Dhallinyarooy nonlo dhadhan ma yeelanayso hadduu noqonno waqooyi ama koonfur sooc ah. kaftan ma jiraayo, xiiise ma jiraayo waddan sidan u ballaadhan oo dad walaalo ah oo is jecel ma jiraayo. ilaahayow ina badani, ina ballaadhi oo ha ina soo koobin; AAmiin dhaha.
Welcome to mogadishu sxb, mida xigta muqdisho waa casimada soomaaliyeed, dadka magalada aaadbey u wanagsan yihiin lkn hal digniin ku sina fadlan iska illaali inaad muqal duubto adigo checkpoint maraya kuma dhahayo naftaada dhib u keyneysa lkn waa qatar un ku baraarugsaanow
Allow anoo nabada i gu soo celi muqdisho waan meeshaan ku dhashay ku koray anoo yar oo dhalinyaro ah baan ka soo tagay xiligaasna meel walba maydka baa yaaley alx hada wey ka kabsatay anoo ciyaal ah baan ka tagay oo ciyaalwata baan ku noqon doonaa insha Allah
Galbeed waxaa ka xigo afgoye bari waxaa ka xigo cadale konfor waxaa ka xigo jaziira waqooyi waxaa ka xigo balcad degmoyinka eey ka kobantahay muqdisho waa 20 degmo galbed waxa u xigo garas baley qaqooyi waxaa u xiga kaxshiqaal bari waxaa u xiga gubad leey waqooyi waxaa u xiga heliwaay maxaa ku yaal caasimada 53 iskooys oo laamiyaal ah sidaa ula soco pro
Hadii calanka tawxiidka le nala qaadanaysaan , lacagta Somaliland qayb ka noqonaysaan, magaca Somaliland ku biiraysaan, waxba kama qabno, hadii aa diidaan aboowe, sida Djibouti camal aan kala ahaano - dad jar ah oo is jecel. Ha..ha..ha .
Muuqaalka xiga halkee ayaad jeclaan lahayd inaan ka soo samayno😊
Degmada daaru salaam iyo beerta daaru salaam
in la idin soo dhaweeyo ayay aheyd!
Waxaan jeclaan lahaa magaalada gaalkacyo
Dagmoyinka waweyn Karaan & Howlwadaag/ Meelaha taariikhiga sida Xamarweyne😊
Daarusalam
Muqdisho markii iigu horeeysay waxaan moodayay inaan wadan kale joogo waana dad soo dhaweeska ku fiican
ما شاء الله تبارك الله
Thnks wllo alwys welcme😊
Muqdisho cid kaa xigto malahan adaa leh
Rabbiyow Xamar Cadeey nabad ka dhig. Wallahi waa wadan Maskiin koriso ah oon yaatahay lagu oraneeyn. Maashaallah.
Shiikhaal shariif markuu imaado ayee nabad noqonee xamar insha alllah
Thanks!
M.a magaaladeydi iyo magaaladii umada somaliyeed aad baan u jeclahay runtii ❤❤❤
😂❤, 🇸🇴👍 Qof nasiib badan ayaa yimaada MOGADISHO 🇸🇴💯❤️👍💯🇸🇴
Marka aan arkay bilowga aaga taree biyaano waxaan mooday wadan kale inaad joog tan Masha allah muqdisho wey hormartay ❤
Waa magaalo aan qabiil laga aqoon. *Al caasimah* 😍🥰
Waw muuqalka muqdisho 💯💥
Maashallah magaalada muqadisho waa magaalo qurux badan hore usoco wll
Masha allah muqdisho sidan ku oga wey iskabdashy masha allah
Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar aamiin xamar wax welba waalaga helaa ilaahow usiyaadi barwaaqad aamiin 🎉
Welcome walaalayaal Muqdisho cid idinka leh ma jirto. Nabad ku baashaala waa dadkiinii iyo dalkiinii hooyo
Dhallinyarooy nonlo dhadhan ma yeelanayso hadduu noqonno waqooyi ama koonfur sooc ah. kaftan ma jiraayo, xiiise ma jiraayo waddan sidan u ballaadhan oo dad walaalo ah oo is jecel ma jiraayo. ilaahayow ina badani, ina ballaadhi oo ha ina soo koobin; AAmiin dhaha.
Aamiin
Maashallah. Waad qalbi fiican tahay. Guilayso
From X HARGEISA
Mashallah waar waad dheereyseen. Hore u socda. Cali from London
Muqdishadeydi welcome 🙏
Ahmed rashid waan kutaagera reer muqdisho baan ahay xagee kugu imaada ❤😅
Muqdisho waa magaalo hormar sameeneyso Manshallah
Bar fatxi subaxan Mogadishu kaso baxayay kaso quracdey from hargeisa I miss xamar cadey ❤❤❤
Mansha Allah Mogadishu Waa socotay wallahi Haddi Meeshaasi Nabad Haysan lahayd Iyada Loo Soo Tahriibi Laha
Wll anaga cimrigeena oo dhan ku noleen qadarta ma dhaafaysid lkn sida la mooda maha marka nabad way jirtaa🎉
Kusoodhawaada dalkiina hooyo magaalo madaxdii soomaali muqdisho Welcome muqdisho
Best Vlogger Horay Usoco
M.a magala Somaliyed Insha Allah wan tagi donaa
Very beutyfull city
Welcome xmaar cadey mininka mininkaaga waaye❤
Kuso dhawow magaladadii Muqdisho 🇸🇴 like saara Muqdisho muuqaalka ❤
Walaalayaa waa mahadsen tihiin boqolkiiba boqol
Rer Hargeisa horta soo dhawaada, waan ki farax sanahay inaad caasimadda soo booqataan, balse fadlan qarax hanoo keenina.
Somalia hanolato 🇸🇴❤
Waaw welcome Legend Waaa muuqaal aan caadi eheen🎉
Waxay ka yimaadeen Hargeisa
Hargeisaba waa yaal kalluun iyo hilib iyo moos.
MaashaaAlaahu axmed , nin aan dhulmarin dhaayo malahan , horo usoco kuraaxeyso waa dhulkaagi hooyo 👍🏽
Masha'Allah, Caalin Abyan iyo Axmed Rashid; laba nin oo culus. waar ma Somali weyn baad noqoteen. Wallahi waa good news.
Masha Allaha 😂🎉ragi reer hargasada aha aya yimid
Waa iga tagtay wn israaci laheen. Ahmadow inader
sax Mogdisho waa magaalo macaan lkin waagi hoore mahan waxaa jiiro buurbur hoore😂❤😂🎉 allow qayaar sii
masha Allh Allaha Nabad ka dhigo
Muqdisho wayso kaabanysa nabad ayaan arka
Mansha alllaah ale amniga haw siyaadsho
Maansha alaah beautiful ❤❤❤
Keep going Engineer ❤
Muuqaal qurux badan m.a
Hore u soco UA-camr 🎉
Masha allaah muqdisho ❤❤❤❤❤
Maa shaa allaah baarka allaah fiikum
Ku raxesta lpx xamar cadey from Nairobi
Masha Allah
Welcome to mogadishu sxb, mida xigta muqdisho waa casimada soomaaliyeed, dadka magalada aaadbey u wanagsan yihiin lkn hal digniin ku sina fadlan iska illaali inaad muqal duubto adigo checkpoint maraya kuma dhahayo naftaada dhib u keyneysa lkn waa qatar un ku baraarugsaanow
Shukhran walaal
Soodhawaada, Maasha Allaah, dhulku waa dhulkiinii. Caalin channel kiisana waxaan kabaranay quxda Somaliland.
ماشاء الله
Masha allah , dad positive ayaa tihiin walee
Allow anoo nabada i gu soo celi muqdisho waan meeshaan ku dhashay ku koray anoo yar oo dhalinyaro ah baan ka soo tagay xiligaasna meel walba maydka baa yaaley alx hada wey ka kabsatay anoo ciyaal ah baan ka tagay oo ciyaalwata baan ku noqon doonaa insha Allah
Sxb magaalada akhbaar fiican nooga soo dir
Nice video pro
Mashallah video wacan
Hayaay muqdisho waar yaan lafahaaga laguu cunin
Sxpyal muqdisho kusoo dhawaada
part 2
Masha Allaah
Is ilaaliya Muuqdishadiina mooyaane
Maashaa allaah wll guulayso
Thanks 🤩
Rer muqdisho qadka aad uma conan wayo wey necebyihin
Reer hargeysa wa cadaw ga kaliyah oo an lenahay wana jajuniin ee magalada halaga qabto plz
Welcome to mogadishu ❤❤❤sxb
Samiyoow ismaadheeska waad ka heshay anna inuu iga bataa nacay wlhi ciyaal xamar asal ah kula hadlaaaya😂😂
ISBANDHESKA WAX KAGA MACAAN MARKI SHARAAB AHAN LO SAMEYO SONKOR AMA MALAB YAR LAGU DARO its another level
aad iyo aad hhh
Mogadisho waxaa ku yaalo suuqa ugu weyn bariga afirka waa bakaaro waxlaga weynaa majirto aan ka heyn hilib biniaadam 😂
Adin kooh mahadsan hana ceebeynina oo tooro toorow hanagu aadina sidii nageeeye 😂😂
Sodhawow minaka minakawaaye
😂 mininka minkeen waaye
Dahab tower dismahisa soo arag
Maqaayad raqiisa tagteene malaha jeebka ku xisaabtanteen😂
Caasimada umadda somaliyeed
Xamar cadeey
Best video
Fadlan codkaagu waagaaban yahay
Mooska maqayada qaar aya ah free sida qoobeey
Maydh baan idinka daawanayaa lol😂 Caalim Wuu dhega cuskaaday miyaa😂
Saxiib haduunab badgasheen
Udiyar garooba Liintii oo tiihore
Kadhanaan badan hadii muuse
Soobaxo wabu sobaxayaye
Queux lahanine iska jira qof. Kasta oo
Kahoryimada dhinac ugabaydha
Wekigeey ma arag madaxweyne loogu hanjabayo inuu shacabkiisa dhibaateynayo .
Tolow isaguna ma ogolyahay bahdilkaas meediyaha loo marinaayo inuu yahay dilaaga shacabkiisa
Sxb magalada moqdisho
Melaha tarikhiga no so dhiig
Inta magalo ama tulo udhawna no sheeg?
Galbeed waxaa ka xigo afgoye bari waxaa ka xigo cadale konfor waxaa ka xigo jaziira waqooyi waxaa ka xigo balcad degmoyinka eey ka kobantahay muqdisho waa 20 degmo galbed waxa u xigo garas baley qaqooyi waxaa u xiga kaxshiqaal bari waxaa u xiga gubad leey waqooyi waxaa u xiga heliwaay maxaa ku yaal caasimada 53 iskooys oo laamiyaal ah sidaa ula soco pro
Shuukran wll jasaakallah❤@@jamacnaleye3992
Muuq bilan
Macabsinay idinka tahay waxani
Amaan kabadane
❤❤❤
Magaalo maarkad ku usubtahay Basal qadhiin baa la cunaa iintana wax cuniin. Maarka caloosho kuma hanuunayso
Ninkan wadankiisi kasoo cararay reer somalia qarax hawga naxsadaan
Sobadsha vedio yada
Ku sodhwada magaladina ka so hoos baxa gaangistarada dalka ee xabashida itoobiya iyo imaaradka ushaqeeya si ee somali cagaheda ugu istaagto😂
tliye kusodhwaw muqalo badan kasamee
Rer hargeysa inalamidoowa walaalayaal in Aan mid noqo Diyaar mautihiin
Haa walaal
@AbdiShakur-f1s wllka Aniga iyo Adiga dalka Dib maumideynaa
Hadii calanka tawxiidka le nala qaadanaysaan , lacagta Somaliland qayb ka noqonaysaan, magaca Somaliland ku biiraysaan, waxba kama qabno, hadii aa diidaan aboowe, sida Djibouti camal aan kala ahaano - dad jar ah oo is jecel. Ha..ha..ha .
@@Abdulkga ebow halwax baan kuleeyahay Djabuuti inAy naga godo ma Aysan Rabin lkn gumeystaha baa cidad sameeye somalida jabuuti kunol inyar baa coded laga qaday intiikalena ugucodka badnayeen waxa Ay Ahaayeen canfar marka inAad nala midowdaan baa ku qurux badan nahay calanka beluga wax na idinkama Haley casimada Aan hargeysa kadhigno intakale wadahadl baan ku dhaneysan neynaa
MUUQDISHO yaab
😍
MEESHA AY DADKU MARAAN MARSHIBIYEEDI BAA LA DHAHAA
TEEDA KALE WAA DADAALEYSAA BALSE ISKA SOO DHIS MAKROFANKA AAD KU HADLEYSO WAA TACABAAN
Nambar afar
war meesha yaaleydin ku dhili hadaad soo noqotaan xadhig baad tihiin
Muqdisho waa magaala madax aan lahayn tuubooyin ka qaada Xaarka iyo kaadida waa magaalo boosaneero ka dul dhisan.
Kkkkkkkkkkkk. Cuqdad kudishay 😅😅😅😅😅.
@@abdullahisharif2382 cuqdad waaba dishayee xaa udhiman kkkkk.
@@AhmedAli-cv1yt Runta miyaa ku dhibtay futa madoobe
@ muqdisha ragaa dhistay xaniin yahodana kudul fadhiyo xaa kaqadi kartaa cabaadka iska daa 😂 😂 reer muqdiso waxeey dhahaan tunkulish timir gariwaay qaraar waa oow dhahaa kkkkkkk
War ismaandheska waxba laguma daro kaligiis lacaba waa qudaarta aad umadaan
Caadina waa cuna cabitaan ahaana waa loo shiida
Argadaas waxaa la yiraahda aargada xuriyada dadka waa haddii af Somali loo bedelo.
Xita magalda sigaar laguma cabo wadada wa ceeb la amis san yahy
KUSOO DHAWAAADA MUQDISHO
Sxb sobadi
Waar is ilaali Somaliyayne.
Dhib ma jiro