DEG DEG Saciid Deni Ma Gooni Isku taag ayuu ku dhawaaqaya,Xasan Sh oo Afka Furtay & Mareykanka oo ku

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 57

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 10 годин тому +7

    PUNTLAND GUUL IYO GOBANIMO ❤❤❤❤ SICIID DENI GUULEYSO OO WELIGAA NOO HAY❤❤❤

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 10 годин тому +4

    XASAN MUQDISHO HAKA XOREEYO ALSHABAAB 😂. PUNTLAND WAA NABAD❤

    • @MaxamedCali-m2e
      @MaxamedCali-m2e 2 години тому

      putland xageey nabada Ku aragtay mise putland kamawarheydid oo wixii deni kuusheego ayaadmaqashaa buuraha galgalo putland Maaha ceerigaabo xabadukadhecee sodigiidhihijirey waa putland

  • @11naa44
    @11naa44 10 годин тому +5

    ila xasan xaraashe la af gembiyo wxba hagaagi mayaan

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 10 годин тому +3

    Inta ay joogaan Moqdisho kuwa la yiraahdo Beesha Caalamka Somalia waxay u dhowdahay iney kala tagto .

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 10 годин тому +3

    XASAN IYO KOOXDIISU IYAGAA KUNOOL XAQII SHACABKA PUNTLAND 😢. WADA HADALKA XASAN DIIDEY WAA SI UU U HAYSTO XAQA PUNTLAND 😡. MARKA PUNTLAND WAA XOR UMANA BAAHNA TUUGTA SOOMALIYA KU HABSATEY

  • @CabdiXakiin-i5x
    @CabdiXakiin-i5x 8 годин тому +3

    ❤😂

  • @JuufeMaxamed
    @JuufeMaxamed 11 годин тому +3

    Waxba kaamaa galin butlaan. Dani hanoolaado wana madax weeyne andooranay cidwax kaqaban karta majìrto ma afkaad wax ugagooyn ma ishaadwax ugatarin aragtaye maxaad oran

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 11 годин тому +2

    PUNTLAND DASTUURKA IYAY UGU JURTAA IN AY KA GOANYIHIIN HADII WIXII LAFU HESHIIYEY AY DAWLADU JARTO. XORBAY U YIHIIN MAAMULKOODA😊

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 11 годин тому +3

    Dalkii waxa la wareegay tuugo iyo qaa'inul wadan wiliba meel walba fadhiya😢

  • @FaizaNalayeh-fs7em
    @FaizaNalayeh-fs7em 12 годин тому +1

    Guuul guuul Dani 💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @mohamedabdishire4356
    @mohamedabdishire4356 11 годин тому +2

    Dhawaan haddi ay saatan ku si socoto isaga iyo ciyalkisa aya shirka wadatashiga qabsanaya

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 11 годин тому +2

    AFKA KA JEEDI PUNTLAND IYO SICIID DANI😂. ORDA XASAN AYAX IDINKA HA IDIIN TALIYEE.

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 12 годин тому +2

    Wadanki waalagu kala tegsy Haye alloow naga soo gaar

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 10 годин тому +2

    PUNTLAND 🇸🇱 Wa inay Midamka CONFEDERATION ka ay Hormud ka noqota. Somali midobaysa majirto HASSAN DHOQO IYO MORYANTA MUQDISHO JOOGA RERKODA HA UDAWLADEEYAN ANAGA DAWLAD NOMA AHA.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 8 годин тому +1

    WA FARXAD PUNTLAND GAAJO OO NAGA GO'DO, WALLAHI SOMALIA WAA U FARXAD HADDEY NA DHAAFAN.

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 11 годин тому +2

    PUNTLAND WAA NACDAY REER UNUKAALE IYO MUQDISHO😂. PUNTLAND TAGTAY EE IDINKU ISKU FILNAADA😂

  • @a.j2428
    @a.j2428 11 годин тому +1

    SOMALILAND-BA LACAG UGAARAHAY LEEYIHIINE MAXAA KUJABAN HADAY PUNTLAND LACAG GOONIYA YEELATO, SOMALILANBA DAWLADA KAMA HADASHO LACAGTOODA UGAARKA AH.

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 11 годин тому +1

    ADEER PUNTLAND RAJO KAMA MAQNA😊. WAAYO ISKUMA AY FILNAATEEN HADII HORAY UMAR KA JIRIN. MEESHA LAGU GO AY OO GAAJO LOO DHINTAY WAA DHULKA XASAN AYAX HAYSTO😂

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 11 годин тому +1

    XASAN TUUG PUNTLAND KAMA TALIYO😊. XASAN ISAGAA WIXII LUGU HESHIIYEY KA BAXAY‼️ WADA HADALNA DIIDEY.

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 10 годин тому +1

    DOQONSANIDAA😂😂😂 HALKEED KU ARAGTAY DAWLADA IYO PUNTLAND OO XIRIIRKA DHEXEEYO ??? ALA MAXAA BEEN NALOOLA YIMAADO😂

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 11 годин тому +1

    MAXAA IDIIN KU JIRA 🤥 PUNTLAND HAWIYOW 😂⁉️ SICIID ABIDKII BUU HADUU DOONO XI HAYN😂. ANAGAANA DOORANAYNA.

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 10 годин тому +1

    BEENAALE😂. XASAN TUUG ISAGAA DIIDEY WADA HADALKII. WAA SAX IN PUNTLAND U JARTO XIRIRKA XUKUUMADA XASAN AYAX😂

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 12 годин тому +3

    Xamar Dawladnimo ma rabto
    Intaan ka badan laguma habsaami karo

  • @mowliiddaahir1116
    @mowliiddaahir1116 42 хвилини тому

    Dani godkuu qoday ayuuku dhacayaa waxaana ku ridaya xasan sh

  • @SSS78781
    @SSS78781 3 години тому

    👎 👎 👎 Madexweyne 🇸🇴 miyaa jiraa..neef ayaa mesha madexweyne ka ah

  • @AhmedJimale
    @AhmedJimale 48 хвилин тому

    DANI WAA WARERAY HHHHHHH

  • @Mko-u7g
    @Mko-u7g 2 години тому

    Jubaland na waa in ay samaysato lacag gaara

  • @abdihakimaliisse3607
    @abdihakimaliisse3607 6 годин тому

    Shilinka somalia ha shaqeyo ma ceeb ba

  • @AbshiroIssa
    @AbshiroIssa 2 години тому

    Hooyada iyo hoganiyaha xassan khaniisba was

  • @hocheelmi8369
    @hocheelmi8369 11 годин тому

    7:18

  • @maxamedmaxamuud2633
    @maxamedmaxamuud2633 12 годин тому

    ALLA NAGUMASOOKIIN CELSHO

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 10 годин тому

    WAR HA DAALIN😂 PUNTLAND WAA KA GO´DAY DAWLADA SOOMALIA. WAX UGU JIRA CIDA SOOMALIA ISUSOO SHRAXAYSA MAJIRTO😂. DALKII UNUKAALE BAA LOO DAAYEY😂

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 9 годин тому

    Puntland Guul iyo Gobbonimo yaa kubiiri kadha meel dimateey somalia waa dimateey waa failed state tuug iyo mafia xukumaa

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 12 годин тому

    Maxkamada danbiyada si dhow ula socotaa waxuu samenayo Hogaamiye kooceed Deni

  • @najmadubad
    @najmadubad 11 годин тому

    Soo padiya 😅

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 11 годин тому

    XASAN TUUG OO DALKII O DHAN BIXIYEY, BADIINA GADAY , NINKAASI8 MA MADAXWEYNAA ? WAA NIJAAS

  • @awaleahmed2387
    @awaleahmed2387 8 годин тому

    Putland Maher somalia o dhan ayey kasoo coneysaa dani hadii sameeyo lacag dowlada dhaxe masameyneyso lacag waana qaadaneynaa dani hadii sameeyo lacag dowlad kama jirto somalia

  • @Mko-u7g
    @Mko-u7g 2 години тому

    Futada hooyadaa ayaa lamarsiin doonaa

  • @YuusufAbdu
    @YuusufAbdu Годину тому

    Puntland iyadoo soomaali ka go da ayaa fiicnaan laheyd waayo shar iyo khilaaf ma dhamaanayo intay puntland soomaali kamid tahay.

  • @saidmohamoud549
    @saidmohamoud549 4 години тому

    Haddii dawladda Somalia gabtay doorkeedii iyo waajibkeedii lacag samaynta. In dollar dalku ku shaqayeeyana aan lagusii jiri karin. Waa in xal la helaa.

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 10 годин тому

    XASAN DHIIQO ISAGAA LA XAFIILTAMA PUNTLAND IYO GOBOLADA DAAROOD😂. XASAN CIIL QABE QABYAALAD DISHEY WEEYE EE ALAHA XUMAANTIISA KU CELIYO😂

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 12 годин тому

    sicid dani hadu goikaro isagey utala soomaalilan maxay ugoi weday malaha duqa misaniyad xumo aya hesa

  • @Mko-u7g
    @Mko-u7g 2 години тому

    Hawiye dawlad noqda idinka ayaa burburiyay dowladnimadii waxaadna kadhigten ngo aad lacag kasamaysan

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 10 годин тому

    EE DAWLAD KAMA JIRTO SOOMALIA 😂. DADKU UMA GAMCO DUUBNAAYAAN XASAN TUUG OO KELIGII TALIS AH, CIDNA WAX U OGOLEYN.

  • @MaxamedCali-m2e
    @MaxamedCali-m2e 2 години тому

    Waxaalayiri timirtiihoreba dabloowaa marka hada deniyow gooni isutaag kuwiikaagahoreeyey ayaa 35 Sano waxkuwaayey oo xamar hoosyimaad weli ayagoo weliba kudoodaa xuduud ayaan leheyn iyo taariikh noogaara. Marka deni woxow kuciyaaraa maskaxda marjeerteen

  • @osmanyusuf8236
    @osmanyusuf8236 12 годин тому

    Haduu qabiil dowlad noqon karo horaa loonoqon lahaa

  • @mowliiddaahir1116
    @mowliiddaahir1116 38 хвилин тому

    Xasan iyo dani xasanbaa fiican waayo timir siib tiintiin beer dani ayaa sameyay waayo yaa xasan keenay oolacag iyocodku bixiyay waa dani hooyadi hawaso dani

  • @hashiali689
    @hashiali689 Годину тому

    Tuugsigagii for fororsiga lahaa yaa joojinaya aad ku caan baxday benaale munafaq illahay hadad aqonsantahay masakiinta guryaha kama xaraashteen magafe somali joga ayad noqotay afkaga iyo dhegahaga isma maqlaan

  • @alidiiriye9760
    @alidiiriye9760 8 годин тому

    War beenta iska daa yarow

  • @ammat-t5m
    @ammat-t5m 11 годин тому

    Usc iyo snm yaan loo fadhin soomaalida wanaagsan ee rajada wayn u leh inuu wadanka gaaro horumar xowli ah haka tashtaan hargays iyo xamar si caalamka loola jaanqaado sidaan si maahee 34 sano galac galac waa laga daalay talo isuma kaa sheegto

  • @FaaizoDhayman2
    @FaaizoDhayman2 2 години тому

    Individual dude just don't do it again don't d😅d😅do d😢😢😢😂😂😂😂😂😂😮😮😮

  • @hashiali689
    @hashiali689 Годину тому

    Mr xaraash qaran beenta jooji hadad barayo la fororsanaysaa yaa illahay waxsiiyey somali waa ceebaysay meelkasta

  • @LuulCabdi-ws3od
    @LuulCabdi-ws3od 7 годин тому

    Asad diyaano ayaa loo sheega arintaas axmed madoobana xamze iyo farataag ayaa loo sheega war Dani ka joog wiiljeygiyoow dhoobo ayaad cagaha kula jidhaa SaaS ma eheynino afka buntland

  • @abaydhaxan
    @abaydhaxan 10 годин тому

    Hadii MJ rabto iney GO’do waanu soo dhoweyneynaa. Halka ay rabto iney HIIGSATANA ha EEGTO wadanka ( YEMEN) dhinaca kale kaga yaal halka uu JOOGO kaas oo weliba ka XADAARAD BADAN!! Soomaaliduna waxay ka raysan KAYGA lihi kaagana kula lihi iyo FAAN aan loo MEEL DAYIN!!