ABIY oo ku jabay dagaalka gudaha, Itoobiya oo qarka u saaran kala dhaqaaq & Falanqeynta Mustaqbalka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 131

  • @ليلىعلي-ر8ر
    @ليلىعلي-ر8ر 11 годин тому +6

    Somali galbeed ogaadeeniya guul inshallah

  • @saleman8894
    @saleman8894 12 годин тому +12

    Masha allaah usku jaba❤

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 10 годин тому +9

    Allaah burburiyo kibir kastaa oo qooqa dunida korkeeda aamiin

  • @cabdimahad1142
    @cabdimahad1142 11 годин тому +9

    Ilaahow jebi itoopiya ❤

  • @RoodaIsmail-i6p
    @RoodaIsmail-i6p 11 годин тому +10

    Alle ha burburiyo abasiinita👏👏👏👏👏

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 6 годин тому +2

    Masha Allah. War hufan oo faham wacan iyo run ku qotoma aadna u kooban, ugu imow Faarax Cabdulqaadir.🤲🏼🤲🏼🤲🏼✅✅✅✅✅

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 12 годин тому +31

    Gaylan media mahadsanied Farah abdoulkadir from Djiboutine 🇩🇯 Ethiopie faano gull gobonimo ❤❤

    • @AbdifataxAli-k2k
      @AbdifataxAli-k2k 9 годин тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @shamudinyaremahamed4950
      @shamudinyaremahamed4950 6 годин тому +2

      Magaceyga waa shamudin mahamed waxan ka sojedaa dalka kenya 🇰🇪 waxan tageeraa kooxda jabhadaa fano....

    • @hassanhassanismael8470
      @hassanhassanismael8470 6 годин тому

      @@shamudinyaremahamed4950 lion 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁👑👑👑👑

    • @abuudeeq200
      @abuudeeq200 6 годин тому

      ​@@shamudinyaremahamed4950 Haa Fano ha wado shaaada, Tigray sidoo kale....aaway dowrkii ONL

    • @alisheikh1442
      @alisheikh1442 5 годин тому

      Allah isku jabiyo xabashi wa isku mid nacebka somalia wey kasamanyijhn

  • @dheemandhuubo
    @dheemandhuubo 11 годин тому +14

    Alhamdulilaah ilaahayow burburi siday wadankayaga u burburiyeen

    • @abdikariimahmed9479
      @abdikariimahmed9479 11 годин тому +3

      Cid kuburburisay majirto ee idinkaa qabyaalad ku kala tagay

    • @hodandaahir5232
      @hodandaahir5232 10 годин тому

      Aamiin yaa allaah Muslimintanw haka badbaadiyo shartooda

    • @Junanilll
      @Junanilll 8 годин тому

      General Ceydiid Ethopian miyu aha asaga aya kow ka,aha waxa wadanka burburiyay.Somali hadan nahay wadan Kale inan waa naburburiyay dhahna wa qalad.

    • @prosl11
      @prosl11 8 годин тому

      Siyaad barre isagana mucuu ahaa isaga kaa masuul ah burburka waddanka

    • @Junanilll
      @Junanilll 8 годин тому

      @@prosl11 siyaad Bare iyo Ceydiid isma dhaman , umada somaliyed ayay umadaha aduunka kareebeen.

  • @AadamAbdullahi-e9z
    @AadamAbdullahi-e9z 3 години тому +2

    اللهم منزل الكتاب ومجري السحاب وهازم الاحزاب
    اهزم إثيوبيا وإسرائيل وامريكا وبريطانيا وغيرهم من الكفار الحربيين

  • @FarahYare-n2n
    @FarahYare-n2n 11 годин тому +4

    Am Aaron iyo yuhuud waa labo cadaw iyaga laah ha iskudiro aaamiin

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 2 години тому +1

    Itoobiya ilahay ha jabiyo oo hakala diro ilahay ayan ka baryay

  • @MrShaacir
    @MrShaacir 7 годин тому +1

    Mahadsanid Mr Gaylan

  • @Sharmasaidyt
    @Sharmasaidyt 12 годин тому +8

    Waa arin wanagaas isku jaba ilaah idankii

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 9 годин тому +3

    Faarax maanta waankudiirsaday codkaaga soobadi kahadalka yuhuuda madaw from awdal

    • @abuudeeq200
      @abuudeeq200 6 годин тому +1

      Muuse biixi na waxuu taahanyahay Itoobiya na maalgelineysa....oo wax noo qabaneysa

    • @AadamAbdullahi-e9z
      @AadamAbdullahi-e9z 3 години тому +1

      Reer awdal❤ dad dhiig leh weyan

  • @LiibaanCabdi-i8m
    @LiibaanCabdi-i8m 11 годин тому +2

    Allaahu akber ❤❤❤❤❤❤

  • @DafMiriq-z7w
    @DafMiriq-z7w 11 годин тому +4

    Ilaahow isku jabi aamiin😢

  • @GAASHAAN_Le
    @GAASHAAN_Le 11 годин тому +3

    Insha allh itopiya dambe jiri mayso❤

  • @EssaAli-z1g
    @EssaAli-z1g 11 годин тому +3

    Masha allh gaylan media waa so tabiye aad ugu fiican so jeedinta warka iyo taariikhaha
    Waxaan geylan media ka cod san lahaa in uu barnamijyo Taariikh ah mar mar soo daayo mar mar waxan arka waraysiyo dad aad ka qaadan lkn kuwaas waxaa is dhihi karnaa in laga fahmi ogyahay kuwa Tebintan o kale ah

  • @Idriss-f6v
    @Idriss-f6v 10 годин тому +3

    Galaydh Media we support
    from Djibouti 🇩🇯

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd 4 години тому

    Allaahu akbar

  • @Oromfuule
    @Oromfuule 11 годин тому +3

    Xabashi wa jabtay waxa la jooga xiligan dhulkayaga xoreysan lahayn koodana qabsan lahayn

  • @MrJimcale4523
    @MrJimcale4523 12 годин тому +8

    Waxan rajeyna 2026 Ethiopia oo bur burtay oo sideno kale bila dowlad ah oo 100 mamul gobbled leh Comentigan Baan kuso xasuusana hadaan nolahay Bur bur

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 6 годин тому

    Allow burburi oo shartooda naga qabo. Soomaalina ka yeel kuwii is jeclaada, xasidka iyo xumahana ka hara.🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @Adamshorta12
    @Adamshorta12 11 годин тому +4

    Insha alaah bur bura😂

  • @TheGoat-f8x
    @TheGoat-f8x 11 годин тому +4

    Allow burburi

  • @JawahirAdamdirir
    @JawahirAdamdirir 5 годин тому

    Isku jaba insha allaah

  • @cqaadirmaxamedhasan3279
    @cqaadirmaxamedhasan3279 3 години тому +1

    Been badanaa alleh ha xafido Ethiopia ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @albazaricadde196
    @albazaricadde196 10 годин тому +1

    Wararka Itoibiya so badi

  • @Sayidin-w2h
    @Sayidin-w2h 12 годин тому +2

    Wow

  • @hashiade7767
    @hashiade7767 6 годин тому

    Malinta ay etopia burburto ayay somaliya dowlad awodleh noqone inshalah😊😊

  • @munasarxaliye8201
    @munasarxaliye8201 8 годин тому

    Hoog iyo halaag allaha ku rido

  • @AbdirisaqMohamud-z6m
    @AbdirisaqMohamud-z6m 54 хвилини тому

    illhay ha isgu jabiyo idam alle

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 8 годин тому

    Ethiopia iyo isra iil wey jabeen Guul falastiin iyo somaliba

  • @AbdiraxmaanMed
    @AbdiraxmaanMed 7 годин тому

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 12 годин тому +4

    waba fursade soomaaliya dib ciidanka ha u habeyso oo halays diyaaro wadanku wuu sigtaye oo itoobiya gacanta ugeli gaadhay ilaahay ba bad baadiyey

  • @mascudabdirahman9331
    @mascudabdirahman9331 12 годин тому +2

    Cadowga AllaHa iskujibiya

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 години тому +1

    Welkom 🤗 Gaylan media

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 9 годин тому

    Guul faano

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 11 годин тому +3

    Waxaa dad ugu liita reerka u niikinaya Ethiopia ee odhanaya waa lana ICTIRAAFayaa😂😂

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 11 годин тому +3

    burbur iyo masiibo inku dhacday aamiin

  • @user-tp7to3jx8h
    @user-tp7to3jx8h 9 годин тому

    Ilaahow kalagoygoy

  • @aminadam2572
    @aminadam2572 9 годин тому

    Wlh good news

  • @boqoradathaibani7176
    @boqoradathaibani7176 3 години тому

    Way iku socotaaa alle haka dhextuuro ilaaa Somalia ayey ku maqantahay

  • @NimcoSiciid-te8ey
    @NimcoSiciid-te8ey 10 годин тому

    Ululuu ululuu damashaad iyo farxad

  • @Hafsa-b2p
    @Hafsa-b2p 3 години тому

    Dulmiga Waa lagu jabaa

  • @FerhanHaashi
    @FerhanHaashi Годину тому +1

    Ha iska daba wareegtoo diid jaho
    in looraro
    dabka ha isa saaraan
    dam ha iska siiyaan
    Ha dilaaco karbaashkii
    Ana dayax ha ii soo baxo

  • @Saalamiinchannel
    @Saalamiinchannel 10 годин тому

    Right now we stand for FANO

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 11 годин тому +1

    Alle abiye adhaxda haka jabiyo waayo waa adoon beeraha lagaga shaqayn jiray madaxnimona gayin

  • @suadfarah5701
    @suadfarah5701 6 годин тому +1

    34 sano bay ithiobia kashaqaynaysey burburinta iyo iskudirka soomaalida, 40 sano eesoosocda allah ha isku salido. Soomaali galbeedna haka faaiidaysato oo haka goosato gobolkooda.

    • @abuudeeq200
      @abuudeeq200 6 годин тому +2

      God kii ay somalia u qoday bay hada ku dhacday

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa 12 годин тому

    Amhaara 16 million weeye 5 million oo ka mid ah waa Muslim

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 11 годин тому

      36 million waaye amhara sxb

    • @OsmanTheDoc
      @OsmanTheDoc 11 годин тому

      Oromada muslimiinta kubadan gaalnimada axmarka Yemen buu kala imadhe, halkan Oromoda iyo Somalida is xigan cushitic weye Amxaar kana wa Semetikga

    • @OsmanTheDoc
      @OsmanTheDoc 11 годин тому +1

      Amxaari wa reerki ninki madorika kacbada ku werere kasojedo Asia lagasobursade Africa dhib benu naguyihin

    • @Xudeyfa
      @Xudeyfa 11 годин тому +1

      @@OsmanTheDoc oromo idiinkaa xilka haya ee laaya Axmaaroda oo xusuuqa dee, horey in badan bay Oromo gumeysteen ka aargoosta

  • @arahmaanmaanka5845
    @arahmaanmaanka5845 4 години тому

    Ha bur burto nijasta wax naga galay malahn hada nahy dwlada somalia waba tii ay cidamadoda lacagta badn kaqata somalia Lasarayo Yaa is gary🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb 12 годин тому

    Kkk gaymedya wanin adag muxuu waxyaaqanaa

  • @ra-lk8yv
    @ra-lk8yv 10 годин тому

    Saxib Gaylan maabka Somali galbeed muji .ama xariig gali hanagu darain cadawga ok abo thks

  • @dulmidiidrunsheege2487
    @dulmidiidrunsheege2487 2 години тому

    Gaylan ethiopia waligeed ma burburayso

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 12 годин тому +1

    Abiye inkaar qabe dagaal ooge dhagar qabe alle itoobiya iyo geeska africaba haka qabto waayo waa adoon adoon dhalay beertiisii haku noqdo

  • @ahmedabdiaziiz4682
    @ahmedabdiaziiz4682 10 годин тому

    Sultanet Shawa Waxaa Aasaasay Shiikh Somali Ah
    Sultanet Hadiya.
    Sultanet KAFA
    Sultanate Harar
    Dhamaan Waxay ahaayen Dowlado Muslim ah Xabashida masiixiyiintaa ayaa Dumiyeen dhawaan Xiliyadii Cadaanka uu ina Qabsaday

  • @crixiinmaxamud3654
    @crixiinmaxamud3654 11 годин тому +1

    Mn shallah ha jabto Ethiopia 😂😂

  • @ZakiDucaqabewaalid
    @ZakiDucaqabewaalid 4 години тому

    Allaha naga qaboojiyo dagaalka itoobiya ka socda saameyn ayuu nagu yeelan karaa hadan soomaali nahay

  • @nurAbdi-h4s
    @nurAbdi-h4s 4 години тому

    Aniga ethiopia jogaa, kuna dhashay waxna ku bartay markanan tariiqda aqriyaay dibna u milacsaday ethiopia waxay mareysa 1990 meshii ay somalia mareysay halsano ka dib ethiopia way kala dhaqaqi 99% sadasheyda waysaxantahay

  • @somalipesmechanic6041
    @somalipesmechanic6041 11 годин тому +1

    QOWMIYADA LABAAD MAAHA ee waxaas waa buunbuunin.
    AMHARA-da la sheegayo waxaa ka badanba JIDWAAQ oo keliya

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 11 годин тому +1

      Waad waalan tahay. aan u maleeynaa amhara waa 36 million jidwaaq waxbaa ka sheekeeneysaa soomaaliya oo dhan markii leysku wada daro kuwa kenya ku hoos jiro iyo ethiopia lagu daray somalia dadka ku nool ayaa ah 28 million

    • @somalipesmechanic6041
      @somalipesmechanic6041 11 годин тому

      Ogoow waxaas oo dhan waa ku tiri ku teen ay REET YURUB ku shekeeyaaan .
      SOOMAALI oo dhan iska daaye
      kuwa reer OGAADEENIYA xataa cid si buuxda u tiro koobtay majirto.
      Soo baadha tiri koob kii udanbeeyay iyo xiligaas colaadaha jiray sababtoo ah cid meel walba tagta ma jirin oo dad-ka soo tirakooba.
      FG :ETHIOPIA dad keedu 75% waa MUSLIMIIN saas ooy tahay waxa caalamka ka gadaa inay shacab keedu CHRISTIAN u badan yihiin.
      adoo raaliya AMHARA dhawr iyo toban milayan kama badna .

  • @leulberhe600
    @leulberhe600 9 годин тому

    Ilaa wadan layedado somalia babayeso,lumeyso or burbureyso, rreyo dada aad kuqebto Ethiopian weyn eske raxayso.

  • @somalia2730
    @somalia2730 9 годин тому

    Allow burbur itoobiya 35 sano dagaal kula jirta jirtaa ummadda soomaaliyeed madaxdooda dabodhilif uu noqoto

  • @a.alaskaofficial3641
    @a.alaskaofficial3641 7 годин тому

    Jecliya jabkoda😂😂

  • @ahmedgarascawil6269
    @ahmedgarascawil6269 11 годин тому +1

    Abiy ahmed maaha oromo
    Waa axmaar ay iska dhaleen axmaaro iyo tigreee
    Dadku waxay u haystaan inuu dhalay odayga ahmed odaygan oromka ah ee ahmed wuxuu guursaday islaanta oo wadata wiilkan yar ee abiy ah islaantuna waa kishtaan waxayna kasoo jeedaa axmaaro isna waxaa la filayaa inuu kasoo jeedo tigree ama axmaaro lama hubo maadaama aan la aqoon aabaha dhalay ee asalka ah

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 8 годин тому

    Itoobiya awalba gacan kurimis ayey ahayd. Waagii Axmed Gurayna Turkey ayaa dagaalka nooga baxay ee Muslimiinta lagama adkaadeen.

  • @UmuRaxmaInabashiir
    @UmuRaxmaInabashiir 9 годин тому

    inkasata oo ayna itoobiyaan abaalkaka waxba ka aqoona hadana waxaa ficnayda in ay xidhidhidha lala sameeyo faano iyo kuwa kooni ugoosadka aha ee kale

  • @AbdilahiYare
    @AbdilahiYare 11 годин тому

    Jecliyaa jabka amxaarada ilaahy yuguslavia ha ka hoos mariyo sharkeedana hana dhaafiyo

  • @Abdirizak_Hakim
    @Abdirizak_Hakim 12 годин тому +1

    Isku jabo nacalad hainku dhacde lkn Somalida ugu dhulka weyn wadankan Ethiopia loogu yeero maxay jabhad ama ciidan ayaga qadyadooda iyo dhulkooda iyo diintooda ba u dagaalama aysan u laheyn wa layaab somali hurudo weyn

    • @Jijigawi1
      @Jijigawi1 12 годин тому

      Wakhtigan ma dhaci karto walal waayo hadii ay timaado Itoobiya way midoobaysaa mida kale deegaanada Soomalida ee la dariska ah ayaa Itoobiya u naageeya sida Somaliland, Puntland iyo waliba hada oo KG Itoobiya dhinaca saaratay.

  • @Walishcumar
    @Walishcumar 12 годин тому

    Sxb gaylan

  • @bilechannel2092
    @bilechannel2092 9 годин тому

    Geeleey waa carab lidig leh

  • @CnajiibCnajiib
    @CnajiibCnajiib 4 години тому

    Runti waa wax lagu farxo in manta awood kasoo horjegta dowlada itopia im manta cagaha e kagazhay dowlad sal fadhiyo esan lahen

  • @MazuttcaddeMahir
    @MazuttcaddeMahir 58 хвилин тому

    Fano iyo somalia heshiis ha galaaan bes dayerkaa waaku daayey 😂😂

  • @zakorafabregas
    @zakorafabregas 2 години тому

    Etiopia ha domto Oromada Af Somali barateey wadankooda ha ku ekadaan anaka qofki wax na soo galinaayo ba nala jogi karo dadka bahan wadankod ha ka tuugsadan

  • @ra-lk8yv
    @ra-lk8yv 10 годин тому

    maabka guduudka waa qalad saxib Galyan , hadaad tahay nin Somali ah.. saas ha utusin , its simple xariiq mari Somali galbeed

  • @qanciyechannel109
    @qanciyechannel109 11 годин тому

    Tiisa ma daryeelaa tukale maxaa kuugeeyey

  • @AbdiazizLaftagareen
    @AbdiazizLaftagareen 12 годин тому +1

    Ku sali xabiibkeena

  • @MohammedBare-b3h
    @MohammedBare-b3h 9 годин тому

    Itoobiya oo burburta waa horumarka soomaaliya maxaa wacay maamulgoboleyda ayaa edeb yeelanaya.deni ,axmed,lafta green, biixi ayaa waaye doona meel ay u cararaan hubna ay kasoo qaataan si ay ula dagaalamaan shacabka somaliya..

  • @yusufhassancumar3603
    @yusufhassancumar3603 9 годин тому

    Axmaaro ama faano meel laga soo dhawaynayo itopiya ma jirto mana qabsan doonaan itopiya

    • @abuudeeq200
      @abuudeeq200 6 годин тому

      Iney qabsato muhiim maahan, waa iney noqdaan awood ballaran oo dowlada itoobiya challenge gareysa....taageero dhaqaale iyo hub ba si joogto u helaan...., Tigray iyagiina sidoo kale ooo taageero kale heleen....

  • @Axmed-f3y
    @Axmed-f3y 11 годин тому

    Halkaa ka hay siyaasi oo soo dhig maalin walba waxa ka dhaca gudohooda

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 3 години тому

    Tira koobka itobiyanka
    Wxn kaga yaabay wxn somali
    Ahyn tiradooda wa laba jibaran
    Tahay somalidana marka labo
    Loo qaybiyo qayb,baa latuura ?

  • @Maxamedbarre11
    @Maxamedbarre11 3 години тому

    Somalida kilba kii askaada ayuuñba u talinaya waa adhi la leeyahay ileene

  • @iqlassalad8874
    @iqlassalad8874 6 годин тому

    Wlligay wax iga farxad kabadan ma arag ilahay idin rog

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 12 годин тому +1

    abiy axmed riyo iyo been bu kumaawelin rabay dadka itoobiya oo soomaaliya kuso xad gudbay isago kumaweeliya bad iyo dhul ba soomaliya kaqaadaneyna wuna kukhasaaray

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 11 годин тому

    Markiihoroo amxaaradu sodhowaysay aby tigrena kacaawisay ayayrabtay inaysidanyeesho sababta rajaxuda indadkihubka lagailaalinjiray Eoromada ayhubkiqaten tigre baykujabiyeen markujilcayna wakuwana tigrena markisudawana iyago aaminsan inay amxaaro kaqaadankaran

  • @mohammedalichannel7293
    @mohammedalichannel7293 11 годин тому

    Somali hurudo maxaa ayaga udiyaarsan.

  • @AliMohamed-ub6ob
    @AliMohamed-ub6ob 7 годин тому

    Abiyow aaway baddii aad tiri xoog ayaan ku qabsanee somaliya wey kuu diyaar garowday ma burhanu jula ayaa badda somaliya inuu kuu qabto ayaa sugeysaa kkkkk yaanan gurigaada laguugu imaanin wasaqyahow

  • @OsmanTheDoc
    @OsmanTheDoc 11 годин тому

    Bulshada Oromo diinta lagi badeli lahaa weyso baxsadeen wakuwan nadex degaan

  • @zaakir2884
    @zaakir2884 3 години тому

    Waaree Faaraxow adigu Wahaabi xun oo caqli yar baad tehee iska jooji wararka dibada
    Kaliya ka sheekee Xildhibaanada Soomaalida iyo Maamul goboledyada

  • @abdikariimahmed9479
    @abdikariimahmed9479 11 годин тому

    War nacalaa idin dhalayee maxa dalkeena wali dhigay askartooda anagana maan Soo erino ama Soo raafno

  • @mohaabdije2410
    @mohaabdije2410 11 годин тому

    Abiy wa ninka ugu xuuma ee somara Ethiopia gudaha iyo dibadaba.
    Abiye way udhamatay insha aalah

    • @abuudeeq200
      @abuudeeq200 6 годин тому

      Waa ninka ugu caqliga liita...1 mar uu wada ballansaday dagaal gudaha iyo mid banaanka oo dalalkale ah.....

  • @Abdurahim-p9h
    @Abdurahim-p9h 11 годин тому

    Beenta yareyso
    Dagaal ma jiro
    FANO waa la cuney
    Waa war been abuur ah

    • @abuudeeq200
      @abuudeeq200 6 годин тому +1

      Mawaxaad ahey qoladii laheyd Itoobiya na ictiraafeysa oo bad siineynaa😂😂😂....Itoobiya maanta iyadaa halis ugu jirta in ictiraafka lagala laabto

  • @saleman8894
    @saleman8894 12 годин тому +1

    Masha allaah usku jaba❤

  • @AbdirisaqMohamud-z6m
    @AbdirisaqMohamud-z6m 56 хвилин тому

    illhay ha isgu jabiyo idam alle

  • @ikranmoha451
    @ikranmoha451 3 години тому

  • @zaakir2884
    @zaakir2884 3 години тому

    Waaree Faaraxow adigu Wahaabi xun oo caqli yar baad tehee iska jooji wararka dibada
    Kaliya ka sheekee Xildhibaanada Soomaalida iyo Maamul goboledyada