Abowe gabadhaada waaba gabar wanagsan hadeyba inta kusugtey abowe mcn illha qalbigeeda ha ku so jeediyo una tagmeeshay joogto wllky mcn astaqfarta iyo saliga nabiga kudadaal waliba si niyada salaatu leelka ku dadaal allha noloshada ha ku qurxiyo wllky mcnow waana aduun ee ku samir 😢😢😢❤
wllh waa qiso xanuun badan walaalkey ilaahey qalbiga ha kuu qaboojiyo xaas kaaga neh ilaahey qalbigeeda haku soo aadiyo salaada iyo istiqfaarta badi waa hubaal maalin waey ku aamini doontaa ilaahow lamaanahaan farxadooda u soo celi waa gabar aad u wanaagsan ❤
Asc waxan dhihi lahaa reerka ha u soo noqdo mida kale adkaarta ha aqriso &quranka allena waxan uga baryaa in dhibka ha dul qaado dhibkana dheef allaha ugu badelo aamiin yaarabi aamiin 🤲
Wlken subar carab ayn kula fakir ahye sidaa same wll gabadh boqrada ayu alle ku siye alle Haku xifdiyo lnshalah niyada kher u sheg murgta farxad baa kadambesa 🎉❤ wan ku soo ducenena duco ayn ku awodnaa Inshalah kher aye noqne
Abowe waan ku soo ducayneynaa lkne abowe wlhi way ku cawin anaa na ka hubo saliga nabiga iso astaqfarta badi abowe noloshada ayadaa si tarbtiib tartiib ayey iku badaleysaa noloshada

Wllo qisoyinkada hal xita ima dhafiin keep going wllkey
WALAL CAWA WA HABEN JIMCO AH. KUSALI. NABIGA MOHAMER SCW SCW
Scw
Sallalaahu caleyhi wasalam ❤❤
ﷺ
wllh waa qiso xanuun badan walaalkey ilaahey qalbiga ha kuu qaboojiyo xaas kaaga neh ilaahey qalbigeeda haku soo aadiyo salaada iyo istiqfaarta badi waa hubaal maalin waey ku aamini doontaa ilaahow lamaanahaan farxadooda u soo celi waa gabar aad u wanaagsan ❤
Love is blind and it's foolishness. Men must think twice..men must think about their families
Asc waxan dhihi lahaa reerka ha u soo noqdo mida kale adkaarta ha aqriso &quranka allena waxan uga baryaa in dhibka ha dul qaado dhibkana dheef allaha ugu badelo aamiin yaarabi aamiin 🤲
Alhe qabriga ha ku qaboojoyo wllo
Wlhi waa qiso xanuun badan😢😢😢😢😢
Wlken subar carab ayn kula fakir ahye sidaa same wll gabadh boqrada ayu alle ku siye alle Haku xifdiyo lnshalah niyada kher u sheg murgta farxad baa kadambesa 🎉❤ wan ku soo ducenena duco ayn ku awodnaa Inshalah kher aye noqne
،،❤subar carab ugu horeyn waan ku salaamay kabacdi ilaahay hakubarakeeyow
Allh kaa dulpaado culayska wll Sas uu ku dhahay super carab ku siiyay ku dhaqaaq u imoow xaskaga
Saligah nabigah badih istiqfaartah badih inshaa alah wat guulay sanih
Aamiin ya rabi
Ax ax wll alle ha ku sojediyo xaaskaaga qalbigeeda marwalbo alle bari oo uducey wll 😢😢
Amin yaa rabbi ilhyi ha kuu sahalo walal wax wlbaa oo niyaada aad ku hyso allhuma aamin❤❤
Ilaahey swt qalbigaaga hakuu qawoojiyo wllkey xaaskaagiine Ilaahey swt qalbigeeda haku soo aadiyo I.a 😢😢😢xanuun waayo culeyska ku saaran Ilaahey swt hakaa dulqaado wllkey I.a
Ameen yaa rabi ❤
Amiiiiiiiiin yarbi
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin wllo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲☝
Aamiin ya rabi 🤲🤲🤲😢😢
Amin amin😢😢😢😢❤
𝐴𝑠𝑐 𝑤𝑙𝑙 𝑐𝑎𝑟𝑎𝑏 ❤
𝑚ℎ𝑑𝑠𝑎𝑛𝑖𝑑 𝑤𝑙𝑙 🫡🫡🫡🫡 𝑟𝑒𝑠𝑝𝑒𝑐𝑡
Amiiiiiiiiin yarabi
Allah arintada haku fududeyo, xaaskaga qalbigeda Allah haku soo damciyo
qalbig Allah ku qabojiyo wll irsaqad xalala Allah kusiiyo
Amin Amin Amin Amin Amin 😢😢
Carabow laso dhaqso qisooyinka wlll
Aamiin yarabi 🤲😢😢
Qisadan midlamida dhagaystay subar carab sodayay aadbay isu shabahaan wiilkaa kale 5sano laahaystay bisinka😢😢 wiilkana 2 sano ilahay waxaan kabaryaa mugdiga ay kugalisay iyo noladhaadii farxada badneyd kaabaabi isay in allh ka abaalmariyo hadii hanuun allh ladamco allh soganuuniyo hadii allh hanuun ladamacsanayna allh kaqabto umada masiibo badan ayaa jirtee allh inagaqabto
Culeyska fudeyd alle ha ugu bedelo. Aamiin
Aamiin ducada. Waa gabadh dartaa loo cayriyey. U naxariiso
Subxaanallah waa qiso xanuun badan alle dhibka hagaa qaado wll😢
Alle qalbiga haku Qabojiyo walal
Wax walbo xal bay leeyihiin
U tag oo raali gali tusi inaad raali ka ahayn labadii sano lagu haysray 🥹
Amiin amiin ya alah
Asc qisoyinkaga waan xiseya noso badi❤😊
Sida higsi uu sheegay samee wll in.a kheyr ayad lakulmi doontaa in.a waana kuusoo duceeni doona in.a wll qali walahi waan laqiirooday salatulaylka badi wll iyo istiqfarta tasbiixda saliga nabiga in.a wanag ayan kuu rajeena wll
Wllky qali midaan kugulatalin lahaa waa inaad itiqfaarta Nadisaa saliga nabegeena scw ducada badi qur aan ariso adkaarta subax dii iyo galabtii akhriso hubaal sicir waxba kaqadimayo sixurku qof bila adkaara unbu qabtaa wllo ilahay culayska haidinka dulqado
Qalbigeda allah uqabojiyo abowe 😢😢😢
Ilahay waxaan kabaryaa in nolashiinu isbadasho si lamafilaana nolol aydaan filayn israqad xalaala faraj khary qabo allh idiin furo wllo codsi Wllky intee kalaso xiriiri karaa inkastoon manta duco moyaane waxbo kuu awoodin lkn intee lagaa helikaraa
Manshllh.wllo.wlhi.waa.xanuun.badan
Wlle ilaahay hakuu soo celiyo qalbigeeda kadibna ilaahay bari sababtoo ah waxaa tahy qof la dulmiyay ilaahay waa kaa aqbali i.n
istiqfaartana iyo salaada sunadaana badi labadaas😢😢😢😢😢😢😢😢
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲
Balaaya heshadii suxirtay baa ka danbeysey iimaanka alle kaaqaad bal xow ka galabsaday wll gabadha u.imow lahadal xal raadi😢😢
Walalayaaloow maan saacidno oo wax laysagu daro oo lacag loo ururiyo
Allah qalbiga haku qavojiyo
Abowe waan ku soo ducayneynaa lkne abowe wlhi way ku cawin anaa na ka hubo saliga nabiga iso astaqfarta badi abowe noloshada ayadaa si tarbtiib tartiib ayey iku badaleysaa noloshada
Aamiin aamiin 😢😢
Jacell xumaaa maalmuhuna kala xannuun badanaa 😢
Wllo qalbiga allh kuuqaboojiyo
Asc walalow halken gahela waan goba Hana hayee wll Bali's iso qabo❤
Ala yacisak qiso bro qisooyinka faqiirta waan jeclhy waayo wey ka weyn thy qisooyinka kale
So sad wllhi sorry wll
Wllky qali allh idinka dulqaado culaysta
Ilahy.qalbygeda.alle.ku.soo.jediyo
Wllhi qisoyinkaas dhamaantood ima dhaafin hadaan sinolaado way iinoqon cashar aan baranayo😢😢
😢😢😢
Wan kugu racsanahay hawyimado xaskiisa ilhy waxan ugabaryaynaa inay cafiiso 😢
Wllky midbaan kugulatalin lahaa horta hooyadaa naxdinteedii ayaa kugu dhacday Wyo ayadoo maskiina siwalbe kulahadashay wadiiday inkastooy dhalinyaronimo kuqaaday lkn hada ka tiktoonaw
Gabadhan waa gabadh wngsan ee usamir
Waaa sidas utag maxaad hadana ogasiii maqnaan
Hoeey usoco
Ellahay xaaskiisa hatuso xaga
Wll wxaa samysaa utag xaaskaaga wxaa laga baya in ay kuunaxariisato
Allah swt haha qaado dulqaado dhibaatada
😢
Marka laga shekenayo wa murug jacay lakin xaqiqda aya waxa ay tahay qoq in u masul ka yahay waxan o dhan ..... qoq cadi ma ahan
Abowe illhi murugad hakqado runtee waxnuun
Utag zxpow ❤❤in ay kucafiso aya laga yaba😂😂
😢😢😢😢😢😢😢
walal qado talada subar carab utag haskada
Qiso xanun bdn😭
Allha u gargaro
Wllhi xanuun waye 😢
Naagta saaxirada niman badan sidaa yeeli doonta maa lasoo xiro xaasidada
😢😢
Ellahay ayaan kamagan galay
aleha kadulqado culeska
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Amn aamn😂😂
Samir intay ku aamineyso
Sorry wan kaxumaha waxkudhca😢😢😢
🥲🥲🥲
Sorry sorry
Farst one comment ❤
I aamin inney wiilal daawadan uma malayn jirin😂
Aamiin ya rabi
😢😢😢
😢😢😢