Allaah Caafimaad Cimri barako leh iyo Aakhiro wanaagsan ba ha siiyo Dr Enow Dadkan oo kale waa in laga faa’iidaysto iyo ay u dadaalaan sida ay Xogta ugu dadaaleen ina gudbinteeda iyo dhaqan gelinteeda ku dadaalaan Jzk Allaahu khayran SSTV iyo Dr Enow ba
50 kun waa dadkii Muqdishu ku noolaa Talyaani iyo Ajanabi uu Saciid Barqash oo Cumaani ah oo Talyaani ka hor Muqdishu xukumay keenay bay ahaayeen. Somalida way ku yaraayeen Muqdishu waxay u badnaayeen baadiyaha oo waxay ahaayeen reer miyi.
Dr Eenow Ma ogyahay in Qabaa,ilka Muqdisho daganaa ee Abgaal ay Talyaaniga ka diideen inuu tirakoob ku suubiyo ayagoo diidanaa in uu awoodooda ogaado , Caaqilkii Xasan geedi Abtoow u diray inuu dadkiisa soo tiro koobo mudo sanada ayuu siiyay markii u yeerayna wuxuu u keenay 2jawaan oo waanbo ah wuxuu yiri anigu wax ma qoro laakiin hadii hal qof walbo oon tiriyabo hal waabo ayaan ku riday ee tirso , Markii ciidankii ku wareereen saa waa ciid tiriye ayuu ogaaday in uu caqligiisa ku ciyaaraayo markaasuu yiri mushaarkii aan kusiin jiray soo celi markaasuu santuuq soo ag dhigay ay ku jirtay wuxuu lacag mushaara u siin jirtay ,caaqilku wuxuu ogaa in mushaarka in lagu iibsado ay rabeen asaguna in uu la shaqeeyo ma rabin marka Dr eenow sidaa wax uma ogo oo isagu Muqdisho uma dhalan ee dadka asalka wax kasoo warayso hadii aad Taariikh saxa rabtid , Xamar baribay ahayd 2 Xamar, marna 2 Xamar iyo Shangaani, marna 5 Xaafadood marka Xamarkeed ka hadlee , Shangaani wuxuu ahaa waa halkii uu daganaa Imaankii Xamar ee boqortooyadii Yacquubiya Drka maka warqabaa .
Sahro waa taariikh fiican waana nasiib daro in Somali lala wadaagin. Sikastaba ha ahaatee Drka wuxuu kahadlaayo waa wax uu soo aqriyey iyo dad uu usoo joogay o uuwareystay. U maleen maayo inuu kas uga tagay taariikhda ka hadashay. Dhageeso @15:15
Nin magaalo ku dhashay Cabdirashid Cali Sharmarka ka jiray kkk. Sow baarlamaankaa Cigaal, Maykal Mariano, Axmed Keyse kuma jirin. Ninkan ma majeerteen baa
Dr Saadiq Eenow markuu leeyahay 13 wiil ee SYL 3kun ee Soomaalida bay ka soo dhex baxeen macneheedu waxaa weeye Banaadigu Soomaali maha. Hadalkaasi waa gef ee Dr Eenow isa sax dhaha. Wiilashii SYL waxaa soo abaabulay dad Banaadiri ah bay ahaayeen sida Xaaji Maxamed Xuseen iyo Dheere Xaaji Dheere, Sakhaaweddiin.
@@xanfargeele4643 hadal dr Eenow sii fiican u dhegeyso. Wuxuu is raaciyey Carab, Pakistani, iyo Banaadiri oo uu ku sheegay tiradooda 10 kun, Soomaalida kalena wuxuu ku sheegay tiradooda 5 kun.
Maanshaa Alaah Dr Eenow sida wanaagsan eed ugu fakartay in aad taariikh ka reebto waan sida aad sheegtay Taareekhda soomaalida lama qorin we❤Barather👍👍👍👍👍👍
Waad mahadsan tahay Dr Enow taariikhda saxda ah ee aad soo bandhigtay
Allaah Caafimaad Cimri barako leh iyo Aakhiro wanaagsan ba ha siiyo Dr Enow
Dadkan oo kale waa in laga faa’iidaysto iyo ay u dadaalaan sida ay Xogta ugu dadaaleen ina gudbinteeda iyo dhaqan gelinteeda ku dadaalaan
Jzk Allaahu khayran SSTV iyo Dr Enow ba
Dr ee now allah aku sharfo
50 kun waa dadkii Muqdishu ku noolaa Talyaani iyo Ajanabi uu Saciid Barqash oo Cumaani ah oo Talyaani ka hor Muqdishu xukumay keenay bay ahaayeen. Somalida way ku yaraayeen Muqdishu waxay u badnaayeen baadiyaha oo waxay ahaayeen reer miyi.
dr enow waa nin qiimo badan allaha xifdiyo❤
Cumar carte siyaad baraa kursiga udiiday
Dr saadiq nin yaqaan ayaa ka warami kara waa qof daacad ah
Qaybtii labaad waan kaasugaynaa
Sooyaalka somaliyeey ,sharaf iyo karaamo Allah kusiiyo
Dr sadiiq waa macalinaykii gabayada somalida markan jognay Vinnitsa Ukraine
Sooceli Dr Enow qaby labaad u samee waa codsi
❤❤❤❤❤
Eenow taariikhdiisa waa qabyaalad aan isqarinkarin.
Awoogay waxaa la dilay 70 years ka hor aabahay aabihiis
Channelka basaasiisnta somalida
waad asiibtay
Adiga yaad basaas utahy?
@@ahmedshaafi1983Wuxuu ruufiyaan u yahay studiyooyada heesaha duubo 😂
@@sahraAli-e9h
iidoor meel walba dhulka hoostiisa lagu guray ayaad tahay. Ogoow waa biloowgiiye.
Syl iyo Somalia keli ah buu ka sheekeynayaa.
Dr Eenow Ma ogyahay in Qabaa,ilka Muqdisho daganaa ee Abgaal ay Talyaaniga ka diideen inuu tirakoob ku suubiyo ayagoo diidanaa in uu awoodooda ogaado ,
Caaqilkii Xasan geedi Abtoow u diray inuu dadkiisa soo tiro koobo mudo sanada ayuu siiyay markii u yeerayna wuxuu u keenay 2jawaan oo waanbo ah wuxuu yiri anigu wax ma qoro laakiin hadii hal qof walbo oon tiriyabo hal waabo ayaan ku riday ee tirso ,
Markii ciidankii ku wareereen saa waa ciid tiriye ayuu ogaaday in uu caqligiisa ku ciyaaraayo markaasuu yiri mushaarkii aan kusiin jiray soo celi markaasuu santuuq soo ag dhigay ay ku jirtay wuxuu lacag mushaara u siin jirtay ,caaqilku wuxuu ogaa in mushaarka in lagu iibsado ay rabeen asaguna in uu la shaqeeyo ma rabin marka Dr eenow sidaa wax uma ogo oo isagu Muqdisho uma dhalan ee dadka asalka wax kasoo warayso hadii aad Taariikh saxa rabtid ,
Xamar baribay ahayd 2 Xamar, marna 2 Xamar iyo Shangaani, marna 5 Xaafadood marka Xamarkeed ka hadlee ,
Shangaani wuxuu ahaa waa halkii uu daganaa Imaankii Xamar ee boqortooyadii Yacquubiya Drka maka warqabaa .
Sahro waa taariikh fiican waana nasiib daro in Somali lala wadaagin. Sikastaba ha ahaatee Drka wuxuu kahadlaayo waa wax uu soo aqriyey iyo dad uu usoo joogay o uuwareystay. U maleen maayo inuu kas uga tagay taariikhda ka hadashay. Dhageeso @15:15
ninkan tariiqda mida naceebka uu talyaniga ka qoray buu aqriyey xataa aqliga insaanka ma galikaro in shankun oo soomaliya deganayeen xiligii talyaaniga waa sheeko qiyaali ah
Waa siduu uhadlayo in xamar aan cidna laheyn. Cabdirashiid wuxu ku dhashay Xaradheere dagmana maaheen 1925 waxay aheyd tuulo. Dagmooyinki uu 1962 sameeyayna waa ka xasday tuulo yar ee dadka si tuugaa keynadiid uga masaafuriyo ayay heyd . Waxa dagmo kadhigay siyaad
Ma eheeynin ineey naga tagaan umadahaas kala duduwan ineey naga guuraan
Waa beentiis Soomaali waxay nabad ahaayeen from 1925-1969 Dagaalkii ugu danbeeayay waa kii AUN Omar samatar iyo talyaani ilaa markii militaryga xukunka boobay.
Adeer malaha Iman yar baatahaye taasi waa laysku waafaqsanyahay in aaan tobacco Sano is ku xiga nabadi dhicin
Waxa la qaatay ado tiraahdo 1960_1969 .... 1925 waba waqtige gumeestaha dalka u jooge halke ayey nabad taalay
Nin magaalo ku dhashay Cabdirashid Cali Sharmarka ka jiray kkk. Sow baarlamaankaa Cigaal, Maykal Mariano, Axmed Keyse kuma jirin. Ninkan ma majeerteen baa
Badankood magaalo ayey ku dhasheen waliba magaalooyin ka waa weyn dagmada Xaradheere oo uu ku dhashay C/Rashiid Cali Sharmaarke.
Syl ayaa laga hadlayaa oo koonfur ah maaha SNM NUF USP
AMA waqooyi
A historian without any historical knowledge or background.
Dr Saadiq Eenow markuu leeyahay 13 wiil ee SYL 3kun ee Soomaalida bay ka soo dhex baxeen macneheedu waxaa weeye Banaadigu Soomaali maha. Hadalkaasi waa gef ee Dr Eenow isa sax dhaha. Wiilashii SYL waxaa soo abaabulay dad Banaadiri ah bay ahaayeen sida Xaaji Maxamed Xuseen iyo Dheere Xaaji Dheere, Sakhaaweddiin.
Banaadirugu waxay ka mid yihiin Soomaalida madow, mise Carabta iyo Bakistaanta in lagu daro ayaad rabray.
@@xanfargeele4643 hadal dr Eenow sii fiican u dhegeyso. Wuxuu is raaciyey Carab, Pakistani, iyo Banaadiri oo uu ku sheegay tiradooda 10 kun, Soomaalida kalena wuxuu ku sheegay tiradooda 5 kun.
Digtoorku wuxu ka hadlayaa Soomaalida madoow.
somali asal ah maahe waa dad meelo kale kasoo jeeda mana somalida xoolo dhaqatada ah ama reer miiga ah ee magacan somali iska leh
Been iyo run ayuu isku dhex laaqayaa
Taariikh Lagama maarme
Nuuroow weelee tilmaantiyo
Wixi aan tabaynee
Eenow hasheegee ka
Tabaabushyso
Hatilmaamee sotabi
Beenaale
What he tilling is Fagash history of somalia 🇸🇴?
Faqash waa kuwa madaxda idin ah
Oroma af somali bartay naga dhex bx
Kuwaan waa kuwa reer muusa handaraab cuqdad iyo waabaayo qaba
Faqash hogaanka East africa❤❤❤❤❤,don't be jealous.
❤❤❤