"Boqolkiiba kontan dawadda Somaliland taala waa been abuur." Dr Sadiiq Samater.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 чер 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

КОМЕНТАРІ • 113

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 21 день тому +22

    Waa nin aan weli dad qal noqon, damqashadii bini'aadamnimo ku jirto.

  • @user-je9qt5gn6l
    @user-je9qt5gn6l 21 день тому +8

    MMTV waxaan uga baranay Barnaamijyo wax tar leh keep going wllo Mohamed

  • @abdirahmanismaciilfurre4001
    @abdirahmanismaciilfurre4001 21 день тому +12

    SAY WALAHI DAACAD AH MANSHA ALLAH

  • @RoodaAadan-iv9yt
    @RoodaAadan-iv9yt 21 день тому +4

    Maashaa Allah allahuma baarik labadinuba waxaa tihiin tusaale fiican oo bulshadeenu ubaahanyihin. Waana mawduuc aad umuhiima dawooyinku.

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 21 день тому +6

    ❤mansha allaah ❤waa nin dhalinyaro ah oo geesi ah , waana dadka loobahanyahay .

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 21 день тому +2

    Mansha allaaah Dr ilaahy hano ka dayo ilaahy haku barkeeyo walalo qali

  • @FadumoMaxamed-fg3ek
    @FadumoMaxamed-fg3ek 21 день тому +3

    Allah ha kaa ajar siiyo wllo halka kasii wad dadaalka

  • @IlyasAden-vj6ry
    @IlyasAden-vj6ry 21 день тому +3

    Mashallah wll Mahaned iligeey

  • @Khalid-dc4dh
    @Khalid-dc4dh 21 день тому +6

    Waa masuuliyadii dawladi lahayd cidina ma daynayso ilaa siyaasad cad la helo oo caafimaad

  • @alimoussa160
    @alimoussa160 21 день тому +2

    Super émission 👍👍 Med on a besoin de ce genre de personne.
    Masha Allah

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 21 день тому +1

    Mmtv masha alaah khaas ahaan muxamed c.shiikh xamar ban kaaga xirnahay ilaahay haku xafido dhakhtarkana guulayso ilaahayna wa kugu jeclaanaya mahadsanid

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 21 день тому +5

    Asc mohamed ilig and Dr Saadiq Thanks for protecting our people please pharmacy yada waxaa Gada dad aan school uga soo bixin oo iibinaya drugs kii daawada iyo drugs caalamka qofwalba ma iibin karo marka jaamacada qof aan kasoo bixin yaan Loo ogolaan please

  • @user-wr6tc3cw5l
    @user-wr6tc3cw5l 21 день тому +5

    Wll naga gaadh oo siiwad dabagalka aad ilaahay dartii uwado

  • @sacadcabdi1808
    @sacadcabdi1808 21 день тому +5

    Dhibaatada maxamed ka jirtaa halkaasi walahi intan waxba kama aha waxaan kugu dhiiri gelin lahaa inaad si mugleh baadhid ugu samayso

  • @AbdiasisInaMuse
    @AbdiasisInaMuse 21 день тому +2

    Waakaa tvga loo baahanyahy shaqo fcn ayaad haysaa barnaamijyada noocanoo kale ah soo badiya wllayaal

  • @IsmaaciilYuusuf-zf7se
    @IsmaaciilYuusuf-zf7se 21 день тому +4

    جزاك الله خير Dr. Saadqi

  • @axmedjamac7439
    @axmedjamac7439 21 день тому

    Aadbaad u mahadsantiin saxafi ilig iyo dr saadiq alle haydin barakeeyo

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 20 днів тому

    Khayr allaha ku siiyo, Dr Saadiq❤

  • @kadarhasan6385
    @kadarhasan6385 21 день тому +1

    Masha Allah waa barnaamijyada loo baa Bashan yahay

  • @ismailabdillahi8752
    @ismailabdillahi8752 18 днів тому +1

    I have been a pharmacist in America for the last 28 years. I went to somaliland many times and I have seen all the things the Dr. is talking about. In my case, when I tried to bring to the Health department attention they threatened me. One thing I disagree with the Dr. is the problem is not only storage, but 80 % the medications are fake

  • @user-ze2ey9vb4b
    @user-ze2ey9vb4b 21 день тому +4

    Wasarada Cafimadka halaiska xidho hayada kaliya ee shaqadedi sidhamaystiran ugabtay runti!

  • @adamabby2248
    @adamabby2248 21 день тому +1

    Masha Allah waa nin daacada

  • @NimcoAbdulaah
    @NimcoAbdulaah 18 днів тому

    Masha allah dadku dadkan oo kale ayay u baahanyiin😊❤

  • @alimoussa160
    @alimoussa160 21 день тому

    Félicitations 🎉🎉 pour ce genre d'émission Med .

  • @Ikraamaxmadshire
    @Ikraamaxmadshire 21 день тому +1

    M.a wll allaah haa ka ajarsiyo

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 21 день тому +5

    Shaqo fiicanbaad haysasye waxad ku dartaa Omaar iyo daquuqda dhacday ee ay keenaan.
    Raashinka dhacay ayaa dadka laayay.
    Iyo waliba dawooyinka lagu buugiyo Beeraha oo ah kuwo aduunka aan ka shsaaynin.

  • @nuuraxaamudismaaciil4312
    @nuuraxaamudismaaciil4312 21 день тому

    Jecliyaa maxamed cabdi sheekh ilig❤❤

  • @user-sm4jl6pc4o
    @user-sm4jl6pc4o 21 день тому

    Alle haydin barakeeyo

  • @JimcaaleAXMED-wd3sw
    @JimcaaleAXMED-wd3sw 15 днів тому

    Aad iyo aad ayaan ugubagadiyo
    Shaqada wanaagsan eed dadakaga
    Uhayso waxaan ku leyahay halkaa
    Kasiiwad sikasta oo lagagahorsitaaago ama lagudhibaateyo haka cajis
    Shaqadaa fiicanee aad umadaada
    Uhayso.
    Mmtv waxaa leeyahy barmamijyadaa waxatakaleh
    Halaa kasiiwada

  • @kadiguaabdallah5255
    @kadiguaabdallah5255 21 день тому

    Ce un bon citoyens ❤🎉

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 17 днів тому +1

    Pharmacy-yadeena kiniiniga dhex yaalaa inta ugu badan way ka daadiyaanba kartoomada oo murayada ayey ku daadiyan. Kolkaa maba jiraan kartoon aad ka eegtid Date of Exp.

  • @mahatazizi3526
    @mahatazizi3526 21 день тому

    Manshallah

  • @MaxamedXanaaneeye-jr2pz
    @MaxamedXanaaneeye-jr2pz 20 днів тому

    Good dr

  • @yasminnur4955
    @yasminnur4955 21 день тому

    Dadkaas oo kale ayuu wadanku u baahanyahay in ay ku soo noqdaan. Umad baad badbaadinaysaa Allaha ku badbaadiyo If iyo Aakhiro.

  • @_faatax
    @_faatax 21 день тому +1

    Barnaamijyada fiican ee faaiidada leh weeyaan waxaanse soo jeedinayaa in ilig afsomaliga iska adkeeyo waayo inanku waa qurbo joog lkn maxamed afsomaliga saxda marar qaar buu hor boodayaa

  • @donotgiveuphelpneedypeople2241
    @donotgiveuphelpneedypeople2241 21 день тому

    Dr. Sadiq we appreciators

  • @Jarmo6677
    @Jarmo6677 21 день тому +1

    Dr kusoo dhawoow dadkaagii oo qaaxa Tiipii ku dhacdey naga kala kici tabaashiir bey nagu daldaleene 😮🎉

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 17 днів тому +1

    Dadkeena waxa bi'iyeyba Waa dawooyinkaa dhacay iyo Raashinka dhacay.

  • @suhayb1122
    @suhayb1122 21 день тому

    Ax ax waan ka xumahay wll dr saadiq waanu gonay oo nalama arg e naka gaadh
    2 maxamed ileg wll sii wad tebinta wanaagsan ‏‪19:39‬‏

  • @nashou22
    @nashou22 21 день тому

    Jasakallah khayr mohamed. Walaahi waxa igu dhacay hargab chest infection anoo hargeisa jooga, week kabadan ayaan 2 antibiotics oo kala duwan cunay, waxba igama tarin. Ilaa aan London imid. Antibiotics ayaa la isiiyay London saint thomas hospital, after 2 days allah cafimaad isiiyay

    • @Mohametabdi4
      @Mohametabdi4 21 день тому

      Mid ilkaha Ah Ayan u Tagay Kadibna Wan Ka Maydhay Marka ilkuhu Way dhiigay right marka Qalajiye Iyo Mouths wash Wa Ibsanaya Qalajihi Ayu Wuxu Ka dhigay Kanin Calosha Iyo Qof Caloshu Xooga U Dhaqaqado La siiyo Markan Guriga Tagay Ayan Arkay kaninki yab 😅

  • @hindarooble4075
    @hindarooble4075 20 днів тому +1

    Asc
    Waxaan jeclaalahaa in aan idinla wadaago sheeko dhaba ah oo aanka og ahay ganacsatad dawooyinka keena.

  • @mustafemaxamed6877
    @mustafemaxamed6877 21 день тому +1

    Maya maya suaasha ha waydiin sababto qof aan ogayn ha tilmaamin in uu ku sarkhaamo wiil dhagaystay

  • @cccsamadoon7086
    @cccsamadoon7086 21 день тому

    SU,AASHA LA ISWAYDINAYAA
    WAXAY TAHAY
    DADKU MAWADAYAQAANIIN
    MIDABKA DAWADA
    SIDEE LOHUBINAYAA

  • @muunarashiid2317
    @muunarashiid2317 20 днів тому

    Wlhi wa barnmij fican oo ka hadlaya dhibato waddanka tala

  • @mariyamaxamed7324
    @mariyamaxamed7324 21 день тому

    😢😢😮

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 20 днів тому +1

    TUUGADA MAFIYADA EE GANACSATADA EE CAFIMADKA SHACABKA KU CIIYARAYA QATARTA KU AWA IN LAHHELA DAD UMADA KA QABTA OO MASULIYAD ISKA SAARA!
    2 WA IN WARIYAASHU SHACABKA U KACAN OO MAFIYADA TOOSH KU IFIYAN OO AYANA SHARUUR QADAN SHACABKA BADBADIYAN

  • @ruushalijamac638
    @ruushalijamac638 21 день тому

    waa runtii

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk 20 днів тому

    Comentiga waxa si cad dadku ugu shegen dhibaatada umadan heysata waxa kow ka dawada laba rashinka lkn macal asaf shaqadaa dadkii lahaa ayaa gabey waa dawlada waxan leeyahay xukumada allah ka cabsada marku inan yar oo macaarido hadlo wasiiro ayaa u jawaaba hawshii la idiin igmadey si daacad ah u guta waayo beri qiyaamaha nin walba halkii loo dhiibey allah waa weydiin doonaa

  • @jccmahdaristudio4797
    @jccmahdaristudio4797 21 день тому

    Layaab Male Oo Dawlada Ayaa Gabtay Role Keedii, Suuqyada Dawooyinku Waa Combative Marketing (Ama Suuqyada Furan) Lkn Waa In Laxidhaa Arinkaas (Oo laga Dhigaa Monopoly Market)

  • @ismailabdillahi8752
    @ismailabdillahi8752 18 днів тому

    Somaliland doesn't have a mechanism in which you can trace back the origin and also the business people who import the medicine bribe the authority

  • @baligubadle2666
    @baligubadle2666 20 днів тому

    Ilig reer miyi Choke waa taamaashiir ee daqiiq maaha

  • @xasanmaxamed8302
    @xasanmaxamed8302 21 день тому +1

    Maxaa ganacsadaha been abuurka keenay loogu ciqaabi laayahay?

  • @Khalid-dc4dh
    @Khalid-dc4dh 21 день тому +2

    Dhakhaattirtaaba ku siinaysa hadaad tidhaa maxaad igu mudaysaa waabay xanaaqayaan Ma anigaad wax ii sheegaysaa

    • @zayidaliabdi5736
      @zayidaliabdi5736 21 день тому +2

      dhaqtarka waa waajib inaad waydiiso aqoontiisa iyo dawadu ku siinayo iyo shaybaadhku kuu dirayo xaq baad u leedahy haduu cadhoodo caafimaadkaaga dan ah

  • @user-pu5tr8px2s
    @user-pu5tr8px2s 21 день тому +1

    Ninkan wa dawladu mujar u qurta si wadanka u bahan aad idin hambalyanaya

  • @alimoussa160
    @alimoussa160 21 день тому

    Où est la vidéo de cette visite que vous avez partagé avec l'équipe de contrôle des médicaments ?

  • @ismailabdillahi8752
    @ismailabdillahi8752 18 днів тому

    Actually that is not true, to open pharmacy first you must join uruurka ganacsatada dawoyinka so dajiia. Believe me I was denied the license

  • @Lights.Upon.Lights114
    @Lights.Upon.Lights114 21 день тому

    Uk Daawadeeda oo dhan INDIA ayaa lagu sameeyaa Mudane maxaa yeelay UK warshadaha daawoyinka sameeya waa Indian people iyagaa madax ka ah........Lakin waa runtii Somalida Storageka dawooyinka ayaa qaldan iyo marka Europe laga soo qaadaayo DRY CONTAINERKA lagu soo qaado oo qaboojiye aa lahayn

  • @araweelo728
    @araweelo728 21 день тому

    Waa say walahi wali nadiif ah oo aan virus ka qabyaaladu ku dhicin, kii daacadnimadaa sii wada alle hakaa dhigo

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin5219 21 день тому

    Subxaan

  • @alimoussa160
    @alimoussa160 21 день тому

    Il faut que l'état somalilandait impose une réglementation ferme en utilisant comme le Dr saadiq .

  • @mustafehussein6983
    @mustafehussein6983 21 день тому

    Waa runtii ninka qurbaha ka yimaada ee aqoonta leh wey neceb yihiin oo waan arkey ba

  • @siciidcabdiraxman1453
    @siciidcabdiraxman1453 21 день тому

    Aragti ah hilible ama bakhaar dharleh waa keeni karaa daawo waana ka ganacsan karaa
    Dadkii aqioonta u lahaaa uunbaa uga shaqaynaya

  • @gamemodesecret
    @gamemodesecret 21 день тому +1

    ❤❤❤❤❤

  • @xasanmaxamed8302
    @xasanmaxamed8302 21 день тому

    Aqoontii ayaa aqoon la,aan ag fadhida, waanu niyad jabayaa qofkii aqoonta maaha, awoodii go,aanku cidaan qiimayn karayn ayaa gaadhaya.

  • @abdiazisabdilahi8174
    @abdiazisabdilahi8174 21 день тому

    Sidee ayuukiiska ugaharaaa isaga oo bilawga sheega kucadeeya goaanka lagaqaatay ama laguxukumay zawmaaahan inuuu ogaaado ama kahelo xog buuxda kiiiskii uuu bilaaabay suuu udhamaaday ( end of case )

  • @abdullahinur5327
    @abdullahinur5327 20 днів тому

    Ask him how they identify if fake or really medicine ?

  • @xasanmaxamed8302
    @xasanmaxamed8302 21 день тому +1

    Barnaamijyada dadku saxaafada ka filayeen kanbaa ka mida. Waxaase loo baahanyahay inaanu dhaliiluun barnaamijku u muuqane, maxaa sidani ku dhacday? Yaa u sahlay? Dadka dawooyinka iibinayaa aqoon mawleeyihiin? Sidee loo saxayaa xakama la,aantaa? Dawada saxda ah ninkay ku ag xumaatay been abuurna si sahlan ayuu ku keenayaa sidaa mmtv u bilawd hawgu dhiirato ilaa cuntada.

  • @mahatfarah3697
    @mahatfarah3697 21 день тому

    Somaliland ayaaba roon anaga xageena koofurta daqiiq ayaa naloo soo daboola ilahey unbaa inoo maqan bahallo ayaa ku dhex nool nahay

  • @BarkhadMohamed-db8jd
    @BarkhadMohamed-db8jd 8 днів тому

    Wll number laydinkala Soo xiriiro ii sheega mid baan hayaa tuug ahe

  • @ameenhoussaine2695
    @ameenhoussaine2695 20 днів тому

    Qaranka!!! Aqoonta iyo jahliga dagaalka ka dhaxeeya waaba intaas

  • @ibrahimsuldan-gz6uy
    @ibrahimsuldan-gz6uy 21 день тому +7

    This guy is pharmacist not a doctor

    • @nimomumin2552
      @nimomumin2552 21 день тому +2

      Pharmacists and doctors had the same knowledge ,but when it's came to side effects, doctors must have treatment

    • @zamiyaAbshir-wf2bv
      @zamiyaAbshir-wf2bv 21 день тому

      @@nimomumin2552 19:04

    • @AsmaDahabo
      @AsmaDahabo 20 днів тому +1

      The guy is a PhD Holder that is why he is calling him a Dr.

    • @user-un3tc5fb4l
      @user-un3tc5fb4l 20 днів тому

      Xataa haduu yahey waxan laga hadlayaa ma qaliinbaa mise arrimo daawooyin ? Idiot

    • @ismailabdillahi8752
      @ismailabdillahi8752 18 днів тому

      ​@@AsmaDahaboNo Pharm D, which is Doctor of pharmacy. In American no more Bachelor degree in pharmacy. You are trained as clinical pharmacist and you obtain Pharm D

  • @zakeriye6995
    @zakeriye6995 20 днів тому

    kani waxba nooma sheegin mesha way iska joogan waxana maqantaan

  • @yasinbarre3402
    @yasinbarre3402 21 день тому

    Wey Adag tahay in layska yidhaahdo 50% baa faalso ah (fake) ayadoo aan research sugan lahayn. Waxaa muuqata inaanu kala aqoon role-ka: Haya'adda oiaalinta tayada, Wasaaradda Caafimaadka & Komishanka Mihnedlayaasha Caafimaadka.

  • @dhamme0
    @dhamme0 21 день тому

    Fadlan qof aqoon dheraada u leh pharmacology noo soo casuuma ninkani afsomaliga kuma fasirayo waxan uu sheegsheegayee.waxwalba English bu kudhexdarayaaye .

    • @Kadar-ex8xp
      @Kadar-ex8xp 21 день тому

      Dadkaa jecel waxaa
      Dadku waxay jecel yihiin oo horumar u yaqaanaan luuqadaha qalaad

  • @OmarHerer
    @OmarHerer 21 день тому

    Iligaw dadka hakaga ciyarin ganac si googa

  • @HUSSEN6850321
    @HUSSEN6850321 21 день тому

    Well sadik he iz trying his best but stop taking pills ppl eat organic drink camel milk go back to traditional az somalis im Izaak from Tz eat what u plant stop phamacal business killing ur own greed 😊😊

  • @nimomumin2552
    @nimomumin2552 21 день тому

    Cabsi cabsi mahamed iilig😅😅😅😅

  • @mukz6995
    @mukz6995 21 день тому +1

    control drugs ku habii ay gacanta ka baxaan ama aan la conrolin maandooriye ahaan baa loo isticmaalikaraa.

  • @zakariyemadar992
    @zakariyemadar992 21 день тому

    Garac baad tahay ilmaha caanahoda miyad cadaw ku tahay waa ino jig jigo yar garacow

    • @iqraxaaji7442
      @iqraxaaji7442 18 днів тому

      Runta alle jecel illaahay umadda haka qabto kuwa drugs dadka laynaya

  • @Bn99757
    @Bn99757 21 день тому

    Sii fican ayuu uga hadlay dr lkn waxad mooda inu Wali wax xeerinayo oo uu yara baqayo… ninka liinta siiya lol

  • @abdirashid4016
    @abdirashid4016 21 день тому +1

    War Kani war ma hayo

  • @universeboy6304
    @universeboy6304 21 день тому

    Ina bidixo ayaad waraysanaysaa mataankii yaraa weeyaan 😂

  • @farhandhaweye1835
    @farhandhaweye1835 20 днів тому

    This guy has no communication skill, his interview has no interest

    • @salmahussein5007
      @salmahussein5007 20 днів тому

      But the problem is that they he is big weriye. But has no skill. Anigu weligayna weriye uma aqoonsani

    • @amranapdilaahi4228
      @amranapdilaahi4228 20 днів тому

      Do you have any better

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 21 день тому +1

    MM TV beenaale ayuu noqday, dhulka Beesha Isaaq warkiisa ha Ku ekaado. Cid kale waxba Ka dhageysan meyso.

    • @nashou22
      @nashou22 21 день тому +2

      Maxaad ka dhageesaneysaa. Qof liita uuma joojino.

    • @bardehanad4919
      @bardehanad4919 21 день тому

      @@nashou22 beentii Isaaqa in koonfur ogaatay miyaa Ku gubeysa?

    • @Kadar-ex8xp
      @Kadar-ex8xp 21 день тому +2

      Waar lax yahay dawooyinka dhacay ayaa laga sheekaynayaa.
      Adhiyulaahi baraar baad tehee

    • @bardehanad4919
      @bardehanad4919 21 день тому

      @@Kadar-ex8xp He works for the regime, his lies were recently exposed. No one trusts him anymore.

  • @MarshalDaniel-gx7vu
    @MarshalDaniel-gx7vu 21 день тому

    wan qoslay walaahi kan waba jaahil lo jeedo lakin somalidu ingiriska bu ka imiday marka wa doctor automatik ah yaab aqliga somalida

    • @Pringels.
      @Pringels. 21 день тому +2

      Lol, he isn't a doctor but he's been a pharmacist in Bristol for 16 years. Jaahil maaha laakinse dadkeena ayaa title khaldan siiyay wlle. Caadifada iska daa fadlan.

  • @Saxafi_siciidQuruxda
    @Saxafi_siciidQuruxda 21 день тому

    Kkkkkkkkk Qaxootigi reer xamarka ahaaa maxay ka cabanayaan

  • @user-je9qt5gn6l
    @user-je9qt5gn6l 21 день тому +2

    MMTV waxaan uga baranay Barnaamijyo wax tar leh keep going wllo Mohamed

  • @ahmedjamac4877
    @ahmedjamac4877 21 день тому

    Manshallah

  • @user-je9qt5gn6l
    @user-je9qt5gn6l 21 день тому +1

    MMTV waxaan uga baranay Barnaamijyo wax tar leh keep going wllo Mohamed