Aadan Cadde oo la dardaarmaya jabhadihii dalka ka saaray Siyaad Barre

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 77

  • @abdulkadiraj3747
    @abdulkadiraj3747 11 місяців тому +4

    Allow ku naaxariso Adan Abdule Adsn cade ❤

  • @maxamuudmaxamed1402
    @maxamuudmaxamed1402 Рік тому +1

    Aabihii qaranka somaliyed siyad bare allah hau naxariisto

  • @abdilleahmed-sn8ei
    @abdilleahmed-sn8ei 5 місяців тому +2

    Beeen badanaaaaa maxamed siyaaad magaaraysaan wuxuuu ahaaa aaabihiiii umada.jamhad iyo jiro waa waxa meeshaan nadhigtay

    • @seynabnuur3020
      @seynabnuur3020 5 місяців тому

      Sax shaqo iskuma lahan sababtoo ah Siyaad oo kitaabka waxaa uu sheegay baalmarey oo ku ku dila dad ineey siman yahiin Nin iyo Naag, waala wada ogyahay.

  • @engmustafahassan3945
    @engmustafahassan3945 3 роки тому +3

    Rabbi hasiiyo naxariistii Janno Aadan Cadde oo ahaa qof ku asteysan nabad iyo cadaalad.
    Waxey ahaayeen maalma ey dabaal caafimaad soo martay umadda Soomaaliyeed mar hadii ey iska xurooyeen dhiigya-cabki qarankeenna majarihiisa habaabiyay, waxaasa dhanka kale ayaan darra aheyd in guushaas loo hanan waayay sidi loo baahnaa.

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst2165 5 місяців тому

    MashaAllah.Bal fiiriya qofkan AUN xekmada iyo hadal wanaaga uku hadlaayo. Rabi janatul firdows gurigaaga hakadigo.

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 5 місяців тому

    Siyaad barreh was best present ever 👍👍🇸🇴 , because what happened after Siyaad barreh ? Everything is gone.

  • @nuuxckaafi-su4iq
    @nuuxckaafi-su4iq Рік тому +2

    Naga aamus laxyahay doqontaa malin lagu faano maahe waa maalin madaw oo qarankeeni dumay oo mudan in taarikhda Somalia laga jaro qabyaalad iyo bakhti malintaasa inoogu horaysy magacii somali na ba ay aloow adoo kale naga qabo siyaad bare inuu qaldamay waa la ogaa lkn qaranka naga dumiyay ee silica nabaday baa kasii daran

  • @fowziyacali606
    @fowziyacali606 5 місяців тому +1

    Alaha unaxariisto walaahi nin daacad ah buu ahaay oo dadkiisa jecel

  • @maw6739
    @maw6739 2 роки тому +2

    Sawir aad soo sartay maha Madaxweyne Adan Abdulle ( Adan Cade ) iska sax sawir ka please .

  • @viaroma8423
    @viaroma8423 Рік тому

    What song is it at the end ?

  • @Asaltelco
    @Asaltelco Рік тому +2

    Mahadsanid qofwalba wuu tageersanyahay

  • @zuhuurmohamed3139
    @zuhuurmohamed3139 9 місяців тому +1

    ilahow kuu Naxariiso❤

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 3 роки тому +1

    Illaahay ha u naxariisto MADDAXWEYNE ADAN ABDULLE OSMAN ADAN CADE.BAL EEGA FARAQA U DHAXEEYEY ADAN IYO SIYAAD .. KALIGIIS TALIYE DALKII . DADKII IYO DIINTIIBA MEEL XUNBUU DHIGAY fadlan

  • @charkodeqsalampeace1919
    @charkodeqsalampeace1919 3 роки тому +2

    Aabihii qaranka soomaaliyeed Allah ha u naxariisto.
    Madaxweyne Aadan Cabdulle Cusmaan.

    • @odayafrikaan1266
      @odayafrikaan1266 3 роки тому

      macnaa waxaan doonayaa heetaa maga ceeda sooqor

  • @Xuurka
    @Xuurka 2 місяці тому

    Wariye liita buu ahaaa oo qabyaalad iyo qudhun dilay

  • @abdulkadiraj3747
    @abdulkadiraj3747 11 місяців тому

    ПОСОЛЬСТВО СОЮЗА СОВЕТСКИХ СОЦИАЛИСТИЧЕСКИХ РЕСПУБЛИК
    socialism republic of soviet union waa ka halka inaa dhigay siyaad bare nidaamki qudhunka ah ee u qaatay

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 3 роки тому +2

    SIYAAD LAMA SAARAYNE DULI IYO QABIIL BAAY U SOCDEEN WAYNA HELEEN NATIIJADII KA DHALATEY IYO IYO MAANTA LA IS NACAY WARIYAHAAN XAYAANKA KA CAQLIGA XUN OO KALAA NA HELEY HABAAR HAKU DHACO INTII UMADDA KALA FIRDHISEY KALA IRDHAYSEY SHAAYDIIN WAAYE ILAA IYO HADAY LUGAHA NOOGA MARAN YIHIIN BALAAYADA .

  • @abdurahmanmohamad2300
    @abdurahmanmohamad2300 3 роки тому +1

    Ma ahan maalin aan ku faraxno ee waa maalin aan ka naxno runtii

  • @rocky4066
    @rocky4066 5 місяців тому

    been badane siyaad bare waxa uu dalka uqabtay majira mid la mid ah oo dalka gaarsiiyey horumar muuqda oo aan been wax ka tarikarin ninkaani weriyaha ah waa kuwii waddankeena gubay oo u horseeday burbur iyo kala yaac

  • @abdilleahmed-sn8ei
    @abdilleahmed-sn8ei 5 місяців тому

    Dardaaran wanaagsan maxaase kadanbeyey

  • @kamata850
    @kamata850 3 роки тому

    abwaan mustafe sheekh cilmi weeydii

  • @maw6739
    @maw6739 2 роки тому

    Minka aad so sartay Madaxweyne Adan Abdulle mahan please so saar sawirkisa saxda

  • @IdmanHasan
    @IdmanHasan 5 місяців тому

    Guusha aad sheegayso Maanta ma Joogta xaaladda soomaliya

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 5 місяців тому

    Maansha allaah

  • @aliosman.3998
    @aliosman.3998 2 місяці тому

    ALI ABDULLE OSMAN

  • @haliimaabdi9537
    @haliimaabdi9537 2 роки тому

    Alle ha u naxariisto🥺🥺🥺

  • @apdikaafiahmed2402
    @apdikaafiahmed2402 3 роки тому +2

    Tuug qabyaaladaystaa, waxaasaa dadka weriye iskaga dhigaya.

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Рік тому

    SHARE

  • @goonibare6608
    @goonibare6608 3 роки тому +1

    walee balo soomaalia ugama horeyn

  • @DiiniDiini-q1u
    @DiiniDiini-q1u Рік тому

    Tuug qabyaldisye

  • @hassanosman4236
    @hassanosman4236 Рік тому

    Beenta nagadaa .jaale siyaad waaloodarsade.warbeenta soomalida kadaa.jaale siyaad kadambe somaali waa zero.

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Рік тому

    FACEBOOK

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Рік тому

    LIKE

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Рік тому

    LIVE

  • @HakaFakarin
    @HakaFakarin 5 місяців тому

    Dowladii siyaad bare markay baxdey maxaa dadka qabiil ugu laysaan oo wadanka nabad galyo ugu celin weyseen intaa goobihii dowlada biliqeysaneyseen

  • @ruudvanistelrooy1088
    @ruudvanistelrooy1088 Рік тому

    tuug qabyaasyataa😂😂😂😂

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled 3 роки тому +2

    CaqLiga futadaa lagaa geliyey stupid xun oo buka AYaad tahay oo qabyaaladayste ah aadan cade Inaad garab dhigtid siyaad barre Waa ayaan daro waayo Aadan cadde intii uu Dalka haystey haljid oo uu dhisay noo sheeg waxa keliya ee uu sameeyey waxay ahayd inuu xilka wareejiyey bes bal noo sheega Waxkale oo uu qabtay AHN aadan cadde Somalia haljid ama hal school kamuu dhisin AHN laakiin waxa keliya ee lagu xasuustaa Waa inuu ahaa madaxweynihii ugu horeeyey ee Africa xilka doorasho xilka doorasho ku qabsaday ee Markii dambana xilkii wareejiyey that's all
    He did nothing else to be remembered

    • @alexisde9413
      @alexisde9413 2 роки тому +1

      Aaden cade dowlada Somalia dismaheeda iyo qabyaalad la dirir xalaal ah ayu aha . Dictator culimada laayaa, diinta ilaahey kaso horjeesta, dadka xoog ku maquuniya, xukumka wareejin mums aheyn. Siyad bare ilaahey ha naxariisto wax badan umada wuu u qabtay wax badan wuu qaribay

    • @raashidiinabdullahi5583
      @raashidiinabdullahi5583 2 роки тому +1

      Walal jidad badan schoolo badan ayu dhisay asigo wax kasta inta u badan mesha ugu hosesa ayu ka bilabay siyadna wax walba o diyarsan ayu i yimid wuna si dadalay o lama xaqirayo somaliga wu qoray iyo howlo kuwa kle qaban lahayen hadey madax weyne ahan lahayen siyadna nasib ayu ku helay tarikhdas lkn inta u wax xumeyay aya wax walba dhulka la galay ilah ha u danbi dhafo

    • @ahmedcire9628
      @ahmedcire9628 2 роки тому

      Ugaas tusaale lacagta xoolaha aad shaqeeyso adiga maa ku raaxeysan mase wiilkaga
      Aadan cabdule wadanka
      Kaligi uma madax banaaney
      60xisbi o somali ah yaa wareer shey isu fiiri labada nin.
      Nin wareejiyey nin dagaal lamay

    • @fowziyacali606
      @fowziyacali606 5 місяців тому

      Wuxuu dhisay maxaa laga faaiiday xukun jeceyl ayaa kaqaalin noqda wuxuu yiri hadaanan anigu waligey haysaneyn habur burto Hana baabado kooloow kunoqday waana laga eryey doqonka

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 3 роки тому

    CURASHO AAD BAN KAGA MAHAD CELINAYAA TAARIIKHDA SOOLYAALKA IYO SUGAANTA AAD NO SOO GUDBISO . XOOGA SAAR TAARIIKHDA IYO SIYAASADII U DALKU SOO MARAY ILAA 1954. ILAA 1990

  • @MA-lv8bv
    @MA-lv8bv 3 роки тому

    Waa malintii halaagu below day

  • @abdirahmanmohamed1861
    @abdirahmanmohamed1861 3 роки тому +2

    war ina siyaad barre gaadhi maysaane afka kadhiga haku danbaabinee waa marxuune ninka raga ah libintiisa waa loo qiraa ina siyaad barre iyo aadan cade is gaadhi maayaan

    • @عبذالرحمنالمحمذ
      @عبذالرحمنالمحمذ 3 роки тому

      siyaad bare qaf kitaabka alle beniyey bu ahaa ibliis ah

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 3 роки тому

      Aaden cadde oo kale haduu ahaan lahaa dalkeenuba burbur ma arleen, siyaad barre iyo kacaankiisii waa kuwa halkaa na dhigay.

    • @عبذالرحمنالمحمذ
      @عبذالرحمنالمحمذ 3 роки тому

      @@sayidka6911 hadey u qorantahy wey dhici lheyd wll ilhey ba wx kasta qora siyd bare wa qaf dinta didan bu ahaa

    • @bashiirqoraaye2447
      @bashiirqoraaye2447 3 роки тому +1

      @@عبذالرحمنالمحمذ Been baad ka sheegtay maxamed siyaad barre. Ma uu beenin kitaabka Qur’aanka ah, waayo nin muslin ah buu ahaa Maxamed siyaad barre. Sax oo qalad waa uu galay waana ka toobad keenay. Qof kastaana waa qaldamaa oo wax u gaar ah maxmed siyaad ma aha.

    • @bashiirqoraaye2447
      @bashiirqoraaye2447 3 роки тому +1

      @@sayidka6911
      Waa ceeb in qofka dembi aanu lahayn dusha laga saaro. Maxamed Siyaad intii uu dalka xukumayey wuxuu gaarsiiyey horumar lixaad leh. Jabhadihii indhaha la’aa ee dawladdii burburiyey maxaa laga dhaxlay oo aan dib u dhac iyo baaba’ ahayn? Dad aan mudnayni markey hawl aaney kartideeda lahay faraha la galaan oo ku guuldarraystaan waa iska caadi iney eeddoodii cid kale dusha ka saaraan. Laakiin qof kasta oo wax garad ahi waa arkaa.

  • @hanadmartiallyrics
    @hanadmartiallyrics Рік тому

    Hh