Cabdulaahi Jawaan SI Adag U Weeraray Madaxweyne Mustafe Cagjar Kuna eedeeyey xasuuqa shacab

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 108

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 День тому +11

    Jigjiga maanta waxaa la dejiyaa dad Axmaaro ah oo gaalo ah qabiiladii Somaaliyeedna waa la isku diray oo qirto iyo hub baa la isugu dhiibay waa caqli daro Somaali haday dawlad samaysan wayday waa in la isku diro Illaahayaw na badbaadi Illaahayaw na badbaadi Aamiin yaa rabi Aamiin yaa rabi

    • @NouraAhmed-v9i
      @NouraAhmed-v9i 16 годин тому +1

      Ogaadeen u sheeg doqmaha gaalada ah

    • @awsalebanxaajiibrahim396
      @awsalebanxaajiibrahim396 14 годин тому

      DOQMAHA OGAADEEN CAGDHEER U SHEEG WAXA DULLIGA AH EEN WALIOOD ILBAXAYN

    • @awsalebanxaajiibrahim396
      @awsalebanxaajiibrahim396 14 годин тому

      WAAR ISAAQOW SIDAA CABDILLAHI JAWAAN SHEEGAY KU TASHADA OO ISKA DUL QAADA MA UUN IDINKOO SIYAASAD U ADEEGSANAYA AAD KALA XAALAYSAAN FEDERAALKA INAAD ISMAAMUL KII LIXAAD TOOS UGU HOOS TAGTAAN WALAAHI INAYDAAN KA NABAD GALAYN OGAADEEN CAGDHEER CIIL QABAYAAL AH
      MIDDA KALE SIDAA UU XADKA U SHEEGAY HALOO DABAQO CABDILLAAHI

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m День тому +3

    Good sifiican Ayaad uqeexday xuduudhii Caalamka ahaa❤❤❤❤❤❤❤

  • @xayndaabolol1301
    @xayndaabolol1301 День тому +4

    magaca somalinimo waxalonacay reerka darod gar ahan ogaden,warer aad jaahili u ah waxayna dilan birimagayydada maxasta hawenka tasibacadaynaysa jahilnimadoda

  • @runahmed9988
    @runahmed9988 День тому +7

    Ogaadeen Warkoodi Wuu Dhamaaday Dawlda itoobiya Haday Wax kaqaban Waydo Arab Maaha Dad Lagusoo Degdego ilaahay Cadawgooda Hajebiyo.

    • @mohamedomerosman9397
      @mohamedomerosman9397 День тому

      mm 1:23

    • @IbrahimMohamed-f4b5i
      @IbrahimMohamed-f4b5i День тому +1

      Sharic namaqabto Ethiopia inan kasijeedno wey rabtaa lkn Wax kulaqumansame

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 День тому

      reer isaaaqa ba Lagu so orada mye wal caano Kam cabtad

    • @Abdikahinshukri-gx2cb
      @Abdikahinshukri-gx2cb 21 годину тому

      Hhhhhh bootada si fcn baad u taqaanin dhulbahantaa Somaali idinka saare wlh anaga diintaan idinka saareynaa ogaada

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews 20 годин тому +2

    Xuduudaha deegaanka waa in lagu celiyaa sidii uu Ingriisku kagaga tagay. Hawd & Reserve Area waa in xudiidiisaa lagu celiyaa. Jigjiga waa inay hoos timaadaa maamulka Hawd & Reserve Area.

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq День тому +3

    Waa sidaa ciidanka matadii layay maha dheex reerkodibay u hiliyeen halaga dacweeyo dawlada Ethiopia matadaa iyo dhiibtay ka gaysteen masha oo halaga fogeeyo cidamada reeraysaan halkaa dheex ma noqonayane

    • @Abdikahinshukri-gx2cb
      @Abdikahinshukri-gx2cb 22 години тому

      O kuwa hargeysa kaso ordaaya ama kaso hadlaaya ayaga maxay ahaayen yeyse u hiilin hayaan iidoorow meesha waxaad ka weydeen CABDI ILEY duli xunoo INA CAGJAR o NAAG XUN idinka qaba aya meesha jogaaa sidiini ul in la idinla dhaco unbaad rabtaan wanad heleysaan

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv День тому +3

    Jawaan nin waxbada og

  • @mussejama311
    @mussejama311 День тому +2

    Ciidan dulmi loo sameeyay
    Waa liyuu police waxaana la shaqayn SOMALILAYN.
    Dambi kaama raacin daalimiintaas

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 3 години тому

    Waa run sheeg badthy mujaahid maryo calasta New police karbaash uunbay wx kuleeyihin

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 День тому +1

    Guul inshallah

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 55 хвилин тому

    Waa sax waa in lacinqaabaa kuwa dadka shacabka ah xasuuqay,laakiin Jawaanow waxaa tahay jufo niic Soomalina adaa nacay jooji cabaadka.

  • @OsmanAbdi-s2y
    @OsmanAbdi-s2y 23 години тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk

  • @OmerMuhumed-z6y
    @OmerMuhumed-z6y День тому +1

    Xuduudku waa ina guuxaa iyo bali gubadle ka mara ciidankuna xad majeexayo ee beero dhul ah ayaa la xadaynayay odayaasha hadliyow wax hubsada allana ka baqa

  • @fourrehfarah7449
    @fourrehfarah7449 20 годин тому +1

    Sool away😅

  • @dryusufmgamadiid2246
    @dryusufmgamadiid2246 6 годин тому

    Allah ha innaga qaboojiyo.

  • @Maxamedcali1
    @Maxamedcali1 9 годин тому +1

    Nayuu booliska meesha lagu arko halagu goo gooyo 1:59

  • @AbdullahiMohamed-py9pg
    @AbdullahiMohamed-py9pg День тому +2

    Hadaad ogaadeen afka laso gasho iska jir hadaad nasan waydaan

    • @strucidwallaby5658
      @strucidwallaby5658 23 години тому +1

      Aqoon xumada ku haysa waata c/laahi ugu hanjabayso waa laska kiin celinayaa oo yadoo aymanta ka fool xuntahay baad arkidoonta

  • @ArisakMaxamuud-v7m
    @ArisakMaxamuud-v7m 20 годин тому +1

    Waxaa aad ka sheekaynay waa sheeka shabaab anaga shabaab miyaanu nahay

  • @dawand6946
    @dawand6946 6 годин тому +1

    Kkkkkk

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 18 годин тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @strucidwallaby5658
    @strucidwallaby5658 23 години тому

    Amiin yaa rabi

  • @AbdullahiMohamed-py9pg
    @AbdullahiMohamed-py9pg День тому +1

    Waxaa iska dhadhacisey abiye inuu ka ceelin karo ogadeen lagama yaabo inuu abiye na ceeliyo hadaad nagama dhambayn wayso edeb ayaad yeelan doontaa

    • @DaboLibaax
      @DaboLibaax 15 годин тому +1

      Aby sawkii ragaaga uu ka mid yahay ina iley jigjiga kala baxayey maad iska dhicisid ma somalida ayaad xuniinyo u leedahay

  • @deqaabdi1846
    @deqaabdi1846 День тому

    Guuuuuuuul Araab Ishallaah

  • @mohamoudabdi6778
    @mohamoudabdi6778 3 години тому

    Adinga xir xiray jiray oo dhiibi jiray xaqu dirirka manta ma ogaden

  • @ahmedabdi33
    @ahmedabdi33 23 години тому +1

    Xishoo abti baa laguu yahaye iidoorka kale ha hadlaane

    • @IbrahimAhmed-kf3lv
      @IbrahimAhmed-kf3lv 22 години тому +1

      Adeer marka gardaro lagugu soo doonta abtinimo it xishoodka aad adiguba garan weyday ma shaqeeyo ee adigu edeb yeelo.

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r 22 години тому +1

      xiligan abti iyo seedi toona ma shaqayso haday shaqaynayso ina cagjar baa qaderin lahaa

  • @HodanaMaxamed
    @HodanaMaxamed 16 годин тому

    War xaka rerehka ciis u carar diay inih dexdaxdiyo ilen warer xeer leeh

  • @abdimohamedibrahim-bv3pv
    @abdimohamedibrahim-bv3pv 8 годин тому

    Tuuga ina cagjar alle hs qabto

  • @strucidwallaby5658
    @strucidwallaby5658 23 години тому

    Ogaden waa yaqaan dhibe wadanka ba waxaa hasta oromo iyo amxaro absolutely waa in laska celiyaa waa reer shadh dowladed xidhay

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z 17 годин тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 martii bathen mgalda daarod balh

  • @Ahmed-ki3tb
    @Ahmed-ki3tb 22 години тому

    32 tikniko ah ayay somalILand ku soo weerartay DDS. I
    Ilaa hadana iyagaa dagaalka wada bal dawladda ethiopia aan eegno waxa ay ka yeesho

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 День тому

    Aad iyo aad

  • @somsessl1310
    @somsessl1310 День тому

    MADAXWAYNAHA AYAY AHAYD INUU LA HADLO ABY AXMED HADAY DHAB KA TAHAY

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj День тому

    Dhibaato qqlba idinkaa bilaaba iyo dad nabad ah weerara
    Hadhowna idinkaa cabaad
    Labadaa kala daaya.
    Ogaadeen xaano ka dhami maysaane.

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille День тому

    dee adeer aadan faarax waa ciise siti ma dagaal baa ka jirta idinkaa gardaro ku soo galay argagixiso looma baahna caqli ma haysid meeshan waa dds ee oromo ma aha ciidanka deeganka ayaa joogi ee doofar baa tahay

  • @Ismail-n6s
    @Ismail-n6s 21 годину тому

    Waa khabiir wax badan og

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m День тому

    Geesi mujaahid cabdilaahi❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdifataaxcismaan9416
    @cabdifataaxcismaan9416 День тому

    Somalidu caqlimale waxa aycaliyeelandoon taa markay ismadhiso hambadasoohadhana dadyowgakale ee aan soomalida ahani ishabaraaciyaan

  • @mohamedhaashi6939
    @mohamedhaashi6939 День тому

    Doqoni 12 inood ayey leedahay labo qodaxdda iwm ayey isga eegtaa soomaali waa siddaa

  • @badalcusman8720
    @badalcusman8720 21 годину тому

    Qaadkaga is kacun. Waxba. Lagaweydiinmayo dhul kaas

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar День тому

    oromo halakeeno ilaalisa dhulka itoobiya .cagdheer male dhulka

  • @fowsiyaliiban7266
    @fowsiyaliiban7266 21 годину тому

    Caqliba haddaanu inkala waday maxaa

  • @AadamSalah-g4m
    @AadamSalah-g4m День тому

    dhulka somalilaan le

  • @DaahirDhiboo
    @DaahirDhiboo День тому

    ❤carr ogadane isku dono isaq car ay ay gu dhallayy

  • @AdanCusmaan-k3o
    @AdanCusmaan-k3o 22 години тому

    Ninba taagtii ha talaabsado

  • @Siyaad-g9v
    @Siyaad-g9v День тому

    reer shiikh isxaaq cagdheer halaiskadhiciyo hala laayo kuwa somaliland jooga waa cadow gaalo ah cagjarmaiman kara somalaland kilalka shanaad oroma halugu dara

    • @HusseinadamHashi-vr5hj
      @HusseinadamHashi-vr5hj День тому

      Xayawaqn baa tahaye markaad magan kula joogta layso soo kuwaagii aad kuwooda halla laayo lama joigaan degaaammadooda.
      Xamqnimada iskala aamus.

  • @DaahirDhiboo
    @DaahirDhiboo День тому

    Alle ay mahd lleehh ....khalladka .dagallka wax lleh cidanka DDs itobiyA nAyun..bolisß duucuuff waxad tarysa yara ogaden ducuuff

  • @nimcoabdi2781
    @nimcoabdi2781 День тому

    Adeer ogaadeen baa kuxukuma oromo dhulka malaha

  • @bashirmuhumed2284
    @bashirmuhumed2284 День тому

    Ader ogaden wax waydiso aadan farax rerkoduu wax tari waayey jawanow

  • @Mowliid-q2o
    @Mowliid-q2o 21 годину тому

    Been raad male soomaali nimo maxaa

  • @AdanCusmaan-k3o
    @AdanCusmaan-k3o 22 години тому

    Iyo ogaadeen

  • @AwilBarkadle
    @AwilBarkadle День тому

    Maxaa ka galay Marka ma Qabiil ayaad ku taageero dawladooda ayay u taala

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r 22 години тому +1

      Idinba sooydinkii dhulbahante oo dhulka nala leh oo wax walba loo qabtay oo dagaalka iyagu bilaabay aad nooga hiilinayseen adeer taas idinkaa bilaabay ee adkaysta

  • @axmadshiil2253
    @axmadshiil2253 День тому +2

    NINKAAS WAXAA UU KU HADLAAYO FIIRIYA.DOWLAD DEGAANKU WAA INAY TALAABO KA QAADO.MALEESHIYAADKA LAGA SOO ABAABUULAAYO HARGEISA.WAA TALAAABO QAADO XUKUUMADDA DDS.

    • @TaaroFihri-f9i
      @TaaroFihri-f9i День тому

      Ma jeerteen oromo waar hooyada kama taliso somaliland aamus waryaa

    • @MustafeMaxnud123
      @MustafeMaxnud123 День тому +2

      Ogaadeen nagu xukumi maayaan itoobiya waayo darodba wuu diiday in laasacaanood lagu xukumo

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq День тому +1

      Naaf araab waa aayo saaw dadkisi maha hadu ka hadlo kuwiini kiinaya gumaysanaysay iyo kuwaay Ethiopia gumaysanaysaa baa dagalkii lascanood qaylinayay oo culimadoodi lahayd waa jihaad sidii galo lala dagalamayo reer isla saxane maa noogu dawladaynaysaan anana dalkayaga taa ogaada

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r 22 години тому

      cagdheer idinkaa soo abaabulay dagaalka oo masaakiin guryahooda jooga laayay ee adkaysta

    • @maxamedjamacgentle5326
      @maxamedjamacgentle5326 16 годин тому

      Jawaanow riwaayad ayaad kujirtaa denbiyadii aad gasheen ilaa 1990 maanta ayaa lagaa jarayaa 40'000 oo kuumade iyo shiqaala oo xeryaha qaxootiga kudisheen kaxisaabtan.

  • @abdiisseahmed4188
    @abdiisseahmed4188 День тому

    Ninkan caqli xuma.Dhul Somaaliyeed ee gumaysi haysta ayuu xuduud ka hadlaya.

  • @LAANDHEERE360
    @LAANDHEERE360 День тому

    Xarshin waa jarar

  • @owi2056
    @owi2056 22 години тому

    War odaygan sida foosha xun u hadlaya waa in sharciga la horkeenaa. Qabyaaladaystaha ah. Ciidanka liyuuga hargaysa ha kusooqabtaan😂.

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r 22 години тому

      ogaygan kkkkkkkkkkkkkkkkk cagdheer aan soomaligaba qori karayn kkkkkkkkkk

    • @owi2056
      @owi2056 22 години тому

      @@SomaliLander-l1r somali nimadu sow taad diidanayd ma aha?

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r 22 години тому

      @@owi2056 Somali baan ahay Somalilandarna waan ahay kkkkkkkkkk jabuutiba waa soomaali

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r 22 години тому

      @@owi2056 waxa iskaga kaa khaldan dalka iyo sinjiyada

    • @owi2056
      @owi2056 22 години тому

      @@SomaliLander-l1r waxay ilatahay dhagahaaga iyo afkaaga isma maqlaan.

  • @maryemxaji3060
    @maryemxaji3060 День тому

    Waar beebtaa iskaa daa shaalyi miyadan ahani kii shaalyi uu soo dhibijiryi dadki kaa soo jedayi dds tigragaa warryaa indoor joogoso

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r 22 години тому

      cagdheer beebtu waa maxay kkkkkkkkkkkkkkkk soo baro hortay Afsoomaaliga beebtaa kkkkkkkkk

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 День тому

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa lixmershaad ku joogtaan dagaal laabta ka ogaada.
    2.0. Mashiinadu hadday qarxaan mawtka loo simane.
    3 0. Cagdheer inay wax qaadana marnaba looma wada fadhiyo.

  • @JamalmaxamedCandilahi
    @JamalmaxamedCandilahi 21 годину тому

    ❤🎉😢😮😅

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar День тому

    diridhaba oromaa leh jigjigana oromaa leh jigjiga dowllada sare ee itoobiya lagu daray. cagdheer godey baa lageeyay ,takale dhulka waaa dhul itoobiya leedahay cagdheer awoowgood hadaanu dhul ayleeyihiin usameyn ma dhulka itoobiya leedahay ayey dadka kuleynayaan?.

  • @Byjubba
    @Byjubba День тому

    Hala laayo kuwa shacabka ah ee ogaadeenka ah ee kusugan ciideena s.lland

    • @HusseinadamHashi-vr5hj
      @HusseinadamHashi-vr5hj День тому

      Xoolaad tihiin dhammaantiin
      Laa aad jannafii ku tagtide dad muslimiin ah oo aan waxbaa kaa galabsan .axmaqyohow jaahilnimadu u dhwertahay.

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r 22 години тому

      @@HusseinadamHashi-vr5hj jaahil waa cagdheer kkkk

    • @ohsaragfii137
      @ohsaragfii137 21 годину тому

      Orodo ciida ka dhereg doqon jahiila baad tahay! shacabka ogaadeen aan waxba ku geysan ee Hargeisa kula yaal maha inaad dagaalka ka dhacay DDS ugu aanayso, sidaasu wa fitna abuur, adigu orodo hubka qaado dagaal tag. Ma ka fikertay inta qof ee qabiilahayaan S/L ka soo jeeda ee cidla laga heli karo una dhiman kara caqili xumadada.

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r 21 годину тому

      @@ohsaragfii137 cagdheer hargaysa miyay degaan maaa noo keenay kkkkkkkkkk

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r 21 годину тому

      @@ohsaragfii137 adaa ciida cuna ee ka dhereg maxaad ku keentay ciid in la cuno kkkkkkkkk

  • @MursalAxmed421
    @MursalAxmed421 День тому

    Kkkk

  • @SakariyeSakariye-e5g
    @SakariyeSakariye-e5g День тому

    dacawalay ma hooyadaa baa leh😂😂

    • @asiyahmed-cs3ft
      @asiyahmed-cs3ft День тому

      Haa dadku ka soo jeedo ayaa iska leh ,ilaa ,ahay waxuu ku dhashay adari dusheeda awowyaashay halkaas ayay ka yimadee ,halkan somaliland ayay ka tarsanayee ,tariikhda baro

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m День тому

    Good sifiican Ayaad uqeexday xuduudhii Caalamka ahaa❤❤❤❤❤❤❤

  • @AdanCusmaan-k3o
    @AdanCusmaan-k3o 22 години тому

    Iyo ogaadeen