WUU BAXAY WALAALKEYGA OOYINTA CESHAN WAAYAY SAFAR SALAAMA😭😭

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 1,3 тис.

  • @Aniiza_queen
    @Aniiza_queen Місяць тому +652

    Inta Amiira La oyday😢😢safar salama Abukar

    • @user-qk2jx5xy7p
      @user-qk2jx5xy7p Місяць тому +7

      Me😢

    • @gudonfarahcabdi1900
      @gudonfarahcabdi1900 Місяць тому +7

      Ani😢

    • @amirah4768
      @amirah4768 Місяць тому +11

      Aniga la ooyay qofkii ay ku dhacday dareemi kara wlhi😢

    • @NestexoAhmed
      @NestexoAhmed Місяць тому +4

      me😢

    • @MbShorif-gy9bh
      @MbShorif-gy9bh Місяць тому +5

      Ani walhi macin cida oayay malina amira imdana aan idin wadiaye amira iyo cida maxa ka dhexeya wll i soo shaki Sara bal plz plz

  • @Cadarmaxamed58
    @Cadarmaxamed58 Місяць тому +321

    Alla amiiradaydi aamus wllhi waa kula ooyy poqoradaydi ilintaada way nadhibtaa marwalba farxadaada jeclahay 😭😭

    • @Saamiaahmat
      @Saamiaahmat Місяць тому

      ani xitaa

    • @HiboMaxamed-ru9zl
      @HiboMaxamed-ru9zl Місяць тому +9

      Amiira qurux🎉🎉🎉

    • @AminoAbdihamiid
      @AminoAbdihamiid Місяць тому +5

      Haa wlhi aniga xitah wan oyey calosha ihurty sida ay walalkeyda uku dhagan thy 😢walaltinimada hajirto

    • @MuzniAli
      @MuzniAli Місяць тому

      ❤​@@HiboMaxamed-ru9zl

    • @fanaxlayissack4630
      @fanaxlayissack4630 Місяць тому +1

      Haa wlhi 😢😢😢

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 Місяць тому +53

    Dunida masomarin ruux kasharafbadan kana runbadan nabigena mohamed scw 😢❤❤

  • @Ifrah849
    @Ifrah849 Місяць тому +22

    Waxaa daremi karo qufki walalahod ka wada maqan yihin waliba hal xida la jogin xanunka cawa daremoya ilah ba og ilhow nabad nagu so wada cili walAl la aan waa xanun 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @nastehaahmed782
      @nastehaahmed782 Місяць тому +2

      Wlh wankulaoyay Amira qurux walalnimo wa whel

  • @SabrinAbdikaddir
    @SabrinAbdikaddir Місяць тому +206

    Inta ka xumtay abukar safarkiisa😢😢😢

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Місяць тому +277

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤🫶🏻😢

  • @HussenHassan-v3o
    @HussenHassan-v3o Місяць тому +36

    12 sano hooyaday iyo walahay isma arkin allow nabad nagu kulansii inta hesatan nimcada u siyaadi 😢

  • @maandeeq2121
    @maandeeq2121 Місяць тому +11

    Team amiiro xaasid nimad iska day cadnaan 100k aan gaarisno pls 😭

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 Місяць тому +75

    Abukar safar salama wllhi xanun waye qof aad jaceshahay oo ka tagayo Amira qalbi 😢❤

  • @Sundussunish
    @Sundussunish Місяць тому +127

    Wlhi waan ilmeeye safar salaama one day waad kulmi doontaan I.a😢❤

  • @user-gl2jm3dx8b
    @user-gl2jm3dx8b Місяць тому +5

    Abuukar markale soo laa batid can raajaynayaa walaahi waan ooyay Allah ha ku na bad geeyo aamiin😢😢😢😢😢😢 😭

  • @mohamedabdikariimmohamed6228
    @mohamedabdikariimmohamed6228 Місяць тому +8

    Alla amiiradaydi aamus wllhi waa kula ooyy boqoradaydi ilintaada way nadhibtaa marwalba farxadaada jaclahay😢😢😢😢😢😢😢

  • @Abdulahixaaji
    @Abdulahixaaji Місяць тому +119

    Team 27 weynaga waaaaaalooooyiiiin
    Hada saacadaan ayay iga oysiiyeen

  • @SabirinAweys-uz5ww
    @SabirinAweys-uz5ww Місяць тому +159

    Inta la oysay Amiro😢😢😢😢😢

  • @HAMZECABIDLAAHICOMCabidaalhi
    @HAMZECABIDLAAHICOMCabidaalhi Місяць тому +13

    Adduunka waxa u xun qof aad jacshahay oo tagay😢😢

  • @truehadiya383
    @truehadiya383 Місяць тому +2

    Aniga xataa wllky uu iga tagay waliba wadan fog u.s.a😢mana joogin markuu baxayey macasalaama xata ma dhihin school ayaa ku maqna subaxaas exam ayaan lahaa mana jari karin 😭wlhi wa ka xumadey in badana wa ooyey wa iga nasib badan thy sbbto ah adiga hab ayaa sisiiseyy wllkaa❤

  • @Kalthuuma
    @Kalthuuma Місяць тому +65

    Amira calosha nahurisay wlhi illahy hanab geeyo yaarabi🤲

  • @user-in4wm5fg4v
    @user-in4wm5fg4v Місяць тому +58

    Amiiro manta sundus weyse sacan wee isku dul ooy laahayeen😢

  • @nihaal9236
    @nihaal9236 Місяць тому +15

    Amiira qurux wlhi waan kula oyey 😢 😢ilaahey ha nabad geeyo Amiin yarabi 🤲🤲😭😭😭😭😭😭

  • @naciimmaxamed963
    @naciimmaxamed963 Місяць тому +16

    Amiira Waan is Dabo Marsan nahy Ani walalkayga Manta Ayuu Yimaday Wuxuu ka yimaday Agaas io Yurub Adina walalkaga Yaa ka Tagayyy 😢😢

  • @NastaGaras-iq2gx
    @NastaGaras-iq2gx Місяць тому +109

    Sorry Ma jecli oohintda amiiradeena but dhcday abuukrna aalaha nbad geeyo😢❤

    • @Xasa13
      @Xasa13 Місяць тому +1

      😢😢😢😢

    • @user-sb4rs9ez2o
      @user-sb4rs9ez2o Місяць тому

      Sorry amiiro qurux 😢😢😢😢 abukar aalaha nbad geeyo safe journey 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @-ikraam5872
    @-ikraam5872 Місяць тому +50

    Amiira apyo wku dareemi kara walalka si nabad allaaha meshu rabo hku geeyo🥺❤️

  • @QueenAdno-kx7fq
    @QueenAdno-kx7fq Місяць тому +6

    Runtii anaaba ilinta ceshañ waayey markii oyday amiiradeena insh nabadaa kukulmi doontaan adiga iyo walaalkaa😢❤

  • @SalmaSuldan-b3y
    @SalmaSuldan-b3y Місяць тому +7

    Wlhi daacad u ooyey abukar wlhi waa wiil fcn waa jeclahy ilaahy nabad ha ku saaroh🥺🥺🥺

  • @QueenAmiira-fw6cn
    @QueenAmiira-fw6cn Місяць тому +38

    Amiiradeyda ha ilmeynin farxadaada Io qosolkaga jecelnhy i.a waa kulmidonta❤

  • @Mumtaazmuxiidiin0000
    @Mumtaazmuxiidiin0000 Місяць тому +52

    inta ka xun bixitaanka abuukar😔😭

  • @user-hu4kx4jf9n
    @user-hu4kx4jf9n Місяць тому +5

    Amiiro wlhi Sida Ad u oysey Ayan kula ooyay i.a Nawad Allah ku geeyo Abuukar 😢😢🥹🥹✈️ bye Abuukar 😢😢

  • @rahmaruun1547
    @rahmaruun1547 Місяць тому +8

    Abyo amiiroy wlhi ilin aya ikagay😭 safar salama abuukar wan ku xisi doona❤

  • @Amiira603
    @Amiira603 Місяць тому +36

    Amiiradeena pls don't cry we love you all team amiira😢❤❤❤

  • @salmaabdiadan
    @salmaabdiadan Місяць тому +56

    Wlhi amiiro hadey ooyso anaa waa laa ooyaa😢😢

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 Місяць тому +12

    Aww OMG alla anigaa calool jileec in tee iska geeyaa alla hooyooy AMIIRA markay ooysay jaa anoo oynaaya oo ilmaynayaa is arkay wlhy 😭😭😭😭😭😭alla safar salaama ABUKAR inshllah safe journey 😢❤❤

  • @Ruuney1212
    @Ruuney1212 Місяць тому +3

    Qalbi jabka wuuka xanuun badan yhy markuu qof aad jeceshay kaa tagayo yacni meel kaa fog kaa tagayo😭❤️‍🔥😥

  • @user-jk6rg3jv6q
    @user-jk6rg3jv6q Місяць тому +66

    Inta Amiira oohinteeda dhibtay😢

  • @HibaqDagan-xd5ep
    @HibaqDagan-xd5ep Місяць тому +34

    Aamiira we iga qiresise ilahay nabad ha ku geyo 😢

  • @BellaAbdulleahmed
    @BellaAbdulleahmed Місяць тому +10

    😢😢😢wlhi wa la oyay😢

  • @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
    @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp Місяць тому +5

    Amira abayo dharka gaban maquruxbadno adigana waxtahay gabr dher m.a marka dharkula eg kisho waxkagaban hakishan abayo waa ikatalo walaltinimo

  • @Amiira603
    @Amiira603 Місяць тому +41

    Amiiradeyda ha ooyin waa ku jeclahy my queeen❤

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar Місяць тому +27

    Waawarey😂 Amiir sayid ma jaaamacada aabahay leeyahy ayuu ka baxay abaarso tej wlhi farxad iitahy mashalaaa ❤ From Hargisa

    • @qumanqali636
      @qumanqali636 Місяць тому

      Jamacada maha schoolka abaarso ka baxay

  • @HeydarNafbooi
    @HeydarNafbooi Місяць тому +1

    I'm oromo amira wa kujeclahay wlhi adiga iyo walalahaga kuli wan idin jaclahay❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcodeeq7679
    @nimcodeeq7679 Місяць тому +4

    Amiir sayid Abaarso School muu dhiganjiry masha allah.
    Ardayda kaalmaha hore gala jamacad oo America ah ayay aadaan.

  • @hanadhanaddahir9657
    @hanadhanaddahir9657 Місяць тому +25

    Ani xata wa oyay aamo abyo mcn Allow xafid abuukar 😭😭

  • @aminosahro1068
    @aminosahro1068 Місяць тому +25

    Wllhi qofka baxayo cadi weyo waxa cillonayo waa qofka lagadagayo hee lasocda asxabey 😭😭😭😭😭abukar waxad moda in an lajogo sadan uu qiroday allha ku nabad geyo abowe in shaa allah 💛💛🧡🧡💛🧡💝🧡💛😭😭😭💝🧡🧡

    • @user-hn1yo9lk9r
      @user-hn1yo9lk9r Місяць тому +1

      Haa somarkin Wlhi 😢 aniga iskumodo wan Laoyi Wlhi Qofka baxayo Wa cadi. Lakin Qofka jogo Aya Cishonayo 😭😭😭 Abukar alleh ha nabd geyo Wlhi wan oyi

  • @zaahiraabdirahman3362
    @zaahiraabdirahman3362 Місяць тому +2

    😢😢Waaban la ooyey wllhi wll alle nabad hayskugu kiin soo celiyo

  • @FadimoCumar
    @FadimoCumar Місяць тому +3

    Allah handmade geyo wllky abuukar dhamaanten wawa lalken sonoqo adoonabada ❤aamiin aamiin yaa alaah

  • @berdilacshe6046
    @berdilacshe6046 Місяць тому +23

    Msha alhaa amiiro wuu labanaa seedigey ishaa ha uyiin wey dhibey huun 😢😢😢😢😢

  • @IdoFarah-jl8pp
    @IdoFarah-jl8pp Місяць тому +20

    Amiira qurxeyy wa kula darmeyyy murgta lkiin dhib mlhn wilsha kale joogo asna wuu imaana I.n marka cadi iska dhigi ilhay ha nabad geyoo😢😢

  • @safamaxamuud-vu9cd
    @safamaxamuud-vu9cd Місяць тому +7

    Walhii waa murug amiira waa laa ooyey baa safar salam abwe abokor😢

  • @HawalulAdan
    @HawalulAdan Місяць тому +8

    Amiira wlhi hal sac ban oy nayey aniga waxan ahay gabar mel kale wax karato isada abuukar ookale nabad alah kugeyo marr kala sobaxayo xanuun ka ay ledahay anaa og alah ku fududeyo wll😭😭😭😭😢😢😢

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj Місяць тому +34

    Amiira deena qosol kaga io farada mar walba jaclnahy murug kuma fiicnid😢❤

  • @Bilan859
    @Bilan859 Місяць тому +23

    Amiradiyada ha oyin 😢 mafirinkarano. ilntada walashay macane ❤

  • @Kingxidiga
    @Kingxidiga Місяць тому +4

    Walaalhi waan daraami karnaa murugta hadii aanu nahay reer editor calaamadii cupcat mayna ka jarin waligay hadda ka hor kuma arkin

  • @qamarmidabasal
    @qamarmidabasal Місяць тому +2

    Alla sidee isku dhibaaayan mrka arko walalhey so xasuusana iyo faadma side mr wlpo abukar u dharbaxeyso😢 m.a ilhy haku dhaafo wlalaha❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Місяць тому +12

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤

  • @NeimoaliApdi
    @NeimoaliApdi Місяць тому +58

    Qofki u horeyay ee comment ka bixiya team amiira one love ❤️ 🥰

  • @Amiira_gabadheda
    @Amiira_gabadheda Місяць тому +7

    Amira deyda heyga oyin oyintadu wey dhibee walhi wan kula darema murugta😢safar salma abukar noso labo😢boqora deyda ifarax sanow abid🥺🫶🥹

  • @Sagal27339
    @Sagal27339 Місяць тому +6

    Aabayo amira sorry waalalkaada nawad qabo allaha geeyo sorry amira xaladaada waa fahnikara aniga waalasheda baaxday suwaxde ee baxeesay habeenkeda ila sowaxde waan oo naaye waa walahi amira sabar aabayo 😢😢waadarenikara sorry 😞 😔 amira 😢😢😢

  • @QueeenAmiira
    @QueeenAmiira Місяць тому +16

    Amiiradeena pls ha ooyin waa ku jeclahy oohintadu waa idamaqdaa i love youuu😢❤❤❤❤

  • @hamdayar
    @hamdayar Місяць тому +16

    Walahi Gurigena inuu ka baxay camal daremay walahi😢😢😢

  • @user-mt2hc8iq5e
    @user-mt2hc8iq5e Місяць тому +2

    Boqorkii iga weynayow allah ku naxaristo abowe🤲💔😩😭🙏

  • @ramlakaise9188
    @ramlakaise9188 Місяць тому +2

    Ax wlhi blhi waanla ooyay amiira ilaahow nabaadgalyo isugukinsooceli Wll mnsha Allah tabarakalah❤

  • @Fairygurl23
    @Fairygurl23 Місяць тому +14

    Pls my queen don't cry 😢i love your beautiful smile my gurl❤😊

  • @SagalciiseSagal
    @SagalciiseSagal Місяць тому +20

    Amiira qurux wakusalame😢❤❤

  • @nuramohamed6086
    @nuramohamed6086 Місяць тому +3

    Wlhy wan la ilmeyay Amiira qurux 😭😭😭walalnimadu waa wehel❤we gona miss ABUBAKAR

  • @user-yp1cb8nh6n
    @user-yp1cb8nh6n Місяць тому +4

    Amiiro wllhi wn ilmeyey😢 wxaa daremi karo qof wllkis ka tagayo ialahy nabad haku geyo wllken abukar i.a hdii la nol yhy waa la is arakyaa

  • @Simaneyy
    @Simaneyy Місяць тому +15

    inta amiiira la oysay caawa😢

  • @SunduscabdinasirsalahSun-ml8ep
    @SunduscabdinasirsalahSun-ml8ep Місяць тому +44

    Inta la oydey amiiro one like😢😢

  • @QueenXanaan24
    @QueenXanaan24 Місяць тому +2

    amiira ii faraxsanow mar walba ilintada wa ka murugoday qosolkaga jecelnhy my queen ❤

  • @fatimaahmed-zc3li
    @fatimaahmed-zc3li Місяць тому +2

    Safar salama wlkay ilaahy haku nabad geliyo ❤❤

  • @mssballa
    @mssballa Місяць тому +17

    Ax wlhi anaba oohinta ceshan wayay😭😭😭

  • @Fairygurl23
    @Fairygurl23 Місяць тому +13

    Amiiradeena qalbi xabxab ha murugoon we love youu❤😊

  • @user-cs6lq2lk8y
    @user-cs6lq2lk8y Місяць тому +3

    Wallahi anixita waan oyey xitaa aniga safarka abuka kadis bow igu ahaa ano wax ogey baan safarka abukar arkey abukar iskuso noqad wanag san abukar 😭😭😭

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Місяць тому +3

    Qalbi xanuun waaye 😭😭💔💔💔 ani qof oynaaya iyo safar dhan ma arki kari wllhi Abuukar safar salaama 😭 Famliy kana waxa dhahaa maalin maalmaha kamid eh inaad dib isku aragtaan baan idin rajaynaa wiilkiina aad jeceshihiin ❤❤❤😭😭

  • @Abdullofficial457
    @Abdullofficial457 Місяць тому +9

    Wankula darenay abyo mcn willka qlbiga kabixi inshallah asaga o nawad illhy hasoceliyo adunka sidhas iskaeh danta dadka wey isku keenta weyna kalageysa blse kulanki udambeyay illhy kamadigo😢🤲🙏

  • @SumayaAbdi-i3q
    @SumayaAbdi-i3q Місяць тому +14

    Inta amiira la ooysay😢 anigaba mooday ina ag joogo wlhy😢😢

  • @NasteexoAhmed-by5in
    @NasteexoAhmed-by5in Місяць тому +3

    Abaayo adi wuukuusoo laabanaa laakin ani ma iisoo laabanaayo walaahi waan ooyaayey markaan heesta walaalnimada maqlay 😢 wuu iga dhintay ilaahey haunaxariisto😅 ilaaheey. adna hakuu daayo walaalahaa😢😢😢

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun9978 Місяць тому +2

    Ax amiiradeena waan kula ooyaya cawa wllken allah nabad geeyo

  • @NadiiraHindi
    @NadiiraHindi Місяць тому +16

    AmiradeNa ohintadu way na dhibaysa😢

  • @sacdiyasiman2438
    @sacdiyasiman2438 Місяць тому +9

    Sorry Amiiradeena Wll abukar Allaha nabad geeyo

  • @user-iv2wz1no9d
    @user-iv2wz1no9d Місяць тому +2

    Inta amiira laoysa abuukar safar salam❤ allah ha gu nabadgeyo

  • @raaqiyaayaanle5729
    @raaqiyaayaanle5729 Місяць тому +4

    Ani xataa inu iga tagayo umaleya Ilhy Ha nabad geeyO 😢

  • @neima837
    @neima837 Місяць тому +5

    Bye aboubaker inchallah safar salama brother I love you ❤❤❤ amira qurux inchallah 2M 🎉🎉

  • @user-kv3gn3mk8q
    @user-kv3gn3mk8q Місяць тому +11

    Qofaki uhore like sara

  • @user-gl2jm3dx8b
    @user-gl2jm3dx8b Місяць тому +1

    Abuukar safari salaama insha Allah aboowe na bad Allah hakugu geeyo

  • @Samiyaagmed
    @Samiyaagmed Місяць тому +2

    Intalaooysey amira wansalamey safar Salam abukar😢

  • @user-kr4bk7ne1c
    @user-kr4bk7ne1c Місяць тому +8

    Amiiradena saaidwalhi anixataa waankuladeramey waxan sooxasuustey malin walalkeyda sasubaxey allehanabed galiyo

  • @fadumocabdi8708
    @fadumocabdi8708 Місяць тому +9

    Caloosha u ad keeso boqoradeenii ❤❤❤❤❤

  • @Fan_koko_bulle
    @Fan_koko_bulle Місяць тому +3

    Alle ha nabd keeno hana nabd soo celiyo insha allah

  • @marwaqurux202
    @marwaqurux202 Місяць тому +2

    Inta amiira la 0ydy lana murug0ty zafar zalama abukar❤😢😢

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 Місяць тому +8

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K❤❤❤
    TEAM AMIIRA QURUX &
    Team 27 Waan Taageeraa Walaalaha Soomaaliyeed idinkuna Cimaamada igusoo Tuura ❤❤❤❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Місяць тому +8

    AR. AMIIRO.
    AAMUS. CALOOSHAA. IHURISAY. WALAAHI
    WA DAREEMAA. WALAALKAA DARTAA UYIMI.
    MALESIA. MARKUU. KAABANAAYAA. WAAD. OOYIN.
    CALOOSHA ADKEESO❤❤❤

  • @ApdiqaniShucayb
    @ApdiqaniShucayb Місяць тому +6

    Amiira ❤😭 walalnimo nabd geyo abukr 😭😭😭😭😢😢

  • @hoodocabdixakiin9967
    @hoodocabdixakiin9967 Місяць тому +1

    Walahi wan kula ilmiyey wlloh mcn niyaDa khyr uu sheeg insha allah marar kleh oo badan wad is arki doontaN aniga walalkey walahi 13sanno man arkin😭😭😭😭

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Місяць тому +3

    Safar salama abuukar cade alah ku nabad geeyo inshallah amiira qurux caloosha na hurisay 😍😭

  • @nuurxasancumarnuurgaab158
    @nuurxasancumarnuurgaab158 Місяць тому +5

    Team Amiira qurux Wlalel Team ABUKAR safar salaam won jaceyl haye ❤❤❤👨‍👩‍👧‍👧👨‍👩‍👧‍👧👨‍👩‍👧‍👧👫👫🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💝💝🤝

  • @user-me4fd7uw5l
    @user-me4fd7uw5l Місяць тому +2

    Team amiro xda naxay cwe wan ku oyne wlhi😢😢sve journey powe mcne

  • @Leilaapdy7988
    @Leilaapdy7988 Місяць тому +6

    Waan ooyay walhi xanuunkeeda qofkuu wllkii katagaa og 😢

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to Місяць тому +7

    Team Amiiro ismujya ❤

  • @user-ki2cl1ox3e
    @user-ki2cl1ox3e Місяць тому +1

    Oh my god
    Aniga Ayaba ooyay walahi Amiira maxad u layn kartiin
    Poqoradeni ha ilmayn i.a waad is Arkaysan markale❤❤❤

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 Місяць тому +1

    Manta dhan waxan kuhayay amiira hab maa lasiiyo ha nafistee lkn hoyadeed baa hab siisay ❤😢

  • @AnzalmaxamedZiyaad
    @AnzalmaxamedZiyaad Місяць тому +6

    Alla amiiray anaaba ooooyay😢😢ilintee wey iga dhamaatay caawa😰😰😭😭😭