Hoyo Macaan allaha idinka xafido sharta muqdisho ka jirto so beautiful children mashallah dad aan wax shaqo ah aan dalkoda ku haysanin wax ba mahan waad ka baxaysaaan ❤️❤️🇸🇴🇺🇸
Mamo feynuus Allah ku cafiyo cafimad taam Allah ku siiyo wajeclaan laheyn inaa muqdisho no timada I.a mar uun wa sugeynaa imashahaga cimri dheer cafimad taam Allah ku siiyo hooyo mcn
Xamdi yuusuf abdi qaadir( gabarta in ay tahriibi rabto ku mataleyso ) qoftaas waa quruxleyda iyo atariishada filimka ee yaan laga reebin filmka 🙈❤️❤️❤️✨️
welcome to team gurmad anigo ah Baldoos mashallah kuligiina wad ka baxsateen sida quruxda badan uso bandhigteen waxa tihiin xidigaha so socdo keep going guys 👉😍
Dhaha Wada dhaha Gurmad Waa astaan Qaran that's right any way long live inta Cusubna Qalbi furnan ku so dhawaada iyo drict.....Qibrad aad u weynleh Mom fey....s ❤ adiga Mudan .....amiin
Prophet Muhammad ﷺ , the final messenger of Allah in Islam, is revered as a role model for humanity. His life and teachings provide invaluable guidance for Muslims and serve as an inspiration for people of all backgrounds. This article highlights the exemplary qualities of Prophet Muhammad ﷺ that make him an extraordinary role model for all of humanity❤
Masha Allah, Gurmad Wa Astaan Qaran, Walaahi Runtii Wa Jilaa Aan Kala Dhicin Iyo Hadalo Badan Ay Is Dhafsaden Oo Murti Leh, Waxaan U Rajeynayana Guul ❤ Iyo Qeybta Labaad Iyo Film kii "Maal"❤❤❤
M.a Filimka Maal waxan Rajeynaa in Aan Aad ugu farxi doonno hadu Alle idmo insha Allh kooxda shaqada Aay hayaan Alle ha u fududeyo Aamiin yarabi Mama feynusna Alle hano caafiyo Wa Feynuuti Filimka ❤️🙏
Masha allh waxa mesha ka muqdo farxad wiilal iyo gabdhaba waxa aad u jaclay in aan qof laga takin lkn daruftan samaxeyn injiner hawl fiican aya qabatay mahadsanid
MachaAllah Tabarakallaah Hampalyo insha allah Guul Team Gurmad waxan rajeynaya film Xiiso badan Waad salamantihin dhamantin Team keygii ❤❤❤neima from Djibouti
Waxan siinayaa anigoo degen London Rer Banaadiriga iyo rerwoqooyiga no one absolutely lkn somaalida kale ma yareystan lkn rer banaadiriga iyo rer waqooyi so beautiful 😍
Ma sha Allah our world Somali best Director well done walee filinkan filin heer sare buu ahan dona long live walaalkeen iyo caalamka filinka Director ka ugu sareeya hambalyo cimri dheer oo caafimaad qaba hakuu siyaadiyo also AJ waad dadaashay also you are the best actor 🥰😍👍
Abuukar Mahdi dhibaa haysta, dhalinyaradaan ma' kala liitaan ee suu u kala saaridoonaa, soomaalidu waa genius caalamka jilida waa la soo barraa, ilama ah intaan qof iskool jilida laga barto soo dhigtay inuu jiro hadana waa jileyaal.
Mansha allah ilhyaa ha cafiyo mamo faynuus Wan idan wad salamay team gurmad guulytsaa idan le yahay Abukor mahdi waxan rabaha inan ka qayab galo qaybta hargeisa walibo numberka kala so xidhiidh Waxan jecelhay an ku hamiyeey hal Mar film idanal ma talo
M.a Tabarakallaah Hampalyo wax badan baan sugeynay insha allah Guul Team Gurmad waxan rajeynaya film 🎥 Xiiso badan Waad salamantihin dhamantin Team keygii Go Forward's 💯♥️👑🏆👍💎🔷️
Dadki ugu horeyey ee filmkan ka mid i.a waxaa rajeyna inuu noqdo film noo xiiso bdn sidii filo cml come on team abuukar mahdi ❤️🔥
Filimka cusub magacis
Amin hada mala sodayay hada
Hadaa aqriso fariinteyda iga balan qaad inaad love saareyso wll😢❤
Amiiro qurux hagudaro
@DEKAMUHUMED-c8p amiirada saxda ah maaha
❤🎉
Mama feynuus alaha noo caafiyo Waan ku jecelnahay cimri dheer alaha kusiiyo ameen ❤❤❤❤❤
❤❤
Hoyo Macaan allaha idinka xafido sharta muqdisho ka jirto so beautiful children mashallah dad aan wax shaqo ah aan dalkoda ku haysanin wax ba mahan waad ka baxaysaaan ❤️❤️🇸🇴🇺🇸
Hooyo faynuus sh daahir Allah ku xafido innsha Allah kuna barakeeyo Aamiin 🏆👑 iyo dhamaan asxaabtaada innsha Allah Aamiin
Mamo feynuus Allah ku cafiyo cafimad taam Allah ku siiyo wajeclaan laheyn inaa muqdisho no timada I.a mar uun wa sugeynaa imashahaga cimri dheer cafimad taam Allah ku siiyo hooyo mcn
Xamdi yuusuf abdi qaadir( gabarta in ay tahriibi rabto ku mataleyso ) qoftaas waa quruxleyda iyo atariishada filimka ee yaan laga reebin filmka 🙈❤️❤️❤️✨️
Walashaa miya😂
Say maasha allah wll 😢
Allha caafiyo mmo fyrs ayada intiba muslin ah amiin yaarabi
Amiin yaa rabi raxman 🤲🤲🤲
Aaaamin Aaaamin Aaaamin yaarabi
welcome to team gurmad anigo ah Baldoos mashallah kuligiina wad ka baxsateen sida quruxda badan uso bandhigteen waxa tihiin xidigaha so socdo keep going guys 👉😍
Dhaha Wada dhaha Gurmad Waa astaan Qaran that's right any way long live inta Cusubna Qalbi furnan ku so dhawaada iyo drict.....Qibrad aad u weynleh Mom fey....s ❤ adiga Mudan .....amiin
Prophet Muhammad ﷺ , the final messenger of Allah in Islam, is revered as a role model for humanity. His life and teachings provide invaluable guidance for Muslims and serve as an inspiration for people of all backgrounds. This article highlights the exemplary qualities of Prophet Muhammad ﷺ that make him an extraordinary role model for all of humanity❤
I like what abukar mahdi is doing going back home and investing in the Somali youth back home 👏🏽👏🏽Well done brother
Inaba caadi maaha team muqdisho waxba lagama qaban karo hambalyo dhalinyaradeena ❤❤❤❤❤❤
Ya allh hooyo feynus wa hooyo somaliyed cafimad qer qawa sii ❤❤
Waa idiin xiisey eng Abuukar mahdi iyo kooxdeena laga daba dhacay filmka cusub waan sugeynaa guuleysta ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Team Abuukar Mahdi waa Ka baxsadeeyn wallee Masha Allah Dhaliinyarta jaliinkooda aad boo ufiicanyahay
Maasha alaah waan soo dhowayneynaa filinka cusub 🩷🩷🩷🩷🩷🩷🩷🩷
Masha Allah, Gurmad Wa Astaan Qaran, Walaahi Runtii Wa Jilaa Aan Kala Dhicin Iyo Hadalo Badan Ay Is Dhafsaden Oo Murti Leh, Waxaan U Rajeynayana Guul ❤ Iyo Qeybta Labaad Iyo Film kii "Maal"❤❤❤
Inta guuleysata iyo inta aan guuleysanba farxada waa inoo hal guusha waa inoo hal waa inoo mid maxaa yeeley Midka guuleystey waa guuleystay qofka aan guuleysana walaalkii walaashiis ayaa guusha u heshey. Guushiina waa guusheena ogaada innsha Allah hal jacayl Hal Qalbi ❤
Maama faynuus ilaahay caafimaad hasiiyo walaal abukar waan ku salaamay adi AJ
Mansha Allah team gurmad Waa soo dhaweynayna film ka cusup🎉❤
M.a Filimka Maal waxan Rajeynaa in Aan Aad ugu farxi doonno hadu Alle idmo insha Allh kooxda shaqada Aay hayaan Alle ha u fududeyo Aamiin yarabi Mama feynusna Alle hano caafiyo
Wa Feynuuti Filimka ❤️🙏
Muno cadey mashallah macantatydi hore u soco guul ku rajeynaa number 1 atariishadeena inoo noqo qurux dumar❤❤
Another film with musqdisho waan sugeynaa I.a 🎉❤
Mansha Allaah team gurmad iyo Abwaan Abuker Mahdi , Waxaad tihiin koox Somalinimo ku midoobey oo sharafkii iyo wnagii Somali muujiyey, waxad mudantiin in bilad sharaf la idiin siiyo sanad walba , Allaayacizak ❤❤❤❤❤❤❤.
Maasha alaah my brother abuukar Mahdi iyo eejey iyo gabdhaheena iyo wiilasheenaba waan idin salaamayaa shaqo wanaagsan iyo gilimka cusub ee maal 💕💕😘😘❤️❤️🫶🏻🫶🏻
Masha allah 3dax qof oo halis ah ban u jeda waaaw
Flimka naga so dadaji Masul alaha ku xafide thanks 🙏
Waaw muno masha allaah agtarad qurxu bartay jiliin keeda waan ka helay
Masha Allah Ale aya mahadle cafimad idinku soceliyay wan idina xisay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mansha Allaah, this is an important film with very pretty characters Somali youth, Congratulations 🙌 to you all in advance guys & girls 🎉
Filimka maal qeebta muqdisho ha lagu daro saabariin ayadaa ku soo baxeyso maalqabeen sidey faqiirka ugu soo baxday bee ugu so baxeysaaye
Gurmad waa Astaan Qaran 🇸🇴❤️ ilaahow mamo faynuuus noo daaa ❤
Ababaay 🎉🎉🎉❤ dhalinyaro aan caadi ahayn waaye kuligood waa kaladaran yihiin
Faynuus waan salaamayaa alle ha caafiyo from hargaysa
Mahadsanidiin dhamaan bahda barnaamishka iyo Ka soo qayb galayaasha innsha Allah Aamiin 🩵🩵🩵💯👑🕳️ guuleysta Dhamaan guul iyo gobanimo 🩵💯
Masha allh waxa mesha ka muqdo farxad wiilal iyo gabdhaba waxa aad u jaclay in aan qof laga takin lkn daruftan samaxeyn injiner hawl fiican aya qabatay mahadsanid
Masha allhhh Masha allhhh Masha allhhh walalkey abukar Mahdi kuligin Masha Allah allxmduliilh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mansha Allah kooxdaydii jimce Mubarak Aad iyo Aad ayaan idiin salaamayaa
Labada ugu. Horeeya ayuu jilinkpodu top yahy xataa xaga codka 🎉🎉🎉❤
@@AsmaDeeq-rd6qn Masha Allah waan kugu raacsanahay labada u horeya siiba wiilka film hore ayaan ku dawaday muqdisho lagu dhigay
Masha Allah team gurmad 🎉🎉
Waawa kalama dhacaan in kastoy yara xishoonayaan horey u socda ❤❤❤❤❤❤
Masha Allah guul gurmad horay usoco❤❤❤
Kuli waa wanaag san yahn qofkii alle u qoray ayaa jilaa kan harana horo u soco❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Saaxib abuukar ani waan rabaa filiimka EE igu dar filimka
M .a wll muna cabdi qani waa qof daganan iyo qurux isku darsatay wxy uu qalantaa atariishada filimka ❤ intaa mesha fadhida muna ugu qurxoon ❤
MachaAllah Tabarakallaah Hampalyo insha allah Guul Team Gurmad waxan rajeynaya film Xiiso badan Waad salamantihin dhamantin Team keygii ❤❤❤neima from Djibouti
Waxan siinayaa anigoo degen London Rer Banaadiriga iyo rerwoqooyiga no one absolutely lkn somaalida kale ma yareystan lkn rer banaadiriga iyo rer waqooyi so beautiful 😍
M.a waa dhalinyaro talent fiican leh guuleysta dhamaantiin meel fiican gaara thanks ustaad Abuukar mahdi iyo team gurmad🫡
Ayy boqordydii muno abdiqani jiliiinkaada inapa caadi maaha qalpi atariishada filimka noqotid rajeenaaa❤👏💝🥰
Maama illaahey cafimad sareeca leh si deg deg ah insha allah maama qli Ilove you so much 💯♥️👑
Masha allah fanaanintena cusub jiil cusub oo qurux badan waan idin salaamay dhamaantin kuao dhawada fanka❤
Muno abdikani osman the best actress in films i.a😍😍
Ma sha Allah our world Somali best Director well done walee filinkan filin heer sare buu ahan dona long live walaalkeen iyo caalamka filinka Director ka ugu sareeya hambalyo cimri dheer oo caafimaad qaba hakuu siyaadiyo also AJ waad dadaashay also you are the best actor 🥰😍👍
Abuukar Mahdi dhibaa haysta, dhalinyaradaan ma' kala liitaan ee suu u kala saaridoonaa, soomaalidu waa genius caalamka jilida waa la soo barraa, ilama ah intaan qof iskool jilida laga barto soo dhigtay inuu jiro hadana waa jileyaal.
Masha Allah ❤❤❤❤
Soo dhawaada hodan haamid from bujumbura❤❤❤❤
Haaji abuukar mahdi thank u boss ✨🏆✍️
Mansha allah ilhyaa ha cafiyo mamo faynuus
Wan idan wad salamay team gurmad guulytsaa idan le yahay
Abukor mahdi waxan rabaha inan ka qayab galo qaybta hargeisa walibo numberka kala so xidhiidh
Waxan jecelhay an ku hamiyeey hal Mar film idanal ma talo
Aj markaan nin waalan yaan laga dhigin❤❤❤❤❤❤
GABADHA 3DAXAAD Wlh wenoqonkarta Aktarad SHAMSO👑
Masha Allah Shacabka Somalia 🇸🇴
Istar WA jilaya Qatar ah abukar wan jcl in an idinla shaqeyo ma ogen wan Iman laha team intas sano dawanayey tahiin guul idin rajeyna
M.a Tabarakallaah Hampalyo wax badan baan sugeynay insha allah Guul Team Gurmad waxan rajeynaya film 🎥 Xiiso badan Waad salamantihin dhamantin Team keygii Go Forward's 💯♥️👑🏆👍💎🔷️
Masha allha tiim gurmad welcome ❤❤❤
Gurmad waa astaan qaran xaqiiq 💕💕💕💕💕😍😍😍😍
Masha alaah alaha idiin xefdiyo dadkeygow gulesta alaha idinka dhiga gacanti sareeyso guurmaad lkn idinkama heyno gobolka Hiiraan ❤
Jilayashi hore away 😢😢 ee rer muqdisho
Waaw waa dhalinyaro xul ah keep going kooxda gurmad
Masha allah waa hablo asturan ❤❤❤❤
M.a ilahey hani fudeeyo❤❤❤❤❤
Maasha Allaah team Gurmad Aj iyo Abukar 🎉🎉🎉❤❤❤
Welcom to film mall merci beaucoup frr mahdi Aboubacar
Maamo faynuus alle ha caafiyo
Aj marka arkaba waxan soo xasuusta meeel lagu soo neefsadey😂😂😂jilinkaagu adbu uwanaaagsanyhy 🎉🎉🎉🎉
Sideen ugu mid noqon karaa jilaa yaasha❤
Masha allaah team gurmad ❤❤ guuleysta weligiin.❤❤
ماما فينوس الله يشفيك ويعافيك يارب العالمين
❤❤❤ABUKAR MAHDI OGOW HADII BARNAMIJ WALBA OO BULSHADA LALA WADAAGAYO USAN KU SALEYSNEEN DIINTEENA MACAN EE ☪️ 🕋 🕌 ISLAMKA WAX MACNO AH MASAMEYNAYO..
Please jilayashaaa halaygusudaroooo all the way from USA
Hayaat perfect weye mnsha allah
Gurmad waa astaan qaran xaqiiq ❤❤❤❤❤❤❤❤
Ala inaa kamid noqdaa rabay xgee kala xariireen dadkaan😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Mama feynuus allha haaku cafiyo cafimad tam ah insha allha 🤲🤲🤲🤲
Abuukar Mahadi❤😊
Manshaallah team gurmad❤❤❤
❤❤❤❤masha alah Ina Mahdi iyo eejey
Msh allh team Abukar mahdi❤❤❤❤
Maasha Allaah Tabaraka llaah wiilkaan Habaryarta u ahay Abuubakaryare habomacaan aad baan u mahad san tahay sida wanag san aad u wacyi galineysid dadkaga aad oga tageysid TAARIIKH fiican Allaya Raham Eedadeeymcaan aamiin.
Mahad sanid habomacaan adiga iyo Kooxda Gurmad.🎉
Mach allah ❤❤❤ Mach allah team abukar je vous dit avance dans la vie 🎉❤
Filimkii nasp waaya waan idin wataa
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤loma baahna nin aan shaqeysan iyo guurlaqarinaayo
Welcome back film keena cusup m.a💯♥️👑🥰😘
Maama faynus illahy hku cfio cimrigana alle haku dhereyo hoyo😢❤
Maman feynus cafimad iyo cimri dharar ichallah 😊
Alle ha caafiyo maama feynuus❤️
Masha Allah soo dhawow filim cusub ❤❤
Soodhaqsada waaa sugi la nahay filimka maal❤❤❤❤❤❤
Thnks. abuukar mahdi🎉❤❤
Asc gabdhaha no 2nd 4 maashaa Allah waaye ilaa ntaan fiirsaday thank you gormad