Insha Allah waa qorshahayga hadii Alle ii fududeeyo dalka marka aan ku laabto over 25 years gabar jirta in aan raadsado. Ilaahey dalkeena nabad waarta hasiiyo , mahadsanid wlaashey adigana.
@@abdiyasto7067Asc abdiyasto Hadi aad diyaar tahey maad gabdhaha meeshan ku Jirto tawakashid oo comment ugu qorto wixi Allah ku qorey waad heleysa hadi aad daacad tahey
Asc guurkii caabsi badan aya iga haysa da'daydu waxay gaadhay 34 walina maan guursan dookhan Jacelay wali maan Arag lkn insha alh sanadkan ayan awooda saariya ina guursado lkn igu soo duceeya ina helo gabadh aad uqurux badan oo reer akhlaaq leh ka dhalatay
Asc muniir waxba haka baqin waa illahey nimca uu noo sameyey si bahiideena lagu asturo iyo in aan ku ibni adamka ku bato waqtiga ugu fiican oo gabdhaha maanta ey wada raadinayaan baad ku jirta ee meesha commonka ka fiiri gabdhaha ayagana raadinaya guurka kuna dar Allah ka cabsi markaad la hadleyso Allah duriyad salaax ah haku sahlo iska fudude❤
@@muniircali1404 wcs Allah Subhanahu wa tacala waxaan kaga beryaya sida ugu dhaqsaha badan duriyad salaax ah oo dooqagana ah ku sahlo amiin all the best
Allaha kuu sakhiro wllo ilahey ba lala hadla la weydiista asaga ku siinaye tan kle qofka muuqiisa muhum maha personality qofka muhiim ah diinta akhlaaqda dabecada iyo masuliyada
Waxba ha ka baqin talo Allah saaro adiga isi soo saar oo wax naftada uqabso marka mustaqbalkaga ka fikir waad arkeysa insha Allah adigo kala dooranaya midki ku qalma 💚
Asc Dowlo Allah subhanahu watacala baa qof kasta xaliya mushkiladiisa anaga waan dadaaleyna uun teeda kale Nabi Adan marki Allah aburay xawana wuu aburey si uu ibni Aadamka u tarmo hadi aad qof gaarey 25 maxaa kali ku dhigaya oo beritole markad gaadho gaboow kula xumaneyso go aankada waa talo aniga waxaan ahey hooyo iyo ayeeyo oo adunka wax badan waan jogey wana soo arkey dad badan shalaay ku nool maraka Qeyrka Allah hana wada wafajiyo 💚
Wcs dagan guurka intu so socdo wax xirfad ahna si baro haba yaraate beritole adey ku anfaceysa aniga marki aan yurub imanayey dharka baan toli jirey ila iyo hada inigo qof weyn ah waan wada gurigeyga dhaxdisa wax badan ma qabto lakiin waan ku faraxsanahey Allah Subhanahu watacala qeyr badan iyo Guur salaax ha ku deeqo iyo qof qalibagaga quruxda badan kula fahmo💚
Asc 15 ilaa 21 waqtigaan ma aha waqtigi hore oo reerka walidiinta isku dhaqi jirey xalada waxey mareysa in gabadha oo reer kaligeed awoda in ey dhaqato loo guuriyo Gabadha hadii aad u firsato Wey didan yahiin guur oo naftoda ma u rabaan daal iyo ilmo koris
Asc wll saliga ma ibraahimayada ayaan akhriyayna mise waan soo gaabsanayna Oo للهم صل وسلم على سيدنا محمد Ayaan akhrinaa?su aasha labaadna mar miyaad wada akhrinaysaa mise maalintii wakhtigaad ha leeshad akhrinaysaa
@@daganeeyinaabdi wa sax maskax iyo dabeecad wa lahan karta lkn waxa larabaa dulqaad DUMARKA wawayn dulqaad AYAY leyihiin.adiga dulqaad ma LEEDAHAY oo ma idulqadanaysa
Mar hadaa Diin sheegtay waa inaa Cadayn u keentaa. Saliga nabiga badi Salalahu calayhi wasalam laakiin 3000 kun ha dhihin. Guur kaligiis ma shaqeeyee Mid Qayr leh ku ducaysta. In laguursaday oo 2bil lagu furay ayadoo raali ka ahayn wax dhibana samayn oo jiro ka qaaday waan aragnee
Asc hayaat waa runta waxan ka hadla Gabadha marka ey Maskaxdeda koriso oo kalsooni isku qabto nafteeda dhisto bey ka fikiri karta in ey guursato qof iyada u qalmo furiduna waa wax nolosha ka mid ah inigu waxeyga waa uun dhiragilin oo waxaan jecelahey in gabdhaha isi soo saaran oo kafirsadan qofkey guursanayan mahadsanid 💚
Asc xppti qof ayan jeclahay wan isku yara dhacnay kadib si lama filana ayu go aan iga qatay ana wan jeclahay waxan sameyo ma aqaan ma uniyaysan kara si uu igu solabto saliga nabiga wayo waxn ogahay wuu ijecelyahay lkn madax adeeg ayay katahay iyo dabecad xumo
Asc Qadan waxa laga yaba in qorsho ka fiican illahey kula Doonaya Marka haku dagdagin wiilkan adigoo hada bananka ka jooto bu madax adeeg iyo dabeecad xumo ku sheegtey maxa suge marku ilmo ka dhalo adigan ku weydiye oo naftada wax ugu horeya ka dhig oo adiga weydiiso Allah wax alale oo adiga ku anfacayo weydiiso Hadii aad asigo dhan inkirto oo aadnan qiimo sinin hadu tanazulaat sameynayo iska firi waxa umodo ma ahee weji cusub la soo bax all best 💚💚
Haa xabbti u akhriso wax kasta oo loo akhristo si niyo ah waad helaysaa midna ogow illaahay waxaad ka rajayso si niyo ah waad helaysaa illaahayna si yaqiin ah ubari xabbti waa hubaal waad heli waxaad jeceshahay oodhan kuna dadaal dĥaacada alle illaahay wuxuu yidhi اناعند ضني عبدي ani wuxuu iga malaysto adoonkayga yaan u ahay oon sìinayaa ha niyad jabin ee aad oogu dadaal saliva nabiga scw
Asc Safiya fadhiga ka soo kac oo niyada dhiso qofna ha sugin oo wax walba oo Allah ku ogol yahey sameyso saliga nabiga scw intaad ka gaarto aqriso insha Allah niyada wey ku dhismi doonta 💚
dumar haween naago bilyares jirtooy ba layga yirah bilyans teees ban soo noolaba Y murwodumaroo fil da Wax laguma ahaba lE Y , cadceeddumaroo murwodumaroo Runeey saxaney san ahey aheyoo Naturally xoriyad Y bilyerss ban jiraye hadii stres ya buuxo iyo bresures filled da YariisEey Qatroisliina Qiimobadan minyarow bahbahbah bahyareey fariidad ba laga yiri waleeneeey
Guur Aad Ka Hadlesaa Maxaan Guursanaa Yaana La Guursadaa Gabdhihii Oo Dhan Waaba Qaali Waa Sababta Ay Hadda Zinada Ay U Fududahay Tayda Kale Dumar Somalida Inta Badan Markuu Guursanaayo Nin Somali Ah Waa Qaali Guurkooda Markuu Uu Guursanaayo Nin Ajanabi Ah Wax Walbaa Waa Free Qaar Ka Mid Ah Dumarka Somalida Ayagoo Ay Ka Tahay Rag Iska Dhicis Waxay Guursadaan Niman Gaalo Ah Waliba Waa Ku Farax San Yihiin Haddii Dumarkii Ay Sidaa Yihiin Guurka Aad Ka Hadleeso Muxuu Yahy Marka Mise Waa Iska Views Raadis Uun
Asc Yacquub Haa waa runta meesha shaqo iyo ajar in aan helo baan u imi marka view ga thank you for your support Tawakal Allah saaro oo iska ilaali Sheydaan waa xaaside qof walba waxu leeyahey waxu geesto kuligeena ibni aadan baan nahey qaladka wu noo fudud yahey marka Allah aan isku xirno wiilkeygiyow Dadka ajanabiga guursadey waa calaf adiga hadii aad dooneyso guur qarashkiisa yer yahey waad heleysa insha Allah waxaan kula talin lahaa in aad ku bixiso waqtigada sidii aad u heli laheed duriyad saalax waxan isku ognahey Allah ka cabsi kuligeen good luck
Walalayal surah baqarah joogteyah waxbadaney ka cawinaysa mudo gurka cabsi iga hortagnaydan kagacbogsoday alhmd , ilahey qofki saxda aha ha iwafajiyoh qasatan qof dhawrsan oo alleh yaqana yaa wadud amin idheha
Amiin Allah duriyad salaax ah haku sahlo waa runta surat baqarah waan isku og mahey 💚
Ameen hbbti jazakllhu khayr
Amiin yarabi
Yaa rabi yaa raxmaan ilaahow qof walba wuxu jecelyhy si ee khayrku ugu jiro
Amiin Jazakalahu qeyr ❤
Insha Allah waa qorshahayga hadii Alle ii fududeeyo dalka marka aan ku laabto over 25 years gabar jirta in aan raadsado. Ilaahey dalkeena nabad waarta hasiiyo , mahadsanid wlaashey adigana.
Asc Mohamed Allah waxaan kaga baryaya duriyad saalax insha Allah 💚
@@CoffeandTea1 اللهم امين wlaashey
Qof walbo allle ha usahlo guuurka waliba dhalinyarada aan wali guuursanin allooow usahal
Allah subhanahu watacala ha aqbalo mahadsanid
Allaha nasiiyo guur wanagsan oo khyr qaba abyo
Insha Allah Allah wax qeyr badan bu ku so wada 💚
Iso duceeya wll bal ilahy inu i sahlo nin wanagsan waxan ahy qf guur diyar u eh
Allah subhanahu watacala guur qeyr badan hakugu bishareeyo 💚
Asc wllo ana waxaan ahay qof gabadh saalixada raadinaya oo guur u diyaara
@@abdiyasto7067Asc abdiyasto Hadi aad diyaar tahey maad gabdhaha meeshan ku Jirto tawakashid oo comment ugu qorto wixi Allah ku qorey waad heleysa hadi aad daacad tahey
Alle hakusiiiyo nin wanaaagsan wlllshy
xageen kaala soo hadlaa wll
Waxaan jiraa 23sano waxbarashayda heer jamaacadeed waxaan kunoolahay garowe isooduceeya in ilaahay gabar wanaagsan i sahlo anigu ma xumi qofku mar hadu ilaahay kuxiranyahayna waxba ma waayo gabar wanaagsan qof wanaagsan ma weyneyso se ilaahay nugu imtixaamaya inaan iska samirno.
Alle hakuu sakhiro wll
28 baan ahay, next year baan jclhy guurka, qof wngsnna alle ha ii sahlo.
Asc abdisamad Allah duriyad salaax haku sahlo❤
@@CoffeandTea1 wcs wll
Aaamiin aaamiin
26 ayaaj jiraa abyo inaa guursadaa rabaa wali wanaagsan ee alle ayaan tala saranaa insh allh ee waxa iga caawisaa abyo saliga nabiga siirada Ibrahimiyada habeen kasta masjidkaa tagaaa wan aqrigaaa ilaa 500 lkn sadaxkun inaa gaarsiiyo way igu adagthy ee siiro kasto nabiga scw ma aqrinnkaraaaa
Asc Dadaalbadan waxad awooda uun aqriso saliga nabiga Scw malaha badnaan iyo yaraan ee Aniga markaan 3000 so sheegey waxaan ola jeedey qeerka aan u wada orodno
Masha Allah Tabaraka Allah adiga wardi fiican oo joogto ah baad heysa naftada waad ka shaqeysey allahuma baarik 💚
@@CoffeandTea1 shukran xabiibt❤❤❤❤
Walashayda nama fahmi kartiin ee runta sgeeg
Masha Allah walaashay Allah khayr ha ku siiyo SCW
Wcs amiin aan isku soo duceyno Allah Subhanahu watacala inu kuligeenba janatul firdows rahmadiisa nagu wada geeyo mahadsanid 💚
@@CoffeandTea1 aamiin Yaa rabbi
Asc guurkii caabsi badan aya iga haysa da'daydu waxay gaadhay 34 walina maan guursan dookhan Jacelay wali maan Arag lkn insha alh sanadkan ayan awooda saariya ina guursado lkn igu soo duceeya ina helo gabadh aad uqurux badan oo reer akhlaaq leh ka dhalatay
Asc muniir waxba haka baqin waa illahey nimca uu noo sameyey si bahiideena lagu asturo iyo in aan ku ibni adamka ku bato waqtiga ugu fiican oo gabdhaha maanta ey wada raadinayaan baad ku jirta ee meesha commonka ka fiiri gabdhaha ayagana raadinaya guurka kuna dar Allah ka cabsi markaad la hadleyso Allah duriyad salaax ah haku sahlo iska fudude❤
@@CoffeandTea1 Alx mar walba xaal walba aan ku jirno Alxamdulilh.. Aniga mushkiladaydu maaha ina gabadh wayay Dumar badan oo ii diiyara dhanka guurka wan arkay lkn aniga aya dookhaygii Adagyay Sidan dareemiyo waxan inta badan raadinaya gabadh aad uqurux badan oo dheer oo diin leh qoys fiicana Ahlu diina ka dhalatay lkn maba Arko dookhayga noocasa wakhtigii waa soconiya Arintaasa caabsi badan igu keentay. 40 qof ducadooda waa la aqbaliya isooduceeya insha alh ina sanadkan guursado. Jazakalahu khayr dhamantiin.
@@muniircali1404 wcs Allah Subhanahu wa tacala waxaan kaga beryaya sida ugu dhaqsaha badan duriyad salaax ah oo dooqagana ah ku sahlo amiin all the best
Allaha kuu sakhiro wllo ilahey ba lala hadla la weydiista asaga ku siinaye tan kle qofka muuqiisa muhum maha personality qofka muhiim ah diinta akhlaaqda dabecada iyo masuliyada
@@rumanmoha709 waan ogay dadnimadu fiicantay iyo akhlaaqdu lkn quruxda waa muhiim gabadh qurux badan nafta Jecel
Allh ha noo soo sahlo guur khayr qaba insha allh qof kaa diin badanpa jira isma lihi lkn wxn sugaynaa nolol qurux badan isha allh ❤
Asc muna aniga hooyo iska caadi baan ahey oo sheeqad ma ahi lakiin arintaan wax baan isaga arkaa markasta aan usu soo doceyno 💚
@@CoffeandTea1 wcm wll aad bay u qabawdahy diintu mnsha allh 👏🤍
@@munaahmed2712 waa runta munaay mar dhow Allah waxaan ka rajeyneyna guur qurux badan iyo nin doonaya in gabar dhaqan fiican kula dhaqma insha Allah 💚
@@CoffeandTea1 aaamiin allh thank wll♥️
Waan guursday waana lay furay waan kabqaaya guurkale inaan sameeyo 25year ayaan hiraa
Waxba ha ka baqin talo Allah saaro adiga isi soo saar oo wax naftada uqabso marka mustaqbalkaga ka fikir waad arkeysa insha Allah adigo kala dooranaya midki ku qalma 💚
❤
Intee kala so xiriraaa
Jizaak Allah walaasheey
@@Sultan-ee3ej wa iyaka thank you for your support 👍🏻
talo weyn masha Allah💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗
Mama qayr allha kusiiiyo ana wado saliga ibrahimiyda guurkuna wuigu adgya 28 bana jira plz isoduce in allah sidagdag ah iguso jwbo
Fathiibrahiim Allah waxaan kaga baryaya in uu ku sahlo guur mid qeyr badan iyo farax dag dag kugu risqo insha Allah ❤❤
@@CoffeandTea1 Aaamiiin ilaaaahay haka farxiyo wall
Wll hadii Aan Aragtayda Aan eego Aduunka Sida aad og tahay waa Dhibaato Qofkasta isaga ayaa ikhtiyaarkiisa yaqaana In guursado iyo in uu iska daayo Mid ogow marka hadii qof ka imid ah uu qaato Taladaada oo guursado oo mushkilad weyn ay ka soo gaadho halkaa adiga Wadadaada ayaa uu raacay
Asc Dowlo Allah subhanahu watacala baa qof kasta xaliya mushkiladiisa anaga waan dadaaleyna uun teeda kale Nabi Adan marki Allah aburay xawana wuu aburey si uu ibni Aadamka u tarmo hadi aad qof gaarey 25 maxaa kali ku dhigaya oo beritole markad gaadho gaboow kula xumaneyso go aankada waa talo aniga waxaan ahey hooyo iyo ayeeyo oo adunka wax badan waan jogey wana soo arkey dad badan shalaay ku nool maraka Qeyrka Allah hana wada wafajiyo 💚
Mid ayaan aqrinaaa. Ibrahimiyada mise abyo isoo jawaab please wlhi aniga inaa iga hadlaysaaa moodaaa aniga waxa jiraa 26 /ayaa jiraaa waana rabaa inaa guursado ilaa iyo 2 sano ayaa ku fikiraaaa insh allh hada bilaaabaaa saliga nabiga scw❤❤❤
Salalahu caleyhi wasalam baan ku aqrista marka adigana sidii ku roon iska fiiri .Allah waxaan kaga baryaya guurkaga isago qeyr iyo baraka leh sida ugu dhaqsi badan inu kugu sahlo insha Allah 💚💚
Ibrahimiya maba la gaadhsiin karo 3000k
@@ikraanMaxamed-g8e haa waa runta
Aniga ( salalahu caleyhi wasalam) baan aqriya 2 sacadood kugu filan in aad ku aqriso markaad ku cusub tahay💚
Wax u fiican kan ataxyaadka ku jira kuwa klena waad akhrin jartaa
@@cabdiraxmanmaxamed3093 wu dheryahay wll
Masha allah
Asc waxaan ahay gawadh 21 jir ah waxaan ahay adoon alle iso duceeya inan guur xalal ah helo iyo qif saalax ah alle haygu deeqo diyaar baan u ahay wale
Wcs dagan guurka intu so socdo wax xirfad ahna si baro haba yaraate beritole adey ku anfaceysa aniga marki aan yurub imanayey dharka baan toli jirey ila iyo hada inigo qof weyn ah waan wada gurigeyga dhaxdisa wax badan ma qabto lakiin waan ku faraxsanahey Allah Subhanahu watacala qeyr badan iyo Guur salaax ha ku deeqo iyo qof qalibagaga quruxda badan kula fahmo💚
Hye hooyo mcnto mahadsanid qaaliyay wan baranaya i.a alle ha ii aqbalo ducadaada@@CoffeandTea1
Waqtiga guur waa 15 ilaa 21, 25 ka weeyn tahay nin kuma rabo
Asc 15 ilaa 21 waqtigaan ma aha waqtigi hore oo reerka walidiinta isku dhaqi jirey xalada waxey mareysa in gabadha oo reer kaligeed awoda in ey dhaqato loo guuriyo Gabadha
hadii aad u firsato Wey didan yahiin guur oo naftoda ma u rabaan daal iyo ilmo koris
Bravo 👏
Masha Allah abaayo khayr alaha kusiiyo
Jazakalahu qeyr thank you for your support 💚
Ragga markoodana soo sameey ❤
Insha Allah 💚
Asc wll saliga ma ibraahimayada ayaan akhriyayna mise waan soo gaabsanayna Oo للهم صل وسلم على سيدنا محمد Ayaan akhrinaa?su aasha labaadna mar miyaad wada akhrinaysaa mise maalintii wakhtigaad ha leeshad akhrinaysaa
Quman Dumar wcs Aniga kuma dhaamo lakiin soo gaabi madama aad wax badan aqrisaneysid💚
@@CoffeandTea1 hye wll mahadsanid
Walaashayey hadaad garanayso gabadh intaa haleeleysa hada ila soo xidhiidhi🎉🎉🎉kkkkkkkkk
Gabar mawayneysid Hadii aad qof Allah ku xiran tahey Jazakalahu qeyr comment ka👍🏻
Haday dhab kaa tahay ila soo xidhiidh
Haddaanay dhab ahaynmabaanan soodhigeen walaal@@hilaalfaysalcali7113
@@hilaalfaysalcali7113 Asc aniga gabar ma hayo lakiin Allah duriyad saalex ha ku siyo
@@CoffeandTea1 aamiin wllo
Mshlh Xijaabku waa Qurux❤
Bashiir was run mahadsanid 💚
Aniga waxa jira 25 JIR waxa rabaa GABAR iga Yara wayn oo JIRTO 27 ilaaa 30 JIR.dumarka da'daas jiro dulqaad bdn ayyay LEEYIHIIN.fadlan hada gurdoon tahay oo DUMARKA da'daas ah ilasoxariir.mahadsanid
Aniga 21 jir baan ahay diyarna wan u ahay guur bani adanka iskumid maha quf yar I qufka wen ka maskax io dabecad wngsan aya jiri kara
@@daganeeyinaabdi wa sax maskax iyo dabeecad wa lahan karta lkn waxa larabaa dulqaad DUMARKA wawayn dulqaad AYAY leyihiin.adiga dulqaad ma LEEDAHAY oo ma idulqadanaysa
@@Commentkudhigle-s1gHaa maxa dhacay oo dulqadka dada kuma xidhna ogow qof 36 jir ah xaga dulqadka eber ka ah baa jira
@@daganeeyinaabdi inte kunoshahy?
Jazaakalaahu kheyr abaayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ada mudan 💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚
Mar hadaa Diin sheegtay waa inaa Cadayn u keentaa. Saliga nabiga badi Salalahu calayhi wasalam laakiin 3000 kun ha dhihin.
Guur kaligiis ma shaqeeyee Mid Qayr leh ku ducaysta. In laguursaday oo 2bil lagu furay ayadoo raali ka ahayn wax dhibana samayn oo jiro ka qaaday waan aragnee
Asc hayaat waa runta waxan ka hadla Gabadha marka ey Maskaxdeda koriso oo kalsooni isku qabto nafteeda dhisto bey ka fikiri karta in ey guursato qof iyada u qalmo furiduna waa wax nolosha ka mid ah inigu waxeyga waa uun dhiragilin oo waxaan jecelahey in gabdhaha isi soo saaran oo kafirsadan qofkey guursanayan mahadsanid 💚
Tan cadeynta saliga nabiga scw dhoor sacadood ka hor baan soo dhigay video ka halaya
Mansha allah abaayo mcn anigan isoo booqda channel ❤❤
Waan ku soo saarey subscribe ka jazakallahu qeyr 💚💚
Asc xppti qof ayan jeclahay wan isku yara dhacnay kadib si lama filana ayu go aan iga qatay ana wan jeclahay waxan sameyo ma aqaan ma uniyaysan kara si uu igu solabto saliga nabiga wayo waxn ogahay wuu ijecelyahay lkn madax adeeg ayay katahay iyo dabecad xumo
Asc Qadan waxa laga yaba in qorsho ka fiican illahey kula Doonaya
Marka haku dagdagin wiilkan adigoo hada bananka ka jooto bu madax adeeg iyo dabeecad xumo ku sheegtey maxa suge marku ilmo ka dhalo adigan ku weydiye oo naftada wax ugu horeya ka dhig oo adiga weydiiso Allah wax alale oo adiga ku anfacayo weydiiso
Hadii aad asigo dhan inkirto oo aadnan qiimo sinin hadu tanazulaat sameynayo iska firi waxa umodo ma ahee weji cusub la soo bax all best 💚💚
@@CoffeandTea1 haye xppti thanks
Haa xabbti u akhriso wax kasta oo loo akhristo si niyo ah waad helaysaa midna ogow illaahay waxaad ka rajayso si niyo ah waad helaysaa illaahayna si yaqiin ah ubari xabbti waa hubaal waad heli waxaad jeceshahay oodhan kuna dadaal dĥaacada alle illaahay wuxuu yidhi اناعند ضني عبدي ani wuxuu iga malaysto adoonkayga yaan u ahay oon sìinayaa ha niyad jabin ee aad oogu dadaal saliva nabiga scw
@@israibrahimadan3647shugrsn qali haye insha allh
abaayo adiga malugu qaba hada ana ka hele isojawab
Asc ayeeyo baan ahey haa hadii aad horey igula socotey 36 saano baa ley qaba
Walhi Mas Allh habo❤❤
MashaAllah Allah hakuu barakeeyo qowskaaga.
@@Wadaniga.dahsoon Amiin adigana Allah ku barakeeyo 💚
@@CoffeandTea1mashallah alluma baarik anaga nolol qurux bdn allah hano sahlo
Maxaa udaliila wllo 3000 kun oo saliya
Aniga sheekh ma ahi lakiin waan ku faidey thank you for your comment 💚
Talo saarashada alle, saliga 3000 maalinle, duco, tanaasulaat ✅
Masha Allah qof horey u socod leh baa tahey💚
Jawaab fadlan
Dadaydu waa 25 Gabar ahlo quraan ah ban karawa halkan
Asc Hussein Allah subhanahu watacala durayat salaax ha ku sahlo 💚
Fadlan ifka lagu yahay walal asxabey lacagta school ka taamkan iga bixiya wil agon ah ayan ahay o murugsan ii cawiya💔😭😭😭
Wllo waan ku caawin kaa hadaan hayo wlhi lkn gcntyda wxba kuma jiraan wlhi salatul laylka waxba kuma waayayside ilaahay beri
@@MarwaAhmed-ni3tw mahad sanid wllshey sas ba igu cawise intas walal aya laga hela haa salatu leylka wan tulada mar walbo
Mahadsanid
Ada mudan jazakallahu qeyr 💚
Dad guurku waa imisa
Adiga iyo qofka aad nolosha la wadageysid bey ku xiran tahey waxaad ku hishiisan mahadsanid
Imtixaan hadhihin. Qalwo dheh
Jazakalahu qeyr 💚
Asc adiga ma kula hadli karaa
Maya aniga iyo ayeyada isku da baan jirna oo hadi aad horey u dhageysatey 36 baa la iqaba ee gabar adiga kula duqowda guurso asc
30 wali ma guuursan waxkasta alle kushaqale
iLahow kodhowr abayo macanto lkn adiga Miya usocon guurka Misa waqtiga ba iska diman
Waa run nasra lakiin dadaalka waa muhiin Allah haku sahlo wiil dooqaga ah oo Allah ka baqo ❤
Lkn majiro xadiis ku so arooray 3000 oo sali, lkn saliga intaa awoodid wa ka dhigi karta
Asc aad iyo aad waa sida logu kala orad badan yahey garoonka kubada baa Digriga Allah logu kala orad badan yahey
Waa adiga iyo karaankaga
Aduunka wuu naga dhinaca maadiga lakiin 5 Somalia meel kasto aan joogno
Quraanka iyo Tusbiixda sharaf baan ka wadana❤
26 wali na wa fadhaa niyadba uma hayee talo keen hee
Asc Safiya fadhiga ka soo kac oo niyada dhiso qofna ha sugin oo wax walba oo Allah ku ogol yahey sameyso saliga nabiga scw intaad ka gaarto aqriso insha Allah niyada wey ku dhismi doonta 💚
Xagee jogtaa?
@@HamiSare London
Nabiga ku sali
dumar haween naago bilyares jirtooy ba layga yirah bilyans teees ban soo noolaba Y murwodumaroo fil da Wax laguma ahaba lE Y , cadceeddumaroo murwodumaroo Runeey saxaney san ahey aheyoo Naturally xoriyad Y bilyerss ban jiraye hadii stres ya buuxo iyo bresures filled da YariisEey Qatroisliina Qiimobadan minyarow bahbahbah bahyareey fariidad ba laga yiri waleeneeey
Asc Farhia gabey miya?
Wall.nin.majiro
Asma cadey nin fiican wu jirna ee Allah talo saaro ee adiga noloshada dhis oo Isi soo saar waad arkeysa insha dooqaga oo ku soo dalbada 💚
Anaga manihin miyaa rag dee ha is hawaarin weeynu buuxnaa ee soo kala soco adiga un.
Nimanka ku rabo adiga ma rabtid kuwa adiga ad rabtidna ayakan ku rabin wa dhibka ku heysto
Talo ficn
Asc Dowlaay Jazakalahu qeyr 💚
Guur maxu tara
Guur waa nolosha badbaadadeeda lakiin qof kasto waqti bu leyahey u ku fikiro Ikraan💚
@@CoffeandTea1 anigu ma aminsani
@@ikraanMaxamed-g8e maxa adnan u aminsaneyn
@@ikraanMaxamed-g8ewuxuu taro alle ha ku fahansiiyo wll
@@CoffeandTea1 dee guur ka
Waleneey YariisEey ba laga soo Nicmaturabidatan dhawaystayba Qatroisliina ba laga Yariisay minyarooy murwodumaroo samsamEey yariiseey fariidad facyaashay troonEey sheegtayba bataatanba cadayyareey dagan fariidad facyaashay troonEey lagufarxeeeey Brinsesesee
Dhestrikiisa miya gabeyga?
Mahdsaniid walo
Adaa mudan💚
3000 KUN.
DALIIL MA U HAYSAA WALAAL.?
Asc Mezorie isku fiiri oo Allah ka niyeeso waxad jeceshayhey 3000 saliga scw aqriso ama intaad awoodo then dalil waad helleysa mahadsanid
H
Thanks
Guur Aad Ka Hadlesaa Maxaan Guursanaa Yaana La Guursadaa Gabdhihii Oo Dhan Waaba Qaali Waa Sababta Ay Hadda Zinada Ay U Fududahay
Tayda Kale Dumar Somalida Inta Badan Markuu Guursanaayo Nin Somali Ah Waa Qaali Guurkooda Markuu Uu Guursanaayo Nin Ajanabi Ah Wax Walbaa Waa Free Qaar Ka Mid Ah Dumarka Somalida Ayagoo Ay Ka Tahay Rag Iska Dhicis Waxay Guursadaan Niman Gaalo Ah Waliba Waa Ku Farax San Yihiin Haddii Dumarkii Ay Sidaa Yihiin Guurka Aad Ka Hadleeso Muxuu Yahy Marka Mise Waa Iska Views Raadis Uun
Asc Yacquub Haa waa runta meesha shaqo iyo ajar in aan helo baan u imi marka view ga thank you for your support
Tawakal Allah saaro oo iska ilaali Sheydaan waa xaaside qof walba waxu leeyahey waxu geesto kuligeena ibni aadan baan nahey qaladka wu noo fudud yahey marka Allah aan isku xirno wiilkeygiyow
Dadka ajanabiga guursadey waa calaf adiga hadii aad dooneyso guur qarashkiisa yer yahey waad heleysa insha Allah waxaan kula talin lahaa in aad ku bixiso waqtigada sidii aad u heli laheed duriyad saalax waxan isku ognahey Allah ka cabsi kuligeen good luck
Don’t listen to her advice but go do good and volunteer! Feed and help others no evidence for 3000!
Ka tag meesha… yes there’s evidence.. you don’t believe it, you don’t get it
@@mohamedaydarus7418 LOL already married !
@@mohamedaydarus7418Jazakalahu qeyr Mohamed
We need to make sure what we are saying or breaching. Let it be what is written to the book of Allah(Qur'an) and sunnah (PBH).