Allah ha mideeeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meelwalbo ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee allah hanagu suqo xaqa dhamaanteen aamiin allah ha isku baabiyo hana isku salido cadowga xasuuqa ku wado shacabka hana ku rido argagax iyo baqdin waali ah aamiin
Soomalia waa lagu daalay wax ay ka dagaalamayso lama yaqaan Ragna ma haysano x.dhiiqo meel saraan io maamul gobaleedyadan mey la xisaabtaman ninkan inta ay caroonayan Alaahayow naga qabo shartooda amiin
Asc sheekha aan jecelahay, please and please naga daa xayaysiiska badan ,xiiso aan u qabno warka dartii ma sugi karno xataa inaan iska dhaaf dhaafino ..
Soomaaliyeey , WaaR Kaca oo Hubka qaata oo soo ceshta Cizigii iyo sharaftii alle ni siiyay , somaali weligeed waxa ay ahayd ummad aan Dulli iyo adoonzi aan qaadan , Balse Maanta Odayaal Calooshod u shaqaystayal ah ayaa Dhulkeeni Nagu duL iibiyay 😟
Sheikh well said, Shacabkii ma kici karo, ninka booliiska soomalia haysta waa nin ashahaada la dirir ah oir ka geestey gobolada uu ka soi jeedo dilal badan, Xasan admires individuals associated with criminal gangs, as he believes it helps instill fear among others.. No single person will be able to protest
Sh. Narrative ka westerns ka lee soo gudbisaa ee sida nadaara iyo maracade usoo tabi warbaahinta , ninkaan western ka agent ii shaarka kuubadashay waaye shaarkii salinisky Ukraine Ayuu xirantahay sxb
Haddaad rabto in Soomaaliya midowdo oo dad noqoto ku habaar in illaahay Ethiopia 🇪🇹 ku salado oo bad iyo barriba ka qabsato, hadeey hagaagto waa sidii la rabey hadey hagaagi weyso in gayiga toos looga ciribtiro oo ay qaxooti iyo tahriib ku dhamaadaan oo qola kasta ciddii ey ku biirto ka mid noqoto waa xalka labaad kan 3 aad aakhiraa noo ballan ah.
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
Allah ha mideeeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meelwalbo ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee allah hanagu suqo xaqa dhamaanteen aamiin allah ha isku baabiyo hana isku salido cadowga xasuuqa ku wado shacabka hana ku rido argagax iyo baqdin waali ah aamiin
Subxana allah qof muslinaa tahay
Ujeedaada waxay tahay
inaad isku dirto dad Muslim ah
Natanyahoo waa gaal
Falastiin halagay
Ma Waxad barbardhigaysaa
Madaxweyne xasan shiiq xisaab way jirtaa malinta khiyamaha
Allah haugargaaro walaleheena Falastiin in sha Allah Guul 🤲
Jazakalaah khayr Sheikh Runta kii ka naxayoow
Adigoo nool iska dhimo oo nadhaaf
Siyaasiinta Somaliyeed ilaahay haku Anfaco hadalkaas Sheekha
Dulmi diidow walal maanta iga qor urduqaan wlhy somaliya wax xalkooda ah inuusan uwadan ewaa kii kala firdhin. Lahaa somaliya bal hadlkayga meel kuqoro dowlada masarna waaba ay kadarntabay esomaaliya allaha wayn hamideeyo aamiin yaarabi
Ilaaahow Xamaas quwwwee ya Rabbi❤❤❤
اللهم امين يارب العالمين
Allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤
Wallahi waad asiiiibtey, Sh. Muxamadow madexdeenna maanta wey halaageen waddanka, mailinwalba waaa xaflad joog, xerada xalanena waxa kasocda maba ogaoo ma gelikaraane.
Allaha ku barakeeyo. Xaqqa iyo runtantana weligaa hakagabininoo sheep.
Xasan ciyaalkiisa 90-meeyadii ayuu wax baray. Tani dhaliil maaha, ee waa iska maagis uun. Xasan ma taageero, sida uu dalka u xaraashayo, iyo siyaasaddiisa gurraca, laakiin midhkaas wax barida eee aad kusoo celcelisay, ku noqo.
الهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين
Jazakallahu kheyr sheikh for the updates and guul reer falaastiin insha Allah..
Somalia dowlad kama jirto Waa mashruuc xasan sheikh uu Ku shaqaysto
scw❤❤❤
صلي الله عليه وسلم وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤
بارك الله فيك
🥺🥺🥺 🥺 . *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Falastiin Allaha guuleeyo Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲Yahuudana Allaha jabiyo
Sh. Sifiican ayaad ulahadashay xasan mooryaan!
Barakallah sheeekh
Asc wll waxaa la dhahay sheeqow way kula tahay ee illah ha u gargaaro umadaas Somaliyeed aamiin yaa rabi Aamiin wcs wll mashaallah
Soomalia waa lagu daalay wax ay ka dagaalamayso lama yaqaan Ragna ma haysano x.dhiiqo meel saraan io maamul gobaleedyadan mey la xisaabtaman ninkan inta ay caroonayan Alaahayow naga qabo shartooda amiin
Asc sheekha aan jecelahay, please and please naga daa xayaysiiska badan ,xiiso aan u qabno warka dartii ma sugi karno xataa inaan iska dhaaf dhaafino ..
Xayeeysiintu waa lacage hais dhaafin
أللهم انصر اخواننا في الفلسطيني وجميع المسلمين
الهم آنصر أخواننا في غزة
Sh Khayr alaha ku siiyee
Saaxiib ma aha
Dawlada islaamka waxaa loo isticmaalaa dhabarjabinta muslimiinta
Mansha Allaah Allaah Agbar
الهم آنصر أخواننا المسلمين في سوريا واليمن
أفكرُ قبل أن أفعل 🌿
Miskiin baa miska lafuulo leh ayaan maqli jiray, mar hore ayan dhacay somaliya dib uxorayn ayay ubaahantahay, gumaysi kii ree yurub kadaran ayaan kujirnaa walahi mana baraarugsanin
Waad soo daahday shiiqow intaad siiriya la mashxaradeysay suni iyo shiica iyo tukiga ayaa lakala tuuray badii soomaaliya indhihiina oo Shanta ah ala Karim!
❤ Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda ❤ Allow ducadeyan aqabal❤
Syria guul❤❤❤❤❤🎉🎉
🎉❤Machallha wl
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Sheikh midba kamaqan sidan qabo aniga meshan dfs wa laciif maxa laciif kadhigayo wa mamuladan tirada badan waxa fican inad toshaka sartid iney mamulada jojiyan kalaqubqubka shacabka ee runta kasheeg waxan wa siyasad mahan wax muqadis ah
Yaa shekh khayr Allah ha ku siiye iPad kaas cml ayan u bahanay ilmo yaryar ban quran online uga gali laha
Maasha Dagantahay garanti walaheligaraa Xata Somaliya Hadad joogto Allaah Hakufududeeyo Amiin
Scw scw scw scw scw scw sheikh wacaleikum salam dulmi diid respect Hamas Palestine yamane Suriya victoire muslimane
Que d’Allah aide les musulmans partout où ils sont tous 🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️♥️♥️🌹🌹🌹❤️❤️👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻☝️☝️☝️☝️yaarabi Yaarabi Yaarabi amine
Asdaalinin sheeqo was shinbirkii waalkeena mustafe kahadley😢😢😢😢😢😢
Sh. Baaris kusameeya hasan siyaasiinta Somalia oo tuugada ah oo xado xoolaha shacabka meesheey dagaan iyo hantida eey aruusadan meesheeygashtaan. Taariiq ayaa qormeeyso
tuug ibnu xaarana waa xaaan oo dumarkii hawiye booyeyso yacni adoon slave wome uga dhigo sucuudiga hadana uu keenay inuu khaliij ka oo dhan ku shubo nagaha waye magac xumo soomali hawiyaa ugu filan saa dumar kooday ka ganacsadaan mooryaanta hawiye
Waa dad aan majeerteen wax ugu darin xitaa xorimadii ayeey ka soo hojeedeen'syaad barre c/qsasin farmaajo' xasansh
Tusaalaha. Xasan. Sheeq. Caruurtiisu. Aad. Ayaad. Utilmaantay
Allah jabiiyo yahuuda
Suuriya guul illahay haw taamyeelo dawladnimada
Waqti hora sidaan usoò post gareey haay sheikh
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
Mansha Allha
Bishaar. Asad. Ale. Janada. Ha. Geyo😊
Soomaaliya
Hafmaan
Dad hadeey
Isdillayaan
Waalaga faa iidesanayaa
Wcs ❤
Dulmilow
Khar illaah hakadhigo
Soomaaliyeey , WaaR Kaca oo Hubka qaata oo soo ceshta Cizigii iyo sharaftii alle ni siiyay , somaali weligeed waxa ay ahayd ummad aan Dulli iyo adoonzi aan qaadan , Balse Maanta Odayaal Calooshod u shaqaystayal ah ayaa Dhulkeeni Nagu duL iibiyay 😟
SCW ❤ SCW ❤ SAW SCW ❤
Somalia unba loogu yimaadaa kala qeybqeybsanan iyo madaxda tuuga ah wadankoda iyo dadkooda qiyaamaaya iyo shacab xanunsan danahoda uga dambeeya siyaasi qabiil lagu taageeraayo
Waa caalam laysku gumaysi
away dhago khayr udaloola itobiya bad in lasiyo waa khalad wayn waa in dadkeno shaqo ka helaan
Aaway taariikkhdii warkaaga Shaaciroole laguma dhageeysto
Illaahay xaqa ha ku toosiyo
Madaxda somalia waa tuugo Allow ugargaar
Brother meeshii ah baylah waa la cunguriyeeyn
Hayaay
Wcs waraxmatullah
Sheekhow wa runtaa .Ethiopia wax ganacsi ah oo laga helayo ma leh.waxbo ma gataan .hu- dheed
Ka ayey xidhan.wa xabaal Ethiopia
Ku.
Sheikh well said, Shacabkii ma kici karo, ninka booliiska soomalia haysta waa nin ashahaada la dirir ah oir ka geestey gobolada uu ka soi jeedo dilal badan, Xasan admires individuals associated with criminal gangs, as he believes it helps instill fear among others.. No single person will be able to protest
Asc sheekhow Somaliya hatii ay sidan waxka badali waydo halis bayku jirtaa
Asc Asxaabeey, micron iyo erdagon waxay yiraahdeen waan fahanay lkn madaxweyne xasan isagana wuxuu sheegay itoobiya bad uma diidani lkn aniga hasoo marto yaysan soo marin muuse biixi waa arin xanuun badan
Madaxweynaha iskadaaya
Madaxwaynuhu waa kii 1aad 10k Macalin qoray, taariikh cusub ayu sameeyay
Asc
Dowlada adaa ka soo horjeeda dadkiina ku dhiraayo qabyaalada iska soo nadiifi
Orduqaan ha laga fiirsado taageeradiisa indha la aanta ah waxuu na siiyay laba markab mucaawano ah waxaana ugu bedelnay eraboor shaqaynaya iyo dekad shaqayneysa safaarad wayn oo xeeb ku taal xiro ciidan oo aad u wayn xarun dayax gacmeed laga gemo xirmooyin shidaal oo badda dhex deeda ku yaal sidan horay u sheegayna aakhirka uu biliqaysan doono difaac uu na difaaco iska daaye baa ba,ayna ayuu ka shaqaynayaa noomana qarin liidnaanteena
Waa rur taa arintu waa isu egtahay
Illaahay sharka ha kaqabto
Itoobiyo badeed waxaa heyto elataree ayey siisay
Sh. Ha inoo buun buunin ninka eey western ka wataan oo hadba magac kuhowlgalo
Ordogan waxaan umalaynaa in maraykan ka wax uga badashay inuu anaga qoorsagaaro nagu qabto
Falastin guul inshaalah
✌✌✌
Sh. Narrative ka westerns ka lee soo gudbisaa ee sida nadaara iyo maracade usoo tabi warbaahinta , ninkaan western ka agent ii shaarka kuubadashay waaye shaarkii salinisky Ukraine Ayuu xirantahay sxb
Walaalow intii aad mobelkaga aad na tusi lahayd was dhaanta sida weriyuhu u waramo in aad u waranto
Adi naftaada aya hada hurdada ka soo kacay jawabta Pakistan shaly mahan daraad ayan maqlay adna mata ayada shegeysaa
Maxaad ula yaabeysaa. Madaxweynaagu. Isagaa baryayey toobia Qofkaan walba a meek dayacan madeynayo
Asc walaalkiis ishiis laga arkaa waaye
somaliyeey yaa la raacin Turkish eer line please 🙏
Waayo bal ii sheeg wl
SHEEKH PAKISTA WELIGEED DABADIRIF MAREEYKAN BEEY AHEED.HUBKAAS NA WAX U PALISTINE UTARAAYO MALEH.WAA DULI O UN MUDAHARAADO
Somali wa wadan oo qabil xukumo wax walpa xadi ay ka yihin badas qabil ay in oo qas uleyayay iska dhigi marar badan lkn way u noqoni weysey
Munafaqada joji xasan sheq madaxweni mahen markuw ciyalkisa wax barayay
❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
Madax dowladda biilka gurigooda inay ka helaan hankoodu ku eg yahay !
Haddaad rabto in Soomaaliya midowdo oo dad noqoto ku habaar in illaahay Ethiopia 🇪🇹 ku salado oo bad iyo barriba ka qabsato, hadeey hagaagto waa sidii la rabey hadey hagaagi weyso in gayiga toos looga ciribtiro oo ay qaxooti iyo tahriib ku dhamaadaan oo qola kasta ciddii ey ku biirto ka mid noqoto waa xalka labaad kan 3 aad aakhiraa noo ballan ah.
Taa faransiisku wado waa tafarraaruqeena madaxa aynu iskulajir no
ganicsigoodana ma rabno itoobiya waa cadowgeeena koobaad
israel meesha jogdo nabad majoogdo
Sylka ilaali qamiiska galuska kore waa inla xirtaa waankugu taageerayaa laking walaal shaatoga waa mamnuus unless you using farafala oo taay raali ahow walaalkeeyow
Madax shaqaale ah yaa calafku noo galay !
Horta itobiya cidna yeysan Naga celin eeiska daaya iyadiiba waa duntaye itobiya
Asc
Shacabka somalilan waytagersanyihin
Aqonsi inayhelayan
Ayay uhestan
Adigu cadaalad ma u hadasha
Inta ad xasan cadaalad farayso
Oo khaanu wadan ah adan runta ka sheego karin