Sida lagu garto qofka ku jecel !!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024
  • Chanalka:- AYAANLE Bj
    Maaha meel aad ugu imadanysid xikmado aan waxtar lahayn balse waa dagal aad ka helaysid muqaalo ku raali galiya idinka ALLE ✊🏾
    Wixi talo iyo tusaale ah
    Waxad nagala so xiriiri karta
    Barta Instegram:🔻
    / ayaanle7777
    Barta Facebook:🔻
    / hooyo.jecel.98
    .............................................................
    fadlan ha iloobin ♥
    ••• ►SUBSCRIBE ✔
    ••• ►LIKE ✔
    ••• ►COMMENT ✔
    ••• ►And SHARE ✔
    ----------------------------------

КОМЕНТАРІ • 59

  • @basracali1595
    @basracali1595 4 роки тому +9

    Isma lahayn Chanel sidan oo dhan aad wax ka fa'idaysid ayaa soo bixi thanks wll Ayaanle

  • @Aisha_hassan1439
    @Aisha_hassan1439 7 місяців тому

    Mancha Allah your voice amazing

  • @ciiltiraabdirahaman1872
    @ciiltiraabdirahaman1872 3 роки тому +1

    Jcylpaan daremaya😭😭 lkn zxp I fhma malihi🤦‍♀️
    Thnkz ayaanle Bj father of advise and love⚘♥️🙏

    • @user-uo2hb8uc7i
      @user-uo2hb8uc7i 8 місяців тому

      Abayo maheshay anigaa xaladadi ku yara jiree😂

  • @fatumahasan9847
    @fatumahasan9847 3 роки тому +1

    Aboowe qof iga fog ayan jeclahay wana walalkey wan u sheegey lakin aniga toos manan ugu tagin qof ayan udiray wuxuna igu dhahay waa walashey hadana markan usoo hadal.qaado arimo jeceyl wuu amusa marka isheeg aboowe sida an ku ogan karo runtisa magaceygana ii qari lacala hadii ad soo qadato fariinteyda hana ilawin qofka wan kala fognahay wana walal key ina habreed anahay wan jeclahay thnks wll qali😥🙏

  • @user-db7xw3kg7b
    @user-db7xw3kg7b Рік тому

    So badhi bloody keep going I will be among your followers in you channel I'm from wajir.

  • @najmaabdi7278
    @najmaabdi7278 4 роки тому +2

    Mansha allah wan ka helay muqaalkan noloshayda saamayn wayn ayu ku heeshay❤

  • @nalkanuura2476
    @nalkanuura2476 4 роки тому +1

    Wll Ayaanle noo Soo badi mawduucyada noocan oo kale ah ee codkaaga lamaqlo

  • @mohamedpro4454
    @mohamedpro4454 4 роки тому +2

    Horomar balaadhayn Ayaan ku rajaynayaa pro

  • @zakariyaali2281
    @zakariyaali2281 3 роки тому

    wale qodobadaa aad soo wada sheegtay oo dhan waa wax lagu suurayn karo jacaylka ,nin waxgaradaad tahay hore u soco aadna waan kuu tageersanahay guulayso

    • @Xilkasmedia
      @Xilkasmedia  3 роки тому +1

      Waad Ku mahadsantahay Dhirigalinta quruxda badan

  • @munahassan8800
    @munahassan8800 2 роки тому +1

    qof ban jecelahay lkn ima daremayo

  • @zumayamarwan3409
    @zumayamarwan3409 3 роки тому +3

    M. . I liked your voice 😄😊 keep going prother 🔥

  • @SOMALITOPREPOTER
    @SOMALITOPREPOTER 2 роки тому

    mahadsanid sxb waanogaaday in ayuu qof i jecelyahay mahadsanid sxp

  • @Hana___2480
    @Hana___2480 Рік тому

    Thank you

  • @boqorada3794
    @boqorada3794 4 роки тому

    King of king's Mr Ayaanle wll qiimo bdn

  • @FaayooHooyo
    @FaayooHooyo 3 роки тому +1

    Asc waxn raba ina waxa ku wey diiyo qof ayaa jiro oo mar walba ii eega si naxariis lehe idhiisa igama jiistan lkn aan aniga ka arko sido kle anigana kama liido oo waxaba xagiisa iijidanayo mana garanayo mala dhihi kara wa jecl

    • @Xilkasmedia
      @Xilkasmedia  3 роки тому +1

      Haa waa la dhihi kara waa jacayl lkn wakhti isa siya si aad u ogaato inuu isna Ku jecel yahay

    • @FaayooHooyo
      @FaayooHooyo 3 роки тому

      @@Xilkasmedia wa sax lkn aniga iyo asiga mel ayan kuwada sheqeyna lkn ma ila hadlo ana wan kabaqa oo lama hadli karo waxn ka baqa ina amusnan teyda ina ku wayo

    • @Xilkasmedia
      @Xilkasmedia  3 роки тому +2

      @@FaayooHooyo wll dareensi inaad xiisaynayso oo wakhti sii mida kale isku furfur kadib xagaaga ayuu uso badan doona insha allah

    • @Hassan_Turki
      @Hassan_Turki Рік тому

      @@FaayooHooyoHhhh labo sano ka dib wax ma u dhashay 😄😄

    • @naimamohamed2100
      @naimamohamed2100 Рік тому +1

      @@Hassan_Turki haa alx wiil ayan udhalay👨‍👩‍👧

  • @mumtaashuseen4550
    @mumtaashuseen4550 4 роки тому

    Thanks zxp Ayaanle bj boqorka codka

  • @kingofcomments8388
    @kingofcomments8388 4 роки тому

    Allaha ku xifdiyo wll Ayaanle

  • @ayaandhalad8114
    @ayaandhalad8114 4 роки тому

    Nin adigo kale ah ayaan raba Ayaanle❤😵

  • @municadiomondofficial4379
    @municadiomondofficial4379 3 роки тому +1

    Jacaylba imagalayo wlhi wan iskayabanhy

  • @anabisse3038
    @anabisse3038 3 роки тому +2

    Waan rumaystay inuu ijecelyahay

  • @ayaanhassanyartadarawiishe3147
    @ayaanhassanyartadarawiishe3147 3 роки тому +1

    Hno keep going 🙏🏻

  • @ayaanizhsmilegirl8250
    @ayaanizhsmilegirl8250 4 роки тому

    Arimaha jacaylka wan ku haystaba🎙️🎤

  • @captainoflove5062
    @captainoflove5062 4 роки тому

    Wan qatey talaadaada ustaad ayaanle

  • @cawofaarax2200
    @cawofaarax2200 2 роки тому

    Anigo dumaraa makaga horeeynkaraa oo mausheegani karaa inaan jeclahay calaamadaahaas oo dhan waan ku arkay

  • @farxadtube5973
    @farxadtube5973 4 роки тому

    Kuwa kale oo ka fcn buux waye ❤🙏

  • @sundusabdi6400
    @sundusabdi6400 4 роки тому

    Muqaal aad u qurux badan

  • @nimcofaraxsan8932
    @nimcofaraxsan8932 4 роки тому +1

    Waa xaqiiq runtii aniga ka markhaati ah

  • @aminhusseinalale5664
    @aminhusseinalale5664 4 роки тому

    Masha Allah sxb horey usoco

  • @queenrahmo4889
    @queenrahmo4889 Рік тому

    Welcome

  • @nimcoaadan7927
    @nimcoaadan7927 4 роки тому

    Asxaptayda ayaan lawadaagay muqalkan♥️

  • @yaasmiinxasan3671
    @yaasmiinxasan3671 4 роки тому

    Hadalo macquul ah ♥️🔥

  • @lajeclaydasomalida494
    @lajeclaydasomalida494 4 роки тому

    Tips#4 i like it

  • @apdyazizrageh9129
    @apdyazizrageh9129 3 роки тому

    👍 taloyin wax Ku olaa

  • @fatemaff7515
    @fatemaff7515 2 роки тому

    haye

  • @user-bq5wu7wx6s
    @user-bq5wu7wx6s 6 місяців тому

    Ok walaka.tequoy

  • @rayaane343
    @rayaane343 4 роки тому +2

    Ayaanlebj waxa tahay chanelka kaliya aan ku nafiso markaan murugo dareemo

  • @ningaabannaagtiisa2685
    @ningaabannaagtiisa2685 4 роки тому

    Haa wuu i cawin kara runtii😭😭

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 2 роки тому

    Acudu bilaa see u hor mari karaa hhh waban xishon

  • @ayaanbashir1144
    @ayaanbashir1144 2 роки тому +1

    runwaye

  • @jaamacissack7385
    @jaamacissack7385 Рік тому

    😢

  • @ayaanhassanyartadarawiishe3147
    @ayaanhassanyartadarawiishe3147 3 роки тому +1

    Wan ku cusbahay channel kan hor mar wcn wlllo 🙏🏻💯

  • @salmafarax3274
    @salmafarax3274 4 роки тому

    Tijaaboyin aad u fcn

  • @hassanmuse2612
    @hassanmuse2612 3 роки тому

    Ax ax snaaje😢