XAFLADII UGU SHIDNEED AMIIRO 1M IYO SURPRISE WAALI KA DHACAY IYO DAMASHAADKA ADUUNKA🥳🥳..?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • #king #ceyda #subscribe

КОМЕНТАРІ • 1,8 тис.

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 3 місяці тому +399

    Amiira Qurux ma qiyaasi karo inta sifo o wanaagsane Allah siiyay waxa kamid ah 1 dulqaad 2 sabir 3 akhlaaq 4 Qurux aan xad iyo heer lagu qiyaaso lahayn yacni xad dhaaf ah 5 karti 6 naxariis 7 daacadnimo 8 qalbi wanaag oo waxay kamid tahay dadka marka la barto aan la iloobi karin intaas iyo ka badano aanan xusin ba Alle wu siiyay 1M kaas qof qabyaalad iyo cayda dadka kuma so raacine wanaageda ayay ku jeclaadeen
    Amiira waxan ku leeyahay hambalyo Abaayo ka badan baad u qalantaa ❤❤🎉

    • @abdirisaaq866
      @abdirisaaq866 3 місяці тому +9

      Hambalyo walaashey Amiira kow iyo jeer hambalyo

    • @Amiira633
      @Amiira633 3 місяці тому +3

      Haaa walahi aad iyo aad waliba waxaan kudhahay hambalyo hambalyo hambalyo sxb amiira the ❤❤❤❤😊

    • @deeqoxirsi8531
      @deeqoxirsi8531 3 місяці тому +1

      sax waayay ru ayaasheektay amiira waxay uqalantaa 1m kabadan ani waxaakujeclahay dawee cadeda wanaagsan hanbaliyo hanbaliyo walaal qaali ya❤❤❤😂 waakujeclahay kunjeer abaayo macaanto noolaw❤❤😂🎉

    • @aaminaxussen8345
      @aaminaxussen8345 3 місяці тому

      Hambalyo kun jeer intaas iyo inkabadan wa u qalantaa Amiira qurux naxariista iyo dacadnimada qalbi wanaga m.a

    • @cabdullaahixassan8598
      @cabdullaahixassan8598 3 місяці тому

      Really ......
      Congratulations mss 1m

  • @AyaanLuul-bc3ie
    @AyaanLuul-bc3ie 3 місяці тому +93

    Yaa Ila nacay dadna saliga nabiga like ku radiyo😊

  • @Aniiza_queen
    @Aniiza_queen 3 місяці тому +244

    Way way caawa intee isku Daadiyaa kuwan way I waaleen dharkooda iga Gadan😂Team ceyda iyo Amira Hada Nahay caawa farxad🎉❤❤

    • @queenayush1463
      @queenayush1463 3 місяці тому +12

      Wll ilahay hadinkubishareyo janada adiga iyo inta jcshy wll isoboqda plz 😢❤❤❤

  • @zesi23
    @zesi23 3 місяці тому +55

    Omggtt ani hadalka koko ka helay zhptinimo waa dhaaftay wllnimo ay marooza ilahy ha isku daayo amirko qab qab waa legend boqorada is here😊❤😭

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 3 місяці тому +328

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤😢❤

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 3 місяці тому +23

    Caawa Wad Seexaneysaa Ma ogid in aad soo
    kici doontid ee ku Sali Nabigeena Muxamed scw

    • @MaraamAhmed-up4ru
      @MaraamAhmed-up4ru 19 днів тому

      Kokohjhj6ookmjhbjh8ook9ookuhg100kub🎉❤😊😍😘😍🦄yf6000ku😊

  • @King_ceyda-n4t
    @King_ceyda-n4t 3 місяці тому +410

    TEAM KAAMIL AND MALIKA ONE LIKE ❤😊

    • @queenayush1463
      @queenayush1463 3 місяці тому +13

      Wll ilahay hadinkubishareyo janada adiga iyo inta jcshy wll isoboqda plz 😢❤❤❤

    • @queenayush1463
      @queenayush1463 3 місяці тому +3

      Wll ilahay hadinkubishareyo janada adiga iyo inta jcshy wll isoboqda plz 😢❤❤❤

    • @Gaminggirl48-48
      @Gaminggirl48-48 3 місяці тому

      Oo see wll​@@queenayush1463

    • @MaxamuudMaxamed-bd3ru
      @MaxamuudMaxamed-bd3ru 3 місяці тому +3

    • @NawalAbdihakin
      @NawalAbdihakin 3 місяці тому +1

      ​@queenayush1463 aamiin apyo😢🤲

  • @qaalimaxamed6382
    @qaalimaxamed6382 3 місяці тому +11

    King ceyda sxiip wanagsan marwalba garab tagan Amiira qurux ❤

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 3 місяці тому +93

    Shan xaladod oo hda kusugnthy hda
    1. Arday ayaa tahay
    2. Team 27 muqaladoda kuma dhaafan
    3. Xaflada amiiro ayad sugeysay
    4. Amiiro iyo ceyda wad tagerta
    5. Aniga weli supiskrabka iima saarin 😂😂

    • @HayatAbdallah-r5e
      @HayatAbdallah-r5e 3 місяці тому

      2da danbe uun baad been ka sheegty

    • @queenayush1463
      @queenayush1463 3 місяці тому +1

      Wll ilahay hadinkubishareyo janada adiga iyo inta jcshy wll isoboqda plz 😢❤❤❤

    • @AyaanaKadar-qr5ig
      @AyaanaKadar-qr5ig 3 місяці тому +1

      Intaaba waa saxdwy😢😂😂😂

    • @Sacdiya-s7q
      @Sacdiya-s7q 3 місяці тому +1

      Ar see baad iisheegtay wll😂

    • @FatimaAden-pm8oh
      @FatimaAden-pm8oh 3 місяці тому

      1xabo kareeb

  • @MalapMalapoh
    @MalapMalapoh 3 місяці тому +11

    Miiiira quruxsan queen of world 👸💋🌺😫

  • @AmiiraFans
    @AmiiraFans 3 місяці тому +108

    Team walbah caawa wana washen xaflad we dhaftay aroos lagu xisabina😂❤❤

    • @ShamsoAbdulaahi-l8r
      @ShamsoAbdulaahi-l8r 3 місяці тому +2

      Aroos ka cayda iyo. Amiira

    • @abdullahimacalim9289
      @abdullahimacalim9289 3 місяці тому +3

      amiiro iyo ceyda❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

    • @Uluufochannel
      @Uluufochannel 3 місяці тому +2

      King ceyda comming soon asigane e mida kale qaraabo anagane waxyalaha nolosha family da carurta iyo waxyalahas an idinka dhisne naguso xirma ❤

    • @CaashoCawil-q8k
      @CaashoCawil-q8k 23 дні тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🫶🫶🫶👫👫💝💝💝😍🥰🥰🥰🫀🫀🫀🧠🧠🧠🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @axlaamcumar5905
    @axlaamcumar5905 3 місяці тому +10

    Amiiradena Naag karti Leh waye wllhi alow cadowga ka qabo iyo isha biladanka queeney❤

  • @ayaangacal3720
    @ayaangacal3720 3 місяці тому +214

    Inta caawa sugeeyse xalfadi amiro iyo cayda one like🎉❤

    • @MUZCAPMZP
      @MUZCAPMZP 3 місяці тому +2

      Hambalyo hambalyo walashay qaliga ah waxan ku leenahy intaa iyo inkabadanba waad u qalantaa hambalyo hambalyo Mar iyo Mar labadba hambalyo ❤❤❤❤🎉🇸🇴♥️❤️🥰🥰😍

    • @AnisoCabdulaahixaaji
      @AnisoCabdulaahixaaji 3 місяці тому

      Ok

  • @hafzaelmi1990
    @hafzaelmi1990 3 місяці тому +13

    Abuukar waa walal qaaliya amiiro waxay gaar ugadhigatay waa walalked garasho iyo gacalo gaar ah uqaba❤ allha isku kiin daayo❤🙏

  • @Dheelitira-ej3lt
    @Dheelitira-ej3lt 3 місяці тому +41

    Wow xaflad shidan iga dheh inta xaflad ka dhacdey Malaysia tan mid kashidan ma arkin hambalyo milyan qrxey teda kle team walba hada kadib saan nooga dhiga xafladaha ceyda 1m kiisana hada sii bilaaba dheel cusub oo qurux badan sii barta anaguna horey baan ugu tuurayna 1m ka🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 3 місяці тому +17

    Wllhi nin rageed ba la dhashtee amirdeyda❤m.a abukaar🦁🫡marke wilasha la ciyryeen asa ku wehliye aso xgoda ka maree.
    War waxn xaflad mahaa🙆‍♀️bisinkaah😫m.aaa❤

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 3 місяці тому +191

    Team Amiira qurux and cayda one like 👍

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun9978 3 місяці тому +18

    Team walba caawa kaalintiina waka soo baxdeen amiiradeena hambalyo 🎉

  • @Cristiano07-m
    @Cristiano07-m 3 місяці тому +124

    Ku sali xabiibkeena Muxamed (scw)

    • @MaryamNuur-gq3op
      @MaryamNuur-gq3op 3 місяці тому

      Salallaahu caleyhi wasllam ❤

    • @queenayush1463
      @queenayush1463 3 місяці тому

      Wll ilahay hadinkubishareyo janada adiga iyo inta jcshy wll isoboqda plz 😢❤❤❤

    • @UgaskaUgaska-qn7oy
      @UgaskaUgaska-qn7oy 3 місяці тому +1

      Scw scw scw❤❤

    • @ruunhussein9335
      @ruunhussein9335 3 місяці тому +2

      Scw ♥️ scw ♥️ scw Scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️❤️ waa

    • @sacdiyoabdi4995
      @sacdiyoabdi4995 3 місяці тому

      Scw scw scw❤❤❤

  • @sihamahmed5632
    @sihamahmed5632 3 місяці тому +11

    Hampalyo Hampalyo Queen Milion Qurux👸🏻🧕🫶 👏🥳 Waxa kale oo hampalyo u diriya team 27 dhamantod Gaar ahaan waxa hampalyo iyo bogadin u diraya Team walpa side mar walbo ee Queen Amiiro mar walbo u garab tagan yihiin 👏👍🏿 King Ceyda waxa lee Yhy ragnimada iyo Kartida waa kuu ku Oga aboowe mesha ka sii wad dadaal kaka I can’t wait ina milion iyo ka badan gaarto🫶👏🥳

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 3 місяці тому +63

    Amira iyo ceyda le u jeda 😫😫❤❤❤❤

    • @Xamdi12348
      @Xamdi12348 3 місяці тому +1

      Ayy yqei iskumid wllhi😫 Allah calaf isugudaro ❤

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj 3 місяці тому +8

    Eey hdaa maqasho waa saxaaf hdii la rabo seedi aa arkan wanala shaqeeyay😂😂❤

    • @sumayahassan-el4ei
      @sumayahassan-el4ei 3 місяці тому

      😂😂😂haa ey ey dhale waye lkn legend hadal yaqan ah

  • @Simaneyy
    @Simaneyy 3 місяці тому +44

    Jah Team amiira io ceyda is muujiya😊❤

    • @queenayush1463
      @queenayush1463 3 місяці тому

      Wll ilahay hadinkubishareyo janada adiga iyo inta jcshy wll isoboqda plz 😢❤❤❤

  • @KhadijahAbdikadir
    @KhadijahAbdikadir 3 місяці тому +8

    Team ceyda one like❤😊

  • @nafisoabdulahimaxamed
    @nafisoabdulahimaxamed 3 місяці тому +66

    Si farxad leh aan ugu dabal dagno aan farxad kula qaadano ceydaheena aan jeclahay ❤❤❤❤

  • @MutaazNagiib
    @MutaazNagiib 3 місяці тому +9

    Lkn king 👑 ceydana kadaba keena asxapta 1M ayuu asiba uqalmaa team qabqab wa iney isku mid noqdan nooh 😅❤😅❤❤

  • @KaltunBashiir
    @KaltunBashiir 3 місяці тому +24

    Hamplyo amiradena luv you ❤🎉👸
    Ceyda xafladn mida kuso xigta wa inay noqota nikaxina 😂
    Wn Isla kin rbnaye😂🥰

  • @_selma_
    @_selma_ 3 місяці тому +24

    FariiN ku Socota Jeertii kolaY Wuu Daawanayaaye ka Naxo Nafta Waa 😏😂😂
    Amiira QuruxeeY Cadowga u Noolow 👸❤😘

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 3 місяці тому +54

    yaa ila midah 👍 oo ceyda iyo amiira videogooda dhararaayay❤🎉 👍 congratulations 🎉👏 amira qurux dheeshiina waan ka helnay caawa waanaga waa sheen daqiiqadaha xitaa waa noso badisay 43 daqiiqo thank you 🎉❤

  • @asturan8948
    @asturan8948 3 місяці тому +18

    Ceyda iyo amiira xirirkoda wa cadyey war le ma wadena😂❤

    • @Suusu863
      @Suusu863 3 місяці тому

      May 😂

    • @MuniirMaxamed-tz8yx
      @MuniirMaxamed-tz8yx 3 місяці тому +1

      Dadkan saaxibtinimo iyo isfahan uunbaa kadhexeeya qaar baa mooda in uu xidhiidh kadhexeeyo

    • @Suusu863
      @Suusu863 3 місяці тому

      @@MuniirMaxamed-tz8yx adi yaa ku balamiyay horta 🖕🏻

    • @MuniirMaxamed-tz8yx
      @MuniirMaxamed-tz8yx 3 місяці тому

      @@Suusu863 adiga laftigaagu xagaad nagasoo gashay juqyahay

    • @Suusu863
      @Suusu863 3 місяці тому

      @@MuniirMaxamed-tz8yx adi laftigaaga yaa ku dhAhy reply da iiso gal dhakh yahay

  • @Ikruuusha
    @Ikruuusha 3 місяці тому +46

    King cayda waa ku salaamy adi io teeam 27 ,, m.a waa ushideeen amiiradeena xflada mhdsanidiin team amiirr hdaa nhy❤❤❤

  • @BahjaSiyaadmaxamed
    @BahjaSiyaadmaxamed 3 місяці тому +5

    my wallshy hambalyo kujeer aslub badaneey
    tolow suu noqon markuu arko asiim abihi cadawgaa amiiray unoolow

  • @MaaidoFaarax-ft4wy
    @MaaidoFaarax-ft4wy 3 місяці тому +37

    Tan xaflad waydhaaftay magac kake haloobixiyo reer comn❤😂😂

  • @FarhiyoSheikhhassan
    @FarhiyoSheikhhassan 3 місяці тому +6

    Cawa farxad adunka hadanunahay team amiira🎉❤❤😊hamplyo

  • @saynabxarrago9746
    @saynabxarrago9746 3 місяці тому +73

    Cayda wlhy ilaa caawa adiga iyo Amiira ayuun baan sugayay inaad video soo dhigtaan❤ hambalyo Million quruxdeenna❤❤❤❤

  • @hayaatdiiriye2970
    @hayaatdiiriye2970 3 місяці тому +6

    Team ceyda one like amiraa congratulations ❤🎉🎉

  • @Abdicaziizbadde24
    @Abdicaziizbadde24 3 місяці тому +73

    Dunidan masoo marin nuux ka khayr badan nabi muxammed scw
    ❤❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 3 місяці тому +7

    CAWADA WAA JIMCO ❤
    آللهم صل على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم نبياورسولا ❤

  • @Billiondhan37
    @Billiondhan37 3 місяці тому +36

    Team walbah la aantiin abaar xaflada waakala kiciseen 😍

    • @Uluufochannel
      @Uluufochannel 3 місяці тому

      Asc qarabo naguso xirma waxa naga faaidi dontin wax badan o nolosha iyo family yada iyo quruxda quseeya so gudbina naso boqda mahadsanidin

  • @FIlsanXasan-f9k
    @FIlsanXasan-f9k 3 місяці тому +5

    Team amiira qurux ma qiyaasi karo inta sifo wanaagsane allah siiyay waxa kamid ah 1❤ dulqaad 2🎉 sabir 3😊 akhlaaq 🎉🎉 qurux ❤❤ aan xad iyo heer lagu qiyaaso lahayn

  • @Abdullofficial457
    @Abdullofficial457 3 місяці тому +31

    Amiiro qrux ciil iyo diwato bdn nolosha wey kusomartay blse gaber ad adeeg wye maanta frxdeda iyo riyadeda urumowday ❤❤❤❤

  • @mustafkojan1860
    @mustafkojan1860 3 місяці тому +5

    Well Done. Amira qurux nd never ever give up ‘’ King Cayda’’

  • @ikranismail9823
    @ikranismail9823 3 місяці тому +28

    Team amira io ceyda like😂❤🎉

    • @queenayush1463
      @queenayush1463 3 місяці тому

      Wll ilahay hadinkubishareyo janada adiga iyo inta jcshy wll isoboqda plz 😢❤❤❤

  • @caynicudoon9767
    @caynicudoon9767 3 місяці тому +8

    Inta muqal soo arke kii ugu shidnaa legend king Cayda keep going 🤴❤️

  • @Firlocaddey111
    @Firlocaddey111 3 місяці тому +81

    Walahi laysma caasiyee Amiira intaan xaflad arkayay xalafladii ugu shidnayd ay ahayd caawo mnsha allaaah ilaahoow family iyo Asxb najecel hanoo waayi
    OMG QABQAB CAWADA WAA NAWASHEEN❤

    • @queenayush1463
      @queenayush1463 3 місяці тому +1

      Wll ilahay hadinkubishareyo janada adiga iyo inta jcshy wll isoboqda plz 😢❤❤❤

  • @RabicaSiyad-n5r
    @RabicaSiyad-n5r 3 місяці тому +2

    Congratulations 🎊 👏 💐 🥳 1 million subscribers my sister

  • @ruqiyabiixi7380
    @ruqiyabiixi7380 3 місяці тому +40

    Ala saa usugayey xafladan melaha kale kasoo firsadey cawada ceyda sugayey ilaahada amiira idhiman Ina kafirsado UA-cam keda❤❤❤ team 27 waa wadaa❤❤

  • @NasraAhmed-t7b
    @NasraAhmed-t7b 3 місяці тому +3

    Ceyda thanks for being there Amira, we have a deep prayers for the two of you, May Allah answer it.....Please never abandon her....ilahey haidhin xifdiyo😊❤

  • @sumayosusu1546
    @sumayosusu1546 3 місяці тому +28

    Cayda waa naga soo dahisay cawa dhan kusugene🎉😂😂😂😂

  • @AbdullahiShimbir
    @AbdullahiShimbir 3 місяці тому +2

    ankusalino nabigena Alehi salata wasalaam scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤

  • @shamsoucheyy
    @shamsoucheyy 3 місяці тому +24

    teamkaN isn't easy wlhiE xafladooda sidaaan u shidaN hadee aroos dhigTaaNe sidee buu noqONaa mzhallaH wlhi❤😂

    • @Sarasiman123
      @Sarasiman123 3 місяці тому +2

      Gaalada aya yabi doonta

    • @shamsoucheyy
      @shamsoucheyy 3 місяці тому +1

      ​@@Sarasiman123 haah wLee

    • @farxiyadeek
      @farxiyadeek 3 місяці тому

      Aduunkaba wuu gariirilaha 😂😂😂

  • @FarxiyoFarxiyo-v1x
    @FarxiyoFarxiyo-v1x 3 місяці тому +3

    Ala rer comonti saan waaye hadhow markii tiktok la imado wlhi yab qosol qosol 😂😂😂

  • @Zakari2
    @Zakari2 3 місяці тому +26

    Ceyda io amira wi isgadgad ii iskuhayan wiir been dhaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdullahiShimbir
    @AbdullahiShimbir 3 місяці тому +4

    King ceyda zxb keep going gulayso farxat kunolow wall waliga jirojog kamisun insha allha xal million

  • @Shankarooneeyy
    @Shankarooneeyy 3 місяці тому +38

    Ayy caawa wan faraxsanahay qofki ugu horeye like sare ani waye from team Caymiir ❤

    • @queenayush1463
      @queenayush1463 3 місяці тому +1

      Wll ilahay hadinkubishareyo janada adiga iyo inta jcshy wll isoboqda plz 😢❤❤❤

    • @CabdiraxmaanSheekh-pv4sr
      @CabdiraxmaanSheekh-pv4sr 3 місяці тому

      @@queenayush1463 aamiin
      Yaarabi

  • @SabriinCabdi-j3d
    @SabriinCabdi-j3d 3 місяці тому +10

    Ar caawa qabqabs wee iga waalen wllhi like time ceymir😊❤

  • @HodanMuuse-h9f
    @HodanMuuse-h9f 3 місяці тому +83

    Ala Amiiraaaayyyyyyy maxan ku dhaha ilahayaw isha ka qabo cadawgedana cagta hoosteda
    Iyaday malintedii thy Ayay hadana wiilkeda marwalba haysata❤hooyonimo🥺❤️‍🩹congrats Poqoradeni❤🎉Team walbah

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 місяці тому +3

      geesiyad waaye ma Aragtay siday Asiim keeda ugu faanayso si walba haday u mashquusho Asiim wakhti uma wayso naxariis badan Allah ha u xafido abaayo tan karti way dhaaftay gabarta yare tariida ah dadbaa nolosheda u quuri la

    • @daauudmaxamed337
      @daauudmaxamed337 3 місяці тому +2

      😂

    • @MuuseRaaciye
      @MuuseRaaciye 3 місяці тому

      😂​@@adoontiallesiman262

  • @TiinaJamal
    @TiinaJamal 3 місяці тому +2

    Team 27 aaaaad ayan idiin jeclhy wllhi❤❤❤❤love buuran ayan idinku ahay Malaysia xata dartin ujeclahay❤allow ha idilin anoon team 27 aana lakulmin😢

  • @wlllingard9048
    @wlllingard9048 3 місяці тому +79

    Team amiira one like 👍

    • @queenayush1463
      @queenayush1463 3 місяці тому

      Wll ilahay hadinkubishareyo janada adiga iyo inta jcshy wll isoboqda plz 😢❤❤❤

    • @Uluufochannel
      @Uluufochannel 3 місяці тому

      King ceyda comming soon asigane e mida kale qaraabo anagane waxyalaha nolosha family da carurta iyo waxyalahas an idinka dhisne naguso xirma ❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 3 місяці тому +5

    Xaflada ku xigto Mr million cayda congratulations 🎊 👏 💐 amiira qurux million times 💯hanbalyo

  • @Ronaldo-c2s7o
    @Ronaldo-c2s7o 3 місяці тому +115

    Dunidaan ma soo marin ruux ka sharaf badan mabi Muhammed scw❤❤❤

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 3 місяці тому

      Sallaallaahu Caleyhii Wasalam ❤️

    • @SamiiraSimran
      @SamiiraSimran 3 місяці тому

      Scw

    • @HaawoMohamedabdullaahi
      @HaawoMohamedabdullaahi 3 місяці тому

      Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo ❤️

    • @Uluufochannel
      @Uluufochannel 3 місяці тому

      Asc qarabo naguso xirma waxa naga faaidi dontin wax badan o nolosha iyo family yada iyo quruxda quseeya so gudbina naso boqda mahadsanidin

    • @DeeqoMaxamed-rm9dt
      @DeeqoMaxamed-rm9dt 3 місяці тому

      Scw

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 3 місяці тому +6

    Ala hoyooy waa na washeen caawa tani waa xalfad dhaaftay🔥😂 hamplyo amiira qurux ❤🎉

  • @Amiiraiokliyaayaantageera
    @Amiiraiokliyaayaantageera 3 місяці тому +52

    Ayy amiiradeyda xaflad aan inaba caadi ahyn ayay no dhigtay congratulations 🥳 our princess miirryyy 💗👸

  • @FaadumoSahayb
    @FaadumoSahayb 2 місяці тому +2

    King cayda zxp qaliga ah e amiiro qurux ❤❤❤

  • @miskilibaaxofficiall5435
    @miskilibaaxofficiall5435 3 місяці тому +32

    Amiiraddeena hamplyo Million qurux kawada dhiga guys 🎉

    • @queenayush1463
      @queenayush1463 3 місяці тому

      Wll ilahay hadinkubishareyo janada adiga iyo inta jcshy wll isoboqda plz 😢❤❤❤

  • @rahmaeid6922
    @rahmaeid6922 3 місяці тому +6

    Hampalyo hampalyo wallshy amiira qurux noloshaydiiiii waan ku jeclahay noloshaydi ale haku xafido ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉💋💋💋💋💋💋💙💙💙👑👑👑👑💞💞💓💓💓💖💖🥀🥀😍😍😍😍💯💯💯💯

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 місяці тому +93

    Amiira qurux waxay isku darsatay
    Qurux
    Asturnan
    Strong
    Qalbi saafi
    Dacad
    We love queen million qurux❤❤

    • @queenayush1463
      @queenayush1463 3 місяці тому +5

      Wll ilahay hadinkubishareyo janada adiga iyo inta jcshy wll isoboqda plz 😢❤❤❤

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 3 місяці тому

      Hye wll​@@queenayush1463

  • @Uluufochannel
    @Uluufochannel 3 місяці тому +2

    King ceyda comming soon asigane e mida kale qaraabo anagane waxyalaha nolosha family da carurta iyo waxyalahas an idinka dhisne naguso xirma ❤

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 3 місяці тому +17

    Wle cawaa😂wa shidateen🫡💃🕺m.a farxdeyda ani cawa jif ima jiro😂❤😫amirdena m.a farxdeda allha u siydiyo❤

  • @KhayrCarab-nl9wg
    @KhayrCarab-nl9wg 3 місяці тому +1

    habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo habalyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤habalyo habalyo habalyo

  • @Shukriza
    @Shukriza 3 місяці тому +37

    Cawa Farxada aduunka hada nhy team amiira🎉❤😊hamplyo my queen 👸 ❤🫂🌹

  • @AbdirashiidHaara-i6b
    @AbdirashiidHaara-i6b 2 місяці тому +1

    Amcayiidraa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 3 місяці тому +54

    Kusaliya nabigena muhammad scw❤🕋☝🏼

    • @queenayush1463
      @queenayush1463 3 місяці тому

      Scw

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 3 місяці тому

      Sallaallaahu caleyhii wasalam❤

    • @Uluufochannel
      @Uluufochannel 3 місяці тому

      Asc qarabo naguso xirma waxa naga faaidi dontin wax badan o nolosha iyo family yada iyo quruxda quseeya so gudbina naso boqda mahadsanidin

  • @GvHh-sc9lc
    @GvHh-sc9lc 3 місяці тому +6

    M.a.amiro iyo ceda wan idin jeclahay walahi waxa tihin.saxibo.isku tirsan waligin isku farax sanada

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 3 місяці тому +27

    Team Qab Qab kabax Amiiradeena hambaliyo hambaliyo hambaliyo Cwa waa iwasheyn Cayda iO Amiira ❤❤

    • @queenayush1463
      @queenayush1463 3 місяці тому

      Wll ilahay hadinkubishareyo janada adiga iyo inta jcshy wll isoboqda plz 😢❤❤❤

  • @KowsaeSaid
    @KowsaeSaid 3 місяці тому +3

    Ladan iyo salax wey nawalween cawe iyo sundus iyo mcalimow a love you guys amiira stel nagu Tracey walhy

  • @fatimaabdrizakali4784
    @fatimaabdrizakali4784 3 місяці тому +38

    Amira waxaa garabkeeda ah Family geeda asxaabteeda iyo Teamkeeda oo 1M dad ah.maasha allh ❤

  • @NimcoXasanmuude
    @NimcoXasanmuude 3 місяці тому +2

    hanbaliyo hanbaliyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤amiiro qurux waakudaayeeraa quruxleyd noolaaw Boqoradeyda ❤❤❤❤walaashey hadii aajookilahaay sidankadaran ayaa ukudawalkalelahaay laken waan imaawa isha Allaha isoodhawey ikucaawi labarkaaka waxaajuuka soomaali ceyd kumidikaan tusiamiiro adika ayaankudhiiway tusi amiiro adika ayaan kudhiibday eetuse ❤❤❤❤❤hadiyad Ahaan ayaan kusoodhibday amiiro qurux hadii ankulajokilaahay hadiyad ayaankugeenelahay🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉je 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @YaxyeMaxamed-tr7xj
    @YaxyeMaxamed-tr7xj 3 місяці тому +48

    Team Amira one like 👍

    • @queenayush1463
      @queenayush1463 3 місяці тому +2

      Wll ilahay hadinkubishareyo janada adiga iyo inta jcshy wll isoboqda plz 😢❤❤❤

    • @fadumaxasan2607
      @fadumaxasan2607 3 місяці тому

      ❤❤❤❤❤🎉e3e3❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤89​@@queenayush1463

    • @AragsanAxmed-c7v
      @AragsanAxmed-c7v 2 місяці тому

      Ammkrmzmmp

  • @DavidMichael-fq5wt
    @DavidMichael-fq5wt 9 днів тому +1

    Perez Laura Lopez William Anderson Shirley

  • @MuniiraAadan
    @MuniiraAadan 3 місяці тому +21

    Alla team walba waan idinka heyna hambalyo adan ku sugeyna ceyda msr 1m

  • @SafiyoMaalim-bt7zg
    @SafiyoMaalim-bt7zg 3 місяці тому +4

    Walahi ceyda sidu marwalbo u garabtagayahey amira ayaan wax lasista laheen masha alah

  • @Doodaye
    @Doodaye 3 місяці тому +38

    Kusali nabigeena muxamad scw scw scw

  • @FaadumoCabdul-s5x
    @FaadumoCabdul-s5x 3 місяці тому +1

    Hnplyo Hnplyo wlshy amiiro qurux ilhy wuxu ku siiyey dad ku jcl waxadna ku kasbatey wngaga ceydana dadka wu kaga duwanyahy runtii waa shaqsi aad u wngsn oo daacad ah

  • @shuhabgirlschannel399
    @shuhabgirlschannel399 3 місяці тому +18

    Xaflad shidan waa dhigtaay amiir qurux guulayso boqoradeeena

  • @Siciid-gx6hr
    @Siciid-gx6hr 3 місяці тому +1

    Hambalyo hambalyo amiira qurux ❤❤❤

  • @MOHA_CADE
    @MOHA_CADE 3 місяці тому +34

    Ku sali xabibkena mohamed scw 🎉❤

  • @mumtaas420
    @mumtaas420 3 місяці тому +7

    Waligey xaflad lmida ah ma arag hnblyo hnblyo milyan qurux ❤

  • @apdirahmanmohamed-qc3pf
    @apdirahmanmohamed-qc3pf 3 місяці тому +15

    Team ceyda ani Mar kliya ikaca ilaahey ayaan idinku dhaarshe si aan Ana udabal dago malinkeyga

  • @Mssjanoooo27
    @Mssjanoooo27 3 місяці тому +5

    Amiira kartibadaneey hamblayooo millions time😢😢😢🎉❤

  • @Its___ethopia
    @Its___ethopia 3 місяці тому +37

    Team amiiro one like 😊

    • @queenayush1463
      @queenayush1463 3 місяці тому

      Wll ilahay hadinkubishareyo janada adiga iyo inta jcshy wll isoboqda plz 😢❤❤❤

    • @Its___ethopia
      @Its___ethopia 3 місяці тому

      @@queenayush1463 haye wll

  • @nuurocolowamiin
    @nuurocolowamiin 3 місяці тому +3

    Siqaas Asxabteyda Sallaansare Tim Walba Saalax.jj Ceyda&Sundus&Mualimow& mss1M Amiira qurux ❤❤❤

  • @AnisaMuuse
    @AnisaMuuse 3 місяці тому +16

    Amiiradeena hambalyo hambalyo intaas kabadan u qalanta i.a 2m

  • @sumayahassan-el4ei
    @sumayahassan-el4ei 3 місяці тому

    😂😂😂😂😂saxaf in the building legendary waye ninkas walhi isaga xafladaha uu shiido walhi waa legend suu iskugu balamiye iman amiin iyo ayaniita 😂😂😂

  • @Ikruuusha
    @Ikruuusha 3 місяці тому +16

    Xtaaaa baaadiyaha waa la idinka daawanaaaa ,, the legend ❤❤

  • @KhadijaMohamed-j7r
    @KhadijaMohamed-j7r 3 місяці тому +2

    Team Amiira like Hambalyo Hambalyo Hambalyo 1m

  • @UgaskaUgaska-qn7oy
    @UgaskaUgaska-qn7oy 3 місяці тому +23

    Team amira on like boqorada 👸marwalpo gusha rabi hakusiyo i a🙏💯

  • @taliyemudug
    @taliyemudug 2 місяці тому +2

    Cayda amiiro ma jeceshahay

  • @maryanabukar
    @maryanabukar 3 місяці тому +21

    Team Amiira one like 😊❤

  • @khadiijaxasan
    @khadiijaxasan 3 місяці тому +1

    Hambaalyo amiira qurux inta iyo in ka badan ale ha ku garsiyo❤❤❤❤🎉