Allah maxaad garatay masha Allah qasab bay ku noqotay inay BBC sheegto waran xiisaha badan xambaarsan, awalba wararka somaliland waxba kamay soo qadi jirine, alhamdullilah hada waa la jogaa goortii lagu dhawaaqi lahaa the Republic of somaliland 💪💪💪💪🤝✌️✌️
@@kismaayok.7075AQOONSI WAA NOO IMAN, INSHA,ALAH!!!!.MAANTA CIIL MA QABO, MAR HADASNASN XAARKAAS KOONFUR LAGU WALAAQANAYO AABAN SHAQO KU LAHAYN!!.ADUUNKUNA UU ARKAY!!!!!.
@@STarzevinho hhhh waan qoslay xaqiiqatan dayib adi waa inaad i aqoobsataa ok hadii gaal ila necebtahay oo kaadhabtahay . Ka ku aqoonsan adi gaalmaaha ee aad sheegato . Msrkaad si cauurnimo ah u hadasho
ISRAEL iyo .Eithopia Ayaa ka dambeeso Arinkaas . Si bada Cas eey u hesho Eithopia Si ISAREAL saldhig uga Sameesato Somaliland si eey u weerarto XUUTIYIINTA . Lkn ugu dambeentii 50 sano kadib Somaliland waxeey gali doontaa Xaalada eey hada Wajahayaan FALASTINIYIINTA Nin Rag eey dardaaran u tahay Doqonise yeelkeed
Waxan jeclaa walaalaheen qadaadwayn in ay shuruud la aan nagu aqoonsadaan balse taasi may dhicin waxaanay noqdeen cadowga koobaad ee aanu leenahay. Ugu dambayn Aqoonsigiiba ilaahay ayaa soo dhaweeyay alx.
Wlhi aniga nin reer puntland wan tageer sanahay in somaliland dal madax banaan noqoto wayo dhulka somalidq in mapka laga saaro la rabaa marka waa in somaliland bad bado
BBC is too late this news is old one why this shift know you gays are somalia failled federal states 4.5 voice ! from saylac somaliland republic .sunti gaashaan.
VIVA SOMALILAND God willing SUTISFACTORY outcome and common sense of recognition from neighbouring countries and as well as the global community THANKS to US SENATOR and as well as the Congress as whole of United States of America and the elected president DONALD TRUMP ❤❤❤SOMALILAND INSHA ALAAH ❤❤❤GUUUUUUL IYO GOBONIMO ❤❤❤INSHA ALLAAHU SOONER RECOGNITION
Guul iyo Gobanimo Reer Somaliland ❤❤❤❤
❤
Marqan stop dreaming 🤣🤣
@AbdimalikAhmed-v4q😂😂stop xaasinimada dhilaa kugu curateee
@AbubakarAbdilahi-w3b isaaq marqan you get tired of dreaming like children 🤣🤣
@AbdimalikAhmed-v4qaqoonsi ma jiro usheeg😂
Hanbalyo Somaliland 🎉🎉🎉🎉from muqdisho somali
Waryaa waa in laku soo qabto muqdisho ayaa joogtaa watanka 1 qabiil lo kala jaro dambiile ayaa tahay
Mahadsanid wanan salamay. Dhaman reer mogadisho 🖐
@@ibnubacays8063 mar dhow ayaa la soo qabani kan Yar muqdisho joogo taageersan SNM gooni goosad
@@AB333East 1 qabiil ma ahaa, ee waa Jamuuriyada Somaliland oo 1960 kii sifo sharci daro ah ugu biirtay somaliya. 1991 na dib ula soo noqotey xoriyadeedii. Tusaale, Adigu waxa aad shaqo ka heli kartaa Somaliland oo barwaaqo sooran noqon karta. wax dhib ahi kuma jirto haddii aan noqona 2 wadan oo walaalo ah, jaara.
@@Ss-kl1hz waa habar jacelo dowlad maha
Somaliland guulayso insha'Allah from somali siju😂
Nfd guuleysta idina walaalayaal❤
Amin abdulahi jooga dalka french casimada paris kasoo jeeda D.D.S waxaan leyahaye talaboyinka wanaagsan ee ay qaden reer somaliland ee ay ugu horayso doroshoyinka iyo is afgaradka madaxdooda mucarad iyo muxafidaba maa wid kudayasho midaan waxaana aad ugu faraxsanahaye dawlada sadexaad oo inoo soo birtaye dhamaanteen waxayna noqon dontaa qowad sadexaad iyo dawlad sadexaad oo an la hortagno shirarka qaramada midobaye iyo calamka guuul Somaliland 🎉🎉🎉🎉
Paris oo xageeya sxb, sabtidan ayaan imanayaaye
Sxb waa dhulkaagii waa wanaag somali oo dhan usoo kordhay waxanaynu noqon doonaa dad waxba ubaahnayn is garab gala
Mahadsnid mahdsnid wlhi nin gobaad tahy inader meelkalitagimayso somali waa dawlad inoso beertay 👍👀
@@Charkherad Versaille
@@Amir-x3i5h ah wee, c'est bien !
Mw je suis étudiant, chui dans le nord
Bbc kolay warkaa ma odhan karayside qasab bay kugu noqotay ee insha ALAAHU waabaa baryi aqoonsi dhaw ❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤GUUUUUUL iyo gobonimo iyo xornimo ❤❤❤insha ALAAH aqoonsi dhaw
Allah maxaad garatay masha Allah qasab bay ku noqotay inay BBC sheegto waran xiisaha badan xambaarsan, awalba wararka somaliland waxba kamay soo qadi jirine, alhamdullilah hada waa la jogaa goortii lagu dhawaaqi lahaa the Republic of somaliland 💪💪💪💪🤝✌️✌️
Waliba waa xaasidiin BBC isku magacawday ayay nagala dhamaan wayeene iyo iskeed iskumagacawday yidhaahdeene ilaahay aya nooga hiiliyay cadawga somaliland ee waryaa hooy somaliland iskuduuban guulaysatay insha Allah
Ilaahay caqliga hakuu daayo masha allah
BBC ugu danbayn warkii ay necbayd way tiri.
Ala maxay bbc dad xun tahay.
Ilaahayow noo rumee aqoonsiga somaalilaan
😂😂😂😂
amiin
Amiin amiin
Kkkkk just is another marqan dreaming 🤣🤣🤣
Ilaahow idoor ku adkeey 😂 ilaahow muslimiinta somalia mideey
Maasha Allah waa talaabo hore loo qaaday runtii waa riyada mudo badan sugayeen shacabka reer somaliland dhawana way rumoobi doonta insha allah
Allow dhowr wadankayga qaaliga ah ee Jamuuriyada Somaliland
ILAAHOW noo rumee aqoonsiga somaliland yaarabi
MashAllah guul Jamuuriyada Barakeysan ee Somaliland 💚🤍❤
2025 SOMALILAND waa la citiraafi doona insh alh
Hambalyo reer somaliland ❤❤
Love ii saar duriyadda reer sland
Guul baan u rajaynayaa reer Somaliland 🎉
Waa la aqoonsanyaa Somaliland huwaney sideed dareemaysaan
IIDOOR waxbaa balaheyga yaacay baa kuu taal daad deeganada D5 soo jaleecdo!
@@kismaayok.7075qaraxyada iskaceliya
@@kismaayok.7075AQOONSI WAA NOO IMAN, INSHA,ALAH!!!!.MAANTA CIIL MA QABO, MAR HADASNASN XAARKAAS KOONFUR LAGU WALAAQANAYO AABAN SHAQO KU LAHAYN!!.ADUUNKUNA
UU ARKAY!!!!!.
ciil baan dareemaynaa, inilimana aqoonsan doono ahahah
@fardussalah5015 XAARKAAGA UUN ISKA WALAAQO!!!!!.
Xalka Somalia waxa uu ku jiraa in somaliland la aqoonsado markaas ayay reer kunfureed dantooda u toosayaan
Congratulations to all the people of Somalilanders coming soon, well recognised 🟥⬜️🟩
GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN ❤❤❤❤❤❤
Somaliland way u qalantaa Inay wadan buuxs noqoto taasina waa dhici doonaa inshallah
😂😂 dreaming
Guul reer Somaliland inshaallh
Guul soomaliLand 💚💚🤍🤍❤️❤️💪🏻💪🏻
gaal uraayo haku aqoonsado doqon uraayo aa thy wllhi
@@STarzevinhoaniga oo alshabaab ah baaku qarxinaaya
@@STarzevinho qalbada ku jaban qadaad waynayy 💚🤍❤️ viva soomaliLand ❤️🤍💚
@@STarzevinho hhhh waan qoslay xaqiiqatan dayib adi waa inaad i aqoobsataa ok hadii gaal ila necebtahay oo kaadhabtahay . Ka ku aqoonsan adi gaalmaaha ee aad sheegato .
Msrkaad si cauurnimo ah u hadasho
Arintaa waa suuraga sabab too ah soomaalilaan waxa laga rabaa in laga weera ro yaban marey kanku udaney maayo Somalia iyo soomaalilaan❤❤❤❤
Insha allah somaliland mudo dhaw waala aqoonsan doonaa bi idnilahi tacalaa guul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤
ISRAEL iyo .Eithopia
Ayaa ka dambeeso Arinkaas
.
Si bada Cas eey u hesho Eithopia
Si ISAREAL saldhig uga Sameesato Somaliland si eey u weerarto XUUTIYIINTA
.
Lkn ugu dambeentii 50 sano kadib
Somaliland waxeey gali doontaa Xaalada eey hada Wajahayaan FALASTINIYIINTA
Nin Rag eey dardaaran u tahay
Doqonise yeelkeed
I.a guul reer somaliland, idinkuna door muhiima ka qaata inta hadhay.❤🎉
Mihiimada aqoonsiga ka danbaysa waa in saldhig yahuudu leedahay laga dhiso berbera. Taasina waa dhib wayn ii inagu soo socota😢
Somaliland danteeda iyadaa taqaana wadankiina somalia ee burburay ka fikira haka fikira somaliland
Yuhuuda oo ku wasta waxa ka xun aqoonsiga somaliland xaasid qadaadweyn waynu is fahansanay
Bal cawa yuhuudi may tidhaahdo Midnimida Somalia ayan u taaganahay, intad tiro leegtihiin Netanyahu ayad sawirkiisa profile ka dhigan lahaydeen, anagana waxad nooga ba'aysaan aqoonsiga mooyaane yuhuud nacayb idinkama aha, oo Ethiopia ood shalay ku kacsanaydeen caawa waa walaaladiin ruma 😂
@@MaxchamaWaa run hadalkasi
yahuuud iyo jin ba waan siinayayna ee maxay kale
Somaliland guuul ❤❤❤❤❤❤
M.a guul i.a
Waa guul somaliland sugaysay
Waqti badan
My country❤
❤❤❤ Somaliland is County
Guul guul somaliland kanaxow nafta waa 🥰👍👍👍👍💪💪👍🏻👍🏻👍🏻🌷🌷💚💚🤍🤍🤍❤❤🤲
Masha allh guul guul guul guul guul guul iyo gobonimo cadawgu ha jabo tani wa tagty walhi
Guul somalilnd
USA 🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸.
.
Love ❤❤❤❤❤
A
N
A
K
W
A
S
O
Man sha allah insha allah guul somaliland
Maanshalaah ❤
Manshallaha guul
Masha allah waa guul inbadan la sugayay somaliland ❤
Inshallah guuuuuul Somaliland cadoga Somaliland ma ciil buxo
Masha allah ❤❤❤
Guul somaliland❤❤❤❤ my country
Waxan jeclaa walaalaheen qadaadwayn in ay shuruud la aan nagu aqoonsadaan balse taasi may dhicin waxaanay noqdeen cadowga koobaad ee aanu leenahay.
Ugu dambayn Aqoonsigiiba ilaahay ayaa soo dhaweeyay alx.
Mxy Ku aqoonsanayan adaba Ka amni badanee😂
@inaahmed3734😂gobolka puntland waaba nabad boowe ee qaranka Soo raaca
Sidaas baa lagu aqoonsaday guuul inshll ❤
Siil
Guul uu soo hoyatey Qaranka Somaliland ❤❤❤❤❤
Guul somaliland
Guuuuuuul Somaliland❤❤❤
Guuul guul somalilnd
Ilaahayow dadkan xaasidka ah mar uun hadaad naga goyso reer somaliland oo dhan waxay kusiin doonaan bil dhamaystiran oo soon ah si adiga wanaagaaga dartiis laguugu mahad naqo🥰🥰🥰
Guul Jamhuriyadda somaliland massha allaah ilaahayoow noo aqbal aqoonsiga jamhuuriyadda somaliland ❤❤❤❤❤❤
Putlandna halagu daro
Puntland waa maamul goboleed wll mana haysato sharciyad ama sabab
What is bugland hadda waa BUG-LAND marwalba waa koobi xaashee nin libin kaa xaasidey xumihii waa yaab
Landers❤ guuul
Mashallaha guuul somaland
Guul somaliland 🎉
In sha Allah Guul
Marhadii BBC news sheegtay warkaasi waa hirgalay waayo waad kharinkari weyden
War farxad badan dhamaan durriyadda🇬🇶
Republic of SOMALILAND
Saamaaliya waa mid waligeedna mid ayeey ahaaneysaa
Waxa qadadweyn ka ahow.
Kolen wakii Ethiopia 🇪🇹 lagu meheriyay 😂 uf uf uf
@@KhaalidMaxamedcali-x3nxaartay somalia 🇸🇴 waa Hal dal riyadha katoos wataa oromadha kugu xaartaya
Ilahow no time riyadena
Republic of somaliland
mansha Alah guul guul dauladayda somaliland💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️
Guul somaliland qaranka jamhuuriyada barakaysan
Congratulations president Donald Trump ❤❤❤❤❤
Gool Somaliland 💚🤍❤️🙏
Wlhi aniga nin reer puntland wan tageer sanahay in somaliland dal madax banaan noqoto wayo dhulka somalidq in mapka laga saaro la rabaa marka waa in somaliland bad bado
Gobonimo somaliland hadii la aqoonsado waxaan ka shaqeyn doona midnimada umadeed ee somalida sido kale insha allah
Waa guul 🎉🎉
guul somaliland ❤🎉🎉🎉😂😂😂
Guul Somaliland
What somaliland?
Somaliland waa tuulo ka tirsan dowlada somaliya😊
somaliland ha dhacdo
Alloww öa aqoonsanadaa walaay reer somaliland tageersanahay wlhi Alle sii aamain
Wr qarankani wuu socday nio somalia aqoonsigeeda qiil qiil ku jira hadda 😂
Haa
Mareykan wax aqoonsanyo Taiwan 🇹🇼 ayuu aqoonsan lahay
@@AB333East taiwan china ky fadhiyee soomali waa xagee maxaa laga faaiidayaa ??😅😅😊
Guul Somaliland❤
BBC is too late this news is old one why this shift know you gays are somalia failled federal states 4.5 voice ! from saylac somaliland republic .sunti gaashaan.
Guul Zomaliland next country easta Africa 🌍 💚🤍❤
VIVA SOMALILAND God willing SUTISFACTORY outcome and common sense of recognition from neighbouring countries and as well as the global community THANKS to US SENATOR and as well as the Congress as whole of United States of America and the elected president DONALD TRUMP ❤❤❤SOMALILAND INSHA ALAAH ❤❤❤GUUUUUUL IYO GOBONIMO ❤❤❤INSHA ALLAAHU SOONER RECOGNITION
guul shacabka somaliland maaha inay hoos joogaan dad tashan waayay oo caalamku u taliyo
Soomaaliland ha noolato ❤
Guul iyo gobanimo , insha Allah
Masha. Alaah..Somalidan.. Is.maqliweydey..hadaad..ka?.tashaten
Hal xildhibaan muxu mareykan Ka Bedeli kara
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul somaliland ilahow noo rume riyadayada
Xuduudku wa xagee
Xuduudka ma hooyadaa baa leh
Somaliland guul❤😂🎉
Good news 😊👍🏾💪🏾
Jsl xaqbay u ledahay masayrkeda
Inay noqotay dal madax banan oo
Ay xornimadedi 60kii laso noqoty
91kii cid u diidi kartana majirto
Aqonsina way heshay alxmdlillah
BBS was viewed raadis wax soconayo maha arintaas Taiwan 🇹🇼 k dhow haduu mareykan. Wax aqoonsanayo
Libaaxi china ayaa mesha maraya abti marka kuma dhaco mareekan , balse failed state 🇸🇴 waxba kama qaban karo hadii somaliland la aqoosado😂
@ Haber jacel wax aqoonsi majiro 🤣🤣
Waxaan maalgalisey muuqaalkan somaliland intaasaa ka ilawdeen #BBC
Xassan gurgurte miyu mura dilaci guuul somaliland no more somalia
😂😂tuule
Waaw❤❤❤❤❤
Maashalaah
ANOO KA SOO JEEDO KGS WAXAAN SOO DHAWEYNAYAA OO ILAAHYNA KA BARYAA INE SOMALILAND AQOONSI HESHO GOBOLKA KLE KU SOO XIGA NA WAA MAYLAND🎉
GUUL SOMALILAND THANKS
yamyam iyo khadaad wayney xuf ku dhaafa clipkan ony landers quseeyaa
𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 is back❤🫶🎉
GuuL somaliland❤
Somaliland way uqalanta .aqoonsiga somaliland wuxu daawo u yahay somallia iyo geeska affrica
Qadad wayn xuf ku dhaafa 😂
Xasan sheekh baa dalka,xukuma, qabiil nina ma aqoonsado, waxan lobby ayaa la yirahdaa, lacag baa lagu kalo cunaa, waa idheda barlamaanadu lacagta ku cunaan.
Somalia waxaa xukuma waa hawiye iyo darood qudha anaugu shaqo kuma lihii jamhuuriyada barakaysan ee somaliland baanu leenahay
Guul somaliland aynu gacmaha is qabsano oo hore u soconno
30 sano wayee 10 mahan abahin iyo reer xamarkad ahaydeenbe😅😂
Alxmdulilaah illahayba mahadle
Allaahu akbar maxan u so samirnay aqooonsiga rabow adiga mahdle