Jabhado Weeyaan SSC, SSB iyo G36, Dagaalka Ceerigaabo iyo Dacawalayna... Xildhibaan Furre

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 20

  • @hah7064
    @hah7064 Годину тому

    Aabahaa waad ku banaantahay walleee sidiisii baad aftahanimo iyo caqli illahaay ku siiyey. M.sh.Allaah.

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h Годину тому +1

    Waa sax in xaga xidhiidhada laga toosnaado itoobiya waa dal aan wadaagno xidhiidh qotodheer oo soojireen ah waana inlasii adkeeyo .
    Dds,iyaduna waa dad inagaxiga cidkasta soomaaliya nabadauna waa inoo wadadan waaa inlaga ilaaliyo waxa xumaynaya.

  • @KuyuuriKuyuuri
    @KuyuuriKuyuuri 4 години тому +1

    Sifican ayd U hadashay xilibaane ilhay hakala qaboojiyo somali caqligi meel uka aaday ma aqaane kuwii gardaran alle xaqa hatuso

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 2 години тому

    Ad iyo aad

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 5 годин тому +1

    Xabashibaa hoosra ka soo riixay
    sa bad bat raadinatan lakiin ma waqootibay ka heli yahuu

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 5 годин тому +1

    Ogaadeen wa xayawan duurjoog ku celiya duurkoodii iyo asalkoodi awowgood sayid aya saqajan dagalamijiray

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 5 годин тому +1

    War ag dheer reer doqon mawaate cimrigooda alakoob meel iska sara ku wa soo maliland kolba dhinac ka sogalata wa cagdheer waxat ahaayeen ku celiya saqajaamiinta dhulawaha dhulaawahu dhalay ee gumaysiga hoos fadhiya

  • @MuxiyoDiincarab
    @MuxiyoDiincarab 5 годин тому +2

    Waa runtii ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @seed3966
      @seed3966 4 години тому +1

      Reeer waalaan dhigaada waxaa ah madaxweynaha itoopiya beeenaale af kanoola dheh 👉🏃‍➡️🏃‍➡️🏃‍➡️🏃‍➡️🏃‍➡️🏃‍➡️🏃‍➡️🏃‍➡️🏃‍➡️

  • @basheebooshie6415
    @basheebooshie6415 5 годин тому +2

    Ma laangadhaa, mise socod show of.

  • @cawilfariidfaarax6637
    @cawilfariidfaarax6637 5 годин тому +2

    SNM rush rashiya mingisde? isaqu wa dad xagjir ah waxayna gacan sar laleyihin dad kalo xagjir ah oo ku nol ethopiya somaliya hargeysa burco barbara😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @TaaroFihri-f9i
    @TaaroFihri-f9i 5 годин тому +1

    Legend waar ciro usheeg muxu qarinaya

  • @ahmedabdilahi4322
    @ahmedabdilahi4322 5 годин тому +1

    Waa nin rageed

  • @MuxiyoDiincarab
    @MuxiyoDiincarab 5 годин тому +2

    Kkkkkkkkkkkkk

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 5 годин тому +1

    War madax wayne maha ciro wa ictisam somaliyaysan qabyaladatsan huwanaysan garadaysan suldamaysan iyo qodxa hoos dadsan

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 5 годин тому +1

    Somaliland walagu so duulay ida qabsatay dee ciro xirsi aya ka mida

  • @NimcoMahad-t2w
    @NimcoMahad-t2w 3 години тому

    Xageed dwlad kuyahay

  • @yasinshirdon4155
    @yasinshirdon4155 5 годин тому +2

    Kkkkk qaad buu ka so kacay ciidan iyo xuduud gormaa u dambaysay