Abwaan Ilkacase oo ka sheekeeyay qisada heeso lagu muransanaa.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 лис 2022
  • Abwaan Ilkacase oo ka sheekeeyay qisada heeso lagu muransanaa.

КОМЕНТАРІ • 41

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 Рік тому +4

    Masha Allah ninkaan titok kasooraadiyay finally waan daawan alxmdullah waah taariikh yahan

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 21 день тому

    Kaalay gacanta iga qabo Abwaan Xasan Qawdhan baa leh maaha M C Kaariye

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 Рік тому +2

    Heesta maxamed cali kaariye isaaqa umbaa ilma mooge meesha soo galiyey ee heestu jacayl weeye

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 5 місяців тому +1

    Heestaa ADNA GACALADAYDAAY, Waxaa sameeyey abwaan ILKACASE, Allahow naxariistee Abwaan Hassan QAWDHAN, malaha Kaariye aun labadaba, waxa kale oo Hassan Qawdhan sameeyey oo ruwaayadda ku jirtay, ubaxoo dillaacay, dawadii naftaydaay

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 8 місяців тому +4

    #Page1
    Kuwa Loogu magac darayee
    Muuqa aan la kala garan
    Caku muhashadoodiyoh
    Heesa macaan iyo Musigiyo
    Codkaa i dilay
    Dhegaha aan ka maalee
    Marka aan ilaawaba
    Wax isoo mir kiciyoon
    Maqla waayi maayee
    Ma hayoo mana sugaayo
    Iimana maqnee
    Maareeyoo sidee buu
    Maskaxdiyo qalbiga
    Uga miir mayaa?.
    #Page2
    Kalgacalkan igu mudanee
    Maal hadii aan siiyoo
    Oon macawis iyo shaal
    Dhar ku muunadeeyoon
    Maamuu u sooroo
    Oo aan u mahad naqo
    Markaan soco iraahdo
    Tolow ma iga tagayaa?
    Tolow ma iga tegayaa?.
    Ma hayoo mana sugaayo
    Iimana maqnee
    Maareeyoo sidee buu
    Cishqigu maskaxdiyo
    Qalbiga uga miirmayaa?.
    #Page3
    Mawdka waad ku samirtaaye
    Maya-da waad ku dheregtaa
    Murankuna sed weeyee
    Isha milicsigeediyo
    Maalin- aragna waa dane
    Mashaqo waa tanoo kale
    IYo murugo ciilkeed
    Ruuxii meel fog kaa jira
    Uu maanku raaccee!
    #Chorus-#Chorus.
    Mahayoo mana sugaayo
    Iimana maqnee
    Maareeyoo sidee buu
    Cishqigu maskaxdiyo
    Qalbiga uga miirmayaa?.
    Uga miirmayaa?.
    ================END.
    Erayada Abwaankii Jacaylka
    Mohamed Ali Kaariye AHUN
    Laxanka Hassan Garayt AHUN
    Codkii Hassan Aadan Samatar

  • @abdirahmanxuseen8199
    @abdirahmanxuseen8199 9 місяців тому

    Ninkan waa wadani walaahi waa is bedelay kulka calanka ka sheekaynaayo iyo heesihii loo qaadayay waana nin fanka iyo faniinta abwaaniinta si wayn ula socday oo jeclaa hayna taarikhdii fanka maasha allah Ilaaahay caafimaadka haw daaayo

  • @AadanXaaji-dp9wb
    @AadanXaaji-dp9wb 4 місяці тому

    Maasha alaah

  • @Gufaaco
    @Gufaaco 5 місяців тому

    ❤Waa kani waa shaydaan❤

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
    @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 7 місяців тому

    Mxmed saleeban bide
    Nr 1. Kii ayaad ilowwdey reecord heeso Dhan majorittiga yeeshay

  • @husseindjama6572
    @husseindjama6572 5 місяців тому

    Ilka cassé wuxu sikhaldan u macneeyay. Heestii Abfikaamil de waxan ahay naftii hure. Wuxu kumacneeyay naburo xabadeed oo isaga ku dhacay....

  • @hagajiye8549
    @hagajiye8549 11 місяців тому +3

    Ilakacase wa Tarikh 🎉❤

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 Рік тому +1

    Dadka mudan in wax laga barto dhaxalkena ah allaha no xafido hesta amaanada aad iso jiidatay

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 2 місяці тому

    Dadku markay murqaamaan wayska hadlaan abwaane

  • @axmedcalixasanxasan2235
    @axmedcalixasanxasan2235 Місяць тому

    Asc beenta kadaa ciyalka heesta waxa sameyay xasan qawdhan yusuf ee kariye muusamynin

  • @ibrahinxasan107
    @ibrahinxasan107 Рік тому +2

    Heestaa
    sida qaalin geeloo
    Inta uu gu roob helay
    Cirka baarku gaadhoon
    Lagu guurin waligii
    Shankaroon iyo cigaal erayadaa waxaa lahaa abwaan xasan qodhan waxayna ka mid ahayd ruwaayidii * nina waal nina waani*

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 4 місяці тому +1

    Hees Abwaan xasan Qawdhan leeyahay buu siiyey Maxamad Cali Kaariye sida geenyo ugub ama kaalay gacanta iga qabo wuu yara jibboonayaa ninkani laakiin fanka wuu yaqaan ! Kkkkkkk kk kkklkkk

  • @Qadafi-
    @Qadafi- Рік тому

    Abwan ilkacase 🙏🏽

  • @Hanad2976
    @Hanad2976 10 місяців тому

    Ilkacase inta aanu bada ama suugaanta dhexgelin inuu iska hubiyo ayaa fiicneyd .heesi badan oo wuu ragii sameeyey kaqaaday ayaan arkaa waxa uuga jeedo garan maayo. Sxb ? Waxaan kuleeyey intaadan falin kafiirso dibna isku soo sax adoo wax soo fahmay iyo sida wax lookala lahaa. Thanks..

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому

    Hoyadeydi fanka wa xasan adan heskan wa lagu qayano

  • @IbrahimAhmed-kf3lv
    @IbrahimAhmed-kf3lv 27 днів тому

    Kani miyuu waxan wax dhaamo barto. Kkkkkk

  • @nurqorane-od4oq
    @nurqorane-od4oq 2 місяці тому

    Markad fanan amanayso lama caayo fananinta kale,
    Calyada kaa daadanaysa iska tir abwaan matihide doqonyohow

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 Рік тому

    Heesta sida geenyo uguboo muu samayn kaariye waxaa sameeyey abwaan kale oo weyn oo reer Hargeisa ah ii Hassan Qawdhan la odhan jiray oo dhowaan dhintay,

  • @sharifahmed45
    @sharifahmed45 Рік тому

    Fadlan Wallaalayaal ninka magaciisa maxaa la yidhaahda? Mahadsanidin

  • @IbrahimAhmed-kf3lv
    @IbrahimAhmed-kf3lv 27 днів тому

    Heesta, sida haro gimgimanoo guudka ka xarfanayso. Waxa iska la Xassan Qawdhan. inaga hubso oday.

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe Рік тому

    Waryaahee kani waxbuu isku qasay. Heestii uu AUN abwaan Xasan Qawdhan lahaa baa wuxuu siiyey AUN Kaariye.

  • @drshoonbe2632
    @drshoonbe2632 Рік тому

    XASAN QOWDHAN BAA LEH ILKACASE BEENTA KA DAA SIDA HARAR GIGMO RIWAAYADII NIN WAA NIN U WAALAYAY

  • @ibraahimaliegaal6218
    @ibraahimaliegaal6218 Рік тому +1

    Heezta
    Zida Hara Gingimanoo
    Biyo Galac Kaleeyiin
    Geeztaana Ubaxiyo
    Caleemuhuu Izgaadheen
    Waxaa Izka Lahaa
    Abwaan Xazan Qawdhan
    Eebe Haw Naxariizto
    Aamiin Aamiin
    Heeztaa Aan Midhaheeda
    Kor Kuzoo Zheegay
    Waxaa Wadad Qaada
    Zhankaroon Axmad Zagal
    Iyo Axmad Cali Cigaal
    Heeztaazi Ruwaayad Uulahaa
    Abwaan Xasan Qawdhan
    Dhegeyzo Warayziga
    Axmad Cali Cigaal
    Ee Kaga Hadlayo
    Ugu Danbeyn
    Waxaan Odhanlahaa
    Heezaha Abwaanada
    Hayzku Khaldin

    • @AbdirahmanAliQorey
      @AbdirahmanAliQorey 21 день тому

      Waa runtaa eebaw heeskaas sida haravgigimanoo waxaa iska Lih abwan xasan Qawdhan Laxanankana waxaa saaray xasan garayd alaha unaxariisto xasan Qawdhan iyo xasan Garayt weliba waxay ku jirtay rewayad abwanku sameeyay ooLadhehe jiray jacayl Nina waa l nina waani

  • @cayuuniqurux6318
    @cayuuniqurux6318 Рік тому

    war odaygaan waaa wataaa qaabko wax u sharaxayo

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 6 місяців тому +1

    Been weynaa heesta geenyo ee axmed cali iyo shankaroon waxa iska leh aun abwaan xasan qawdhan weydiiya axmed cali cigaal iyo shankaroon ileyn labaduba wey noolyihiin

  • @abdulabdi8443
    @abdulabdi8443 5 місяців тому

    Asc Abwaan ilkacas waxbadan waad ka sheegtay xagga fanka iyo fanaaninta, balse waxadan hal marna soo hadal amaba adan ka hadal fanaaninta BANAADIRIGA, Sidey ku dhacaday? Waxadan marna xusin, fanaanintii caanka ahaa, sida Qasim Hilowle, abwan Lashin Axmadey Cabdi Gashaan, Luul Jaylani, macow Aw diinle iyo kuwo kale oo badan….waliba waxad iila muuqatay sida lahjadada aan ka dhadhansaday in aad reer XAMAR tahay ama reer Banaadir…jawaban kaa sugayaa… Abdulkadir Abdi

  • @xasanjeecel115
    @xasanjeecel115 11 місяців тому +1

    Waar heestaas waxaa lahaaa xasan qowdhan ilahay how naxariistee

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 5 місяців тому

    Ninkan islaan khaakhaayiraysa la moodo waligay ma maqal tubeec Aad lash ha u naxariisto xasan iyo S. Darbi fanaaniinteenii qiimaha lahaa waanu wada garanaynaaye maxaad adigu abwaan ku noqotay noo sheeg waxaad tirisay

  • @Aamiinaliguuleed-qk7yf
    @Aamiinaliguuleed-qk7yf Рік тому

    Waar yaa waad iska haday heesta sida haro gigiman waxaa leh abwaan xasan qawdhan

  • @mohamedibrow6597
    @mohamedibrow6597 Рік тому

    Heesta dawo abwaanka heesta leh ayaa waraysi uu siiyay bbc ku sheegay inay tahay khamri boga hore ilaa laga gaaro tuduca leh " maxay dib u gocoshadiyo xasuustu i daashadeen"

  • @user-ph3qm3hp8f
    @user-ph3qm3hp8f 8 місяців тому

    Kan waxba ma oga waa nin
    Meelaha lagu qayilo buu ka
    Maqlay

  • @abdikarimmaxamed9027
    @abdikarimmaxamed9027 Рік тому +1

    Allah been wayaana xasan qawadhan ayaa heesta gacalo

  • @xalanecabdiraxman4114
    @xalanecabdiraxman4114 Рік тому

    Maashaa allaah

  • @hah7064
    @hah7064 3 місяці тому

    Hhhhh qof leh waxbaan saxayaa oo hadana isagii been sheegaya waa wax lala yaabo. Heesta gacaladaydaay ee Shankaroon iyo.Axmed Cali Cigaal waxaa sameeyey Abwaan Xasan Qowdhan AUN. Markaa kqn hadlayaa isaga oo aan aqoon fiican u lahayn fanka inuu madal soo fashiisto oo uu been la soo fadhiisto waa ceeeb.