Mashallah Allah qurux deegaanka ssc xoolah soomaaliyeed daaq qurux badan oo dhul cagaaran Allah ka dhigo walaal dadkeen iga gaarsii in dhulka geedo lagu abuuro meelkasta oo banaan si roob loo helo markasta inshallah
Aniga waaxaa qaaba in Muqdisho in loo duceeyo LJN Muqdisho Hargeisa in leeska dhaafo waxkasto yaal caasimadaha lakeeno gobolada Reer Muqdisho Siyaasadeed xuumo heesata
@@FarassVlogger meesha xeebta saraan ee Liido ee guryaha jajaban kuyalaan maa ladhiiso intaa qaabuure lafaqaayo. Wll Taleex taariikhda Africa taal waa in lasoo bandhiga very Juni 26 Insha Allaah Happy 26 Juni Somalia 🇸🇴 hanolaato dhulkina dhiista Fr sanaag Somalia
S/c soomaliya waa teel.teel mana jirto in koonfur ay da badan yihii Barta dalkiinna oo wax akhriya Soomalaliya 16qof waxay helayaan 2km oo iskuweer ah. Meesha ay ka tahay ama la barbardhigo ingiriiska Bangladesh Holland 20000 oo qof 2km oo isku weer ah . Waxad ka hadlaysaa meel dadka lagu dulmo.
Masha Allah tabaraka Allah 🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️
maasha allaah reer soolow dhulka ilaaliya ka ilaaliya baabuurta, qashinka , kor socodka , ilaaliyaguuuuuulaysta doooxo usameya
MashAllah love it🎉🎉🎉🎉
Masha Allah guul ssck alhamdullilallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
🫡
Masha allh ❤❤❤❤ alow barake ssc khatumo
Amen yarabi
Mashallah Allah qurux deegaanka ssc xoolah soomaaliyeed daaq qurux badan oo dhul cagaaran Allah ka dhigo walaal dadkeen iga gaarsii in dhulka geedo lagu abuuro meelkasta oo banaan si roob loo helo markasta inshallah
Aad iyo Aad Dhirtoo labadiyaa Caafimaad iyo Bilicba waa kordhinaysaa
aamiin insha allah
Aniga waaxaa qaaba in Muqdisho in loo duceeyo
LJN Muqdisho Hargeisa in leeska dhaafo waxkasto yaal caasimadaha lakeeno gobolada
Reer Muqdisho Siyaasadeed xuumo heesata
Aad iyo Aad Allah Dadkan Bahalaha ah oo Madaxda sheeganaya Allah haka qabto Waa Caasimad Qurux iyo Bilic iyo Hormar kamiiqdo InshaAllah way kabaxaysaa dhibkaa
Thanks wll
@@FarassVlogger meesha xeebta saraan ee Liido ee guryaha jajaban kuyalaan maa ladhiiso intaa qaabuure lafaqaayo.
Wll Taleex taariikhda Africa taal waa in lasoo bandhiga very Juni 26 Insha Allaah
Happy 26 Juni Somalia 🇸🇴 hanolaato dhulkina dhiista
Fr sanaag Somalia
@superfun1819 Aad iyo Aad inadeer Waalaga baxayaa Shicib isku duuban baana looga bixi doonaa InshaAllah Nin walbaa meeshuu joogo haka shaqeeyo dadkiisana Ha hormariyo yadaa somali isa sooraadsan doonta markay sax noqdaan Moqdishana Balaayada Allah haka qabto 🫡🫡🫡🫡 Sanaag
Reer Khaatumo lug.daan canaheeda farmaajo or cheese 🧀 kaso saara.
Warshada aaynu kudhisano
Taankale cows kaaydt ah sameeya.
Cawsga guura
Dadku inay isku tashadaan oo maamulka ilasheeqeeyaan oo qurba joog iyo Kuwa dalka joogaba xoolaha iyo dhulkaba ka faa iidaystaan waaye MashaAllah
@@FarassVlogger haa Wll LJN diaspora Kenya malgashteen.
@superfun1819 Dakoodina Waa Cidla waa layaab
Waa runta waa laga daalay hotel waxaan dadka soomaaliyeed in xoolo iyo beero dhulka ka samaysta dadka soomaaliyeed kuwii ku maqla Allah ka dhigo
Ameen walaal Allah dhulkeena ha inatuso qiimahiisa iyo waxtarkiisa
Wll dhul bad io berri midna ma yara ee soyaasad xumo io hogaan kaligii tasi ayaa ka jiro' Anigo muqadisho ku dhashay ah odey 60 jir waxaan raadinaya meel aan uga wato reerkeyga waayo waxqabad la'aan canshuur joogto io wax danguud oo jirin oo kaliya loo daneeyo inta hanti io awooda leh.
Wll somalida ma jecla in dhul daaqsimeed la dego xoolahey ka jecelyhn
Beero kuma ficna meeshan wa cusbo iyo biyo dhanaan
Meelahan Biyo Xareeda iyo Ceelal macaan waa laga helaa lkn lagayaabaa inay dadku diidaan lkn hadii lacag xoogaaya looga iibsado dhul waynoo beeraha kuhaboon madiidayaan
@@FarassVlogger xareedas wa wx yaro iska dhamanaya
@11naa44 aad iyo Aad
xamar ilahay bah cadabay sababto ah dad bah lagu layay iyo xaran bah ku badan
Aad iyo Aad waykabaxaysaa InshaAllah
S/c war dadka wax weydii waxba ku hadli mayside madad naad ugu yeerraysaa dhulkaaga waxaan oo kame dadka ayaa lagala sheekaysyyaa ee öam mariyo mediayaha.
waa dowlad tuuga ah
Kkkkkkk
S/c soomaliya waa teel.teel mana jirto in koonfur ay da badan yihii
Barta dalkiinna oo wax akhriya
Soomalaliya 16qof waxay helayaan 2km oo iskuweer ah. Meesha ay ka tahay ama la barbardhigo ingiriiska Bangladesh Holland 20000 oo qof 2km oo isku weer ah .
Waxad ka hadlaysaa meel dadka lagu dulmo.
Inaader adigo mahadsan xage beeraha ku wacan laascaanood area
Inadeer Meelaha Biyo Mareenka ah sida Durdurka,Dooxooyinka Aaga Jabka qoriga,Dalyare Muhiimadu waxaa weeye inaad Ceelbiyood meelaad kasamayn karto Dagtaa kadibna Ciida iyo aad diyaarisaa Dhulkeena dhankaad magaalada uga baxdaba waa ay ku haboontahay Beerista sababtoo ah inadeer waa dhul biyood waana Dooxyo iyo Dhul siman oo ku habeen Beerista dhinaca Bariga magaalda dhanwalba waad kubreran kartaa no 1 waa inaad Dooxada ama durdur biyoodka kafogaan sababtoo ah Gu iyo Jiilaalba Ceelkaad samaysataa biyo kawaayi maysid xiliga Roobkana dhaam yar oo ad barkad ama Bac xaga hoose udhito ayaad biyaha ku qabsan kartaa inadeer
sxb muuqalo qurxoon baa so duubtaa laakiin laguma maqlo codka iska hagaaji cod hoose oo dabeel ku furan tahay ma fiicna
Hayee Sxb inadeer
Dadka reer mugdisho ardi kumayarraa lakiin tuug baa jooga ardiga kagadanayaah dad cusub waa tuugnimo
Aad iyo Aad Allah Dad wanagsan oo hormar inoo horseeda kuwii Doorta Ha inaga dhigo Moqdisho Way kabaxaysaa dhibkasta inshaAllah
Wallal reer Europe baan ahay maku so booqda telphoon iso qor @@FarassVlogger
maya anaa ku siinaya jawaabta waa dad na waxay fahmeen qiimaha dhulku leeyahay dadka qaar na dhulku macno weyn uguma fadhiyooo qiimihiisa ma fahansana waa labadaas nooc dadku😢 marka kuwa dhulka quimihiisa fahansan baa 99% waxay wadaan dulmi iyo dhul boob .kuwa aan wax ba fahan sanayn na waa iska dhagweyn😢
Aad iyo Aad Dhulku waa wada Calaamadsanyahay Dadbaana dushaa ka ilaashanaya taasaan anigu layaabaa