Ninkani baadhis baa ku waajibtey waa maxay dadkan xilka iskala wareegaya ee aan hadalba soo celinayni, ee aan ka cudur daaranini waxa madowgu ku jiro ee iyaga looga tegayo dhibkooda.
Kuwa tahriibay miyaa laysku wareejiya subxaanalaah yaa burma waxba maad wareejin xagay ku barakaceen dadku gaaladu mashruuc been ah ayay soomaalida ka dhex samaystaan dadkii wax beeran jiray ayay dagaal kula jiraan ayaan waxba la beeran 50 dollars ayaa loo qoraa laakiin lacagtu way ka badan tahay markaa dadka barakaca lagu sheegayaa waa dadkeenii oo la yidhi waxba ha beeranina waa in la baabiyaa hay,adan.
6,100 iyo dheraad 900 ka mid ah ayaad fayl u haysaa inta kale faylal looma hayo lacagta malasiiyey bilaa fayl.wxaasoo dhan maaha inaad wasiirka cusub u yeedhiso. Ee iska koob madasheeda iyo dabagakeedaba wasaaradu waa ay hubinaysaa. Tirakoob iyo dabagal culus baa u yaal. Waxan filyaa in ay noqoto meesha ugu musuqmaasuqa badan haayadani fiiro gaar ah haloo yeesho.
Waar ninku been weynaa waar allah ka cabso inamada lasoo celiyey ayaa sheega cida soo celsey xaqiiqada ka hadal hore maxad ugu sheegi weydey dadkaa aad shegayso intaad joogtey meesha maalin qudha lagaama maqal lkn ninyohow wax walba waala ogyahay yaad qaldeysaa
Meeye dhismayaashii Degaamada G/Togdheer
Xinifow intaadan xilka wareejin 2008 dii waxaad sameysay sheeg 😂😂😂😂
Saaxib qofku marka uu dhinto waxa layna faray ha caayina
Xinif ilahay aya Ina dhaafiyqy
Waa dadka ISAAQ is nacsiiyey xumaantiisa magaciisaa inoo sheegaya XINIF waa SAQAJAAN macnaheedu.
Fiqi s/land
Waa ninkan wuxu yaheymajirro
Waa tuug'
Hadhuudh cun ah thank
Siii soco sii soco waxaad tartay ba yaree guulwadeyn iyo cago jugleyn uu baad mesha ku joogty manty wata wasarad ba laga dhigay meshi aad sidii guri aad leedahay u maamuli jirty xinif foqol xinuf kkkkkk
Good luck dear, it's time to rest and relax. The Prophet (ﷺ) said, "The best among you (Muslims) are those who learn the Qur'an and teach it."😢
Asc waar dadkoo dhan waalasoodhaweeyaa miyaan shiikh ahayn
Ninkani waa dowlad yaqaan system-ka dawladnimo ku taagna. Guuleyso masuul, dalka si daacad ahbad ugu shaqeysee.
Qolada cusubi adeer kaagama baahna inaad ku tidhaahdo sidaa iyo sidaa sameeya.
Xin iyo uf baatahzye nadhaaf khayr6lkaa kuguyare
Tahriib la soo celiyey.... Yaaab
Ya burma na dhaaf 2008
War Nevada buuqa
Oo miyad ilay day oromadan la wareeg thy dalkii
Masha masul iga dheeh
Saaxiibbo, saaxiibbo ma saaxiibbo aad wax isku shushuban jirteenbaa ?. Waar ninkani musuq baa ka muuqda ee halla baadho, waa kii maalintii dhoweyto diidey xilwareejinta oo waxbaa soo basrinayey.
Wax lacak ah ma wareejisay
Suuliyaal
Xinif nin rageed Allah yaxfidag.
hayaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaay dabagal wayn halagu sameeyo haayadan 🤣🤣🤣
Guulwadeydnta waa dhamaatay ilaahow guulwade danbe oo umada caaya hanoo keenin
Ilaahay inaguma soo celiyo isaga iyo qofkii BUUNI la odhan jirey dawladnimadii ayay sharafta ka qaadeen sidey reeraha u caayayeen
@TamrenKings amiin ceeb bay umadii usoo jiiden
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ganasiga 3 malmood kaliya miyaa
Logu sameyay wax ku shekenayo dhageesta
Ninkani baadhis baa ku waajibtey waa maxay dadkan xilka iskala wareegaya ee aan hadalba soo celinayni, ee aan ka cudur daaranini waxa madowgu ku jiro ee iyaga looga tegayo dhibkooda.
Waar isaga iyo Buuni baa ugu daran....haddaba sidee....
Waa kuwa ina biixi ummaddu ku nacday ee uu isaguna caqligiisa is lahaa waxbay kuu tarayaan ee caydooda wehesho
Hati lunsatay allaa og tug
Muxuu miskiin hafray tuugani haynadhaafo w
Bal nimanyHow ninkii muuse biixi masuul ka dhigay dhagayesta
Hehehehehhehe
Kuwa tahriibay miyaa laysku wareejiya subxaanalaah yaa burma waxba maad wareejin xagay ku barakaceen dadku gaaladu mashruuc been ah ayay soomaalida ka dhex samaystaan dadkii wax beeran jiray ayay dagaal kula jiraan ayaan waxba la beeran 50 dollars ayaa loo qoraa laakiin lacagtu way ka badan tahay markaa dadka barakaca lagu sheegayaa waa dadkeenii oo la yidhi waxba ha beeranina waa in la baabiyaa hay,adan.
Khaniis yahaw dabada naagaha lihi na dhaaf
Wuuu xunay
6,100 iyo dheraad 900 ka mid ah ayaad fayl u haysaa inta kale faylal looma hayo lacagta malasiiyey bilaa fayl.wxaasoo dhan maaha inaad wasiirka cusub u yeedhiso. Ee iska koob madasheeda iyo dabagakeedaba wasaaradu waa ay hubinaysaa. Tirakoob iyo dabagal culus baa u yaal. Waxan filyaa in ay noqoto meesha ugu musuqmaasuqa badan haayadani fiiro gaar ah haloo yeesho.
Waar meesha wareeji
Nacnac looma baahna, mujashid wax la yidhaahdaa ma jiro kuwii wadanka burburiyey anaga hanoo sharixine
Conifeer a
tuug ahaa
Waa ninka lasoo bandhigey codkiisa isagoo reerkiisa wixii uu xaaraan u boobay ugu faanaya. kkk bilo ku degtay wallee haddii aanad is xisaabin waad eedi
Xoolaha dadaweynaha ee dhacday ayaad Asturaysay hahahahaha tuug jaahila kani in uu high school xataa ka baxay uma malaynaayo
Adee camping may jira hada qaran ku waar mid ninkani wuxu inan tummy inan u quranka uso shhaqeyey
Xinif Nahab Bye Bye.
😂😂😂XUKUMADA KULMIYE MAXAA KA SI AHAA MID YIDHAA 250 SHAQALE REERKAYGA AH AYAAN KUGU WAREEJINAYAA MID TAHRIIBAYAAL SHEEGANAYA MID LEH ANIGAA IS CASILAY OO CIRO IMABA ERYIN😂😂😂
Xinif xinasay ciil qhabe waa xanunsanaya bye-bye tuug tuug naalay Munaafaq
Waar xishood Xinifaw
kkkkkkk maxaad u wareejinysaa maad riyoonaysaa sawdigii lahaa Kulmiye kulmiye........
DIB U DAMBAYSA HADAD SIYAASADA UUGU SOO NOQOTID HABAR JECLO AMA REER SOMALILAND MA NIHIN BAX. TAG DHUUMO.....😂😂😂😂😅😅😅😅😂😅😅😅
Sxb waxan wejixun wuu idin ceebeeyey doqonka badhida weyn
Xinifow immisa million oo $ ayaad haysataa adigoo jaahil ah wallaahay in aanad calfanayn waa ballan
Waar ninku muxuu naaxay caloolaha ba'ay maxaa kagu guri.
Xinif waa ragii isagoo malcaamad quraan haysta siyasada galay ee sidii ina Samaale Jano ka bood noqday
Waarwareji.hanooyin.tuugyhow
😂😂😂MUSE BIIXI AYAA KA TUUGSAN KAN
Waar ninku been weynaa waar allah ka cabso inamada lasoo celiyey ayaa sheega cida soo celsey xaqiiqada ka hadal hore maxad ugu sheegi weydey dadkaa aad shegayso intaad joogtey meesha maalin qudha lagaama maqal lkn ninyohow wax walba waala ogyahay yaad qaldeysaa
Iimaanka beel, waakii halmar cunay diintiisa iyo wajigiisiiba, een waxba dhaafin❌❌❌❌❌❌ waar iska bax
Imisa lacag ah ayaad huteelada ku cuntay ama kkkkk
Gidaafaf baad tahaye dadka dhaaf
beenaale tuug ah, orod adeer iskaga noqo malcaamadaadii iyo macalin dayaankaagii.