😁
Ani
Anigana waaikana
☝️😆
Waayo waayo waqti ay nimco dareen fanaanada sanadka ay ahayd wiil walaalkey baa dhageesan jiray heestaan xasuus anoo yar xiliga dugsiga aan ka imaadoo kle hadaan ag imaado macalinkaa kuu sheegaa oo idhihi jiray wuu i ceerin jiray ii muu ogolaan jirin inaan la dhagaystoo waqti dheer kadib hada yurub oo joogaa qaasatan norwey 🥰✌
inaad fiicantahay rajaynaya byo
Hadana wax macalinka ku sheega ma jiro miyaaa😅😅
2020 yaa daawanaya
fadlan LIKE ta ha ila dhaafin
Bro, aniga 😅2011 kii usbuuyo dhan dhagaysan jiray heestan, Hada 20 jira, xusuuus igu tahay heestan wlhi😍😍😍.
@@dahudabdi114 hhhh safiican anigaba waan yaraa xiligaas , mobile Chinese ka dhageesan jiray , laakiin ereyda qaar wali macnahooda maba fahmin aniga
AnigA
Ciyaalkan dambe Wllhi heestan iyo nimco dareen waxba kama yaqaanaan aniga iyo inta ila da,da ah uunbeey fanaanad u soo aheyd xili fanaanintu tirsameen xasuus hore oo legend uun fahmaayo .
Old is Gold like 💛 👍
Kal iyo laab bro wlhi waxan xasuusta heestaan 2010 markey soo baxaday Nairobi meel walba oo ad istaagto ay ka baxayso wakhti xasuus leh
Heestani waa mid koobiya oo malahan Nimca Dareen
Hellow ismaql ma jiraa hada dawanayay waxbana kama fahmayo 😁😁
Haa zxp nimco dareen fanan wyn weyi
@@abdirizakmohamed8266 Sharma Boy iyo Balbalaarka heesa hoosada sidaan wareeray ayaad ugu wareer tay miyaa😁😁
Nimco has been a underrated 🐐 n still is. Thanks for making Ma childhood better
barigiii odeygayga burcadbaedka ahaa aan dhagaysan jiray hadan maantay aan dib udhagaysaty maruu jeelka iga xiranyahay xaajiga wali 2019 allow xbasiga kasoo fududee aamiin
aamiin huuno @@deromar4803
Xagee buu ku xiran yahay wll?😔
allha ha ka soo daayo cumaan miyuu ku xiranyahy
Intuu xidhanyahay ilaahay maad ubaridid mise nimco dsreenbaad kusii sugaysaa intuu xabsiga kasoobaxayo
Malaguu soo fasaxey abyo
Caawa ayaan dhagaysanayaa heestan waxaanan qalbiga ku hayay gabadh aan ifka u jeclahay maanta, ilaahay ayaan ka baryayaa in uu isku kaaya daayo sanadku waa 2023 bishuna waa fabruary waana habeen ay khamiis soo galayso.
Hibaaqey qali waan ku salaamayaa ilaahay haykaa daayo.🥰🥰🥰🥰🥰
Heestan habenkii iigu horaysey 2013 ciyaalnimo ROYAL TV. Ka daawaday. Inbadan ookale waan dhagaystey. Ilaaa maantoo 2024. 12 /4/2024
Heestan ee Boli wan dhageysani jey 2010 ila manta oo ah 2023 wlhi wa waqti dheer Allaha isiyey ayaa mahad iskale lkn hata inta kadabiso wan iska dhaafay haduu Alla i ii samaxa inshaAllah👍
2019 yaa weli daawanayaa liketa ku qabo cidii iga dambeysa
5 kadib manooshahy maxamadoŵ?
Yaa 2020 iLa daawanyo heestaaan 😂 gacanta taaag abtio
Me😂
Me dee 😉✌🤣
Ani 2024 dhageysanoya😂❤
naagtan ninkiii helaaa nasiib leh wlh allah u daayo dareen inaan wwngsn waaye
Nice Nimco
Adeer naag la’aan baa ku heysee ee mis soo qabo naaguhu wax isma dhaamaane.
Imagine back in 2010, when @Nimco Dareen was my celebrity crush n playing the same song on my wedding day! Thanks for making my big day such a unforgettable day. Plus almost named my first born after her only to see me other half looking me eyes n wishing me to dare. ❤
funny 🤣🤣🤣🤣MashAllah may Allah Bless u AMIN
@@zeyruqmohamed148 waa true story!
Ll
5y55h5
@@zeyruqmohamed1485ky5btjh5tytg4t4
These somali singers of 2010s made our childhood the best
Soo True 💯👍
They actually made our memory fantastic
I don't thing so
Stfg bro lotta mfks won’t understand
@@enjoywhoyouarre4029 Waa baraar caml...qaraami waxba kama yaqanaan
2010
2020
10sano kadib☹️🙆🙆
ilaaa ila dawN👀
2010 ba igu dambaysy hestan mobile chinese ah bn ku dhegysan jiry
Heestan waxa igu horeysey 2010 Anigo jooga hargeisa waxn dhigan jirey malcaamad mlin waxa dhacdey in heestan ay dhagaysanaysay inan aanu jaarnahay ,balse maanta wxn ku nolahay berbera waxanan ku jiraa sanadki iigu danbeyey jaamacada 14/3/2023 ilahw riyadeyda ii rumee🤲🤲
Wll alle waxaan kaaga baryahay inaaad guuleysato labada daroodba
Haddan usoo laabto qisadda heesta waxaan ahaa 7 jir markey soo baxdey waxanan koogey gobalka togdheer burco waxan ka maqley D jabuti habeen jimco ah 11:00 habeenimo
Barigaa waxa jirtey in jimcaa la daawan jirey tv ga bess❤😂
Wll qaaali Allah hamigaaga ha ku rumèeyoh meell kastoj joogtoh
Shukran wll❤@@fatimamohammedhande4235
Dhamnteen Aamiin wll@@fatimamohammedhande4235
@@baazhkhandhamaanten Aamiin wll
12 years later in 2023... And still listening to this timeless and masterpiece, can't get enough of this Song Wlhie.
Real it brings back memories
@@Ciggerateaftersex. 😭
From ciyaal 2023 Bro😂
@@mahamedahmedofficial8372 What's that supposed to mean? 😁
@@Ciggerateaftersex.❤
Whos here in 2018 .. like ta haigu adkeynina 😂😂✔❤💜
Khadar Goomey me bro
Khadar Goomey I'm here lol
Sep 3rd 2018
Meqa mel kugu arke iiga horesee😂😂😂😂😂😂😂
Barigay cusbayd heestan
Anoo ku dhegaysanaya
Dariiq baa inan iga daba qaday Khalaas sidii baan ku jeclaaday inantii xatal aan waan daydayaa ax
Xiligu waa 2010kii imikana waa 2021
Relationship mr cajuun heestey la soo qaadey Nimco Dareen ka dib yaa dawanaya somalay🤣 18 may 2021😉✌ like sar hadad iga danbeyso😁
😂😂😂😂😂😂
Ka hor waa dawaan jiry heesta xasuus igu leedahy
Ma ta saa islebuu cabdi ciise cujuun biyo u kaban wlleee wAa Maya😁😁wey u xero gashay
@@halabuurbuuxa9658 🤣🤣sow maha
@@mahmoudmadar4446 haaa ok
Who is listening 2024 😢xasus 2013🤌🤍
Me right here
😂we are here
@@aliscotish5924 yareyy mel sexo 🙆😃
Me right now 17/4/2024
Saacada Shan saac maalinnimo😂
Me 13/05/2024
Nimco dareen naagta an isbadalin sanadwalba siiyaraanaysa 14/3/2021💖💖😭😭🇸🇴🇸🇴🖐🖐
2022 I still watching nimco dareen so cute voice 😍
Me too ✌🏼
@@mohamedabdiazizdhoodi1426 👍✨️
@@nihanabdi4541 ool0
you cute too sis
Xilligii Burcad badeedka Abahay Axmed Carab Xuseen ilaahay Cimri dheer iyo caafimaad ha siiye wuxuu ka mid ahaa ragaas Heestaan Markuu imaado sameecad uu wadan jiray buu inta ka daaro baa xafadaha dhan la iskaga soo bixi jiray xasuus igu qaaliya 2009-2010 ma ilaawo ilaa hada👏 maantana Anigoo Makkah🕋 ku nool Baan Dib usoo booqday cajiib!! 😢❤
huuno waa been waxaas, heesta originkeda waxaa qaada marwo cabdi waana wakhti hore
2021 ayaa lasii galaya 6 cisho ayaa ka hadhay qofkasto iga dambeeya like tu waa bilaash xasuusnow 🙄😢❤
Been baad sheegtay waayeel daalsn weeye wajiga cayuub kuleh make up kay isku qarisaa live inad u aragta fiicneed 😂
2020 who's watching
Me😂
Hhh ani 😂
Me😂😂
Aniga😂😂
aniga 10 sano ka bacdi dawashada hestan
Heestan anoo ishadan thy aan gari an wado igula dhacy meer meerka boosaso hadeerna cantarela ayaan americka ku wada wana dhagysanya
america meer meer ma leedahay kkkk
Curjin kadib heestisii hadaa ila dawanayso like hayla laafin dee 2021😥😊🙄
Qisadan heesta waxa layga sheekeyey maraan Ku jirey xabsiga xerada magafe EE Libia 2023/1/2 wllhi been baan moodayay lkn caawa ay taarikhtu tahay 2025/1/6 2:45 minutes baa caawa qisadeda rumaysty aan inta mar lapaad layga sheekeye kabacdi heestan marki hore lay sheegay ma aaminin lkn markiipa niyadeyda kusoo dhacdey heestani markaa qisada heestan inama caadi maaha wllhi ninka raga wakii wakhtiga adag kasoo samra illhayow samirka noo barakeee 🤲❤️
Xasuus wxan dhaysan jirnay anakoo ciyaala wiil aan sxp nahay mobile uu lahaa markanu kaso rawaxno schoolka ayan dhagysan jirny wakhtigas aadban uyaraa class 5 ayan ahaa iminkana jamacd ban sii dhamaynyaa alx illhaybaa mahada iska leh cawa ayan dib uxasusty heestan dhgysanyaa 2022 wxan glyaa imtixankii ugu danbeyey jamacda isoo duceeya samali in allh wx iga farxiya isiiyo aamin ya allh
Walahi hestaan cadi maaha 12 sano baan dhagey sanaaya nicmo dareen hore usoco illahey isha xasidinta hakaa illaliyo legend ever remain a legend
Alla heestan markey soo bexeysay telefon maleh aduunka wuu Ku yaryahay siiba somalia eedadey ninkeeda telkiisa ka dawan jirnay (in kasto nagu gumeysanjiray😂😂)
2021✌️🤟
Kkk
😂😂😂
😂😂😂😂
Old is gold🖤🖤 ila hada wan daawada heestan is may favourite song 💯👌❤
heesti ifka weyi
Top wllhi way fadhida heestan
2010 ayaan dagesanii jiraay malmaha qamista iyo jimcaha wayo fasax ayaan ahani jiraay ee dugsii maadhi jiriin waxana jogay kismanyo jubadaa hosee hadana Nairobi Kenya anigo iskabulo ah🤣🤣🙌somali weyn nawaad iyo nolal
Waqtiga waa is badal badan yahay sanad kadib inaa kenya kasi tagta laga yaaba 😂🤗
Kula jogtaa sxpoow nai
habeen jimce 3:30habeenimo bisha 10 sanadka 2024 murqaan ayaa isoo xusuusiyay heestaan aan jecla one love
Old is gold ✨ time is running wlhi 2009 aad baan u dhageesan jiray hestan anigo jogo dagmada Balcad xiligaas shabaabka aad U kacsanaa wlhi beeraha inta aadno anagoo badan heesaha ku dhagesan jirnay aniga heestan ayan aad U jeclaa Mar kle iyo Maanta 4 / 1 / 2022 Iyo magalada Cape Town
Dadkaa iyaga eh maku jiray maxamed xasan kurtun bro
@@MaxamedXasan-gm3kh kurtun aad ban kuu salamayaa sxb qaaliya waxaa tahay nin Ahlu balcad ah Dhaman aad baan u salaamayaa reer balcad Waa dad aad U qiimo badan balcadna Waa meesha ugu Fiican uguna quruxda badan somalia 🇸🇴
@@mascuudcabdiraxman4004 sidoo kale anneh bro
@@MaxamedXasan-gm3kh Sxb somalia mise south Africa 🇿🇦
@@mascuudcabdiraxman4004still south Africa bro
2010
2024
14 sano kadib daawan
OLD IS GOLD 🎤
2021 hadad dawaneysdo like ha ila dhafin
2023
Heestan waxay soobaxday markii aan schoolka bilaabay weliba isla bishaas sideedaad bey ahayd xasuustii ciyaalnimo 😊❤❤
Hada isku class ban nahay me hada form four😂
Still watching 2020 she was my fav still is and will be....the one and only nimco muxumed xasan nimco dareen.!!!
2024 who,s watching🥰
2020 hadad ila dawanyso liketa isaar
Xasuus baan galay 🥺❤
2010 in qardho ban ku dhegeysan jiray anigoo 8 sano jira maanta ayaan nasiib u yeeshay inaan dib ugu soo laabto Sunday/28/02/2021 in gaalkcyo waxaana jiraa 18 years
Hadaan comment gayga aragto plz replay iisoo gal wayo wan soo xasuusanayaa qoralkeyga🥺🥺❤
Hadaan dhintana iisoo duceey
Haye , ii baashaal aniguna barigaas jacaylada ayaan soo barnayay
Aboweh ku jeclhy🙈♥️💋
@@saarashcalimohamed7543 😋❤
Sxb xasuus wacan
Sxb hadaad nooshahay xasuus wanagasan
Hadii aad dhimataynoh allaha kuunaxariisto
I remember this song one of the cars that transport a Qat our village always listen this song and when he stops in the center of village thos song On his car and always loudy and always interest the song to listen becouse at that time there was no avialable mobile phones.
Now you can get every thing in the youtube.
Old is gold.
Firs and formost waan sugayaa bal inay micno ahaan iyo erey ahaan xaladaha qaar aan fahmikaro taabato nimco dareen sln sre marwo qaaliya 🙌
Heestaan anoo yar oo ciyaal dugsiiley ah ayaan kadageysan jiray telefon aay leedahay gabar daris nalaah xasuus 2020
ana form 2 ban aha markay hestani so baxday mobile chinese ah ban ka dhagaysan jiray ay igu jirty
Hhhh wlhi wad iga qoslisay waayo waayo
Anna waxaan ka dhegeysan jiray wiil eedadey dhashay gabar uu soo aroosay xasuus runtii wiil yar oo dugsi quraan kasoo baxay baan ahaa oo 114 io faataxada iskugu mid yihiin Wlhi caadi maaha
Noolashu waqtiga ayadha ayaay macaaneyd
Eng. Osman abdillahi aliyow
Nimco dareen marka aad qaadayso ninka pooli cunay universal tv runtii aad bay u wanaagsantahay. Waxaad xidhnayd dhar dumar oo diric iyo noocyo kalaba leh. Markaasi si fiican oo mugleh yaad heesta u qaadey. Markaad ka qaadaysay ohio tan hore yaa ka fiicnayd.
Waanad salaamantahay.
The promo code is fitting to her own self, thanks to her. Great voice and very delivery.
ddd
Waxaan soo xasuustay inan aan ujeclahy aana rajeynayo mardhow inaan guursado I.a aad ujeclahy halkaan ayaan kasalaamaa Amran wan ku salaamay Qalideydaay
2010 mar aan safar ku jirney aya baskan sarna laga darey heestan❤markaas aad ayan u yara balse xasuus ayey igu ledahy hargeisa to Kenya ayaan dhulka kuso maray maanta 11 years kadip ayaan dib udawanaya ano 18jir ah🥺❤
2011 Fanka waxa ugu shidnaa Nimco dareen, Fiska & Ikraan caraale ciyaalkii hore ba Garan😂anu Dareen ba aad ujeclaa oo Crush ku ahaa barigaas inkastoo Ciyaal ahaa dugsi dhigta kkkkkk
Mya 18 2021 nasiib u yeedhay in aan dawdo Yaa ilamida ✌️ fartag Nimco dareen lagena eheed ee cabdi ciide macjum maxaa kuu geyay wallaleye🤣
Mid muuna fun ah ayaa edite gareeyay😂
11/12/2024😢❤
Macnaheeda maan garanyn berigaan dhagaysan jiraY lkn si wayn baan u jeclaa heestan wllh😂❤11yrz later
Same😂
Ilaa hda wax kama fahm intaa Soo sano waa fiirsanyaa😢
Waxaad mooda dhamaan Comments in ay Nico Dareen heesta leedahay u haystaan.
Heestan waxa la qaaday 19883
Erayada : Abwaan Xasan Ganay.
Laxanka: Axmed Gacayte Yusuf.
Luuqda: Marwo Cabdi Axmed
Childhood memories 2010 Nimco Daren being my crush in my adolescent fantasies 🤣😛 otherwise nostalgic for those days.
After 13 years saacaduna waa #19:45 habeen sabti soo galeyso 2024 xasuus
Heestan aabe telfonkis ayaa kaa dageesani jiray anigo yaare asoo safar uuu aa Ethiopia mantaa adunyaa xasuus
7/11/2024 ani iyo walshey ayaa dhagesaneno isla jogno 😂😂😂 salama inta naga dambeso dhagesan donaan❤
This song has some nostalgia
heestaydii caadi maaha xasuus cajiiba❤❤❤❤❤❤
Allah unaxariisto maama marwo iyada heestaan leheed lkn ani ahan
dareen baa Kuso baxday musiga iyo codkaba
Dadkaan 2010kii weey iska heysayeen anaganeh xld aan ku jirnay Allaah baa marqaati ka ahaay dadkii dalka joogay. Hada Alxdullaah waan ka rnhy waqtigaas Alxdullaah Alxdullaah Alxdullaah .
Nimco Darren boqortoyo 🥰🦅
Wexee ehed team ManCity 😩
Waxaan daawanayaa 2021 aduunyo weeyi ordaysa heestan waxaan maqlay 2011 berigii sandkii 4 heesood ay soo bixi jiray ee la xiftin jiray 4 taas 😁 2021 sanadkii 1000 heesood 🤭
Old is gold still watching 2021 ❤️
Old is gold still watching my favorite Nimco-Dareen 2021♥️
imink ay dhagaysanaya Allah khatumada wanagsan nimco dareen ya rabbi ya waaxid axad samad
Heestan habeen anigoo dhagysano baabuur baa igula dhacay waxaa maryaa intaa udhaxysa galkcyo io bursaalax
Qofki yaqaan bayqaan xasuus lama ilaawan ah
Xashaa ana aqn shp
zaabir yare ma nooshahay
Kkk reer ciideed talow waa gaas burcad badeed baa lagu kacsanaa
Hada xageeee joogtaa
Ma reer aakhiraad baatahy🤔😂
Ayaa dhagaysnaya 11/6 2023 markii iigu horaysay waxan dhagaystay 2010
Yaa Ila Arkey naagtan 2010 kii ilaahada 2020 iskusi loo jecelyahay
Hadaad timid 2020 si aad u daawato like nagu dhaaf heestan waxan dhagaysan jirey 1999 waxana qaadi jirtay aun marwo maxamed
Ya dhegeysanayo 13May 2019 liketa😍😍
13 July 2019
Wlhi anoo yar ilaa 2014-15 meelaha ayaan Shaleemo agtayda ku taallay ka daawan jiray heestan maantana Dib ayaan Ugu soo.Noqday alx ❤ 2023 bishii 5 13kedi
Yaa ila dhagaysanayo 18/novenber11/2022 haben jimco ah oo aan safar uahy glkacyo to hobyo👋
2024 who,s watching😭❤️😅
2008😍 ilaa 2020👇 like ta iska taabo hdd so boqatay si an ku arko
It take me back to the Golden Days 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
Nimco Dareen
2010
Hadana waxaaa dib u dawanayaaa Habeen Talaado ah 30/9/2024
Xasuuusta Waaa Cajiiib 😊 😊 😃 😃 😃 😀
2008 😍 2017👈🤞
sowdo ibrahn amin sax
8sano waan jirya imkan, 17😕😕
sowdo ibrahn amin beenta joji
3/2018👈
sowdo bidaarey intana ma joogtaa 😂😂
Still 17/05/2023 ayaan dhagaysanaya anoo ah 20jir waqtigay soo baxday waxaan ahaa 7 jir aabahay ayaan na maqli jiray Nimca dareen fanaanad cajiib ah ❤️
She's so smart man, her vibe is just an other level ☺️👍
Ong
Hesta waa hees qaramiya waxana qaday fananadii weyneyd ee marwo axmad ❤❤❤❤❤
heestan asalkeda marwa abdi ahmed ba lahed nimcana ma xuma ✌👌👍👍
Ilaahay ha u naxaristo marow abdi axmed
2010 anoo xubin iyo xab dhexjoogo ayaan aad u dhageysan jiray mantana waan dhageysanayaa kama xiiso dhigo ❤❤dareenka qalbiga❤❤ 11/9/2021 in dubai
xusuus 2010 kii ay I soo xusuusisay magalada Galkacyo aan ku dhagaysan jiray bari samaad ay ahayd waagaas inuu baahanyahay oo baxar ku jiro waa mid an u bixin xusuus
Still watching 11/03/2022 in Dörpstedt Germany 🇩🇪
I used to watch this song when i was young that was 2012 and now its 2022. 10years down the line. Alhamdullilah its been long journey❤💯
💗♥️
I also used to watch with my elder sister I just found today...
Been more than 12 years now and can't get enough of this
After 11year who watching 2021 🗣✍️
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴music 🎶 🎵 respect✊🏾Haye!'.
Wah wah what a good song as always Nimco and excellent music
Heestan 9 Years ago Ka Hor Ayaan Dawan Jirey Ano CiyaaL Ah wana 2009
Hees Wakhti Fican Ayey ILa So Qadatay 💖💯❤
Damn 🔥 Who’s watching 2K18
Heestaan maalinta igu horwysey daawadey
2011
2022 /7/3
Qofkii daawadey lik sr
2020 yaa ila dawanya Bari Eid Carafo ah 😍😍✋🏻
Ani✌️
@@hamzeshooshe3935 ❤🙏
Fv song still watching 🎵 ❤2024🎉😢
2010 waxa kaso waregtay 8 sano mantan dib u dhegaystay wan yaraa waqtigaa
ceergabo ban ku dhegaysan jirey ❤
caadi ma tihid
Mozambique ku dawan jiray illah cimri dheer io cibaado suban allaha nasiyo
Hagadhera ku dhageestay marki iigu horeesay 2009 hadana America 🇺🇸
I'm from hagadhera too bro. What block you from?
Markan melahan kuarko dad reer hagardher ah I feel good love you my people 😍
@@bintuismail6148 qof rer hagardhera ah dad kale wuu iga duwan yahay wlhi ala mcnaa hagardhera
@@vifakematel7298 omg haa Wlhi 💖
@@bintuismail6148 haa wlhi dubiy wan uxiisay m2
Heestan wxa dhagaysan jirey inan an wllo nahaay 2010 aad ayaan uyaraa wakhtigas wlhie xasuus mooye wakhti tagey dheh iminka wxu joogah garmeny oo 2012 ayuu tahariibey wn uhiisey wlhie xaraabihi oo qofa ah Hala yaa Hala 😢❤