PRANK UGU XUMAA CEYDA KUSAMEEYAY AAD IGA XANAAGAY / AARSASHO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 1,3 тис.

  • @BishaarJey
    @BishaarJey 7 місяців тому +891

    ilaa hada maa arko qof love saryo saliga Nabiga mohamed scw ❤

  • @Aishahassan2455
    @Aishahassan2455 7 місяців тому +422

    Amiira gabadhayda yar baa kujecel iyadana amiira la dhahaa waa 6jir markasta hooyo amiira iigee daawadee idhahdaaa ❤❤❤❤😂

  • @NafisoCadey-yq4lo
    @NafisoCadey-yq4lo 7 місяців тому +409

    Allah dartisa usher garey😢😢 saliga nabigana scw😢

  • @MilleteryGirl11
    @MilleteryGirl11 7 місяців тому +355

    inta prnkiyada amiro io ceyda jecel like❤😂qabqab iloveyou ❤

  • @SuhuurMahamed-u5l
    @SuhuurMahamed-u5l 7 місяців тому +422

    Inta markay prank aragtay so carartey like saar 😂😂

    • @Zuheip09
      @Zuheip09 7 місяців тому +5

      Horta soo carartay erayga ma iska dhaaftiin

    • @SuhuurMahamed-u5l
      @SuhuurMahamed-u5l 7 місяців тому +2

      Mxa erey khaldan miyana

    • @Sacdiya-s7q
      @Sacdiya-s7q 7 місяців тому +2

      Xalfadii baanba sugayay ani😂

    • @Zuheip09
      @Zuheip09 7 місяців тому +4

      Eray qaldan maaha lkn wuu batay 😂😂

    • @Fairy_200
      @Fairy_200 7 місяців тому +3

      War anoo dhex joga le is arkay waa soo haaday😂😂❤

  • @Team_koko45
    @Team_koko45 7 місяців тому +260

    Team Amiira qurux like 👍

  • @Welcome-d1g
    @Welcome-d1g 7 місяців тому +581

    TEAM KAAMIL AND MALIKA ONE LIKE ❤😊

    • @FarhiyaHashi-x8s
      @FarhiyaHashi-x8s 7 місяців тому +9

      Mxa lagawada qabqab😊 adigoo rali eh❤

    • @qaalinoor
      @qaalinoor 7 місяців тому +2

      She get you so bad this time for 😂😂😂😂

    • @KeynaanMohamud-qy8tp
      @KeynaanMohamud-qy8tp 7 місяців тому +2

      Prank baa lakaa sugaa wiilow

    • @bintisomaalchannel7069
      @bintisomaalchannel7069 7 місяців тому +2

      Ceyda amiira brank kusameey

    • @raxmocumar7901
      @raxmocumar7901 7 місяців тому +2

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😮😮😮😮😮

  • @QueenAmiira-fw6cn
    @QueenAmiira-fw6cn 7 місяців тому +131

    Team Amiira is Not easy 😎😂😂 Ceyda we kuhesata😂😂

  • @AsadaliMaxamuud
    @AsadaliMaxamuud 7 місяців тому +178

    Aan Ku wada salino nabigeena muxamed scw scw ❤

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 7 місяців тому +80

    kusaliya xabiibikena maxamed scw scw scw nnkh❤️

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 7 місяців тому +56

    Yes Team Amira ceyda waa laga arsaday COMING SOON 1m ❤❤🎉🎉

    • @Fairy_200
      @Fairy_200 7 місяців тому +3

      Baga 😂❤

  • @AyaanAmaan-ky7ce
    @AyaanAmaan-ky7ce 7 місяців тому +167

    Team caymir one like 👍

  • @adno6970
    @adno6970 7 місяців тому +83

    Team sundus ayanle and amiira and koko one like and one repely😎😘

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 7 місяців тому +106

    Kusaliya nabigeena muhammad scw waxbadan ayad ka fa'ideesa inshaAllaah❤🕋☝🏼

  • @Ifrah849
    @Ifrah849 7 місяців тому +87

    Waxaa kugu hamblyeyna 1m Amiira qurux qufka ugu horeyo ina noqda jeclhy ❤

  • @Zuheip09
    @Zuheip09 7 місяців тому +90

    Amiiro caawa xaflada ayaaba kaa sugaynay aaway prank aaba soo galisay 😂😂😂

    • @zeynabadam6173
      @zeynabadam6173 7 місяців тому +3

      Video xaflad sugeyny beeh😫😂

    • @Zuheip09
      @Zuheip09 7 місяців тому +1

      @@zeynabadam6173don’t worry wey soo galinee hadhaw snap ka adna ka soo daawo xaflada muuqalo qurux waaye caawa 😂😂😭

    • @Zuheip09
      @Zuheip09 7 місяців тому

      @@zeynabadam6173abaayo lkn caawa koko ma imaaanin xaflada caawa 😂😂😢

    • @BrwaqoMuhmed
      @BrwaqoMuhmed 7 місяців тому

      Way soo galinaysaa insha allah way wada jogan

  • @isaakbakool273
    @isaakbakool273 7 місяців тому +100

    Marba hadey amiiro xaflada soo duubin ceyda keligiis ley soo duuba iga qora😂😂😂❤❤❤

    • @king-Hanad7181
      @king-Hanad7181 7 місяців тому +1

      mya video 2aad baa jira hasugiwayin

    • @Sarasiman123
      @Sarasiman123 7 місяців тому +1

      Wa runtada ceyda kaliya aya so galinayo

    • @Royamiqdad
      @Royamiqdad 7 місяців тому +1

      Waa sax m.a 😂😂😂😂😂

    • @adandiiriye4333
      @adandiiriye4333 7 місяців тому

      Waalisla ogyahay😂😂😂😂

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille 7 місяців тому +68

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂

  • @CazaamIlyaas
    @CazaamIlyaas 7 місяців тому +54

    Qofka ugu horeya team amira one like❤😂

  • @ShamsoCabdulahi-s9u
    @ShamsoCabdulahi-s9u 7 місяців тому +45

    Amiira qurux wax ku dhibo ilaahey kuma tusiyo❤

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 7 місяців тому +38

    TEAM Ceyda is not Easy Amiiradeena❤❤ hayeelin Saas Qab Qab Maskin wye😢 kadaa mcneyyy Amiira qurux 🎉🎉

  • @AasiyaCabdirisaaq-k7k
    @AasiyaCabdirisaaq-k7k 7 місяців тому +104

    Xaflada in lasoo duubo inta sugaysay one like❤🎉

  • @sagalxasan8229
    @sagalxasan8229 7 місяців тому +47

    Waa soo arsanay team amiira😂😂😂sorry ceyda😢

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef 7 місяців тому +59

    Team amira qurux like😊

  • @LadanAxmed-ix9rj
    @LadanAxmed-ix9rj 7 місяців тому +53

    Inta markey prank arkeen soo cararey 😂😂❤❤❤

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 7 місяців тому +32

    Tem amira wan so arsany😂😂❤

  • @Welcome-d1g
    @Welcome-d1g 7 місяців тому +83

    TEAM AMIIRO QURUX ONE LIKE ❤😊

  • @MunaQaaali
    @MunaQaaali 7 місяців тому +28

    Amiira ceyda waad nooga soo aaartay yeesss lkn xaflada ma so dhigaysid miyaa😢❤

  • @XasanDhore-w7d
    @XasanDhore-w7d 7 місяців тому +24

    Team 27 cayda iyo amiiro isku Mar aan 1milion gaarsiino si ay isku Mar udabaaldagaan

  • @Aasiyamaxamed-g8t
    @Aasiyamaxamed-g8t 7 місяців тому +45

    Inta parnki arktey soo caratey like❤

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 7 місяців тому +8

    Hayeey TEAM AMIIRA ISN'T EASY WLHY 😂😂cayda caawa way kuhaysataa nabar xaqdaro alle hakaaga dhigo 😂😂😂😂AMIIRA dhibley ❤❤❤❤we love you our queen ❤

  • @Muniiizah
    @Muniiizah 7 місяців тому +15

    Team amiiira hada nhy wax nalaka qaban karo maleh wixii dhimanya anga ma aha dantyo😂😂media wan qasnaa gees ka gees team ceyda derisna wa la nhy yeelkeda hoooya mar kle 😂❤😂

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 7 місяців тому +1

      Se yeelnay ceyda team amiiro is not easy😂😂

    • @Muniiizah
      @Muniiizah 7 місяців тому

      @@Gosha-rercarale wax lynga qaban karo maleh alpih😁😁

    • @Prettysundus
      @Prettysundus 7 місяців тому

      Team Amiira is not easy ❤❤

  • @NadiiraAwil-p6w
    @NadiiraAwil-p6w 7 місяців тому +65

    Team amiira onw like😂❤

  • @Aliza.Mahamed
    @Aliza.Mahamed 7 місяців тому +37

    Team Amiira 1M coming soon❤🎉😢

  • @ayaangacal3720
    @ayaangacal3720 7 місяців тому +45

    Inta so cararte markey prnk aragtey iyo cayda😂❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 7 місяців тому +15

    war Amiira waa caqli ley jaanis haduu kuso maro waa laga faaidaystaa yaah ceyda wax aan macquul ahayn bay ula timid xaflada ma imaanaayi ayay ba iska so jartay waliba wakhti aan la baajin karin bay ku qabatay waana jaanis dahamiya 😅 lkn ceyda xogaa waa ka naxay wakhti badan aso haynin o hawlo badana u yaalan bu hadana kaso tagay 😢 lkn mac adi ma joogi waayino ceyda 😂😂😂

  • @Mohammuud
    @Mohammuud 7 місяців тому +19

    Amiira cawada 2 vedio soo wada iga qora 😂😂😍

  • @Amiirada2
    @Amiirada2 7 місяців тому +10

    Team amiira isn't easy😱teda kle waadugi la'ahy inaa arko amiira hbeenkeeda side ufataxsananeso io quruxdeda 🥹❤️‍🔥🥹

    • @SucdiQurux-cm3eh
      @SucdiQurux-cm3eh 7 місяців тому +1

      Same wallahi waba sugi la ahy illaahey nabad hanugu garsiyo❤

  • @SaabariinMacalin-d6n
    @SaabariinMacalin-d6n 7 місяців тому +39

    Amiiro abyo mcnto gabadheyda kugu samiyay xbbti jaceyl aan kuu qabo

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 7 місяців тому +24

    Amira wa so arsaty 😂😂❤

  • @Cabdalecade0154
    @Cabdalecade0154 7 місяців тому +22

    Fiiri qab qab koormee noo sheekeysiin pliz waa sugilahaay😢😢😢😢

    • @JanoYar-np3vt
      @JanoYar-np3vt 7 місяців тому +2

      Ilaa hada rajo maa ka qabta inay noo shegaan ani wa ka quusty😂❤

  • @AnisoHassanAbdi
    @AnisoHassanAbdi 7 місяців тому +15

    Viva Time Ameera qurux waxa sugnaba waa 1m i.a vidoeka kan xika waa dbaldaki 1m i.a❤❤❤

  • @MissNafyar
    @MissNafyar 7 місяців тому +16

    Team 27 Allahayoow anigoo arkin Allahayoow ha ifili😂❤

  • @NaimaAli-j5v
    @NaimaAli-j5v 7 місяців тому +13

    Amiira walhi San kuu jeclaHay aya kenaY inan hore usugo vidioyadada❤❤❤❤❤❤❤come soo. 1M❤🎉

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 7 місяців тому +56

    Team Amiira Qurux one like 👍

  • @idilmohamed8658
    @idilmohamed8658 7 місяців тому +28

    Amiira senayesha😢inta xaflad sugese🎉

    • @Fairy_200
      @Fairy_200 7 місяців тому +1

      Yadana way inosoo dhigaysa inzha allh❤

  • @MarwaGuleed
    @MarwaGuleed 7 місяців тому +31

    Amiira quruxeyyy abaayo😢❤

  • @Abdifitah1988
    @Abdifitah1988 7 місяців тому +9

    Ceyda raganimo ayaa ka arkaa lkn dumarka raga wey waalan maskin ceyde waxaa umaleynaa qalka😂amiiro in uu qaado qaado amiiro waa kuu qalmataa waana❤walasha😂qoffican amiiro qurux tiim amiiro ahay

  • @YusroyusufMaxamed
    @YusroyusufMaxamed 7 місяців тому +12

    Amiira ceyda wuu ke jeclyhy ❤ wlhi

  • @munakhayr1404
    @munakhayr1404 7 місяців тому +12

    Wooow first comment qab qab inde gurii

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 7 місяців тому +36

    Team Amiira isn't easy 😂

    • @AnfacMaxamed-bo7vg
      @AnfacMaxamed-bo7vg 6 місяців тому

      Amiro isn't easy ❤❤❤❤🎉🎉

    • @xaliimomaxamuud313
      @xaliimomaxamuud313 5 місяців тому

      Malaysia 🇲🇾 joogaa. abayo. cawa sawir kulagalayaaamiiro. Ayaan. Hore. Waan kuarkay adoo. pnraki. samee nooyaaa.

  • @Axmed-vi7rg
    @Axmed-vi7rg 7 місяців тому +32

    Leeeee waa isku naxy naaag dhan oo xaflad sugaysay oo prank u so dhacay lkn ceyda mac sokor wlhi way kugu macdahy😂😂

    • @Naxariisleyyyyyy
      @Naxariisleyyyyyy 7 місяців тому +2

      Ani camal mad thy xaflad sugayay😂😂

    • @Amirafan1
      @Amirafan1 7 місяців тому +1

      😂😂😂😂😂

    • @JanoYar-np3vt
      @JanoYar-np3vt 7 місяців тому

      Wlhi way inoo aarty 😂Caydaa inaga badane oo so galinaya

  • @tuneeyyyyy
    @tuneeyyyyy 7 місяців тому +10

    Amiira iyo ceyda prnk gooda saa u jclhy lew wlhi😂❤❤

  • @SumayoXuseen-pv5nx
    @SumayoXuseen-pv5nx 7 місяців тому +11

    Kursi ayaan idinka gadinaa kulahaa 😂 see nola gadisaa amiiradena dhan ayaaba no joogtee mac sokor ayay ku thy wlhi 😂😂 amiira is not easy

    • @Sarasiman123
      @Sarasiman123 7 місяців тому +2

      Naga qabta. Ceyda kursiga yu noola gadin aniga korsi aya ku fadhiye lkn wa kakacey 😂

    • @SucdiQurux-cm3eh
      @SucdiQurux-cm3eh 7 місяців тому

      Amiira is not easy ❤

  • @HafsaMaxamed-dd8qn
    @HafsaMaxamed-dd8qn 7 місяців тому +20

    Xaflada video wn kaa sugeynaa cwa amiira qurux ❤❤

  • @SakariyeMohammed-dl9jb
    @SakariyeMohammed-dl9jb 7 місяців тому +16

    Amiira xalfad aad gadhid 1million yaa ❤

  • @Hafzaaaaa
    @Hafzaaaaa 7 місяців тому +7

    Xaflada 1m dhar shidan kaa sugeenaa Amiradeena ❤

  • @Sarasiman123
    @Sarasiman123 7 місяців тому +17

    Team amira isn't easy 😂😂

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 7 місяців тому +3

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰💞💕

  • @muuserashiid7800
    @muuserashiid7800 7 місяців тому +32

    Plz one like guyz😢❤

  • @Mabruuka-k9l
    @Mabruuka-k9l 7 місяців тому +5

    Team Amira is not easy 😂❤😢😅

  • @Imoo5
    @Imoo5 7 місяців тому +10

    1 million on the way congrats Amiraa❤❤

  • @boqoradainaali3311
    @boqoradainaali3311 7 місяців тому +19

    Yess Manta anaa uhoreyo😂❤

  • @ikraam_72
    @ikraam_72 7 місяців тому +9

    Horta amiira io ceyda marka isku aragtan maxa la caytan taan uwal dhocelo amiira ka maseer san bey ahyena hda niman ba so racay oo idenka maxa iden haya mise amiira isku rabtan 😂dhaqyahy amiira ka dhamada 👋😹

    • @Ceymir-et
      @Ceymir-et 7 місяців тому +3

      Aqwan amira rag iyo dumarba wey kamaseran😂

    • @Juusto-o4b
      @Juusto-o4b 7 місяців тому +1

      Nimanka amiiirw rabaan naagaha na ceyda anaa ku shegaye 😂😂😂mana heli karan kuwiii la rabay na iyagaa israbo😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 7 місяців тому +2

      caydu iyaga lee ku noqonee waayo dadka xun xun le caytama 😅

  • @najmanajuu5272
    @najmanajuu5272 7 місяців тому +8

    Amiiro wlh am your biggest fan ❤😊 xapipty love you❤

  • @NasraDeeq-w5d
    @NasraDeeq-w5d 7 місяців тому +4

    maba kaa tagyo si walba hadu u xanaqo cous wuu ku jecelyahay wuu kacay wuu so labtay anaka wax noo shega nio😅😂😂

  • @sucdiadan1859
    @sucdiadan1859 7 місяців тому +6

    Coming Soon 1m❤🎉
    Congratulations 🎉

  • @Hotthanabdiraxman
    @Hotthanabdiraxman 7 місяців тому +9

    Inta i love you ila maqashi one like😂😂

  • @AbdiRhmAbdow
    @AbdiRhmAbdow 7 місяців тому +34

    Free palastine 🇵🇸😢😢

  • @HodanMohmed-jp7yu
    @HodanMohmed-jp7yu 7 місяців тому +20

    Amiira way noo aartay😂

  • @Filsanaxmed-pf2lf
    @Filsanaxmed-pf2lf 7 місяців тому +15

    Wallshay qurux badan 10M bad uu qalan taa wll0 mcn guul ban kuu rajaynaya ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @HassanBashir-fr6rn
    @HassanBashir-fr6rn 7 місяців тому +3

    Amiiro markii kaamirada lugu sooquray woo xanaaqay cayda waxeedhahday xabiib maxaa uxanaaqay inta ilmaqashay isooraaca ❤❤

  • @ifrahmohamed4570
    @ifrahmohamed4570 7 місяців тому +4

    Amiray coming soon 1m wllahi wasugi laahay sithi ano gari rawa okle❤

  • @CaishaCisman-g6q
    @CaishaCisman-g6q 7 місяців тому +2

    Hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo amiiro qurux 1m kabadan ayaad uqalantaa❤❤❤

  • @abdallehaaji9364
    @abdallehaaji9364 7 місяців тому +30

    team ceyda like saara🥺

  • @Maryaneeyy
    @Maryaneeyy 7 місяців тому +34

    Balan IGA qaad inaa salaada ilaalinaysid😢

  • @SucdiQurux-cm3eh
    @SucdiQurux-cm3eh 7 місяців тому +10

    Yes waan ar sany hada nhy team amiira ❤

  • @FardowsoAbdisalam
    @FardowsoAbdisalam 7 місяців тому +2

    Amiira 1M coming soon🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @ShakiiraUpdikarem
    @ShakiiraUpdikarem 7 місяців тому +21

    Amiira cadey wiilka edad u ahye igu salaan asim yare 💋❤️

  • @NuuriyocaliXuseen
    @NuuriyocaliXuseen 7 місяців тому +6

    Amiiri san max nugu gashay waxan sugeen xafaldii cawa labo video noso gali amiirdeen❤❤ codsi

  • @XaawoMaclin-cn1nn
    @XaawoMaclin-cn1nn 7 місяців тому +3

    Aan kusalino nabigeena muxamad salaahu caleeyhim wasalam 📿📿📿🤲🏻😭🙏🏻

  • @NasraDeeq-w5d
    @NasraDeeq-w5d 7 місяців тому +2

    baayo wiilka haku adkayn dhaxa gbdho joga lkn aduu ku raba cous you are his crush😂😂😂

  • @nimconuura-zb8kl
    @nimconuura-zb8kl 7 місяців тому +6

    Amiira qurux wn ku jeclahy❤❤

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 7 місяців тому +4

    😂ala.ceyda we socnee kulaha dawqa iska turaa bal adi le dhimnese ma eyda dhimneso ine ka naxeso ogyahy wlhi❤

  • @manaalmahiir9238
    @manaalmahiir9238 7 місяців тому +5

    Masha Allaah Amiira qurux qali ❤💋

  • @deeqacllaahi4995
    @deeqacllaahi4995 7 місяців тому +1

    Masha allaha hanbalyo Aamiira qurux mss 1 m 🎉❤❤❤❤

  • @QueenAmiira-fw6cn
    @QueenAmiira-fw6cn 7 місяців тому +19

    Amiira xaflada na noso dhig Lobo Video 🎉😂❤

    • @Fairy_200
      @Fairy_200 7 місяців тому

      Haa ani xataa wa sugooya come on😂😂❤

  • @Mohaziano
    @Mohaziano 7 місяців тому +2

    1M coming soon only 6.5k reamain let,z go team amiira qurux❤

  • @FahiimaYusuf-sh4ut
    @FahiimaYusuf-sh4ut 7 місяців тому +10

    Team amiira isn't easy 😂😂

  • @SaciidoMaxamed-jc8cz
    @SaciidoMaxamed-jc8cz 7 місяців тому +1

    amiira ❤Cayda wad,isku nuureysan 👑😍

  • @NimcoAbdiqadir-pg6eq
    @NimcoAbdiqadir-pg6eq 7 місяців тому +11

    Inta Markey bank maqashey soca rartey😅😅

  • @AragsanMohamed-od5in
    @AragsanMohamed-od5in 7 місяців тому +1

    Team amiira qurux 1m coming soon ❤❤❤❤❤❤

  • @QueenAmiira-fw6cn
    @QueenAmiira-fw6cn 7 місяців тому +6

    Omg amiira Pranki wano so arty 🎉🎉❤💃😂😂

  • @SucdiQurux-cm3eh
    @SucdiQurux-cm3eh 7 місяців тому +13

    Amiira video xaflada nosodhig plz❤

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 7 місяців тому +4

    Video xaflada sugayi be wxay prankigan amiiro😂😂😂hada videogan san ah tiktok lakena idinko isku suronosiin😂😂

  • @mulkimaxamedxassan2567
    @mulkimaxamedxassan2567 7 місяців тому +4

    Firs comment😂❤ team amiira qurux 😊

  • @JawaahirMaxamed-cz1px
    @JawaahirMaxamed-cz1px 7 місяців тому +8

    Amiiradeena❤Tu jeclhy wlhiiiii❤

  • @QueenAmiira-fw6cn
    @QueenAmiira-fw6cn 7 місяців тому +2

    Amiira Prankiga Naga so adkey yaqey 😂😂😂

  • @Indhoss_ll
    @Indhoss_ll 7 місяців тому +9

    Comantiga ugu horeye😂😂

  • @falisShiikhDooncabdi
    @falisShiikhDooncabdi 7 місяців тому +2

    Amira is not easy kuwad hadalin😂😂😂❤❤❤❤