WALAALKEY SI KADIS AH TEAM 27 UGU GEEYAY SIDEE USOO DHAWEEYEEN…?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 744

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому +183

    Amiira : Ineey Wallaalkeed Jeceshahay Eey Aad Ugu Faraxsenthy Imashahiisa Yaaa Igu Raacsen❤❤❤Sideeda Kalene Dadka Kalle Xtaa Eey U Qalbi Nadiif Tahay 🎉👍👍👍👍👍🤲

    • @AxmedCabdi-o7p
      @AxmedCabdi-o7p 3 місяці тому +2

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 0:59

  • @Gabadhii-murugeysnayd
    @Gabadhii-murugeysnayd 3 місяці тому +370

    Maxaa ka qurux badan in aad igula saliso xabiibkeena muxamed scw❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 3 місяці тому +284

    Dunida Ma so marin ruux ka sharaf badan Nabigeena Mohamed (ﷺﷺ)❤🕋😢

  • @DoolAli-xz7jz
    @DoolAli-xz7jz 3 місяці тому +157

    Wan ku farax sanahy inaa cawa qofkii ugu horeyaay like sare inaa ahay amiraay😂😢❤❤

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 3 місяці тому +112

    Kusaliya nabigeena muhammad scw kadib wll salaada hala ilaaliyo inshaAllaah waxkasata aad jeceshahay alle wuu idin siinaya❤🕋☝🏼

  • @bossabdo605
    @bossabdo605 3 місяці тому +86

    amiira cida oodhan waa dhaadheer yihiin lkn edna iyo fadma malaysian maa wax u galay gaagaab 😂😂😂😂😂

  • @Bintulcaqli
    @Bintulcaqli 3 місяці тому +179

    Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤❤❤

  • @A.qaadirAk
    @A.qaadirAk 3 місяці тому +70

    TEAM WALBA ONE LIKE🤙🏻🔥

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 3 місяці тому +112

    iNta Sugeeesay iN Abuukar team 27 loo geeyo like dhac ❤❤team Amiira qurux kabax Amiiradeena isn't Easy yaqay 🎉🎉🎉🎉

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 3 місяці тому +43

    Abukaar quruxowww❤mohmad cdee😂😂m.a marka gesishada dhexda oga jirto quruux❤❤🥺

  • @AxmadQani-e8z
    @AxmadQani-e8z 3 місяці тому +56

    Masha allh
    Dadka dhan allah sidaas allah isu jecleysiya aamiin alx

  • @AbdiRahman-yv6yb
    @AbdiRahman-yv6yb 3 місяці тому +229

    Team amiira one like ❤

  • @Deeqoabdulqadir-zg9or
    @Deeqoabdulqadir-zg9or 3 місяці тому +68

    Kusaliya nabigena maxamed scwscw ♥️♥️

  • @JiicaJiica
    @JiicaJiica 3 місяці тому +42

    team Abukar like ❤

  • @sumayahassan-el4ei
    @sumayahassan-el4ei 3 місяці тому +18

    M.a amiiro walalked markuu imaday farxadeda faraxad ku darsontay m.a allah idiin siyadiyo😊

    • @Aziiza_A
      @Aziiza_A 3 місяці тому +3

      Darteed uu uyimid maho😂
      Allaha isku barakeyo dhamantod wax xunna Rabbi ma tuso🤲

  • @HAATIM3
    @HAATIM3 3 місяці тому +34

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому +49

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤

    • @DualesalatMuhumed
      @DualesalatMuhumed 3 місяці тому

      Amiin yarabi

    • @SumayoCabdiraxman-bj9pw
      @SumayoCabdiraxman-bj9pw 3 місяці тому +1

      Scw

    • @salmoburhaan881
      @salmoburhaan881 3 місяці тому +1

      اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bashkacade4642
    @bashkacade4642 3 місяці тому +14

    Teamka dhan gaab gaab iyo fildaro noqdeen markey labo walalo imaaden😂😂😂

    • @xaawomacalin6882
      @xaawomacalin6882 3 місяці тому +1

      Ado nin ah ma maseree 😂

    • @bashkacade4642
      @bashkacade4642 3 місяці тому

      @@xaawomacalin6882 waa maseray ayaa ku dhahy🤣

  • @QueenAmiira-fw6cn
    @QueenAmiira-fw6cn 3 місяці тому +18

    12:26 asad mobelka sawirka usaran dhar saas camal so xiran rabaa😂😂❤

  • @zeynabmaxamed3317
    @zeynabmaxamed3317 3 місяці тому +15

    Deeqow youtube kiisa 50ķ waxyar ayaa udhiman hala gaarsiyo team amiira 😢😊

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 3 місяці тому +45

    Masha allh alla maxay nasiib leedahay gabadhii wiilal la dhashteen gabdhow hadaad haysato wiil wiil kula dhashay ilaasho madaxiisa hoos ha udhigin intii caqli leh way ifahmayaan amiira gabar ku dayasho mudan masha allh farxada allha idiin siyaadsho

    • @mohamedhassan-yc2cw
      @mohamedhassan-yc2cw 3 місяці тому +2

      M.a Gabar caqli bdn

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 3 місяці тому +1

      @@mohamedhassan-yc2cw mahadsanid wllo wiilal way ila dhasheen waliba ayakoo iga waawayn sidii aabahay ayaan uixtiraamaa

  • @Bintulcaqli
    @Bintulcaqli 3 місяці тому +33

    Welcom to 27 waa dad qalbi furan❤

  • @SHUKRIABDULLAHIABDIRAHMAN
    @SHUKRIABDULLAHIABDIRAHMAN 3 місяці тому +31

    Kusaliya rasulkeena Muhammad scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdicaziizbadde24
    @Abdicaziizbadde24 3 місяці тому +63

    Dunidan masoo marin nuux ka khayr badan nabi muxammed scw
    ❤❤❤❤❤

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 3 місяці тому +22

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo geeyo booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 3 місяці тому +46

    Abayo ninkan wilkaga ha u ogalan marnba wu washty hana u ao jawabin😢

    • @hanuuniye252
      @hanuuniye252 3 місяці тому +4

      Shaqa aan taada aheyn ayaad ku jirtaa wiil iyo aabihii god uunbaa kala qarin kara

    • @zahruujadeey4083
      @zahruujadeey4083 3 місяці тому +19

      @@hanuuniye252 abihi lagu laha maninki wecel waye dhahy una diday bilki mkas abihis ah sharciga xita sas maogala wele maxa dhiga kugu yarhy ish nimanka dhan wisku fikir🤮🤮

    • @abdiwalimustaphe
      @abdiwalimustaphe 3 місяці тому +1

      @@zahruujadeey4083 haaa walhy dhamn ragu waa isku fikir xitaa hady qaldan yihiin markasta waxy isku arkan kuwo saxn

    • @Layliish-qh1en
      @Layliish-qh1en 3 місяці тому +1

      Xaladas hada lagama hadlooyo😂

    • @Aziiza_A
      @Aziiza_A 3 місяці тому +1

      Wax aan loo jogin iga dheh🙄

  • @kaafisurdaan6240
    @kaafisurdaan6240 3 місяці тому +13

    Jah Abuukar Hadny Reer Comment Waa Namatalay Waana Run Asiim Waa Uegyhy Xataa Amiira 3da Waa Isku egyhn

  • @ancaamabas8554
    @ancaamabas8554 3 місяці тому +20

    Amiiroyy video gaaga saa usuga lee🤤❤love you mcñei ❤

  • @MohamedFarah-vz6nj
    @MohamedFarah-vz6nj 3 місяці тому +28

    Amiiro walaashay farxdaada waa farxadina walaashay 🎉🎉🎉

  • @Ruweyda_384
    @Ruweyda_384 3 місяці тому +3

    Ceyda funaanaduu qabo tii sundus ukeenyay soomaah

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 3 місяці тому +13

    12:47 ceyda cawada😅faalanadii sundus buu wataa

  • @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
    @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp 3 місяці тому +4

    𝗦𝘂𝗻𝗱𝘂𝘀 𝗮𝗯𝘂𝗸𝗮𝗿 𝗶𝘀𝗸𝘂𝘀𝗼𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆𝗮𝗮𝗻

  • @kuu617
    @kuu617 3 місяці тому +3

    Qurux badana Amira walalked bisinka😳wadnaha nay nay😮‍💨😂

  • @pharhiahappy3583
    @pharhiahappy3583 3 місяці тому +14

    Hda 18 qof iga dhex aragto caan baan ahy 😂😅😂

  • @zuuzanbbeqali6233
    @zuuzanbbeqali6233 3 місяці тому +3

    Abubakar qrxlw😂❤

  • @quruxbilan2708
    @quruxbilan2708 3 місяці тому +17

    masha allah amiiraha walalaheed laf ayeey leeyihin dadka wey ka dhex muuqdan ❤

  • @Team_koko45
    @Team_koko45 3 місяці тому +23

    Team Amiira like 👍

  • @maryamomohamuud6412
    @maryamomohamuud6412 3 місяці тому +5

    Walasheey qurux badaneey I love you ilaahey dartiis aaa kuu jeclahey ilaahey hakula jiro mustaqbal wanaagsan aan ilaahey kaaga rejeynaaa abaayo waa ku jeclahey ❤❤❤❤❤❤

  • @QueenNajmita
    @QueenNajmita 3 місяці тому +4

    Team abuukar one like 😊❤

  • @Zhiliishz
    @Zhiliishz 3 місяці тому +25

    Team amiradeena one like❤❤❤❤

  • @Itz_miira
    @Itz_miira 3 місяці тому +7

    Koko inta sugeysey iney imaato😢😂

  • @EdurOnline1
    @EdurOnline1 2 дні тому +1

    2:15 Çok Güzel
    Dhawaaqa
    Jok guzaal ama Jok guzeel
    Macnaha
    Aad u qurxoon
    Vallah doğru kelimeye kullandın ArimaHeena
    Türk kürsü girebilirsiniz

  • @maryamahmed7078
    @maryamahmed7078 3 місяці тому +23

    Inta caawa xaflada sugeysey qac ka yeertay one like😩

    • @YahyeHazen-qp2ji
      @YahyeHazen-qp2ji 3 місяці тому +1

      20kaa Lagu dhahee Ma 19ka😂

    • @Kingzayon112
      @Kingzayon112 3 місяці тому

      20 aya lagu dhahay maxaa magalo qaldan miyad jogtin

    • @SiyadaMohamed
      @SiyadaMohamed 3 місяці тому

      Tariq tha Miya kuwarerte

  • @IqbaalRoobleAwaadan
    @IqbaalRoobleAwaadan 3 місяці тому +18

    Maasha Allaah wllo isku faraxsan Alle haysku kiindaayo Aamiin yaa Allaah ❤❤❤😊😊

  • @tuneeyyyyy
    @tuneeyyyyy 3 місяці тому +14

    Abuukar iyo ceyda lisma barin falraha raaca😂😂😂❤❤

    • @AhmedRahmo-vd7yi
      @AhmedRahmo-vd7yi 3 місяці тому +3

      Waa haysaa 😂😂😂

    • @Kingzayon112
      @Kingzayon112 3 місяці тому

      Mesha Ceyda ka soo firso halkase isku soo barteen

  • @Cristiano07-m
    @Cristiano07-m 3 місяці тому +21

    Ku sali xabiibkeena Muxamed (scw)

  • @MariamahmadAbdirisak
    @MariamahmadAbdirisak 3 місяці тому +30

    Team amiira one like😊

  • @SamiiraCabdullahi-yz3zu
    @SamiiraCabdullahi-yz3zu 3 місяці тому +22

    Team amiira one like 😊❤

  • @yusracabdiraxmaan9964
    @yusracabdiraxmaan9964 3 місяці тому +2

    Amiira abyo talo yr oo xafladda kusbsan kusoo jeedin lahaa wxey tahay
    1Xfladda dad nidaamiya usameso somli mryoley fdhista luguma karo oo mrwlb dadka istag tagn aya xfldihina hleya
    2 isku dhxyaaca dadka qaarna wxey duubnayn qaarna wey dheelan iygana iska jir
    3 si nidaamsan udheela team ka team uistaaga dadka inta kalena ha daawadaan jwi dagn
    4 carruurta lsoo wadaayo iska maareey/xkameey
    5 dadkan tirada bdan oo qof wlba wx duubnaayo nidaami oo wx usheg saf hgalaan iygana isku dhcyaac ayey xafldihiina kusmeeyan mrwlb
    5 smee wx kaduwn xafladihii hore ,stage ka soo istaag si aan cbsi lehen uga hdal libaax iska dhig
    6 Vedioga xfladda hsoo daahin

  • @umusharafaden2750
    @umusharafaden2750 3 місяці тому +6

    Asc wllshay amiira wll an ku nasteexeyo qosolka faraha badan iska daa qalbiga ayu madoobeyaye
    Inana wad tahaye hahaha xishood aya lagu yaqaanaye

  • @NuurtaAbdiqaadirisaaq
    @NuurtaAbdiqaadirisaaq 3 місяці тому +23

    Ku sali Nabi Mohamed scw

  • @xumannecen4368
    @xumannecen4368 3 місяці тому +5

    M.a xabbti Amiro allh ku siyadiyo noloshaan quruxda badan cumridher iyo bibado suban wax kudhibo allh kuma tusiyo cadowgada captain hose jir oo joog ❤

  • @mulkimaxamedxassan2567
    @mulkimaxamedxassan2567 3 місяці тому +6

    Team 27 dartood lee tube ufiiirsada😊 iyo maxamed faanaya😂😂😂😂

  • @HooyofadumooHooyofadumoo
    @HooyofadumooHooyofadumoo 3 місяці тому +2

    inta ila sugi la san xalfada😂😂

  • @Dagan9322
    @Dagan9322 3 місяці тому +5

    Amiira wiilka wlkaa ah xurmee dadka hortooda fanaaye maxaa u leedahay

  • @najaxaxmed1294
    @najaxaxmed1294 3 місяці тому +3

    😂dadkiba way yaryaraden markay markay amira walalhed yimaden❤😂

  • @nasteexonuur9494
    @nasteexonuur9494 3 місяці тому +39

    Team Amiiro qurux plz like ❤

  • @Maya_6678
    @Maya_6678 3 місяці тому +4

    Koko Lee mqn next time inshllah 😂❤❤if know what i mean 😉😂if don't get it forget a bout it😂

  • @Caishoqalanjo-nb1of
    @Caishoqalanjo-nb1of 3 місяці тому +3

    3 hours bis aa waxa fiirsatay 90 kun waawareey ayantaan views wu kuu shidan yahay amiroy😮🎉🎉🎉❤

  • @SaadiPoi
    @SaadiPoi 3 місяці тому +2

    Asad waxa uu kawada sawirka moobilka saaran mafahantay hada😂😂😂😂 hanbalyo🎉🎉🎉 walaashey qiimobadan😊

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 3 місяці тому +2

    Wcs videogan xla sugye dhola tus millatery aa mlmhn socdo shekdn rer tiktok le fahmi kran 😂

  • @Number1fanteam27
    @Number1fanteam27 3 місяці тому +14

    Qof walba wllkiis Cid kama dooranaayo❤

  • @SahraHappy
    @SahraHappy 3 місяці тому +2

    Wll exam ayaan gali rabaa ilhyy dartii igu soo ducee in natiijo aad usaraysa aan keeNo 40 ducadooda waa la aqbalaaye

  • @xawoxilkas
    @xawoxilkas 3 місяці тому +10

    Amira ilha haku xafido ❤❤wlhi wanku jeclahay

  • @SabiirinXasan
    @SabiirinXasan 3 місяці тому +4

    Amiira walalahed Dadki wey Qarsaden m.sh😂❤

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 3 місяці тому +10

    Wax ku kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤

  • @zaytuunyusufhassan
    @zaytuunyusufhassan 3 місяці тому +5

    Sundusa iyo amira wwll is jecel

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs 3 місяці тому +7

    Amiiira walaalkeed funny waaaye maxamed😂😂😂

  • @sususiman5356
    @sususiman5356 3 місяці тому +2

    Asad suud ayan soo gatay ayu ka wadaa amiira ma fahmoso 😂😂

  • @SihaamJama-u9l
    @SihaamJama-u9l 3 місяці тому +4

    Amiroh ilhy hanka dhafoh farxadad dadbdn dhiboyoh😢

  • @Janno66
    @Janno66 3 місяці тому +1

    Xiligaan xaflada leesku diyaarinooyaa ama weyba dhacooysaaa😂❤ cwa xaflada wpa sugi la,ahay😂😂😂🎉

  • @daadirmaxamedbarqatle533
    @daadirmaxamedbarqatle533 3 місяці тому +3

    Horta adi io cumeer marka islajoktan wan kufaraxa runtii bashalkiina an jeclahay

  • @dhulkaygahooyo3023
    @dhulkaygahooyo3023 3 місяці тому +4

    Amira qurux maasha allah family ❤ Abukar asad hagio team 27 waa game inuu kusaameya sheeg “walalka amiira” gamekaas 😂🎉

  • @AbdiweliHussein-dy4qy
    @AbdiweliHussein-dy4qy 3 місяці тому +9

    Team Mr fanaye one like ❤

  • @Userdima1357
    @Userdima1357 3 місяці тому +6

    Ani wiilasha walaaleheey sida qof shisheeye cml wexee iiga baahanyhiin bas i waydiistaan. Ma xasuusti anagoo wada qosleeno oo Isla fadhino anga oo walaashood ka yar ah🥹😌.
    Ilaahey hanii xafido amiiro iyo walaaleheed

    • @Msshappy58
      @Msshappy58 3 місяці тому +1

      Sorry 😢 queen wllhi aniga walaalahay sidaan ka daran wye habin anago qaraaxesan ma seexo hooyo aa na kala buriso dadka isku mid maahan sidaa isku fahansa nahy waa cajiib

    • @Userdima1357
      @Userdima1357 3 місяці тому +1

      @@Msshappy58 M.a abyo ilaahey nii ma kala fogeeyo ☺️❣️

    • @najmocali6389
      @najmocali6389 3 місяці тому

      Isku hoyo isku abo ma tihin miyana?😢

    • @Userdima1357
      @Userdima1357 3 місяці тому

      @@najmocali6389 isku hooyo isku aabe waa nahay abyo😌 intaas aan so weynaanayey ayaga saas ah umban arkayey

    • @YahyeHazen-qp2ji
      @YahyeHazen-qp2ji 3 місяці тому

      Waa somalidu siday u badanyihin wll Dad yar ba sidan isku Fahansan❤

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali27 3 місяці тому +9

    One love ❤️ team amiiro qurux 😢😮❤

  • @Tuneyyyyyy
    @Tuneyyyyyy 3 місяці тому +1

    Vedio gan markad dawanosid meqoo like tisa maroya Me:18k❤

  • @mayzaabdirahman1113
    @mayzaabdirahman1113 3 місяці тому +7

    Kan wallhi funny waaye mahamett😅😅

  • @HabonSacad-b2i
    @HabonSacad-b2i 3 місяці тому +2

    Trimaa Abukar😅 like

  • @saamiyasaciid3889
    @saamiyasaciid3889 3 місяці тому +3

    Ani amiir sayit markuu imado lee sa u faraxsantihin u farxaa reer coment sababto a asi dhan youtube ka ka hor ma arkin wilkan

  • @kingmudi1519
    @kingmudi1519 3 місяці тому +10

    Wooow team Amira one like

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed 3 місяці тому +1

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan

  • @AbyanMaxamedahmed
    @AbyanMaxamedahmed 3 місяці тому +2

    Inta dharka amiira soo xiran doonto ka dhararooso one like😂

  • @HANAJAMAC-k2t
    @HANAJAMAC-k2t 3 місяці тому +29

    Team 27 waa ika jeclhay❤🎉

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 3 місяці тому +7

    Gacmaha illhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 3 місяці тому +2

    Team Amiira qurux one like 👍

  • @Akwadani
    @Akwadani 3 місяці тому +4

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @asiamusemohamud8948
    @asiamusemohamud8948 3 місяці тому +5

    Amiira fahan sawirka meesha u saaran dharkuu qabo uu kawadaa asad waa soo xiran😅

  • @FilsanMaxamuud-xw2sz
    @FilsanMaxamuud-xw2sz 3 місяці тому +1

    Asad wuxu kawada xaflada yacni mobelja wuxu soxirana camal sundka mobelkisa kutusaye adi iska dheh sud😂

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 3 місяці тому +3

    WELCOME
    MALESIA. UBUKAR
    IYO
    TEEM. 27 ASAD HAJIO. TEEMKIISA. KUSOOYAWOOW❤❤

  • @NNnnn751
    @NNnnn751 3 місяці тому +1

    Kkkk mohamed waa qosol libaax leerta jiifa 😂😂😂😂

  • @Liverpoolsomaliis
    @Liverpoolsomaliis 3 місяці тому +4

    ceyda dulufow noqday wllhi markow abukar ag istaagay 😂

    • @Sarasiman123
      @Sarasiman123 3 місяці тому

      Naga aamus wa lagu maqloya 😂😂

    • @munamaanka8020
      @munamaanka8020 3 місяці тому

      23 jir waaye inuu Kala baxaa rajeeneenaa hadaa nahay fanskiisa😊😂

  • @NimcoYuusuf-kt9jo
    @NimcoYuusuf-kt9jo 3 місяці тому +1

    Asxbta❤temela❤amira❤dagdaga❤❤igula❤gadhasiya

  • @apdirahmanmohamed-qc3pf
    @apdirahmanmohamed-qc3pf 3 місяці тому +3

    Team amiira ilaahey ayaan idin ku dhaarye ikaca Mar kliya gacanta isaara cadowga ha ijabinina

  • @KowsaeSaid
    @KowsaeSaid 3 місяці тому +4

    Cedar maanta funa nadii sundus xiranyahy love buuran

  • @Asmabarre868
    @Asmabarre868 3 місяці тому +7

    Congratulations 🎊 xaflada 1m ❤

  • @SumayoIsxaaq-jc8tn
    @SumayoIsxaaq-jc8tn 3 місяці тому +2

    M.a🥰 isku ekaa oo qurux badan ilmihi hooyo calwiyo❤

  • @EdurOnline1
    @EdurOnline1 2 дні тому +1

    Emiir seyid u maleyey

  • @SagalNur-bo7gm
    @SagalNur-bo7gm 3 місяці тому +2

    Abyo xaflad wacan asim hala ilaaliyo inshallah farxad ayaan ku dhaafay ❤ peace and love❤

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 3 місяці тому +14

    Mnsha Allaaah, wallaalada Oo Garbahaaga TaagaN mxa ka fiicaN ilaahey Heydin Dhawro Ninkaas Maxamed wuu weynaadey Dhweraadey maalmihii uu Malleysia Yimid MaskiiN Ayu Aha hda wuu kaftamaya wada Qossol Ayu Noqdey,Allaa YabbaariK