Waraysi Mullaxan Xasan Gareyt By Cumar Seerbiya

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • Waraysi Mullaxan Xasan Gareyt By Seerbiya

КОМЕНТАРІ • 69

  • @cabdimaxamed2106
    @cabdimaxamed2106 11 місяців тому +8

    Ilaahey ha u naxariisto maanta oo khamiis ah 19 October 2023 ayuu ku geeriyooday magaalada Muqdisho, qabriga ilaahey ha u waasiciyo, aamiin

    • @Mukhtaar909
      @Mukhtaar909 11 місяців тому +2

      Aun shalay miyow geeriyooday

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 місяці тому +2

    Allaha janeeyee Xassan Sabriye Afrax (Xassan Gareed) heeskii ugu horeeyay ee uu laxameeyay waa heeska "Sida Canabka Beeraha" kaa oo ay si talantaali ah ugu wada luuqeynateen Eebe ha u wada raxmadee Xaliima Khaliif Cumar (Magool) iyo Maxamed Axmed Kuluc, heeskaa ayaa qeyb ka ahaa riwaayaddii (Talo Iyo Talaabo) ee uu curiyay Abwaan Maxamuud Maxamed Yaasiin (Dheeg) soona baxday dabayaaqadii sanaddii 1967

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi 2 місяці тому +1

    Alleh ha u naxariisto (Abwaan) Mullaxan Xassan Gareyt, aamiin aamiin aamiin 😐🤲🤲

  • @mohamedomar238
    @mohamedomar238 3 роки тому +7

    Laxamada aan ugu jecelahay oo dhan ileen xasan great baa leh , cajiiiiiib, Laxamadisu mid mid kadhaca maleh

  • @ronny7suii3
    @ronny7suii3 10 місяців тому +2

    Allah u naxariisto mulxamiiste Xasan Sabriye Afrax oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Muqdisho; wuxuu ahaa lafdhabartii fankii casriga ah ee ummadda Soomaaliyeed gaar ahaana hobolada Waaberi , wuxuuna sameeyey laxamadii ugu macaanaa ee abid la sameeyo . Ilaahow qabrigiisa u wasaaci , Ilaahow jannatul fardowsa ka waraabi, Ehelkiisa iyo qoyskiisa iyo dhamaan ummadda Soomaaliyeed samir iyo iimaan Allow ka sii Aamiin

  • @HubiyeCusmaan
    @HubiyeCusmaan 11 місяців тому +2

    Adeer xasan sebriye afarax gareyd
    Ilaahey ha unaxariisto waxuu geeriyooday 19/10/2023 muda uu xanuun Sanaa kadib

  • @gaaxchannel7928
    @gaaxchannel7928 3 роки тому +6

    Anigu fanka waan jeclhy fanaan inan noqdona waa rabaa codna wan leeyahy balse meel aan ka bilaabo garn la,ahy🦻

  • @ahmedsheikhabdirahmaan1421
    @ahmedsheikhabdirahmaan1421 3 роки тому +4

    Seerbiye erayga ah GAREYT waxaad ka dhigtaaa GAREYD

  • @shirboow
    @shirboow 4 роки тому +7

    Waxaan aamonsanahay inuu yahay ninka ugu laxan samays fiican Somalia soo mara simply greatest composer ever

    • @abdimuse7911
      @abdimuse7911 2 роки тому

      Ninkan. Caadi ma aha waa heer qaran

    • @salmaancismaan2463
      @salmaancismaan2463 2 роки тому

      W number one lkn inah tarikh laga rebay ahayd badan

    • @cumarcabdi2995
      @cumarcabdi2995 Рік тому

      Jiir ayaa kahoreeya

    • @yusufsaid2730
      @yusufsaid2730 Рік тому

      Ninka ugu laxanka badnaa waxuu ahaa Axmed Cali Cigaal xasustayda

  • @abdinasirmohamed4012
    @abdinasirmohamed4012 2 роки тому +2

    Laxamiiste Xasan Garayt alle cimriga ha u barakeeyee waxa uu ahaa raga ugu laxamada wanaagsan

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 5 років тому +4

    There's no excuse to be bored. Sad, yes. Angry, yes. Depressed, yes. Crazy, yes. But there's no excuse for boredom, ever.

  • @mohamedomar238
    @mohamedomar238 4 роки тому +4

    Xasan garayt laxamadii ugu macaanaba isagaa lahaaaa.

  • @aniisamohamed
    @aniisamohamed 3 місяці тому +1

    Abdi iidaan faarax alle ha ku naxariisto adigiyo hasanba

    • @JamaTarabi
      @JamaTarabi 2 місяці тому

      Aamiin aamiin aamiin 😐🤲🤲🤲

  • @abdirahmansheekh5525
    @abdirahmansheekh5525 Рік тому +1

    Markaan dhashay ayuu fanka galay 1967 ilaahay cimriga hanòo siyaadiyo abwaankaba allah how naxariisto

  • @yahyehassan8923
    @yahyehassan8923 5 років тому +6

    Cumar serbiya wallo waxaa rabaa inaa kulakulmo see kuu lahadlaa eebow cade fanka waxbadan yaad inoo soo bandhigtay allaah hakusharfo

    • @nunoow
      @nunoow 5 років тому

      Wlalow ana wa ubahanhy marka kulantaan iso qabo

    • @GalowGobiye
      @GalowGobiye 2 роки тому

      @@nunoow adna haddii Yaxye kusoo qabto isoo qabo🤣🤣🤣 Maxaa yaab is daba yaal

  • @sanweyne100
    @sanweyne100 5 років тому +7

    Ruwaayadii Adduunyada wuu khaldey oo 1974 kii Sahra Dawo ma jirin ee 80’s kii bey aheyd, heeskuu laxameeyeyna waxaa la dhahaa “Dheriga Waan ku gubanayaa”
    Samatar iyo Sahra Dawo.

  • @MuhammadMohamoud-io6kr
    @MuhammadMohamoud-io6kr 4 місяці тому

    Fanka waan jeclahay

  • @abdisalanali4114
    @abdisalanali4114 10 місяців тому +1

    Allah ha unaxariisto

  • @aminaisakabdi3997
    @aminaisakabdi3997 11 місяців тому +1

    Alla yaa arxamo maanta

  • @osmanjama9556
    @osmanjama9556 5 років тому +2

    Cumar serbiya waad mahsabtahay

  • @HajjiWarsamah24
    @HajjiWarsamah24 4 роки тому +4

    ninkan maskax baa saaran wa fallasoof, isaga allaah ha u naxariisto Rashiid Bullo. Laxanku waa waxa ugu adag fanka.

  • @ahmedyare1857
    @ahmedyare1857 Рік тому +1

    Heesaha kalaha saxarla iyo allahayoow nin daacada c/kariim jiir ayaa leh laxankooda iyo dhaman riwaayada aqoon iyo afgarad sida book ku qoran abwaan saciid saalaxna uu sheegay

  • @FANKAFILMS
    @FANKAFILMS Рік тому

    Ninka aan laxanka ugu haray waa nin kaan iyo Cabdikariim Qaareey Jiir

  • @Daahitsalad-dx7rd
    @Daahitsalad-dx7rd 11 місяців тому

    Aamin allaha u naxariisto mulaxamiste qayma kulahaa umada somaliyeed

  • @mohamedzaayid1792
    @mohamedzaayid1792 4 роки тому +1

    Mashallah ninkan aad ayuu udeganyahay si degan ayu uhaslaya

  • @sheekhdhuujac1331
    @sheekhdhuujac1331 5 років тому +5

    Yaasalaaam waa ninka aan goobi jidhay laxan kiisa xasan gareyte allaha noo daayee sadexda nin ee xaga laxan ka ugu fiicnaaa 1 xasan gareyte 2 Abdi karin farah qareey jiir 3 Ahmed nor jaan goow Aun rag kaloo fiicana weey jidheen sida Ahmed gaceyte Ahmed ali cigal jeem shekh mumin Ahmed naaji iyo qaar kaloobadan

    • @shaafijeyte9021
      @shaafijeyte9021 5 років тому +4

      Waa sidaa u sheegtay 3daas Xasan Garayt, Jiir iyo Jaangoow oo lagu daray Jiimi Shiikh Muumin waa aabayaasha laxanka Soomaaliyeed.
      Kama tagin Saalax Qaasim, Naaji, Masxaf, Gacayte iyo qaar kaloo badan.

    • @abdrahmandhuule1418
      @abdrahmandhuule1418 4 роки тому

      Sheekh Dhuujac wll x gareed iyo jiir kee ku horeya laxanka

    • @regularwarya9443
      @regularwarya9443 4 роки тому +1

      Intuba marka Saalax iyo Gaceyte laga reebo Gobollada dhexe ayay kasoo jeedaan .
      Mudug iyo Hiiraan

    • @ibroosyare3318
      @ibroosyare3318 4 роки тому +1

      @@regularwarya9443 Saalax Qaasim xataa waa reer Hiiraan , Jangow Jim iyo Salax Qaasim waa reer Buulabarde.

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 роки тому +1

      @@ibroosyare3318 Saalax Qaasim waa Yemeni

  • @sanweyne100
    @sanweyne100 5 років тому +6

    Laxamadiisa aan ugu jeclahay
    Waxaa ka mid ah
    Samatar iyo Shankaroon
    Aan xaq dhowrno caashaqa iyo
    Ku jar hadalka ku jar ay wada qaadaan
    Samatar iyo shankaroon.

  • @WALAALAHAHARGEYSA
    @WALAALAHAHARGEYSA 5 років тому +3

    Thanks sxb cumar

  • @shafihussein8552
    @shafihussein8552 4 роки тому +15

    Xasan Garreyt waa nin faan yar sababtoo ah degaanada uu kayimid faanku wuu kayaryahey, haduu somaliland ama puntland ka imaan lahaa caawa faan iyo bakh bakh ayaa maqli laheyn

    • @saidabdulla9947
      @saidabdulla9947 4 роки тому

      Deeganadee ayaad ku dhaliileysaa in ayna fanka hormarin

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 4 роки тому +1

      Waa laxameyste weyn lkn wareysiyada kuma fiicna Xasan Gareed waxaad moodaa nin si u xanaaqsan, bal u fiirso markay laxameystayaasha kaleeto wareysi bixinayaan sida Cigaal, Barre Fiidow, Jiim Shiikh Muumin, Cabdikariim Jiir, Bashiir Xaddi, Siciid Xarawo iwm. Haddaan been la sheegayn degaanaadaas aad madaxa goosatay ma aqaan sababtee weliba Somaliland waa hoyga fankee dhabta ah taas Soomaali oo dhan baan diideyn.

    • @hiboosmaan4092
      @hiboosmaan4092 4 роки тому

      @@AbdiazizSaidAhmed waxan aad tirinayso xasan gared ma gaari karaan kuligood waa macalinki sadexda maxamed ee fanka tooororkta yare

    • @m.sow5511
      @m.sow5511 3 роки тому +1

      Adeer nin waxa uu ku faana leh uunbaa faana .soomaliland na aad sheegaysaana waa hoyga fanka somaliyed

    • @Xaq_udirir
      @Xaq_udirir 3 роки тому

      @@m.sow5511 fadlan ii sheega deegaankee ayuu Xasan kasoo jeedaa?

  • @naasiribraahin323
    @naasiribraahin323 5 років тому +4

    Al ustaad cumar seerbiya
    Saa,ilkani wuxuu ku waydiinayaa
    Labada heesood ee uu qaado fanaanka wayn ee xasan aadan samatar ee lakala yidhaahdo
    1= dooxada nugaaleed
    2= igu dheerida ma dhul gaaxday baatahay
    Labadan heesood yaa midhaha ama erayadooda curiyay
    Fadlan noo faa,iidee adoo mahadsan

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 2 роки тому

    Waa Mulaxamiiste Heerkiisu Sareeyo, Heesba heesteey ka macaan tahay ayuu laxameeyey

  • @muzamilmuzamil8456
    @muzamilmuzamil8456 3 роки тому +3

    Cumarow waxaad i sheegtaa oo aan ku wareerey maxamed cumar nuur nidaam iyo maxamed cumar huryo isku mid miyaa mise labo abwaan kle aheeyeen thnks

    • @mohamudmohamud2534
      @mohamudmohamud2534 3 роки тому

      Kuumuu jawaabayo haku daalin

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal 3 роки тому

      Laba nin ayay kala yihiin Nidaamiye waqti hore ayuu dhintay wuxuu kasoo jeeday gobolada dhexe halka Huryo waqooyi kasoo jeeday soona dhawaadey nolol ahaan.

    • @ahmedcabdirisaaq2402
      @ahmedcabdirisaaq2402 2 роки тому

      Maxaa isku mid ka dhigay waad aragtaa inayn isku magacba ahyne maxamed cumar xuseen huryo iyo maxamed nuur nidaamiye

  • @abdihakimali3424
    @abdihakimali3424 4 роки тому +2

    Omar sxb hambalyo sidaad u uruuriso udubadi fanka somaliyed lkn heesta xurmo daran inanta laga sameyay may ahayn inaad magaceda xusto kumana ficna murtida sida in lo fahfahiyo qofkay ku dhacday

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 4 роки тому +1

    Xasan waa nin culus oo laxamo macaan oo gacan macaan ee cumaraw xabadaa xaga dambe ka dhaceysaa maxay aheyd

  • @abdinorkedie2061
    @abdinorkedie2061 11 місяців тому

    Allaha u naxariisto maanta ayuu xijaabtay

  • @abdirizakmohamudyusuf6571
    @abdirizakmohamudyusuf6571 4 роки тому +1

    Saaxiibkay Cumar mahadsanid

  • @muktarosman9706
    @muktarosman9706 3 роки тому +1

    9:23

  • @CabdiYare-i1m
    @CabdiYare-i1m Рік тому

    Xarkaha adke dheh macalinka debaca ku jiree

  • @hassanabulahi6219
    @hassanabulahi6219 4 роки тому +3

    Bal halka la taagnaaaa xiligii dowlada 1 hees like Hooyo 5 bil buu dhahay waan ku sameeyay halka maanta fanaan uu 10 minute ku sameeyo aduunyo

  • @saidabdulla9947
    @saidabdulla9947 4 роки тому +1

    Cumar serbiya saxiib salaan sre waxad ii sheegtaa riwayadii aheyd Aabahey ka samray adiga yaa lahaa ? Heesta aduunyada nin dhoofay ma abwaanka riwaada leh miyaa lahaa mise ninkalaa ku darsaday ?

    • @abiibyare7947
      @abiibyare7947 3 роки тому +1

      Abwaanka riwayada lahaa ayaa heestana lahaa walal AUN mohamed ali kaariye