Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
ismaaciil mire cilmi maxamed raximahullaahu mujaahid abwaan hal abuure aqoonyahan illaahay haw naxariisto
idaajaa waa ninqiimo badan nagu dhex leh. thank you guys
Siyad, Ustaad, General, Abwaan, Ismaciil mire ilaahay ha u naxariisto, isaga iyo Aabe sayid MOHAMED cabdulle hassan iyo mujaahidiintii dagaalka kula jirtay oo dhan. Aamin
illaahay ha u naxariisto ismaaciil mire. aamiin
Farxaan cabdi
Aamiin
Sanadkii 1984 ayaan dugsiga sareKu qaadanay gabaygan waa mudoHada laga joogo 35,sano
waa.markaan dhashay
Fasalka 2aad ayaa lagu qaadan jiray from two sxb saw maaha
Wow dalku dal ney ahayd ❤️
Allah hawraxmo abwaan darwiish ismaaciil mire jannada ilaahay ha geeyo aamiin
maansha allaah nooloow idaajaa
Ismaaciil Gen. Aad buu uga darajo iyo magacweyn yahay, taariikhdiisuna ma duugoobi doonto.Allaha u naxariisto.
2016 ayaan gabaygan dugsiga sare gaar ahaan form 2 ku qaadaaanay waa gabay qalbigayga kusidkamay run ahaantii iyada oo ay markaa Abaar ba'ani jirto ayaan dhiganaygabaygan macalinkii iidhigayey afkiisa ayaan ka xiftiyey.
Sax abaar form 4 ahaa dhar, dhaqaalle iyo dhuunni baan kudaalnay saad uguraney wakhyigaas
Wali ma schoolkaa lagu dhigaa gabaygaan? Guuguulayahow hadaad guga u ooyeyso!?
Waa baraamij aad u fiican in la uruuriyo afka iyo suugaanta umaddeena, ku majdsanidiin waddani tv
Shukran wll
Alle haw naxariisto darwiishkii waynaa ismaaciil mire
Ismaaciil Mire LEGEND!
Axmed Faarax Cali Idaajaa♥︎ waan taageeraa runtii waxaan ka helaa hab tebintiisa iyo codkiisa hugunka leh. M.a
Ilahay ha unaxariisto darwiish ismaciil mire iyo dhamaan darawiishtii
illaahay ha unaxariisto ismacil mire
Taariikyahan hdaa maqashid ninkaan waaye axmed cali faarax idaajaa 🫡🫡🫡🫶
General ismacill mire alow unaxariso👍👍👍
Manshallah ilhay ha u naxaristo inshallah ❤️❤️
Amiin amiin amiin🤲
idaajaa allah ha narakeeyo cimrigiisa iyo caqligiisaba haw barakeeyo
Ba’da gabay Ismaaciil miraa Buuni ku ahaaye. Beyd uu akhriyey wali ma odhan yaa badala kaase.Cali dhux adan.
Bada gabay cali aadanow bili laguu siiyeBishimaha ninkii qada gabay waad ubadisaBy ismaciil mire
Darwiish Ismail mire filasoof mansayahanka somaliyeed
Dugsigii sare fasalkiisa labaad ayaan kuqaty ismcil mir jandii ale hageeyo
Ismaaci mire Illahay how naxariisto
"Hadduu timirta goo dhigi lahaa jiimgadday galine".Weligay ma fahmeen in laga wado in la xiraayo hadduu timirta xado.
Lkn goo dhigi lahaa maxaa lagawadaa
masha allah
Ismaaciil mire Ilahay Ha u naxariistee maxaad ka yaqaan?Wuxuu ahaa Abaanduulihii Daraawiishtii
Mashaallah
Garaad faarax iyo maxaad garaad maleh gamaankiiye garoowe iyo bookh baa haraad loogu go ayaaye ❤ dictionary caadiya weeye Alle ha naxariisto cali dhuux aadan goroyo
Siiga-case mawuxuu ahaa 1950-kii mise wuxuu ahaa 1951-kii ?
Maal maahan xagaa iyo ciid wixii lagasoo duubay ayaan dhowrayey waaside qaasimow???
ALLAylahe difaaciyo waa gaashankii daarood
Axmed farax cali idaajaa cimrigaagu haraago wax badan baad naga farxisaye
Wwwww.m.a.alh ismaaciil. Mire.. alhyaraxmuka. Alhyaraxmuka. Alhyaraxmuka.. yaarabi. Yaarabi. Yaarabi. Yaarabi. ♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥
Ismaaciil Mire 1951dii buu soo gaaray?
Somalinimada waa nolol
U are legend
sheeko macno weyn ku fadhida 16sano ka hor bay sheekadan xasuustayda dib u celisay🥺🥺
m.a
Sawirkani waa hud-hud waashimbirkii nabi suleymaan cs u sahan tagay,soo baro xayawaanka wll,guuguuluhu waa ciyowga waa wayn ee haadka le'eg dhagaana dhigor dhaadheer kuleh sida guduudanaha.
Bada Gabay ismaacil miraa buunni ku ahaaye
idaa jaa tariikhyahan
2
ismaciil halgamaa
Wuxuu yri 'gor gorkii iyo dhurwaagi naftaa galayax moodaade" erayga Galayaxa mxa laga wada asxaabey
garad faarax iyo maxamuud garaad male gamaankiineefkama gurxamo Dooxadii Garada FiicnaydeGaroowe iyo Bookh ayaa haraad loogu go,ayaaye
Neef kama gurxamo dooxdii garada fiicnayd garowe iyo bookhba hard loogu go,ayaa
Gurxankiyo cabadkiyo hadda goha daminweyda adigaaba lagu gadaya goshkan dabadiiye Gagaabso oo aamu yangar lagaqaban
Kkkkkk
Gaagaabaso 😂😂😂😂
Kaayaqaan3
Suugaanta soomaaliyeed inteeda badan beryahan waad ka wiswisaysaa waayo macno iyo maldahnaan midna malahs
ismaaciil mire cilmi maxamed raximahullaahu mujaahid abwaan hal abuure aqoonyahan illaahay haw naxariisto
idaajaa waa ninqiimo badan nagu dhex leh. thank you guys
Siyad, Ustaad, General, Abwaan, Ismaciil mire ilaahay ha u naxariisto, isaga iyo Aabe sayid MOHAMED cabdulle hassan iyo mujaahidiintii dagaalka kula jirtay oo dhan. Aamin
illaahay ha u naxariisto ismaaciil mire. aamiin
Farxaan cabdi
Aamiin
Sanadkii 1984 ayaan dugsiga sare
Ku qaadanay gabaygan waa mudo
Hada laga joogo 35,sano
waa.markaan dhashay
Fasalka 2aad ayaa lagu qaadan jiray from two sxb saw maaha
Wow dalku dal ney ahayd ❤️
Allah hawraxmo abwaan darwiish ismaaciil mire jannada ilaahay ha geeyo aamiin
maansha allaah nooloow idaajaa
Ismaaciil Gen. Aad buu uga darajo iyo magacweyn yahay, taariikhdiisuna ma duugoobi doonto.
Allaha u naxariisto.
2016 ayaan gabaygan dugsiga sare gaar ahaan form 2 ku qaadaaanay waa gabay qalbigayga kusidkamay run ahaantii iyada oo ay markaa Abaar ba'ani jirto ayaan dhiganaygabaygan macalinkii iidhigayey afkiisa ayaan ka xiftiyey.
Sax abaar form 4 ahaa dhar, dhaqaalle iyo dhuunni baan kudaalnay saad uguraney wakhyigaas
Wali ma schoolkaa lagu dhigaa gabaygaan? Guuguulayahow hadaad guga u ooyeyso!?
Waa baraamij aad u fiican in la uruuriyo afka iyo suugaanta umaddeena, ku majdsanidiin waddani tv
Shukran wll
Alle haw naxariisto darwiishkii waynaa ismaaciil mire
Ismaaciil Mire LEGEND!
Axmed Faarax Cali Idaajaa♥︎ waan taageeraa runtii waxaan ka helaa hab tebintiisa iyo codkiisa hugunka leh. M.a
Ilahay ha unaxariisto darwiish ismaciil mire iyo dhamaan darawiishtii
illaahay ha unaxariisto ismacil mire
Taariikyahan hdaa maqashid ninkaan waaye axmed cali faarax idaajaa 🫡🫡🫡🫶
General ismacill mire alow unaxariso👍👍👍
Ismaaciil Gen. Aad buu uga darajo iyo magacweyn yahay, taariikhdiisuna ma duugoobi doonto.
Allaha u naxariisto.
Manshallah ilhay ha u naxaristo inshallah ❤️❤️
Amiin amiin amiin🤲
idaajaa allah ha narakeeyo cimrigiisa iyo caqligiisaba haw barakeeyo
Ba’da gabay Ismaaciil miraa Buuni ku ahaaye. Beyd uu akhriyey wali ma odhan yaa badala kaase.
Cali dhux adan.
Bada gabay cali aadanow bili laguu siiye
Bishimaha ninkii qada gabay waad ubadisa
By ismaciil mire
Darwiish Ismail mire filasoof mansayahanka somaliyeed
Dugsigii sare fasalkiisa labaad ayaan kuqaty ismcil mir jandii ale hageeyo
Ismaaci mire Illahay how naxariisto
"Hadduu timirta goo dhigi lahaa jiimgadday galine".
Weligay ma fahmeen in laga wado in la xiraayo hadduu timirta xado.
Lkn goo dhigi lahaa maxaa lagawadaa
masha allah
Ismaaciil mire Ilahay Ha u naxariistee maxaad ka yaqaan?
Wuxuu ahaa Abaanduulihii
Daraawiishtii
Mashaallah
Garaad faarax iyo maxaad garaad maleh gamaankiiye garoowe iyo bookh baa haraad loogu go ayaaye ❤ dictionary caadiya weeye Alle ha naxariisto cali dhuux aadan goroyo
Siiga-case mawuxuu ahaa 1950-kii mise wuxuu ahaa 1951-kii ?
Maal maahan xagaa iyo ciid wixii lagasoo duubay ayaan dhowrayey waaside qaasimow???
ALLAylahe difaaciyo waa gaashankii daarood
Axmed farax cali idaajaa cimrigaagu haraago wax badan baad naga farxisaye
Wwwww.m.a.alh ismaaciil. Mire.. alhyaraxmuka. Alhyaraxmuka. Alhyaraxmuka.. yaarabi. Yaarabi. Yaarabi. Yaarabi. ♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥
Ismaaciil Mire 1951dii buu soo gaaray?
Somalinimada waa nolol
U are legend
sheeko macno weyn ku fadhida 16sano ka hor bay sheekadan xasuustayda dib u celisay🥺🥺
m.a
Sawirkani waa hud-hud waashimbirkii nabi suleymaan cs u sahan tagay,soo baro xayawaanka wll,guuguuluhu waa ciyowga waa wayn ee haadka le'eg dhagaana dhigor dhaadheer kuleh sida guduudanaha.
Bada Gabay ismaacil miraa buunni ku ahaaye
idaa jaa tariikhyahan
2
ismaciil halgamaa
Wuxuu yri 'gor gorkii iyo dhurwaagi naftaa galayax moodaade" erayga Galayaxa mxa laga wada asxaabey
garad faarax iyo maxamuud garaad male gamaankii
neefkama gurxamo Dooxadii Garada Fiicnayde
Garoowe iyo Bookh ayaa haraad loogu go,ayaaye
Neef kama gurxamo dooxdii garada fiicnayd garowe iyo bookhba hard loogu go,ayaa
Gurxankiyo cabadkiyo hadda goha daminweyda
adigaaba lagu gadaya goshkan dabadiiye
Gagaabso oo aamu yangar lagaqaban