Farax gololey iyo sheekooyinkiisii. Taariqda galay ee inta badan somalidu maqashay dhagayso.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 сер 2024
  • #farxiyafiska araxgololey iyo sheekooyinkiisii. Taariqda galay ee inta badan somalidu maqashay dhagayso.

КОМЕНТАРІ • 5

  • @user-Axmed
    @user-Axmed 4 місяці тому +4

    Allah haw naxaristo nin geesiya oo hadal cad hadana maskax badan buu ahaa

  • @shukrigalandiid7044
    @shukrigalandiid7044 3 місяці тому +1

    Allaha u Naxariisto Geesi qaran buu ahaa, Nin qaali ah buu ahaa, Nin Garaad dheer buu ahaa, Rabbi Jannooyinkiisa haku Casumo.

  • @cheyyene
    @cheyyene 3 місяці тому

    Nin rag wiilkiisa typical Abgaal Boys isagoo 19 jir keliya ku gaarey hadalada Aabihiis Rahimahu Allah, ayuu hadana sheegi karaa, HADALADIISA BUUG halaga qoro.

  • @ahmedmohamedsalaad3464
    @ahmedmohamedsalaad3464 3 місяці тому

    Farax galoolay waxa u aha shaqsi hufan leh waya aragnimo xigmad hibo uleeh moqdisho halyeeyo badan ba kakacay somalia sharaf ku dhex laha
    Hadaba kuwa manta hogamiinta fadhiya xigmada sharaf waxgarad midna male beeso bay kuyimadeen besana wa badigobayn

  • @maxamedcabdulle7106
    @maxamedcabdulle7106 Рік тому +2

    Wkfhmy. Kalawreji