Abwaan Tuunyo Alle haw naxariisto dib u milicso suugaantiisii iyo taariikhdii Abwaanka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 вер 2023

КОМЕНТАРІ • 12

  • @user-gd3qf5em3s
    @user-gd3qf5em3s День тому

    Alla.yarxama.tuuyo.nin.farxaana.ayuu.ahaa

  • @FadxaIbrahim-pl7pm
    @FadxaIbrahim-pl7pm 2 місяці тому

    Ilhy haku naxariisto adeero 😢

  • @abdidirie9966
    @abdidirie9966 9 місяців тому

    Axmed gacayyte Allaha u naxariisto dhamaantood.

  • @LovelyBiscuits-mb8co
    @LovelyBiscuits-mb8co 5 місяців тому

    SAAXIIB
    MAGACIISU WAA MAXAMUUD CISMAN CAWIL TUUYO. CABDIAAHI WAA WALAKII QALADKA SAX

  • @abdisalamelmi55
    @abdisalamelmi55 3 місяці тому

    Subxaana laah waa Beenaale Taariikh Kama hayo waa walaalkay been ayuu kashreegay aamus badiwyahow

  • @ibrocabdi8362
    @ibrocabdi8362 9 місяців тому +1

    Heestaa danbe malahee kadaa waa heeskii axmedgadar,

    • @saynabSr
      @saynabSr 9 місяців тому

      Horta abwaan kan ma taqaaney? intaanad murmin? Axmed salaabaan waydii!!

  • @4194999
    @4194999 9 місяців тому +2

    Ka daa ka daa malaha heestaase, adigaa galbeed goljaniyo hargeisa, waxa iska leh abwaan la yidhaahdo AHMED GADARI. heestuna waxay ku bilaabantaa MEEL UU GACAL KA DHEERYOO LA YIDHAAHDO GADAR BAAN. waanu nool yahay oo hargeisa ayuu joogaa

    • @saynabSr
      @saynabSr 9 місяців тому

      Iska hubi heestaa khalad kuma jiro eh

    • @4194999
      @4194999 9 місяців тому

      ​@saynabSr walal waan hubaa oo abwaanka sameeyey gabadhiisa ayuu u sameeyey waxana qaada Ahmed mooge, heestana original keeda waxa lagu dubay gadar abwaan iyo gabadhiisina waan nool yihiin " MEEL UU GACAL KA DHEERYOO LA YODHAAHDO GADAR BAA INTAAN GAADHAY WAA HORE WAAYUHU I GEEYE"

    • @xamsecali6231
      @xamsecali6231 9 місяців тому

      Dhab weeye

  • @xamsecali6231
    @xamsecali6231 9 місяців тому +1

    Ala been waynaa ninkani Heestii Axmed Gadari iyo tii cabdi qays ayuu ku daray