"Maxaa Sababay Geerida Labadii Dhalinyaro Ee Maydkooda Gaadhiga Laga Dhex Helay.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 44

  • @maftuhmohamoud
    @maftuhmohamoud 3 години тому +4

    carbon monoxide (CO) waa gaas sun ah oo aan lahayn ur, dhadhan, ama midab, waxaana laga heli karaa qiiqa ka soo baxa matoorrada baabuurta, gaar ahaan marka uu matoorku shaqaynayo iyadoo gaadhigu ku jiro meel xiran ama hawo la'aan ah.
    Sidee Carbon Monoxide u keentaa dhimasho?
    Marka uu qof neefsado carbon monoxide, waxay isku xirtaa hemoglobin-ka dhiigga oo caadiyan qaada ogsajiinta, taasoo ka hor istaagaysa ogsajiintii inay gaadho unugyada jirka iyo maskaxda.
    Tani waxay keeni kartaa suuxdin, dhaawac maskaxda ah, ama dhimasho.
    Waqtiga ay dhimasho ku sababi karto:
    Haddii qofku ku jiro gaadhi xidhan oo matoorku shaqaynayo, heerka sunta carbon monoxide wuxuu si degdeg ah ugu ururi karaa gudaha gaadhiga.
    Qiyaastii 5 ilaa 10 daqiiqo ayaa ku filan in heerarka CO ay gaadhaan heer halis ah oo sababi kara suuxdin.
    Haddii xaaladdaas lagu sii jiro muddo dheer, waxay sababi kartaa dhimasho muddo 15 ilaa 30 daqiiqo gudahood, iyadoo ku xidhan inta uu gaadhiga hawo yar leeyahay iyo sida qiiqa u badan yahay.
    Talooyin Badbaado:
    Waligaa ha u isticmaalin gaadhi meel xidhan (sida garaash) iyadoo matoorka shidan yahay.
    Hubi in nidaamka sii-daynta qiiqa (exhaust system) ee gaadhiga si fiican u shaqaynayo.
    Haddii aad dareento madax xanuun, lallabbo, ama wareer marka aad ku jirto gaadhi xidhan, isla markiiba dibadda u bax oo hawo fiican qaado.
    Digniin: Carbon monoxide waa "dilaa aamusan" oo aan la dareemi karin ilaa ay goor dambe noqoto.

  • @sheikhadamali5693
    @sheikhadamali5693 2 години тому

    Manshallah
    Ilaahay halaga baqo oo diradiraalayaasha ha layska jiro

  • @MohmetAmad
    @MohmetAmad 4 години тому +3

    Waxbarshadu macaanaa waxbarta loogu taagi waa dadka iska hadla alle how naxariisto labada marxuum

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 40 хвилин тому

    Gaadhiyo aan tayo lahayn ayaynu wadanaa subxaanalaa ilaahay ha ina xiftiyo

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 4 години тому +2

    Mas ayaa gaadhiga ku jirey oo qaniiney ayaa dhaanyey

  • @SalebanIsmacil-p1m
    @SalebanIsmacil-p1m 3 години тому +1

    Ilaahay hawnaxariisto 🤲

  • @warfaaden6369
    @warfaaden6369 2 години тому +1

    waligay maan maqal dad ayaa kudhintay gaadhi ay ku jireen carbon monioxide ayaa dishay waa markii igu horeysay ee aan maqlo

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 42 хвилини тому

    Waan gartay inaan cidna sumaynin waayo dhaqankaa xun reer soomaaliland shaqo kuma laha
    Waa la is caayaa waa la is feedhaa markiiba waa la heshiishiiyaa maanshalaah
    Ilaahay aynu ka xishoono waa la dilay waa la sumeeyay aakhiro su,aalahaa markaynu dhimano hadaladaasi culays ayay inagu noqonayaan

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 3 години тому +2

    Stop fake news 😡😡😡😡

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou 3 години тому +1

    G 36 haku wasaan ilka saqaf leh

  • @guuleedabdi3329
    @guuleedabdi3329 4 хвилини тому

    Saxaafada Somaliland Baqashada Aan Ta Alle Ahayn Waa Lagu Cadaab Gala .

  • @LegendJimleothman-p8l
    @LegendJimleothman-p8l 4 години тому +2

    Alle howna xariisto

  • @alitani5045
    @alitani5045 Годину тому

    Ilahay ha unaxriisto marxuumiinta, carbon monoxide waa halis dila ah dadkeenuna ma yaqaanaan oololeh haloo.gala si dadka reer soomaliland loo.baro loona digo.carbon monoxide

  • @guuleedabdi3329
    @guuleedabdi3329 4 години тому +1

    Ma Fahmin Ma Fahmin , Lakin isaga Fahmay Ma Dhaqtarba Mise Danbi Baadhe Xadkaga Badhista Ku Egow 😂 😂 😂.

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou 3 години тому

    Mayeefutadaada ayaa usheegtay ma dad ayaad la raadinaysaa dhagar allaha ayaad hortiisa ka hellaysaa waxaad qayrkaa la doonayso hel insha allaah

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 3 години тому +1

    Marka ma makaanig ayaa idiin sheegay kkkkk

  • @Maxamedibraahinbuule
    @Maxamedibraahinbuule 3 години тому

    Allaha unaxaristo

  • @farxiyacabdilaahi4843
    @farxiyacabdilaahi4843 4 години тому +1

    Allaah ha u naxariisto
    Laakiin dhalin yaroy iska ilaaliya inaad idiinkoo aan xalaal isu ahayn
    Aad samaysaan sidaas oo kale
    Waayo hadaad ku dhimato waa khaatumo tii ugu xumayd

    • @hodanibrahim1059
      @hodanibrahim1059 3 години тому

      Adigu slleh mala hortsgeysa inay qatumo xuun ku dhiinteen subxanallah

    • @AbdiRashed-t6x
      @AbdiRashed-t6x 3 години тому

      Yaa ubaneeyay arinkan xaraantaa inay islakaliyoobaan​@@hodanibrahim1059

  • @farahabdi2205
    @farahabdi2205 3 години тому

    Alxamdulilaah dadkii namiimiyayaasha ahaa isku baxa waliba kuwii habar awal iyo garxajis isku dirayoow labadan adoonna alle ha unaxariisto

  • @m.dulqaatesamre7443
    @m.dulqaatesamre7443 3 години тому

    Gaadhiga yaa bakhtiiyay markaa

  • @rahmadagan6113
    @rahmadagan6113 4 години тому

    First comment

  • @SaadoCabdi-u9m
    @SaadoCabdi-u9m 4 години тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Xasmas
    @Xasmas 4 години тому

    Does it kill in open space?

    • @hamsaibro6454
      @hamsaibro6454 3 години тому

      All car doors were closed up

    • @Xasmas
      @Xasmas 3 години тому

      @ quit Frankly. I don’t trust them.

    • @maftuhmohamoud
      @maftuhmohamoud 3 години тому

      carbon monoxide (CO) waa gaas sun ah oo aan lahayn ur, dhadhan, ama midab, waxaana laga heli karaa qiiqa ka soo baxa matoorrada baabuurta, gaar ahaan marka uu matoorku shaqaynayo iyadoo gaadhigu ku jiro meel xiran ama hawo la'aan ah.
      Sidee Carbon Monoxide u keentaa dhimasho?
      Marka uu qof neefsado carbon monoxide, waxay isku xirtaa hemoglobin-ka dhiigga oo caadiyan qaada ogsajiinta, taasoo ka hor istaagaysa ogsajiintii inay gaadho unugyada jirka iyo maskaxda.
      Tani waxay keeni kartaa suuxdin, dhaawac maskaxda ah, ama dhimasho.
      Waqtiga ay dhimasho ku sababi karto:
      Haddii qofku ku jiro gaadhi xidhan oo matoorku shaqaynayo, heerka sunta carbon monoxide wuxuu si degdeg ah ugu ururi karaa gudaha gaadhiga.
      Qiyaastii 5 ilaa 10 daqiiqo ayaa ku filan in heerarka CO ay gaadhaan heer halis ah oo sababi kara suuxdin.
      Haddii xaaladdaas lagu sii jiro muddo dheer, waxay sababi kartaa dhimasho muddo 15 ilaa 30 daqiiqo gudahood, iyadoo ku xidhan inta uu gaadhiga hawo yar leeyahay iyo sida qiiqa u badan yahay.
      Talooyin Badbaado:
      Waligaa ha u isticmaalin gaadhi meel xidhan (sida garaash) iyadoo matoorka shidan yahay.
      Hubi in nidaamka sii-daynta qiiqa (exhaust system) ee gaadhiga si fiican u shaqaynayo.
      Haddii aad dareento madax xanuun, lallabbo, ama wareer marka aad ku jirto gaadhi xidhan, isla markiiba dibadda u bax oo hawo fiican qaado.
      Digniin: Carbon monoxide waa "dilaa aamusan" oo aan la dareemi karin ilaa ay goor dambe noqoto.

    • @Xasmas
      @Xasmas 3 години тому

      @ tell us what we don’t know 👋

    • @MohamedAbdo-pc4fp
      @MohamedAbdo-pc4fp 3 години тому

      Wax kale sheega

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 3 години тому

    Saxiib miyaanu midkoodna dareen een iinuu naqasku qabanayo ta kale wadan Ada barafka badan ayuuheatku dadka madhin lahaa maxaa ilaa Hargeysa oo kulul oon loo baahnayn heat time badan

  • @JamalIbrahim-e6s
    @JamalIbrahim-e6s 3 години тому

    Beentu ma wacan
    He lied about the death of young S/landers
    Thanks

  • @rahmamohamedahmed6712
    @rahmamohamedahmed6712 4 години тому

    Wax caqliga galaya dadka u sheega, miyay hurdeen Dadku siday ayaga oo fadhiya oo wax ficila sameyn nagtu uga baxday!!!!???

    • @abdisalanali2321
      @abdisalanali2321 3 години тому +1

      ilahay ka baq wllo qadarka rabi lama.baajin karo imisa iyagoo lugayna naftu ka baxdaa😢

  • @Khaalidgamiil
    @Khaalidgamiil 4 години тому

    Mayeelayno waxaad kusheekaynaysaana caqliga ma gasho G36 ayaanu uhaysanaa waanaydin arki kuwo la duldhigo

  • @CabdiJohor-g2d
    @CabdiJohor-g2d 4 години тому

    Yaa baarkinka dhigay

  • @hayadhassanmohamed9071
    @hayadhassanmohamed9071 3 години тому

    Ciro kada beyaya

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 4 години тому

    Gawadhidii aduunka waxbaa laga badaley jamhuriyadaa sheegtay qayaaligii dadka 34sano ay usheegi jiryey ayeey aduunkii u biloowday ic waligayo ayaan shidanay ney inyo dadka ma reer noyibaa aad wax ushee gesid