Waraysi Abwaan Tuunyo By Cumar Seerbiya

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 чер 2019
  • Waraysiga waxaan qaaday 2016

КОМЕНТАРІ • 151

  • @HassanAhmed-yf7vm
    @HassanAhmed-yf7vm Рік тому +21

    Abwaan Tuunyo waa nin Aduunyadu aanay agtiisa Qiima ka lahayn waana Astaamaha lagu garto Qofka wanaagsan ilaahay cimriga hau dheereeyo,Wlh Garxajis waa rag nool oo geesiyaal ah taariikhda isaaqa iyakaa inta badan iska leh iyo Halgankii SNM-ba Allah haidin barakeeyo ilma adeerayaal from wiil ina Adeerkiina ah Sacad muuse

  • @xamsezoofe1274
    @xamsezoofe1274 4 роки тому +19

    abwaan tuunyo nin weynoo ugaadh cumar ah aadbaan usalaamaya isaga iyo cumar seerbiya weriye sare

  • @ismailrashid3664
    @ismailrashid3664 5 років тому +18

    Cumar Seerbiya sxb lixdaa heesood ee kale ee uu sheegay iyo wixii kale ee suugaan uu hayaba in laga qabto way fiicantaghay
    Mahadsanid intad noosoo gudbisay

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 4 роки тому +10

    Very humble man indeed. niyow side Maxamed mooge iyo Maxamed Daahir cukuuse ayuu leeyhay cod faseexa oon sinab looga xiiso dhicin. Meesha lagu waraysanyo waxa ku yaal hodheel hilib geel oo caana.

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 2 роки тому +6

    Abwaan Tuunyo ilaahay ha unaxariisto waxa uu geeriyooday October 2021.😥😥😥😥

  • @shaaficihassan1936
    @shaaficihassan1936 5 років тому +10

    abwaaan geesi ah taariikhdiisuna badwayn tahay ilaahay caafimaad iyo cimri dherer ayaan kaaga baryayaa adeer

  • @hamsenaajimedia3958
    @hamsenaajimedia3958 4 роки тому +6

    Cumar seerbiya wll waxad soo ururisaa taariikhdii AHU maxamed mooge liibaan xasan adoo raaliya

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 4 роки тому +4

    HEESTA ADUUN WAA WREERO.
    WLHIINABA CAADI MAAHA .
    WAA HEESAHA NAADIRKA AH EE QOF WALBA LA KHUSHUUCO..
    CUMAR SEERBIYA HORTA ADIGU MAADAN MARNA TAARIIKHDAADA IYO GOBOLKAAGA AADAN NOO SHEEGIN.

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 3 роки тому +5

    Waa abwaan caqli badan bal eeg cidna ma caayayo sidaasaa gobanimo ah

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 15 днів тому

    🎉❤Walee Cumar Seerbi Warmaad Keentay Aan Lagaba War Qabin ♥️ Sxb

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 4 роки тому +33

    Omar walaal aad baad u dedaalaysaa, noolow, waxaan kuugu dari lahaa, marka aad warkan oo kale qaadayso, in microphone ku kuu hagaagsan yahay, su'aalahaaga maanaan wada maqal, abwaanka ama qofka aad waraysanayso la ballan, diyaar ha noqdo, ha labisnaado maalinta, ha farxaansanaado, adna su'aalahaga soo qoro, wakhtina qofka sii, oo ha dhammaysto jawaabtiisa, xataa abwaanada wax badan ayaa ku jira ee ka sii daa walaal; waxa wanaagsan qofka aad waraysanayso inaad ku bilowdo: Hordhac taariikhdiisa oo kooban, magaca oo saddexan, kan hooyadii, meesha uu ku dhashay, meesha uu ku barbaaray, qoyskooda noloshoodii, intuu la dhashay, waxbarashadiiisii, hiwaayaddiisii markuu yaraa, inuu fanka iyo suugaanta hiddo u lahaa, shaqooyinka kale ee uu soo qabtay, markaa gasho fankiisii ama suugaantii, isaga oo aad yara-gaaxisay, marka uu dhammeeyo, aad raaciso faallo adiga kaa yara timid oo aad dadka u balbalaadhinayso meeqaamka qofka aad waraysatay aad siisay, kuna gebagabayso xaaladdiisa maanta iyo wixii uu xaas iyo ubad yeeshay iyo meesha uu ku nool yahay wakhtigan, mahadsanid

    • @dr.basheahmed7069
      @dr.basheahmed7069 4 роки тому

      Suaalahan gole ka fuulka ah dadka hakadaayo kkkkk walaahi talo wanaagsan ayaad siisay waxaan rajaynayaa inuu wax ku qaato

    • @somalillandpure1423
      @somalillandpure1423 4 роки тому

      Qof aad u diyaarsan baad tahay sida quruxda badan ee aad wax ugu sheegtay .. dadkii aqoonta u lahaa warbaahintu dibada ayay ka joogaan waxa inagu soo batay qof mic uun la cararaya iyo camera se aan ba diyaarsanayn garanahayna waxa uu doonayo inuu ku shaqaysto

    • @Geedi143
      @Geedi143 4 роки тому

      Sax

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 6 місяців тому

      Masha Allah hadad nooshahay waan ku salamaya walaal , hadad dhimatay Allah haa ku naxaristo
      Waxan ka helay sida hufan ee aad wax ugu sheegtay , waxa tahay qof waayo arag ah sameyn karaya articles kala duwan
      Sida sheekoyinka, qoraalka buugta

  • @abdulqadirabdulhamid4080
    @abdulqadirabdulhamid4080 4 роки тому +7

    Cumar seerbiyo Sxb Abwaanka Hadu Noolyahay
    Dee Heesaha An Lumay lkn Cid uu mirihii iyo laxankii uhaayo Abwaanku
    Dee Fanan udhiiba
    Nooga reeba abwaanka
    Waba Nin Cajiiba haduu xafid sanyahay

  • @mukhtaarmu2659
    @mukhtaarmu2659 5 років тому +5

    Masha Allah
    Cumar serbiyaa
    Sxp inad kaso wada furto heesa
    Wan jecla si lo ogadaa
    Cumar waxad tahay
    Shilka fanka iyo sugaya hoore lasoco
    Insha allah

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 14 днів тому

    ❤Abwaab Tuunyo Iyo Cumar Seerbi Sxbo yaal Geela Masha Allaah

  • @user-dw4tm9jz2x
    @user-dw4tm9jz2x 4 роки тому +4

    Labbo xinyood odey soomaaliyeed abwaan tuunyo allaha ha ku xifdiyo

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 15 днів тому

    ❤Abwaanadu Sidii Wax Loo Dhiso Wali Kuma Guuulaysan

  • @goobemohamoud1806
    @goobemohamoud1806 2 роки тому +1

    Alle haw naxariisto abwaan tuunyo 21/09/2021 ayuu geeriyoday waa habenka aan qoraalka soo qoroyo naxariis waasaca ayan alle uga baryaya abwaan tuunyo

  • @abdihakimmohamud9373
    @abdihakimmohamud9373 4 роки тому +5

    Waxaan maqlay abwaankani Miiga ayuu ku danbeeyey ilaa xiligaas la qaxay muu soo noqon oo mar ayaan ka yarada daawaday isagoo Miiga jooga oo malaha adhi wata.

  • @WALAALAHAHARGEYSA
    @WALAALAHAHARGEYSA 3 роки тому +4

    Heesta sida tuunyo iyo howd ee Xasan Aden qaado ,waxa iska lahaa abwaan Sulub Cumar Axmed 1974 ee malaha abwaankani Tuunyo .abwaan tuunyo fankaba kuma jirin 1974kii.

    • @karti-soor
      @karti-soor 3 роки тому

      Ereyga Tuunyo Kollay waa,dhuul ama meel Bananaan.. Barwaaqo caws daaqsiin Xoolo ah, Sidaa Bananaanka Xagugaga Gaashaamo iyo xalxalise u dhexeyaa ama Aroori Burco...

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg 2 роки тому +1

      Sax barkhad heesta tuuyo iyo raxmad xasan iyo magool qaadaan waxaa lahaa sulub cumar

  • @xodaymedia3565
    @xodaymedia3565 4 роки тому +5

    Mahadsanid Suxufi sare Cumar Seerbiya.

  • @cumarcawke6539
    @cumarcawke6539 4 роки тому +5

    Abwaan ku waxa uu leyahay heesta keliya ee music geeda ay dhaartu ku jirto lkn hesihiisa waxaa ka mid ahaaa heesta xasan adan qaado tiraahda sida tuuyadii hawd todobkii ku horoo gugii uu kutaagsaday

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 Місяць тому

      Xasan ganey amoo lee yhy heestaas

  • @anascabdirazaaq248
    @anascabdirazaaq248 3 роки тому +3

    waa abwaan geesi aha Ragii layaqaanay weye

  • @moafku-xoogle8376
    @moafku-xoogle8376 5 років тому +1

    CUMAR CALI XASAN aad bn kuu salaamayaa masuul aad ayaan utaageera barnaamijyadaada iyo taariikhda abwaanada iyo fanaaniinta fankii hore

  • @dalhadahir6972
    @dalhadahir6972 5 років тому +3

    Cumar serbiya zxb weli Abwaanka wax badan ayaa nogu hadhay

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 15 днів тому

    ❤36 Ayaan Sugaynaa Abwn Tuunyo🎉

  • @odayqaraami2165
    @odayqaraami2165 3 роки тому +2

    56 sanaan jiraa kulahaa 1980 ayuu sucuudi ka yimid isagoo 8 sano ku maqnaa kahirna soomaaliyuu ka shaqayn jiray

  • @cilmibihi8745
    @cilmibihi8745 4 роки тому +3

    Tuuyo waxanu wadafadhisan jirnay mijilska ama merrfishka salaleban dhidhayo ayaanu wadafadhisan jiray Xiligii doorashda madatoyayada tartabkii wadani kulmiye iyo ucud ee uu kusoobaxay muuse illa meerayso

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 15 днів тому

    ❤Abwaan Tuunyo Inaba Caadi ahan❤

  • @qarulxira8697
    @qarulxira8697 Рік тому

    So beautiful seerbiya … u r great brother….. (tuunyo) wa saahid nin raggiis weeye …

  • @mohamedguulleed6386
    @mohamedguulleed6386 3 роки тому +2

    Axmed gacayte aalle haku naxariisto maxu ilahay ufududeyaay laxamkaa

  • @cabdilfataaxaw-ismaaciil3102
    @cabdilfataaxaw-ismaaciil3102 5 років тому +6

    Abwaan qaaliya mr TUUYO

  • @mohamedabdifarah373
    @mohamedabdifarah373 2 роки тому

    Alle ha naxatiisto abwaan tuunyo maalinta 1988 ragii sheekh galay ka mid ahaa muj cumar toori baa na watay Alle ha Ku nariisto

  • @suugaanruug2564
    @suugaanruug2564 5 років тому +4

    Cumar sxb heesahaas intaanu abwaanku la god galin waan in laga soo duubaa

    • @u.j7332
      @u.j7332 2 роки тому

      Abwaanku maantay tiisii noqotay, allah ha u naxariisto

  • @xiisemedia6971
    @xiisemedia6971 Рік тому +1

    Eesh Calaa Erayo Dheh Abwaan Tuunyo Waa Abwaan Midho Culus Leh Runtii

  • @dalhadahir6972
    @dalhadahir6972 5 років тому +4

    Cumar Seerbiya iyo Abwaankaba waan salamay

  • @user-ti3pg9iv7p
    @user-ti3pg9iv7p 23 дні тому

    Alleh hku
    Naxriisto adero maxmuud cawil cisman

  • @cawoali7171
    @cawoali7171 5 років тому +7

    walllo axmed mooge maad ka diyaarisid barnaamij ku saabsan noloshiisa iyo fankiisa plzz
    waayo cid ka hadshaaba ma rag

    • @TheSkillFuI
      @TheSkillFuI 4 роки тому

      WUU DHINTAY ALLE HA UU NAXARISTO AXMED MOOGE

  • @calimuxidin9765
    @calimuxidin9765 2 місяці тому

    Cumar Seerbiye waxa aan kaa codsan lahaa labada Abwaan ee Cabdi Aaden xaad( Cabdi Qeys) iyo Siciid Xarawo in aad wareysi ku saabsan fankooda aad ka reebtid

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 15 днів тому

    🎉❤Cumar Seerbi Iyo Daba Galka Abwaanada Mahadsanid❤❤

  • @makinosman6141
    @makinosman6141 4 роки тому +2

    M,a cumar sabriye aadba kugu mahad celinaya haldoor bulsho an tariiq laheen wax macno leh ma aha noloshoda.

  • @mohamoudaden7882
    @mohamoudaden7882 4 роки тому +4

    Alle soomaalida haw gargaaro
    Dad way ahaayeen lkn dugaag bay noqdeen

  • @marshaal1234
    @marshaal1234 4 роки тому +3

    Tuunyo waxan jeclayn ina ka so duubto vidoe sxb mahadssanid

  • @adoonrabbi3578
    @adoonrabbi3578 4 роки тому +3

    ASC. ABWAAN MAXAMUUD CAWIL CISMAAN TUUYO SALAN SARE. HEESAHA WUXUU BILAABAY MARII UU HAYSTAY BAAR BANAADIR

  • @abdigacayte9
    @abdigacayte9 4 роки тому +3

    Waanku salaamay cumar adeer

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 4 роки тому +4

    Lipaax weeye Abwaan Tuunyo

  • @cabdiciisecajuun2317
    @cabdiciisecajuun2317 5 років тому +3

    Sxb waraysiga haday qaybi hadhay soodaa please waanan kuu mahd celinayaa

  • @Madadaal
    @Madadaal Рік тому

    Ilaahay haw naxariisto Abwaan Yooyo iyo fanaanta Axmed Gacayte iyo Axmed Mooge Liibaan.

  • @siciidsare4900
    @siciidsare4900 5 років тому +15

    sxb Seerbiya wareysigii dhamaa waxa ka dhigtay heesta Ahmed Gacayte nin kaan soma lahayn heesta Samatar qaado ii tiraahda
    sida tuunyo iyo howd
    dodobkii ku hooroo
    gugii uu ku taagsaday

    • @thexaynoosh
      @thexaynoosh 5 років тому +2

      Toddob weeyaan walaal maaha dodob.

    • @siciidsare4900
      @siciidsare4900 5 років тому

      Nageye Khalif waa mahadsantahay sxb

    • @CSeerbiya
      @CSeerbiya  5 років тому +3

      Wll heesta Tuunyo waxa lahaa Abwaan Sulub Cumar qaybna Yuusuf Jaamac Danaakili ama Canfar waxayna ku jirtay riwaayaddii Caashaq iyo caddaalad iyo caddaalad , Tuunyo wuxuu magacu ugu baxay wuxuu ku dhashay banka Tuunyo

    • @siciidsare4900
      @siciidsare4900 5 років тому

      Cumar Seerbiya ok sxb sare

    • @nuurhassan4934
      @nuurhassan4934 5 років тому

      Tuunyo tolow Waa xagee ?????

  • @mktarcali1212
    @mktarcali1212 4 роки тому +3

    Abwaan da,da run Ka sheeg. Wariye cumar dadaal badan ,guuleyso.

  • @MubYus
    @MubYus 4 роки тому +3

    Seeerbiya... waaaa Abwaaaaan

  • @mohamoudaden7882
    @mohamoudaden7882 4 роки тому

    Weldone Seerbiya

  • @cabdirlahiabdirahman6027
    @cabdirlahiabdirahman6027 5 років тому +7

    ilaahay cimriga haw barakeeyo Abwaan Tuunyo.

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 15 днів тому

    ❤ Allaah Hakuu Barakeeyo Insha Allaah Kkkkkķkkkkk

  • @salahbootaan9041
    @salahbootaan9041 Місяць тому

    Abwaan weyn

  • @abwaanileeyemohamed6799
    @abwaanileeyemohamed6799 4 роки тому +1

    wallee waa geesi

  • @Ahmednuur_Cismaan_Ciise
    @Ahmednuur_Cismaan_Ciise 8 місяців тому

    Horta ma dhabbaa mase waa faan abwaan walba oo reer waqooyi ah wuxuu leeyahay hees heblaayo dowladaan ula jeeday iyo anigaa dhib la igu hayay

  • @eliasmoha3121
    @eliasmoha3121 5 років тому +1

    cumar seerbiya hora u socod aya tahay hambalyo

  • @dolaalxoogsade6428
    @dolaalxoogsade6428 3 роки тому +1

    Nin dadaal badan

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 8 місяців тому

    AHUN

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 4 роки тому +1

    Abwaan Tuunyo

  • @AarkaBihidareys
    @AarkaBihidareys 5 років тому +2

    Wan kugu faana Serbiya

  • @salahkooreeye4171
    @salahkooreeye4171 5 років тому +3

    Abwaan sida kale waadfiicantahay ee da'da dib ugu noqo, 65 sano kama yarid. !!!!

    • @soulehassan
      @soulehassan 4 роки тому +2

      Wareysiga ma 1987-90 nadii baa laqabtay mise 2019kii,tuunyo suugaantiisa waxaan dhagaysanayay badhtamihii 80dii 15jir ayaanka yaraa maantana 50kii ayaan kor u dhaafay,soomaalidu da,da ma soo dhawayso, se waa nimco RABBI.

    • @abdiasishaybe3237
      @abdiasishaybe3237 4 роки тому

      65 sanuu ka waday 80 ninka hoteel lahaa isagoo carabta ka yimid hada kama yara 70 sano

    • @soulehassan
      @soulehassan 4 роки тому

      @@abdiasishaybe3237 dee adiga iyo isagu isku mid ayaad yihiin 70sano ayuubuu sheegtay, waa juste. Looma noqonayo.

    • @somalilandtayda3765
      @somalilandtayda3765 4 роки тому

      Waa runtaa. Sida Tuuyo iyo hawd ayaaba 1973 uu tiriyay

    • @jimalemohamed68
      @jimalemohamed68 4 роки тому

      waxaalaga yaaba taariikhda ayuu is waydaariyay

  • @qooryarestudio
    @qooryarestudio 5 років тому +4

    Cumar serbiya abwaanka meel lagala xiriiri karo hadad hayso wan ka duraamanaya

    • @ahmedjama3750
      @ahmedjama3750 5 років тому

      Cumaroow waraysiyada aad qaaddo waxay ahaan jireen qaar aad uxiiso badan laakiin hadda waxaad mooddaa waraysigan inaad si boobsiis ah aad uqaaday waxaan jeclaan lahayn inaad abwaanka waydiiso goortii uu bilaabay curinta heesaha

    • @caynaasheshow2961
      @caynaasheshow2961 4 роки тому

      Sxbkay cumar serbiya aya ino sheegi doona

    • @mubaarikahmed6888
      @mubaarikahmed6888 7 місяців тому

      Hda waba dhintay alle haw naxariisto

  • @mohammedjama9216
    @mohammedjama9216 4 роки тому +2

    War
    Somali

  • @abdibasidhaybe3765
    @abdibasidhaybe3765 5 років тому +4

    abwaan iyo mujaahid weyn Tuunyo alle cimriga ha u barakeeyo.

    • @mardaadisana6962
      @mardaadisana6962 4 роки тому

      Abwaan tuuyo
      Suugaan badan buu baadiyaha(miyi
      Lafadhiyaa oo uu sheegay
      Duruufna waa haysaaye
      Ninkaa hamaalgashadeen
      Dadka suugaanta jecel
      36kuu sheegay intaanu la dhiman

  • @zainabmirreh4533
    @zainabmirreh4533 4 роки тому +2

    Faraskeyga bulaale war bulaale saciidow bankan tuuyo dhexdiis bariis baa ka uraya barna layigam siin caruurta ayaa ku heesi jiray oo fardo iska dhig

  • @mowlidaadan9464
    @mowlidaadan9464 Рік тому

    Ax ax axmed gacyte yuusuf iyo axmed mooge liibaan mataanihii Waabari

  • @moafku-xoogle8376
    @moafku-xoogle8376 5 років тому +1

    Sxb wxn kaa codsanlahaa inaad noosoogudbiso hadaad awoodayso barnaamijkaa Abwaan tuunyo ee 36 taxanaha ah

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 4 роки тому +4

    Kacaankii yaab badnaayaa. Ereyada befdel buu kula taliyay kkk

  • @mahamedcade5327
    @mahamedcade5327 2 роки тому

    Allla unaxresto dhamnaa

  • @mukhtarbaadil
    @mukhtarbaadil 3 роки тому +1

    Odaygu waa geed adayg.

  • @cabdirashiidmacalin6049
    @cabdirashiidmacalin6049 2 роки тому

    Aduunyo

  • @dolaalxoogsade6428
    @dolaalxoogsade6428 3 роки тому +1

    Serbiya ku aawey

  • @kathirakhath4075
    @kathirakhath4075 2 роки тому

    Nimankaa hyoonis Raggeeday ahaayeen runtii

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 11 місяців тому

    Beriga waraysiga la qabtay (2019) ayuu yiri waxaan ahay 56 jir. Haddana wuxuu ku leeyahay 1980-kii ayaan anigoo 8 sano ku maqnaa sucuudiga Muqdisho hotel ka dhistay. Micneheedu waa inuu ahaa 17 jir 1980-kii isagoo 8 sanoo ka sii horreysey sucuudiga ka shaqaynayey, lana mid ah inuu 9 jir ahaa markuu sucuudiga shaqa ka bilaabay. Ma suurtagal baa hadalkaasu? Keligii maaha ee Waxaan arkay in ragga Iidoor dhammaantood is yareeyaan sida dumarka. Bal eega waraysiga kuwa badan oo kale. Waa ka siman yihiin arrinkaa.

  • @keysefaarax3114
    @keysefaarax3114 4 роки тому +2

    Maxaa tuuyaw dhaxalay .halkaasbad fadhidaa .markaa miyayan u ekayn hadalku
    . Shalay waa qumanayne
    maanta qaybaha taagan.
    Hashii qaayib ahaydeee.
    Qayladedu baxaysay.
    Anagaa qaldanaynoo
    Qarankii duminee.
    Ilahi qaadir ahayaw.
    ??????

    • @aliabdule8387
      @aliabdule8387 4 роки тому

      Hungirba nalada dagee ,tolkay iyo hunguri

  • @hilaljelle-gj1jk
    @hilaljelle-gj1jk 8 місяців тому

    Ilaahoow abwaan tuunyo u naxariiso.

  • @Abdimaalikxaaji
    @Abdimaalikxaaji 4 роки тому

    Programkaas 36 halaga duubo abwaanka

  • @cabdisamadismaciil4897
    @cabdisamadismaciil4897 4 роки тому +4

    Waxey aheyd in aad barnaamuj kaaga bud dhig uga dhigtid heeskii uu kula magac baxey ee Tuunyo
    Sida tuunyo iyo howd
    Totobkii ku hooroo
    Gugii uu ku taagsadey.
    Xasan Aaden
    Lxnk isla abwaanku inuu lahaa bn jecley mase hubo.
    Aad bey ugu dhibcaan heesaha iyo guud ahaanba sugaabtiisu dhagah soomaalida.
    Allaah yaa baarik.

    • @dr.basheahmed7069
      @dr.basheahmed7069 4 роки тому +1

      Heesta isagu muu lahayn cami ee isagu banka tuuyo ayuu ku dhashay magucuna kuraacay ee heestan kumuu raacin magucu mahaanid

    • @user-sc7ho9ik9y
      @user-sc7ho9ik9y 9 місяців тому

      Heesta sida toonyo iyo hawd t

    • @user-sc7ho9ik9y
      @user-sc7ho9ik9y 9 місяців тому

      Heesta sida toonyo iyo hawd t

    • @user-sc7ho9ik9y
      @user-sc7ho9ik9y 9 місяців тому

      Heesta sida toonyo iyo hawd t

    • @user-sc7ho9ik9y
      @user-sc7ho9ik9y 9 місяців тому

      Heesta sida toonyo iyo hawd t

  • @maxamedcabdirashiid1374
    @maxamedcabdirashiid1374 2 роки тому

    Abwaan tuunyo sugar dhaadhi

  • @cabdiraxmaanmaxamedaxmed2750
    @cabdiraxmaanmaxamedaxmed2750 2 роки тому

    Heesta waxaaTiriyet cali saleebaan Bide sida loo shaaciyey

  • @farahahmed3116
    @farahahmed3116 4 роки тому +2

    Dee abwaan ka da. Da dib ugu noqo halkaa far baa ku godan

  • @ibrahimali2860
    @ibrahimali2860 4 роки тому +2

    Sxb, magaco tuunyo ma aha ee waa ( tuuyo). Banka tuuyo.

  • @khadarnambar3811
    @khadarnambar3811 4 роки тому

    SNM.khadar

  • @mohamudmohamud2534
    @mohamudmohamud2534 3 роки тому +1

    Cumar seerbiya calool xumaan kuu hayaa waayo dhowr jeer baan su'aal ku weydiiyoo iimaad jawaabin

  • @mustafexasan5624
    @mustafexasan5624 Рік тому

    ale hakunaxariisto iandeerkay tuunyo cawil cismaan

    • @updirahimomar5388
      @updirahimomar5388 5 місяців тому

      Allah ha unaxaristo wllo isagoo nool ba igu danbayse xilimu dhintee

  • @karti-soor
    @karti-soor 3 роки тому

    Ereyga Tuunyo Kollay waa,dhuul ama meel Bananaan.. Barwaaqo caws daaqsiin Xoolo ah, Sidaa Bananaanka Xagugaga Gaashaamo iyo xalxalise u dhexeyaa ama Aroori Burco...

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 15 днів тому

    ❤kkkkkkķkk

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 Рік тому

    Waar ninkan dowladaa khaati Ka taagane naga sii daaya😅

  • @soulehassan
    @soulehassan 4 роки тому +4

    Tuunyo siduu wax leeyahay 56jir ayaan ahay, mr serbia taariikhaha kuwii lahaa ayaa wax khaldaya maxaad u malayn bulshada caadigaa !?wareysigu 2019 mayahay mise wuu ka horreeyay intaanan danbaabin, haduu ka horeeyay waa saxbuu u dhowyahay.

    • @CSeerbiya
      @CSeerbiya  4 роки тому

      2014 ayuu ahaa

    • @soulehassan
      @soulehassan 4 роки тому

      @@CSeerbiya mahadsanid mr serbia markaa maanta 61jir, taasi waxay kadhigantahay xiligii wax uu alufayay dhowr iyo toban jirbuu ahaa iyo labaataneeyo iwm,ruwaaydii tubeec,nimco yaasiin, shamaali mr tuunyo ma lahaa maanu mise waan khaldanahay ?

    • @CSeerbiya
      @CSeerbiya  4 роки тому +1

      waxa riwaayaddaas lahaa Jaamac Saleebaan Tubeec oo dhashay 1940 haddana Berbera ku nool

    • @soulehassan
      @soulehassan 4 роки тому

      @@CSeerbiya mahad,waxaan moodayay in uu heesaha qaar ku lahaa, sidaan balaf ku maqlay, hadaan moodayo in uu dhacdooyinkan taarikh ama wax la iska way diinayo sida maanta oo kale, maxamed s tubeec ayaan waydiinlahaa waxaan xasuustaa duhur anigoo dugsiga ka soobaxay oo buugtaydii sita théâtre ka ag mareyna ayaan maqalnay music markaasaan ku leexanay aniyo arday kale, albaabkii qolka diyaarinta ayaan is hortaagnay markaasuu tubeec Ahn yidhi soosocda markaa nimco yaasiin c ayuu tobabar siinayay asaan dhawr heesood halkii isaga iyo nimco iyo ku daa wanay habeebkiina ruwaayadii, habeenadii xigayna gogooskiisii,waxba yaanan hadal kugu daaline waqti fiican iyo qadadii oo nala sugayaya famaligii, bari samaad.mahadsanid me cumar mar 1aad iyo 2aad.

    • @mahadxiismahamud1949
      @mahadxiismahamud1949 4 роки тому

      Sxb abwaanka markale waydii heesta Ahmed mooge qaado ee dhalinyarooy ma ogtiin waxaan qabo iyo ujeedadeediipa

  • @husseinabdille
    @husseinabdille 4 роки тому

    Wax qasan

  • @axmedtigta7323
    @axmedtigta7323 9 місяців тому

    Hhhhh

  • @abdalladahir2559
    @abdalladahir2559 4 роки тому +3

    Odaygu wuu asaasaqay kulahaa 1972gii ayaan sucuudiga udhoofay 1980 giina xamar baan hotel kafurtay 56 jirna waan ahay hadda bal idinku xisaabiya 😂😂😂😂

    • @abdrizakabdalla8884
      @abdrizakabdalla8884 3 роки тому

      Wareeysiga mar hore amuu ahaa wll,mase asaasaqaa ku hadal ah hhh

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 3 роки тому

      War xishood

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 3 роки тому +1

      halman hadalka kuma jiro abwaan ku wu halmamay lkn adiga hadal jilecaga ayan ka biyadiday

    • @kibirbadan5554
      @kibirbadan5554 3 роки тому

      Neef nimada odayga kala tag si wacan buu waraysiga ubixye